Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 604

  • @dulmanahaqarsoon6882
    @dulmanahaqarsoon6882 2 ปีที่แล้ว +5

    Cimriga cilmiga caafimaadka ceeshka iyo caqligaba alle hakuu siyaadiyo shekh mustafe

  • @LifeTherein
    @LifeTherein 4 ปีที่แล้ว +19

    Ilahay naftena iyo nafta firkena iyo nafta Musliminta ba Allaha kadhowro munafaqnimada ameen yaa Allah ku wa munafaqinta ah o nagu dhexjirana Allaha xarga adag ha noga qabto oo hafashilow sida ilahay dhararta ucadayay ameen yaa Allah intee Allah hanun lamagayna Allaha sohanuniyo Allahu ma ameen

  • @safiyoxasan1350
    @safiyoxasan1350 5 ปีที่แล้ว +36

    Mansha aallah aallah ku xfdo adun iyo aqiiro sh.dar aallee ayaa ku jaclhy aallah nagu kulmiyo janatul fardowso yaaa rabii 🤲🤲🤲😍😢😍😍

  • @suhuurmohammed3917
    @suhuurmohammed3917 5 ปีที่แล้ว +13

    Jazakallah khayr sheekh mustafa waxaad tahay macalinkayga allah haku xifdiyo macalin cimridherer iyo caafimaad alle haku siiyo aduunka ilaahay kuugu nimcee aakhirana jano fardosa yaarab allow kayeel aamiin yaarab

  • @aliaar9813
    @aliaar9813 5 ปีที่แล้ว +30

    Sheeq museafe xaaji ILlAAhay dartiisa ayaan kuugu jeclahay alloow janada nagu kulmi aamiin

  • @AhmedOsman-rg1fy
    @AhmedOsman-rg1fy 6 ปีที่แล้ว +2

    Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Maansha alllaa ilaahay Janatul Firdowzal aclaa wafii Jannaatul naciima alle ha kuugu Bishaareeyo adigga iyo Waalidkaa iyo Anigga Waalidkayba oo Dhintay haka Durkiyo Caddaabka Jahanamma iyo Jaxiimma amiin allahayow . Alle hakaa Abaal Mariyo Maalinta Qiyyaame allena ha inaga koriyo Cadhadiisa ha inoo Siyaadiyo Taqwadda iyo Imaanka Saalaxa iyo Toowbadda By. Axmed Ali Osman Xasan From Oslo.Norway Birmingham

  • @AadanYuusuf-e4g
    @AadanYuusuf-e4g ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah Allow naga badbaadi munafiqnimada shekh khana misanka xasanad ka usaar

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakumullaah qyr ya sheik

  • @ROOBLEILQARDHAASMEDIA
    @ROOBLEILQARDHAASMEDIA 6 ปีที่แล้ว +15

    Mansha allah Alle Caafimadka iyo Cimriga Iyo Cubaadada iyo Caqliga iyo Camalka iyo Cuudka iyo Caruurta iyo Ooryaha Ha Kuu Barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin Sheekh Mustafe Xaaji ismaciil Haaruun Allehu Akbar

    • @abdiqani6506
      @abdiqani6506 10 หลายเดือนก่อน

      MAansha
      Alaah

  • @ahmednurmohamedhashi9046
    @ahmednurmohamedhashi9046 22 วันที่ผ่านมา +1

    Shikh Mustafa ILAHAY ha ku xafidoAmin Amin Amin Axmednur seyga rushka

  • @qamarosman4789
    @qamarosman4789 2 ปีที่แล้ว +5

    Jazaka-Allah qeyr yaa sheikh mustafa haji ismail

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 27 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikhana Allah swt ha ku xiftiyo fidunyaah waa fil Akhiro

  • @AbdifatahMalta
    @AbdifatahMalta หลายเดือนก่อน +1

    Alxmdulillah 💚🤍❤️ Masha Allah beautiful voice blessing sh.mustafe.sh.ismaaciil. haaruun😢😢❤❤

  • @hamudehimself9905
    @hamudehimself9905 5 ปีที่แล้ว +14

    Alahayow janadada gee Sheikh Mustafa. Ameen

  • @cashaabdulle7105
    @cashaabdulle7105 6 ปีที่แล้ว +36

    Aniga nafteyda iyo inta muslin ahna munaafaqnimo illaahey ayaan ka magangaleynaa iinsha allaah

  • @ahmedah1795
    @ahmedah1795 6 ปีที่แล้ว +23

    masha Allah sheikh mustafa Alaha cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo....Yaa Rabbi AMEN AMEN AMEN AMEN

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay SWT waxan ka baryayaa in uu igu simo Hajjka iyo intaan Sheikh Mustafe Xaaji Ismail intan la kulmayo Ameen

  • @MomoFarah-le2kg
    @MomoFarah-le2kg 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jasakalah. Sheeq Mustafa xaaji ismacil Allow. Xafid

  • @MUDDYWATERS-33
    @MUDDYWATERS-33 3 ปีที่แล้ว +4

    SHEIKH.ASALAAM ALEIKUM.RAFIKII NEBIGII S.A.W. THE VERY,VERY BEST OF SOMALI.NO NOLOH SI RUNTA ANABARTO.
    I LISTENTO TO MY SHEIKH EVERY DAY TO START MY DAY AND EVERY NIGHT TO CLOSE.CANT GET ENOUGH.

  • @ifraxmaxamudmaxamud5629
    @ifraxmaxamudmaxamud5629 6 ปีที่แล้ว +10

    Illhyow ubarakee cimriga iyo cafimadka irsaqada khatumadana khayr ugukhatin dhaman shuyukhda cillmiga fidisa yarabi nagadhig kuwa xaqa kudhaqma dhagaysta kalamka rabi caqidada rabiyow noquwee ameen ameen✋✋

  • @abdirahmanahmed264
    @abdirahmanahmed264 หลายเดือนก่อน +13

    Amiin ya Allah

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 3 หลายเดือนก่อน

    Man Shaa Allah Allah SWT ha ku xafido Amiiin Amiiiiin

  • @Mo-Shide8
    @Mo-Shide8 6 ปีที่แล้ว +31

    Waligey youtube comment kama bixinin lkn sh mustafa masha allah allaha ku barakeyo like ii saara bal inta ila tagersan an arke

  • @ikranroobleali451
    @ikranroobleali451 28 วันที่ผ่านมา

    Mashallah tabarakaAllah sheikh mustafe ❤

  • @deeqacabdi6187
    @deeqacabdi6187 5 ปีที่แล้ว +4

    ilahy ajar iyo xasanaad hakusiiyo shiikh mustafe

  • @deganahmedali
    @deganahmedali 6 ปีที่แล้ว +3

    Manch Allah rabbi raali noqoy jasakallahu khyrn sheekh mustafe xaaji ismaciil haruun
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 6 ปีที่แล้ว +6

    ALLAH (SWT) SAKARATKA IYO SU'AASHA HAYNOO DHIBYAREEYO ALLAH (SWT)QABRIGA HAYNOO NUURO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @ileyscompany1181
    @ileyscompany1181 5 ปีที่แล้ว +5

    Allhahanuuniyo kuwomunafiqiinta manaqana allnaga babadiyo inshallah sheqene allhcimrikaada hadhereyo

  • @musaabdihashi6803
    @musaabdihashi6803 5 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah ILAEHY haaku xaafido cimridheerna haku siiyo si ay umada muslimintu aqoontada diineed uga faydestaan

  • @nimcocadnaan6422
    @nimcocadnaan6422 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah jazakalah sheikh Mustafa jaaji ismacil xafiduhullaah

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha allaaaah sheekh mustafa xaji ismacil harun xafiduhullaaah

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 5 หลายเดือนก่อน

    JASAAKALAHU KHAIRAN YAA SHEIKH MOSTAFA SHEIKH ISMAIL.
    HADAAN MAGACA QALDAY IGA RAALI AHOW SHEIKH.
    BAARAKALAAHU FIIKUM.

  • @UmuYahya-up1hx
    @UmuYahya-up1hx 3 หลายเดือนก่อน

    sheekudu maanta mataagna shiico iyo suni eee waa gaaal iyo muslim xaqiiqdii suni naf leh manta ma jiro shiicadaas ayaba maanta lagu fakaday muslimiinta allaha guusha siiyo gaaladana allha jabiyo🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤s❤c❤w❤allaahu❤❤akbar❤❤yarabbii❤❤❤jisakumullaah shiikh rabi ha barakeyo jannadii fardowsa al aclaana rabi hakugu aabal mariyo aamiin aamiin yarabbii

  • @cabdirahmanaadan462
    @cabdirahmanaadan462 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Illahay ajar iyo
    Xasanad ha ku
    Siyo ee sheeq
    Mustafa

  • @cigaalcabdi9128
    @cigaalcabdi9128 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahul qeer

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow naga badbadi anaga iyo ehelkayga iyo qaraabadayda iyo jaarkayga iyo umada islaamka ahba yaa allah yaa raxmaan yaa duljalal wal ikraam yaa samiic yaa caliim yaa tawaab

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @farxiyoabdiabdi3457
    @farxiyoabdiabdi3457 6 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allh ilahay hakuxifdiyo sheikh anaga ilahay hanagu anfaco wa muxadaro qiimo leh

  • @maxbuubtal9017
    @maxbuubtal9017 6 ปีที่แล้ว +19

    Jazaakallaaho qeer Sh. Ismaciil Xaaji, Subxaa nallaahi, Wabi xamdih, Subxaa nallaahi al-Cadiim.

  • @suldaamodaahir8732
    @suldaamodaahir8732 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله خزاء كاا الله شيخ

  • @AdenaliAden-ky6ne
    @AdenaliAden-ky6ne 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks. Thanks. Thanks. SHEEKH. MUSATAF.

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Allaha kaa ajar siiyo Sheikh Mustapha

  • @muhidinmohamedbalakadile9725
    @muhidinmohamedbalakadile9725 5 ปีที่แล้ว +1

    MASHAAA ALAAH shekh ilahi haku xifdiyo janatul fardowsna ilahi hanagu kulmiyo insha allah

  • @abdishakuuradan8423
    @abdishakuuradan8423 6 ปีที่แล้ว +1

    Macha alllah sheekhunal faadil sh mustafe xaaji ismacil harun ilaahy haku xifdiyo cimrigana haku dheereeyo

  • @jamalabdallah8186
    @jamalabdallah8186 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr sheikh mustafe xaji Ismaciil Haruun

  • @maxammedusman
    @maxammedusman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin amiin amiin amiiin amiin amiiin

  • @canabsheikh5903
    @canabsheikh5903 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb jasaakallaah sheikh Mustafa allaah Jana fardoosa alaa hakugu abaal mariyo

  • @ugaaska6891
    @ugaaska6891 7 ปีที่แล้ว +4

    Jasakalaah sheikh mustafa xaji alle ha no ka desto alle cimri dheer iyo cibado suuban ha ku siiyo aaqiro iyo aduun alle dar diis ayaan ku jeclahay

  • @qaalimohamed3885
    @qaalimohamed3885 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh jaza kalahu khayr

  • @zaraxukun499
    @zaraxukun499 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah. Baarakallahu fiik yaa Sheikh

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah ku barakee sheikh mustafe

  • @mychenalahmed7174
    @mychenalahmed7174 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc ya sheikh ilaah haku barakeyo waxaan hubaaa in aa tahay qof dhaxal gal ah oo wax laga dhaxlo sheikh waxaan kaa codsanaa in aat tariikhaha noo badisid sida dowladihii islamka boqoradi dagaaladii dowladaha islamka galeyn sheikh ilaah cumrigaaga ha raajiyo

  • @Cabdullaahiali
    @Cabdullaahiali 2 หลายเดือนก่อน

    Jisakallaahu khayr sheekh musdhafe

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh mustafe ilaheey khayr haku siyo anagana kuwa ku dhaqma Allah hanaga dhiga.

  • @finiin2010
    @finiin2010 7 ปีที่แล้ว +156

    ilahayow sh musatfe janada kawaraabi waa nin aan wax badan aan ka faa iday

  • @shamsojama9804
    @shamsojama9804 6 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allaah sheekh Illaahay haku xiftiyo

  • @husseinxyz
    @husseinxyz ปีที่แล้ว

    Shiikhoow cumriga Allaha kuu barakeeyo

  • @MalyunNuur-l9m
    @MalyunNuur-l9m หลายเดือนก่อน +1

    Jezaakala keyra

  • @safiasuleimani1995
    @safiasuleimani1995 5 ปีที่แล้ว +4

    mnsh alll ilahayban ka magan galanya munafiqiinta
    shiikh mustafe jazaahu khyre

  • @MohamedHuseinAlahi
    @MohamedHuseinAlahi ปีที่แล้ว

    Ilaahow towfiiqda nawaafaji aamiin yaa Allah

  • @hazzanmohamedadam1091
    @hazzanmohamedadam1091 6 ปีที่แล้ว +13

    Allaha ku bara keyo shiikh anaga allaha naso hadyeyo jidka wanagsan allaha nagu dilo

  • @maliounemoussa1675
    @maliounemoussa1675 6 ปีที่แล้ว +1

    Jzk SHEIKH MUSTAFE XAAJI ILAAHIYE aku nuuro AMIN AMIN AMIN

  • @liibaanyare2101
    @liibaanyare2101 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah shiq aan jeclahay janadii fordowso alaha kugeeyo

  • @abuukarxaamud3850
    @abuukarxaamud3850 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ilaah ha ku xafdo Shekh ❤

  • @amohamed583
    @amohamed583 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallahu khyr sh Mustafe x. Ismail Amiin

  • @malyunshirwa1407
    @malyunshirwa1407 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc jizakala Sheekh mustafe ilaahay ha Ku siiyo wax Adan filen oo kheraad

  • @xaajinuurnuur1882
    @xaajinuurnuur1882 2 ปีที่แล้ว +1

    لا تنتظر من المنافق ان يحب المؤمن المنافقين كرهو رسول الله وهو اطيب طيبين

  • @ifraxmaxamudmaxamud5629
    @ifraxmaxamudmaxamud5629 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallahu khayr shiikh mustafe ale yaxagidakum

  • @denteygudowyare2429
    @denteygudowyare2429 4 ปีที่แล้ว

    Khayr allah siyo sheeqeyna She mustaf

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow hana tusin inàan ku faraxno jabka muslimka

  • @bariirxasan8271
    @bariirxasan8271 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sheekh qli ah wlhi wx dhan ayaan faaiday jazakalah

  • @maryanaden2895
    @maryanaden2895 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumullaha kheyran jazaa shekhuna mustafe

  • @cashaabdulle7105
    @cashaabdulle7105 6 ปีที่แล้ว +5

    Asc maanshaa allaah sheeqayniyoow illaahey ha ku xifdiyo hana ku barakeeyo

  • @YacinIsmael-x3g
    @YacinIsmael-x3g ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw NNKH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminaOmar-tq6jj
    @AminaOmar-tq6jj 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah shekhmustafe alehakubarakeeyo khayrkaana miisanka xasanadka alehakusaaro aamin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓💓💖💖💖💖💖💖💖👍👍💚💚💚💚💚💚💚💓💓💓

  • @drabdimohamed3861
    @drabdimohamed3861 2 ปีที่แล้ว

    Jazzaa kallahu khayran yaa sheikh

  • @Qaali12
    @Qaali12 5 ปีที่แล้ว

    Allow na badbadi jazak Llahu qayr ya Sheikh

  • @CaaliyaFaarax-nn7pp
    @CaaliyaFaarax-nn7pp ปีที่แล้ว

    Alahayoow munaafaq hanagadhigin

  • @cabdulaahiwadani5500
    @cabdulaahiwadani5500 6 ปีที่แล้ว +6

    Allaahu akbar

    • @isseabdi177
      @isseabdi177 6 ปีที่แล้ว +2

      jasaaikalahu khayr Alla hakaa abaalmariyo sh mustafe xaaji ismaaciil

    • @khaledelmi1120
      @khaledelmi1120 6 ปีที่แล้ว +1

      masha allaah ilahay hanxafido dhamaan teen aaaaamiiiin

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 5 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allah tabaarakallah allow culimada noo xafid aamiin

  • @nasteehocaday7717
    @nasteehocaday7717 6 ปีที่แล้ว +4

    Manshaallh sheikh qeer allah ku siyo adun iyo aqiroba

  • @abdiabdulleabikar3617
    @abdiabdulleabikar3617 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha ku xafido aamiin

  • @haimoamar8642
    @haimoamar8642 5 ปีที่แล้ว +4

    Rabi haku xafido,insha allah

  • @shaficikhaliif5925
    @shaficikhaliif5925 6 ปีที่แล้ว +6

    Mash allah shiikhuna allaha ku xafido iftiin an fiirsano aya tahay allow ku dambi dhaaf allow wanaga na bartay nagu anfac wlh dar alle ayan jeclahay malin un ina ku arko ayan jeclahay insha allah

  • @Hillitop
    @Hillitop 6 ปีที่แล้ว +3

    jazzakallaahu kheyran, waad noo iftiimisay xaaladaas.

  • @nuuraibrahin3809
    @nuuraibrahin3809 6 ปีที่แล้ว +2

    jaza allh khayr sheekh mustafe

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 6 ปีที่แล้ว +7

    masha allah jasa akallah khayr sheekh mustafe

  • @farhanaabi4536
    @farhanaabi4536 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay meel roon haku mariyo if iyo aakhiraba

  • @somalia5019
    @somalia5019 ปีที่แล้ว

    New subscribed from garacad

  • @cashaabdulle7105
    @cashaabdulle7105 6 ปีที่แล้ว +1

    Adigana illaahey shiiq mustafa illaahey hakaa dhigo kii wacdigiisa iyo wax usheegiisa lagu faa,iso oo lagu hanuuno

  • @laylaabdulkadir2314
    @laylaabdulkadir2314 6 ปีที่แล้ว +5

    mashà Allah allaha ku barakeyo ya shiikh❤👍👍

  • @caaishocuud7136
    @caaishocuud7136 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha ku xafido sheekh mustafa xaaji ismaaciil haaruun

  • @Worldwide-d8d
    @Worldwide-d8d 6 ปีที่แล้ว +1

    allow cimrikaaga barakeeyo sheikh Mustafa Xaaji Ismail

  • @wiilkacaanahageelashuba4487
    @wiilkacaanahageelashuba4487 7 ปีที่แล้ว +21

    Macalin Jasaka Allah Sheekhuna Mustaf Alxaaji Ismaciil

  • @kalukosovo2995
    @kalukosovo2995 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah sheekh jazakumalahu qeyr

  • @saedhassanomar7125
    @saedhassanomar7125 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakumullahu khaYr sh. Mustafe

  • @farhiyahalane9524
    @farhiyahalane9524 4 ปีที่แล้ว

    Kheyr alle ha koo sey

  • @akhilowle1
    @akhilowle1 6 ปีที่แล้ว +7

    جزاك اللهُ خيرًاالشيخ مصطفى حاجي اسماعيل

  • @haimoamar8642
    @haimoamar8642 5 ปีที่แล้ว

    Illahay nagama dhigo kuwa ku farxa muslim jabkiisa