Gawaadhida hilibka uqaybisa magaalada sida loo wado subaxda hore walaahi kuwa jaadka ayaa quusta xawliga ay ku socdaan iyo sida taxadar la aanta ah ee ay u socdaan waqti wadada saxmaddu yartahay ayay socdaan inta badan
Magaalada dhexdeda wa in aan lagu kaxey karin wax ka badan 30 km/h hada shirkadaha wa in la ganaxaa oo sharciga laga qada jaadwalyaasha laftooda waa iney aayer u socdan ama baabuurta laga xareeya
Kaliya maaha in darawalada xawliga ku socda Somaliland in la ganaaxo iyo in darawalka xawaaraha ku socdaa uu lumiyo liisanka darawalnimada oo laga mamnuuco in uu kaxeeyo muddo bil ah, baabuurkoodana lagu xidho ciidanka nabad-gelyada waddooyinka.
Alle ha caafiyo intiy ku dhawacantay xogyan loo socon fadlan dirawalada
Shalay sheekh,maanta hargeysa.
Dadkiiba shil gaadhi aya dhameeyey.
Waa wadad ugudhibka badan wadadu Waa cidhiidh dadkii baa laamiga kujira ilaahay haw dhib dhaamo ilaahay hawgargaaro😊😊
😢😢😢
Gawaadhida hilibka uqaybisa magaalada sida loo wado subaxda hore walaahi kuwa jaadka ayaa quusta xawliga ay ku socdaan iyo sida taxadar la aanta ah ee ay u socdaan waqti wadada saxmaddu yartahay ayay socdaan inta badan
04:00 wadooyinku waa cidla hargeisa lkn gaadigan iyo qaar kale oo katangaka kala shaqeeyaba qunyar socda loogu taag waa
Hilib hilib sida Alle ha caafiyo
Waa gadhigii labad ee Hilibka qaade ee ku Dhacay New Hargeisa Xoogbayna U Kaxeeyan Shirkadan Hilib Maandeeq Miyay Ahayd Niow dad Masuula ha u Dhibtan
New Hargeisa shilal khatar ah baa ka dhacay, sidan dawladdu wax ha ka beddesho
Ale haw naxariisto
Ax 😢
Dadkan xagay ku ordayan maxaa miyir u diiday??
Aniku ma arag gadhi hargeysa maraya oo ayar soconaya.waxaa ugu daran babuurta qaadka sida iyo boyadaha biyaha sida .darawilin mirqasan ayaa wada babuurta ..
Magaalada dhexdeda wa in aan lagu kaxey karin wax ka badan 30 km/h hada shirkadaha wa in la ganaxaa oo sharciga laga qada jaadwalyaasha laftooda waa iney aayer u socdan ama baabuurta laga xareeya
Kaliya maaha in darawalada xawliga ku socda Somaliland in la ganaaxo iyo in darawalka xawaaraha ku socdaa uu lumiyo liisanka darawalnimada oo laga mamnuuco in uu kaxeeyo muddo bil ah, baabuurkoodana lagu xidho ciidanka nabad-gelyada waddooyinka.
Hilble.khayr.malaha.xoolaha.sida.xaddhaafka.u.qalayaan.baa.caawryey
Cidi ku dhimatay
Loo taaghelimaayo booyadlayaasha.
Indoors terrorists ufff
Darood faqaash Terrorists UFFF