Kuex iyo Pi network Apps sax ah miyaa ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 มิ.ย. 2024
  • Salaam
    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 My Website gellebashir.com/
    👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

ความคิดเห็น • 185

  • @investmentgg213
    @investmentgg213 14 วันที่ผ่านมา +124

    UNIMANTIC TOO THEEE MOON!!!!

  • @user-jm6xk4zn3l
    @user-jm6xk4zn3l 14 วันที่ผ่านมา +1

    Thnks ustaad❤🎉

  • @hakiimiahmed3419
    @hakiimiahmed3419 14 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks ustaad

  • @user-jk8vp6tw6s
    @user-jk8vp6tw6s 14 วันที่ผ่านมา +2

    ASC WLLKY Gelle bashir daawo muuqalada Iman Gadzhi..wuxuu ka hadlaa business ka😊😊🎉

  • @MoHaDeeQ1001
    @MoHaDeeQ1001 6 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks macalimuu

  • @SuhaybKhadar-zy8gt
    @SuhaybKhadar-zy8gt 15 วันที่ผ่านมา +4

    Thanks ustaad keep going ❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา +1

      It's my pleasure

  • @Somali-One
    @Somali-One 15 วันที่ผ่านมา +2

    *Giro Konto hadii aan leeyahay Crypto miyaa maalgashan karaa, mise Visa Karte ayaa loobaahan yhy ustaad* ?

  • @Miraale11
    @Miraale11 15 วันที่ผ่านมา +4

    Pi wll xitaa si cad baa wax loogu kala gadanayaa maraykanka wax lacag ahna la iskama qaado

  • @shaaficihassan8709
    @shaaficihassan8709 15 วันที่ผ่านมา +2

    Mega isaga kwran ustd

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 15 วันที่ผ่านมา +2

    Geele sxb iga caawi sidee markale dib ugu kicin karaa Acounkyga binance mise markasta inaa dib u sameeyo ayuu iga rabaa

  • @muuqbaahiyechannel6527
    @muuqbaahiyechannel6527 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waa mowduuc aan sugaynay

  • @ONPASSIVEOES
    @ONPASSIVEOES 15 วันที่ผ่านมา +1

    Bro waxaad kasoo hadashaa Shirkada ONPASSIVE ECOSYSTEMS

  • @mubaarikjamaalmowliid3264
    @mubaarikjamaalmowliid3264 15 วันที่ผ่านมา +3

    Geele Bashir waan ku salamay. Zxp

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา +1

      wn ka qaadey wll

    • @abdiazizansari5441
      @abdiazizansari5441 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@GelleBashir Sxb pi network waxan jeclaanlaha inad mining garayso intuusan waqtiga kugudhicin waxan kafilena Raja wacan pi Network waxbadan ayay badali donta waxaadna ogata inaysan wali lacag qaadis laga bilabin marka inad kawarqabtidan rajayna🎉

  • @omarmoalim7973
    @omarmoalim7973 15 วันที่ผ่านมา +2

    Txn bro gele 🤟😊

  • @SadamCabdulahi-yv1yc
    @SadamCabdulahi-yv1yc 15 วันที่ผ่านมา +2

    OK thanks pro

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      welcome wll

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo 14 วันที่ผ่านมา +2

    Sida aad noo wacyi galinayso wad ku mahadsanthy bro 🤝

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  13 วันที่ผ่านมา

      thanks wll

  • @salmansadka7942
    @salmansadka7942 14 วันที่ผ่านมา +4

    Pi network lacag lama galiyo kamana rabo fadlan ku noqo kaas

  • @MohamedAhmed-go3xf
    @MohamedAhmed-go3xf 13 วันที่ผ่านมา +1

    Okay

  • @ahmednkante9128
    @ahmednkante9128 12 วันที่ผ่านมา

    geele Bashir waxaN marka aad donayso website bloc in aad sameysato ma lacag ayaa lagaga bahan yahay aad bixiso lakiin website bilaash ad ku sameysanayso iga jaahil saar pro

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 15 วันที่ผ่านมา

    Kasoo hadal cryptomania

  • @Kassimtechcom
    @Kassimtechcom 12 วันที่ผ่านมา

    Sxb Canada 🇨🇦 aa joogaa ardayda ayaan ahay grad 11th igacaawi barashada technology iyo graphic design 😢 18 years old ayaan ahay

  • @jmlarahman57
    @jmlarahman57 8 วันที่ผ่านมา

    Bro Pi Network waa Mining ⛏️ wax lacag ah in la dhigtoba ma aha Inagaso hubii halkaa

  • @NuradiinApdilahi
    @NuradiinApdilahi 14 วันที่ผ่านมา +1

    ustaad imika wxd i leedahay waad maal gashan kartaa kuex

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre 14 วันที่ผ่านมา

    Pi mining weeye wax lacag ah lama gashto hada

  • @all---event
    @all---event 15 วันที่ผ่านมา

    ustad drop shiping somaliya kama shaqeeyo miyaa

  • @ligaloveofficial6630
    @ligaloveofficial6630 14 วันที่ผ่านมา

    Plz ka so hadal hamster 🐹 waa maxay plz ustadii

  • @abdiazizansari5441
    @abdiazizansari5441 15 วันที่ผ่านมา

    @gele Bashir sorry brother pi network waxan jeclaanlaha inad soo ogaatid horta wali lamaba furi pi Network waxan dilaya dad ayaa kaawalay ee wali lama furin waxay ahataba lkn waxan kushegaya sida lasadlinaya inay BTC Aya dhaxda kabixi doonta ..... mahadsanid 🙏

  • @drmohamedaddow6535
    @drmohamedaddow6535 7 วันที่ผ่านมา

    Somalida kuwoosa inta yar fahansan waxaan kala yaabay indirect marketing hadda u baahantahay in aad baro fadlan course garo somali kasto oo inyar fahansan maxu masakiinta xoolahooda u rabaa yaab 😢😢😊

  • @maxamedgeedgale5451
    @maxamedgeedgale5451 14 วันที่ผ่านมา +4

    Raali ahaw geelle waxaa muuqata inaad xog badan ka heyn PI-Network? Pi shiling lacag ah lama geliyo kaliya Minning ayaala sameeya everty 24hrs ilaa 30Minning aad gaareyso marka ku laabo midaas

  • @qaasimxusein3158
    @qaasimxusein3158 15 วันที่ผ่านมา

    Taliye kaso hadal trust wallet airdrop sida looga faaideysto

  • @Bkhilwaofficial
    @Bkhilwaofficial 15 วันที่ผ่านมา +5

    Absolutely ustad cion kana daliyaro badan oo dadka ku dhiragalinayan arkay

    • @jeexgeel
      @jeexgeel 15 วันที่ผ่านมา +1

      hahahahha.
      suaal ayaan ku weydinayaa . coin kasta oo maanta suuqa ku jira miyaad aaminsan tahay in uu lahaaa community ku xidhan oo soo maalgashatay ilaa hadana aaminsan oo trades ka sameeya markuu suuqa soo galay markii hore aanu soo galina maalgalin kaliya sameeyey.?
      memecoin ka la dhaho pepe wuxu ku jiri jiray exchanges ka yaryar sida packswape hadana dad ayaa halkaas kasoo maalgashaday, iminkana kuwa waaweyn ka ayuu yaaalaa.
      pi coin isna waala rajaynayaa inuu soogalo inshllh. xaaladihii coin kastaa soo maray ayuuu marayaa uun ama wuu guulaysan ama wuuu guul daraysan.
      mida kale lasoco waxa jira airdrop crypto

  • @movi-channel
    @movi-channel 14 วันที่ผ่านมา

    Ustaadow in aan ku soo biiro course diyaar u ahy

  • @Olivia55666
    @Olivia55666 14 วันที่ผ่านมา

    Shirkadda tiens la dhaho oo daawooyin gada aya pyramid system kas ku shaqesa oo runtii somali badan aya ku kadsoomi doonta

  • @LilTaha6
    @LilTaha6 11 วันที่ผ่านมา

    ustaadow school solver kasoo hadal run mia ama been

  • @YaxyeCalifaarax
    @YaxyeCalifaarax 15 วันที่ผ่านมา

    Zxb shaqaa kaaga baahanay zxb iiga caawi logo design

  • @Apdihakim-xb2nf
    @Apdihakim-xb2nf 13 วันที่ผ่านมา

    Geele Bashiir Zhp Hamsters combat maxaa ka jira wll

  • @engsabaax46
    @engsabaax46 7 วันที่ผ่านมา

    Pi network aniga 2020 illa hadda mining ahan ugu Jira , cidna lacag kama qaadaan ,walina open mainet Ka lama furin

  • @AKFanproj
    @AKFanproj 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wll Apex Wealth Kaso Hadal Pls

  • @drhassanmedia8337
    @drhassanmedia8337 15 วันที่ผ่านมา +6

    Pi network lacag lama galiyo kaliya account ayaad ka furanaysa waxadna samaynaysa mining caadiya wax la yiraahdo lacag gasho kamma jirto. Casharan diyaariyay baad la soo fadhida war benta nagala tag waxba garan mayside

    • @AbdiSheikhAliCeelbaxay1
      @AbdiSheikhAliCeelbaxay1 14 วันที่ผ่านมา

      Sxb walaahi waaruntaa wax uuna aqoon ayuu kahadlayaa

    • @Amiiraqurux12345
      @Amiiraqurux12345 13 วันที่ผ่านมา

      Hda muxuu yhyna wll

    • @Mohamednur678
      @Mohamednur678 7 วันที่ผ่านมา

      Anigana 2 sano mining gareeya mana ahan scam lkn somalidu wax anay aqoon ay Ka hadlaan.

    • @user-ot9of6xd4h
      @user-ot9of6xd4h 6 วันที่ผ่านมา

      Wll link ga isi😂

  • @Al-furqan-channel143
    @Al-furqan-channel143 15 วันที่ผ่านมา +2

    Gelle BASHIIR wll waxan raway inee ku weydiyo website Wordpress iyo TH-cam channel hal Adsense maku xerani karaaa hadey Haa tahay video noga soo samey side loga xerto thanks 🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      Haa wll Anba hal Adsense account bn leeyahay

  • @Motivation12870
    @Motivation12870 14 วันที่ผ่านมา

    Sxp waxad kaso hadasha cbex

  • @cabdisamedrooble6117
    @cabdisamedrooble6117 9 วันที่ผ่านมา

    Investment ayaad taqaanaye mxd ka hadli platform trade

  • @xbuthul3705
    @xbuthul3705 8 วันที่ผ่านมา

    hadaad lacag ka samayso trading ka umad baahaten inad course yadaada iibiso😅.
    dadka kale waxoodana cay oo wa scam dheh kaagana iibso oo isku suuuqe that’s a win win 😅

  • @AbdirahmanShikAbdirahman
    @AbdirahmanShikAbdirahman 12 วันที่ผ่านมา

    Notcoin kasoo hadal

  • @mohobenzimohabenzi
    @mohobenzimohabenzi 15 วันที่ผ่านมา +1

    Zxp waa kutaa misaanka culus❤❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      thanks wll

  • @fanaayecade7476
    @fanaayecade7476 4 วันที่ผ่านมา

    Cbex kasoo hadal

  • @AbdulahiEid
    @AbdulahiEid 15 วันที่ผ่านมา +1

    Hamster kombat coins kas kaso hadal Telegeramka weye

  • @abdulwahabugaska8761
    @abdulwahabugaska8761 15 วันที่ผ่านมา +7

    pi network wax lacag ah la iskama qaado walina si rasmi ah looma dah furin, Inta aan ka ogahay.

    • @zakariyeahmedahmed4576
      @zakariyeahmedahmed4576 15 วันที่ผ่านมา

      Sax 28 bisha lashaacinaa

    • @jeexgeel
      @jeexgeel 15 วันที่ผ่านมา

      odaygan muxu leeyahay markaas hahahhh course kiisa ayuu suuqgayn usameynayaa coin kasta markuu cusbaa co mmunity ku xidhan ayuu lahaa ilaa hadana leeyahay oo maalgashada pinetwork waa coin cusub oo lasaadaalinayo inuu soo gali doono hawada .
      macalinka xaataa ma oga inay jiraan airdrop crypto oo bilaash aad ku heli karto hahahahahahahah.
      lkn kuex waa scmaers iyagu

    • @maxamedkhaliv7282
      @maxamedkhaliv7282 15 วันที่ผ่านมา

      Shp flow ban instagram kaso idhi ee iga qpo mesegka bl nio wx ur ban ka weydiin laha shekadane​@@jeexgeel

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 15 วันที่ผ่านมา

    Zxb raggu isma ciile illahey dartii iso booqo wlal😢

  • @AliNoore-i2z
    @AliNoore-i2z 8 วันที่ผ่านมา

    War ninyow pi network been bad ka shegtay waxbana madan baarin fashila dhexfadhida

  • @mohamett-co4nb
    @mohamett-co4nb 6 วันที่ผ่านมา

    Wllhi run waaye aniga lii dhacy ustaad😢

  • @maariyadaahir
    @maariyadaahir 15 วันที่ผ่านมา +1

    Course qaali waye

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      nala soo xiir discount ba jira thanks

  • @NajmaCdy
    @NajmaCdy 2 วันที่ผ่านมา

    Cbex kaso hadal ustaaad plz😢😢

  • @MaxamadHasan-xo3do
    @MaxamadHasan-xo3do 11 วันที่ผ่านมา

    Sxb korsada waa meeqo crypto

  • @AhmedRaage-vt1ie
    @AhmedRaage-vt1ie 15 วันที่ผ่านมา +3

    Pi network isaga cidna lacag ma galiso wala qotaa uun markaa lacag kaa gali mayso ee iska qod adiga maxaa kaa galay malaha bari kugu soo dul baxday iyadoo crypto ah mida kale shacab waali ah bay leeyihiin laakin meelaha la isku dhaco ee lacagtada ban kugu shaqaynayana lagu leeyahay ha galina ka dhaca idinku wixiina u tashta ama ku shaqaysta ama coinan mustaqbal leh gashta iskana seexda suga 5 6 7 years

    • @Mohamednur678
      @Mohamednur678 7 วันที่ผ่านมา

      Waa sidaas wll aniga sedex sano wadaa wuxu mar hadaney lcg kaaga baxeen iska eeg uun waa intasoo malin qiimo yeelataa.

  • @WinnerFatherOfAfrica100
    @WinnerFatherOfAfrica100 14 วันที่ผ่านมา

    Wll horta waxabad isku dareeysa

  • @alrahiimbashiirmlud2512
    @alrahiimbashiirmlud2512 12 วันที่ผ่านมา

    Pocket option kaso hadal plz 😊

  • @MaxmedJamac-ic4nv
    @MaxmedJamac-ic4nv 15 วันที่ผ่านมา

    Saaxiip xagge lagaala soo xidhiidha waxaan u bahanaya shaqo,❤

    • @AhmedRaage-vt1ie
      @AhmedRaage-vt1ie 15 วันที่ผ่านมา

      Walal shaqo cidna ku siin mayso ee laakin adigu xirfad aad ku shaqaysatid baadh sida onlineka lacag looga sameeyo baro crypto isku day barato banku dhihi lahaa

  • @updirahmanaadan7755
    @updirahmanaadan7755 8 วันที่ผ่านมา

    Xalke ka Barta ustat

  • @maxamedfarxan
    @maxamedfarxan 12 วันที่ผ่านมา

    Cbex ka soo hadal ustaad

  • @MubaarakMubaarakabdi
    @MubaarakMubaarakabdi 13 วันที่ผ่านมา

    Ustaad halkee laga socdaa coureskaaga casharada

  • @Cirshiida
    @Cirshiida 15 วันที่ผ่านมา

    Sidee u maalgashtaa cryptocurrency

  • @JamaIbrahin
    @JamaIbrahin 14 วันที่ผ่านมา

    Eazybot ka soo hadal sxb

  • @user-yz7ux7rr2o
    @user-yz7ux7rr2o 15 วันที่ผ่านมา

    Sxp crypto ii sameey wll

  • @IsmaaciilCqaadir-th5pm
    @IsmaaciilCqaadir-th5pm 12 วันที่ผ่านมา

    Geella Bashiir waa ku mahdsnthy sida aad ino wacyi gelinayso aad io baan ugu kalsoonahy wxaad so baarto KHABIIR. 🙏🙏🙏

  • @maariyadaahir
    @maariyadaahir 15 วันที่ผ่านมา +8

    First person

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา +1

      thanks

    • @Queen..kadruzha
      @Queen..kadruzha 15 วันที่ผ่านมา

      $10 ayan wax lacag ah ka hya macalin wepsite fcn iisheeg oo aad hubtid​@@GelleBashir

    • @mustafeawale3911
      @mustafeawale3911 15 วันที่ผ่านมา +1

      @gelle bashir Asc walaal waa ku salaamay
      Waxaad kasoo hadashaa
      Revolut bank, kaas oo cryptocurrency iyo investment na wuuleeyahay

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 15 วันที่ผ่านมา +1

    sxp tan waan isticmali jiray wanan hayaa passkii iyo user name kii bal se mining ku idiidanayahy ma isharaxi kartaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      ka dhac bro

  • @abdoulkadermedia
    @abdoulkadermedia 15 วันที่ผ่านมา +3

    Ustaad impact kasoohadal faaidadisa

  • @barcelonafans970
    @barcelonafans970 14 วันที่ผ่านมา

    Hamster kombat kaso hadal??

  • @ladanjama4222
    @ladanjama4222 15 วันที่ผ่านมา

    Bcx kasoo hdl hno

  • @Arille03
    @Arille03 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan sidaan u hadlaya ayaa hada dad role model u ah marka hore si fcn wax usoo baar kadib umada soo hor fariiso neefyahow😂

  • @dineshpatil23
    @dineshpatil23 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    English video please.

  • @ayubgurey2715
    @ayubgurey2715 15 วันที่ผ่านมา +4

    This is not enough information for kuex brother 😅

  • @Ridkafilms
    @Ridkafilms 14 วันที่ผ่านมา

    Hamster Kombat 🐹 kasoo hadal Ustaad

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 15 วันที่ผ่านมา

    Warkaku waxaa weeye in adi rabto in aad coureskaka soo turjumatay gado war aan sal iyo raad lahayna waa wadaye ha laga faaido

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      Aniga wn ku digey mudane , labadas App sax maaha fadlan Apps la yaqaano sida Binance isticmaal

    • @naasireid8638
      @naasireid8638 15 วันที่ผ่านมา

      Hyee 2139 sax mayahy

    • @Nusaybayuusuf
      @Nusaybayuusuf 14 วันที่ผ่านมา

      Maalindhawyd maya ayuu dhahy 2139​@@naasireid8638

  • @sahalofficial
    @sahalofficial 14 วันที่ผ่านมา +1

    War kan wax uu yaqaano ma jiraan pi network ayuu ku leeyahy lacag ha iska gelin kula haa

    • @mohamett-co4nb
      @mohamett-co4nb 6 วันที่ผ่านมา

      Wllhi billaahi run waaye aniga lii dhacy wll iska ilaali😢

  • @hamdafaarah-jj3rw
    @hamdafaarah-jj3rw 14 วันที่ผ่านมา

    Suuqa barto sii xalaal ah uu shaqaysta rajo academy kaso barta

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137 13 วันที่ผ่านมา

    Wllo waxaan kaa codsanayaa mega mid la yidhaahdo mega envesment 2139 mid magacaa leh ayaa soo baxay oo soomaaliya soo gaadhay lacag baad dhiganaysaa maalintiina laba jeer ayaad signal helaysaa

    • @sharmarkemascud03
      @sharmarkemascud03 9 วันที่ผ่านมา

      kasi warkasi waa la cadeyay saxiib waa tii dad u badan lagu dhacay malin dhaweyto scam buu ahaa

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said 15 วันที่ผ่านมา +1

    War dadkan may iska shaqaystaan intay si saxa u bartaan Cryptocurrency iyo suuqan isagaba fudud oo lacag ficana laga samaysan karaye.

    • @rumizafaza6548
      @rumizafaza6548 13 วันที่ผ่านมา +1

      Miibare

    • @Abdalla-Said
      @Abdalla-Said 7 วันที่ผ่านมา

      @@rumizafaza6548 Diyaar

  • @Hayirproduction
    @Hayirproduction 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad gelle cryptocromia app maxa waye scams mise app sax ah?

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      wn so baarin mudane

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 15 วันที่ผ่านมา +4

    Pi network lacag la iskama qaado waa Coin Jira oo 37$ maraya dadka beenta ka dhaaf

    • @drhassanmedia8337
      @drhassanmedia8337 15 วันที่ผ่านมา

      Maba fahansano wuxu ka hadlayo pi network lacag lama galiyo ba kkkk

    • @user-mx3du3yd6k
      @user-mx3du3yd6k 14 วันที่ผ่านมา

      Wlh hada Le ogaday Ino Iska Hadlo😂😂 wax adan oqon ulahen marka kahadleso wasidaan

    • @Eva_1046
      @Eva_1046 11 วันที่ผ่านมา

      ​@@drhassanmedia8337 pi network iyo pi mining isku hal miyaa wll?

  • @HunpatinAlbertFriday
    @HunpatinAlbertFriday 11 วันที่ผ่านมา

    Please teacher can you give me the translation in English to understand it better.

  • @luqmaanshariifcabdulle875
    @luqmaanshariifcabdulle875 15 วันที่ผ่านมา

    Futureska ay isticmaalaan lacagta ku jirto oo lagu tradegreenaayo real miyaa mise fake?

    • @hamdafaarah-jj3rw
      @hamdafaarah-jj3rw 14 วันที่ผ่านมา

      Futures wa xaraan

    • @axmedcali2285
      @axmedcali2285 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@hamdafaarah-jj3rw maxaa ku cadaynaysaa 😂

  • @cabdibaasidmaxamedxassan9494
    @cabdibaasidmaxamedxassan9494 14 วันที่ผ่านมา

    Adi iyo iyagu isma dhaantaan kab iyo xaarkeed 😂

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 14 วันที่ผ่านมา +3

    Reermii waaxid hadaad run sheegayso xitaa waligay ku aamini maayo😂

    • @axmedcali2285
      @axmedcali2285 13 วันที่ผ่านมา

      Maxaa dhacay sxb, ma arin shakhsi ah baad u diiday mise arintan bad kaga aragti duwan tahay???

  • @user-yg4iz2lj6e
    @user-yg4iz2lj6e 13 วันที่ผ่านมา

    Rybaa

  • @Faracadetechnology
    @Faracadetechnology 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad PI hada wax jira ma ahan miyaa.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      haa mudane

  • @LamajAbdi
    @LamajAbdi 15 วันที่ผ่านมา +1

    Livegood ka wrna ustaad

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      Waa hore kaso hadley kas

  • @abdirahmanali-8331
    @abdirahmanali-8331 15 วันที่ผ่านมา

    Pi network maalgashi Xiligaan mala samaynayo

  • @user-de6rr8hv6b
    @user-de6rr8hv6b 11 วันที่ผ่านมา

    4 qof oo afkaada islu dil so samey ama 5 qof last person wa gulestaha
    Welibo:-
    Asad, amiiro, ceyda, koko, cumer iyo arimahena intas kuso sameya tick wye wlhi

    • @naturevideo1
      @naturevideo1 10 วันที่ผ่านมา

      Waqtiga si kle uga faidayso shp wa iga talo wxn isaka dhaaf

  • @ibrahimhassanofficial7309
    @ibrahimhassanofficial7309 14 วันที่ผ่านมา

    sxb ka soo waran hamster 🐹 kombat

  • @mohandeeq6019
    @mohandeeq6019 14 วันที่ผ่านมา

    Waaba su'aasha imaneyso adinka tiinaa idin daran dhalinyaradana lacag sameyn baa udaran koorso iga iibso maxa kenaya

  • @MaxamedGeedi-cn6ff
    @MaxamedGeedi-cn6ff 15 วันที่ผ่านมา +1

    saaxiip waxaaga waa been cad saas maaha arinka L0s iy0 win ma Lahaadej haduu saas yahayyy kuex

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      ani wan kuu digey mudane

  • @Airdrop_information
    @Airdrop_information 15 วันที่ผ่านมา +1

    Pi waasugayna lacag maanta galin

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา

      haha ok good luck

  • @Raas_11
    @Raas_11 15 วันที่ผ่านมา

    Sxp Binance Ma ogolo Somali qof jooga in uu Acount ka samaysto ee maxa xal ah

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 15 วันที่ผ่านมา

      Way ogol yhn lk waa in aad passport haysataa

    • @Raas_11
      @Raas_11 14 วันที่ผ่านมา

      @@hoodomohamed2925 passport wan haystaa Sign up markad dhahdo number gali buu ku dhaha ka dib Verify in laguu soo diro halka ka sugaysay hos bu ku soo qorayaa Unable service your country or Region

  • @user-mx3du3yd6k
    @user-mx3du3yd6k 14 วันที่ผ่านมา

    kkkkkk Wlh Hada leba ogaday Ina Iska Ka aminsanay Waxa Fican Waxa Kahadlesid Inad Xog Uheso Pi Coin Mining Kusocdo Wana Mid adag Kyc wax walbo leh lacagne laga marabo Horto xogtisa ogaw kadib kahadal

  • @AbdiSheikhAliCeelbaxay1
    @AbdiSheikhAliCeelbaxay1 14 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb PI Lacagba maqaataan dadka haqaldin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohmedabdielmi5924
    @mohmedabdielmi5924 15 วันที่ผ่านมา

    FIRIRKAAN WUXU LA MICNO YAHAY AWOOTADA SOOMAALIDU TAQAANO OO LA CASRIYEEY AYEY ILA EG TAHAY QATARTEEDA AYAA BADAN SOOMAALIYEEY

  • @MrCaatos..
    @MrCaatos.. 15 วันที่ผ่านมา

    Shalay Ayaan Galay i.a Waxba Ma,halaabi Doonan

  • @ONPASSIVEOES
    @ONPASSIVEOES 15 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga pi network cones badan ayaan haystaaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  15 วันที่ผ่านมา +1

      iska ilaali hadaba

    • @ONPASSIVEOES
      @ONPASSIVEOES 15 วันที่ผ่านมา

      Ok bro

    • @zakariyeahmedahmed4576
      @zakariyeahmedahmed4576 15 วันที่ผ่านมา

      28 bisha ufiirso aqoon udhiman
      Pi network sida wax looga kala iibsandoona