Gaarigaan 75K € Ayuu Joogaa Ma Iibsan Kartid - iShowSpeed & Nin German Ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 135

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 3 หลายเดือนก่อน +44

    Asc Mr Hossow waan ku salaamay bro 👍

  • @abdihashi3062
    @abdihashi3062 3 หลายเดือนก่อน +105

    ‏صلى الله عليه وسلم igulasaliya scw nabiga

    • @mohamedmustaf9842
      @mohamedmustaf9842 3 หลายเดือนก่อน +6

      Scw

    • @Maame-y6q
      @Maame-y6q 3 หลายเดือนก่อน +4

      Scw scw scw 😊

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @akram80112
      @akram80112 3 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @JACEYLOW38
      @JACEYLOW38 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

  • @IqlaasMoha-rd7jk
    @IqlaasMoha-rd7jk 3 หลายเดือนก่อน +13

    Dadka wax fa ido leh u Soo gudbi wll waxaa Laga yapaa in ay ku Jano tagaan❤❤❤

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waad mhdsntahay h.bro noo so badi muqaaladan oo kale

  • @LafoCiise-s7q
    @LafoCiise-s7q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks hasow pro 1sano wax badan ayaan ka bartay ❤

  • @Rikaashali73
    @Rikaashali73 2 หลายเดือนก่อน

    Show nine waalan waaye nin waalana waxba uma kala baxsana😊

  • @NajmajamaAbdlla
    @NajmajamaAbdlla 3 หลายเดือนก่อน

    Best TH-camr❤❤

  • @hassanosman9539
    @hassanosman9539 3 หลายเดือนก่อน

    Haddii aad awoodid hadal xun mahaa soomali cid ka cunsuriyad badan ma jirto dadkani waa dad nidaam leh laakiin speed waa nin fudud oo qalqaali ah

  • @XaawoAxmed-i5i
    @XaawoAxmed-i5i 3 หลายเดือนก่อน

    Cunsuriyad bii wadaa Ninka Germenyga ah

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 3 หลายเดือนก่อน

    hosow wnku salamay wll

  • @ciiseak6897
    @ciiseak6897 3 หลายเดือนก่อน

    Cunsiri ayuu ahaa ninkaas .

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle 3 หลายเดือนก่อน

    Mr fudeed nin baa helay

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 3 หลายเดือนก่อน

    Legend codkada fasiix ah

  • @F-SELEL
    @F-SELEL 3 หลายเดือนก่อน

    Yarkaan isaga qaldan sbabto ah qabkiisa lagamu qiimayn karo qof ay daacad ka tahay in u wax iibsado

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal 3 หลายเดือนก่อน

    Legend Always legend 😢😢

  • @Dawaalmedia
    @Dawaalmedia 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka gariga iska gadayo wu qldanyhy speed ne wuu qldanyhy adne waa qaldantahay aniga waa qldanhy kan cmments aqrinayo ama aqrineyso wey qldanyihin dhaman waa lwda qldnyhy

    • @Nakaab12
      @Nakaab12 3 หลายเดือนก่อน +1

      War ani maxa igu haysataa😂😂

    • @Dawaalmedia
      @Dawaalmedia 3 หลายเดือนก่อน

      @@Nakaab12 waa qaldan tahay mrkle tliye dhaxda kaga so dhcday xuman kle ma jirto

  • @AngafaBabile
    @AngafaBabile 3 หลายเดือนก่อน

    shilkii exxon valdez 1989 markabkii saliida kaso hadaal badda ku qarqomay

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 3 หลายเดือนก่อน

    Was Wax lisla wada ogyahay😂😂😂

  • @Iamridhe
    @Iamridhe 3 หลายเดือนก่อน +21

    Germany cusiriyda ayada laga so garee🙂‍↕️

  • @amira1438
    @amira1438 3 หลายเดือนก่อน +10

    germany iyo somalida halka dabecad ey iska leyihin waa cunsurnimada 😂

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 3 หลายเดือนก่อน +29

    Ninka gaariga ayaa qaldan asigaa soo suuqgeeyey gaarigisa inuu sifiican ula macaamilo qof kasta ayaa sax ah. Waa nin aad u qalafsan cunsurina lagu tilmaami karo.

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 3 หลายเดือนก่อน +51

    اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤

  • @Barkhadle
    @Barkhadle 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga mar aan dukaan ka iibsan ka iibsan rabay toosh, ayaa waxaa ku heshiinay in la' Ii baroobeeyo, waa toosh Hal betirile ah qiimihiisana ahaa $1,
    Markaasuu igu dhahy waan baroobeynaa lkn hadii uu ku anfici waaayo qiimaha beteriga ayaa bixineysaa iyo mabixinayo,
    Iyo ma anigaa ayaa minis ➖ igalineysaa calashaan khasaaro, Anne waxaan ku adkeystay in la' Ii baroobeeyo.
    Kadib waan kasoo tagay , dukaankale ayaa tagay si' wcn ayaa leysoo dhaweeyay, tooshkana waa ley baroobeeyay bilaa sharuud
    Qiimahiisana waxa uu ahaa $0.5
    .....
    Communication is the best.

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 3 หลายเดือนก่อน +9

    Hasow sxb aniga reer Germany ah waxa jira dhaqan dadka Germany dhaladka ah ma ahan dad kaftamo lahaaw lacag ama ha lahaan hadii si official ah ula hadli karin waxena ixtiraaman qofka deutsch ku hadla English maba kugu jwbaayan odayga hadii laburin nasiib buu leeyahay😂😂

    • @abdikarimmibrahim591
      @abdikarimmibrahim591 2 หลายเดือนก่อน

      Ma burinkaro ninku waa USA citizen

    • @najmocali6389
      @najmocali6389 2 หลายเดือนก่อน

      Deutsche luqad noce waye

  • @NAchma-hazzan
    @NAchma-hazzan 3 หลายเดือนก่อน +26

    Muqalada hosow san ujeclhy leee xita afar sano kahor kuwo ow so dhigy ayan ila hada dawada ilahy haku dhowro wll😊

  • @wiizhassandemaanka2676
    @wiizhassandemaanka2676 3 หลายเดือนก่อน +7

    Zxp Kasoo hadal Qul Qulka ee Oromada wadaan sidii Yahuuda falastiin ku Qabsatey

    • @Deeqaluul721
      @Deeqaluul721 3 หลายเดือนก่อน

      Oramadq dalkoodaba sawkiwa soomaalidu ka buuxa ee Aynu tagno
      Soomaalidu caqli
      Xumaa

    • @berry_5x
      @berry_5x 3 หลายเดือนก่อน

      somalida mareykanka jogta intay leegtahay wad ogtahay ethiopiyana waynu kabuuxnaa cunsirnimada iskadaa nio

    • @suheibnoor5344
      @suheibnoor5344 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@berry_5xanaga wadankoodo masharci daraan kujoognaa

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 หลายเดือนก่อน +11

    Cusman Hosow waa igaar raaya.oo ehelu sharaf ah

  • @RaHaf-jr7ps
    @RaHaf-jr7ps 3 หลายเดือนก่อน +4

    ✨️:💙🐬✨️:اللهم صلى على سيدنا محمد

  • @Isbatoore99
    @Isbatoore99 3 หลายเดือนก่อน +7

    Somaliyey waxan is weydiyey dadka TH-camka commentiska qora iyo kuwa tiktok isku mid maha miyaa, xagee masakiinta iskaga dhigaysan wan is ognahay 😂

    • @bisharoyusuf4550
      @bisharoyusuf4550 3 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅 horta ma ila yaabtay

    • @abdelmaliksulaiman5375
      @abdelmaliksulaiman5375 3 หลายเดือนก่อน +1

      Tik tok maba isticmaalo sorry

    • @ProSHARMARKE
      @ProSHARMARKE 3 หลายเดือนก่อน +3

      Tiktok ciyaalka ayaa isticmaalaa videos raqiis ahna waa lasoo dhigaa

    • @maskiintialle5645
      @maskiintialle5645 3 หลายเดือนก่อน

      Wlh Aniga iswaydiiye 😂 Dadka TH-cam ka waa dad maskiin ah facebook iyo TikTok dad halis ah ayaa joogaan 😂

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gaadhuga isagoo isticmaala iska dhaafoo isagoo cusub Ayaad gaadhiga dhex fadhiisan karta , wa la cunsurideeyyey

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 3 หลายเดือนก่อน +5

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @goldenboy7558
    @goldenboy7558 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maaha cunsurinimo lkn dadka germany waa dad kala xidh xidhan oo aan furfurnayn mida kale waxay leeyihine dad isla wayni iyo qab aan meel wayn gaadhsisaneen isaga jirto

  • @abdihakimabdirahman2300
    @abdihakimabdirahman2300 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marba hadad ganacsade tahy physical appearance inad fiiriso ma ahan qof kasta waa inad xishmeysaa sidad u iibiso waxad suuqa keentey

  • @FastFaster-jx9ht
    @FastFaster-jx9ht 3 หลายเดือนก่อน +4

    Bro i love your videos keep it and hit your goal my name is abdirahman iam from burao we love you

  • @MOCABDI-ml5vu
    @MOCABDI-ml5vu 3 หลายเดือนก่อน +1

    My ee watagere messi😂

  • @abdirahmaanhassan9083
    @abdirahmaanhassan9083 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wn ka shalaynayaa in 8 min khasaariyay, mawduucan wxba igama glin lkn aad bn sida kle kuu tageeraa hosow

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 3 หลายเดือนก่อน +3

    Howsow su'al muqaladaan aad umadda uso gudbisid maxaad ka faaideynaa? J. Adiga ugu Yaraan lacag! Annaga ma aqaan bal adiga mexey kula tahay? Dhowr muqaaal ayaan soo arkay Aduun iyo Aakhiro kuma arag faaido ! Bal Adiga Walalow noo sheeg?

    • @MarcossBC-ml5ln
      @MarcossBC-ml5ln 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @Cj.media17
      @Cj.media17 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wtf ado African ah maa qof Yasaya ninka ledahay faaido ma leh Ogow 30million inu haysto 😂

    • @halbeegtrading7632
      @halbeegtrading7632 3 หลายเดือนก่อน

      @@Cj.media17 oo African Kuuma xisaabsano miyaa Macal Naftaafa 🤣🤣

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Garmany WAN Jognaaaa Alaw Nagu Nabad Yeeel. Wa Ragg Adag Oo Qoslinnn. Wana Dad Dadal Badann. Wadankoodana Jacel

  • @IfraaxIbraahim-i3g
    @IfraaxIbraahim-i3g 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo qisada shikh akhi ayman kaso shekee ado raliyaa

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 2 หลายเดือนก่อน

    Hadda ka hor sidaas waxa ku dhacaday Opra waxay gashay dukaan waxay rabtay borso ibsato ka bax ba la yidhi Dukanka .. tv bay wacatay Waa la raali galiyay hhhh

  • @SankaExchange
    @SankaExchange 2 หลายเดือนก่อน

    LEE❤ ILAAHA❤ILLA❤LAAHU❤MUHAMADU❤RASUULU❤LAAHI❤SALLA❤LAAHU❤CALEYHI❤WASALAM❤

  • @mohamedosman1000
    @mohamedosman1000 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dhalinyaro kanaalkayga soo fiiriya❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR☝️💯🥺❤️

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 3 หลายเดือนก่อน

    WAAAR SPEEED UU IIBSADAY INAAD NA TIDHAAHDO AYAAN SUGAYNAY CID WALIPA WAY OGTAHAY INAY GAAL IYO CADAANBA CUNURIYAD LEEYIHIINE

  • @umubarakatalcumri3298
    @umubarakatalcumri3298 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw❤❤❤

  • @NajahMahamed-f8l
    @NajahMahamed-f8l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga rai gayga waxa khaldan ninka gaadhiga iibinayay

  • @apdikafi69
    @apdikafi69 3 หลายเดือนก่อน +4

    wan ku salamay hosow

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadan africa bahaya hal dhib qabeen waa madow tahiin ciyaartoya caanka Madowo tihiin marki ladhaho waxaba xanaqayan waan ahaya madow hadi dhihi lahayan wayab iska Amusi lahayan marka oyan kuwa Canada waaba saaraban ilan qofka marku xanaan waaba kala raayay Somalia 🇸🇴 dhacdo qof xanaqay waakla badiyay

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hosow bro soo labasho wcn❤

  • @hanadadem
    @hanadadem 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka wax iibinayaa khaldan aniga ahaanteey
    Waxaanse samayn lahaa hadaan Ishowspeed ahay intaan iibsadaan hortiisa ku bah dili lahaa oo qiimo uusan u qalmin ku iibin lahaa.

  • @Derahinn
    @Derahinn 3 หลายเดือนก่อน +2

    S.C.W

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ku sali Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @MR.KANG.FREAND
    @MR.KANG.FREAND หลายเดือนก่อน

    Nabiga ku saliya scw ❤

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 หลายเดือนก่อน

    DON'T JUDGE A BOOK BY IT'S COVER.

  • @abujibril4187
    @abujibril4187 3 หลายเดือนก่อน

    Ishowspeed waa cung waalaan oo lacag ilahay siiyay laakin waa caruur waxe ku dhacay waa istahila nionka germanka ah maha cunsiray..
    Saas ayaa oo arka aniga 4:07

  • @Zackupdirisak
    @Zackupdirisak 3 หลายเดือนก่อน +2

    Team hosow Pro like 🥰🥰

  • @Abdigani-h6h
    @Abdigani-h6h 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka jarmalka ah wuu saxsanaa
    Qof ka aan dadka ixtiraamin lama ixtiraamo
    😢

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu 3 หลายเดือนก่อน +1

    Been been aye ku taajirey ishowspeed😂😂

    • @AyouOmar
      @AyouOmar 3 หลายเดือนก่อน

      Wuuna qiyaamay😂

  • @Shaahid2
    @Shaahid2 3 หลายเดือนก่อน

    Iska ilaali bro muqaldiisa inta badan copyright adag ayaa ku xiran strike ayay kugu dhufanayan team think oo brazilian ah

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 3 หลายเดือนก่อน

    Cunsuriyad waxaa la marka qof m-ndi ama below lagu jarjaro qoor goooye afka laga kaadsho #tani waa ciyaar xanxan ka qoslin waaye😂 awoowayashii wixi arka way raran jireen wabiiga kaga taalaabi jireen😊

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 3 หลายเดือนก่อน +2

    best youtube

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO 3 หลายเดือนก่อน

    😂bro wuxu uheysta xrifkan inu speed ka tajirsanyahy

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 3 หลายเดือนก่อน

    lacagtaad sheegeeyso hadii aa ka wado 75000 dib isugu noqo hadaase ka wado 750000

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 หลายเดือนก่อน

    *Dalkan jarmalka ma la oran karo cunsuriyad baa ka jirta hadii loo fiiriyo wadano badan oo galbeed ah ama Islam ah. Jarmalku waa dad luuqadoodu tahay mid ixtiraam ubadan hadiise qofku isticmaaliwaayo qofku luuqada ixtiraamka in wax laga iibsho iska dhaafe kalmad looma celiyo waala yasaa*

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 3 หลายเดือนก่อน

    Sifiican ayaa logalay😂ay ay weeye

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 3 หลายเดือนก่อน

    HOSOW barnamjka is qarxinta inoo soo samey iskashifaada ah

  • @UgaasMaxamedisack
    @UgaasMaxamedisack 3 หลายเดือนก่อน

    Gaal cadaan oo cunsuri caqli lahayn doonfaar cunistuu badsaday

  • @funnyvideos7243
    @funnyvideos7243 3 หลายเดือนก่อน

    Jarmalka xumanta nuucan ah dadka madowga ah waba u caado marwalba saas ayay u dhaqman

  • @Umuam
    @Umuam 3 หลายเดือนก่อน +2

    🥰🥰

  • @MMJWCAQ
    @MMJWCAQ 3 หลายเดือนก่อน

    Waar ninka caadi baa loo cunsuriyeey aniga ayaa meesha ag dagan bro

  • @Yusufmo__11
    @Yusufmo__11 2 หลายเดือนก่อน

    I’m big fan of him everything he does is fir fun and everyone loves him

  • @MohamedabdiGuhaad
    @MohamedabdiGuhaad 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ok

  • @amiir43able
    @amiir43able 3 หลายเดือนก่อน

    Hosow waa catowday maxdhy bro

  • @hamzemohamed3581
    @hamzemohamed3581 3 หลายเดือนก่อน

    Wax Qalada Ama cunsirinimo ah ima muuqato

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 3 หลายเดือนก่อน

    Ruud waaye gaalka Germalka ah

  • @nasiimmohamed0902
    @nasiimmohamed0902 3 หลายเดือนก่อน

    Moment of truth no so celi qalbi 😊

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 3 หลายเดือนก่อน +1

    Keep up legend hosow proh

  • @mukajr8793
    @mukajr8793 3 หลายเดือนก่อน

    Maanta bulguim ayaa jooga😂

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 3 หลายเดือนก่อน

    Kan qeylida ku nacay

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 3 หลายเดือนก่อน

    2too2 weeye

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 หลายเดือนก่อน

    German ka wx ka cunsurisan majiro 😢😢siday madawgu ugu noolyihin ilahy unba og Europe ta bari oo dhan waa saas
    Lkn speed waa duli ciyaal maha 19. Jir wasakhu 😂

    • @Nusbayr
      @Nusbayr 3 หลายเดือนก่อน

      Madaxdoodu indha la'aan ayay taageeraan kuwii😂

    • @Nusbayr
      @Nusbayr 3 หลายเดือนก่อน +1

      Madaxdoodu indha la'aan ayay taageeraan kuwii😂

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 3 หลายเดือนก่อน

    Waa dhaqan xunyahay

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 3 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @UmuMuhalab
    @UmuMuhalab 3 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅

  • @blckbro5168
    @blckbro5168 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Belgien ma,aha Germany❗️❗️❗️

  • @Cabdikuuniyow
    @Cabdikuuniyow 3 หลายเดือนก่อน

    𝗞𝗲𝗲𝗽 𝗴𝗼𝗶𝗻𝗴 𝗽𝗿𝗼❤❤😂🎉😊