Crypto Airdrop | Crypto Bilaash ah (Start With $0!)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2024
  • Salaam
    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 My Website gellebashir.com/
    👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

ความคิดเห็น • 153

  • @Khadar_mohummed
    @Khadar_mohummed 20 วันที่ผ่านมา

    wax tosla la dhiba hada wad shekaysau kaliya awoow lakin wad adalayaa masha allah

  • @axmadcalijaamac8271
    @axmadcalijaamac8271 18 วันที่ผ่านมา

    Thanks zxp wad noo faidaysay

  • @sululsaaka8003
    @sululsaaka8003 15 วันที่ผ่านมา

    Interesting topic 😊. Thanks ✅️

  • @aayatiinmediaproduction5668
    @aayatiinmediaproduction5668 20 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allh

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      welcome wll

  • @baraarashuunchanell2133
    @baraarashuunchanell2133 19 วันที่ผ่านมา

    Ustaad public adress iyo private adress maxay kala yihiin halkaas ii sharaxa mahadsanid.

  • @MoHaDeeQ1001
    @MoHaDeeQ1001 20 วันที่ผ่านมา

    Thanks ustaad

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา +1

      welcome wll

  • @AamiinJimcaale
    @AamiinJimcaale 19 วันที่ผ่านมา +4

    Waxad kasohadasha 🐹hamstr kombat takasohadal wll

  • @BedqabeAbdirahman
    @BedqabeAbdirahman 7 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah qof wanaagsan ayaad tahay

  • @Ummmustaf
    @Ummmustaf 20 วันที่ผ่านมา +10

    Wallal gelle inaan bianance bilaabo rabaa oo maalgashto si walalnimo ma igu caawin kartaa.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  20 วันที่ผ่านมา +5

      Haa wll , nala soo xirir

    • @shakrachannel8252
      @shakrachannel8252 20 วันที่ผ่านมา

      @@GelleBashir website Airdrop aawey

    • @MohamedAden8407
      @MohamedAden8407 11 วันที่ผ่านมา

      ​@@GelleBashir what's app number kagii

  • @igor23311
    @igor23311 20 วันที่ผ่านมา

    Thank) Tell me how to send USDT from OKX wallet to the exchange. If, for example, there is nothing else except the seed phrase: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive

  • @basbaasfunny795
    @basbaasfunny795 20 วันที่ผ่านมา +3

    Teacher 😇

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      thanks wll

  • @abaal_marin
    @abaal_marin 14 วันที่ผ่านมา +2

    Walal Hamster Airdrops kasoo hadal profit per hour 🐹

  • @user-oe1kd8we5y
    @user-oe1kd8we5y 19 วันที่ผ่านมา

    Waxan ku warer malgashiga ka hor ustad gelle bashiir thnks

  • @Ummmustaf
    @Ummmustaf 20 วันที่ผ่านมา +9

    Lacag yar baan haya oo rabo hooyo inaan garab unoqdo plz garab i noqo wll .

    • @Abdifitah17
      @Abdifitah17 20 วันที่ผ่านมา +5

      Abyo dadaal cid aana alle ahyn caawin hka sugin...

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 19 วันที่ผ่านมา +2

      Ogow hal shilin o xalal ah aya kaficn malyamo cuduro you khatimo xumo katambeyso crypto curency dinta walaga didey waxana laogolyhy sarif ituso itabsi lkn shaqoyinka kale ad wax kala ibsaneysan wala ogolyhy

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@haachannel8793 xaaraam miyaa Crypto currence in la maalgashto ?

  • @amiirmuxumed
    @amiirmuxumed 15 วันที่ผ่านมา

    Zxp su'aal waxad wax ka sheegtaa appka TRADE ZERO niyoow kaa ka hadal

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wllo waxad iga soo waranataa hamster kompat wuxuu yahay

  • @farazxudeyzi5074
    @farazxudeyzi5074 19 วันที่ผ่านมา +1

    xagee laha helaa course dada

  • @Keira6884
    @Keira6884 19 วันที่ผ่านมา +3

    I think Pepennedy himself would appreciate this video, after all, he's the 35th president of blockchain!))

  • @DevidOpamecano
    @DevidOpamecano 18 วันที่ผ่านมา

    Sideen u bilaaba

  • @mukhteinamahamed936
    @mukhteinamahamed936 18 วันที่ผ่านมา

    Hamster kombat kazoo hadal ustad❤

  • @maxamedobsiiye960
    @maxamedobsiiye960 16 วันที่ผ่านมา

    Ustaad halkey soo dhigaan coins ka shirkadaha

  • @BahdonMudduale
    @BahdonMudduale 19 วันที่ผ่านมา +1

    Haa macalika it ga😂😂 kaso hadal hamster Kombat

  • @ibrahiimcabdi9407
    @ibrahiimcabdi9407 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb War bixin iga sii hamster kombot waxa la dhaho.

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo 20 วันที่ผ่านมา +4

    Xog aad umiihiima 👏🏽🙌🏽

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  20 วันที่ผ่านมา

      Thanks wll

  • @mohandeking8248
    @mohandeking8248 17 วันที่ผ่านมา

    Eng side u heli kara plz coinskas ma jira qof iga cawin kara

  • @abubakarhussein8769
    @abubakarhussein8769 20 วันที่ผ่านมา +4

    Sir mhdsanit lkin hada waxba kama fahmin

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      TH-camkayga vedioga ugu danbeya soo daawo waxa ka fahanto comment nogu so sheeg

  • @Adde12
    @Adde12 11 วันที่ผ่านมา

    Kowooda ugu cansan kaso hadal

  • @Mtr619
    @Mtr619 19 วันที่ผ่านมา

    Maxaa ka jira

  • @AliAbdi-ny1db
    @AliAbdi-ny1db 19 วันที่ผ่านมา +2

    Nimanyahow subscribe 2k haligeya

  • @Apdihakim-xb2nf
    @Apdihakim-xb2nf 19 วันที่ผ่านมา

    Hamster combat kasoo hadal UsTaad

  • @mahamedbadalali2317
    @mahamedbadalali2317 19 วันที่ผ่านมา +1

    Hamsters kawarn ustaaaD KaaS WaKhtigalIyee Hadda meel fican imaaraYaaYe

    • @Abdirahman_moa
      @Abdirahman_moa 15 วันที่ผ่านมา

      Bro wax walbo oo supplyga bato demandiga waa yarada Marka hamster Kombat waa coin supplygisa bdn yahay Marka adigo Billion tokens ka heysta Yaa laga yaba inad $50-$150 ka hesho

  • @MahamedXassangeedow-wx2vp
    @MahamedXassangeedow-wx2vp 20 วันที่ผ่านมา +2

    Gella Bashir laptopkee ku fcn video editing pls

    • @mahadmuuseaadan3309
      @mahadmuuseaadan3309 20 วันที่ผ่านมา

      Hp so gado 8 Gb ah xawarihuna yahay 2.6 ssdna ah zhp

  • @xamsebulshawi2196
    @xamsebulshawi2196 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hamster kasohadal 10 july ayad listada lagu daraya la yidhi

    • @mahamedbadalali2317
      @mahamedbadalali2317 19 วันที่ผ่านมา

      @@xamsebulshawi2196 haa zxb maxad war kaHaySaa

  • @salaadxasan6246
    @salaadxasan6246 20 วันที่ผ่านมา +1

    ustaad kasoo hadal coin ka ugu macquulsan ee lamaal gashan kashan karo coinka hoose tnks 🙏

  • @hiraabePro26
    @hiraabePro26 20 วันที่ผ่านมา

    Maqal ma jiraa 🎉

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา +1

      welcome wll

    • @hiraabePro26
      @hiraabePro26 19 วันที่ผ่านมา

      @@GelleBashir sharaf iyo karamo korkaga ustaad

  • @Khalid_axmed
    @Khalid_axmed 5 วันที่ผ่านมา

    Qaab loo helo iyo meel Laga helo nooma aadan sheeginee ustaad.

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 20 วันที่ผ่านมา +3

    Ustaad gele kawaran Hamster kombat kasa isticmala airdrop ka ah ilaa 120M coin hayaa plz ma isk daya mis wasi wada suuqa gorma laso galinaya

    • @AyouOmar
      @AyouOmar 20 วันที่ผ่านมา

      Iga gado sxp

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      Ma foga lakiin pixelversse iyo Tapswap baa ka dhow

    • @MubarakAbdi-wr6dd
      @MubarakAbdi-wr6dd 19 วันที่ผ่านมา +1

      Per.hour meshay ku qorantey ku dadaal

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา +1

      wn kaso hadlayaa wll

    • @maanrizakofficial150
      @maanrizakofficial150 19 วันที่ผ่านมา

      @@MubarakAbdi-wr6dd ha tas profit per hourka 200k+ wyn

  • @cabdiraxmaanxasan88
    @cabdiraxmaanxasan88 17 วันที่ผ่านมา

    Pi ka soo hadal Mr geelle

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hamster combat iyo blum
    Ayaa hada shidan intaan arkey..

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 20 วันที่ผ่านมา

      Waa ka daaley 😂

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      ok

  • @Leaderjacelow
    @Leaderjacelow 20 วันที่ผ่านมา

    Waxba kaama fahmin sxb wllhi 😢

  • @Airdrop_information
    @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา +1

    Qof kii raba 5 ta ugu fiican youtubekayga kaliya ha tago sida loo isticmaalo iyo sida maalinki walba coin loo helo buu ka arki Kara

  • @user-kz3mr2fq6o
    @user-kz3mr2fq6o 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hamestar

  • @cabduxamidkabo_shaagle
    @cabduxamidkabo_shaagle 18 วันที่ผ่านมา

    Ustaad hamster kaso hadal

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 20 วันที่ผ่านมา

    Internet ka madow sida loo galo telefon ka iPhone iyo Samsung iyo laptop 👩‍💻 💻 intaba sharaxad kama hayo

  • @mohamedshariif3974
    @mohamedshariif3974 20 วันที่ผ่านมา

    brother FBS war bixin inaga sii adigo mahad sac

  • @faisalabuukar4609
    @faisalabuukar4609 20 วันที่ผ่านมา +1

    Sxp wan ku bahanhy halkee kala so xiri karaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  20 วันที่ผ่านมา

      Gellebashir.com

  • @cabdiraxmaanxasan88
    @cabdiraxmaanxasan88 17 วันที่ผ่านมา

    Pi network ka warn

  • @mustafekmo
    @mustafekmo 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad kasoo hadal humster kombat waa coin cusub oo la launch garayn doono dhawaaan

  • @Hashimsaleeban
    @Hashimsaleeban 13 วันที่ผ่านมา

    Top teacher 🫡❤️

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 20 วันที่ผ่านมา

    Ustaadii meelha laga helo ama website-ka please nooso raaci mahadsanid

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      TH-camkayga soo raac sida u isticmaali lahayd iyo link yada airdropska ku siinaya 😊

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      ok wll

    • @SiciidMahdi-g6o
      @SiciidMahdi-g6o 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@Airdrop_information5:56

  • @AyouOmar
    @AyouOmar 20 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา +1

      welcome wll

  • @XasanSaxane
    @XasanSaxane 15 วันที่ผ่านมา

    sxib vastex kso hadal vab kaasa ayamahan iwareriye

  • @Najiib_jama_abdi
    @Najiib_jama_abdi 20 วันที่ผ่านมา +1

    Iisheeg mid bilaaa passport la isticmaali karo side banance oo kalaaaa

    • @anasmohomed6471
      @anasmohomed6471 20 วันที่ผ่านมา

      Binance baasa boor la aan mawa la isticmaale see camal

    • @Najiib_jama_abdi
      @Najiib_jama_abdi 19 วันที่ผ่านมา

      Micnaha passport malihi xalku mxuu noqo nayaaa wl

    • @anasmohomed6471
      @anasmohomed6471 19 วันที่ผ่านมา

      @@Najiib_jama_abdi xalku geele bashiir weeydii sxp

    • @teamOG333
      @teamOG333 19 วันที่ผ่านมา

      Bingx wll

  • @user-bp4xo6hy8x
    @user-bp4xo6hy8x 20 วันที่ผ่านมา

    Kucoin sxb seewaaye ifahansii mocalin hdaa aqoon uleedahay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      wn kaso hadlayaa

  • @abdirizakjamac6237
    @abdirizakjamac6237 20 วันที่ผ่านมา +2

    Hamster kombat baa hada si baxay

    • @abshirjama3743
      @abshirjama3743 20 วันที่ผ่านมา

      Saxiib intee kuso baxaya kula tahay hamster 1 hamster imisa kuso bixi karaa kola tahay libaax

  • @Adkavic
    @Adkavic 20 วันที่ผ่านมา

    Asc ustaq wxa noso qorta website laga helo airdrop ka

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      TH-camkayga soo raac sida u isticmaali lahayd iyo link yada airdropska ku siinaya 😊

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      ok wll

  • @ayaanleibraahim8194
    @ayaanleibraahim8194 11 วันที่ผ่านมา

    hamster kombat kasoo hadal macalin

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 20 วันที่ผ่านมา

    Habka lacagta loogu shubayo-na sooraaci.

  • @maandhiseonline
    @maandhiseonline 19 วันที่ผ่านมา

    Humsterkombat kasoo hadal

  • @Maanka-lp2sr
    @Maanka-lp2sr 20 วันที่ผ่านมา +1

    Geele wllka Hamster kombat kaso hadal

  • @Abdullahi.osman.
    @Abdullahi.osman. 20 วันที่ผ่านมา

    Sxb Somalia joognaa Anaga Binance kaliye Noo shaqeeynaa mana kujiraan coins badan Ama coins ka cusub lagama helo marka sideeen ku iib san karnaa memo coins ka meel ka baxsan Binance Noo soo Raadi masuuul 🎉

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      waxa jira wax la dhaho decentralized exchages , meelkassta wey ku shaqeeyaan wll , wn kaso hadlaya wll

    • @Abdullahi.osman.
      @Abdullahi.osman. 19 วันที่ผ่านมา

      @@GelleBashir Thanks sxb kasoo hadal Caqabad Naga heeysato coins ka cusub
      Marki lagu soo dhargo Binance la keenaa mana iibsan karno markaas Anaga oo waa qaali

  • @fuadhussein4027
    @fuadhussein4027 19 วันที่ผ่านมา

    Notcoin dadbaa airdrop ahaan kuhelay imikana Hmster ayaa socda

  • @mussebaayir7461
    @mussebaayir7461 16 วันที่ผ่านมา

    Tap swap kaso hadal

  • @ShaaficiAmohamed
    @ShaaficiAmohamed 20 วันที่ผ่านมา

    Ustaad Hamstar kombat wax nooga sheeg

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 20 วันที่ผ่านมา +1

    Cours kaaga crpto taining makujiraa

    • @Abdirahmandeko
      @Abdirahmandeko 19 วันที่ผ่านมา

      Ani isoqawaa asigo free aah kuhaya

    • @YamaniMaxamed-j9s
      @YamaniMaxamed-j9s 19 วันที่ผ่านมา

      Sxb wasaab kaga ii soo dir wll bal taeefankaga

  • @cabdiraxmaanxasan88
    @cabdiraxmaanxasan88 17 วันที่ผ่านมา

    PI

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 20 วันที่ผ่านมา +5

    Hamster kaso hadal Gelle

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      welcome wll

  • @TuumboRaac
    @TuumboRaac 20 วันที่ผ่านมา

    Hamster kombat kaso hadal wll

  • @zulthantwo1828
    @zulthantwo1828 18 วันที่ผ่านมา

    HOMISTER

  • @kooxdajeegaan5589
    @kooxdajeegaan5589 20 วันที่ผ่านมา

    halkeen ka helaa eirdropka

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      TH-camkayga soo raac sida u isticmaali lahayd iyo link yada airdropska ku siinaya 😊

  • @samrun
    @samrun 20 วันที่ผ่านมา

    Ani lista ayaan ka faidsty 36=27 €

    • @tawwa4753
      @tawwa4753 20 วันที่ผ่านมา

      BounceBit BB oon binance megadrop dhigtay $6 waxayna isiiyeen BB udhiganta $48
      lista $18=27

    • @abdirisakabdirashid7354
      @abdirisakabdirashid7354 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@tawwa4753Xagee kaala Soo xidhiidha wll

  • @Adde12
    @Adde12 13 วันที่ผ่านมา

    Ustaad anigu waxan hada meelo wanagsan marinaya dhawr airdrop
    Hamster , blum, holdcoin , gemz, mel fican ban marinaya masha alah

  • @Sammyworldtourist101
    @Sammyworldtourist101 20 วันที่ผ่านมา

    Addidas app war naga sii wllo

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      TH-camkayga soo raac sida u isticmaali lahayd iyo link yada airdropska ku siinaya 😊

  • @user-xb6fn2xf5y
    @user-xb6fn2xf5y 20 วันที่ผ่านมา

    Adidas App wll talo iga si

  • @mahamedabdikadirhassen699
    @mahamedabdikadirhassen699 20 วันที่ผ่านมา

    Airdrop waan arakay nin leh 100k ayaan ka sameeyaay marka waad ku mahadsanatahay

    • @user-qs4sy9lt1p
      @user-qs4sy9lt1p 20 วันที่ผ่านมา

      Wall Qali I faaidey wa iga codsi

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      @@user-qs4sy9lt1p TH-camkayga soo raac sida u isticmaali lahayd iyo link yada airdropska ku siinaya 😊

  • @user-ut9wp6dw9m
    @user-ut9wp6dw9m 20 วันที่ผ่านมา

    Hamster kombat kasoo hadal macalin

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา +2

      Hamster waa midka wakhtigan ugu fiican 260M user baa ku xiran 10ka bishaan baana la sugaya inu list garoobo ka faaidayso

    • @2cmpesgaming65
      @2cmpesgaming65 20 วันที่ผ่านมา

      Ma hubtaaa in10 ​ bisha la fasaxyo@@Airdrop_information

  • @IamQueen24
    @IamQueen24 20 วันที่ผ่านมา

    Amay ribo tahay wllo

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 20 วันที่ผ่านมา

      May wll waxaad samaynaysaa suuq gayn oo dadka unbaad baraysan TH-camkayga soo raac sida u isticmaali lahayd iyo link yada airdropska ku siinaya 😊

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 19 วันที่ผ่านมา

      Crypto curency deh culimada weydii wa suq an laogeyn qofka ad kastifaneyso dintana waxey ogoshahay itus o itabsi yacni qofka ad kaadeganeysid

    • @Airdrop_information
      @Airdrop_information 19 วันที่ผ่านมา

      @@haachannel8793 coinska qaarkood baa sida sheegtay ah iskuma jiraan tusaale bitcoin iyo shibainu midna waa xalaal oo culumo crypto ku jirto baa sheegtay midna waa xaraan coinskan aan sheegayana marka suuqa soo galaan baa la cadayn kara ee hada cid sheegi karta ma leh

    • @IamQueen24
      @IamQueen24 19 วันที่ผ่านมา

      @@haachannel8793 waa xaram ma dhihi kadhid coz sabab aad ku xaaraantinimaysid ma sheegi kadhid

  • @EushVora
    @EushVora 19 วันที่ผ่านมา

    Have you guys heard about the Pepennedy project? I'm intrigued by their unique approach and can't wait to learn more.

  • @cryptoEarner704
    @cryptoEarner704 19 วันที่ผ่านมา

    Can you tell me how to send USDT from OKX wallet to the exchange?
    Seed: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  19 วันที่ผ่านมา

      bro it is on youtube .

  • @Maxamedmuxiidiinyuusuf
    @Maxamedmuxiidiinyuusuf 16 วันที่ผ่านมา

    Isoqabo

  • @zulthantwo1828
    @zulthantwo1828 18 วันที่ผ่านมา

    SXP PROGRAMKA LA DHAHO
    HAMISTAR PROGRAMKA LA DHAHO KWRN 🙏airdrop AH

  • @user-kz3mr2fq6o
    @user-kz3mr2fq6o 20 วันที่ผ่านมา

    Hamster kombat kwrn