Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali courses.facakoraya.com/
    Software Basiid Halkan Iska Diiwaan Gali basiid.com
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - courses.facakoraya.com
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya
    0:00-0:30-Intro
    0:30-5:18-Learn By Doing
    5:19-6:20-Paralyze Analyze
    6:21-10:13-Just Start
    10:13-12:14-Face Rejection
    12:15-16:39-Unfair Advantage
    16:40-17:49-Be Resourceful
    17:49-18:46-Conclusion

ความคิดเห็น • 102

  • @misskoko19
    @misskoko19 17 วันที่ผ่านมา +69

    I started my first business yesterday so iso duceys inshallah ❤❤

    • @uniquegirl-pv8mp
      @uniquegirl-pv8mp 17 วันที่ผ่านมา +4

      Ilahay hakuu rumeeyo riyadaada wlal

    • @user-of7si3ef1f
      @user-of7si3ef1f 17 วันที่ผ่านมา +1

      Ilaahay walaal hakuu barakeeyo oo hakuu hormariyo

    • @hassanabdihassan821
      @hassanabdihassan821 17 วันที่ผ่านมา +1

      Keep going ❤❤ brother

    • @maowali6725
      @maowali6725 17 วันที่ผ่านมา +1

      Noce

    • @nimconalkanimconalka
      @nimconalkanimconalka 17 วันที่ผ่านมา +1

      Ilaahey haku barakeeyo huuno mcn ❤

  • @Maxamuud-fx2cf
    @Maxamuud-fx2cf 13 วันที่ผ่านมา +5

    Dadkaan qof ehelu karaamaa lagama waayayee waa codsiye iisoo ducee meeshaan fikrad iga dhex guuxaysaa ikeentay tabartuna ma badnee

  • @mohamedabdirahman7363
    @mohamedabdirahman7363 17 วันที่ผ่านมา +8

    Alle ha kaa abaal mariyo talo fiican ayaad na siisay .
    Runtii waxaan odhan karaa waxaad tahay qof hagar baxay . Aduunyadan waxaa ugu qaalisan in talo lagu siiyo iyo in lagu dhiiri galiyo adna labadanba waad koobsatay.
    Guul baan kuu rajaynaya .
    Wll warsame bade.

  • @Aden-Chemistry-54_
    @Aden-Chemistry-54_ 12 วันที่ผ่านมา +2

    Paralises analysis is what drags behind many people ❤❤❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 17 วันที่ผ่านมา +2

    Salaam Alaykuma first one thanks my dear teacher masha Allaha 🎉🎉🎉🎉

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 11 วันที่ผ่านมา

    Shukran walal

  • @mohamedhassan6457
    @mohamedhassan6457 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sxb ❤

  • @Azmarmedia
    @Azmarmedia 17 วันที่ผ่านมา +1

    Good progress ustaad💯🙏🏻

  • @IbraahimIsmaaciil-mi3ke
    @IbraahimIsmaaciil-mi3ke 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    الله المستعان ما شاءالله

  • @MascuudMohometh
    @MascuudMohometh 11 วันที่ผ่านมา +1

    Tnk ustaad❤

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 17 วันที่ผ่านมา +1

    You are one of the best leader our somali community

  • @Motivational-Speech919
    @Motivational-Speech919 15 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallahu khayr🙏❤️

  • @zalmanmahamud2148
    @zalmanmahamud2148 17 วันที่ผ่านมา

    My teacher thanks 😊🙏

  • @MuhyadinD
    @MuhyadinD 16 วันที่ผ่านมา

    Tusaale hard work ah wlhi ustaad warsame

  • @user-qm6wl9db2r
    @user-qm6wl9db2r 11 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks for your presentation I got more advantage your topic

  • @user-jl3ej9jl7o
    @user-jl3ej9jl7o 17 วันที่ผ่านมา

    M.a ustaad

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI12677 17 วันที่ผ่านมา +1

    One of my favourite youtuber warsame bade

  • @abdirahmanbosska
    @abdirahmanbosska 17 วันที่ผ่านมา

    Thanks utaad

  • @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
    @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 13 วันที่ผ่านมา +2

    isbuucaan waa is buucii Aan shaqadaydii fasaxay si aan u bilaabo ganacsi Aan u madax banaanahay Alx

  • @ZakiMoha-ub7xx
    @ZakiMoha-ub7xx 17 วันที่ผ่านมา

    keep going

  • @abdirisakgagaa7957
    @abdirisakgagaa7957 13 วันที่ผ่านมา

    Thanks 🙏 waxaan Ka helnaa dhiragalin

  • @Dasiboy-tw6xy
    @Dasiboy-tw6xy 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hore usoco

  • @user-eu2vq8sx5b
    @user-eu2vq8sx5b 17 วันที่ผ่านมา +3

    Fikrad ayaan hayaa aad muhiim u ah, waxaase iga hor taagan arimo waxbarasho, insha,allah waxan rajeynayaa in aan horay u galo kolka ay ii dhamaato arintaan Alle ha ugu guuleeyo.

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 12 วันที่ผ่านมา

    Guul

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 16 วันที่ผ่านมา +2

    aniga igu dhacday arintaas tiro kabadan 4 jeer ilaa haddana wey iheysataa walahi
    masha Allaah wall mahadsanid

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo 14 วันที่ผ่านมา

      🙌🏽🔥

  • @MahamedYaxye
    @MahamedYaxye 12 วันที่ผ่านมา +1

    Warsamaw walaal magacacyigu waamaxamd see an ufurankaraa TH-cam anoojooga soomaaliland

  • @Alparshia
    @Alparshia 17 วันที่ผ่านมา +2

    Macalin discount yara same wxan ahay ardey wali dhigta school 👍

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 14 วันที่ผ่านมา

    Komin soon 150k 👁🥰

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 วันที่ผ่านมา

    Wright

  • @queencaato8382
    @queencaato8382 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ustad arinta siminarka kaso hadal mesha lagu qabanyo iyo wxa Laga hadlyo iyo qiimaha

  • @mohamudali2930
    @mohamudali2930 17 วันที่ผ่านมา

    Wale way jirta taa🤝

  • @Zir77i
    @Zir77i 16 วันที่ผ่านมา +1

    🙏🙏

  • @MajiidJama
    @MajiidJama 16 วันที่ผ่านมา

    2:09 legend

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 17 วันที่ผ่านมา

    👍

  • @AbdiHassan-nf3mm
    @AbdiHassan-nf3mm 17 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ustaad
    Waxaad faahfaahin fiican kasoo bixisaa sidaa payment getway aad u bixiso mahadsanid

  • @rocky4066
    @rocky4066 13 วันที่ผ่านมา

    WARSAME fadlan afsoomaali ku sheeg kelmadaha english ka .maadaama ay ka faaideysandoonaan dad badan oo aanan aqoon luqada english ka .mahadsanid

  • @Ehtizan-Editor3
    @Ehtizan-Editor3 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hey Warsame Bade, I just watched your video and I must say that it was really informative and well-made.
    I was wondering if I could help you edit your videos and repurpose your long videos into highly engaging shorts? I can also make high CTR thumbnails for your channel

    • @Hantiyeelo
      @Hantiyeelo 14 วันที่ผ่านมา

      Insha Allah only work how youre selling your skill 🤝

  • @Ocean24h
    @Ocean24h 16 วันที่ผ่านมา

    Wlhi aniga ayey igu dhacday fikrad aan ugu yaraan two years haayey oo aan ula aa fund ayaa qof kale bilaabay lkn xoogaa difference Aya a udhaxeeyo lkn kor ahaan waa fikradii aan heyey lkn shaqada kala duwan taasna cashar ayaan ka barty

  • @mentorhusseinghedi6001
    @mentorhusseinghedi6001 16 วันที่ผ่านมา

    Halkee lagagala soo xuriiri karaa?

  • @mohapro2
    @mohapro2 17 วันที่ผ่านมา +1

    first comment like ❤😂

  • @YukizaInaiman
    @YukizaInaiman 17 วันที่ผ่านมา

    Ustad creptocurrecy kaso hadal

  • @garadgarad5938
    @garadgarad5938 17 วันที่ผ่านมา +1

    Fikrad rabay insha allah wana ki dhaqayaya lkn magaca shirkada igu saida 🎉

    • @variiid
      @variiid 14 วันที่ผ่านมา

      Anaa kuu samayna magac

  • @yayawiz6488
    @yayawiz6488 16 วันที่ผ่านมา

    8:26 warsamow figradu mecno way tarta oo way ledahay hadad lacag uhaysid ama wixi ad kubilabi lahayd

  • @shaambalkacad9846
    @shaambalkacad9846 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaan bilaabi rabaa ganacsi isoo ducee. Zxpyal

  • @ubaxabshir651
    @ubaxabshir651 11 วันที่ผ่านมา

    Wanku jclhy illahay dartiis waxana tahy ustaad qiimoleh

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 16 วันที่ผ่านมา

    Aniga Ayay igu dhacdeyba

  • @youtober..
    @youtober.. 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb editing kaaga top waaye lkn ubadal iman gadzhi editing ❤

    • @warsamebade
      @warsamebade  15 วันที่ผ่านมา +2

      Hadaad Sameyn Kartid WhatsApp Nagala Soo Xidhiidh wa.link/t7ji7y

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 14 วันที่ผ่านมา

    What's kagaa iso qoor

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad waan kugu xirnahay waan jeclaan lahaa inaa barto qaar kamida xirfadaha ku jira faca cusub
    Lkn dhalanyaro hadaa nahay ma awoodno bixinta 100 ama 50 Hal mara
    Xal noo keen ustaadi❤🎉

    • @warsamebade
      @warsamebade  17 วันที่ผ่านมา +8

      Zaliim Teamka la xidhiidh inta aad awooda ayaa lagaa qaadayaa

  • @MawliidOsman-gi1cb
    @MawliidOsman-gi1cb 16 วันที่ผ่านมา

    Sxb lambarkaga iisheeg

  • @MohanettOmar
    @MohanettOmar 11 วันที่ผ่านมา +1

    Buuga the unfair advantage af somali ma noga soo dhigi kartaa ...
    Waxan joga dhulkena somaliya si aan u kashado af somaali u badal bugaas

  • @mohahas1540
    @mohahas1540 17 วันที่ผ่านมา +1

    een adoo mahadsan walaal seminarka muqaal maka soo duubte inaan yara dawadaan jeclaan lahaa wayo ma arag faidona waa ka heli lahaa waxaa mesha ku kle faidesateen wayo madamana isla jogin adoo mahadsan

  • @SaxnuuniYare
    @SaxnuuniYare 17 วันที่ผ่านมา

    ciida wali malagu jiraa mise wee dhamaatay

  • @nuurzekingo
    @nuurzekingo 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan kufikira halmar in Aan sameyo fight jet

    • @sumeyamohamud319
      @sumeyamohamud319 14 วันที่ผ่านมา

      Walal wax achievable ah kufikir hadaf aad kugaartid tas goaanso. Allaha kuu fududeyo

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 17 วันที่ผ่านมา +3

    10 sano ayaa kaso weregtay
    Markiii an kafekeray
    Onlinebisnuss

  • @saadiahaji
    @saadiahaji 14 วันที่ผ่านมา

    Rejection is redirection ❤

  • @sarahessentials
    @sarahessentials 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waxn bilaby bil ka hor amazon kdp Alxmdulih sales kii ugu horeeyay wan sameeyay dadaal kadib

    • @queenliza596
      @queenliza596 17 วันที่ผ่านมา

      Intee ku ibisay abayo

    • @baahiyeFM
      @baahiyeFM 17 วันที่ผ่านมา

      Amazon ama digistore24 ​@@queenliza596

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 15 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂​@@queenliza596

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb 10 วันที่ผ่านมา

    Anigoon dhameeysanin ayaan dhahay prank ayey u egtahay weeyba aheyd.

  • @SalimMohamed-n2q
    @SalimMohamed-n2q 12 วันที่ผ่านมา

    Niyow Haal shiilin hata lamahaya maxaad sheekhtay😂😂😂

  • @ramadanofficial4049
    @ramadanofficial4049 17 วันที่ผ่านมา +2

    fikrada yaan lagaa hor bilaabin aa dad badan baaba fikradii la wadaagtay luqa maxa igu soo dhigi weysay kaligay lkn somali sharci ma lahan fikradu markay ku kala kacdo ama mesha kiraysataa lagaa burinaa ama 100 qof baa copy ka samaynaysa ganacsigina saasuu ku burburay 😢

    • @maowali6725
      @maowali6725 17 วันที่ผ่านมา +2

      You can't reach far with this ideology what matters is what you do that business idea

    • @khalafgeesi-lo6mf
      @khalafgeesi-lo6mf 17 วันที่ผ่านมา +3

      😂😂😂 xasid waynaday ba tahay adigo kale hadad wax hesho cid kale waxba oga faa’iideyn maysid 😂 markad wax badan dadka ku celiso ama sadaqaysato ayaa allah wax kasi badan ku siinaya taas. Ogsonow

    • @ramadanofficial4049
      @ramadanofficial4049 17 วันที่ผ่านมา

      @@khalafgeesi-lo6mf fikrada bal adi wax ku qabso waa lagu sheegee legenow

    • @abdullahiabdinasir6943
      @abdullahiabdinasir6943 16 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 wll dadka uu lawadaagayo wxy joogaan qaarado kala duwan,wadamo kala duwan iyo magaaloyin kala duwan.
      Kasamee halka ad joogto.

  • @yuusufm.yuusuf5090
    @yuusufm.yuusuf5090 13 วันที่ผ่านมา

    Ali abdal qaab videos ka uu usameeyo naqshadeeda iyo nitch uu ka hadlo ayaad keentay.

  • @zuldaan
    @zuldaan 16 วันที่ผ่านมา

    Wax walba WA inaad wax bixisaa marka 0 wax la dhaho ma jiro

  • @Ehtizan-Editor4
    @Ehtizan-Editor4 13 วันที่ผ่านมา

    Hey Warsame Bade, I just watched your video and I must say that it was really informative and well-made.
    I was wondering if I could help you edit your videos and repurpose your long videos into highly engaging shorts? I can also make high CTR thumbnails for your channel