Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มิ.ย. 2024
  • Casharkaan qeybtiisa koowaad waxaan ku baran soonaa qaabka loo furto Binance si aad u iibsatid CryptoCurrency iyo sida loogu xiro Preimer Bank.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 181

  • @abdourahmanosmanali7421
    @abdourahmanosmanali7421 หลายเดือนก่อน +1

    Yes, Sir Sola....Shukran Allaah hagu barakeeyo, Rabbi hagaa farxiyo

  • @yaxyecali1623
    @yaxyecali1623 หลายเดือนก่อน

    Aad yaa u mahad san thy raxmaanku haku barakeeyo macalin

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much macalin cabdinasir ismacil greating you from.hawssa Ethiopia 👋

  • @cumayrhassan8952
    @cumayrhassan8952 27 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you Prof sola we can't wait next lesson

  • @salimkhadar4203
    @salimkhadar4203 หลายเดือนก่อน

    Markasta wan ku Duceeya Macalin
    Waligayna wan kugu xidhnaa
    ILAAHAY HAKA ABAAL MARIYO #Best_Honest_Teacher

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 หลายเดือนก่อน

    Thanks Macallin Prof Sola.

  • @ahmedmohamedmadar8798
    @ahmedmohamedmadar8798 29 วันที่ผ่านมา

    Macalin c/naasir waan ku salamayaa, fadlan part 2 la soo dhakhso adiga oo mahadsan Macalin ❤

  • @AhmedHussein-yt5wt
    @AhmedHussein-yt5wt หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll..allena haku barakeeyo

  • @mowliidsomaliamowliid4932
    @mowliidsomaliamowliid4932 หลายเดือนก่อน

    Waa sababta aan ku tagero
    Macalin sola sharf iyo khayr
    Kunolow 💕🎉

  • @abdiaziizak2233
    @abdiaziizak2233 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you ustaad abdinasir

  • @FarxaanDiraac-g7q
    @FarxaanDiraac-g7q 22 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Teacher Sola Thank You For Your Hospitality My Allah Bless You

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 25 วันที่ผ่านมา

    Ustaad sharaf baa leethy wlhi parti two noo soo daaah adoo mahadsan❤

  • @fahadjr5400
    @fahadjr5400 หลายเดือนก่อน

    Thnkz ustaad in bdn ayaan raadinaaye wllhi mahadsanid 💯

  • @adnanhashi2523
    @adnanhashi2523 7 วันที่ผ่านมา

    Biliriant teacher
    Aad aad bd mahadsantahay

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe หลายเดือนก่อน

    Thanks no so badi cashiradan cml

  • @eleven2084
    @eleven2084 26 วันที่ผ่านมา

    we can't wait teacher plz part. Two🙏🏿

  • @bashiirabdiwerar8549
    @bashiirabdiwerar8549 หลายเดือนก่อน

    Alleh kheyr ha ku siiyo

  • @kaafiaj154
    @kaafiaj154 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad waxan ka fa iday waxbadan 👏

  • @abdihajimayowsulaiman6268
    @abdihajimayowsulaiman6268 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad sola

  • @Mowlid-qorshe
    @Mowlid-qorshe 26 วันที่ผ่านมา +1

    Part 2 Ayaan sugeynaa Ustaad adoo mahadsan ina caawi 🙏💯🙏

  • @khadraali1706
    @khadraali1706 22 วันที่ผ่านมา

    Asc Abdinasir soo geli qaybtii labaad. Thank you

  • @NafisoBashi-zn5se
    @NafisoBashi-zn5se 29 วันที่ผ่านมา +1

    Part 2 ustaad ado mahadsan inshallah

  • @abdifitahtoronto4443
    @abdifitahtoronto4443 24 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad Allaha misanka xasanaadka kugu daro

  • @ehel000
    @ehel000 20 วันที่ผ่านมา

    Ustaad part2 meeday soo dedeji waa kuu taaganahay oo dee bank ayaanu rabnaa inaanu ku xirnee 👏👏👏👏

  • @user-dq8jz4nv7q
    @user-dq8jz4nv7q วันที่ผ่านมา

    mahadsanid teacher

  • @khalidqaran-bille3653
    @khalidqaran-bille3653 26 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Ustaad

  • @MohamedYakub-rb2sj
    @MohamedYakub-rb2sj หลายเดือนก่อน

    walaal jiro guuleyso

  • @keyseabdisheikh8541
    @keyseabdisheikh8541 29 วันที่ผ่านมา

    Shukran ustaad

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamoudsulaimantimocade3334
    @mohamoudsulaimantimocade3334 26 วันที่ผ่านมา

    Muqaalka si fiican looma arko usdaad

  • @mr.abdifitahmayowhajihassa9419
    @mr.abdifitahmayowhajihassa9419 6 วันที่ผ่านมา

    brilliant session Prof

  • @DaadirSaafi-dp3sc
    @DaadirSaafi-dp3sc หลายเดือนก่อน

    Many thanks ustaad

  • @shiikhmustafa8139
    @shiikhmustafa8139 4 วันที่ผ่านมา

    Thanks ustaad

  • @jaamacsiciid4794
    @jaamacsiciid4794 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid inbadan

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustad

  • @dhumaygalaydh6644
    @dhumaygalaydh6644 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad ❤

  • @sharmaarkeamirsamatar9403
    @sharmaarkeamirsamatar9403 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad baad u mahadsanthay

  • @MamuleZaki2024
    @MamuleZaki2024 หลายเดือนก่อน +1

    thanks Ustad sola

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 หลายเดือนก่อน

    Good macalimuu

  • @BillaaweTv
    @BillaaweTv 28 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid bare sare

  • @user-mv6pj7jl6k
    @user-mv6pj7jl6k 13 วันที่ผ่านมา

    Macalin sola thanks bro parti2 please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 lasoo dhakhso

  • @NOf_x_x
    @NOf_x_x หลายเดือนก่อน

    I can’t wait next part

  • @maxamedjeylaani6503
    @maxamedjeylaani6503 หลายเดือนก่อน

    Thank u ustd solo

  • @AliHassanDoyow
    @AliHassanDoyow 28 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks macalin waan dhameyey waana verified

  • @cryptoSniper-cy8tj
    @cryptoSniper-cy8tj 16 วันที่ผ่านมา

    Part 2 Ayaan sugeynaa Ustaad adoo mahadsan

  • @user-lg4ck7zb3u
    @user-lg4ck7zb3u หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hakaa awaal mariyo macalm thanks

  • @Abdullahi.osman.
    @Abdullahi.osman. หลายเดือนก่อน +1

    Wah wixi maanta dhan Sugaayay Aaway premier bank Sida loogu xiro kaaga fadhinaa dee

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    thanks macalimuu aad io aad umhdsnthy

  • @cryptoSniper-cy8tj
    @cryptoSniper-cy8tj 16 วันที่ผ่านมา

    Part 2 Ayaan sugeynaa Ustaad adoo mahadsan
    Part 2 Ayaan sugeynaa Ustaad adoo mahadsan

  • @Abdirizak777
    @Abdirizak777 28 วันที่ผ่านมา

    next sida laysugu xiro ustad🙏

  • @funy194
    @funy194 หลายเดือนก่อน

    Thnks

  • @cryptoSniper-cy8tj
    @cryptoSniper-cy8tj 16 วันที่ผ่านมา

    Part 2 Ayaan sugeynaa Ustaad adoo mahadsanPart 2 Ayaan sugeynaa Ustaad adoo mahadsanPart 2 Ayaan sugeynaa Ustaad

  • @somalifunny_1
    @somalifunny_1 29 วันที่ผ่านมา

    Ustaad part two Nala soogaar

  • @ymmmu7734
    @ymmmu7734 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin waxaan ka codsanayaa sidaa leskaga iibiyo noso raaci macalin

  • @feysalahmed4225
    @feysalahmed4225 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @EngZiyo
    @EngZiyo หลายเดือนก่อน

    Macalin thank you for your info🙏

  • @manalbeeldaaje2667
    @manalbeeldaaje2667 หลายเดือนก่อน

    Tnx you 🇬🇧

  • @hassannur7269
    @hassannur7269 หลายเดือนก่อน +4

    Waad mahadsantahay sida loo iibsado iyo sida loo iibiyana noo soo dhig macalin.

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 12 วันที่ผ่านมา

    Thanks ustad

  • @kaltunali1183
    @kaltunali1183 4 วันที่ผ่านมา

    Ugu horeyn mahadsanid ustad waxan rabaa inan ku weydiiyo number ayan ku xidhay marka siden uga saari karaa iga caawi
    Thank you again

  • @faisalhusseinibrahim495
    @faisalhusseinibrahim495 27 วันที่ผ่านมา +1

    Prof aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay google authinticatorka aad ayaan ugu baahnaa, sida fudud aad u sharaxdayna walaahi waan la dhacay hadana anoo tilmaamahaaga raacaya ayaan ku xirtey mahadsanid meel walba aad joogtana nabad iyo nolol heer sare ah ku noolow.

    • @nimanmohamud2573
      @nimanmohamud2573 21 วันที่ผ่านมา

      lakiin taleefan ha ku xidhin muxuu ka wadaa

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 27 วันที่ผ่านมา +2

    Aniga intaan muqdisho intaad ka imaaneeyso waa kusugi karaa lee waayo ma fahmi karo adilee iisameeynaayo inshaa allaah

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 16 วันที่ผ่านมา

      Wuu fudud yahay anigaba Aniga oo aan qof I tusin sameystay waxaad raacdaa tilmaamaha

  • @nuurow85
    @nuurow85 12 วันที่ผ่านมา

    thanks ustaad part2 awey?

  • @Mowlid-qorshe
    @Mowlid-qorshe หลายเดือนก่อน

    Waad Mahdsand tahy ustaad 🙏🙏🙏 wax weyn ayaan kaa faa’iiday waayo aniga waan sameestay lkn Authenticator maanan fahan saneen lkn hadda waan ku xirtay ustaad thnks

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 24 วันที่ผ่านมา

    Ustaad qaybtii kale soo geli.. fadlan waa ku sugaynaa

  • @AhmedAky
    @AhmedAky 10 วันที่ผ่านมา

    Ustaad part 2❤

  • @gttty708
    @gttty708 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @AbdullahiSabaaliye
    @AbdullahiSabaaliye 29 วันที่ผ่านมา

    Maan sha allah mahad sanid ustaad

  • @geedadayg7139
    @geedadayg7139 19 วันที่ผ่านมา

    Qaybta 2aad soo dhig ustaad

  • @Chuunde
    @Chuunde 29 วันที่ผ่านมา

    Ustad thankz sida lacag loo soo iibsado coinka iyo sida la iskaga iiibiyo noo soo duub

  • @apdifattahtaparak7309
    @apdifattahtaparak7309 หลายเดือนก่อน

    Macalin waan kula socdaa

  • @fahadjr5400
    @fahadjr5400 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad wali part 2 waa sugeeyna ee aawy

  • @waadax.Sports
    @waadax.Sports 29 วันที่ผ่านมา

    Sxb Sxb Barnamijkaa Noo soo badi Alaabta Kaa socon insha allah

  • @SeyidMaxamed
    @SeyidMaxamed 19 วันที่ผ่านมา

    Awoowe Soogeli Casharka Labaad

  • @caalimowmoallim2907
    @caalimowmoallim2907 หลายเดือนก่อน

    Maclin Abdinasir 🎉
    Next markaa noo dhameyso casharkan nooga xiji STOCK MARKET SIDA SOMALIA LOOGU ISTICMAALI KARO I.A

  • @Ali-sb9oo
    @Ali-sb9oo 23 วันที่ผ่านมา

    So badi sida card looga xero

  • @umufadumo-us9ws
    @umufadumo-us9ws 28 วันที่ผ่านมา

    Soo sameey inta dhiman

  • @ahmedzaakar2142
    @ahmedzaakar2142 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you sxp hadii aan mobil ku sameynayo scan miyuu iiga bahanaya

  • @MAHIR8087
    @MAHIR8087 21 วันที่ผ่านมา

    Part 2 Ustad Sola

  • @SUHAYBCABDI02
    @SUHAYBCABDI02 3 วันที่ผ่านมา

    Ustaad part two meeday

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji หลายเดือนก่อน

    Thank you ustaad abdinasir solo. Binance Visa card qabka lodan ban karo video inooga so samee shukran

  • @sumayamohamed3912
    @sumayamohamed3912 21 วันที่ผ่านมา

    Ustaad part 2

  • @fahadjr5400
    @fahadjr5400 หลายเดือนก่อน

    Part 2 nosoo dadji plz

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 หลายเดือนก่อน

    Mahasanid

  • @sahanofficial1589
    @sahanofficial1589 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waxad kusodartaa nidaamka loo trade gareyyo ado Raali ah

  • @geedimalable8794
    @geedimalable8794 16 วันที่ผ่านมา

    Binance ga dhibta nagu haysataaba waa sidaan lacagta ugala bixi lahayn withdraw please soo dadaji part 2 in sha alah

  • @KhayrDoon1
    @KhayrDoon1 14 วันที่ผ่านมา

    Macalin soo dhig soda lii iibsado coins iyado la istcicimalayo premier bank

  • @mohamedmohamedibrahiim14-kn5xe
    @mohamedmohamedibrahiim14-kn5xe หลายเดือนก่อน

    Ustaad Mahad sanid inbadan ❤🎉

  • @OmarAhmed-vl4cm
    @OmarAhmed-vl4cm 20 วันที่ผ่านมา

    Ustad Solo casharkan noo so dhamaystir primer wellt ka soo haldal wn ku sugeyna

  • @thethechinfo
    @thethechinfo 28 วันที่ผ่านมา

    Aad ayaad u mahadasatay waxa aan kaa kugaynaa part2

  • @avvahmedalitifowchannel3368
    @avvahmedalitifowchannel3368 21 วันที่ผ่านมา

    Sola adigoo mahadsan muuqaalkii xigay aaway oo qaabka laysugu xiro ,wili kaama hayno

  • @nasirfxTrader
    @nasirfxTrader 6 วันที่ผ่านมา

    Ustaad qeybti labaad

  • @mahado.mandeeq
    @mahado.mandeeq วันที่ผ่านมา

    Part 2 plz

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii5089 3 วันที่ผ่านมา

    Please ustd part two no so fasax

  • @Abdirahman18880
    @Abdirahman18880 หลายเดือนก่อน +1

    Premier Bank withdrawal masameyaan ustaad mise kaibsasho kaliya weeye

  • @AbdullahiAhmedNur
    @AbdullahiAhmedNur หลายเดือนก่อน

    Ustaad, P2 noo sodedeji adoo mahadsan. how to do deposit and withdrawal within premeir bank

  • @maaxiyowmaahiyow9908
    @maaxiyowmaahiyow9908 26 วันที่ผ่านมา

    Ustaad hal passport iyo hal magac dhowr account oo binance ah ma lagu sameysan karaa

  • @sacadcali2983
    @sacadcali2983 วันที่ผ่านมา

    Macali wali waanu ku su gaynaa

  • @thefannycats204
    @thefannycats204 29 วันที่ผ่านมา

    Part 2 ayaanu kaa sugaynaa

  • @qosoliyoqaraaxo417
    @qosoliyoqaraaxo417 หลายเดือนก่อน

    waxaad kasoo hadasha qabka ku heli lahaa dropshipping payments aniga somali jooga