Suuradii Looyaqano Dambiishii Faqiirada Oo Arzaqda Sidii Roobka Kuugu Soo Da eyso Culeska Kaqadeyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 78

  • @Kaafiya.3660
    @Kaafiya.3660 9 หลายเดือนก่อน +8

    Lkin sheikh dariiqo aad idheer ayaad somartay soo fududee wixi faido ah insha alh si aan kaga faidno sheikh cilmiga alle kubaray alle Haku xiftiye

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 9 หลายเดือนก่อน +7

    سورة البلد
    ماشاء الله جزاك الله خير شيخنا

  • @aishaahmed5602
    @aishaahmed5602 9 หลายเดือนก่อน +10

    اللهم ارزقني زوج صالح باربي

  • @Jannodoon1212
    @Jannodoon1212 9 หลายเดือนก่อน +6

    Mnsha allh sheekh allah haku barakeyo wax ad u khayr badan ayad nosheegtay ,aad na logu baahna dad badanna ay mooganayeen ,Miisaanka xasanaadka alle hakugu daro ,anagana allah hanagu anfaco quraanka karimka ah,aamiin ya rabbi

  • @Kaafiya.3660
    @Kaafiya.3660 9 หลายเดือนก่อน +4

    Mnsha alh adoon sheegiiiin Ayaan fahmay marka tiri surada 90 mnsha alh allow ada no fududeeyay xiftinta quraanka alxmdulilah alxmdulilah alxmdulilah alxmdulilah

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 9 หลายเดือนก่อน +9

    Surah Al-Balad ama laa uqsum bihaadal ballad.

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w 9 หลายเดือนก่อน +12

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ألله أكبر ماشا ء الله

  • @MohamedAliClay-gk4cd
    @MohamedAliClay-gk4cd 16 วันที่ผ่านมา

    Cheikh rimi allah haku hafido wa ii bartay quranki Merci mon cher cheikh je suis une maman très heureuse envers Allah et ma chère famille

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 9 หลายเดือนก่อน +29

    اللهم ارزقني زوج صالح

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 9 หลายเดือนก่อน +3

    Jzk Allah khayr shekh

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w 9 หลายเดือนก่อน +2

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله و جزاك الله خيرا يا شيخ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah

  • @HothoEsse-cg9pb
    @HothoEsse-cg9pb 9 หลายเดือนก่อน +3

    Manshallah sheekh

  • @hodanabdi1015
    @hodanabdi1015 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allah sheekh riimi xafiisba samaysatay allah ku barakeeyo

  • @nasiimchannel5247
    @nasiimchannel5247 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mnsha allh shiikhow illhey haku barkeyo

  • @maryammohamad6196
    @maryammohamad6196 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeq jasaklaah khery ✅🌸🌸🌸🌸🌸❤️❤️❤️

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 9 หลายเดือนก่อน +2

    Jazaaakuma Allaah kheyr

  • @user-xp9tk2zz3k
    @user-xp9tk2zz3k 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha,allah sheq illahay haku barakeyo😊

  • @ismaciilabduqaadirmaxamed8645
    @ismaciilabduqaadirmaxamed8645 9 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله

  • @Deeq-pd4cc
    @Deeq-pd4cc 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh ale hakubarakeeyee suuratu kawsar kasoosheekee

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 9 หลายเดือนก่อน +5

    🥺🥺 ... ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @hoodoosmaan6110
      @hoodoosmaan6110 9 หลายเดือนก่อน +1

      wll alle cafimad degdega haku siyo wll ha quusan ilhi ku abuuray kama tegin waa imtixaan ducayso alle usujuud u digri Astaqfarta badi khidmo badan samee alle halkad u jilicsan tahy alle ubandhig wll f😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Mariaabdul-cc3vx
      @Mariaabdul-cc3vx 9 หลายเดือนก่อน

      Intaad aad message ka so qorasid mad ilahy baridid biniadam ha baryin wll ilahy bari مالك ملوك bad haysatye isaga bari

  • @amiishluuza6403
    @amiishluuza6403 9 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah sheq jisakalaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedClaahi-hn6du
    @MaxamedClaahi-hn6du 7 หลายเดือนก่อน

    Jasaakallaah maafacaltu minal kheyr .

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 9 หลายเดือนก่อน +7

    Sheekhow daliilkee uhaysaa? quraanka dhan Waa khyr iyo barako lkn wakhti gaara qaab gaara iyo saas ayey wax ku taraysaa miyeysan ahayn danbi waayo quraanka iyo sunada kuma anaan maqal hadaa haysana nala wadaag. JazaakaAllahu khyran

    • @sahraahmed2916
      @sahraahmed2916 9 หลายเดือนก่อน +2

      Aslm walal walahi aniga sidado kale ogu wareray wadadadaan wayo anaga Muslim ayaan nahay quraanka iyo sunada nabiga scswlm waxan aheen ma.yeelno ila.hadana kuma arag ayad ama.xadis dhahayo sidaa quraanka wa shifaa kuligiis lakin sidaan dinta ayey dad iska ducafa ah shaki ka.galinee

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 9 หลายเดือนก่อน

      @@sahraahmed2916
      Wcswrwb walaashey xaqiiq dadkii oo awalba shaydaan ku lamaansanaa aqoon badana jirin ayey halis ku tahay aniga xataa kuwa carab ah ayaa arkaa oo dhaha sidaan u aqkhri intaas ka akhri runtii ma qaato badanaa xaqa Allaha nagu nooleeyo oo hanagu dilo

    • @CabdirixmaanmaxamedCabdi
      @CabdirixmaanmaxamedCabdi 8 หลายเดือนก่อน +1

      Qur aanku waa karaamka alle waxad u niyaysatana alle waa u kugu siin alllow digrigaga iyo xuskaga carabkayaga ku adkee

  • @user-xx1hc5tj7l
    @user-xx1hc5tj7l 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allah❤

  • @Bulshaawiofficial12
    @Bulshaawiofficial12 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsan tahay shekhow

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk 9 หลายเดือนก่อน +2

    alaahu akbar ❤️ 💕

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 9 หลายเดือนก่อน

    Ma sha sha Allah Jazaakallah qer

  • @user-vu2lw7ze7k
    @user-vu2lw7ze7k 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah shiikh allah ku barakeeyo

  • @fardowsomohamed6132
    @fardowsomohamed6132 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs sheekh

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asc.shiiq.wankusugaynaa.dulmane.ayaan.ahay.

  • @luulmaxamuud6192
    @luulmaxamuud6192 9 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah xas xalala nagu arsaqo

  • @farax6361
    @farax6361 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh quraanka oo dhan ayaa barako ah akhrintiisu iyadoo jiraan suurado aad loo ta kiidiyo sida idaa waaaica iyo albaqra hadanan qaldanayn hada waxan dhagaystay suuratu balad tafsiirkeeda kumana maqal arinta aad sheegaso in ay fasiraso balse daliil la imow

    • @Beingme541
      @Beingme541 9 หลายเดือนก่อน

      Ida waqaca dalil ma uhesa

  • @user-zj3hd5rj2h
    @user-zj3hd5rj2h 9 หลายเดือนก่อน

    Allah hakubarakeego sheekh

  • @zainebeetamamin9573
    @zainebeetamamin9573 9 หลายเดือนก่อน

    Shiikh allaha ku barakeeyo waxan ku riyooday ayadoo gabar ay idhahayso ninkaan quraan ha kusaaro ana an diidayo

  • @jamilaabdullahi3467
    @jamilaabdullahi3467 9 หลายเดือนก่อน

    Ma Allah

  • @sahroxasan9647
    @sahroxasan9647 9 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah alhakubarakeey

  • @CabdulaahiCismaanbare
    @CabdulaahiCismaanbare 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 9 หลายเดือนก่อน +2

    Salla llaahu caleyhi wasallam

  • @idrissalat85
    @idrissalat85 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh riimi m.a aad baan kuu salaamaya

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan 9 หลายเดือนก่อน

    Alow ku xafid shikhana ❤ ale hku brkeyo risiqa igu adag isoduceya wllhey

  • @luisfangal1437
    @luisfangal1437 9 หลายเดือนก่อน +1

    Anigaa ka mida ah sheekh riimi

  • @dahaboibrahimmohamed6377
    @dahaboibrahimmohamed6377 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh rimi

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh kheyr illaahey haku siiyo adigoo raliya clipkan kiinka ayan kugu soo direy inad riyo ii soo fasirto clipkan maan arkayn ee hada ayan arkey clipkan Marka riyada iiga soo jawaab sheekh

  • @saara919
    @saara919 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheek waxan kuriyooday 3 qof oo familka kamid ah anigoo magacyadooda kudhawaaqayo midkamid ah magaciisa markaan kudhawaaqay xanuun daran ayaa kadareemayay jirkeyga

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @saynabahmed5736
    @saynabahmed5736 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shekhaw iso duce in ilahay awlad isiyo saygayga o duruf nakala fogaysayna alh naga dulqado

  • @ashaharis3218
    @ashaharis3218 9 หลายเดือนก่อน +3

    Shekhow salaan diraan bacdal salaan tariiikhada islaamkana ku xiriirsi abow

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Allaha kheyr kusiiyee video yada wax yar noosoo gaa gaabi

  • @mama2210_
    @mama2210_ 9 หลายเดือนก่อน

    Walaalow warka badan joojin ee noosheeg quraanka hanagu gumaysanina dadka ilaahay wax baray

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w 9 หลายเดือนก่อน +1

    Suuratul balad

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 9 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 9 หลายเดือนก่อน

    Sheikh juys CAM odan qof kiakhristo sikumid miaya
    Khriallh kusiyo

  • @xamdiodowa3578
    @xamdiodowa3578 9 หลายเดือนก่อน +2

    Shiiqa mahad sanid

  • @user-np6by3eo8v
    @user-np6by3eo8v 9 หลายเดือนก่อน

    سوة البلد

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 9 หลายเดือนก่อน +1

    Muzamil aan u maleenaayay.

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhaw anigu lacag ma haysto hadan haysto wan iska bixin laha khidmada yar ee riyada lagu fasirayo sorry

  • @user-op6jo1ue1e
    @user-op6jo1ue1e 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shekhow wxaan kuriyoday ainga iyo dad kle oo xajka jogno maxey noqonee blease ii fasir shekhow🥺🥺

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 9 หลายเดือนก่อน

      Wall horuu uga hadlay
      Xajka inlagu riyodo waxay calamad utahay in allah ducadadi aqbalay masha allah❤

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 9 หลายเดือนก่อน +1

    Riyo fasirkane lacag maaalaga dhigay cajiib

  • @user-bl7nr4rw4f
    @user-bl7nr4rw4f 9 หลายเดือนก่อน

    Bihaadal ballad

  • @user-vu2lw7ze7k
    @user-vu2lw7ze7k 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤