Aqri Suuradan Maalinti 3 Jer Sidii Kaninka Ama Shoronada Wax Sanado Kuweysay Ayaad Ku Heleysa Malmo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ค. 2022
  • #sheekh riimi#channel #waxad Ka Heleysaa #waxkasta #ubahato

ความคิดเห็น • 205

  • @umuabyan4562
    @umuabyan4562 2 ปีที่แล้ว +44

    Iso duceya inuu illah I fududeyo barashada quranka

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilhey hku fddy hda rbto waku cawinkra waku bari kra wlh🥺🖤🥰

    • @farxiyocabdullexagaley6621
      @farxiyocabdullexagaley6621 2 ปีที่แล้ว +1

      Alhakufududeyo.qurankakafimka

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +2

      Dhamaanteenba walaal adiga iyo aniga iyo kulligeenba inta allah u fududeeyo qalbiga ugu dahaadho aakhirana uu u shafeeco qaado Quranku Allah SWT ha inaga yeelo

    • @caaishaxuseen8814
      @caaishaxuseen8814 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah waad barane

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j ปีที่แล้ว +1

      Ilahaay,hakuh,fududeyo,
      Kharankah,amiin

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 2 ปีที่แล้ว +9

    Maasha ALAAH Sheekh ILAAHAY ha ku Nuuro oo ha ku karameeyo oo ha ku Cizeeyo oo ha ku xafido oo ha ku barakeeyo ALLAAHUMA amiin amiin amiin

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว +25

    Hadii lagudhihi lahaa 100 dollar maalinki kushaqee, waad kudagdagi leheed shaqadaas. Waxaasi waa aduunyo oo waad katagi ee shaqo aaqiro oo kuanfaceysa kudadaal.
    Sidan samee maalin walba waa 20 daqiiqo ajir badana shaqeyso.
    Subxanallah 100 mar
    Alxamdulillah 100 mar
    Lailaaha ilallah 100 mar
    Allahu akbar 100 mar
    Laxawla walaa quwwata illaa billah 100 mar
    istiqfaarta 100 mar
    Saliga nabiga scw 100 mar
    Subxanallahi wabixamdihi 100 mar
    Subxanallahil cadhiim 100 mar
    intaas waa 900 boqol aktaada. Alle aktiisana waa 9,000
    Maalin walbo 9000 oo ajir hadaad shaqeysato xasanaadkaada ayaa aad ubadanaaya.
    Alle SWT wuxuu yiri digriga Alle ayaa wax walbo kaweyn.
    Hadaad aduunyo maalinti 100 dollar lagusiin lahaa waad kudadaali leheed xitaa waqtigaaga aadba kulumiside.
    Wax waalabilaabaa balse sidee ujoogteyneesaa digrigan?
    Book soqaado kadibna maalmaha kuqor maalintaad wada aqriso sax maalintaad aqrinina 1 dollar naftaada kuqasab iney bixiso ayadoo nadhar Alle eheen. Wxd arkeysaa inaad jogteyso inshallah. Allana talasaaro.

    • @anabm1955
      @anabm1955 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah Allah kubarakeeyo

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว +2

      @@anabm1955 kugdigeenba ukhti

    • @anabm1955
      @anabm1955 2 ปีที่แล้ว +1

      @@samirzain7212 Amiin walal

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 2 ปีที่แล้ว +2

      Jazakallah khyr huno

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 2 ปีที่แล้ว +2

      Shukran jazaakallahu kheir

  • @milgoaressaress7674
    @milgoaressaress7674 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah sheikh jazakumulahu kheyr aduun iyo akhiro inta xanunsan Alle hacafiyo amiin amiin

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +6

    *Cawa Waa Habeen Jimco*
    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *Ku Sallinta Inaa kuna Dadaaln*📿📿📿📿📿
    *اللَّهُـمّ صَــــــلٌ علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْكما صَــــــلٌيت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ اللهم بارك علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْ كما باركت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيد*
    *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ*
    *Insha allah Allah Drtis ☝️khyrka ixasuusi Aan ku xasusiisay Don't Forget jzkhyr 🎁*📿📿📿📿📿

  • @fatimaladan9779
    @fatimaladan9779 ปีที่แล้ว +1

    wlhi sheikha wa runtiisa hda kahor waxa jirtay arin culeys igu ahaa oo nolosheyda kamid ahaa suratu baqarah ma aqoonin balse kitabka wanka aqri kara inta awodeyda ah salad kasta kadib dhowr safxo ayan ka aqriyi jiray alxmdulillah alle aya amurteyda ii furfuray

  • @muniiraali9207
    @muniiraali9207 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc shiiq riimi ilaahey ha ku xifdiyo wlhi wxa badan ayaan ka faa.iideystay ilaahey qeyr ha ku siiyo ilaahey ka sakow adigaa tagero ku ahay

  • @muniiraali9207
    @muniiraali9207 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahey wxn ka bariyaa sii niyadada jaceshahay inuu ku yeelo inshaa alaah ilaahey ha ku xifdiyo

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharina sheekha Allah ha ku barakeyo amiina amiina yaa rabi

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallaah shiikh riimi illaahay hakaa abaal mariyo khayrkaa nala wadaagtid sadaqada kafanta wx yar baan ku darsaday qof dhalinyaro ah baan ahay ii soo ducee shiikhow muraad baan leeyahay insha allah

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khair sheikh qaali insha Allah

  • @sucaadsaalax218
    @sucaadsaalax218 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansh Alaah sheekh Alle Haku Barakeeyo waa runtaa

  • @hodancabdi6536
    @hodancabdi6536 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah mahadsanid Sheikh

  • @samsammohamed6300
    @samsammohamed6300 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow Kubarakee Shekhoow cimri dheer Cibaado SuuBan Kusii 🥰

  • @zahrakheyre1637
    @zahrakheyre1637 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha lah jazaklah kheyr Sheikh riimi

  • @neimofarah3828
    @neimofarah3828 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheik Ilahay darti iku so duce wilkay ku wa 8 jir xannsan damantin fataxada iku so mara inu Ilahay cafimaad sarica isiyo Hadi ay jirto surado Kaas u ah carurta hadalku ku xiran yahay inaad iso sheikto ban Ka codsanaya waad mahadsanthye Ilahay haku xafidu

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah ilahay haku xifdiyo sheykh

  • @ayanadam9073
    @ayanadam9073 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallah qeyr sheq

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh al habeen waxan ku riyoday riyada cawayaan samada kaso dhacayo fara badan ho aan wada dilay cawayaan an fahmi wayey nocey yihin waa mida hada shegtay MANSHA ALLAH ❤️
    Lakin suratul Baqara wan dhageysta ee maa aqrin aqaano

  • @nasiimchannel5247
    @nasiimchannel5247 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc shiikhow illhey haku barakeeyo waad I badashay wlhi qeyer badan illhey haku siiyo

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +1

      Wcs byo mxa darenty

    • @nasiimchannel5247
      @nasiimchannel5247 2 ปีที่แล้ว +3

      Abyo waxaan ahaa qof indho xiran oo salaad dhibto aadanka markaan maqlo heeso aan dhagaha gashan jiray caruurta waan dhibsan jiray xaajiga wajigisa wan dhibsan jiray hada alx

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nasiimchannel5247 abyo mcn anoo adankah idhibah waa xanuunsanah saladanh fadhiya ku tukadah oo istag makaroh wlh allaha nacaafiyo mxd smysay byo ood oga reysatay

  • @abdiladiifmohamud3272
    @abdiladiifmohamud3272 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sh jazakallahu khayran

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 ปีที่แล้ว

    Jizakumullah khayr sh

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabarakalah sh R

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 2 ปีที่แล้ว +1

    Maah Allaah Thank you,

  • @luulali1873
    @luulali1873 2 ปีที่แล้ว

    Wcs sheekh aamin ducadada Allaha noo wada aqbalo sheekh ducada aad kuso gasho oo qoral ah noso gali iyo fadligeda jzkl

  • @xabiibomaxamed1226
    @xabiibomaxamed1226 2 ปีที่แล้ว

    sheq janada illahay haku geeyo janadiisa isha alla ii soo duceey dar illha

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Aamiin ya Rabi Allha kuxfdo

  • @fatimajama7551
    @fatimajama7551 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh isoo ducee xanuunba idashaday mud dheer waxbarsho iyo wax waliba waa layga hore joogaye

  • @ayubbulshokaab5548
    @ayubbulshokaab5548 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazaakalaah kheyr

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xifdullah Thanks ❤️👍🙏❤️

  • @casoodcabdinoor6534
    @casoodcabdinoor6534 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaa alle ha nagu anfaco adigana ajar ha kaa siiyo

  • @cabdiraxmaan4877
    @cabdiraxmaan4877 2 ปีที่แล้ว +15

    سورة البقرة
    3 jeer maqrib, subax, duhur

    • @ubaxali2985
      @ubaxali2985 2 ปีที่แล้ว +1

      Subax duhur maqrib waaye

    • @mulkij961
      @mulkij961 2 ปีที่แล้ว

      Asc walal ma hal malinba la aqrinii 3 mar mase malinkastaa 3 mar miya waan garan wayey walal

    • @aminaabdow5682
      @aminaabdow5682 2 ปีที่แล้ว

      Walal surada halki marba in an dhameeyo miya

    • @bashiirnor6441
      @bashiirnor6441 2 ปีที่แล้ว

      Waa suuradee sxb

    • @bashiirnor6441
      @bashiirnor6441 2 ปีที่แล้ว

      Waa suuradee sxb

  • @xassanbile1338
    @xassanbile1338 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa alaah shikhunaa

  • @nimcodaganfaarah5577
    @nimcodaganfaarah5577 2 ปีที่แล้ว

    Jazzakallah sheekh

  • @mohaibraaofficial88
    @mohaibraaofficial88 2 ปีที่แล้ว +3

    Talo isii shiik
    1.cabsi xaga dadka hadal ama aragti
    2.kagaabsi xaga nadaafada ah
    3.guri joog badan oo bilaa camal ah
    4.xanaag badan oo bilaa xaajo ah
    5.kagaabsi xaga shaqada ah wahsi
    6.fikir badan oo bilaa camal ah
    7.bahida cunada oo igu yaratay
    8.wax badan ma aqrin karo quraan /madi
    9.hilmaam badan wax walbo
    10.fahmi yari xaga wax barashada ah
    11.caajis badan jir / shaqo
    12.waxaan hada qabo is dhaho oo aan kagaabiyo caajis tartiis
    13.xanuun xaga jirka murqaha maskaxda caloosha lugaha iyo jirko idil
    14.maskaxda oo culeys leega saaro fikir iyo buuq faro badan
    15.murqo xanuun badan
    16.murugo joogto ah oo aan wax aan gaarin ka murugoodo
    17.hurdo yari mar gaar ah
    18.cabsi badan oo aan waxa aan ka cabsanaa aan aqoon
    19.qarow badan oo lakulmo habeen kii
    20 . Riyo xun xun oo igu soo laab laabto
    Galmo faro badan dad dhintay anoo dhimanaa iyo wax yaabo badan
    Shiikh Allah ku xafido maxaa sameeyaa waa igu dheeraatay arin kaan

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 2 ปีที่แล้ว +3

      Wll talo aan ku siiyo suratul baqra joogte anigay saasi iso martay walhi alxd albaqra ayn xifdiyay maalinkasta akhrista iyo adkaar sabaax wal masaa adkaaru noom istiqfaar tasbiix saliga nabiga csw walhi hadad intaa samyso wad arki isbadalka kugu dhaca noloshaadi caadiga ahayd aya kuso noqonysa iyo farxad badan ayd dareemysa maalintaadas oodhana maalin qurux badan ayay ku noqonysa anigay xaaladani iso martay waanan dareemi kara walhi lkn dadaal salaadahana waqtigooda tuko

    • @istahilhassan3280
      @istahilhassan3280 2 ปีที่แล้ว +4

      Caafimaad Allah ha ku siiyo Wallal,
      1. Vitamin fiican raadso, 2. Cilaaj fiican raadso, 3. Afka haka qaadin ayatul kursi.

    • @kawsargure5707
      @kawsargure5707 ปีที่แล้ว

      Suuratal Albaqra dhegayso wllo hadii aad akhriyikarto akhri surat alfaatixa 7 jeer isku tuf habeen iyo maalinba adkaaraha subaxdii iyo habeenkii Ilaahay hakugu guuleeyo ladagaalan cadowga

  • @gorgortv2734
    @gorgortv2734 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuu barakeeya cilmigaaga chekh

  • @ubahali6003
    @ubahali6003 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheeq allaah haku barageyo cilmigaga allaah haku barageyo cafimadgaga allaah haku barageyo caruuta xasgaga allaah haku barageyo amiin amiin amiin yarabi

  • @xassanbile1338
    @xassanbile1338 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allaah shikhunaa

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah tabaaraka laah

  • @safiyosharif5202
    @safiyosharif5202 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq jazaakallaah allah haku barakeeyo aduun iyo Aakhiro

  • @raagemohamed6042
    @raagemohamed6042 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh riimi adiga magaalada aad joogto magaceeda noo sheeg iyo wadanka aad joogto magaciisa adiga oo raali ah

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 ปีที่แล้ว

    Masha allah alow kuxafid yaah sheyq

  • @hamsamohamedomar5557
    @hamsamohamedomar5557 ปีที่แล้ว

    Mansha allah barakaal sheikh

  • @idilayruushidilayruush4916
    @idilayruushidilayruush4916 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hakaa abaalmariyo aduun iyo aakhiroba

  • @anfaccawil9689
    @anfaccawil9689 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Allah ya Barak

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo syeikh

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin allahumma Amiim aamiin ya Rabi ya Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @kiishkasodaal-gm6po
    @kiishkasodaal-gm6po ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabarakalaah

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @raliyoabukar6066
    @raliyoabukar6066 2 ปีที่แล้ว

    Jizaakumulaah qeer

  • @wilasadik3292
    @wilasadik3292 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha ku Xifdiyo

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j ปีที่แล้ว +1

    Shekh,rimih,waa,dhertahay
    Suradah,bakharah,
    Markah,hadan,akhariyoh
    Anih,intih,awedeydah,ah
    Maxad,kakhabah,oo,anigah
    Mahestih,wakhtih,dheer,oon
    Kudhameyeh,suradah,
    Markah,hadan,khariyo,sidah
    Duhirkih,1jus
    Carakinah,1,jus
    Makhribkinah,1jus
    Cishihinah,1,jus,
    Maficnah,Sidas,shikh
    Rimih,intas,oo,ah,awedeydah,ah,inaan,akhariyo,sow,
    Maficnah,shekh,rimih
    Markah,ilahaay,hanagah
    Dhigoh,kuwih,xafdiyoh,
    Khorankah,ilahaay,amiin

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @aynabaalisahal5044
    @aynabaalisahal5044 ปีที่แล้ว

    Mashallaah qalbiga u. Rooney

  • @ayaanaxmad8526
    @ayaanaxmad8526 ปีที่แล้ว

    Jazaa kumulaah sheekh

  • @cqaadiribrahim9405
    @cqaadiribrahim9405 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @hibonuura2500
    @hibonuura2500 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah

  • @sahraabdulaahi8339
    @sahraabdulaahi8339 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu sheekh

  • @hawohussein5156
    @hawohussein5156 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh alle haku barakeeyo suurada ayadoo dhan ma aqrinayàa sheikh

    • @khdarfuture
      @khdarfuture ปีที่แล้ว

      Suradu waa te khayr allah ku siyee

  • @sahrocigow847
    @sahrocigow847 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh riim allah ku dhowro adun iyo aqiro shiikh fadlan iga soo jawaab riyaadan shiikh waxaan ku riyooday aniga iyo cunuga yar aan dhalay meel dhiiqo ah maro noo fidsantahay fadhiin anigane aan diidayo inaan sii fadhi meesh lakin cunug rabo in uu sii fadhiyo meesha baxal ka soo baxaay lugta iga qaniinayo fadlan iga jawaab

  • @adancali8627
    @adancali8627 ปีที่แล้ว

    Aamiin.ani.gana ii.soo.duceya

  • @xalimomaxamuud4773
    @xalimomaxamuud4773 2 ปีที่แล้ว

    Insha alaahu kana

  • @mabrukamuhumed6520
    @mabrukamuhumed6520 ปีที่แล้ว

    M.a tabaraka lah💯

  • @badaldhaqane8999
    @badaldhaqane8999 ปีที่แล้ว

    Isoo duceya Allah inu icaafiyo wan xunuun sanahay

  • @hafsoali6793
    @hafsoali6793 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin amiin ya Allah

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 ปีที่แล้ว

    ilahay ummada ha u gargaaro. Ummad Naagtii lagu duugi lahaa waysan😢😭😭😭😭😭😭ya rabi ino dembi dhaaf anaga Rashiin caloosha ka buuxinaa yaa Rabi 😭😭😭😭

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar, adigo shegin ban si gartay, wayo, anadaremay waxyabaha aad so shegtay, sida candhufta afka iga dadan gareyso, waxan hamiya ina 🏋️‍♂️ gym ado, shaqada guriga hada waxan kufikiraya naagta shaqalada inan iska diro, Allahu Akbar, cafimaadkana wan rajeyna biidi Allah tacalaa, 1/10/2022, goaan ku gaaray inan akhriyo bacdal fajar,
    intan laso barina Allah ufududeyo

  • @umuamiro9361
    @umuamiro9361 ปีที่แล้ว +1

    Azxpey isoo duceeya inuu alle owlaad igu arzaaqo i.a🤲🤲

    • @ahmedyussuf4187
      @ahmedyussuf4187 ปีที่แล้ว

      Insha Alah walal Ilaaheey haku siiyo kuw barakeysan

    • @umuamiro9361
      @umuamiro9361 ปีที่แล้ว

      @@ahmedyussuf4187 aamiin yaarapi🤲

  • @ahmedbenali6430
    @ahmedbenali6430 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079
    @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079 ปีที่แล้ว

    Mnshallh alxm anuu wangaranaya baqra
    Awalna wan akhriyijiry sheekh lkn wiigadhnbn malinba inyr ka akhriyaa ooguushayda mabaqraa iga hortagan inshallh waa bln inaan bilaabo

  • @wilasadik3292
    @wilasadik3292 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha qeeyr ku siiyo

  • @abdulahiyare6603
    @abdulahiyare6603 2 ปีที่แล้ว

    M.a sheikh

  • @siciidfaraxyusuf1119
    @siciidfaraxyusuf1119 ปีที่แล้ว

    Ma.sha allh

  • @qalixasan8360
    @qalixasan8360 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh ilahay ha ku xafido sheekh waxan ku riyoday khadiija xaski nabegena scw iyada oo joogta macad aan kabaran jiray culuunta diinta kadib macalin kamida macalimiinta aya igu yidhi kursi ukeen aniga oo ku maqan gursigi aya la igu yidhi khadiija way tagtay.ee iifasir riyada jasa allh khayr

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว

      Maku fasiraa?

    • @qalixasan8360
      @qalixasan8360 2 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax hadad garanayso haa

  • @hawaali5541
    @hawaali5541 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh rimi allah hakaarali noqdo shekhoow marwalba riyadaan ifasir waxan kuriyooday anoo afkayga kasoojidaya dun dheer oo inta hore cagaaran caarada ugudanbaysa way cadahay maxay tahay sheekh riyadaan

  • @familyaden9
    @familyaden9 2 ปีที่แล้ว

    ASalamu Alaikum sheikh Magalade lagu dira lacagta.

  • @safajama144
    @safajama144 2 ปีที่แล้ว

    Iisoo duceeya mar kasta waxaa lay dhehaa sixr baa ku hYa lagaa saaray guurka waan xanuun sanayaa mar wal na

  • @abdiazizccc6915
    @abdiazizccc6915 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a Jazaakalaahu kheyr Sheekh

  • @cabdullhinuur8906
    @cabdullhinuur8906 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiqoow waxaan ahaay wiil somaliyeed waxaan kuriyoda Anigo God kudhi raba isla markana hurdada ayaan kaboda wacod shiiq iga sojawaab midaan

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi

  • @roshniiroose9003
    @roshniiroose9003 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh arinta karfanta intee lagalaso hirira mahadsanit👏

  • @zakariaalimohamed3326
    @zakariaalimohamed3326 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a

  • @adoontiialle3398
    @adoontiialle3398 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekh ilahay waxan kaga barya ino miisanka xasanadka kugu daro saad umadada ugu adegeyso walhi ku dayasho ayad u madan tahay saladkasta gadasheda wan kuso ducaynaya waa ka naxay dadka karfanta lo wayey😥😥 hadan awodo intaba ana bixin laha walhi

  • @farhiyamohamed6956
    @farhiyamohamed6956 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh suradainladhameyo miyaa madaamodheertahay thanks

  • @axmedcismaancali11axmedcis65
    @axmedcismaancali11axmedcis65 ปีที่แล้ว

    Asc shiiqow waxa liigey isbital waxa lii dhahay ma dhalikartid wax tahay qaliin iso dhcy

  • @ramlobbe8317
    @ramlobbe8317 ปีที่แล้ว

    Asc wllyaal isoo duceeya wxan ahay gabar jecel in ay barato qur,aanka kariimka iyo maadiga please ♥ 🙏

  • @Maya_lasatar
    @Maya_lasatar ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalayalow waxaan idinka codsanaa insha allah inaa ii soo duceeysan in allah ii fududeeyo saalada alle culus iga saarnyahy subxanallah

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 2 ปีที่แล้ว

    Ameen

  • @cabdijaama3690
    @cabdijaama3690 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah lakin qofkaa jabuti jogaa khyrkaa sidebu ugaa qybgali kara wll

  • @anabbintufulaan9031
    @anabbintufulaan9031 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh xage kaala soo xariira

  • @mumtazali9512
    @mumtazali9512 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh hoyadeey oo xanunsan maku aqrin kara

  • @idilayruushidilayruush4916
    @idilayruushidilayruush4916 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekhow sadexda jeer maladhamaynayaa

  • @safajama144
    @safajama144 2 ปีที่แล้ว

    Tankz

  • @fartunomar8980
    @fartunomar8980 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Sheek,SURADAN AL BAQRAH WAAN AQRINAYEY MUDA KU DHOW USBUUC LAKIN WAXA AQRIYA LEE HAL MAR MAQRIB KA DIB.WAAN KU ARKAY CALOOSHA BAXEEYSO IYO RIYOOYIN FARA BADAN SIDA WADADA QUR'AAN RABO INAY ISAARAAN IYO ANIGOO LEY DHAHAYO SHAQIN AYAA SOO MA TAKTAY ALX INSHA ALLAH WAA SII BADINAA.

  • @sacdiyoxuseenibarhim3735
    @sacdiyoxuseenibarhim3735 ปีที่แล้ว

    Sheeq markasto waxan ku riyonaya anigo nin qasab la igu siyey dhor jer ku riyodey isheeg plz😪🤲

  • @bisharaibrahim1464
    @bisharaibrahim1464 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh suradi intaladamey miya mise nusnus aya uaqrini marki sedahad madameikaraa

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว

    Xanuunka alle haka qado cafiimad taam ah alle haku siiyo subscribe isar

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh markasta oo aan akhriyo maan dhamaystirayaa mise intaan awoodo ayaan markasta ka akhriyaa

  • @zakariaalimohamed3326
    @zakariaalimohamed3326 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheek Riimi channel
    Xalaqaarsiyo
    Bulshada asxaabta

    • @ifrahali2266
      @ifrahali2266 2 ปีที่แล้ว

      asc sheekh xage lacgta lagu so shubaya