اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Shacabka Soomaaliyeed meel kasta dhib ayaa ku haysata, Allaha ka qaado. Idinkuna iscafiya oo dar Ilaahay isku cafiya. Wixii dhacay oo dhan Xisaabta Rabbi u daaya. Wadankiina ku soo laabta oo dhista, aamiin.
Masha allah suratas anigabo wankufaiday Managerka Shaqada aya hada kahor nafta igu dhibay ad ayu I necba subax kasta suratul ancaam ayan maqrada u horesa ka aqrisanjiray inta gariga sii sarna Muda yar kadib managerki ayabo ifiicnadey o subax kasta asogo I qoslayo o waxu I darayo an diido o asagana an kaxumanenin ayn arka alhamdullilah dhowr jer aya gartena lagaley xate suradas Ila hada sidan ku maqlay maxasusto lkn gadal ayn kadaremay ilen ayada le aqrin jiray 🙏🙏
Asc sheekh Allah haku barakeeyo riyada iso fasiir wxn ku riiyooday dadka dhiiga dadka jaqaa vampire loo yaqaano oo dhiiga iga jaaqaayo wanna nin jacaylna naga dheexeeyo riyada dhexdeeda lkn ma aqaano ninka aniga gabadh bn ahay iso fasiir sheekh
Wll anku salino nabigena muxamed scw
SALALAAHU CALEYHI WASALAM
Sallalahu caleyhi wasalam
Sallahu calayhi wasalam
Asc sheekh riimi
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ilaahow naga dhig awliyo alle aaamiin jasaakallaah khyr allaah haku xafido shekh riimi
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Aamiin yaarabi alle ha inawada xafido
Meelkasta oo aan ku noolahay
Alkaahuma aamiin allaahuma aamiin
👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐
Shacabka Soomaaliyeed meel kasta dhib ayaa ku haysata, Allaha ka qaado. Idinkuna iscafiya oo dar Ilaahay isku cafiya. Wixii dhacay oo dhan Xisaabta Rabbi u daaya. Wadankiina ku soo laabta oo dhista, aamiin.
Masha allah suratas anigabo wankufaiday Managerka Shaqada aya hada kahor nafta igu dhibay ad ayu I necba subax kasta suratul ancaam ayan maqrada u horesa ka aqrisanjiray inta gariga sii sarna Muda yar kadib managerki ayabo ifiicnadey o subax kasta asogo I qoslayo o waxu I darayo an diido o asagana an kaxumanenin ayn arka alhamdullilah dhowr jer aya gartena lagaley xate suradas Ila hada sidan ku maqlay maxasusto lkn gadal ayn kadaremay ilen ayada le aqrin jiray 🙏🙏
Surah Ancaam
@Young lion 🦁 ancaam
MashaAllah
Mashalaah jazakalaah qeer suratul Ancaam waaye
Masha allah sheikh allah ku barakeeyo jazzaka allah kheyr
Okey. Insha laah. Maash aahll
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw scw scw scw
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
Jasakallahu kheyr sheikh
Allahu akbar jazaklh khair sh riimi
Salalaahu calayhi wasallam♥️📿♥️📿♥️
Suratul kamal waa teeh macalin
Sallallahu calayhi wasalam
Jazaakaallah kheyran
Aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi
Shugran
Sheekh wan kugu wareernay suuratu kamaal waa tee vedio kaagu wuu dheeryahay hadana netka iyo suuradu tay tahay kumad soo darin plz suuratu kamaal maxad uga jeeda ama tee adoo raaliya
Salallaahu calayhi wasalam ❤❤💯🤍🤍wacalaykumusalaam waraxmatullaahi tacaalaa wabarakatuh
Manshalah
Suuratul ancaam waaye walaalayaal oo sheekhow baydhabo miyaad ka tagtay wadankee joogtaa
Asc sheekh Allah haku barakeeyo riyada iso fasiir wxn ku riiyooday dadka dhiiga dadka jaqaa vampire loo yaqaano oo dhiiga iga jaaqaayo wanna nin jacaylna naga dheexeeyo riyada dhexdeeda lkn ma aqaano ninka aniga gabadh bn ahay iso fasiir sheekh
Ok
Salalaahu caleyhi wasalam
Alxm
Shiiq saamcaley kum Waxahachie riyokuarkay anigoo leedhahaya noadin adiga Ayaan nogafirfir cosan
Asc sh surada Qatar miyaa
Asc iisoo duceeya in allaah i caafiyo
Alle hku cafiyo wllky
@@quruxbadan4333 aamin jzk quruxda allaah ku siyaadiyo
@@ahmedgarmadow1422 amin wll mahadsanid
@@quruxbadan4333 in sha allaah markasto dukato iisoo duceey rer Kenya tahay
@@ahmedgarmadow1422 wankuso ducanaya wll mya hrgysa joga
Asc sheeq
Suraada magaceeda ma kamaalba mise ????nosheegmagaceeda
Ancaam waaye suurada
Maash Allah sheekh ale haka abal mariyo
Asc sheikh jazaa ka allahu kheyran 💯💯💯💯💯💯♥️♥️♥️
Asc abayo please tell me the name of the Sura?
@@nuuraalinoor3630 surah Al Ancaam
Sheekh suratul kamaal miyay ku jirtaa qur.aanka bal noo soo waadaxi fadlan
❤
Sheik suratul kamal surade weye
Scw scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Waa tee suuratul
kamaal??
Surada magac kle iku sheega asxby
Suratul Ancaam walal
Asc Sheikh what is the name of the Sura please, thanks.
Suratu Al Ancaam
@@abdiladiifmohamud3272 thanks my brother.
Shiq suratul kamal wateh
Wll icawiya surata isoqora plz
Suratul ancaam
Dadka salfudayd ayaa lagu ibtileeyey subxanllh war suurada adiinkaa ogaane vidioga dhamaysta
suurati qamar miyaa
suurati kamar
Wll anigaba waan arkey
Scw scw scw scw scw🥰❤
suuradu ancaam
Wa zo dhoweynayna walashena izlamka ah
Sheikh suuratul kamaal waatee
@@caddimaxamed1145 hada ogado ii so sheeg ana
@@caddimaxamed1145waa suuratu Ancaam
@@habonchannel1500waa suratu Ancaam
Jzkllaah
Magackale maleedahay
Haa wa Ancaam walal
Jaskumulah shiiq
Asc bro do you this Sura,the sheikh forgot to tell us the name of the Sura? thanks
Maanshaallah