CADADKAN KA AQRI MUDO 7 MAALIN KUNA HEL MURAADKASTA MUDO GAABAN KADIB NOO SOO BISHAREY SIDA UGU DEG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 84

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 ปีที่แล้ว +8

    Waan sameyn karaa lkin wey igu adagtey 🎉❤illhay hay fudeydiyo aniga iyo inta ila midka ahba🤲

  • @user-ug3th2bs3g
    @user-ug3th2bs3g ปีที่แล้ว

    Jazaka lahu qeer

  • @safiyomaxuuud4584
    @safiyomaxuuud4584 ปีที่แล้ว +5

    Sheekha wa runtiisa saliga ibraahimiyada wa la isku hubaa

  • @nadra6937
    @nadra6937 ปีที่แล้ว +7

    Allah awooda weyn ha kaso hana ii fududeeyo sameynteeda rabi ayaan arintaas u tala saartey arintaas sameynteeda insha allah

  • @Sadia394
    @Sadia394 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaah Waxbadanbaan Kaaafaiiday

  • @SaladhassanSaladhassan123
    @SaladhassanSaladhassan123 10 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @bahdonmiguilassoweh3204
    @bahdonmiguilassoweh3204 ปีที่แล้ว +8

    AL HAMDOULILAH, Insha ALLAH

  • @fahmamohamed9831
    @fahmamohamed9831 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤❤

  • @abyanjimcle7384
    @abyanjimcle7384 ปีที่แล้ว +2

    Aniga cawao sabdi aha ayaan bilabaa hadu illhy idmo illhy haa no fududeyo i.a 🤲

  • @maxamedxuseeyn2745
    @maxamedxuseeyn2745 ปีที่แล้ว

    Alx masha.allah

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤

  • @muhammadAli-ui3hz
    @muhammadAli-ui3hz ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah sheekh riimi Jazaaka laah bi alif kheer waa la sameyn karaa

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge ปีที่แล้ว

    Allh karim allh karim

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 ปีที่แล้ว +4

    Jasaakalaahu qeyr❤❤❤❤❤

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu ปีที่แล้ว +2

    Jizaaka Allaahu Kheyr sheyq

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabaraka llah, waala sameenkara insha allah.

  • @jikalosCade-vy7pi
    @jikalosCade-vy7pi ปีที่แล้ว +2

    MashaAllAH tabarakallaH laxowla Wala quwata illa BILLAH AllAH kuxidio AllAH kubarakeyo AllAH karalinoqdo

  • @sagalahmed6694
    @sagalahmed6694 ปีที่แล้ว +2

    Khayr Alle ha ku siiyo sheekh

  • @hodyamin7837
    @hodyamin7837 ปีที่แล้ว +1

    JazakAllah khyr sheik

  • @abdiaziizabdixirsi
    @abdiaziizabdixirsi ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah alaha kubarakeeyo

  • @narsomohamed821
    @narsomohamed821 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah sheeq riimi alle haku barakeeyo anagana alle hano fududeyo

  • @munashAmiin
    @munashAmiin ปีที่แล้ว +2

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @HayaadAliYusuf
    @HayaadAliYusuf ปีที่แล้ว +2

    Sheekhow suuratul baqra faidadeeda nogu sheeky

  • @xanandalal2888
    @xanandalal2888 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma sahal muraadii wa muradil muslimiin

  • @quumanh5413
    @quumanh5413 ปีที่แล้ว +1

    Allhamdulilaah Shiiqoow waa dahameeyay waana sameeyay intaad noo sheegtay waana qatimay sadaqadiina waan bixiyay inshallah ilaaheey muraadkeeyga waa ii sahli doinaa Shiiqoow waxaan kala kulmo waa soo sheegi doonaa waxaan dhameeyay laba bar ka hor ilaaheey qeeyrka ha I waafajiyo aniga iyo intii walaal ah ee muraadleh aamiin yaarabi

    • @Queennashaa
      @Queennashaa ปีที่แล้ว

      Mashaa allh mantaan arkee voidwgaa qery sheg ma faaiiday ado mahdsan ii so jwb abaayo

    • @quumanh5413
      @quumanh5413 ปีที่แล้ว

      Abaayo maya wali muraafkaan lahaa ma helin , ilaaheeyse idayici maayo waan heli doonaa goorkeey noqoto, inshallah rajada eebe abaayo lagama quusto

    • @Queennashaa
      @Queennashaa ปีที่แล้ว

      @@quumanh5413 sax insha allh ahaah na dayicin maayo wan hili donaa aduunku waa samiree

  • @MohamedAhmed-q7q4x
    @MohamedAhmed-q7q4x 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh jinku. Waxan IGA Soo raacay

  • @MohamedAhmed-q7q4x
    @MohamedAhmed-q7q4x 7 หลายเดือนก่อน

    Saudiga

  • @CabdulaahiCismaanbare
    @CabdulaahiCismaanbare 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 ปีที่แล้ว

    Jazzakallah khayr shiikh anagana Allaha noo fududeeyo aamiin

  • @ruweidaxasan7
    @ruweidaxasan7 ปีที่แล้ว

    Shukran sheekh riimi

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    Barakalahu fikum shoukran sheekh Riimi

  • @SacdiyoMohamed-sz1rf
    @SacdiyoMohamed-sz1rf ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar wlaha arinta kafala qaadista agoonta aad bn ujclahay manto udambayse niyadayda iskula hadlayee....
    Shiikhow Allah dartiis iiguso ducee wxii khyra inu iwaafajio arsaaq xalaalana Allah meel dhib yar igasiiyo aan sadaqaysto naftayda iyo muslimintaba k quudsho waalidkay k xajisiiyo aniga k xajio yaaa Allah wx walba wku fudud yihiine iiisahal arimahahayga yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-ir9cb6du8z
    @user-ir9cb6du8z ปีที่แล้ว

    Jazakallahu qeyr

  • @safiyamaow2684
    @safiyamaow2684 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sheikh❤

  • @Laki2017
    @Laki2017 ปีที่แล้ว

    Aniga in aan kafaalo qado rabaa xagee kala so xiriraa

  • @CabdulaahiCismaanbare
    @CabdulaahiCismaanbare 3 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉❤🎉🎉❤

  • @hamdianahaaji4392
    @hamdianahaaji4392 ปีที่แล้ว

    Allah ha no sakhiro bi idnilah jasakallah sheikhow

  • @Busharaabdinasir
    @Busharaabdinasir ปีที่แล้ว +2

    Asc shekh wakusalamey alle hakudhoro shekh madaysey barnamijki riyoyinka isojawab pllz

  • @abshirabdirashidabshir5922
    @abshirabdirashidabshir5922 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhow hal agoona kafala qadayaa halke kalaso xirira khayr alle hakusiyee

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah Ya Rahman ❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    Allahuma amiin Ya Rahman

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @ShuceybAdan
    @ShuceybAdan ปีที่แล้ว

    Allaha kubarakeeyo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว

    Maanshaallah .

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @user-xs4lp1dt6o
    @user-xs4lp1dt6o ปีที่แล้ว

    Fadlan shiiq muhiim ayan ku ahay riyooyin bdn ayan ku riyooday fadlan si qaas ah in aad iiigu fasirto ayan rabaa

  • @ayaan1968
    @ayaan1968 ปีที่แล้ว

    Sheekh meelka ka so xariiro isheg arin i haysato

  • @mamadoujama5627
    @mamadoujama5627 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaa

  • @xabiibomohamed2282
    @xabiibomohamed2282 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @user-lh1lx3uv2b
    @user-lh1lx3uv2b ปีที่แล้ว

    Shekhow.saliganabiga.ibrahimiyada.madhames.tirayaa

  • @farxaanaliabdilaahi2609
    @farxaanaliabdilaahi2609 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa raabbi

  • @user-kv5ud6fe9t
    @user-kv5ud6fe9t ปีที่แล้ว

    Asc sheekhow allah ku barakeeyo riyo ayaan doonaayay inaaad ii fasirto ee xageen kaala soo xidhiidhaa?

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashallh Allha kuxfdo

  • @mowliidisaaqdhaqane5741
    @mowliidisaaqdhaqane5741 ปีที่แล้ว

    Manisha allah

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว

    Install.ilaahy.hakubarkeyo

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 ปีที่แล้ว

    Kharxasanaad alaahakasiyo

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n ปีที่แล้ว

    Astafaarta markaa laimaado saliga sookumaxijinayo mise subxiga ayaan tukano kabacdi ayaan aqrinayaa saliga nabiga salallaahu calayhi wasalam

  • @عبدالقادرعبدالناصر-ز6ج
    @عبدالقادرعبدالناصر-ز6ج ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @safiyajamac8344
    @safiyajamac8344 ปีที่แล้ว

    Jasaa kala khayr shiikh waa lay qaba lkn caruur ma lih waxan ku riyooday naaskayga midig oo labo ibood yeeshay yacnii sidii laba naas noqday alle Dan biga iyo ka Walid kaa ha dhafo iso jawab

  • @zamzammuuse6464
    @zamzammuuse6464 ปีที่แล้ว

    Ma'am

  • @shankaroonmacalin7028
    @shankaroonmacalin7028 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @adoonkaalle6347
    @adoonkaalle6347 ปีที่แล้ว +1

    8saac iyo 10 Saac wa maxay wll

    • @ruweidaxasan7
      @ruweidaxasan7 ปีที่แล้ว

      2:00am saq dhexe 8 saac saas uu kawada shiikha 10 saac waxaa la dhaga wadaa 4:00 habeenimo wye

  • @bashedahir4186
    @bashedahir4186 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh riiimi ma sameyn karaa xiligan wan so jedaa habenkii inta badan

    • @safiyomaxuuud4584
      @safiyomaxuuud4584 ปีที่แล้ว +2

      Markasta cibaada waxa wanagsan in la hurdo la so tooso

  • @indhacaseindhacase3520
    @indhacaseindhacase3520 ปีที่แล้ว

    Sheekh malin walba mala bixi karaa sadAqo antaa aan wado

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 ปีที่แล้ว

    🙂🙂waafarxad

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

    Markan xiligaa suxuurta markaan sameeyo miyaan seexanayaa inta salaada subax laga gaadhaayo

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 ปีที่แล้ว +1

    8 saac waa xilima bal iso sheega 2:00am

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 ปีที่แล้ว

      2:00 habenimo ayuu ka wadaa saqda dhaxe

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 ปีที่แล้ว

      Haa shukran wlloh

  • @azmaosman8822
    @azmaosman8822 ปีที่แล้ว +3

    Asc shekh jasakallah khayr WhatsApp number kaga ii sheeg

  • @jamiilaqurux9824
    @jamiilaqurux9824 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh Jasakallah qeyr number WhatsApp kaga rapa

  • @fahmamohamed9831
    @fahmamohamed9831 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤❤

  • @user-ug3th2bs3g
    @user-ug3th2bs3g ปีที่แล้ว

    Jazaka lahu qeer

  • @user-zd8ej3mn3i
    @user-zd8ej3mn3i 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤