FANAANIINTII SOMALILAND HEESTA AMXAARADA QAADAY OO SOO HADLAY & KHAALID KAAMIL OO KU BIIRAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....
    m_source=qr

ความคิดเห็น • 155

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 หลายเดือนก่อน +11

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
    m_source=qr

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 3 หลายเดือนก่อน +19

    Waa hooyo fiican oo wadani ah muslinimada taqaan m.a ❤❤❤

    • @AhmadNouh-h8d
      @AhmadNouh-h8d 3 หลายเดือนก่อน

      Maanad ogeyn in axmaarada aad sheegeyso 60 boqolkiiba ay yihiin sidaada muslim ma islaam gooniya ayaad thy.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน

      @@AhmadNouh-h8dsxb Ethiopian&Kenyan waxba isma gayno sxb waana cadowgeena Somali oo idil xitaa jabuuti waxay u arkaan Ethiopia 🇪🇹 inay Cadowyihiin walahi inshaAllah wayna halaagayaan🤲🏼

  • @medomarhabon685
    @medomarhabon685 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hooyo somaliyed ayaad tahay nolow from Djibouti Ani somaliya nolow❤

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 3 หลายเดือนก่อน +4

    Qaalid kaamil waxuuka maseeray nimcaan hilaac sidaas ayuu hargeysa u tagay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @fatoumahoussein2660
    @fatoumahoussein2660 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waax Somaliland laa idhahdo majirto "SOMALINIMO""❣️❣️❣️ m'y dhiga

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 3 หลายเดือนก่อน +5

    That mother is a highly intelligent person, Masha Allah, and I am sorry, Hooyo, to what happened to your father may Allah take your father to Paradise

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 3 หลายเดือนก่อน +4

    ASC anigu waxaan ka soo horjeeda in calan aan calanka Soomalia an aheen laxirto ama lagado waa qalad waxaan leyahay calanka blåga bes cidii calan gobaleed wataa waa dambi madaxa weyna gobaleed na waa xabsi

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 2 หลายเดือนก่อน

      Amison maxay weeye calan maamul bad ka hadlaysaaye konfurgalbeed Ila gedo calanka ethopia ka taagan is xoree Horta dumarkaagina sucuudiga diyaarad usaartay si ay xaarka uga so tiraan

  • @HamdaJama-li5hn
    @HamdaJama-li5hn 3 หลายเดือนก่อน +6

    Axmaaro manqaan anaga walaalahayo waa somaalida kale uf cidkale umabaahnin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dee adaa iska hadlay Anaga walaalahaya waa Amxaar Amxaar kaanu jeclahay

    • @HamdaJama-li5hn
      @HamdaJama-li5hn 3 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p orodoo utag

    • @HamdaJama-li5hn
      @HamdaJama-li5hn 3 หลายเดือนก่อน

      Dadka diin ayaa walaalaysa inta islsku diinta ayaa wlla ah adivasi ayaa kultur diin caqligaagu miyaanu shaqaynayn

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 2 หลายเดือนก่อน

      @@HamdaJama-li5hndiinta sheegayso so ethopia nabigu ma imaan in o ma keenin 60% wa Muslim ethopia adeer konfurgalbeed Ila gedo ethopia Aya calankeedu ka taagan yahay Iska xoreeya ku dheh ka dib Ila hadla

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 3 หลายเดือนก่อน +6

    MAASHA Allaha Somali hanoolato ❤

  • @FafiCali
    @FafiCali 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hoyo mcan somali🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

    • @hindaahmed4861
      @hindaahmed4861 2 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه و اله و سلم

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ar cidda cabaad badana wanala laayey le waye middakale anaga haddanahay rer kofur a jaaniska sinay waxe raban e xamar ka sameynjiren festade raban e dhigan jiren lkn anagana wa in is ku dubnanana

  • @ameeraMuhammad-he4iw
    @ameeraMuhammad-he4iw 2 หลายเดือนก่อน

    قال الله عز وجل : ۞ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ
    Your adoption of Ethiopia as a friend, friend, and relative, separate from your brothers in blood, religion, and land. You will see its results in this world, so do not rush. As for the afterlife, read the Qur’an in your book and you will know🤔🤷🏻‍♀️

  • @saynabcismaan3681
    @saynabcismaan3681 3 หลายเดือนก่อน +1

    war reer mudishahan nala hoos cararaysan shalay wiilashan bartene kala cabdaka naga daya wiishayada show fiqiredkad uu qabaten bad ku daba socotan gajoyaha

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 หลายเดือนก่อน +9

    Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰❤❤❤🙏👍👍👍👍

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xassan sheikh asigaa wadanka xukuma nayaa asigaana laga amar qaadanayaa ogoow 😂😂😂

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 2 หลายเดือนก่อน

      Kan villa Somalia loogu so galaayo agteeda miya wax xukuma e ay godka amison iyo amxaartu ku ilaaliso baqtigana usujuudayey xamar qaraxa ka dhaca ka kenya ka dhaca igaga daran couse anagu ilmo qaraxland baanu nahay ki laha somaaha e dumarkoodina sucuudiga sida xoolaha aanu berbera ka dhoofino udhoofiyey si ay carabta xaarka uga so tiraan xasan sheekh kulaha car berbera kaalay ku dheh hawadi ayu wax ka qaadi waayey somaliland konfurgalbeed Ila gedona calanka ethopia ka taagan viva ethopia down Qaraxland

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi gabadhaan waxay ka dadnimo badan tahay kuwa parlamaanka ku jira dhamaantood iyo inta madaxda sheeganayso,Allaha caqli badanaa maasha Allah ,meel dheer bay analysi ka samaynaysaa,Allah ha ku xifdiyo oo cimrga ha kuu barakeeyo.

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nafta nagaaaaaa utag somali hadaddiiday

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaamahan been ayaa baratay iyo wax laga soo gudbay in aad kadhigto wax hada socda

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 3 หลายเดือนก่อน +7

    Hooyada waa soomaalidii asalka ahayd Laakiin kuwan kale waa oromo la soomaaliyeeyey. Waan ka tacsiyeenayaa dilkii aabaheed, Allah ha u naxariisto.

    • @Roukia-ibrahim
      @Roukia-ibrahim 3 หลายเดือนก่อน

      458

    • @AhmadNouh-h8d
      @AhmadNouh-h8d 3 หลายเดือนก่อน

      Islaam itoobiya waa boqolkiiba 60 maxaad sheegeysaa.

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 2 หลายเดือนก่อน

      Adeer ethopian hadaad neceb tahay wakuwa amison ka mid ah e futadaada ilaaliya konfurgalbeed Ila gedona calankeedu ka taagan yahay de Iska saar maxa ka galay isaaq iyo dhulkiisa ethopia sheegte yuhuud baanu keenayna hadaanu doono hoyadin ma leh mise dhul aad leedahay baanu ka haysana

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 3 หลายเดือนก่อน

    Fanaaniintaasi waa famaaniin Amxaaro ah oo aabayaashood tuugsi ay u yimaadeen Hargaysa iyo Burco maantayna soo baxeen inay shaatiga badashaan sxbyaal showgaasna yaan loogalin Maxaarqda uraya 🤢🤮👎🏼🇰🇪🇪🇹💩🤧🇮🇱🇰🇪🇪🇹🤢🤮

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 3 หลายเดือนก่อน

    Reer waqooyi waxey iska jecelyihiin inay dhexda kaga jiraan buuq iyo crisis. Waa wada attention seeker. Ha la ignore-gareeyey.

  • @ayanfarah9515
    @ayanfarah9515 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 3 หลายเดือนก่อน

    HOOYADII WASAHAAN YAR REER SOMALILANDOW UNFOLLOW DHAHA . MIDGAANKAAN REER XAMAR WAYNE EE HAWIYUHU GUMAYSTAAN 😂😂😂

  • @Samsamcabdilaahi4119
    @Samsamcabdilaahi4119 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi colaad waxba ma tarto
    Colaadaasi waxbdn ayey baabinaysa
    Hadan nahay reer somaliland waa nal xasuuqay waa nalbaabiyey lknse hada waxba ma tarayso colaad
    Colaad haday bilaamato ma dhamaato jeer la baabiyo xumaanta laysku qabo iyo cadowtinimada
    Colaadasi waxay jirtay 33sano lkn cid wax ka faaiday ma jirto
    Xasuuqa 33 ka hor dhacay waxa ku dhintay aaboyaal wali ubadkoodi joogan
    Colaadas wali may dhamaan ilaa hada jiilkeena qofkasta oo reer somaliland ah waa lowga sheekeya halkas ayuu cadaawada ka qaada
    Somalia waxan leeyhy xumaanta joojiya
    Dad 33sano ka hor idinka madaxbannanday inad tiraahdan waa gobol waa wax laga quruxbadnyhy wlhi
    2wadan weeye waa in lays ixtiraamo
    Wadan haduu hormar gaadhi inuu wadanka kle u hanbalyeyo weeye in uu ka xumaado ma ahan😭
    5 somali waa wllo✊🥺

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo Amxarada makusobaray ceebta aasheegeysid Ala maxey xiiqday

  • @AbdullahiBarre-b6l
    @AbdullahiBarre-b6l 2 หลายเดือนก่อน

    Dadku jahilsana United nations 🇺🇳 sharciga uyaala Aya ah in Wadan haduu wadan kale ka go’ayo waa in ay ku heshiya so Somaliland waa dream

  • @amiiraamiira4314
    @amiiraamiira4314 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaaley khasiisad dawn somalind

  • @faizam523
    @faizam523 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan maxaa horts laga wareystaa cabanaya uun 24 kaba, axmaar jaceyl waligood deyn maayaan iyo waaleey xasuuqey.

  • @engmustafemehamed8233
    @engmustafemehamed8233 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland wa dal an kka dhashy
    Ilahybanago dhaliyay walahi lakinse qadan qaran waxay ku hadalayso ano walan xata igamo surtubayso
    Wax ictiraf umo bahna ilahw muse nago qabo

  • @amiiraamiira4314
    @amiiraamiira4314 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qadan dhilo

  • @nastehodirieh7083
    @nastehodirieh7083 3 หลายเดือนก่อน

    Beenney waa run beerkagu waa xaamashi gala wayen bu weheshandonadhe

  • @Cadar49
    @Cadar49 3 หลายเดือนก่อน

    Walee reer waqooyi ragii dhaadheeraa quruxta badnaa ma jiraan wax wada dharay timo foolxun baa isku hadhay

  • @AbdiraxmanAxmed-h4c
    @AbdiraxmanAxmed-h4c 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya wax naga dhaxeeyaa majiro Soomaaliy waa bilaa diin waa dad xaasidiin ah oojiritaanka Sonaliland

  • @engmustafemehamed8233
    @engmustafemehamed8233 2 หลายเดือนก่อน

    Sikastooy abaaal igu gashy itobiya
    Way ogtahy inan somali ahy
    Axmarona way ogtahy inaynu walalo noqan Karin ilahyna wu oogyahy waxa muran ku jirinn somali odhan inay walalo tahy😊

  • @asrajamaal5624
    @asrajamaal5624 2 หลายเดือนก่อน

    Iska sax hadalka somalilnd majirto jabuti hargeso garowe guri ceyl 😅😅😅😅😅😊

    • @asrajamaal5624
      @asrajamaal5624 2 หลายเดือนก่อน

      Lanta joji😂😂

  • @queency7943
    @queency7943 3 หลายเดือนก่อน

    Somali waxba iskuma aha af ayuunbaa ka dhaxeeya cidina kama somali sanidine somali naftaada u ahaw waxna iskuma nihin in lagaa baxay yaan lagaa garan waxba madaxa ha lulin wax qiiraysan ha iska dhigin jabuuti walaal ka dhigo we don't care

  • @RoodaCabdi-co8km
    @RoodaCabdi-co8km 3 หลายเดือนก่อน

    waxan lahadlayaa fanaaninta ciyaall baatihiin nagtan iskala dooxaysaa inigay ini diraysaa iyadu madagaalamayso iskajira haisdilina

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND REER ISU TEGEY BAY AHAYD. MAANTA WAABA LAGU KALA TEGEY😂. ISAAQ LAND BAA HARAY. HADEE QABIIL DAWLAD MA NOQDO. WAALIDA ISAAQY HAYSKA DAAYAAN😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 หลายเดือนก่อน

    Waar shadhaab khaniis xaarmajo aamus no t somali no uf. Viiva somaliland

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 หลายเดือนก่อน

    Walaakey makaa saa xasan haku waso wax yahay somoli wadanihin baqti baqtidhay naa aamus candhoyahay walaalkaa was sida u cayishay nacas yahay muuse juudaan wax kuumaqabanayo a kaas waa walaalkaa oo saa loogaliyay oosaa looga dhexbixiyay caman buurbuuroy abeeyso

  • @MaxamedCabdi-pc4xd
    @MaxamedCabdi-pc4xd 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan waa xaaraan aan didn't iyo dadnimo lahayn lkn goor dhow bobayn iyo toogasho gaar ah ka fisha goobaha aad ku tumaneysaan

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 หลายเดือนก่อน

    Qadan camoweeyn sida tolob looga siiyo beey sheegeeysaa.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน

    Bilal Bulshaawi Haloo sheego in ay jiraan dad wacan waakii lahaa waawada khaniisine
    Caqli malaha

  • @deeqagopey1580
    @deeqagopey1580 2 หลายเดือนก่อน

    Somali nim0 kama kaftam0😢 lkin qadiyadaydu waa somaliland ❤

  • @sulekhacadeywarsame9711
    @sulekhacadeywarsame9711 3 หลายเดือนก่อน

    Islaanta dambe wlhi ma aqaan magaceeda xamar ka hadlaysa lkn mashalah aad wlhi u caqli leedahay xasan way dhaantaa😢

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 3 หลายเดือนก่อน

    Ha iska ooyeen maxay tari heesi afkay uga hartay snm ada axmaaro ama oromo dhulku waa soomaali axmarona ma imanaysee iska ooya

  • @MahadMeraneh
    @MahadMeraneh 3 หลายเดือนก่อน

    Walal zaki kolba dillo anna tusin

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi siday isaq u dhaqman in lola dhaqmo calabka iyo ayagabo edab lo yelo war waxu wal walana

  • @OmarionJunior83
    @OmarionJunior83 2 หลายเดือนก่อน

    Ictirafka waa yimid albabada balaqa 😂😂😂

  • @AbdiraxmanAxmed-h4c
    @AbdiraxmanAxmed-h4c 2 หลายเดือนก่อน

    Ka xun waana dad neceb jiritaanka somaaliland

  • @KHATRAAHMED-o7f
    @KHATRAAHMED-o7f 2 หลายเดือนก่อน

    Ali maxaan ku jeclahay runta sheeg

  • @iqbal98
    @iqbal98 3 หลายเดือนก่อน

    Waa dad xabuunsan alle hadin caafiyooò

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax in calanka cunsuriyiinta la mamnoocaa

  • @IfrahFouadIfrahfouad
    @IfrahFouadIfrahfouad 3 หลายเดือนก่อน

    Warun wlhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdisamadsheikh
    @abdisamadsheikh 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida Aad maqashaan Waa Somaliland

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 หลายเดือนก่อน

    Nabax ma wada lihing qurunka

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alaa dadkan afka Isaga Eg mahey Ahaayeen

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 3 หลายเดือนก่อน

    60 mayadi mahayn ee 1987 ilaa 88 ahayd

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 2 หลายเดือนก่อน

    You don’t kown when was that flight

  • @AbdiraxmanAxmed-h4c
    @AbdiraxmanAxmed-h4c 2 หลายเดือนก่อน

    Axmaarka kadhow soomaaliya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adoonta oromada soomaali waa ka baxeen

  • @CabdifataxHarun
    @CabdifataxHarun 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuul somaliya

  • @CabdiQaadircali-u6g
    @CabdiQaadircali-u6g 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo qadan Ayaan racsanahay

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 3 หลายเดือนก่อน +1

    hooyo qaaliya aqli usaxiiba iidorow ucudeya oo doorta badaxwayne siaad ubadbadan aakharo iyo aduunyoba ax yawadani soomalinimo midnimo guuul🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲😭😭😭😭

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 2 หลายเดือนก่อน

      Somalinimo maxa la dhahaa onlf meeday boqol sano intay ku injiraysatay duurka iyo godadka marki la qabtana Lo dhibo tigre wa adigi jeel ogaden isku xasuuqayey ado tegri qancinaaya e laha ilahayba ethopian naga dhigay adeer anagu somalilander ayaanahay ethopiana wa dal somalia noola siman Somalina wa shan orod adigu futadaada ethopia ka xoree adigay adoonimo ku haystaane o ku gumaystaane anaga ganacsi ba naga dhaxeeya

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 3 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sulekhacadeywarsame9711
    @sulekhacadeywarsame9711 3 หลายเดือนก่อน

    Qadaneey kugu maalnay😭💚🤍❤

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 หลายเดือนก่อน

    Zaki adiga rayigada dhiibo

  • @MldMouktar
    @MldMouktar 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xamar Soomali oo dhan ayaa leh waana Hooyada Soomali weyn sidas ula soda dadka ku qaldamaayow

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 3 หลายเดือนก่อน

      Yaa Adoogaa Banyaa Waar Jaalle Xasan Garguurte Sawkii Lahaa XAMAR UNAKAA LEH Iyo Jaalle Farmaajo Xamar Ma Imaan Karo.............................Waar Aniga Amxaar Iyo Soomaali Iima Sina Oo Sinjigaygu Waa Soomaali Lakiin Markuu Hawiye Dawladnimo Diiday Iyo Inay Xamar Degto Waata Keentay In Tuugta Sida Jaalle Muuse Biixi Ay Maskaxada Ka Abuse Gareeyaan Maatada Iyo Wax Magaratada .............................................Ilaahow Ma Idhi ............................................Wa Laahu Aclam.

  • @XaliimoCaday
    @XaliimoCaday 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭

  • @CismaanMaxamed-f2e
    @CismaanMaxamed-f2e 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanMuuni
    @MaryanMuuni 3 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 หลายเดือนก่อน

    Negative man yahuu

  • @ZamzamabdidaherMoustapha
    @ZamzamabdidaherMoustapha 3 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍😊😊😊😊😊
    Zaki honnest

  • @FarahAden-wm6pp
    @FarahAden-wm6pp 11 วันที่ผ่านมา

    Iskada kamagadanin

  • @CqaadirMaxamad
    @CqaadirMaxamad 3 หลายเดือนก่อน

    Waa hooyo wadaniah

  • @IfkaIfka-oo6ir
    @IfkaIfka-oo6ir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ka baq is astu wallaley

    • @FadumosheikhabdiFatimosheikh
      @FadumosheikhabdiFatimosheikh 2 หลายเดือนก่อน

      Sax❤❤👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 หลายเดือนก่อน

    Mama hero 🦸‍♀️ Somali nimada kugu waytahay abo diyaradi dishay , you’re emotional . I’m sorry mama, you’re hero 🦸‍♀️ You’rSomalia keep going mama ❤❤❤❤

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 3 หลายเดือนก่อน

    Zakii saxib tan weywalantahay sharmutadan Danbo hanisoqadanin Libax kep going saxib 🤝🤝🤝🤝

  • @amiira9377
    @amiira9377 3 หลายเดือนก่อน +1

    Afka Baafka day

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa saxa hadalka masuuluka inbadan baa lasuuba salaamaya iidoor waya kabadbadiyeen xasuuqaya ka sheekeyan iyaguba maatoo iyo caruuru baya xasuuqen iidoor😉

    • @mohamedyusuf656
      @mohamedyusuf656 3 หลายเดือนก่อน

      Hinda sanyare waa cusuri majaherteen waa kanser somali ku dhex nool.aniga oo ah slander ayaa walaalahi asal somalia

  • @halimoali-j9z
    @halimoali-j9z 2 หลายเดือนก่อน

    Way kuwastaaa

  • @samsamahmed807
    @samsamahmed807 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey hadad walaalnimo iyo jacaylliskudubni adrabtan citirafkakeena hadakallemidbameelbaacadowgokucunaya intanitobiyalaqaban tashada

  • @zamiiralaki5162
    @zamiiralaki5162 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wllo marka hore
    Lakiin dadku way nookala socanyihiin
    Daarood naxariis nama dhextaalo
    Lakiin hawiye waa wllahyo love 🎉❤

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 หลายเดือนก่อน

      Hadi darod naxaris idin dhex ol maxa dadkina ula xididi wayden teda kale 30 ka badan dil se uga hadasha adaba 23 dad laynayay

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂ma oogtahay baal qaraneey somaliland waad ku waaynte ma oogtahay bal qaraneey somaliland way ku jeceshe isha cadawgu kaa deedan ❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน +3

    Museh oromoh to oromoh naftah nigah

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 หลายเดือนก่อน

    Mogdishu adeer hawiye leh .nin ka sanyare oo majerhertiin oo cunsuri ah ma dowlada waa ku sheegaysteen yaa soomaaliya.waa munaafaq?

  • @sm.5191
    @sm.5191 3 หลายเดือนก่อน

    duqada ida nijaas dadka ha caay ma faninti catamesay xamar wa xasiid lahwed eey difac na amuus uf siyad bare allaha unaxristo isaaq manga's dilanaay🆎😎cuqadadland amuus

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 หลายเดือนก่อน

    Somaalida Xalaasha lagu dhalay Somaalinimo umbay doonayaan lakin Garacda iyo gaalo raacyada oo dhana Shisheeyey lajiraan, waa shisheeye kalkaal😊

  • @AbdifatahMohamed-rj3hw
    @AbdifatahMohamed-rj3hw 3 หลายเดือนก่อน

    Goatka

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 3 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya waxba isinma siinkarto waxba yaa iska aamus walaal dad baa god ugu jiro wadankaan soomaaliyeed ilmahaaga korso walaal

  • @hindahasan9997
    @hindahasan9997 3 หลายเดือนก่อน

    War soomali galbwed dheh soomali amaxaro heesto ma jirtee aygaa dhulka iska lahe somali galbeed baa la dhahaa

  • @MaryanAli-c3p
    @MaryanAli-c3p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Msnsha Allah tabarakalah❤❤❤ Alle abaha ha u naxaristo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 3 หลายเดือนก่อน

      Asc habartan cajusada way walanyahay sambabweyn qaran fudada iska dhaq dabadafs ureyso uf

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND QURUNKA HASII DHEX DABAASHAAN😂.
    WAA GOOD NEWS. WAXAY AHAAYEEN BAY SOMAALIDA TUSAYAÀN

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 3 หลายเดือนก่อน

    Habar walatay aya tahay Somaliland xog ayan idinku qabsanena mar dhaw I .n

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 หลายเดือนก่อน

    adeer dadkii futaada lolayaay ee sankaa saarayay ee qortaa kur uu taagayaay anaku walalo ma nihin isgu dhaqaan a manihin😂😂😂😂😂

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 3 หลายเดือนก่อน

    Ileen afaad lahayn lama qabto
    Cajiib yaa cadan🫣🫣🫣🤫🤫🤫

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 หลายเดือนก่อน

    Xayaa nadaan oo dadkooda kacararaya oo amxaaro aaday wey arkidoonaan waan sugeynaa

  • @HalyeeyGA
    @HalyeeyGA 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaasi in badan oo somali somali dhahda bay ka aqli badan tahay