ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

BIILKA KUSO GALA YUSAN KA BIXIN GACANTADA HOYADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 106

  • @aaminaibrahim9607
    @aaminaibrahim9607 หลายเดือนก่อน +17

    Aniga waxan qata 450$ kiro biil rashin wax walba o guriga loga bahanyahay biyo koronto dhaman waxana ku jirin uun waxbarashada carurta wa laba yar yar markan wax meel dhigibkari wayay ayuuto ayan galay tasaba i badbadisay lkn wey adag tahay inad wax meel dhigto kolba wax aya kuku so baxaya

  • @HD-zy9jj
    @HD-zy9jj หลายเดือนก่อน +3

    Rumiyeey abayo waxan ulataliil lahaan ine rashin full so digato bariis 25kg sokor 25kg pasto dader cartoon makaroni kartoon sabun iyo omo halmar sodigato lawo bill adegii halmar qarash gaal bisha kale nasoo

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 หลายเดือนก่อน +17

    Ruumiyeey 450 biil bas miyaa mase kiro iyo koronto biyo gaas waa ku jiraan? Intaadan gabadha ku dagdagin.! Somalia tii aad taqaanay maanta maahan Somalia waalatay baan joognaa😂😂

    • @umuqaalid63
      @umuqaalid63 หลายเดือนก่อน

      waa sax

    • @freuhassan8175
      @freuhassan8175 หลายเดือนก่อน +3

      Xita hadey kiro kujirto carurteda waa yaryar hada hdey wax dhiganin markey weynadan wax madhigi karto wax dhigitanka mahaan ina wax weyeen dhito 1$ xitaa adiga wax un dhiig

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 หลายเดือนก่อน

      Abayo waa runta xamar qurba waxyar ay Dhanta lacgta zaiid ay ubaxda wankuwarernay rubacii hilbka ah 1.24 kawrn subxanalah

    • @farihazubair7827
      @farihazubair7827 หลายเดือนก่อน

      Waa sax ma ahan mnta somali tii hore

    • @user-wh7wl5tn6o
      @user-wh7wl5tn6o 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@umuaxmed5402 abayo galkio waa 2.5 rubicii hilibkaa mansha allah xamar

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniishmuniish8983
    @muniishmuniish8983 หลายเดือนก่อน +3

    Rumiyey thnks abyo mcn watnaga❤dhistay wlhi nolosha

  • @user-zr9jk7lg9f
    @user-zr9jk7lg9f 14 วันที่ผ่านมา

    Masha allah tabaarakallah ukhtii

  • @fali2695
    @fali2695 หลายเดือนก่อน +2

    Mash Allah ❤❤

  • @NasraAbdiali-l6c
    @NasraAbdiali-l6c 19 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 หลายเดือนก่อน +5

    Ha ka yaabin wll 600$ baa qaataa imika intii aan ku daawanaayay baan wax dhigtay oo joojiyay wixii uu naga so daba diri jiray walahi intan 600 nagu yaraato markaa waaba hooyo 5 ciyaala haysata anigu 1 wiil baa haystaa intana waa igu bixi jirtay ilaa bishii 1 aad ee sanadkan baan wax dhigasho bilaabay

  • @XamdiMacalin-gl4vu
    @XamdiMacalin-gl4vu หลายเดือนก่อน +2

    Mash allh

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaha ❤🎉

  • @HindaQuruc
    @HindaQuruc 20 วันที่ผ่านมา

    Ruumi walashay macan waxn juga
    Hargasa waxa qata biil 680 dolar
    6 ciyala 12 san ioy 1 sano wax gasab u gahel 100 dolar ee hagbada somaliya sad mudasu maha wall macan

  • @user-vz8xj7gr9h
    @user-vz8xj7gr9h หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaha

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 หลายเดือนก่อน +2

    Waliba galabtii marka la hoyaadaayo hilibka iyo qudaarta waa raqiis.

  • @muniishmuniish8983
    @muniishmuniish8983 หลายเดือนก่อน +1

    Thnks abyo

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ wa io dhiiragelisay mcney shukran

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllaah❤

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo aniga somaliyan joga 3carura ban heysta bishii waxan biil ahan uqata 200$ lkn rashinka iyo gas ka igama jiran wa gawsarta kaliya iyado sas ah ayan 30dlr ayuto kagalaa 10dlr gbr yaro icawisa walashey dhashay ban iskul uga bixiya xayaat marketna weligeyba matagin sabbta anan utagin wa inan lacg qasaris diyar u aheyn wixi an helo inan waxan ubahanahay kaliya kubixiyo ayan jeclahay waba udhashay dabecadas markaan adiga kubartayna kabasii daran runey mahadsanid.❤

    • @user-tv7ym3vd6x
      @user-tv7ym3vd6x หลายเดือนก่อน +1

      Masha allah ❤❤❤❤

  • @AbshiroxuseenxasanBaariyeey
    @AbshiroxuseenxasanBaariyeey หลายเดือนก่อน +1

    Iisoo duceeye ani deen ayaa leygu leyahay in ilhey ii fududeeyo ruumi adigana aad ayaa u mahadsantahay sidaa noo dhiiiriso ajjar allaha kaa siyo wanaagaga

    • @Adoontiialle992
      @Adoontiialle992 หลายเดือนก่อน +1

      Qaaliyey Aniga xitaa Kula mid Ayan ahay deen badan qyaa leygu leeyahay allaha nagagudo waxaa sameeysaa waxa aad kasoo reebato biilka kala qeybi bisha markii lagaaro oo ay kuu arurto wixii ay kuu noqoto Kala qeybi ina deenta Ku bixi ina meel dhigo

    • @AbshiroxuseenxasanBaariyeey
      @AbshiroxuseenxasanBaariyeey หลายเดือนก่อน +1

      Insha allaha saasaa samenaaa

    • @luuzanhaji2191
      @luuzanhaji2191 หลายเดือนก่อน

      Illah ha fududeyo inta iska ilalin kartin iska ilaliya

  • @NimcoAxmed-os9uv
    @NimcoAxmed-os9uv หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ waan kaa faaidnay khayr allaha ku siiyo 😊

  • @maryamabdi1378
    @maryamabdi1378 29 วันที่ผ่านมา

    Asc abaayo waad mahadsantahay aniga odaygeyga ma ogola mana bixiyo lacagta ilmaha lagusoo ciyaarsiiyo marka waxaan kusoo ciyaarsadaa waxa aan seve tay ileen ciyaallada facooda dugsiga uga sheekeeynaayaan meelehey tagaan mana jecli ilmahayga iney facooda ka hooseeyaa

  • @sahraosman707
    @sahraosman707 หลายเดือนก่อน +6

    Isdaji walalo anaga labo kun qadano waxna kadhigi waynaye ilmaha yan la aqin o nafaqo daro lagu ridin ayaga akhiro laydin waydine caruurtenaii malin kaste dhakhtar ba lala taganyahay antibiyotic iyo xanun babiya dhameyay e ilmaha sifican halo koriyo haday koran waxna wayi mayno wana ina anfacayan ilmo nafaqo daro babi isay o wada istares hayo bulshadena waa waxa babi iyay adiguna ruumiyay wax ficanbad shegaysa lkn dadka wax ukala reeb $450 xagebay wax kaqabata dunidan waxkaste cirka aden

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk been ma ahan Ani SI wax Mel lo dhigo ma aqan wlh

    • @ayanbadan8856
      @ayanbadan8856 หลายเดือนก่อน

      Aniga iga daa waxna meel dhigan maayee​@@haniaden2700

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 หลายเดือนก่อน

    Ruuney wlo yutub cusb ayan samayste I so boqo talo iyo tusalena waan ka raba madama an mudo dheer an kugu xidhna mel an si gara kala so xidhidhana I sheg

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @DajisoDagan
    @DajisoDagan หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 หลายเดือนก่อน +3

    Ruum gabadh halayabiin somalia waxa walba qaliiy ayeey noqdeen

    • @IfrahabdulahijamacQalanjo
      @IfrahabdulahijamacQalanjo หลายเดือนก่อน

      Walahi waa ruun African adiga umaleysiid raqis but it's not like that aniga Nairobi ayan joga but is till wad digan karta hadad ubarerto runey ❤❤❤ sister your My hero

  • @farax6361
    @farax6361 หลายเดือนก่อน +1

    Inantaas wlhi fursad qaaliya haystaaa ee ka faaidayso is xakamee

  • @XamdaMaxamed-hz8yv
    @XamdaMaxamed-hz8yv หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku barakayo wll ruumiyey

  • @RahmoAliAli
    @RahmoAliAli หลายเดือนก่อน

    Asc Abayo wan ku cusbahay❤

  • @AragsanAhmed-ne7us
    @AragsanAhmed-ne7us หลายเดือนก่อน

    Waaanku cusbahay ❤abyo m.a waxban ka faiday wana kutagersnhy rabi haku xafido i.a🎉❤

  • @user-jc6ri3zf8o
    @user-jc6ri3zf8o หลายเดือนก่อน +1

    Aniga wlh aniga lacag iwali rabto malinka lacag qato bakaro adi bisha shanta wxbo mahayo markas ina dahabekeyga gado igu so dhici walidas kawarama bal gabdhaha walalha iga qibrada badn ila so taliya

    • @farax6361
      @farax6361 หลายเดือนก่อน +2

      No no wllshy ha noqon herryadeeda cunta waxaad kayd u haysato waxaad ku darto maahane waxba haka qaadin
      Abaayo qalin iyo warqad soo qado ama book
      Qor waxa umuhiimsan ee guriga sida raashinka
      Biyaha
      Laydhka
      Feega school ka
      Khudaarta bishii 2 mar ama u cayin waxad suuqa kutagaso
      Xisaabi 1dolar haduu kusoo hadho meel kutuur hana katdaba tagin
      Dayna ka fogooow

    • @user-jc6ri3zf8o
      @user-jc6ri3zf8o หลายเดือนก่อน

      @@farax6361thanks walashey gacaloy ❤️

  • @umumuhanad
    @umumuhanad หลายเดือนก่อน

    Anigaa waxan qatà 350. Wxn dhigta 100.dollarr inta iso hartana nolosheyna kumarana lkn. Koronto iyo. Biyo kuma. Jirn alx

  • @user-wv8zl8ys5p
    @user-wv8zl8ys5p หลายเดือนก่อน

    Mansha allah wll alle hano ka daayo

  • @KhadijaMohamed-rf9hj
    @KhadijaMohamed-rf9hj หลายเดือนก่อน

    Abaayo aniga inbdan wanlsocdaa talooyinkag llakin aniga waxnkarbaa tlo iikhasah ooan xllkan kushegikari adigo maxdsan xageen kalsoxiriiraa isnbjad maistcmaaliye❤❤❤

  • @girlsvolg3614
    @girlsvolg3614 หลายเดือนก่อน

    Mascha Allah walashay ❤❤❤

  • @fowziajama7105
    @fowziajama7105 หลายเดือนก่อน

    Ruume acs waan kucusubahay channel

  • @fiasaabdillahi7485
    @fiasaabdillahi7485 หลายเดือนก่อน

    Aslmoalykom rumiyey talo ayan rabaa sekhelaa please

  • @user-ci9ye8pw1h
    @user-ci9ye8pw1h หลายเดือนก่อน

    Ruunay.waxaan.joogaa.garawe.abaayo.isamee.aad.baan.uxiisaynayaa.yuutiibka

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk หลายเดือนก่อน +1

    Dumarkaa qurbaha jogaa ee xaaska aah ee ninku adeega u keeno ee aan shaqeeyn lacgta caruurta uu isaga kuso dhaaco ee waax kasta ilmo haa iyo aqaalka looga bahaan yey isaagu uu keeno maxy waax dhigtaan waliba anaa kaa koow aah ilmo koris ayn kuu jiraa inshlh inaan shaqeeysto ayn kuu raajo waayneey naxt time 🎉

    • @user-tc7jp5cl9e
      @user-tc7jp5cl9e หลายเดือนก่อน

      Abayo mcn wlhi anee i heesataaa Maxaasameynaas

    • @hibaakMohamet-zr5yk
      @hibaakMohamet-zr5yk หลายเดือนก่อน

      @@user-tc7jp5cl9ealeh haa inoo gar gaaro wlhi waa xalaad adaag markaad qof waax kaa sugeeyso baahidaada maa dabooli kaaro maa yurub ayd jogta wll

    • @ayanbadan8856
      @ayanbadan8856 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-tc7jp5cl9eanigu wan yabahany dukan ayuuban taaganahay aniga iyo ninkayguma isma dhaano senti meel ma dhigano intaanu dhiganaba wanu ka daba tagnaa goaana malahi ayuutana ma galo yaaab

  • @user-ci9ye8pw1h
    @user-ci9ye8pw1h หลายเดือนก่อน

    Ruumiyey.abaayoy.waankujeclahay.aadbaankuudawadaa..magacaygu.waashugri..iisamee.yuutiib.waanjeclahy.yuutiibkka

  • @THEGREAT-mz5nu
    @THEGREAT-mz5nu หลายเดือนก่อน +1

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu waaa muna wll ruunmii dar ilaaahey ayaaan kuu jeclahay wlll

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l หลายเดือนก่อน

    Ruumiyay ❤❤❤❤

  • @user-wy8mi5ti6d
    @user-wy8mi5ti6d หลายเดือนก่อน

    Wallhi

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz
    @Xamdicabdulahi-pz6nz หลายเดือนก่อน +2

    Asxaabeey marwalbo inaan wax meel dhigto ayaan rabaa hadana kuma guuleeysto maxaan sameeyaaa iisoo duceeyo inaaan gacan adkaato wax meel dhigto biil fcn waan qaataaa lkn lacagteeyda suuqa bakaaraha qabo

    • @Adoontiialle992
      @Adoontiialle992 หลายเดือนก่อน +3

      Abayo goaan qaado tankale adeega iyo raashinka kugu baxaya bisha dhan qorshey iyo inta lacag ee kubixi karta kadib shilin kale haku darin waxwalba intii aad uqorsheysay un Ku bixi waxa kuu Soo harana meel dhigo nafta hadey kaa socoto hasoo bixin illaa aaad hadafkaaga Ka gaartid Marka aad bilaabeysidna bilo qabso tusaale 6bil ookale inaad aruurineysid maalinkii ay kuu dhamaato 6da bil markaas lee Soo bixi kadibna utasho

    • @Xamdicabdulahi-pz6nz
      @Xamdicabdulahi-pz6nz หลายเดือนก่อน +1

      @@Adoontiialle992 mahadsanid abaayo go aan baan gaarayaa insha allah ilaa inta ka dhiman sanadkaan waa inaan hadafkeeyga gaaraaa

    • @user-jc6ri3zf8o
      @user-jc6ri3zf8o หลายเดือนก่อน

      Wlh abyo isku mid nahay shanta bisha ine gacanteyda marantahay laga yaba bil fcn wa qata bakaro malinka kobad isku sii den 🥹😀

    • @Xamdicabdulahi-pz6nz
      @Xamdicabdulahi-pz6nz หลายเดือนก่อน

      @@user-jc6ri3zf8o saan inaa isku dhaano waaye sowmaaha

  • @amiiraabdirahmanali6619
    @amiiraabdirahmanali6619 หลายเดือนก่อน

    Ruumi wan ku Salamy Aniga waxan ahay hooyo haysata wiil 3 jir ah waxan u shaqeyaa dowlada bishii waxan qaataa 2,000 Dollar ninkaygu wuxu inosoo diraa bishii 1,000 Dollar waxan save gareyaa 2,000 bil kasta alhamdulillah
    Adigu na wad Mahad san tahy huuno quruey

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  หลายเดือนก่อน +1

      Ka FAIDEYSO jaaniskaga

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  หลายเดือนก่อน +1

      Si wangsan ayad ukala qeybisay

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumi dadka biilka qaata oo somaliya and somaliland jooga martida iyo shaxaadka ayaa kubadan wlhay

  • @muniishmuniish8983
    @muniishmuniish8983 หลายเดือนก่อน +1

    Waxyabaha lesku qurxiya jatwalka noso gali

  • @user-xm9fs7kq3m
    @user-xm9fs7kq3m หลายเดือนก่อน

    Ruumiyey waan ku cusbahy chanalka

  • @naimamohammed814
    @naimamohammed814 หลายเดือนก่อน

    5 caruura oo yar yar oo 5 taba cano raban ugu yaran labo kamida xafayad raban 450 way adagtahay aniga 2 wiil ayan haysta canohoda kaliya 150 dollar ah 550 ban qata kiro ku jirin gabadha shaqale ah aya ila jogta waxna meel ima dhigman

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc หลายเดือนก่อน

    Rumiyaay ythopkaaga wuxuu awaydiyay siden u aragtaa yothpkaan sharudo ayuu iwaydiiyay ooluqada wadaankaan eh walaahay inters aan ku ahay ayaan iri❤❤🎉

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  หลายเดือนก่อน

      Thanks xabiibti

  • @HamidaHassen-ox9fw
    @HamidaHassen-ox9fw หลายเดือนก่อน

    Asc abyo wa ku gu cusbahy ❤

  • @xamdicaday7163
    @xamdicaday7163 หลายเดือนก่อน

    Rumi wakugufa idly
    Wlh amalkaga jano

  • @user-jk3fj7uq2n
    @user-jk3fj7uq2n หลายเดือนก่อน +1

    First comment 😂

  • @MaryamoAlidahil
    @MaryamoAlidahil หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo wan ku taagera

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia หลายเดือนก่อน

    Wllo malay jaban manta majiro kulaul waye somalia hada

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa fiican intadan ka hadlin inad ogaato qiimaha wadankey jogto 450Us kula badana 5 caruur oo 5jir u weynyihin malasocotaa horta ilmaha markey yar yihiin iney ka qarash badan yihin markey ka weyn yihiin oo ey caano xafayad daawo u bahan yihin mar kastana jiranayaan aniga iney dadaashay u arka gabadhaas

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 หลายเดือนก่อน +1

      Been ma ahan

  • @user-wy8mi5ti6d
    @user-wy8mi5ti6d หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Zaalja
    @Zaalja หลายเดือนก่อน

    Rumi. Aniga ku gu cusub isodhawe

  • @user-hq2eh9hl2w
    @user-hq2eh9hl2w หลายเดือนก่อน

    Ilmaha yaryar rerka haysta ba kharash bdn 450na lcg maha gbdha fikir fiican ku biiri xafayadoda iyo caanahodaba kma badna😢

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  หลายเดือนก่อน +1

      Ilmaha somaliy lagu koriya ilaa mise jir ayuu xafayada ku gaara? Wax kala reebo dhigo. ceeb maha hadi adiga adan hada ceeb ka dhigen

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +1

    WCS🫀 SCW ❤SCW ❤SCW ❤

  • @user-mx5bf1xs2r
    @user-mx5bf1xs2r หลายเดือนก่อน

    Waan Ku cusubahay chanalka

  • @KhadijaAli-oy1js
    @KhadijaAli-oy1js หลายเดือนก่อน

    Asc abayo channelkan ku cusbaha

  • @user-go2fg7pf9o
    @user-go2fg7pf9o หลายเดือนก่อน

    Wagar ruumiyeey anuu 500 qaata bas biil kaliya raashin iyo qudaar iyo gaas 6 caruura wanay igu yartay waqti xaadirkan wax walba way qaaliyoobeen

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu หลายเดือนก่อน

    Abaayo.ruumi.noolsha.waqaali.guruga.kirida.haday.kirodaganatahay

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo หลายเดือนก่อน

    Neefki adhiga ahaa baaba 100dollar ka qaalisan imika

  • @NIMCOCbdirxmaan-os5ze
    @NIMCOCbdirxmaan-os5ze หลายเดือนก่อน

    Waanu joognay😅😅😅

  • @Laylaxasan488
    @Laylaxasan488 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ila taliya waxaan qaataa 300$ waxaana haystaa 5 ilmood oo 1 sano jir u yar yahay 10 jirna u wayn yahay hadaba kirada korontada biilka waa intaa Kenya ayaana jogaa Garissa plz iso jawaba

    • @Laylaxasan488
      @Laylaxasan488 หลายเดือนก่อน

      150$ waa ba biyaha iyo kirada kontada

  • @maryansh6638
    @maryansh6638 หลายเดือนก่อน

    Wankugu cusbahay

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu หลายเดือนก่อน

    Shan.ciyaala.daawadoda.saaid.somaliyo

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 หลายเดือนก่อน +1

    Ani si wax lo dhigo ma aqan wlh 1 cunug ayan hasta 500 qata bisho dhaman ayuu bilka iga go a

    • @caashaaxmed
      @caashaaxmed หลายเดือนก่อน

      Abyo Ana kula mida

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 หลายเดือนก่อน

      @@caashaaxmed haa sax bal dadka wax Mel dhigto ha no shegen siday wax Mel u dhigtan

  • @kaaftoonlifestyle4685
    @kaaftoonlifestyle4685 หลายเดือนก่อน

    Naa Dee mogdisho ma joognee maxaa qaldan hargeisa hadhwanaag ayaan jogaa 😂

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 หลายเดือนก่อน +1

    200 bay dhigan kartaa bishii dadka soomaaliya joogo ma xisaabtamaan yaa waa cajiib

  • @HamidaHassen-ox9fw
    @HamidaHassen-ox9fw หลายเดือนก่อน

    Asc abyo wa ku gu cusbahy ❤