SABABTA AN U ARAGNO MALIN WALBA HOYO OYESA MAXEY TAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @nuura81
    @nuura81 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ruuneey kasoo sameey video waxaad arkeysaa hoyooyin dayacan welba xilgan qabooba jaakad fiican sidan kabo fiican sidan qanoobga cunto fiican cunen hooyo markaad is dar yeesho baad ilmah korsan kartaa keep going hoyoouinka somaaliyed waa iga talo uuun❤❤❤❤❤❤

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gaabar yhy runtaaa kugu jeclhy ruumiyeey gaabar wngsn aatahy wlhh

  • @AlNb-df9wj
    @AlNb-df9wj 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma igula saxnid fikirka ah nin ha isku guursanin ilma kalana ha isku dhalanina😮ani 23 sano jiraa gabar ahay❤ balse hoyoyinka single motherada ah waxay ubahan yihin haddey yaryihin ilmo kle iyo nin astura oo ay shaaydaan oga magan gasho❤ilmo iney iska daba dhasho qasab ma aha midka ay kafirsato oo u qalmo in ilmo ay udhasho ha udhasho❤ ilmaheedana hakala korsoto ee hooyo adag hanoqoto oo naf iyo sheeydaanba ladagaasho iyadoo guursanaysa ha noqota hooyo kashaqeysa hormarka nafteda iyo kala korinta ilmaheeda✊🏽 guurkana waa dhoowrsanaan guursada waa tii wali yaroo ninkamaarmine intaa macsi iyo wax illahey raali ka ahayn kudhici lahaaydaan wadamo gaalaa joogtaane allaha idin xafido hooyooyinka somaliyed iyo gabdhaha somaliyed mel walpoo aduunka kajoogtaanpo🗣️❤️‍🩹

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Alaah wa sax runtaan kugu jeclaaday Ilaah ha ku xafido

  • @Umcabdallah
    @Umcabdallah 11 หลายเดือนก่อน +5

    Huuna guryaha dumay qadarbaa kudhacay calafkooda dhamaaday intaa guursene iyo intaa dhalee way qorantahay
    Guryaha dhisane qaarkood ayagoo gudaha ka ololaa ayey dhisanyihiin
    Dadkaan mediyaha taagan ee is haysta waa xishood la.aan iyo imaan la.aan ee illahay ha isku xiraaan badankod xariga alle mahaystaane alle ha ulaabtaaan

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 11 หลายเดือนก่อน +3

    Kkk runey nin Somali waxuu rabaa cRuur badan qalyo iyo dhibna ma rabo waxaa ladalinyo waa dumarka raga ka dambeya😂

  • @queensaafi
    @queensaafi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo

  • @xamdiqurux3084
    @xamdiqurux3084 11 หลายเดือนก่อน

    Marku ninka ku imaneyni sanado badan maqanyahy una kufahneyjin xariir laheyn ixtiram laheyn abyo kawarn qofkas naag klena umesha ku qabo adinah uwaqtiga ka dhuminayo

  • @RaxmaGaarane
    @RaxmaGaarane 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wllahay wax walbu igusameyo ma ego wayo qof Haldana gugu wato 12danood balagu wata mash quul caruutayda igu filan iyo naftayda

  • @Anzal222
    @Anzal222 11 หลายเดือนก่อน

    Inaa guursatid qald maahan inaa dhashidna dhib ma ahan ilaahayna wax adan awoodin guuma uu dhiibo ee wa inaa fikirkagu sareyo awoodaadana isticmashaana wixii awoodada ka baxsana and samirka badisaan

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid macaanto waa dhiiro gilin aan u baahanhay❤❤❤❤❤❤

  • @MascudSiyad
    @MascudSiyad 2 หลายเดือนก่อน

    Allah run badanida allaw qeyr kusii

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah beautiful sister ❤❤❤

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sax abaayo Mahadsanidiin

  • @haawobashir6872
    @haawobashir6872 11 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad

  • @SameeraMohamed-kr2le
    @SameeraMohamed-kr2le 11 หลายเดือนก่อน +1

    Manshlah abayo wakugu racsanahy

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabarakallah ❤❤ waa runta

  • @HooyoAabo-s1j
    @HooyoAabo-s1j 11 หลายเดือนก่อน +1

    She is right I strongly agree with her statement

  • @Jeceel
    @Jeceel 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run isii dhib waa lkn hooyo ilma heeysato maxaay sameeyne allaha no xariisto

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 11 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah ❤❤❤

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allh quruxey waa runtaa

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abaayo waar runt🎉❤

  • @habonali9734
    @habonali9734 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sax waye abaayo ❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah absolutely 💯 ❤️

  • @Inawali
    @Inawali 11 หลายเดือนก่อน

    Wllo qaali ana chanelkeyga iguso boqo. Ilahey afaarahaaga iyo rajoo yinkaaga hakuu fudhu deeyo. Ameen

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 11 หลายเดือนก่อน

    Habo mcnto mahadsanid .❤❤❤

  • @-farhia
    @-farhia 11 หลายเดือนก่อน

    Absolutely NinLays Kuma mashquliyo Danahaga Laga raaca Marka ku mashqulin asga kugu mashqul Aya

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 11 หลายเดือนก่อน

    Asc mashallh shukrn

  • @umusafia-jm5dt
    @umusafia-jm5dt 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o 11 หลายเดือนก่อน

    Inoosoobadi sxp abaayo

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤💯💯💯💯👌👌

  • @nuura81
    @nuura81 11 หลายเดือนก่อน

    Ruuneey waa runtaa ku mashqulka naftaada waxaa ka fiican malah markaad jeclaato dadku ku ixtraami naftaad jeclow socdka badsad salaad