Sidee Ninkaga 💖U So Jiidan Karta👩‍❤️‍💋‍👨 # Intan Same #

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • #ruumikitchen #share #subscribe #like #hodanonline ‪@ruumichannel‬

ความคิดเห็น • 107

  • @fardowsoabdullahi7127
    @fardowsoabdullahi7127 ปีที่แล้ว +11

    Ruuuney wlhi veido gan mar hore maxaa nugu soo sameyn waysay waxaa arkaa inuu Ninkeyga iga sii jeedo oo marka wax yar isku qabsano hadal dagan igu la hadleen ana dumar baa ahy hadii hadal naxariis leh la igu la hadli wayo waa xanaqaa hada markan video gan dawaday aya daremay sababta wuu Ninkeyga igu naxariisanen salada ayaa goy gooyaa waliba salada subax aya markasta iga tagto 😢 carada ilahy baa Ninkeyga isku keen dirayso plz ii duceyaa in ilahy salada igu toosiyo 😭😢😮

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 ปีที่แล้ว +22

    Waa talo wanagsan ruumiyeey hal codsi ayan wataa bal waayo aragnimadaada nala wadaag talo ku saabsan dumarka lala guursado wiliba iyakoo da' yar hadane aan rabin iney reerkoda dumiyaan o caruurta dayacaan

    • @hibonuuro8176
      @hibonuuro8176 ปีที่แล้ว +8

      M.a wad wanagsan tahy abayo uhoreen Allha talo saro tan xigto naftada iyo caruurtada ku mushqul wayo wa kuqorna oo dhacay hada ku musquusho wa dhib abayo naag kadabesay on aqoon ninkada dabecadihisa hada udumeso reer kadi waa ma ficno anigey igu dhacda Arntaas hadana wan ka giuleestahy abayo guul kurajenaya

    • @naduushxalane8464
      @naduushxalane8464 10 หลายเดือนก่อน

      @@hibonuuro8176 masha allah qaali caqligaaga iyo garashadaada allaha kuu barakeeyo, lkn sidee oga guuleysatay fur gabadhaan miyaa ku dhahday ninkaaga taas waa dambi ayan maqlay abaayo

    • @hibonuuro8176
      @hibonuuro8176 10 หลายเดือนก่อน

      Abayo may madhihin lakin nag hadii lagula guursado waxay istirahada way maseri oo bixi lakin guushu wado caadi iskadhigtaa oo rer kada dhaqda ninkadana so jidataaa wayo mar walabo nin nag den mayo wana waxa uqorna sida adigaba ogu qorened in aad guursato abayo

  • @luulmohamud
    @luulmohamud ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah Ruumi xbbti waan ku salaamay
    Allah ha kuu barakeeyo caqliga iyo aqoonta
    Xaqiiqa hadaad wanaajiso xiriirka adiga iyo Rabigii ku abuuray haduu wanagsanyahay ku dadaasho raaligelintiisa iyo jecelkiisa inta ka soo hartal Rabi isagaa kuu duleyni hortaada keen waxa taas noogufilan xadiithki nabiga CSW ku kahaa C ibnu cabanas Rc Allah xifdi wuu ku xifdini👍❤️

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah axsan waano waan waxaa aaminsanahay inaan iskumashquulo intaan ruuxkale kumashquulilahaa saa nafteeydaa iibaahan من شرف نفسه فهو شريف 🌷❤️🌷👏👏

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 ปีที่แล้ว +8

    Waligay Labo Nin oo dhahaya sides naagteyda iskujeclaysiiya ama usojiitaa ma Arkin dumarkiina aqli aanin Dabo prod ahayn lags waa war dumarow Adi isku nolow qof ha unoolaan

    • @Animeedits1348
      @Animeedits1348 ปีที่แล้ว

      Walley maila aragty orod iyo waxaan kujirna daal anaalo ogayn nolosha dagan baa adunka ugu fcn

    • @gaaridumar2284
      @gaaridumar2284 ปีที่แล้ว

      Aby gabdhahena waa waxii lagu so koriyey ayada qiima ilama malaha si lo dhahy naa ninka naa ninka weyba qadifen

    • @sharifam4849
      @sharifam4849 ปีที่แล้ว

      @@gaaridumar2284 g

  • @user-lw9pn7qr9b
    @user-lw9pn7qr9b ปีที่แล้ว +3

    Wll quruxdu waa laba waa ta jidhka iyo ta nafta waxa muhiimsan ta nafta hadii si kasta muuqaalkaagu u quruxsan yahay oo hab-dhaqankaagu xunyahay waa lagu nacayaa ogoow
    Muhiimada sii wanaajinta dabeecadaada
    Ha noqon geed aad u qurux badan oo qadhaadh lkn noqo geed aad uqurux badan oo macaan, bilicdu waa shayga koowaad ee dumarka lagu raaco hase ahaatee waxa ka muhiimsan dabeecad wanaagsan oo ay ka mid tahay inaad muujiso awooda ninkaaga yeeshana amaradiisa mar walba, iyo inaad ixtiraamto ood qadariso

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 ปีที่แล้ว +2

    Ruunay waa waa ku salaamay

  • @faayahmed5890
    @faayahmed5890 ปีที่แล้ว +1

    Video nolasheyda dhan bu badalay Tnx qaali ❤

  • @user-lw9pn7qr9b
    @user-lw9pn7qr9b ปีที่แล้ว +1

    Quluubta dadka waxaa daga qofka uu wanaagsan yahay hab-dhaqankiisu
    Dadku qofkaa aad bay u jeclaadaan
    Horena waxa loo yidhi qofka dadka wax siiya iyo qofka kula hadla hadalo wanaagsan waxa ay dadku jecel yihiin qofka kula hadlaaya hadalada wanaagsan

  • @user-lw9pn7qr9b
    @user-lw9pn7qr9b ปีที่แล้ว +2

    Ku keer garee, inaad keer garayso marka koowaad hab-dhaqankaaga, marka labaadna bilicdaada

  • @-farhia
    @-farhia ปีที่แล้ว +2

    Ninka inu ku jeclhy selagu ogada kaso hadal ruumi

  • @fraureach
    @fraureach 6 หลายเดือนก่อน

    Hada doneeyso in ninkaga kuso dgaweesto wax walba kahor mariyo jacalkiisa dartiis naftada okaliya daryeel ninkana dhig oo adigo jecel naftada kahormari intasey ragu raban kana helan gabarta iskumaqanu kumaqan yahay hada adigu asaga kumaqnatana wuka maqan waa intaas baad naftada hormari

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 ปีที่แล้ว +4

    Ciwaan ka markan arkay waa xanaqay lakin hada wa dagay nin bay ku washeen nagahan falan

    • @umuyasinahmed3516
      @umuyasinahmed3516 ปีที่แล้ว

      Hhhh wlhi kula mid ahay naftada kuu bahana nin nin lee malawadaa qofki kujecel jeclaw kii kurabin macsalamo ilaha naleh

    • @suubansaxan4865
      @suubansaxan4865 ปีที่แล้ว

      @umuyasinahmed3516 hhh that's true sister

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 ปีที่แล้ว

      Aniga xita gadaal ban ka dagay

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td หลายเดือนก่อน

    Masha allaha

  • @aminoahmedq1050
    @aminoahmedq1050 6 หลายเดือนก่อน

    Run badanaa taasi waa lahubaa qaali❤❤❤

  • @user-ry1ft2ks9n
    @user-ry1ft2ks9n ปีที่แล้ว +1

    Waa sax walaahi Abaayo aniga ayaa arkay waxaad shegay so oodhan

  • @sahranuur196
    @sahranuur196 ปีที่แล้ว

    Mansha allah beautiful runtii aad baan ula dhacay barmaamijkaga runta ku saleysan jazakillah khyr wll

  • @hamdimohamed-to5gi
    @hamdimohamed-to5gi ปีที่แล้ว +4

    Masha allh aqliga alle kaama qaado abyo garaadka alle hakuu dhaafo mowduucyadan oo kale aya anfacayo walaladaa jannaalkaan waa jannaalka walaasheen run sheeg ee gabdhooy haloo hagar baxo like iyo wax walbo waa mudan yahay

  • @fartuunibraahin4320
    @fartuunibraahin4320 ปีที่แล้ว

    Sax waye wlhi wayo nimanka wa xisaloyin rabi hana xefdiyo

  • @MohamedAli-je1yy
    @MohamedAli-je1yy ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakalaah shugran jaziran sis 💖 😍 wakuxiisay beryahan kuma arag

  • @munamohamedali7899
    @munamohamedali7899 ปีที่แล้ว +1

    War dumaroo raga ixtiraam lkin iska daaya daba ordkan adinka lee ooyo adinka lee ilmo koriyo ogow gabarey naftaada inee qaali thy oo lagag bahan yhy ina jeclato . Ninkan waa shirka nolosha hadii u kula fahamo alx hadii kale ardu laah waasic lkn nin nin nin no

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @user-fx6oj9yz4s
    @user-fx6oj9yz4s ปีที่แล้ว

    maashaa allh ruumi qali Farid baad yahay ilaahay hakuusiyaadiyo

  • @Faizaabd
    @Faizaabd 7 หลายเดือนก่อน

    M.a sax waay 1 jeclaaw ilaahey 2waalidkaaga 3 naftaada 4 caruurtaada waxii kasoo haro dantaada ku wado ha is waalin

  • @soumayasafi8104
    @soumayasafi8104 ปีที่แล้ว

    Masha Allah taparaka Rahman huno isha cadowga Allah haka qabto

  • @aichahassan9284
    @aichahassan9284 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah well said

  • @user-sh6ld2ws5w
    @user-sh6ld2ws5w ปีที่แล้ว

    Walalo quruxeey ilaahay ha ku sharfo abaayo si biraayfada makula soo xiriiri karaa

  • @queensaafi
    @queensaafi ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo

  • @sumayohassan9509
    @sumayohassan9509 ปีที่แล้ว

    masha allah xabiibti illahay caqligaaga ha kuu siyaadiyo xaqiiqda runta ah baad ka hadashay ❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕🌹🌹

  • @zamiiraxuseen2403
    @zamiiraxuseen2403 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo wllhy warunta nag quruxbadan lamanaco wllhy dumarow isqurxiya abayo waruntet

  • @caaishamahadshidane6745
    @caaishamahadshidane6745 ปีที่แล้ว +1

    Saxiix mashlh

  • @maahirow245
    @maahirow245 ปีที่แล้ว

    Mashallah qali

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 ปีที่แล้ว

    Mashallaha tabarakallah

  • @minahonestchannel7641
    @minahonestchannel7641 ปีที่แล้ว

    Naag nool walle waa sidaa u hadli laha❤🎉

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ❤

  • @MaryamaMaryama-jp9eg
    @MaryamaMaryama-jp9eg ปีที่แล้ว

    M.a abyo waano fcn thnks dhirigaliso wan kujeclhy wllhi 😘😘

  • @user-pg8jx3dg9z
    @user-pg8jx3dg9z ปีที่แล้ว

    Allah yacizak Ruumi walahi sificana uu wanisay dhaman gabdhaha allah ku sharfo xabibti ❤

  • @SahraKaaba
    @SahraKaaba ปีที่แล้ว

    maasha allah m,aasha allah taasaan been Ahayn wll Ruuneey ❤❤❤❤❤

  • @user-di3bq6mq7c
    @user-di3bq6mq7c ปีที่แล้ว

    Alla walaashe runbadanaa ilaah haku deesto

  • @khadijaibrahim6019
    @khadijaibrahim6019 ปีที่แล้ว

    Wlhi rumiyey wa run matodhan qof madawatagnan kartid saxix

  • @user-qp3mb4zo5z
    @user-qp3mb4zo5z ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 ปีที่แล้ว

    Mashaallah ruunta kugu jeclahay guuleyso idim allah quruxey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oi3yr3cl8z
    @user-oi3yr3cl8z 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wllshy❤🎉

  • @faadumiinamohamed2720
    @faadumiinamohamed2720 ปีที่แล้ว +2

    Alle iyo naftayda raaligaalinkara

    • @faadumiinamohamed2720
      @faadumiinamohamed2720 ปีที่แล้ว

      Hahadsanid my sister

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ปีที่แล้ว

      Gabadha laqabana waxay kudareysaa Odaygeeda inuu raali kanoqdo waa mina diin Hablow

  • @bisharohashi485
    @bisharohashi485 ปีที่แล้ว +1

    Saxwaya quruxay ❤

  • @user-kk1zm6zk5x
    @user-kk1zm6zk5x ปีที่แล้ว

    Walaahi

  • @ahlaamnura749
    @ahlaamnura749 ปีที่แล้ว

    شكرا لك ❤❤❤

  • @mamonaciimachannel2514
    @mamonaciimachannel2514 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo so badi gabdhah ha fahman xaqa❤❤❤❤

  • @ayaanmaxamad7042
    @ayaanmaxamad7042 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @UmmxmdAbshir
    @UmmxmdAbshir ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ mashallh mcnto

  • @user-oq2cn9dk2q
    @user-oq2cn9dk2q ปีที่แล้ว

    Ruumi qli xiis

  • @rukiagedi5016
    @rukiagedi5016 ปีที่แล้ว

    I wish I knew

  • @fahmichanel7514
    @fahmichanel7514 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walaalo

  • @MahadMegal
    @MahadMegal ปีที่แล้ว

    Wcs waahil waruun yaakuuushag wlle

  • @zeinabdjama8343
    @zeinabdjama8343 ปีที่แล้ว

    Asc wll ruumiya hore usoco

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 ปีที่แล้ว

    masha allh barka allh 😂❤

  • @ruqiyacali6210
    @ruqiyacali6210 ปีที่แล้ว

    Waxaad kahadashay xaqiiqda guuleyso abayo

  • @asmabintucabdikarim9301
    @asmabintucabdikarim9301 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa hbo mahadsanid

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

    Warun wllhi nin kaa sii jeeda laiskuma jeedin karo

  • @amina7327
    @amina7327 ปีที่แล้ว

    Thanks abayo 👑👑👑

  • @fadumo321
    @fadumo321 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว

    Maxaa loo keer gareynayaa miyuu xanuunsan yahay

  • @haboonbeuty30k25
    @haboonbeuty30k25 ปีที่แล้ว +1

    Naag is dayacday nin maxey kazoo jidanee

  • @calinadiifo4387
    @calinadiifo4387 ปีที่แล้ว

    Abaayo runbadnidaa mansha alaah

  • @user-lw9pn7qr9b
    @user-lw9pn7qr9b ปีที่แล้ว +1

    Taladaydaa wax ka soo dhe

  • @nasriincadeey4540
    @nasriincadeey4540 ปีที่แล้ว +1

    Waa run gabadhaan waa caqli ley maasha allah

  • @xaliimcabdi
    @xaliimcabdi ปีที่แล้ว

    Wa run abayo

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 11 หลายเดือนก่อน

    Wa sax sz

  • @fadumomohamed1
    @fadumomohamed1 ปีที่แล้ว

    ❤asc

  • @HeeybeYare-cl5zk
    @HeeybeYare-cl5zk ปีที่แล้ว

    Huuno maa nadeyso hanala kolkooliyee

  • @ZiradMahamedAli
    @ZiradMahamedAli ปีที่แล้ว

  • @user-wr5vb5lk2y
    @user-wr5vb5lk2y ปีที่แล้ว

    Asc

  • @shukriosman345
    @shukriosman345 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakaallah ❤❤❤

  • @user-kk1zm6zk5x
    @user-kk1zm6zk5x ปีที่แล้ว +1

    Waa.sax

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xabiibti ❤❤❤❤

  • @ziyaamaxamuud2086
    @ziyaamaxamuud2086 ปีที่แล้ว

    Yaaab

  • @sahranuur196
    @sahranuur196 ปีที่แล้ว

    Noosoo badi hadaad awoodo

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 ปีที่แล้ว

    Waan kuguracsabahay rayigaaga abaayo

  • @amazingdayww
    @amazingdayww ปีที่แล้ว

    9

  • @habonali9734
    @habonali9734 ปีที่แล้ว

    😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @maimunhassan4640
    @maimunhassan4640 ปีที่แล้ว

    Wasax wasxxx

  • @cashomaxamedcabdiraxaman7926
    @cashomaxamedcabdiraxaman7926 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @samirayousuf7636
    @samirayousuf7636 ปีที่แล้ว

    Dhilo haa iug walnin

    • @sahrasahra1913
      @sahrasahra1913 ปีที่แล้ว

      Xaa ku haayo marka😂😂😂😂

  • @Aswaad-xq7xl
    @Aswaad-xq7xl 3 หลายเดือนก่อน +1

    Plz numberkaga u bahanahay plz

  • @-farhia
    @-farhia ปีที่แล้ว

    Kaso hadal ninka shukansiga badan selagu oagda

  • @nalkanaftauroon4037
    @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว +1

    Bosku kudhigu dhig hadu kugu faano kufan

  • @user-jj6lh9zi1o
    @user-jj6lh9zi1o ปีที่แล้ว

    Sax

  • @Aswaad-xq7xl
    @Aswaad-xq7xl 3 หลายเดือนก่อน

    Plz numberkaga isoo qor plz

  • @leylaadan5283
    @leylaadan5283 ปีที่แล้ว