MAAREYNTA BIILKA💸 GURIGA🏕

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ‪@ruumichannel‬ ‪@ruumichannel‬ ‪@ruumichannel‬ #ruumikitchen #share #ruumikitchen #dhiragalinta #jadwalka

ความคิดเห็น • 80

  • @FartooMaxamed
    @FartooMaxamed ปีที่แล้ว +11

    Aniga malintii 5 dolar qaata rashin kumajiro qudaarta hilibka kaliya

    • @AlNb-df9wj
      @AlNb-df9wj 3 หลายเดือนก่อน

      150$kuutahay bishii qudaarta kaligeed m.a❤ 5 taas asbuc uso adeego sinay jumlo 5 1.5$ iney kudhiganto Malin kasta isku day❤😊

  • @AfffyyAffddy
    @AfffyyAffddy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤❤

  • @Xirfadley
    @Xirfadley ปีที่แล้ว +5

    Somaliyan Jooga 200 ban qata Kira kuma jiro Lakin buug iyo qalin ban u samaystay Alxmdulilaah Igu filan

  • @nasroabdulkadir7063
    @nasroabdulkadir7063 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah xabiibtii ❤waan ku jeclahay ❤❤❤

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah,mahadsanid abaayo

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc ปีที่แล้ว +2

    Thanks masha alaahaa soo badi soobadi baragaraamkaan ❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 ปีที่แล้ว +2

    Ruumi salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤

  • @BasraDiiriye
    @BasraDiiriye 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ruumiyay Marshall Allah fumarate waaddhiiri galisaa

  • @Fatmaj114
    @Fatmaj114 5 หลายเดือนก่อน

    I Wish inaa video-gaan arki lahaa 5 sano ka hor 2shaqo ayaan ka shaqaynayey waxaba dabkaa saari jirey lkn hadaba waqti igama tegin Alx. Sanadkaan dhamaadkiisa Waa kula wadaagayaa Insha allah from april month

  • @zahraaazahraaa3717
    @zahraaazahraaa3717 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ruumiyey ilaahey ajar io xasanaad aan la soo koobi karin ha ku siiyo
    wlhi wax badan aan kaa faaiday
    Thanks😊

  • @nimcoabdilaahi1246
    @nimcoabdilaahi1246 ปีที่แล้ว +1

    ❤masha Allah ruumi abaayo ilahay kheer haku siiyo aadbaan uga helay aqliga ilahay kusiyay ayaaad wax nagala wadaahtay

  • @Sawiro
    @Sawiro 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @nusaybacadamiofficialcadam847
    @nusaybacadamiofficialcadam847 ปีที่แล้ว +2

    Bishiii waxaa isoo gala 500 dollor tirade dadka waa 3 qof

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk ruum I waa iga qoslisiisay cilaan iyo gacmo taag waa is lee yihiin ha u bixin intii ay hadana dhihi lahaayeen fara cadaa ma dhiiglaan baa haysa kkkk

  • @sidrimussa4626
    @sidrimussa4626 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran abyo😊

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah abaayo ilaahay hanookadaayo 🎉❤❤

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaah❤❤❤

  • @fatuma1033
    @fatuma1033 ปีที่แล้ว

    Shukran wll mcn

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew ปีที่แล้ว

    Mashlh xbbt waxaa.doonto qaadee waa inaa.wax.dhigatid

  • @FarhyioYousuf
    @FarhyioYousuf ปีที่แล้ว +2

    Masha alah xabibti shugran

  • @halimaabdulla6790
    @halimaabdulla6790 ปีที่แล้ว

    Mashallah anega wan shaqeyaa waxbadan aaiga qaltan wlh

  • @Nagaad1
    @Nagaad1 ปีที่แล้ว +1

    Hhh maanta aniga igu dhaga hadlaysaa sxb

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 ปีที่แล้ว +1

    60jir keno 4jir ki waxi ahay wu xasusta lkn cashar kama qadano

  • @farxiyomohamed1708
    @farxiyomohamed1708 7 หลายเดือนก่อน

    Labarkeda ikucawiyaa

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 ปีที่แล้ว +3

    Walee wax badan aa laga faaiday Masha Allah

  • @leylaladan864
    @leylaladan864 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh ruun raaxo nolow xubiii

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 ปีที่แล้ว

    Walshay qaliyey bini adam ma ralu gelun kartitde ilahy rali grli 1:50 1:52 1:56 1:57 1:57 1:57 iygana la shekyso uun

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว

    Waa.arin.xaqiiq.ah

  • @Umusidra-w1e
    @Umusidra-w1e ปีที่แล้ว

    Masham alah

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 ปีที่แล้ว

    Masha allah hore usoco❤❤❤❤

  • @sadiasaid5565
    @sadiasaid5565 ปีที่แล้ว

    Thank you ❤

  • @Xaliimo835
    @Xaliimo835 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo allaah kusharfo

  • @fatoumamahamoudfatoumamaha4868
    @fatoumamahamoudfatoumamaha4868 ปีที่แล้ว +3

    Alaa rumiyeey ku jecliya walalo malinba Balkan tabayo ayad soo qadata from djibouti

  • @NaasroSalaax
    @NaasroSalaax 2 หลายเดือนก่อน

    Mnshalh mnshalh❤❤❤

  • @lajecleyabdi5745
    @lajecleyabdi5745 ปีที่แล้ว +3

    35sano Waxii Nagu dhacay xitaa waa xasuusanaa 😂😂😂😂 intaas iga qoslisay

  • @umuabdullahiofficial1575
    @umuabdullahiofficial1575 ปีที่แล้ว +4

    Ruumi abyo Africa joga biil maba aha waxeygu wixii loo bahanyahay everything wuu dhibaa waxan is iri wax Mel Ii sar hadaa tirahdo armey kugu yarataa sidaan kuu no fikir iyo stress😂

    • @maryankeyf4017
      @maryankeyf4017 ปีที่แล้ว +1

      Xppti raga Africa jooga iyaga is dhibaya biilka ay qataan haday hoyada udhibaan wax inay meel ka dhigto mahe waxba ma xumayso lkn inty culusy xambarsadaan ayey cabadaan inuu wax meel dhigo iska daaye deyn ayuu radsadaa😂😂😂

    • @jasminsaid6553
      @jasminsaid6553 ปีที่แล้ว +1

      Hada ka hor baan is iri biilka kugu baxa xisaabi oo sheey kasta meel ku qor waxaan is iri waad waalan wlhi hadaad meel ku qortid every day🤣🤣🤣Aniga kaligeey waxa igu baxa baa reer dhan biil Somalia loogu diraa sheekaduna waxaa xumeeyay biilka iyo qofka baahidiisa kle ee bisha ku baxda baan ikala soocnayn tusaale ahaan qof Sweden jooga oo jaamacad dhigta oo reer leh waxaa dareemi kara qofkii jaamacad dhigta oo buugta kharashkooda og calaa buug baa laga yaabaa in aad $500 Oo dollar ku gadatid marka qofka xaaladaas ku sugan biil ma qorshayn karo

    • @zemzemibrahim4620
      @zemzemibrahim4620 ปีที่แล้ว

      ​@@jasminsaid6553buugaagta dharka ilmaha qarashka gaadhiga iyo wixii lamida programka sanadlaha ah ayaa lagu darsadaa inta kalana day to day iyo monthly program laga dhigta

  • @wardaxaashi-p5d
    @wardaxaashi-p5d ปีที่แล้ว +1

    ruumi anu wadan ki jooga

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 ปีที่แล้ว

    Waligey maxisaabin bill kirada 1bisha bixiyaa anyway thanks

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 7 หลายเดือนก่อน

    Marwood aan cidiyo gaduudnee. Macaon

  • @CabdirahmanGesi
    @CabdirahmanGesi ปีที่แล้ว

    From jigjiga rumiyey hno thanks ❤🎉

  • @rahanoor144
    @rahanoor144 ปีที่แล้ว

    Mashallah abyo sax wayo ❤❤🎉

  • @sharafhaji
    @sharafhaji ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh siryesha gabdho wax dhigta❤❤❤❤❤

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 7 หลายเดือนก่อน

    abayo ruumi aad Ayan ku jeclahay ilahay cimriga caruurta Haku barakeyo aniiga somaliyan jooga janalkaga wanku xirnahaay gabdha somaliya Kairi iyo biyo koranto wax barasho biil gaas qashiin intranet waxbarasho ku lii waa nala karabaa lkiin haal codsi Ayaan wata abayo ruumi adeega hilibka qudarta bishi boqol iyo konton dollar Ayan qaata kaso hadaal qabka bisha isugu filnaysiin lahaayn anaga reer somaliya waa maseyrnaay gabdha qurbaha waad u Dada shaay kaan firijka geeli kaan dhowro kkk anaga ruumi no sheeg adeega jikada wey dhabtay lacata bilka kabadan Aya nagaga baxda weliba Markey Marti jogto somaliya Niman niinkaga wato Aya jiira saxibahaa Aya Marti qadeysa o intaso carura waata ma xisabtano talgaad wax ma gashano abaayo no faideey duceysaneey camal subaan iyo cimri dheer ilaheey Haku siiyo

  • @umuabdullahiilovemyallah2078
    @umuabdullahiilovemyallah2078 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb ruumiyay anigu sidadokale ayan rajo ahay kowdhe hooyaday waa cabro adiga markasto tusale ayad usooqadata marmar insha Allah magacas kaftanka kadaa waa codsi majecli inlagu kaftamo ama tusaale loosoqato abaayo adiga ooraliya waxan kamid ahay asaxaabtada marwalba kuguxiran horayna usoco

  • @ashamohamed9416
    @ashamohamed9416 ปีที่แล้ว

    Ruumiyeey abaayo icaawi ilmaa igaxanuusane

  • @abdimajidyusuf6038
    @abdimajidyusuf6038 9 หลายเดือนก่อน

    M.a aqlileey aya. Tahay

  • @SumayaBashirSuu-dv5sr
    @SumayaBashirSuu-dv5sr ปีที่แล้ว

    Asc abay ruumi ❤

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 ปีที่แล้ว

    Ruun funny 😂30 sano kahor wan xasusana

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen ปีที่แล้ว

    Masha Allah sister you are smart but maraq digaaga iskadaa caafimaad ma ahan Abaayo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว +1

      Maraq digaga afka iska bartay mahe wa kii qudarta laga sameyay wllo thanks

  • @idilibrahim1060
    @idilibrahim1060 9 หลายเดือนก่อน

    Wall intu ku mar santahay kani kakale marso ada arki inu ku gududiye

  • @DeeqaNuur-cp5nf
    @DeeqaNuur-cp5nf 9 หลายเดือนก่อน

    Asc qaali

  • @HamdiMohamed-n7s
    @HamdiMohamed-n7s ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @abdiladifscdcarle3315
    @abdiladifscdcarle3315 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @NasroissackAhmed-ml8dk
    @NasroissackAhmed-ml8dk ปีที่แล้ว

    igadiwangali😢

  • @FaadumoNur-m7r
    @FaadumoNur-m7r 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 ปีที่แล้ว

    Bill ban cunay wixi iga racay tarikh ahyd😂😂

  • @FaadumoNur-m7r
    @FaadumoNur-m7r 8 หลายเดือนก่อน

    ✅❤❤❤

  • @habonali9734
    @habonali9734 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah sax waye denta iska illaalsha ❤❤❤

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 3 หลายเดือนก่อน

    iso duceya denta inow raabi igabixiyo 😢

    • @naciimocaday7748
      @naciimocaday7748 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo ducadan akhriso way ka bixi insha allh اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والجبن والبخل وأعوذ بك من غلبت الدين وقهر الرجال way iga baxday abyo markan akhristay dar daran ki nabigana wu aha scw

  • @kafiyoalihalane9866
    @kafiyoalihalane9866 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @faysayousof6492
    @faysayousof6492 ปีที่แล้ว +1

    Xageed dagan tahay qli

  • @AwoHussein-j2b
    @AwoHussein-j2b ปีที่แล้ว

    Taageerdaad ixtiraam Somalikan baad ujeedaa miyaa sodonka 30 sano

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว

      Maya uma jeedo Adiga sida u qatay

  • @maidamuktar3719
    @maidamuktar3719 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤❤