ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

1,500 TEAM DHAQALE WAR FARAX LEH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 127

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 6 หลายเดือนก่อน +6

    Somali marka hadshi sikle lee u hdlayaan war gabadha reer dumis masheegine wax dhigta macneheeda waa hadii odaga eey xalad lasoo daristo xitaa waa lagu bad badaaa hooyo waa mida mar walba reerka bad baadisa inee hoyada wax meel dhigtana reerka ayee bad bado uthy taas fahma hooyoyinka ❤

  • @khadramohamed7830
    @khadramohamed7830 6 หลายเดือนก่อน +13

    Kkk xawashyada shaaha marka la tumo hore ayu u dhamaada lkn hadii aad michine ku shiidid inbadan bu ku haynayaa o uu tarmaa qishkaasna qaata hablokkkk

    • @munamohamed1078
      @munamohamed1078 6 หลายเดือนก่อน

      Marki latumo carafta kabaxdo

    • @munamohamed1078
      @munamohamed1078 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂marka lashido ayaan kalajeda

    • @khadramohamed7830
      @khadramohamed7830 6 หลายเดือนก่อน

      @@munamohamed1078 waa run wll lkn aanu waan kala qaybsadaa markay Marti no imanayso ama anagu naftayada casuumayno kaas ban tunta lkn sida caadiga ah waan shiitaa in aan Shiido il baan ka gartay xaga dhaqaalaha ah o inbadan bu yaalaya, guri malin walba casariye laga karinayo hadan idha sidi wadanki baan tumaya macquul maaha wadanki xawashyadu way ku jabnayen qurbahana xawashka udgoon wa qaali hadiba aad hesho

  • @AhmedMohammed-bg3uy
    @AhmedMohammed-bg3uy 6 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks for helping our sisters… Saveing is a life

  • @nimcoabdilaahi1246
    @nimcoabdilaahi1246 6 หลายเดือนก่อน +7

    Asc ruumi abaayo masha Allah ilahay kheer haku siiyo team ka laqabaan kujiraa welina waxa aa isku dirto maan arkine ee afsomal8ga ayaa mergi eh ayaa la dhahay markaa adiga wax toosi ayaad wadaa dadka qaar oo warkaba inta qaldan ka jecel in ay arkaan ha ujoogin gabdhaha single ka eh iyo ku xaas layaasha ehba waxaan wadanahay walaalo adigana aniga waxaan kuu arkaa gabar walaaleheeda la talinayso somalida qaarkood way kulayaaban yihiin maxaa yeelay wax ay aaminsanyihiin aniga waan soo jabay cidii jabayso wax ma iigu jiraan adiagana waxaad leedahay abaayooyinaw wadaad qodax ayaa kudaadsane kaleexda ❤❤ hore usoco

  • @Anzal222
    @Anzal222 6 หลายเดือนก่อน +7

    Hoyada ilmaha yar heysato somalia jooga ka soo hadal ee biilka yar qaata

    • @ShacniAbdullahi05
      @ShacniAbdullahi05 6 หลายเดือนก่อน

      Ada noo hdlay😂

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 6 หลายเดือนก่อน +2

      Abyo bil yar qado ama bil badan qado ina wax mel dhigano wa ino muhim qof an wax yar mamulin wax badan ma mamulo marka 100dollars hadey ku so gasho 10 dollars ka dhig bil walbo 90ka is deqsiiiiii

  • @ashkancantar5350
    @ashkancantar5350 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ruuney hore usoco wad ku mahadsantahy talooyinkaga, naagaha qaar dantoodi mayaqanan talo maba siin kartid si xune uqadanayaan, ani team xaas kujira hadalkaagine wanaag mooye xumaan kama dhex arko waayo aragnimo iyo xisaabtan ka faaidey qeyr alle hakusiiyo

  • @user-yq9ly6nq8k
    @user-yq9ly6nq8k 6 หลายเดือนก่อน +9

    Abayo ani waxaan ahay hooyo xasa oo ay haysato dhaqalo la aan ah oo jecel inaan shaqaysto waxaan raba inaan in layga cawiyo saan wax ku bilaabo daynba hanaqotee wll yaal haly caawiyo waxaa xana kaso jeeda qoys danyar ah fadlan waa codsi wlllnimo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      Xagee jogta

    • @user-yq9ly6nq8k
      @user-yq9ly6nq8k 6 หลายเดือนก่อน

      Xeryaha qaxoontiga kenya

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ruumiyey noogaso sheeke guriga sidaa kusoo heshay 😂 adoo dhumaa ogeyne😂😂

  • @xalimaabdi414
    @xalimaabdi414 วันที่ผ่านมา

    Wan cusbahay wllo Rumi wan kahelay dhiri galin tada

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a insha allah wa sodhaweena
    Waana ku dhaqmi doona marka noqdo hooyo
    Abayo thanks❤

  • @ifraaxmaxamud1268
    @ifraaxmaxamud1268 6 หลายเดือนก่อน

    Shugran xbbtii ❤️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaallah dhaqalaha muhim ❤❤

  • @hanimuse
    @hanimuse 6 หลายเดือนก่อน

    Thank yh ruumi abya nosobadi ❤

  • @shukriguure5830
    @shukriguure5830 6 หลายเดือนก่อน

    Waan cusbahay ruumiyey

  • @aminamohamedareh5893
    @aminamohamedareh5893 6 หลายเดือนก่อน

    MashAllah i am new and i like you vidéo

  • @Hibo57
    @Hibo57 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks My sister

  • @user-wt9do8nl4g
    @user-wt9do8nl4g 5 หลายเดือนก่อน

    Waan cusbahy abaayo

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ruumi Jimco Mubarak ❤❤❤❤.

  • @nimcocabdixakim368
    @nimcocabdixakim368 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wan cusbahay abaayo

  • @user-mw7zg4go8o
    @user-mw7zg4go8o 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-wo1uu9ku1u
    @user-wo1uu9ku1u 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pz4fg1lw8u
    @user-pz4fg1lw8u 6 หลายเดือนก่อน

    Manshallah keep golg ❤

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo hore usoco aad baan ujeclahay arinta dhaqaalaha

  • @Anzal222
    @Anzal222 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh ruumi wax badan kaa faaiday

  • @samsamweydow
    @samsamweydow 6 หลายเดือนก่อน

    Mash Allh ❤

  • @fadumoyassin1942
    @fadumoyassin1942 6 หลายเดือนก่อน

    New subscribers

  • @MunsXasan
    @MunsXasan 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @maryamabdi625
    @maryamabdi625 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ruumiye abaayo aniga kenya jooogaa maalintii waxaa qaataa 1000 oo ah 7 dollars xaafada dadka joogane way badnyihiin abaayo wax aan meel dhigtane malahan ayuuto warkeeda ha sheegin talaa kaa rabaa abaayo shaqaalane ii joogto qasaaladne iima taalo abaayo guriga 6 nin iyo caruurtaydaa joogaan

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 6 หลายเดือนก่อน +2

      Mashaa allah kenyo isku raran waaaye xaajigana majoogaa ?
      Mida kale dadkaas wax lacag ah miyeey bixiyaan mase waa arday mase daad shaqeesto oo waxooda kuugu dhaqaaleesanaayo?

    • @fartunahmed4354
      @fartunahmed4354 6 หลายเดือนก่อน +2

      Lix nin aaa oo maxay qabtan waa dhimataye

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 6 หลายเดือนก่อน

      Adi wax goni isii dheh xajiga lkn too much marti 6 nin hadayna daruuf jirin ha is dhibin 😢

    • @mohamedibrahimdhiblawe4933
      @mohamedibrahimdhiblawe4933 6 หลายเดือนก่อน +1

      Iska sambar 6 nin kolay daruufbaa keentay majirto qof in cidulsaar Ku noqdo yagaba Kala danaysanaayo haday hadaf kooda garan

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah haga dhaqaalaha qabow ayaan durba dareemayaa allaahuma baarik ❤🎉

  • @AshoAli-cq5rb
    @AshoAli-cq5rb 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @GabarSoomaaaliyed-vw7uz
    @GabarSoomaaaliyed-vw7uz 6 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallah xbbty from cusyb

  • @sofiaabdirahman9997
    @sofiaabdirahman9997 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤abaayo 😊😊

  • @fortunjelani9982
    @fortunjelani9982 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarakalah abayo macaan aqliga allaha ku siyadiyo ❤❤❤❤

  • @kalsonsalah495
    @kalsonsalah495 6 หลายเดือนก่อน

    Waan kula jooge

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 6 หลายเดือนก่อน

    Machaala

  • @kheirahussein4410
    @kheirahussein4410 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks macnto nosobadi wana cusubanahay❤

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Mashaallaah ruumi salaan sare sister allahakubarkeeyo amiin amiin ❤❤❤

  • @user-cv6gj6rt3g
    @user-cv6gj6rt3g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaaah war waad dhamyse kuwii wax ku qaata alle hanaga yeelo

  • @user-zn4lr2ct5n
    @user-zn4lr2ct5n 6 หลายเดือนก่อน

    From xas waxa badan Ayan faiidaye wlahay hada 250 ero ayuut ku galaye axmdulaahi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 6 หลายเดือนก่อน

    Waan ku salamay abayo waxbadan baan kaafaiday jazakalaah qeyr abayo waxaan kaacodsanayaa nogasofaidey wixii kaa cawiyay misaanka❤

  • @user-ug4xh1ir3m
    @user-ug4xh1ir3m 6 หลายเดือนก่อน

    Waa muhim thank you walal ❤❤❤❤❤

  • @hodoyusuf8418
    @hodoyusuf8418 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah
    Illahay ha ku xafido ❤❤

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 6 หลายเดือนก่อน

    masha allah ❤❤❤

  • @-farhia
    @-farhia 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤thanks

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah❤

  • @Umunaima-id5fu
    @Umunaima-id5fu 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah caqliga Allah hakuusiyaadiyo

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 6 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka ha isku during kuwa dhaha waa dadka somaliya joga e an qurbaha jogin mesha dad lesma siyo jebkada cune

  • @sucadomohamed1393
    @sucadomohamed1393 6 หลายเดือนก่อน

    Msha alah ruumi wlh wa runtaa want qaabka an unoolahay

  • @qquenlove2925
    @qquenlove2925 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumi hori u soco abyo hor mar wcn nederland marka imado iso dhawey wan so socdaa

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 6 หลายเดือนก่อน

    Waa run abaayo israaf waaye

  • @huhshta
    @huhshta 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumiyey walalo aad bad kutageera siba markad barnamijka dhaqalaha kahadashid kusoco marwalba nadhiri gali walal thanks 🙏🏻

  • @fartunahmed4354
    @fartunahmed4354 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha waalid bay leeyihiin ehelbay leeyihiin see wax uwada

  • @fadumosharif5688
    @fadumosharif5688 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah waan kugu racsanahay Habo qali dumarow wax maqla

  • @SakiMolid
    @SakiMolid 21 วันที่ผ่านมา

    Wax kaaa khaldan ma leh

  • @RuqiyaFarah-ym1ty
    @RuqiyaFarah-ym1ty 6 หลายเดือนก่อน

    Shugran abaayo jizaa allaah khayr ❤❤❤❤

  • @user-pc4kk2cw6b
    @user-pc4kk2cw6b 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo mansha allah rumi❤❤❤❤❤❤❤❤❤saxwaye

  • @farxiyaabiib225
    @farxiyaabiib225 6 หลายเดือนก่อน

    Wall Rumiyo manshaallah ad ayaan hadalgaga uladhacay wanan kafaidasty lkn walidka intii lodirayay qorshaha kumaddarin

  • @ShamsoIise
    @ShamsoIise 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo waan cusbehe malinka ku arke ilaa Hada hadan soo galo adi lee ku dawadaa casharadii hore ii dhahafay oo kale

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      So dhawaw xabiibti

  • @user-vt4do2vs6c
    @user-vt4do2vs6c 6 หลายเดือนก่อน

    Asc waan cusbahay hadaa bac da la iga jeexay kkkk

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah❤

  • @user-dg3qu2pj8x
    @user-dg3qu2pj8x 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan raba gabar reer amsterdam ah aan saaxib kadhigto iyo wehel walalnimo rumiyeey waan kusalaamay adigana

  • @NafisoCiise
    @NafisoCiise 6 หลายเดือนก่อน

    Waan cusbhy

  • @user-yq9ly6nq8k
    @user-yq9ly6nq8k 6 หลายเดือนก่อน

    Wll alle haku barakeeyo

  • @user-xn2kw6qf7g
    @user-xn2kw6qf7g 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku sharfe

  • @naimo33
    @naimo33 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumi sidy wax ukala nadaamisay waa manshlh

  • @user-uk8op8zx8j
    @user-uk8op8zx8j 6 หลายเดือนก่อน

    Waan ku raacsanahay quruxeey

  • @umuqaalid63
    @umuqaalid63 6 หลายเดือนก่อน

    waan cusbahay xbbti runtii waan kaheley ❤❤❤ from somalia

    • @ShacniAbdullahi05
      @ShacniAbdullahi05 6 หลายเดือนก่อน

      Inte kajogta somalia

    • @umuqaalid63
      @umuqaalid63 6 หลายเดือนก่อน

      @@ShacniAbdullahi05 kismaayo cadey

    • @umuqaalid63
      @umuqaalid63 6 หลายเดือนก่อน

      atna xagee joogta adiga

  • @user-dq7ns8ws4j
    @user-dq7ns8ws4j 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks sister ❤

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumiyeey waagi hore hadii aan lacag meel ku ogahay ma seexan jirin laakin 2019 baan bilaabay inaan wax meel dhigo alxamdullaahi ilaa hada waxna waa ka nolahada waxna meel waan dhiga

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 6 หลายเดือนก่อน

      Anaa saas ahaa waan baxaa waan la soo baxaa alx hada 2022 iska dhaafay in an ka daba tago

  • @user-dq7ns8ws4j
    @user-dq7ns8ws4j 6 หลายเดือนก่อน

    You are right my queen.

  • @fardosomohamedfardoso6850
    @fardosomohamedfardoso6850 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @user-vt4do2vs6c
    @user-vt4do2vs6c 6 หลายเดือนก่อน

    thank you

  • @user-xn2kw6qf7g
    @user-xn2kw6qf7g 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wrwb abaayo waa runta Lakin away bilaashi guriga iyo dugsiga ilmaha

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 6 หลายเดือนก่อน

    Asc.A New subscriber here✋

  • @ZahraMahmood-zs4in
    @ZahraMahmood-zs4in 6 หลายเดือนก่อน

    Team cusub ahay

  • @user-wf7wg3bl8v
    @user-wf7wg3bl8v 6 หลายเดือนก่อน

    Waa cusbahay abaayo

  • @istaahiljama3699
    @istaahiljama3699 6 หลายเดือนก่อน

  • @khadra6826
    @khadra6826 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo aniga halsu aal ayan qabaa please adogo rali aha Family Africa jogan sida hoyo iyo walalo hada bil udirtid see umamulee because lacagtabo maiskuka garayso

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      Walaluhu ma kuwa an shaqeysn karin baa

    • @khadra6826
      @khadra6826 6 หลายเดือนก่อน

      @@ruumichannel
      Abayo waa kuwa hoyo kuhosnol amarka hoyo waabo qasab dee

  • @user-id5tp3ui1s
    @user-id5tp3ui1s 6 หลายเดือนก่อน

    Wan cusabahay

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @Anzal222
    @Anzal222 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo wan ku salmy

  • @user-vp1oe5mp2z
    @user-vp1oe5mp2z 6 หลายเดือนก่อน

    Waa cusbahay

  • @rafiqajecelnalka4091
    @rafiqajecelnalka4091 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumi abayo lacagtima kala qorsheyse caruurtu dharmaraban miyaa

  • @user-yq9ly6nq8k
    @user-yq9ly6nq8k 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 6 หลายเดือนก่อน

    Iyadoo sacuudiga la qadaameynayo ayey gabdhaha meel wax dhigan jireen mar walbo ruuxa bina aadamka inuu wax meel dhigto waa wax wanaagsan waayo beri baa ku baxsaneysaa

  • @fartunahmed4354
    @fartunahmed4354 6 หลายเดือนก่อน

    Reerka uma baahna waalidka

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah tabarakallah ❤❤❤

  • @fatimaali6726
    @fatimaali6726 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo aniga waxan ahay reer saa id ayan wax udhaqaaleeyaa lkn waxkasta waa qaali dhankayga wax badan ma cuno lacagta nasoo gasho waa 1500 ijarka iyo bazinka barburka marka laga bixiyo adeega dhan 700 aya ku baxa marmarka wayba naga go'daa Iska daa wax an meeldhigee waalidna meel nagusugayaan xaaladana waa sidaas wax yarxitaa kuma dheelo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน +1

      1500 waa lacag ad u yar waa inad adiga shaqa tagta

  • @user-xn2kw6qf7g
    @user-xn2kw6qf7g 6 หลายเดือนก่อน

    Babaradu bil buraban away Hooyo iyo abee wax malodirayo miya

  • @drsasmahappy5162
    @drsasmahappy5162 6 หลายเดือนก่อน

    Tictok kaaga ku xirnaa maanta TH-cam kaaga imi

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      So dhawaw xabiibti

  • @user-yt1ug3es5l
    @user-yt1ug3es5l 6 หลายเดือนก่อน

    Naa rumiyy walaly waxaa ka soo hadshaaa dadka martida lajoogaaan ileen africa toban toban baa la isu soo martiyaaye

    • @umu_maankamoha1926
      @umu_maankamoha1926 6 หลายเดือนก่อน

      Iyo walibo familada iskorsaran kudar

    • @FartunhusseinHussein
      @FartunhusseinHussein 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 mxa is kor saray manoli😂😂😂

    • @umu_maankamoha1926
      @umu_maankamoha1926 6 หลายเดือนก่อน

      Kasoqaad hoyada kalaa kudhaheyso wakulasodaga hayaa dhahday hoyo gobalada kalaa lagalasohadla habaryar abti ilmihii waxbarasha rabna inaa uso dirsana sodirsada ledahay mid abti dhalay mid habaryar mid eedo ogu yaraan 3 ama afarkaloo dhalainyara ku imaan

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

    Caruurtu dhar uma baahna miyaa😢 iyo iskoooolka waa qaali see yeele😂

    • @fardosomohamedfardoso6850
      @fardosomohamedfardoso6850 6 หลายเดือนก่อน

      Sote kutiri 100$ balodhiga fududo fidiyowga xasil kudhamesatid mahesatid 😂 naga fadhiso

    • @namelos2963
      @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

      @@fardosomohamedfardoso6850
      100,-€ waxa, tidhi cunto haday u baahdaan lakiin 6 caruura 100 kuma filna noway

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน +1

      @@fardosomohamedfardoso6850 kkkkkkkk somali waa saas

    • @namelos2963
      @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

      @@ruumichannel maxaa somalia de qosol laga fiicaan jawaab 100,-€ waxaa tidhi hasay cunto debeda oga baahdaan
      Lakiin kaba soo qaad 100,-€ in aad dhar oga iibineso 6 caruura sidaay u suurto gelaysaa

    • @namelos2963
      @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

      @@fardosomohamedfardoso6850 .
      6 caruura 100,-€ say ugu qabsamii

  • @ifraaxmaxamud1268
    @ifraaxmaxamud1268 6 หลายเดือนก่อน

    Shugran xbbtii ❤️