PRANK IGU HOREYAY OO FASHIL(CUDURKI DILAGA AHA KASO BARAYA XAAJI LACAG)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @NimcoCilmi-oy9cw
    @NimcoCilmi-oy9cw 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ruuneey maantan noogu horaysa xaajiga maantana waxkharleh mad keenin waad isku kayadirtay wuu yabay ilaahay xaruun iyo dhibato hainaga hayo caruurtana ala hadin barakeeyo

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah wax lugu Ciyaaro
    Ma ahane haku saadin intii muslimene Allaha ja ka haayo

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 6 หลายเดือนก่อน +3

    manaha allah nugu salaan xaaji lacag famli quruxbadan allha idin xiffiyo❤❤❤

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w 6 หลายเดือนก่อน +2

    masha Allaah xaaji lacagow marle naga omaaw ruumi calaacalka hanaga deyse ilmaha wey dhibeen maskiintaan inaad dhuntayna usheeg ❤

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xaji lacag is here

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah happy family farxad ku noolaada ilxun idin na aragto
    Ku salaamayaa my beautiful sister❤❤❤

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 6 หลายเดือนก่อน

      yaka wanagsan insha Allah Io mansha Allah ❤❤

  • @hamzahoyoo7702
    @hamzahoyoo7702 6 หลายเดือนก่อน +2

    Rumiyey Hana nabin dumashigayo hanagu dirin qoriga dabkale jooji dumar badan aya walhi run modina dhibki o qofa ayad tahay❤❤❤❤❤

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      QAAR BAA ISO WALAY KKKKK

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂 rumiyey xaaji lacag waad ka yaabisay ilaa xankii social media aad ka daba gaysey wlhi xaaji lacag waa fany qoys ehlu diina ka soo jeedaa dumashi raali noqo rumi waan kaa celinaynaa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน +1

      Aduunka warba uma hayo waxa ka dhacaya

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 6 หลายเดือนก่อน

      @@ruumichannel kkkk waa ka nixisay dumashi

  • @amalali833
    @amalali833 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah tabakarah abayo jazkalu khair ❤❤❤

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 6 หลายเดือนก่อน

    Family naaniin kkkk wa ku hvast lahja naaniinkkkk

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana laahi walalo rumi sas ma fiicno waana been beentuna waa dambi ee iska dhaafvbarakha walalo qof fiican baa tahay asc

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alh abaayo ilahay haa din barakeyo adiga familkada

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 6 หลายเดือนก่อน

    Ha iska keenin xajiga qer Allaha ku siiyo lamanaha idinka camal dadka sidina oo kale mahan illahey ha idin xafido dhamantin illahey idankiisa macanto

  • @dmohamed486
    @dmohamed486 6 หลายเดือนก่อน

    Ķkkk asc ruum had wankufahan marki hore ba waxba madbadhin hadana ikka aaminun insha aallha khayir ayay noqone

  • @hudacabdi1139
    @hudacabdi1139 6 หลายเดือนก่อน

    Manshaa Allah ruumi iyo xaaji lacag alle haydin xifdiyo dhamaantiinba ❤❤❤❤

  • @ju4965
    @ju4965 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SadiyaMohamed-q5g
    @SadiyaMohamed-q5g 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ruuney naa walaal masajidka ciyarta ka daa 😂😂😂😂😊

    • @ayaanmohamed4606
      @ayaanmohamed4606 6 หลายเดือนก่อน

      naa rumi farxaad kaa farxaye inuu imaado khyre aheed wayo gabdhi waa dashay oo xaji lacg iga maqaneey nagala warreg wn kugu sinaaye ee ka daa ciyrta xajiga😅😜🙌🫂🔥🥰

  • @IlhanMuse.-zr9uq
    @IlhanMuse.-zr9uq 6 หลายเดือนก่อน

    Asc ruumi xaji lacag ka daa waa nin afgaban masha alleh ilhay isku keen dayo❤❤❤❤

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 6 หลายเดือนก่อน

    Ina adeer wax nool baad tahayna no baaris naga xishood ruumiyeey ramadan mubaraak

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน +1

    Koley wax laguma shegi karo miss no kritik baa tahee😮Caruurta fadhiisi oo u xiidh beelka waa khalad adiga waad xidhatay caruurta why ugu xidhi weeday???

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 6 หลายเดือนก่อน

    MashAlh seedi alh haysukiin daayo ❤❤

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 6 หลายเดือนก่อน

    Waan idin salaamay team shamuuri isoo booqda bal insha allah masha allah

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilaaheey ha idin xafido 😂😂😂😂😂

  • @user-vo9pb4ij9r
    @user-vo9pb4ij9r 6 หลายเดือนก่อน

    macha allah ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaas wax lagu kaftamo ma aha

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 6 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa macanto cudur daran balayo daran bahi daran illahey ha idinka amansado Yaa Rabi yaa Allah

  • @saadiyamohammud6049
    @saadiyamohammud6049 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 6 หลายเดือนก่อน

    Allaah noo nabad celiyeey xaaji lacag ina adeerkay wlc back

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 6 หลายเดือนก่อน +1

    Rabaaniin reer bari waad abtirsata ina adeer

    • @leilaomar5706
      @leilaomar5706 6 หลายเดือนก่อน

      Waa reer Garoowe waxa saa u hadlo reer bari ma ahan

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah tabarakallah ❤❤🎉 Kkkkkk

  • @user-eg2wg4qu6p
    @user-eg2wg4qu6p 6 หลายเดือนก่อน

    Masha a allah❤❤❤❤❤

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 6 หลายเดือนก่อน

    Ruin ma reer garoowe baa xaajigaaga naaniin buu leeyahay kkkk reer puntland baa tahay kkkkk like wa ku sari kkkkkbaayo

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xaaji lacag maxa uga ogalaatey inuu is aqariyo lacla haduu kula guursado
    Waawareey waa ruumi ninkeeda la dhahaa

    • @namelos2963
      @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

      Waa xariif😁😁😁

  • @user-sf4lw6tx5g
    @user-sf4lw6tx5g 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumi 😂😂😂😂😂😂

  • @maymunahmed5492
    @maymunahmed5492 6 หลายเดือนก่อน

    ruumi xaaji lacag maanta waad kareysay😂😂

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 6 หลายเดือนก่อน

    Xaaji lacag waad ka yaa bisay😂😂😂😂😅😅

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂ruumiyey waxa tahay naga nool wan ku tagera kkkkkkk

  • @CibaadoCali-pk5dg
    @CibaadoCali-pk5dg 6 หลายเดือนก่อน

    Ruumi kad dacayada xaji lacaga manta nogo honeyed halkisa

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      Maya wuu inila hadlay marar badan wan kaso dubay video

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs apyo rumi se wx yelosahee illhy a cdur xun ka mgan galne illhy wejiga hku cfio pyo 😂❤

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂 rumeya funny

  • @edebsanaxmed4821
    @edebsanaxmed4821 6 หลายเดือนก่อน

    Ala ruumi dhib badanaa qosol Aan u dhima gaaray😂😂😂

  • @kaahaabdulah5820
    @kaahaabdulah5820 6 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    🎉😂Marshallah

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 6 หลายเดือนก่อน

    Rumiyey hangu dirin xaji lacag 😂😂😂

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 6 หลายเดือนก่อน

    Kama baqo waa siyaasad alla Miskiineey

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 6 หลายเดือนก่อน

    Astaqfirulaah Ruumiyeey naga daa waxas walaleey❤❤❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 6 หลายเดือนก่อน

    Waa runti kayare xaaji lacag

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 xaaji lacag waa uu is difaacay ruuneey

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 6 หลายเดือนก่อน

    Ruun waxaas kaftan maaha ka daa wiilka walaalkeen ah

  • @user-sf7hw4wz4l
    @user-sf7hw4wz4l 6 หลายเดือนก่อน

    Wllo xajiga ciyarta kadaa ❤❤❤❤

  • @hodanahmes7028
    @hodanahmes7028 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ❤you make laugh 😂

  • @user-nc1ff6pj5f
    @user-nc1ff6pj5f 6 หลายเดือนก่อน

    Ruuney eedo anaa kugulajira

  • @aishomahamed8507
    @aishomahamed8507 6 หลายเดือนก่อน

    Haa qainkii ayat so baraysaa miyaa ileen horaat u sheegtay inuu yahay qaaiin waa markii iigu horaysay oon arkay gabar somaliyeet oo ninkeeda qaain ku sheegtay

  • @-farhia
    @-farhia 6 หลายเดือนก่อน

    Rumiyey Xaji lcg wanka shakiyey mobelkisa iska Baar

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      Taas ma leygu karo ala iga modoweyay

  • @amaaldafle5515
    @amaaldafle5515 6 หลายเดือนก่อน

    Hakayelin😂

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 6 หลายเดือนก่อน +2

    Naa ilmaha suunka u xidh wixii madaxa lagaaga soo duray baad qabtaa acuudu bilaahi lacag maa intaasoo dhan loo maraa
    Abaayo xishoo . Bisinka

    • @namelos2963
      @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

      Naagtan wax looma sheegi karo
      Next viedo bay ku soo rifaysaa😇

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 6 หลายเดือนก่อน

    Waad kaxamalataa wuu kugu sugey 😂😂

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk fashil waye ninkan

  • @amaaldafle5515
    @amaaldafle5515 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 6 หลายเดือนก่อน

    Kkk😅😅😅

  • @user-df5tv9of1g
    @user-df5tv9of1g 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @aminaabdullahi2000
    @aminaabdullahi2000 6 หลายเดือนก่อน

    Habo prank iskdhaaf been magac lo qurxiyay waye adigana hoyo sharaf leh tahay

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 6 หลายเดือนก่อน +1

    Iska baar ninka reer bariga wey naaga jecel yihiin

    • @xamdiapdi2646
      @xamdiapdi2646 6 หลายเดือนก่อน +1

      Gabar wanagsan weye nin wanagsan bana qaba marka ilaah ka baq qofba qofkisa ilaah kuso beega walal

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 6 หลายเดือนก่อน

      Waa run bishaa looma intii madax madow iyo!hee baa isleg
      Waa saase noo daaye wiilka.dumaashi waa kaftan naag kaa wanaagsan ma jidho

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo ❤❤🥰❤️‍🩹

  • @HaniHanixasan
    @HaniHanixasan 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @user-km3iu2lo5h
    @user-km3iu2lo5h 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂