Runtii Kenya Waa Wadan Aad U Quruux Badan | Socdaal Kaygii 🇰🇪 ilaa iyo 🇿🇦 | S-2 | Ep-3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 191

  • @mascutt_10
    @mascutt_10 8 วันที่ผ่านมา +3

    Saviest Journey Bro
    Keep Moving
    A journey of a million miles starts one step 🎉

  • @abdilatifAhmed-v3q
    @abdilatifAhmed-v3q วันที่ผ่านมา +1

    I love kenya ❤

  • @ismailhussein9886
    @ismailhussein9886 8 วันที่ผ่านมา +28

    Warning: Don't stop at anywhere and for any one,unless it's emergency case.
    Digtonoow sxb.
    Safe journey

    • @GeeleJire-m7w
      @GeeleJire-m7w 5 วันที่ผ่านมา +3

      Well said sxb.. I agree, inuu dhagaystaan rajaynayaa..

    • @ismailmahamed
      @ismailmahamed 5 วันที่ผ่านมา

      aad iyo aad nin madow lama aamino waa muhiim inuu taxadaro.

    • @WarikowCafe
      @WarikowCafe 4 วันที่ผ่านมา

      Kenya and Kenyans are very peaceful. He is also a Kenyan in his own country. He does not fear his own people. ​@@ismailmahamed

    • @abdiadennn
      @abdiadennn 3 วันที่ผ่านมา

      @@WarikowCafe lol we know what these Mugiki Gikuyus are, never trust them

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 8 วันที่ผ่านมา +11

    Walalow safarka Allaha kuu fududeeyee ducada safarka ha ilaawin marwalba

    • @KhadarUpdyrahman
      @KhadarUpdyrahman 8 วันที่ผ่านมา

      Mxa la dhahaa ii sheeg

    • @Crittercam11
      @Crittercam11 7 วันที่ผ่านมา

      @@KhadarUpdyrahman “سُبْحَانَ الَّذِي سَخَّرَ لَنَا هَذَا وَمَا كُنَّا لَهُ مُقْرِنِينَ، وَإِنَّا إِلَى رَبِّنَا لَمُنْقَلِبُونَ.
      اللّهُمَّ إِنَّا نَسْأَلُكَ فِي سَفَرِنَا هَذَا البِرَّ وَالتَّقْوَى، وَمِنَ العَمَلِ مَا تَرْضَى.
      اللّهُمَّ هَوِّنْ عَلَيْنَا سَفَرَنَا هَذَا وَاطْوِ عَنَّا بُعْدَهُ،
      اللّهُمَّ أَنْتَ الصَّاحِبُ فِي السَّفَرِ وَالخَلِيفَةُ فِي الأَهْلِ.
      اللّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ وَعْثَاءِ السَّفَرِ، وَكَآبَةِ المَنْظَرِ وَسُوءِ المُنْقَلَبِ فِي المَالِ وَالأَهْلِ.”

    • @Crittercam11
      @Crittercam11 7 วันที่ผ่านมา

      @@KhadarUpdyrahmanhada rabto ducada qebta hore kaliya aqrin karta

    • @CumarNuux-v7g
      @CumarNuux-v7g 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@KhadarUpdyrahman waxa lagu ducaysta marka safarka lagu jiro "subxana Aladii sakhara lanaa haadaa wamaa kunaa lahuu muqriniin wa inaa ilaa rabinaa lamun qalibuun " waataas ducadu af somali kugu qoray carabiga qayb

  • @Abdirahmankoronto1
    @Abdirahmankoronto1 8 วันที่ผ่านมา +7

    Salaams Fei.
    My observations and advice:
    ✅Seems like you forgot to mount the FLAG on the bike this time round. Please chukua bendera ya Kenya na inchi zingine utayopitia baadaye pia.
    ✅ Try to minimize unnecessary stoppages especially with strangers. Don't trust strangers easily intii aad dulka North Eastern ka gaari dontid In Shaa Allah.
    ✅Try not to overspeed and overtake motorists. Drive at a normal speed.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  8 วันที่ผ่านมา +1

      Wcs bro. Thanks for the advice.

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 4 วันที่ผ่านมา +1

    Illahay haku xafido wllka africada dhexe libaax iyo duur galeenka ku badane isbiidhka haka qaadin markad kali tahay

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 8 วันที่ผ่านมา +5

    RUUN. AHAAN TII. KENYA 🇩🇯 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪. 🇩🇯 🇰🇪 . WA. DAL. AAD UU. QURUUX BADAN

  • @alishiine145
    @alishiine145 8 วันที่ผ่านมา +5

    Legand anigana Muqdisho ayaan kaala safrayaa ilaa iyo waxaan kula tagayaa South Africa Allaha ku nabadgeeyo 🇸🇴🇿🇦

  • @mahadidris7920
    @mahadidris7920 8 วันที่ผ่านมา +3

    Bro magaala markaad imaatid xogaa nayara tusi cunootinkooda
    I mean little entertainment
    🙏

  • @Ahmedomar-ie4hd
    @Ahmedomar-ie4hd 8 วันที่ผ่านมา +2

    All the best bloody
    Save journey InshaaAllah

  • @ApdiwaliMohamet
    @ApdiwaliMohamet 7 วันที่ผ่านมา +2

    When of the best somli vloger ❤

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 8 วันที่ผ่านมา +5

    Meelaha banaanada hadii lagu joojiyo ha istaagin orod ku dhaaf bro Africadu way damac xun yihiine

  • @gotv8412
    @gotv8412 8 วันที่ผ่านมา +2

    Horumar wacan zxp taarikh cusub ayaad usoo hoynaysaa somalida " cagta cagta usaar wadada alle hakugu nabad galiyo insha "

  • @MohamednoorAbdullahi-w8d
    @MohamednoorAbdullahi-w8d 7 วันที่ผ่านมา +3

    Keep it up my brother

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 5 วันที่ผ่านมา +2

    Bags aad isticmaalayso iska badal, waa yar yihiin waxaad wadato... bcz dhulkaad mari doonto kuuma anfacayso, waad xusuusan doontaa waxaan ku sheegayo... have safe travel and enjoy walaalkeey..tankale GPRS aad isticmaalayso Mobile maku anfacaayo sxboow, try device aan cellphone ahayn..

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 7 วันที่ผ่านมา +4

    Wow cajab safar salama sxb

  • @Mooo24
    @Mooo24 7 วันที่ผ่านมา +1

    Socdaal quruxbadan buu ahaa iyo dhul quruxoon oo nabad ah, stay safe boss.

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 3 วันที่ผ่านมา +1

    This Is Called An Adventure First Somali Guy Travelling A Motor Cycle 🎉❤ You Making Effort To Show Us Great Places My Buddy Keep The Good Work 🙏🤚

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 8 วันที่ผ่านมา +10

    Kenya iskama qurxoonaane dadkaas ayaa mala dadkeena ka caqli badan oo dhirta nabad geliyay dhulkana dhistay halkii aan anagu dadkii iyo Dhirtiiba cadowsanay.

  • @Abdirahmankoronto1
    @Abdirahmankoronto1 8 วันที่ผ่านมา +2

    Masha'ALLAH. Keep going brother Feisal

  • @hassanhussein5782
    @hassanhussein5782 8 วันที่ผ่านมา +3

    Keep going brather Safe Journey . Kenya hanolatooo .

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 วันที่ผ่านมา +2

    Feysal sxb wad kumahadsantahay illahay hakugu geeyo nabad ilaa meesha rabtid insha allah

  • @Ahmed-x1v1q
    @Ahmed-x1v1q 8 วันที่ผ่านมา +1

    I am waiting next

  • @decoismail8211
    @decoismail8211 7 วันที่ผ่านมา +2

    faysal bro safar khair qaba ayaan kuu rajaynayaa. aniga mar walba waanu kula soconaa ducadana waan wadnaa in illahay ku nabad geeyo halka safarkaagu ku eg yahay. well done bro

  • @anonymouscracker5611
    @anonymouscracker5611 7 วันที่ผ่านมา +1

    love the kenyan vibe....but please dont stop anywhere... trust nobody .....@kenyan vibes 🥰

  • @shakuul
    @shakuul 7 วันที่ผ่านมา +3

    Noso bobsii sxb ado mahadsan safar salamna inshllh 😊

  • @AbdiawalAwale
    @AbdiawalAwale 8 วันที่ผ่านมา +2

    Manshaalah brother let the support this man guys share and like🎉

  • @abiibc78
    @abiibc78 8 วันที่ผ่านมา +8

    codka sax sifiican aan kuu maqalno taxadirna sxb ,,,,,,,,,,,,,,,,,, maad isracdaan yarka kale ee mootada wata kasoo socda djabuti ilaa iyo bari afrika ............. aad iska warqabtaan waa beelo viva somali

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 8 วันที่ผ่านมา +4

      🫡

    • @saidmohamed1675
      @saidmohamed1675 6 วันที่ผ่านมา

      Waxa la dhahaa (Diiny junbox)

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา +2

      Wll mahadsanid.
      Diiny waa sxbkey, wadada ayuu kusoo jiraa.
      Kala soco socdaal kiisa TH-cam ka.

    • @abiibc78
      @abiibc78 5 วันที่ผ่านมา

      @@FaysalShaik1 is waheshada waa nice mahadsanid faysal Viva soomaali

  • @kobciyeTV
    @kobciyeTV 8 วันที่ผ่านมา +2

    Man sha Allah faysal sheikh waaa nin qalbi wanaagsan mar ayaan kulanay waa shakhsi ku dayasha mudan ilaahay wax ku dhibo kuma tuso saxiib

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll.

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 8 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤الي أمام الله يحفظك ❤😊

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 8 วันที่ผ่านมา +2

    Legend❤ keep going 💪

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay haku nabad galiyo

  • @MaslahjaamacWarsame
    @MaslahjaamacWarsame 8 วันที่ผ่านมา +4

    Tafoonka hortaada Ku xiro si aad ula socotid meesha aad mareeysid sida kuwa wado BOLT eey ugu xirteen

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 7 วันที่ผ่านมา +2

    GOOD JOB

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 8 วันที่ผ่านมา +5

    Saxib horumar wacan waxaana kaa codsanaa ama kugu dhiiri gelinaa inaa drone footage kusoo kordhiso safarkaaga hadii aad wadatane hambalyo saxib guuleyso

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 8 วันที่ผ่านมา +3

    GBS markaad isticmalayso waxaad samaysa magaalad aad tegayso iyo mida aad joogto isku xidh marka dariiqa wuu ku saxaya iyo inta daqiiqo ayu ku sheegi eed ku tegayso

  • @hamz11c
    @hamz11c 8 วันที่ผ่านมา +2

    Finally a fellow Somali rider! Love this content bro I've subbed! Iyo safar nabad baan ku rajeenaya.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Thanks brother.

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 8 วันที่ผ่านมา +2

    Waraa inaga kenya hanoofaanin. Uliwahi ambiwa urudi kwako?!?

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 วันที่ผ่านมา +1

    Xawaraha iskayare sxb wax kudhiba illahay kumatuso

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 8 วันที่ผ่านมา +2

    Thank you. Lovely trip. Keep going. But keep in mind that Road safety is a priority. Also watch out of any potential motorbike looters, specially youth in remote areas. Keep moving till you get to the urban populated areas.

  • @Our_mame
    @Our_mame 8 วันที่ผ่านมา +4

    Saaxiib waxaa jira yar isna ilaa somali galbeed soo socday waxan kugula talin lahaa inaad is raaca daan .

  • @Zakiict
    @Zakiict 8 วันที่ผ่านมา +1

    Safarka labaad waa kula socda sxb guuleso

  • @Casmicarafaad
    @Casmicarafaad 8 วันที่ผ่านมา +3

    Meel walba ha istaagin sxp wax walba baa dhici karee

  • @MursalAbdirashiid
    @MursalAbdirashiid 8 วันที่ผ่านมา +3

    Save Trip bro Waxan ka dawanaya Switzerland 🇨🇭🎉

  • @abdirahmankuare7217
    @abdirahmankuare7217 8 วันที่ผ่านมา +1

    Faysalow oday killometer ka aaf cover garaysid themnail ka kusòo xus heeskii hadaad ruux is barataan na ha iga ilaawin nabad mar carriga legend

  • @behumble2024-t5h
    @behumble2024-t5h 6 วันที่ผ่านมา +1

    Asalam bro feisal weka qurani achana na muziki life is too short kumbuka mauti ndio hata ukifika mbele yahaki itakuanihusnulqatima poa❤❤❤❤

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 7 วันที่ผ่านมา +3

    Somalidu intay is cunaysay ayay kenya iyo itoobiya ba dhismeen 30 sano ayay inaga horeeyaan

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 8 วันที่ผ่านมา +3

    Dhalinyaro ninka haa la taagero fadlan

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 8 วันที่ผ่านมา +3

    WA. ZAHAL ABDI. OO. JOOGA DEGMADA WEECAA. EE. IISLAA GOBOLKA CARTAA. JAMHUURIYADDA 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 . DJIBOUTI

  • @mohamedmohamud-vx9xd
    @mohamedmohamud-vx9xd 7 วันที่ผ่านมา +3

    sxb waxan daawan jirey ichty boots motor safari hada adigan ku taageraynaa buy a new gloves and dont stop to unnessary peoples in streets background music naga bad badal safe journy

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Okay. Mahadsanid brother

  • @shakuul
    @shakuul 7 วันที่ผ่านมา +2

    Saxib dadka safra ta gorey uyalaa waxay ka fiirsadan gbska

  • @abdirahmanadde9114
    @abdirahmanadde9114 7 วันที่ผ่านมา +2

    Heesta Yaa qaadaY 😊
    AsxbeeY

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 วันที่ผ่านมา +1

    Be safe out there! Faisal.
    Insha Allah.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Tasniim.

  • @abdullahiabdirisaq9410
    @abdullahiabdirisaq9410 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay haa Ku fududeyo safarkaga Riyadada na Allah Ku dhabeyo insha Allah

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami 8 วันที่ผ่านมา +2

    Intaad kiikuuyada dhex maraydo ha u sheeg cape town inad u socoto gangs baa ku badan ❤❤❤❤❤❤ #galdagob #mudug #punland #Somalia

  • @jamaaldolale5491
    @jamaaldolale5491 7 วันที่ผ่านมา +2

    Always stop at a strategic place....stopping anywhere can cause since its Kenya bro...keep safety, journey mercies

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks brother Jamaal. I will

  • @JigJiga-q5t
    @JigJiga-q5t 7 วันที่ผ่านมา +2

    KENYA 🇰🇪 UREEYSO OO ADOONTA URKA BADAN HANOO FAANIN UFUF AQAS
    ORADOO KU LAABO WADANKII AAD KA TIMID

  • @AffectionateJukebox-lg4pb
    @AffectionateJukebox-lg4pb 8 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks bro

  • @suleymanali431
    @suleymanali431 8 วันที่ผ่านมา +2

    Bro please turjum undertitle kadig dad badan aa kudawaan donta wa video heer sare.

  • @BishaarNasiib
    @BishaarNasiib 8 วันที่ผ่านมา

    Legend waa ku tagera Keep....

  • @shiesty.m
    @shiesty.m 7 วันที่ผ่านมา +2

    Safe Trip boy ❤

  • @user-farey
    @user-farey 6 วันที่ผ่านมา +1

    Safar nabdoon waalkeygii aan jeclayow🎉

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 8 วันที่ผ่านมา +2

    Dalka ayaan joogaa waxaan jeclahay dalka oo dhan mooto inaan kumaro lkn safe maha 😢😢😢

  • @mohamedabdirahmaan847
    @mohamedabdirahmaan847 7 วันที่ผ่านมา +2

    Hotel ka qimisa noso raaci sxp

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 8 วันที่ผ่านมา +1

    Woooow ❤

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 7 วันที่ผ่านมา +2

    Aad u feejignoow walalo meel walbo ha istaagin dad wax walbaa ka suuroowdeee allaha kugu amaansado

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  6 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid wll

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 8 วันที่ผ่านมา +3

    Ws nayuki iyo faysal

  • @elclasicwalize2820
    @elclasicwalize2820 8 วันที่ผ่านมา +3

    First comment keep up the good work from Garissa bro

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Thanks! Will do!

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 วันที่ผ่านมา +3

    Makaliga baa mise rag ba kulasocda bro

  • @bakarahmed10
    @bakarahmed10 8 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb map offline isticmaal

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wall heesta ka reeb please.

  • @hagarman6522
    @hagarman6522 8 วันที่ผ่านมา +2

    Codka mootada na qari si aan daawano

  • @Ozman-e7h
    @Ozman-e7h 8 วันที่ผ่านมา +1

    ManshaAllah

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 8 วันที่ผ่านมา +1

    Marka meesha aad doonayso iyo my location taabo bro dariiqa ugu dhaw ayu ku shegi

  • @MaslahjaamacWarsame
    @MaslahjaamacWarsame 8 วันที่ผ่านมา +3

    Gass station istaag oo kaliya wadada wey tuugo badan tahay

  • @Hajjisaleban
    @Hajjisaleban 8 วันที่ผ่านมา +1

    Good.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 8 วันที่ผ่านมา

    Asc faysal succes habo safar salama ❤❤❤👍

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 วันที่ผ่านมา +2

    Wa inan ku kala kicina youtubkaga

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 8 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb wali dhawaqii mototada wuu sareeya. Microphones cod sare leh baad u bahanthy ama dhawaqa wax ka qabo. Talo

  • @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i
    @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i 8 วันที่ผ่านมา +1

    SAVE TRIP BRO FAYASL SHEIKH ❤

  • @KINGOFKING-u4g
    @KINGOFKING-u4g 8 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb enter south africa through nambia sxb it is much safer route

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 8 วันที่ผ่านมา +2

    HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. FAYSAL SHEIKH. DAHWAAN. SOO. BOOQDEY. DALKAN. DJIBOUTI

  • @AhmedAkrpoduction1
    @AhmedAkrpoduction1 8 วันที่ผ่านมา

    Shaqo wacan Bro faysal🙏

  • @MaryamaAlii-g2u
    @MaryamaAlii-g2u 8 วันที่ผ่านมา +3

    Asc feysal nayuki

  • @abdiwaxid2973
    @abdiwaxid2973 8 วันที่ผ่านมา +2

    Xadaan kugu sobiray

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 8 วันที่ผ่านมา +2

    ‏‪3:10‬‏

  • @MaslahjaamacWarsame
    @MaslahjaamacWarsame 8 วันที่ผ่านมา +1

    Safar salaamo

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 8 วันที่ผ่านมา

    Safar guuleysta inzha Alla walal

  • @Mohamednaik-hr9wr
    @Mohamednaik-hr9wr 8 วันที่ผ่านมา +1

    I like your vedios before i watch keep up the work manze

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Thanks, will do!

  • @Shaanteeye
    @Shaanteeye 8 วันที่ผ่านมา +4

    Somaaliyeey Faysal shaik hala sponsar gareeyo safarkiisa dheer from Nairobi to Cape town

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Waan jeclaan lahaa wll howlahaas.

  • @Ozman-e7h
    @Ozman-e7h 8 วันที่ผ่านมา +1

    Good video wlh

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 8 วันที่ผ่านมา +1

    I love travels✈️

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 วันที่ผ่านมา +1

    isleys baad ku quracaneysaye wad xisab sameysa sxb habari sa asubuhi

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 วันที่ผ่านมา +1

    Meelaha qatara gawarida kudhbro

  • @AbdiaziizAhmed-sf6gp
    @AbdiaziizAhmed-sf6gp วันที่ผ่านมา

    Geesi mr faysan guleysa taxadirka badi sxb from mugadisho

  • @Ayyuubgabato
    @Ayyuubgabato 8 วันที่ผ่านมา +2

    Waan kusugena

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 5 วันที่ผ่านมา +3

    Keep going brother from Muqdisho 🇸🇴🙏🏽

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา +2

      Thank you, I will.

  • @motivationshaka
    @motivationshaka 8 วันที่ผ่านมา +1

    i am the first one
    guul insha allah

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 8 วันที่ผ่านมา +1

    Daawada Faysal waxaa ka bilaabay
    Rendille County ilaa hadda serries

  • @munamaxamed-en7ub
    @munamaxamed-en7ub 4 วันที่ผ่านมา

    Wll hore usoco