Wado Halis Ah Ayaan Maray Maanta | Socdaal Kaygii Kenya to South Africa | S-2 Ep-4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024
  • Maalintii sadaxaad iyo Socdaal Kaygii Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika.
    Maanta wadadan aan soo maray waxay ka mid tahay kuwa oogu qatarta badan Kenya. Waayo waxaa tusineysa inta calaamad / road signs oo wadadaas ku taalo, lagu leeyahay “ Danger ” Qatar.
    Isla socdaal kan maanta, waxaan galay shil.
    Muuqaal kan ayaad kaga bogon doontaa.
    Daawasho wacan.
    Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee magaalada Nairobi ilaa Cape Agulhas, Koonfur Afrika oo ah cirifka oogu hooseya qaarada Afrika anigoo isticmaalaya mooto.
    Socdaalkan, waxaan sidoo kale ooga qayb qaadanayaa sida aan ku xaqiijin lahayn in ubadka miyiga/ baadiyaha ay u heli lahaayeen waxbarasho Waa barnaamij la yiraahdo “Educate Countryside” micnaheedu yahay, “Wax bar Miyiga” oo diiradda saaraya sida carruurta miyiga ku nool ay u heli lahaayeen waxbarasho.
    Ka qayb qaado oo naga caawi xaqiijinta hamigaan adigoo ku deeqaya barnaamijka adigoo booqanaya: www.educatecou...
    Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
    Faysalf872@gmail.com
    Links
    Facebook Page
    web.facebook.c...
    Educate Countryside
    www.educatecou...
    Daallo Airlines
    www.daallo.com/
    Youtubkayga English ka
    / @faysalshaik2
    TikTok account
    www.tiktok.com...
    Instagram
    www.instagram....
    Buy Me A Coffee
    buymeacoffee.c...

ความคิดเห็น • 175

  • @abdulkareema041
    @abdulkareema041 5 วันที่ผ่านมา +11

    Sorry😢 you had a bad fall hope you are not hurt .Take care as you explore the world.Wish you safe journey with you 🏍️bro👍

  • @LiibanAli-g7b
    @LiibanAli-g7b 5 วันที่ผ่านมา +8

    Safarkani wuxu u eegyahy inuu ka adag yahy Kii hore Alle haku nabad geeyo ila koontur Africa 🤲🤲

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 5 วันที่ผ่านมา +4

    Hal talo ayaan ku siinayaa walaalkayoow oo ah waa in safarka saacadaha aad safarka bilaabaysid wax ka badashaaa waxaanad isku daydaa inaad subaxda hore aad safartid xiligaas xataa wuu qurux badan yahay safarkuu

  • @AfroArtistaFilms
    @AfroArtistaFilms 5 วันที่ผ่านมา +3

    Welcome to Meru County. The land of khat, rolling wheat farms, Mt Kenya, beautiful temperate weather and good people.

  • @MuuseMashruuc
    @MuuseMashruuc 5 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb aad baan ku salaamaya waxaa tahay qof aanu jecelnahay iska daxadar oo naftaada ilaali qur'aanka shido mar marka qaar hal dhinac ha daa imin sida heesaha qof walba oo wadada kula kunatana ha aaminin 100% meelaha qaar ha ku hakan shakika leh pro safarkana noo sii wad

  • @Abdirahmankoronto1
    @Abdirahmankoronto1 5 วันที่ผ่านมา +1

    Take great care kaka. Speedy recovery and journey mercies.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 5 วันที่ผ่านมา +6

    Alxamdulillahi kudar bro heesaha badan mar mar quran shido markad meel cidlo mareyso quranka laguqatay kaka

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 5 วันที่ผ่านมา +3

    sxb sida gabadha "Little Chinese Everywhere" waliba muuqaaladeeda China (ayaduna dhugdhug lay ayay ku safartaa), sidaa wax usoo duub. waayo immika muuqaalladaada lama garanayo waxay awoodda saarayaan, *ma waddada iyo jidka aad marayso ayay ku salaysan yiin, mise magaalooyinka aad tagto* ?
    Anigu waxaan ku odhan lahaa, talo ahaan, jidka wixii fiican kasii duub, laakiin magaalada aad kolba tagto muuqaalkaagu haku salays naado, oo kolba magaalada aad degto soo duub, tusaale ahaan *meelaha iskuulada, farsamada gacanta meelaha lagu dhigto, amma jaamacadaha, maadaama u safarkaagu wax barasho ciwaankiisu yahay*
    *Qoladaa Daallo Airlines ee kaa bixisayna, loogadooda shaashadda soo saar*

  • @mohamedjama5799
    @mohamedjama5799 4 วันที่ผ่านมา +1

    Seems like the journey ends here, get well soon brother.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  3 วันที่ผ่านมา

      Hope not. Am well broski.

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 5 วันที่ผ่านมา +2

    ma sha Allah DAALO airlines ayaad nagu dhiiri gelinysaa inaan qaadano sababtuna waxay sponsor gareyay safarka sxbkyo oo hawl muhiimana wada dhanka waxbarashada. horey u soco. nairobi bn joogaa 3 wiig, waxaan ku dedaalayaa Daalo inaan qaato markan laabnyo in sha Allah. keep up br.

  • @baasidadam3299
    @baasidadam3299 5 วันที่ผ่านมา

    Zxp Alle haku fududyo safarka take care 🙂 ♥

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud8539 5 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi muuqaalkaa marka kasta waa fiiriyaa alx hadaad nabad qabto from garowe ayaan kaala socdaa

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  3 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid sxb. Waan nabad qabaa

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry for the fall be strong man keep going 💪

  • @abdirashidhaji1628
    @abdirashidhaji1628 5 วันที่ผ่านมา +1

    Salaam bro great to have you back long time. I have enjoyed your previous videos through Somali territories, across east Africa, we have learned a lot from your trip to Djibouti. Which you safe journey inshallah. Would recommend You to fly the Kenya 🇰🇪 together with any sponsors to South Africa may Allah make it easy for you.

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 5 วันที่ผ่านมา

    Walal guuleyso Allah haku nabad geeyo meel kastoo aado😢

  • @Mu12salMohamed
    @Mu12salMohamed 5 วันที่ผ่านมา +5

    Bro kharidada marka marto kadib le sharax ha si sheegin wadoyinka mari doonto cadow ba iska jira, allaha ka ilaaliyo ✌🏽

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Haye sxb

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 5 วันที่ผ่านมา

      Ma cadow aan soomaali aheyn baa?

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 5 วันที่ผ่านมา

      Waxa u fiican meesha uu sii tagayo in khariidada ku sheego isagoo xaqiiqdii maalin ama laba maalin ka hor ka gudbay meeshaas uu sheegay inuu sii mari doono si cidii is dhahda wadada u sii gala ilaahay ma qadaree ugu hungoobaan. Wado waa hore uu ku gudbay qoraxi ku disho. Dadkan ajaanibka wadooyinka afrika iyo aduunka ku safra sidaas bey yeelaan. Marka in taladaa qaato weeye. Khariidada dadka tus meesha aad soo mari doonto beri adigoo xaqiiqdii meesha ka soo gudbay maalmo kahor ama dhowr maalmood hotel isaga naso oo kadib wadadii khariidada ku calaamadsatay soo mar almuhim in aadan isla maalinta khariidada ku sheegtay un wadadaa soo mari doontid aadan soo marin ayaa muhiim ah for your safety

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 5 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah hakufududeyo Wll

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 5 วันที่ผ่านมา +1

    Take care my friend Allaah ku xafido

  • @ismailhussein9886
    @ismailhussein9886 5 วันที่ผ่านมา +2

    Cidlaa matahdiid saxiib,we are with you spiritually.
    Kusocoo❤

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallaha, Somalida ha lagu guubaabiyo in aan dhiiga dadka dhulka lagu daadin wayo dhulka inkaar Alle baa ku dhacado, bal arka dhulkan Kenya

    • @yunishajjz-915
      @yunishajjz-915 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jaaxiil wax lagama dhadhiciin Karo, wll, taasi ogoo weligaa, 🤞💯👌.

  • @Cadnaan.Cadceed
    @Cadnaan.Cadceed 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa muuqaal qurux badan. Ogaw markasta oo xawaaruhu yaryahay waa markasta oo halistu yartahay, 100km saacadii waa ok

  • @MohamednoorAbdullahi-w8d
    @MohamednoorAbdullahi-w8d 5 วันที่ผ่านมา +3

    Wll mcn horay usoco i.a you sucesss your dream ❤❤

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Shukran my lil brother

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 5 วันที่ผ่านมา

    GOOD JOB

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 5 วันที่ผ่านมา +3

    Nabad gal bro insha allah all . Safar wacan

  • @AyyubNajib
    @AyyubNajib 5 วันที่ผ่านมา +1

    We're behind ya with prayers bro safe journey i.a

  • @bilehassan653
    @bilehassan653 5 วันที่ผ่านมา +3

    Fayzal sheekh niyahow ilaa jabuti baan kula socday ee höray usoco zxb

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Bile

  • @YaskaPoi-k1z
    @YaskaPoi-k1z 5 วันที่ผ่านมา +2

    Halkaas ka wada dadaalkaafa zxp waan jeclahy dalxiiska noocaan oo kel ❤😊

  • @abmoktarpro
    @abmoktarpro 4 วันที่ผ่านมา +1

    safarkaan hal qof xita ayaa fiicnaalahyd inaad israacdaan

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 5 วันที่ผ่านมา +5

    Safar guuleysta inzha Alla wll

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา +1

      InshaAllah sxb. Mahadsanid

    • @AXMATO_
      @AXMATO_ 5 วันที่ผ่านมา +1

      @@FaysalShaik1 adiga Mudan zxp guuleyso

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 5 วันที่ผ่านมา

      Runtii waxaan ka xumahay sida aay Addoomeeyda waddooyinka dhulkeeda u dhistay iyo sida aay u hagratay NFD!

  • @arsenalhighlights9785
    @arsenalhighlights9785 5 วันที่ผ่านมา +1

    Safe journey bro nilimaliza na wewe from Kenya to Djibouti hii pia in shaa Allah

  • @MohamedKhadar-n3r
    @MohamedKhadar-n3r 5 วันที่ผ่านมา +1

    Alle haku nabad geeyo pro wax badan waa kaafaaidnay

  • @mohamedabdirahmaan847
    @mohamedabdirahmaan847 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ka fa idayso intay wadadu bila jaam ka tahy adigu na energy haysid wax badan soco Lkn 100k mile malikasta ha socon

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 5 วันที่ผ่านมา +1

    سلامات Alle haku dhawro sxb waa qaddar qornayd balse fili maayo in dhib weyni timi.
    Qunyar iska soco waddooyinka Africa ma waaweynee adna taxaddar illeen mootadu waa kugu cusub tahaye.
    Hope you will be ok

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 วันที่ผ่านมา +1

    Faisalow salaan sare wll waxaa ka mid ka ahaa dadkii kula@socday socdaalkii hire bilow dhamaad waxaan ka dadkii ku dhiiri geliyey dadka dadka Reer Djibouti sifiican bayna kuu soo dhaweeyeen iyo Hargeisaba waanad ku nasatay Djibouti.
    Haddana waan kula socdaa laakiin waxaan garanwaayey maadaama aad ku socotaSouth africa maxaa waqooyiga kenya ana North eastern ka soo doontay Miyaan koonfur galbeed looga baxayn marka la aadayo South africa?

  • @kafiwarfa
    @kafiwarfa 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry 😢 ❤Brother, yu fell down… hope no wounds and big damage… brother witth yu till South Africa 🇿🇦 inshaaAllaah … I would like to hear some Ayat of Quran instead of Music.. bcoz it brings more Braka for your journey ❤

  • @shiesty.m
    @shiesty.m 5 วันที่ผ่านมา +1

    Safe trip jaale and be carefull

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wow m.a sxb safar guleysta🎉

  • @MushtaqYunis
    @MushtaqYunis 5 วันที่ผ่านมา +3

    Welcome to my homeland ❤ isiolo raha or Texas ❤❤❤

    • @mohamedabdirahmaan847
      @mohamedabdirahmaan847 4 วันที่ผ่านมา

      Somali miya halka laga hela an an imade wn ka helay

    • @MushtaqYunis
      @MushtaqYunis 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@mohamedabdirahmaan847yeah wasomali n mop sana huku everywhere wasomali tuko manshallah tabarakAllah

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 4 วันที่ผ่านมา

    never give up bro

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 5 วันที่ผ่านมา +1

    Zafarkasta oo aad qaadid alle ha ku garab galo wllo iinsha allaah

  • @NashkaAde
    @NashkaAde 5 วันที่ผ่านมา +1

    Save journey brother faysal I wish you all the best but let me gave you one idea when you stand up or you stop your motorcycle and you off take out the key and put your pocket furaha motadada jeebka gasho waayo weykala ordi karaan kenya wan garanaa sxb ❤

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 5 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha kugu amaansado allahana kuu fududeeyo safarka

  • @abdinajibsparks
    @abdinajibsparks 5 วันที่ผ่านมา

    Sorry I pray for you to get well and I hope you haven't brake anything. Success walal

  • @zakiiboy5568
    @zakiiboy5568 5 วันที่ผ่านมา +1

    Don’t use the handbrakes in sharp bends and also while speeding bro … and also loosen it so that even if u use it while speeding it just slows rather than stopping

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ku nabad yeelo sxb...

  • @msa_1439
    @msa_1439 5 วันที่ผ่านมา +1

    Salaaamaaad Saaxiib Insha Alaaah waxba kuma Gaadhayaaaan

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 5 วันที่ผ่านมา +1

    Berbera coriddor u EEkaa❤zxp heesta ka daa muuqaalada Dadka ha ka xaaraantimay codka Saan u gaabinayaa codkaagu idhaafaa

  • @AyaanleCabdikariim
    @AyaanleCabdikariim 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allah haku naba geeyo🎉

  • @apdiqaniahmed8883
    @apdiqaniahmed8883 5 วันที่ผ่านมา +1

    In sha Allah wllkay waxba noqon maysid rabi wuu ku caafin donaa , haka niyad jabin rafaadka nin ragga ayaad u thy , ogsonow guushuna waxay ku jirtaa Af libaax

  • @nagiibibraahim1483
    @nagiibibraahim1483 5 วันที่ผ่านมา +2

    Nabad gal Pro

  • @CabdiAliyuusuf
    @CabdiAliyuusuf 5 วันที่ผ่านมา +4

    Sxbow markaad marto wadada aad ku socoto lee qariirada na tus un cadow ayaa jiri kara alle hagu amaan yeelo saaxiib

  • @Nur958
    @Nur958 5 วันที่ผ่านมา +1

    Bro hope feel better inshallah ilaa America aan kaaala soconaa English waa garanaysaa hadaa kudhexdari lahayd channel ka waa balaarin lahayn hada kuwo gaalo ah aan udiri rabaa

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 5 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku u fudedhiyo huno ammin is ilaali tartiib u soco ❤

  • @Abdifilims
    @Abdifilims 5 วันที่ผ่านมา +3

    Brother safar wacan i.a

  • @asadyare1344
    @asadyare1344 3 วันที่ผ่านมา +2

    San safarka ogu raxeysanayaa dhib dhacay alle Haku dhib dhaamo shp

  • @ilyaYare-k4o
    @ilyaYare-k4o 5 วันที่ผ่านมา +1

    legend istaaga badan jooji dhaqso gaare meesha

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 5 วันที่ผ่านมา +1

    Bike is a freedom ❤❤❤❤❤ safar wacan walaalo… waxaan filaayaa inay wax dhib ku gaarin way kula dhacday adigoo jodka kasoo degay oo xawaare sare aadan ku socon fadlan nala socodsii waan kaa walwalay…
    Mid oday ah oo reer waamo ah aayaa la waydiiyey…
    Ebidkaa mooto ma kortay?? Kuye..wax laba lugood leh bilcaanteydaan ka koray ee ha igu sheegin dhib badanaa…😂😂😂
    Taxaddar odayaashaa mootada ka qayliyeen way qatar badan tahay…

  • @muamarmohamoud4775
    @muamarmohamoud4775 5 วันที่ผ่านมา +1

    Illh ha ku fududeeyo bro take care inbadan

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 5 วันที่ผ่านมา +1

    You need to buy safety vest or high visibility cars on the road can’t see you allah make you easier trip

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 5 วันที่ผ่านมา +2

    AMAZING

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Cadaala.

  • @HIIGSIAi
    @HIIGSIAi 5 วันที่ผ่านมา

    next video Sawirka thumbnail-ka ka dhig dhicitaankaagi Mootada in sha Allah. Alle swt haku yasiro bro, heesahana hadaad badasho badalkeeda aad ka dhigtid mid qafiifa okey ayay ahaan lahaud amaba nature sound-kaba aad u daysid

  • @NaaniMuuse
    @NaaniMuuse 5 วันที่ผ่านมา +1

    Isha hakucafiyo poro bahasha iska ilaali

  • @MuuseMashruuc
    @MuuseMashruuc 5 วันที่ผ่านมา

    Horay u soco saaxiib

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 3 วันที่ผ่านมา +1

    That was scary,hope you're fine and let as know if you Ok❤

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  3 วันที่ผ่านมา +1

      Am good brother.
      Thank you.

  • @xornimo8680
    @xornimo8680 5 วันที่ผ่านมา +2

    Wll insha allu dheh markasta

  • @MohametttSalmaan
    @MohametttSalmaan 5 วันที่ผ่านมา +1

    Lph safar khayr qaba baan ku rajayna mida kalena haddi aad hal saac ka dhigayn minute zxp soo kordhi

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wll insha allah kudar markad kahadleyso meshad usocoto

  • @Yu-qq9zr
    @Yu-qq9zr 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry for the fall. I hope all is well. Be carefull on gravel surfaces, motorcycles tend to slide on it.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Yeah. All is well. Mahadsanid wll

  • @CgCige-s5j
    @CgCige-s5j 2 วันที่ผ่านมา

    Faysal shiikh nin wanaagsan

  • @Dailyword862
    @Dailyword862 5 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb Alle hagugu nabad yeelo safarkada taxadarkada baddi maadama aad kali ku tahay safar

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc bro ma nabad qabta maxa dhawac kuso gadhay . Waa caadi waa qayb kamida sharci siinta mootada inay Kula dhacdo hore U soco bro

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 5 วันที่ผ่านมา +1

    nabad iyo bararo guleyso brother markasta

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wllo waa sidee xaalkaagu aad baan uku xumahay waxi ku gaaray bal isku badnoow adkaartana aqriso

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 5 วันที่ผ่านมา +2

    Bisinka zxp motadu Mey Kula dhacdey😭

  • @jamaaldolale5491
    @jamaaldolale5491 5 วันที่ผ่านมา +2

    Wonders that I've seen in Isiolo back then were..."you'll see a building that was a mosque and later changed to banks""......bring us some more info @Fay.....journey mercies take care

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา +1

      On it ndugu.
      Thanks Doolaale.

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 5 วันที่ผ่านมา

      Give us one example of a mosque that was changed to a bank

  • @amb2524
    @amb2524 5 วันที่ผ่านมา +1

    Brother kuma niyad jabinaayo lkn sidan filaayo wali lama qabsan mootada marka wadooynka iska ilaali gawaarida tan wa caadiye

  • @Fariid
    @Fariid 5 วันที่ผ่านมา +2

    maxaad qabtaa sey wax kuu gasdheen wll

  • @SheqXaliye
    @SheqXaliye 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry bro see wax kiugar Allah hakuu yasiro sxb wadada Marka aad kadegeeso mar mootata ad xawaareheda yareese kadeg coz to brake in rough roard is abit dangerous

  • @zack12951
    @zack12951 5 วันที่ผ่านมา

    Bahashan Wey dhib badan tahay halisteeduna wa Mid xadka kabaxsan inad sidaas uwado ayaa xita khalad ah ee tartiibta soco sxb

  • @Zakariahoussem
    @Zakariahoussem 5 วันที่ผ่านมา +1

    Bro caqabado qasab wye wala kulmesaa nolosha, lkin inaa adkeesato lee oga bixi kartaa

  • @behumble2024-t5h
    @behumble2024-t5h 5 วันที่ผ่านมา +1

    Pole ndugu

  • @behumble2024-t5h
    @behumble2024-t5h 5 วันที่ผ่านมา +1

    Bro pubguza hii mangoma tafadhali sisi ni umaah coz tunaamrishan mema nakukatazana maovu...

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wll marka AAD dhaafto Dadka sawaaxiliga ku hadla maxaad Kula hadli Dadka kale?????????

  • @leemongo
    @leemongo 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb salaada aan ku dadaalo dhamaanteen hadii kale noloshu qiimo iyo farxad yeelan mayso.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faisal walaalo masameyn kartaa haddii ay suurto gal tahay marka aad meesha jaayga ah usoo leexaneysid inaad soo qaboojiso oo aad kadegto ood dhinac socoto? Allah hakula jiro walaal insha Allah.

  • @diinyjunbox
    @diinyjunbox 5 วันที่ผ่านมา +1

    My brother, waxaan rajeynayaa in dhawacaga, quick recovery in aad sameyn doonto insha Allah

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      InshaAllah brother Diiny.
      mahadsanid.

  • @Hajjisaleban
    @Hajjisaleban 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaa dhamaadka waan kula socon.❤

  • @hamz11c
    @hamz11c 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ride safe🔥🔥

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 5 วันที่ผ่านมา +1

    Dalada roobka hada sii gado sxb xilirobaad aya lajoogaa i.a

  • @xamsexasan9074
    @xamsexasan9074 5 วันที่ผ่านมา +1

    Oo zxp maad ka dhacday mootada😢

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 5 วันที่ผ่านมา +2

    Halis bad gashay quran shido sxb

  • @mohamedaidroos3631
    @mohamedaidroos3631 5 วันที่ผ่านมา +1

    Faisal wanna kusalamay sxb garissa kawaran

  • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
    @MohamedAadanAbokor-qh8xv 5 วันที่ผ่านมา +1

    Kino Yves nin la yidhaahdo baaskeelad ku tagey South Africa Hada wxuuu marayaa Bottswana

  • @somplaystudio
    @somplaystudio 5 วันที่ผ่านมา

    Bro waad kumahadsantay muuqaalda aad soo galinayso ee qurxoon bro waxaan ku kula talin lahaa inaad ilaa 3 af aad kusoo darsato si uu myuqaalkaagu dad badan u helo iyo sidoo kale lacag fiican ooo safarkaaga iyo noloshaaf kafayso si aad uga samayso badi dad ka sidadaa mootadaa ku socdaa ama ku safraaa ilaa 6 af ayey ku hadlaan ama qaybata turmujaad lagu badashaa oo ku soo shubaan

  • @yacqoabdi2174
    @yacqoabdi2174 4 วันที่ผ่านมา

    wll mootada isii mrkad socdaalka aad dhamayso insha allah waa codsi sxb iga iibi qiimo macquula

  • @WARSAMECABDULAAHI-b7n
    @WARSAMECABDULAAHI-b7n 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ok

  • @Dhoowre
    @Dhoowre 4 วันที่ผ่านมา +1

    😓😓 BRO CAADI MAAD TAHEY ALLAH HAA KU CAAFIYO

  • @AyanMohammed-r9i
    @AyanMohammed-r9i 2 วันที่ผ่านมา

    Wanku salamay feisal abowe iska taxadir allaha kunabad yelo

  • @mukhtarhassan2150
    @mukhtarhassan2150 2 วันที่ผ่านมา

    Walalo waxan kugula talinay in aad gasho insurance for your bike to cross all countries and health insurance as well

  • @MuuseMashruuc
    @MuuseMashruuc 5 วันที่ผ่านมา

    Pro safarada noocan ah waan jeclahay runti ad ban u jeclaanlahaa inaan kula safro si aan kaaga war hayo waayo hormuud ayaa nootahay qof lagu daydo oo adadag go'aana adagna leh wax badana ka baran karno