WAXAAN MOOTO KU TAGAYAA KENYA ILAA IYO KOONFUR AFRIKA | SOCDAAL KII UGU DHEERAA | S2 | Ep 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 248

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411 9 วันที่ผ่านมา +12

    Cape Town aniga joga ii imow ❤❤

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 วันที่ผ่านมา +6

      Haye sxb.
      Coming 😄

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan Ka Xumahay Safarkaan Waxaan rabay Inaa Ka Bilowdo meesha Ugu Geesaysa Bariga Afrika Ee Raas casayr Ilaa Iyo Meesha U Geesaysa Koonfurta Afrika. Markaas Ayuu Aad U Macno badnaan lahaa.

  • @user-farey
    @user-farey 10 วันที่ผ่านมา +9

    Salaman saxib dad waqti dheer ku jiray baan kaa jeclahay Horumar wacan saxib🎉

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา +2

      Mahadsanid sxb.

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 8 วันที่ผ่านมา +3

    Waan ku faraxsanahay🙂👍 inaan arko 👀
    Waxaan arkay muuqaalkaaga TH-cam-ka xalay, mootadaadu aad bay u fiican tahay, nasiib wacan walaal👍🏍

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Amiin

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm 10 วันที่ผ่านมา +14

    Legend season 3 central & north africa inaad safar kumarto kuu Rajeenaa

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 10 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allah sxb safar salama allaha kugu geyo nabad galo kuwaheri kaka safari salama

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Thank you kaka.

  • @abdifatahmedia9481
    @abdifatahmedia9481 8 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaa aad uqalantaa dhowr millions subscribers ah keep going bro

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 10 วันที่ผ่านมา +5

    Safar nabad ah sxb waan kula socon doonaa inshllh

  • @pilotkaduula
    @pilotkaduula 7 วันที่ผ่านมา +3

    zxp taxadar badan muuji qunyar socdaa dheereya wan ku jecelnahay taageerahagan nahay from hargeisa

  • @thelion8223
    @thelion8223 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah i love to see my somali brothers. Joining you guys soon i.a...

  • @maxaadxadi3201
    @maxaadxadi3201 10 วันที่ผ่านมา +10

    Sxb faysal saan kuu sugaynay waan daalay from Hargeysa

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา +4

      Sxb hadaba u diyaar garoow socdaal dheer.

  • @AfroArtistaFilms
    @AfroArtistaFilms 9 วันที่ผ่านมา +1

    Bro weka subtitles sio wote Wasomali

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 8 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going pro

  • @abdinajibsparks
    @abdinajibsparks 9 วันที่ผ่านมา

    Safe journey, brother. may Allah make it easy for you, gonna follow u along guuleyso

  • @Mooo24
    @Mooo24 7 วันที่ผ่านมา +2

    Safar salaam bro, waan kula soconeynaa anagana inshallah.

  • @Mohamednaik-hr9wr
    @Mohamednaik-hr9wr 8 วันที่ผ่านมา

    We appreciate it bro keep them coming❤

  • @Multipurpose_Channel
    @Multipurpose_Channel 9 วันที่ผ่านมา +4

    Aslamualikum Brother Fysal, please never disclose your route prior to your departure for your own safety. Always reveal afterward. Be safe and take care of yourself, Bro.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 วันที่ผ่านมา +3

      Wcs brother.
      Thanks about that brother

  • @shakuul
    @shakuul 9 วันที่ผ่านมา

    I can't wait 😢 here we go

  • @khadarore8672
    @khadarore8672 9 วันที่ผ่านมา +1

    🎉 guulayso 💪 marwalba inshallah Sxp

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 9 วันที่ผ่านมา +2

    Faysail sheekh markii hore waxaan safarka kaala bilaabay india imikana waxaan kalaa bilaabayaa Hargaysa
    Sxb laakiin laakiin heesihii badal oo muxaadiro ama quraan ka dhig waa iga talo thank u bro let's go 🚶

  • @ahmedxasan5662
    @ahmedxasan5662 9 วันที่ผ่านมา

    Legend video kle aa way 1year ago baad dubtay video keep going pro

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 7 วันที่ผ่านมา +1

    GOOD JOB

  • @deqdarajo7265
    @deqdarajo7265 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hore usoco taliyaa

  • @quruxlyrics242
    @quruxlyrics242 9 วันที่ผ่านมา +1

    Keep it Up pro I Like it this Video Guul iyo safar qeer ah insha allah

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 10 วันที่ผ่านมา +2

    Socdaal nabadgelyo wll Faysal adoo nabada soo noqo insha allah. Waxaan ka mid ahaa dhalinyaradii kula socday intaad safraysay OO dhan. Meesha koonfur afrika la dhaho dhalinyaro badan OO soomaaliyeed baa ku maqane aad u feejignow.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา +1

      Haye wll
      Mahadsanid

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 9 วันที่ผ่านมา +4

    Ha ilaawin markasta ducada safarka zhp iinsha allaah alle ha ku nabbad yeelo markasta

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 วันที่ผ่านมา +1

      Haye sxb
      Thanks

    • @yacqoabdi2174
      @yacqoabdi2174 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@FaysalShaik1 sxb mootada iga iibi qiimo jaban ama isii insha allah duco ayn kuugu Dari
      J

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 9 วันที่ผ่านมา +1

    nasiib wacan insha allah

  • @khadijasaidahmed8632
    @khadijasaidahmed8632 8 วันที่ผ่านมา +2

    When I saw kenya 😂 I have subscribe ❤❤❤somali weyn love you guys from Kenya ❤

  • @mascutt_10
    @mascutt_10 10 วันที่ผ่านมา +3

    Never give up, Keep Running bro

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks buddy

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 9 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allaah walaal waankugu daydaa role model ii tahay guulayso Allaah ku xafido from Muqdisho 🇸🇴❤🙏🏽

  • @elclasicwalize2820
    @elclasicwalize2820 9 วันที่ผ่านมา

    Safe travel bro wax aad kanaxdo Illahey kumatuso inshaAllah

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 10 วันที่ผ่านมา

    Guul ban ku rajeyna yaa faysal sheekh cadawga alle ha kaa nabad galiyo inshallah

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 10 วันที่ผ่านมา +3

    The king 👑 is back good by pro heeganbaan nahay zxp

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา +1

      We hit the road 🛣️

    • @Ahmeddahir-kh1zo
      @Ahmeddahir-kh1zo 10 วันที่ผ่านมา +1

      @@FaysalShaik1 let us go pro

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 10 วันที่ผ่านมา +2

    Safar wanagsan Oo guuleysta inzha Alla

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      InshaAllah sxb.
      Mahadsanid

  • @shukrihussein7490
    @shukrihussein7490 10 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah walal am your super fan i dnt miss your videoswhli am in lusaka zambia wil wait u insha allh😊

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid brother.
      Zambia 🇿🇲 am coming.

  • @wllsaacid0461.
    @wllsaacid0461. 9 วันที่ผ่านมา +1

    I love your motorcycle trips 🙏

  • @xudayfitechoffiaicl5125
    @xudayfitechoffiaicl5125 9 วันที่ผ่านมา

    some advice:
    1: camerada dash ka saran wax yar hadaa dib ama meelkale ku dhajinkartid is the best couse xoogaa kor bay u qaadan tahay.
    2: camerada helmetka kuugu xiran ayda oky waa lkin in yar hoos u dhig.
    3: audioga noice saaid u badan baa kujira marka halkaa gacan saar
    keep up pro

  • @omarbnyusuf1688
    @omarbnyusuf1688 7 วันที่ผ่านมา +1

    Be safe brother

  • @Mu12salMohamed
    @Mu12salMohamed 8 วันที่ผ่านมา

    Bro qorsha markaa dajiso oo ad ka gudubto le share garee e meesha mari donto haushegin xaasid ba iska jira wllhi allaha ku xifdiyo bro best of luck

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr 8 วันที่ผ่านมา

    motadaada iyo mida cad ee zhpka watay qiimahooda iyo meeshaad ka soo iibsatay iyo siduu ku heli karo qof hargeysa joogaba nala soo wadaag wl,allena haku nabadqab geeyo

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 9 วันที่ผ่านมา

    Masha alh hno alle garab galo adkaarta haka tagin mar walba ta kale safarkii hore heeso ayaad ku mari jirtee waxa jira dad aan musiga iyo heesaha jeclayn isku day in aad wax kale ku badesho guulayso❤😊

  • @MohamednoorAbdullahi-w8d
    @MohamednoorAbdullahi-w8d 10 วันที่ผ่านมา +2

    Keep it up my brother ❤❤

  • @dugsiyetv9961
    @dugsiyetv9961 9 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going gays ilahay garbki haa galo gulaysta

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 8 วันที่ผ่านมา +1

    Safar salaama.

  • @OsmanJama-y8j
    @OsmanJama-y8j 10 วันที่ผ่านมา +1

    We are with you Faisal sheikh for the second travel to south Africa.

  • @Issaadanfarah
    @Issaadanfarah 8 วันที่ผ่านมา

    Keep going broh

  • @abdirashidtahir
    @abdirashidtahir 9 วันที่ผ่านมา +13

    Thanks!

    • @AbasAqil411
      @AbasAqil411 9 วันที่ผ่านมา +1

      😂

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 วันที่ผ่านมา +4

      Thank you very much Abdirashid.

    • @abdirashidtahir
      @abdirashidtahir 9 วันที่ผ่านมา +4

      @@FaysalShaik1 horay uu soco zxp waxaan ku rajaynaya inaad ku gulaysan donto socdaalka dheer

    • @yacqoabdi2174
      @yacqoabdi2174 2 วันที่ผ่านมา

      @@abdirashidtahir 5taa uma qalmo ninkaas dad masaakiin ah ayaa kuu dhaamay

  • @officialjr2283
    @officialjr2283 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah that's what i like it bro save journey

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 10 วันที่ผ่านมา +6

    adiga oo 2K SUBSCRIBE Maraya ayaan kula soo jaan qaaday pro. keepgoing

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา +2

      Legend. Waad ilasoo jabhadeysay.

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waan furxay inaan qof somali bike adventures ah helno afsomali ku hadlaya, muddo badan ajaaniib baan daawan jiray...

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  5 วันที่ผ่านมา

      Waa inoo socdaal kaas hadaba sxb

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n 10 วันที่ผ่านมา +1

    I can't wait to see your next episode.keep pushing

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Thanks brother

  • @Adenlaki
    @Adenlaki 10 วันที่ผ่านมา +1

    Sxp wakul
    asocda bar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ok soysoy

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 10 วันที่ผ่านมา +3

    I wish you a good trip 🥰

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Thanks brother

  • @Zakiict
    @Zakiict 9 วันที่ผ่านมา +2

    Guuleso sxb

  • @CSheeko
    @CSheeko 10 วันที่ผ่านมา +1

    Great job bro and save trip inshallah

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 9 วันที่ผ่านมา

    Keep going brother❤

  • @HersiFaden
    @HersiFaden 10 วันที่ผ่านมา

    Safar salaama nabad galyo sxb Fayçal wax Ku dhiba Allah kuma tuso..from Djibouti

  • @AbdiaziizAhmed-sf6gp
    @AbdiaziizAhmed-sf6gp วันที่ผ่านมา

    You tuberka kaliya an jageera faysal taxadir sxb

  • @yow4367
    @yow4367 10 วันที่ผ่านมา +2

    For front recording don’t use ur helmet GoPro.
    Instead use the other camera, it will enhance your video.
    Mute the bike sound and put some relax music/ sound.
    While The times when you’re putting some narration, remove unwanted noise.
    Keep going bro ❤

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks for the tips brother.
      Next episode

  • @SowdaSiman-l7s
    @SowdaSiman-l7s 10 วันที่ผ่านมา +1

    Safe journey Abti mcn❤❤❤❤

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 10 วันที่ผ่านมา +1

    Safar salama guuleyso walaal garabkaga ahey u can do stay save

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 10 วันที่ผ่านมา

    masha allah is ilaali walal Allah ha kuu fudedhiyo ammin ❤❤❤

  • @OsmanJama-y8j
    @OsmanJama-y8j 10 วันที่ผ่านมา +1

    Good luck for your new adventures 🎉❤

  • @AxmedReermiyi
    @AxmedReermiyi 10 วันที่ผ่านมา +1

    Safar khayr qaba wllky

  • @CabdifataaxXariir-qf3rr
    @CabdifataaxXariir-qf3rr 10 วันที่ผ่านมา +1

    Keep giong pro

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 9 วันที่ผ่านมา +1

    Socodkaagu wuu gaban yahay faysal 160km waxaa loo baahan yahay maalinkii inaad socoto 300km ilaa 500km GPS na waa kuu muhiim tan kale mar hadii dalxiis uu yahay laamiyada badanaa ha isticmaalin wadooyinka kaymaha iyo beeraha wabiyada buuraha duurjoogta leh ku soco
    Extra tank 10ltr ugu yaraan qaado oo kayd ah

  • @maougaaz
    @maougaaz 9 วันที่ผ่านมา +1

    SAVE JOURNEY ❤👏🤝

  • @sacadmuuse103
    @sacadmuuse103 9 วันที่ผ่านมา

    Safe journey brother, lakin sound system ka inaga yara hagaaji intii karaankaaga ah, buuq baa ku furane.

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 8 วันที่ผ่านมา +1

    💚★❤
    welcome brother back to Somaliland🏍👍 @Faysal Shaik

  • @SUBEERDCOSTA-wd2tq
    @SUBEERDCOSTA-wd2tq 10 วันที่ผ่านมา

    God bless bro😊

  • @99alp99fila
    @99alp99fila 10 วันที่ผ่านมา +1

    I'm one of your first followers I'll follow you on this trip as well

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Aluta continua

  • @encrypted983
    @encrypted983 7 วันที่ผ่านมา +1

    Use coastal lines

  • @AhmedMohamed051
    @AhmedMohamed051 10 วันที่ผ่านมา +3

    Season 1 waan kula socday hal video ima dhaafin dhul badana waan bartay, season 2 I.a Waxa rajeynaa inu kheyr kusoo dhaman doono, illaahey nabad ha kugu geeyo nabad ha kugu soo celiyo.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      InshaAllah brother.
      Thanks

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 8 วันที่ผ่านมา

    Safar Kheyrle bro.
    Inkasto inta badan anana dawan dhul aan Somali lahayn.

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 3 วันที่ผ่านมา

    بسم الله توكلت على الله ولا حول ولا قوة الا بالله faysal sxb subaxdii marka dhaqaaqeysid ha ka tagin ducadan

  • @wllsaacid0461.
    @wllsaacid0461. 9 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleyso zxp ❤🙏

  • @AbdimalikKhalif-td8nz
    @AbdimalikKhalif-td8nz 10 วันที่ผ่านมา +1

    Legend keep going wankusalamey

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Waan kaa qaaday wll

  • @alishiine145
    @alishiine145 8 วันที่ผ่านมา

    Legand aniga Muqdisho ayaan kaala safrayaa ilaa iyo waxaan kula tagayaa South Africa Allaha ku nabadgeeyo 🇸🇴🇿🇦

  • @Mahamudali-y2w
    @Mahamudali-y2w 9 วันที่ผ่านมา

    Asalamualaykum Faisal nabad ha kugu geeyo inshaallah to you’re next journey in south africa

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 10 วันที่ผ่านมา +2

    Hub yare qado bro dad iyo duurba waxa adan filayne baa ka soo bixi karo

  • @abdisankushassan8148
    @abdisankushassan8148 8 วันที่ผ่านมา

    @Feysal Sxb Barnamijkaada Traveling Subtitle u samey Laga Yaaba In ay dawadaan dad Ajaanib ah

  • @ahmato2696
    @ahmato2696 10 วันที่ผ่านมา

    Sxp guulayso feisal🎉

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 10 วันที่ผ่านมา

    We miss this type of journey zxb gud luck for ur interesting journey wnkulaa soconaa nabad iyo nolal I.a

  • @moally3068
    @moally3068 10 วันที่ผ่านมา +1

    Safe trip bro

  • @jamaaldolale5491
    @jamaaldolale5491 10 วันที่ผ่านมา +2

    Fay journey mercies...hopefully I'll keep company to Tanzania

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Thanks Doolaale.
      We will meet at Mombatha. InshaAllah

  • @ismailhanad9395
    @ismailhanad9395 10 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb hambalyo🎉

  • @omarjimale8799
    @omarjimale8799 10 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allah xajka waa inaan bikibiki kutagnaa

  • @zack12951
    @zack12951 10 วันที่ผ่านมา +1

    Rabbi haku nabad yeelo saaxib bahashana wey halis badantahaye bal tartiibtada nabad qaba dheereye.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Ameen sxb. Mahadsanid

  • @abdiamber1303
    @abdiamber1303 9 วันที่ผ่านมา

    sxb faysal.hambalyo.

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 10 วันที่ผ่านมา

    come on we gonna have fun. Team ki hore kula safray hada waa diyaar. Our ibn batuta.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 10 วันที่ผ่านมา

    Tayirada is ka adkeya sxb illahay haidka indha sabo xasidka iyo cadawga

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 วันที่ผ่านมา

    (ALLAH SWT) waxaan kaaga baryayaa NABADGELYO , CAAFIMAAD HAKUGU GEEYO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲WAXKUFHIBA(RABBI) kumatuso🤲🤲MUSLIM🎉iyo GAAL, AABE🎉iyo HOUO💕🌹♥️🫀💖🌺🌹hakaaga dhigo(AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 10 วันที่ผ่านมา +1

    Visurusna waa erygaan ugu jecelahay sawaahiliga 😊

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  10 วันที่ผ่านมา

      Vizuri sana 😂
      Waad saxantahay sxb

  • @drabdikarim
    @drabdikarim 3 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah

  • @Johnson-gb9yf
    @Johnson-gb9yf 10 วันที่ผ่านมา

    Codka hagaaji sxb video danbe si fiican clear uma aha, Bon Voyage safar khayr qaba Insha Allah waan kula soconaynaa.

  • @inaugaasKh
    @inaugaasKh 9 วันที่ผ่านมา

    Bro do this in English you will reach wider audience even the titles should be in English

  • @bilehassan653
    @bilehassan653 10 วันที่ผ่านมา +1

    Zxc fayzal qer baan ku filaa manda hadii bangani aad jogde wan ku imaan lahay zxb safar salama

  • @mohammedwarero8167
    @mohammedwarero8167 9 วันที่ผ่านมา

    Safarka Allah haku fududeyo sxb safarkagagi hore wadada dhagaxbur iyo jigjiga udhaxaysa aan ku kulanay ano gaari wata aaan markan kudhafay kugarto ku istago aan xoga iswaraysanag

  • @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u
    @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u 9 วันที่ผ่านมา +1

    Safari salama

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 10 วันที่ผ่านมา

    Uku sawa kaka bole bole