Wan uxiisay diridhaba waxaan dhigan jiray rift valley university 🎉 waa meel aan ku waaya arkay abaal ban u hayaa durakela kondhominyam ayaan gali jiray❤
Waa cajiib derri dhaba oo ah magaalo soomaaliya in maanta dad qoomiyado itoobiyaana ay buux dhaafsheen,sidaasaa soomaalida dhulkoodii maalin ba magaalo loogu soo badanayaa aakhirkana loola wareegayaa.
Dhakhtar Zxp qofka aad cuntada ka iibsato xata hadii aad ka helli waydo kaliya niyada u dhis marka danbe Bcs sometime vedeo aad so samayso qaar ka mid ah waxa laga yabaa dadku ma jecla Lkn still way dawanayan marka halays dhiiri galiyo thanks
Melaha quruxda badan itoobiyan ba leh ninkani waxuu tagay meesha somalida madamo nin Somali ah yahay😂😂😂 ee uskaga iska hagajiya ciise warabow jabuuti na siida ayeey wada bulacad u tahay meeshad dagtan ba waad qudhmisan
War niyayow beenta kala tag mesha Somalida meelkasta ay joogto way shaki badanthy waxay umaleynaysa in lagu mashqulo adunka dad Somalida ka cunsurisan lama arkin walahi.
Bast youtuber 2024 inshallh🎉
Umada somaliyed melkasta ay jogaan allaha xafido walalahena rer qaza nasri allaha siiyo yahudane dhulka alle halajaro
Wan uxiisay diridhaba waxaan dhigan jiray rift valley university 🎉 waa meel aan ku waaya arkay abaal ban u hayaa durakela kondhominyam ayaan gali jiray❤
Woow Mashallah thé is super video ilike bro from Dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇 to Q4
Essaie de parler en Somalie c'est mieux personne ne comprend ce que tu dis
Me too
Walalkey Dokhtar qof wada naxaris ah ayad tahay walahi mashaa Allah;'💖
Wow diri dawe ashawa lagare shiikh Xabib taywan kornayl jatara iwm inta jogta wan salamaya
Ciyal diree wan isiin salamey😂❤🎉
Dire lijoj😂😂😂😂 kaliya
Xasus banu dib no celiya qayr allah siyo ❤
amxaaro wase
Waa cajiib derri dhaba oo ah magaalo soomaaliya in maanta dad qoomiyado itoobiyaana ay buux dhaafsheen,sidaasaa soomaalida dhulkoodii maalin ba magaalo loogu soo badanayaa aakhirkana loola wareegayaa.
Kaw, jigjiga iyo godey ayaa lagugu haystaa niyoow. Diridhaba bari hore ayay tagtay.
Bal waxaas kawrn zp somalidiina yagaa isku jeeda@@NewsFusion24
@@NewsFusion24😂😂
Bro Cuntada Lama Taabto Marka Adiga Ibsato Taabo Lakin Miiska Maka Ey Saaran Ha Tabanin Mardambe Thanks U
Wa runta
Mashallh dhakhatar hore usoco wllo waxa tahy qof wanagsan ❤❤❤
My Home dire😊😊
Mash Allah guulayso hore usoco my brother ❤❤❤
Waw dhakhtar dire caadi naaha waa magaalo an jeeclahay
M.a soomaalinimo macaanaaa ❤
Laakin meesha oromadha baa kubadhan😂
Wlhi masha allah saad bulshada ula dhaqantay baa cajiiba siiba cunuga yar aad ugu kala kicisay
Masha'Allah walaal soo dhawoow waa magaladadi
Bulshawi Bad Tåhy Prodā Oo wali Funny ah ❤ Prodā Keep going
Baqlaawe & mushabaag ii Soo iibi dhakhtaroow❤
MASHA ALLAH Wadani weyw dhakhtar
Wanka hela diridawa baradho macankeda iyo baqlawaaha ma ilaawo ❤😂
waa magaalo Somaliweyn oo eey habashu ku ciyaartay, wasaq badanaa
Waaaw, Dirri,dhaba, Magaallo Somaaliyeed, Magaallo Dirreeed, Indhaweydse Waxa igu Maqaalle Ah in EthipiaNkii Kallr inagaga BadaN YihiiN
from dire dawa magladii ba tulaad u ekysiisay wallo 😂😂 mida kale baqlawaha dire ayay u so donta wellcome any wey waa magalo nabadi talo ❤
Wll magalda magalo somaliyeed uqabye wa mxy oromo un baba jogtee
Dire waa magaalada ugu fiican gayiga soomalida ❤
@@Shaficisaid Wa dhibta oromada lagu yaqaano Hargeisa wa in laga gaadha inta aynan halis galin.
@@Shaficisaidani xita wa layabay kaba sii daran dadka duruf ba ka muuqda 😢😢
@@TalaaboDheer hargaysa kali maha somali land magaloyinka wawyn oo dhan io puntland magaloyinka wa wayn saaid ayy u joogan
Qof cunto kariyay lama dhaho ma wacna cuntadadu
Dhaqtar waan ku tageera saxib muqdisho baan kasoo salamaya ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sabuuskijabuti kayaar sxb dhaqatar🇩🇯
Dadku waxy kugu wada jecel yihin wa ixtiramka wllky hory usoco weligana sidaas uqalbi wangsnow 🎉😊
My home dire dawa ❤❤
Masha Allah beatiful trip
very nice🎉
Dhakhtar Zxp qofka aad cuntada ka iibsato xata hadii aad ka helli waydo kaliya niyada u dhis marka danbe Bcs sometime vedeo aad so samayso qaar ka mid ah waxa laga yabaa dadku ma jecla Lkn still way dawanayan marka halays dhiiri galiyo thanks
Dire dawa my home 🇩🇯🙌🙌
Libaax dhakhtar ku mahadsanid muuqaalka qurxoon ee aad ka duubtay dirdhaba
Magaaladii diri dhaba muuqaal u qalma kamaad soo gudbin , waa maaglo quruxbadan oo dagan oon ahayn luuqyadan aad isku koobtay
Wlalle Somali du MiYaY ku YarthY diri dhaba😂❤
Melaha quruxda badan itoobiyan ba leh ninkani waxuu tagay meesha somalida madamo nin Somali ah yahay😂😂😂 ee uskaga iska hagajiya ciise warabow jabuuti na siida ayeey wada bulacad u tahay meeshad dagtan ba waad qudhmisan
Walagu wasaa
@@Mahadyare-no7gcwhat
@@UgbaadKeyseadhiga ma oroma baa tahay
Masha alha wallo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dhakhatr
Zhp dhakhtar ceeb weye qofka wixiisa lagama ceebeyo cajiip mahad iska ledahay
Somalida reer jabouti waa funny wllhi😂😂😂
Maha jabuti wa diridhaba
Halkan dadka somaliyeed waa meesha keliya ee aadka loogu qalo" waxa isku dhex jira soomalida iyo xabashida, waxay somaliga u necebyiin sidii aan la arag weligeed" dadkani kelyahaya iyo wadnaha iyo indhaha iyo Alaaboyin kale ayay dadka u dilaan inay kala baxaan" qof kasta ha iska jiro wlhi
oo waa xage xagaa😂😂
War ma diridhabe? 😂😂😂😂
@@kikiafacad-1 xaga lasoo duubay miyay daan garanayn Anigu halkan lasoo duubay ayaan ka hadliyay
War niyayow beenta kala tag mesha Somalida meelkasta ay joogto way shaki badanthy waxay umaleynaysa in lagu mashqulo adunka dad Somalida ka cunsurisan lama arkin walahi.
From Carafaadcaawiye 🎉❤
Dhakhtar zxp dhagax buur ayaan kaasoo salaamayaa zxp riyadaydu ah inaan maruun kula safro zxp 😢🎉
From Carafaadcaawiye 😮
M a saad ciyaalka uga farxisay ka helay
M.a dhaqtar wiil ixtiraam badan tahey wllhi
Shime TH-cam ayu ku jira dawada reer dire❤😂 lol
Dhakhtar born happiness 😊
Labadaasi asxaab ee garbaha kafadhida dhakhtar wan garanayaa waa maxamed iyo naserraa
Diridhaba ma soomali baa leh horta?
Ha wa dhul Soomaaliyeed
Gar ahan ciise
@@abassabdillahi726meesha oromo ayaaba ka buuxdee sxb way la wareegeen haddaa
Alaa Dire dhawa biya koo❤😂
TEAM DHAKHTAR ONE LIKE 👍
abwaan magaaladii dhadhamaad ku dhamaysee😂😂😂😂😂
Mashala Allah
Alla magaladydi wn ku xiisay wlhi ❤😊
Warya dhakhtar dhadhamis baad ku dharagtayehhhhh
sxb manta xasuus i galisay magalada an u xiisay oo an nolasheyda qeyb weyn ku leh dire dawa magaalo an waxbarashadeyda ku soo gaatay from mogadishu
M.a dhaqtar wiil ixtiraam badan
Wixiiba dhadhamaad kaga dharagtay Dhakhtarow hhhhh😂😂😂
Meeshan ethopia waa meel nadaafad ahaan xun uun ban maqli jiray maantan xaqiiqsaday
Waar waxan lama cuno
Meeshu meel maaha
Xaaji saalax restaurant igu salan hlkasan mar joogaye
My brotherrr🥇
Alle mxan uxiisay makhlawahas
MashaAllah
magaaladii soomaalida waxay kusooo ururtay in la yidhaa xaafad soomaali ah alla maxa barakicin wadaan ,walaahi sidaas ayay badeenana la rabaan dhakhtaroow in hargeysa iyo borama la yidhaa xaafadaas somali baa tagan
Dhakhtar sxb kuso dhawow magaladii jacaylka
Dhakhtar iyo qays dhadhamay ku naaxen😂😂
"Hilib geel waan ka waayay mar aan tahay ashawa.. iga daa meesha gaaja taal"
War niO first çomenntt
.❤❤❤❤😂🇩🇯🇩🇯bashala Ila toobiy 🇪🇹🇪🇹
Asxapta 300k wa inan ku turna❤
First wrya dhakhtar😂🤚🏻
The bast dr
Ilma adeerayaaal magaalada aan saan udhaano wallahy waa yaqyaqsi sidani
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
Llove ❤❤❤
Wan uxisay magaladan kusokoray dire dawa
Dirir dhaba kuuxiisey magaalkeygii❤
Hda nahey ree dire dawa is mujiya oo vlog cirka geya 🎉
Wa fuol bro burco ma xasusatid melhi fool ka lugucunijiray
Wllo wn ka saliyodo qasabka waxba iga soo maray😞
Dadka cuntada haka caayin sxb hada ka helin xitaa niyada lo dhisaa wey macan tahay la dhahaa
Dhakhtr hadad farintyda argtid waxan ka codsanaya magalada dire dawa jamacada ku taalo inaad so boqato
Wllo hada uba socday waxan wa 2week kahor ayu dubay hada isaga unba so gashee
300k coming soon i.a before december😊🎉
Wllky mcn ❤
Heee😂
Diridabada la sheega ma cariishyadan baa
Wajaale lgu ibiyaba saxiip dhakhtar lpx
Mahaa cajiib😂
War dhakhtarow waad dharagtay😮
Dhakhtarow dadka cuntadooda haka dhadhamin ama wada cab oo wada cun sida shaaha oo kale ama sharaaabka isaga waa inaad dhamaysaa
Xafad cisse❤
dire dawe wa magalo somaliyeed oo dad gob ahi ku noolyihiin.
Wadoyinka diridhabe maba wax ka cuntey ana laba laba igu disha marka ag marayo
Dire dhaba 🇸🇴
Dhakhtaraw qashinkasta cuntaye maalin xanuun qaada ka shalayni
😎😎😎😎😎🖐️
Wa SANBUs maskiin walaal 😂😂👍🏽👍🏽
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉
😂😂😂😂 1:50 minutes 😂😂😂😂
😂 calooshaada ka buuxi hilibka jiirka 😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashalh
Dhadhamaad Ku dhamaysay sxb magaaladii kaftan xalaala waan Ku taageeraa