Gabadhaan barnamijka daadihineysa ilahay qurux wuu siiyey lkn waxaan si naxariis leh kula talin lahaa ineey is asturto allaha swt sidaan kuu qurxiyey ka xisho wll
Tv gu inanta qurux unbu u haystye wlhi in anay midh wariye nima melna uso marin😂😂😂intas yr un inaga sx indr wakuwan labadan nini barnamijkiba la waregaye😂
Ifka lagu yahay walal
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya i gaadhsiiya 1k please ha idhafin 😢
Wa iga heesa qali
Waad iga haysa qaali
@@dreamgirl.................1422 thank you 🙏
@@AxmedYaasiin-s9g thank you 🙏
Waad iga hyaaa wll
Qays waa articulate with humor and confidence.
Masha Allah
Ilove the friendship with Dr.
Yaaaaaaaa
Fircoona
Kaasi Waa timi wayne
Uu soo
Dhigay dhakhtar kkkkkkk
Ku soco
Qays waa articulate with humor and confidence. Masha Allah ❤ I love the friendship with Dr.
From Djibouti & qays qayser
Waa barnaamij dhalinyarada aad ugu wacan Waan taageersanahay kuwa sidan oo kale la isku wareesto guul DjibTv
From Dhakhtar and Qayser aad bn idiin jeclahay ❤
Ilahayow lacag aan ku dalxiiso oo aan baydkaagana ku tago isii aamin ii dhaha
Aaaaamiin wllo
Faleebada Djibouti siiro baala yaidha waan idin salaamey qays qaysar iyo dhakhtar iyo aamiira ❤❤❤❤
Qeysar and dhakhtar and amiira wn idin jeclahy halka kasii wada wn idin tagera❤❤❤
Gabadhaan barnamijka daadihineysa ilahay qurux wuu siiyey lkn waxaan si naxariis leh kula talin lahaa ineey is asturto allaha swt sidaan kuu qurxiyey ka xisho wll
Mashallah very confidence Mashallah
djib live c etais un bon émission avec le TH-camur
Dhakhtar nabar baa haystee meesha ka qaada😅😅😅
Machallah dad ilma adera oo mel on skuheley🎉
Waaw qays qeysar iyo dhakhtar ku soo dhawaada dalkaya mama ❤
Jah!Qays il a dit que il va faire le tour du monde 🌍 mâcha allah 😅
Ku hadal somali dulufyahow
مالك دخل يتكلم باللغة اللي يبغاها يا مز'*بلة @@CabdiSalaam-tz6wx
qurux qaawan waa msiibo is astur walaal
Walaashaa Orodoo Astur
qawaynida ayay qurux modaysa doqontu😂
Wll waad quruxbadan tahay alihii sidaa quruxda badan kuu abuuray umahad naq oo is astur
Asc wllo amira waxa thy gabadh qurux badan lkn is astur wlhi allaah sidaa ayu kugu talo galay
Gabdhu qurux badanaa masha Allah. Waa midii aan ku duuceysto oo qaawan lkn ani mid asturan ayaan rabaaa.
WLH JAWAAB BAAD SIISAY AAN RABAY
Wll is astur wad quruxbadan tahay allihi quruxda kusiiyay ugu mahadnaq oo qado amarkiisa 🎉🎉🎉
Wa singel mansh Allah
Labadabn garac gabadha quruxdeeday kula fadhiyaan ilaahyba na dilaaye waraysi garanmayso poring bay ku noqden.😂👌
Keep going pro
From dhakhter❤
Dhakhtar ASKA ku hore please and make one of best flog
Masha allah tabarakallah
Inamada soomaliyeey ma ucaada markay nin amaanayaana inay yidhaahdaan waa legend markay gabadh amaanayaana iney yidhaahdaan waa quruxley😂😂😂😂😂
Haaaa
Woow Guule ce soir pourquoi thé is super video ilike from Dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇😊
Rer Djibouti walahi Waa Qalbi Saafi da na ma qarsadaan walahi
Dhakhtar waa ma gudbe number one 😅😅
Ka dhac legend ka😂😂
al ma yuotuba meshu 😢😂😂😂
2 boys is legend
Stop that shit mf ok
Dhakhter iyo qays iyo inantena quruuxlyda wan salamaya❤❤❤👍🌹
Dhakhtar wayka dhex baxday xaqiiqdiiiiiiii😅
😂😂ma ila argtey keligey ban modaye
Keep going my pro'S
From dhkhtr🎉
Dhaktar and Qeys qeysar ❤😊
Ramadan xagatani in Egypte
Waan ini salaamay qays qaysar iyo dhakhtar amira
Ana jabuuti diri daba degilaahy ani
From dhkhtar and qays qayser❤ keep going Amira
Tadjourah ❤
Labadan garac waligood kala hadhimayaan
😅😅😅
2005. kabsool baa la marsan jiray. 😂😂😂😂😂
Oo side lo marsan jirey 😂
qli noo sheeg wn radiny saas videos uu galayb
Wll maxa LA marsan jiray ma kininka
@@amuunmohamad123 kiniin kabsool ayaa la qasi jiray oo l maraan jiray 😂😂😂
War dhakhtar gabdha Wuu ku socdaye😂
2005❌ 2015✅
Waxa ka mid tahay dadka aad u maskaxda badan I aaamiin ❤
Qays Iyo dakhtar isma fahmayan amiira😂🤦 mdrr🤣😂😂😂 svp prochain fois translater so kaxeya
Masha alh inmadeoday hore u socda my dhiga❤🎉😊
Goljanno waa xaafadaydii 2005 iyo 2003 reer jabuuti aad baan uwada ciyaarijirnay gaar ahaan xagaagii😅😅😅
kkkkkk funny weeye labdn wiil inanta quruxley weye masha Allah huno ❤
Mashallah waa kaftaan badana walalha
Tv gu inanta qurux unbu u haystye wlhi in anay midh wariye nima melna uso marin😂😂😂intas yr un inaga sx indr wakuwan labadan nini barnamijkiba la waregaye😂
Aaboba maaha Miyaa dabaajiir suuqa galay jug live aa 😊
Dhakhtar iyo qays waa funny
Faleenbo reer jiibuutii waxay uu yaqanan siiroo 😅😂😂
Mahee waaxarabo RER jabuuti😂
From qays and dhakhtar ❤
Qeyser welcome yo Maroc I am here to Maroc je va de faciliter le visa
Is astur wll qali
Bienvenue le monde de paît 💨🇩🇯
Qays qayser Ali cadeee imo wll
Mashallah inamadayda aftahaniin guulaysta
Qeys & dhakhtar gabadhu si ayey idika power weynty wayo wad xishonysan, dhkharow qeys laydhka ayuu toos iskaga kaa binayaa jska dul qado, it's natural lkn, geedba geedbka ka weyne😂
Qays iyo dhatar halkey niga hela add iyo add aya ni tagera❤❤
😂😂😂sawdiga ka dhigay madaxweyne dadkan Hargaisa markay imadan ugu tag Caffateriyada😂
@@qays_63 haye hun waa mahadsanid😂😂
Qays qaysow ma ciyaalkii caqaayadaad ahayd, anaaba iminka kasoo kaxee caqaayada
Qeys qeysar and dhaktaar is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂
Maansha allah wilal dadaalaya iyo gabadh geenyo ah from ceerigaabo
Inadeertay ❤
Ok way ka gabsatay suashan rabay
From qeys and dr😮😮😮
Uma duniya Egypt nice choice dhaqtar
thanks 🙏
Xeerka saxaafada May baran miyaa? Waa mamnuuc in wariyuhu suaalo ka jawaabo waayo isaga ayaa wax wareesanaya
Dhakhtar inanta wuu ka helay😂 gabigiisaba galaan biyaa la daray
Midna WA ladil haya😂
Gabadhu wey xishoonrysa
Is astur wll mcn ❤❤
Weriye tima so dhisanaya oo somaliyada sed so xidhanaya ma aroosbay u socota inantu bisinka alle ha ku asturu quruxey
Waa nin ramadaanka inuu qooqa raba kulhaa😂😂😂
Chère Amira il te demande indirectement ton numéro 😅😅😅 merci très chers ❤
Su.aashii Qayes Barteedii buudhigey Lkn Habaar qbe Dhakhatar Naga Jiidhay kulahaa wad kagaabsaneyzaa
Ragu waki is cawiye 1k inogu tura bl🤗👌
Labo legend baan u jeedaa oo aan taageero
Naagtan maxa qaawiyay subxanallah
War qofku saaney ku qurxan thy lkn xijabka Allah ku hanunsho lkn sanay lagu nursanaya😂
Sxb haa af lagaden ee khairka uu sheg uun intas baa kugu wajiba walalkay
From dhakhtarr iyo qays❤
Saaxiibaday😢 inata ayuunbay daawanayaan 😂 waxbadan oo ay odhan lahaayeenba markay eegaan liqayaan 😂😂😂😂
Keeb going my brothers
Djip live keep going ❤❤
Dhaktar Iyo Qaysoow Gabadha Ka Dhima Dee😎😎🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Inantu xaga waraysiga way ka yara jilicsantahay su,alaha ina so diyarsatp ahayd oo kaftan iyo waraysi isku darto
Haa waraysigeedu ma haboona
Ma Xigmadii baa dhamaatay mise dadkii baa xooloobay bal adba.
Somaliyey ma aragtiin qawanida rer hargeysa ama somalia lakin waxaad aragtaan taa rer djibouti
Waa qalad
Bruh I like the Surwaal Macwuuska, it looks cool 😎
Cambodia
Brazil
Amazon forest.
Team qays
QEYS QEYSAR DHAQTAR❤❤❤❤
Qays Qayser I loooove uuuuuuu❤❤❤❤❤😂😂😂
Kii dhakhtar quruxdada u bogey😂
Dhakhtaroow ma B+ baa dhiigaagu waa digan jecel inaad noqotid qof danbiyada baadha
Wow very good
Walalo sidan qurux ha moodin eh is astur walalo
Djibouti sheekada Alshabaabka uma baahna!