Amb Ahmed Isse Awad - Waxaa leygu qasbay in aan safiir ka dhigo dad aan u qalmin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
    We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

ความคิดเห็น • 428

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 ปีที่แล้ว +2

    Dhamaan Soomaalida halkan Comment ka bixisey English bey wada qoreen, Soomaalidii waxa ku dhacay cudur la yidhaa is Muuji ha lagu yidhaa Luuqada English inaad taqaanid walaahi dad jabay beynu nahay.

  • @majidmediaproduction1122
    @majidmediaproduction1122 ปีที่แล้ว +21

    Wasiirku waxa ugu weyn ee aan hadalkiisa ka dhedhemiyay waa in aysan jirin Aqoon, Ama waxa looyaqano right person for right position.

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay ปีที่แล้ว

      Taas wax cad aheed wasiir ilaa meesha u hooseso ku buuxi reer hebel. Maxkamadaha xitaa dad khibrad leh looma magacaabo

    • @Somali-One
      @Somali-One ปีที่แล้ว

      Ana waxaan ka dhadhamiyey hadalkiisa mulxidnimo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ปีที่แล้ว

      Subxaanallaah, walaalo mano cadeen kartaa waxyaabaha aad kusaleyn karto Mulxidnimadda?

    • @Somali-One
      @Somali-One ปีที่แล้ว

      @@hafsaali4297 mulxidiintu maahan kuwo is qariya. Waxana lagu gartaa;
      1. Iney ceebeeyaan culumada
      2. Iney yasaan qof walba oo diin yaqaan
      3. Iney dadkooda iyo dalkooda horumarkiisa uga tusaale qaataan wadano aan ahayn Islam.
      Iyo waxyaalo badan oo kale. Mar labaad dhagayso wuxuu ku hadlaayo munaafiqu

    • @maxamedcllaahi5722
      @maxamedcllaahi5722 ปีที่แล้ว

      Taasi waa run waliba doolad walabo wadanka loo doorta dadgda ayeey safiir kadhikan ayagoo u eegenin ninka aqoon ma uleeyahay😂😂😂😂

  • @abdullahisaynuuni
    @abdullahisaynuuni ปีที่แล้ว +20

    Wakaas qofka aqoonyahanka saxda ah akhlaaqdiisa iyo siduu xaqiiqada u abbaarayo maasha allah.

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 ปีที่แล้ว +12

    Amb Ahmed Isse Khabiir waxbadan og dowlad yaqaan ah ❤

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq ปีที่แล้ว +1

    Cawad markay adoo dhiban Dani kaa gasho wuu kugu isfooteynayaa iyo jees jees. Xataa he cannot respect you as a human being. Hada waa jago doon. Allow Alle. Waxaa la dhahay Jid ma la martay, jidiinse ma la cuntay, jabad ma la degtay.

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 ปีที่แล้ว +11

    Dadka aqoota iyo aqliga u saaxiika ayaa ku wanaasan masuuliyada umada somalia

  • @bashamoalin4636
    @bashamoalin4636 ปีที่แล้ว +2

    His integrity is unquationable i knew him when we were .classmate at Concordia university Montreal 1996. He was already showing leadership quilities like no one else. He was perfect. So i must say i believe him 100%

  • @issemohamed7504
    @issemohamed7504 ปีที่แล้ว +1

    Mid Mar dhaxdas farmaajo wa mareexaan ku yimid , loona magacabay agaasime wasaarada duulimadka ..wasiiradayda quruxleeyda ah hadal ka bilaabay aya ah best example nepotism destroy somalia 🇸🇴

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon ปีที่แล้ว +23

    Mr Awad’s descriptions of incompetence and body language show his honesty and high level of integrity. We should give men like him a chance to lead the nation. He embodies deep understanding of leadership and competence in my view.

    • @GM-ub8qy
      @GM-ub8qy ปีที่แล้ว +3

      people like him unfortunately are pushed away because they are an obstacle

    • @Somali-One
      @Somali-One ปีที่แล้ว

      Calmaani fursad looma siini doono talada dalka boowe

    • @hassan6692
      @hassan6692 ปีที่แล้ว

      @@Somali-Oneninkaan waa nin diinta aad u yaqaan dhowr jeerna soo daliishaday aayaadka kitaabka quraanka si uu u xoojiyo doodiisa, ee xagee buu cilmaaniga ku noqday?

    • @hassansalah8011
      @hassansalah8011 ปีที่แล้ว

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @hassansalah8011
      @hassansalah8011 ปีที่แล้ว +1

      😊

  • @hassanadam3262
    @hassanadam3262 ปีที่แล้ว +1

    Shirciga somalia muxuu ka qabaa ninkii ama gabadhii guur soo kartaa ee Gogol dhaaf sameeya? Ma isku citaareynaa 😂 ciyaal weero tooreyda dadka ku dhacaya Islam ka Shari baa ooga yaal ee sharci dajin baadil ah ayaa maro loo xishayaa

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +8

    Waa ayaandaro iyo caloolxumo soomaali ilahey ha ukaalmeeyo wallahi in aanan sii dhageysankarin qalbiga i xanuusadey

  • @shafi6324
    @shafi6324 ปีที่แล้ว +1

    dadka hadlaayo waa soomaali, dadka dhegeysanaayo waa soomaali, maxaa qoraalada hoose aragti ka bixinta ay dadka qaar ingiriis uguso qoraayaan? 🤔.
    kuwaan qurabaha ku dhalnaan af soomaaliga ku barbaarina, ku dhiiranaada inaadan lumin Af soomaaliga Mahadsanidiin!

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

    Adeer arintan wakhtigad xilka haysey ee farmajo ayaad arintan shacabka la wadaagi lahayd hada oo Adan hayn xil inaad ka hadasho arin siysad ayaa ku jirta xilkaagi ayaad sifican ugudan weysey dhaqanka Somalida intey xil hayan afka Makala furan lkn malinta xilka uu waayo ayuu balayo uu horey ka hadli wayeey ayuu mardanbe dadka uso bandhigan wakhtigii inaad sida hadda uga hadasho ahayd

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว +8

    Maxaa naga dhigay fuqaro bilaa nidaama wax ka badan 50 miyaan diricna noo kacay wax is dhaama miyaan la helayn 😭😭😭😭😭😭😭

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 ปีที่แล้ว

      Bororta nagada bedekaga sawe 😂

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Marka kowaad Mr cawid iyo ayaanle mu.adin ceeb ma aha lkn aqoonteyda ma laha dheh

  • @abdirisakcawil5522
    @abdirisakcawil5522 ปีที่แล้ว +4

    Msh allh wasiir Cawad waa shaqsi wngsn lkn sharaf maha marka xilka ka dagto ina ceebo sheegto wax walba waxay qurux bdn yhn waqtiga ay taagan yhn in wax ka qabato hadii laga diido aad dhaho xilka ma sii wadi karo lkn siyaasiyiinta soomaliyed caado waxa u ah inta ay xilka jogan inay wax walba udulqatan markii kadagan inay ceebo bdn sheegan qofka wadaniga dhabta ah qaladka ma qaato isla marka ayuu cadeeya wixi jira marka siyasada hala fahmo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ปีที่แล้ว +1

    NABAR IYO NAXADIN CEEBTODI

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +2

    Waa Gudomiye Mursal ninka doonayay in imaanka sida loo tuugsado aqaana laga dhigo safiir,

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL ปีที่แล้ว +1

    Waxan kumu sheekay jiray markuu wasiir Formajo u ahaa.

  • @ALIEN....151
    @ALIEN....151 ปีที่แล้ว +21

    The honorable minister should write a BOOK for future generations. This needs to be recorded and studied for it not to happen.

    • @Rahmah-Mercy
      @Rahmah-Mercy ปีที่แล้ว +1

      af gaalka faan maa mooday🙄🙄🙄🙄

    • @MAbdikadirM
      @MAbdikadirM ปีที่แล้ว

      ​@@Rahmah-Mercycarabiguba waa af shisheeye

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 ปีที่แล้ว +1

      ​​@@MAbdikadirM? adiga oo kale wn arkey. Iyaga oo Af Somaali daa wax kale aqoon baa safiiro laga dhigey markasaa dadka kale oo xataa Somaali aheyn baa waraaqaha u qora ama u akhriya. Ceeb badana

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu ปีที่แล้ว +4

    Waad ugaftay mu’adiniinta Mr Awad. Wey kaa iyo nagaqiimadanyihiin by Allah!

  • @mohamedjaliilmuumin4582
    @mohamedjaliilmuumin4582 ปีที่แล้ว +3

    Well educated minister and he apointed facts about Somalia and how to create an effectives institutions

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    Faqash wuu iska hadlaa. War adigaba jaahil baa tahay

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว

    Soomaalida Goormaa ayeey Ilbaxaayaan??..2daan Nin waa Soomaali Waxay ku hadlaayaan Af-Somaali,Maxaa Sababay In fikirkiinna Aad Af-ingiriis Ku Soo Qortaan...???....Waa Dhoorrayaal Caadi Ah....YAAB..Ugu Dambeyn Af-Ingiriiska Cilmi Maaha Ogaada!!!..Dhooroos NO1 Kiyaaro....Sporco!!!..thanks.

  • @mussejama311
    @mussejama311 ปีที่แล้ว +3

    SHEEKHOOW ninna waa tuugsadaa baa dhahday ninna waa sheegi diiday magaciisa!

    • @XeydarAbdi-gl6sx
      @XeydarAbdi-gl6sx ปีที่แล้ว

      Secret waaye haddii magaciisa lasheego qofkii meesha geeyay, dalkii uu joogay ee uu safiirka loogu dhigay, ninkii awooda lahaa ee uu Ampasadorka sheegay intaas oo dhan ayuu sharaftooda ilaalinayaa

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +3

    Wuxuu ku haboonaan lahaa to be a president. But Somalidu waxaa curyaamiyey jahli iyo qabaail.😢😢😢😢

  • @mahamedadenwaiss8261
    @mahamedadenwaiss8261 ปีที่แล้ว

    Sharciga omado ku nolato ilahy noso dajiyay ما فرطنا في الكتاب من شيء قال تعالى. Barlamanku waa sanabyo inte ilahy ka so kayso sharicga ilahy aya iska leeh

  • @aliibrhim4573
    @aliibrhim4573 ปีที่แล้ว +1

    Very respect person. I live in canada 40 yrs. And really i believed we cant be a nation .we r not re0ady for that

    • @QeybdiidCartan-st2em
      @QeybdiidCartan-st2em ปีที่แล้ว

      Af soomaali ku hadal ama isku xishow oo aamus, kalabkaa thy wase bilaa qabka eh

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

      40 years in Canada????? Go back to school and learn how to read and write proper English or just stick to your Somali. We always learn regardless of age

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 ปีที่แล้ว +1

    😂😂 Walee yaab waad aragtay ex waziir ftom Hargeisa.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf ปีที่แล้ว +1

    Kan macasha yeeshay ee qabyaaliistaha ahi waa horor

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +19

    I can't keep listening this it's so Sad to hear this, so n painful

    • @mohamed9266-w3o
      @mohamed9266-w3o ปีที่แล้ว

      Very painful

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว

      Ineed. 🌹

    • @abdulllahi6161
      @abdulllahi6161 ปีที่แล้ว +1

      niyow dhibaayada 4.5 ka waaye dad ayaana diidan in laga gudbo xaquuq ugu dhumeyso isku heesto.boos dhan baa lagu dhahaa reer hebel ba leh

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 ปีที่แล้ว +1

      War ruuxa lasheegayo ayan qatiyan katagneen ee afgaal hanolgu darin walal.

    • @ibtijah2747
      @ibtijah2747 ปีที่แล้ว

      Qayla dhaan waawarey

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    15:03. War Koritaan Uma harin? Somaliya. Waa Cilin aan korin.
    America ma jirin?, Markuu Awoowgeey-ga 4taad la dhalay.
    Maantana wataa eey ? Baryayaan.
    Doowlad ka yar, Iyo Kuwo Aan 100sano jirin.
    Marka Somaliya dhibkeedu Waa. Qabiil iyo Xin.
    Dal Qabiil iyo Xin ku nool, Oo Aduunka Ka taagan ma jiro.
    Wxii Qabiil ku nool, oo u dhaqma. Waa Dad Sidii Reer Guuraa, Iyo Kala Dagaan u nool, Hadana Qaranka ka mid ah, Hadana ka si ah.
    Wadamada Ugu Waaween Ama Qani-ga ah. Qabiil lagama yaqaan.
    Dalalka Qabiil ka laga yaqaan bal Fiiriya?. Kala dagaanka iyo Dalkooda sideey uga dagan yihiin.
    Iyo Gooni-goonida Iyo Magaalo Rafaadsan oo Boorbadan.
    Iyo Caasimad liidata. Beey dhex fadhiyaan.
    Ilaa Qaran wax dhista ma ahee? Waa Qabiil aan Qeebtooda Dagaan ma aheen, Aan Qarankooda Quruxsan.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah hanoolato nooso badi wareeysiygadan oo kale was tarka u ah. Wasiir cawad waa u mahad naqaana 👍👍👍👍👍👍👍✌️✌️✌️

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    8:08.
    Somalida Markeey Qamaam yihiin, Odayna yihiin, Casarkeey kaaga horeeyaan, Hadeeysan Tujineen.
    Markii Jago Loo dhiibana? Xatooyo Qaran beey ku dhaqaaqaan.
    Diintu Faqiirkeey Qabataa? Lakiin Ma Qabato Xil hayaha.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra ปีที่แล้ว

    18 kii gobol halagu noqdo, si loo joojiyo qilaafka maamul goboleedyada sida Khaatumo, Soomaalilaan, Hiiraan, iyo Baraawe.

  • @saharahurusho4444
    @saharahurusho4444 ปีที่แล้ว

    This idiot shading the crocodile's tears is an all time failure 😢. It's so disgusting for him to give a description to the Imams of mosques as being beggars, so unfortunate that this "Ali Madahweyne channel" orchestrates the humiliation of the noble amongst our society! It could have been a historical move if he had resigned for the same issue.

  • @hilalkhalf4585
    @hilalkhalf4585 ปีที่แล้ว +2

    Why qof walbo marku shaqada wayo wixi xun u sheeega maxa ka badali karnaaa

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 ปีที่แล้ว

    Afyar. Dumar , Afweyne iyo afar ardaal . Curuurtii Ismaciil Calool Geel cid walba way idan ogtahay .
    Hanoolaato inkastood iskaqarineysid dadka Alle swt wuu ku daalacanayaa. Univeralna mid kale oo kale ayey hawlgelisay . Silsiladda sunta ah ee iskuxiran si fiican baa loolasocdaa . Duf ku baxa .

  • @somalia6633
    @somalia6633 ปีที่แล้ว

    Jaahil...Qofka tayada leh waxaa lagu gartaa, marka uu dhibka wajaha ayuu sheega oo xilka uga tagaa hadii loo baahdo, ninkan beerka jecli, xaydha jecli weeyi wixiisu, wuxuu intaa la sheegaya xasan sh kursi kaga hel. Adeer be man with principle.

  • @Alhusco2030
    @Alhusco2030 ปีที่แล้ว +1

    runtii Ahmed isse Awad waa laga dareemayaa how he's honesty. a good example of leadership

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว +1

    Masuulka somaligu kaliya marku xilka ka tago ayuu yiraa sidan bay ahayd ka nay kadhacday markay joogaan sheegi maayaan ilen Kursiga y I laahanayaane.
    Ader ciyaarta ka daaya wasaradaha kkk

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +7

    Waa nin aqoon iyo dadnimo ilaah ku maneystay. 😢😢😢😢❤❤❤❤

    • @Somali-One
      @Somali-One ปีที่แล้ว +1

      Waa mulxid ee maba aha sida aad ku sheegeyso

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 ปีที่แล้ว

      He just weak follower

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 ปีที่แล้ว

      😂 adiga kaligaa baa Muslim ah waxaa kale oo dhan waa mulxid. Wn ku fahmey waxa tahay

    • @Somali-One
      @Somali-One ปีที่แล้ว

      @@peaceprosperity3951 qiiqa ayaa isu qarisiin marka munaafaqadiina banaanka la keeno. Somali ugabani maysaan ee waa layniga soo dhexsaari.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 11 หลายเดือนก่อน

      Wey dhacdaa in soolaalidu ay qof aan aqoon iyo akhlaaqda shaqada garanayn inay qabiil iyo jifo lagu magacaabo uf somaali iyo qabyaalad bal qofbaa meel uuna uqalmin qabyaalad lagu gaynayaa goormaa dal horumarsan la helayaa?

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤️

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 ปีที่แล้ว

    Wasiirka cawad asaga lagu eedeyey qof majerten ah oo muqdisho degan shaqo ma siin jirin oo aqon leh wuxu sameyn jirey inu buntuland ka keno moye majerten ku jilib ah xata muqdisho ku dhashey kismayo galmudug ma qori jirin 20 30 bubtuland bu ka keni jirey wuxu dad kale ku edeynayo adagaba ka daran dadka kale wayo guddomiye barlaman mursal bu shagaya abudabi nin jogo ku reer ah bu safiir u kenaya lakiin cawad abudabi iska dhafe muqdisho ku dhashey laftu ka dhashey bu diidana lama so marsiyo gobolkale gabar wiil wa inu ka kena buntuland

  • @somalidacusubsomalia2213
    @somalidacusubsomalia2213 ปีที่แล้ว +1

    The future president
    Aqoonta oo qof ah
    Somalia need the law N order

  • @kahinfarxan3423
    @kahinfarxan3423 ปีที่แล้ว

    If it was against your principle why did you not resign and voice all these issues at the time, you are not less than all those who were terminated or being refused to be given a position within the government, complained or criticize frpm outside

  • @alimusse3775
    @alimusse3775 ปีที่แล้ว +2

    Ambassador ahmed thank you for your clarity

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 ปีที่แล้ว +10

    This is the only way we can build a modern state by creating an effective institutions . I agree with the ambassador .

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 ปีที่แล้ว +1

    I am sensing the minister is heartbroken I don’t know what hurt him. Also he seems dissatisfied with the Somalia attitude to governance and so am I.
    Nothing is painful than suffering a low self esteem workforce.

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 ปีที่แล้ว +2

    How on earth that is happening in our motherland.i am really pretty sorry to hear That.Ty Mr Awad

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 ปีที่แล้ว

    The Somali government effort for lifting arms embargo and dept relief are wasting of time!!
    1. These efforts are not serving to the interests of Somalis and its realization is Contrary to the peace and security of Somalia!!!
    It will make much more difficult and a deterioration of the situation of Somalia.
    The Major Somali Problem rests with lack of security and poverty due to inter clan fighting, extortion and poor Management of state institutions !!!!
    The arrival of new arms can fuel the ever worseningsecuety in the country and are only useful for clans to fight each other or go their way to Alshabab terrorist group.
    Some of the government Arms are continue to be confiscated by alshabab regularly on arrival to the the hands of the government.!!!
    Also, Some of Government Miletery personnel and police arms are largely involved in the clan power fighting as evidenced by the recent clash of Brawe of lower Shabele, Garowe in Puntland, Gedo in Jubaland and Hiran in Hirshabele as such no one in Somalia can take the responsibility of arms to go to Somalia.!!!! The biggest Fighting in Somalia is currently taking place in Lasanod and groups are divided into clan lines with government institutions helping one another in the fighting!!!
    2. The existing Financial institutions are largely Corrupted due to regular froud and financial irregularities involving at National and regional state institutions. This has raised the expectations of every government employees to extort government Money and help his personal Wealth without any attention to Public Interest.
    This has increased the division and Competition of government economic resources by the looters!!!
    It also Created various economic groups whereby small parts of populations are getting richer while most of the Populations are getting Poverty increasing human economic disparities!!!! The government Intention of dept relief and demand of new loans are therefore in high risk of mismanagement and corruption and are therefore not Supported by the Majority of Somalis!!!!

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wuxuu yaqaan sida loohadlo (taking head) waxka jira malahan wuxuu sheegaayo waa Xassan Shiiq oo kale waxuu Aamin sayahay ma leh
    Meeshuu tago gabdho yar yar ayuu raad sadaa.

  • @deequk
    @deequk ปีที่แล้ว

    This guy is idealst go back to realty 😂😂

  • @abdiqadarsamaan7048
    @abdiqadarsamaan7048 ปีที่แล้ว

    Hhhhh hadii aad tahay qof la qadbaayo maxaa kaa dhigey masuul? Tan kale qof kasto oo ah muwaadin somali xaq ayuu u leeyahay In la doorto vivi safiirka sacuudi 😊😮

  • @hagal5522
    @hagal5522 ปีที่แล้ว

    Wallaahi siyaasiyiinta aa ubaahan barnaamijka an okale oolobixiyo islahadal! Ama.lobixiyo
    Ilahadal❤😂 ama magac sarbeeb ah ookale ilasheekeeso

  • @Nacafo5
    @Nacafo5 ปีที่แล้ว

    Mu'adin tuugsada waa suurad xumeyn weyn oo lid ku ah wadaadada iyo iqyaarta Islaamka qiimaha ugu fadhiya ee diinta iyo goobaha cibaadda u khidmeeya.

  • @abdifarit209
    @abdifarit209 ปีที่แล้ว

    Mu'adinka inuu waxbarto yaa u diiday?
    Shacaa'irta diineed iyo masjidka in sidaa loo ihaaneeyo dad badanna kuugu sacabtumaan waa nasiib darro weyn abti.

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 ปีที่แล้ว

    Somalidu qofkii ay arkaan in uu caqli iyo cilmi leeyahay waa neceb yihiin. Ninkaad ushaada ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa. Adiga doqon baa tahay ,farmaajana doqonkale buu ahaa.

  • @abubakardhabar7323
    @abubakardhabar7323 ปีที่แล้ว +5

    Heart breaking if we believe what's this man revealed!!!

    • @HodanAhmed-sg4vr
      @HodanAhmed-sg4vr ปีที่แล้ว

      Do u think he is lying

    • @carbismedia5451
      @carbismedia5451 ปีที่แล้ว +2

      Another heart breaking if you didn't know this is the real situation of your country

  • @welimahat6450
    @welimahat6450 ปีที่แล้ว +2

    Write a book to document this occurrences for now and future references

  • @Cabdirisaaaq20
    @Cabdirisaaaq20 ปีที่แล้ว

    Waxaan aad Ulayaabaa waxaan siyad bare iyo farmaajo dawladohoodii kaliya ugu wareeysatid dadka oo adeerkaa cartel mafia qabyaladiiste guurguurte aadan ooga hadlin

  • @maxamedcismaanmaxamed2587
    @maxamedcismaanmaxamed2587 ปีที่แล้ว

    Waziir kasto markuu xilka katago oo la wareysto
    Laweydiiyo wazaradii aad waziirka ka’ahayd kawaran
    Jawaabtiisa Waa meel xun ayaan ku soo arkay ogu danbeyn na way soo fiicnaatay ayuu ku jawaabaa
    Waa Ilaa dowladii abdi qasim salaad xasan
    Waziiradoo dhan run ayay sheegayaan!

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 ปีที่แล้ว

    Kama hadal arimahan markuu meesha joogay. Sidee wax loo badali hadaan dhibta la sheegin markay haboon tahay.
    Hada waa too late too little

  • @maxamedcawad5275
    @maxamedcawad5275 ปีที่แล้ว

    Asc hada wax noo sheegaya markuu wasiirka ahaa manala hadleen waxba kama dhegeysanyno(axamed ciisse cawed)

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa hanti qaran waa nin in la ilaashado u baahan.
    Waa daacad, aqoon yahan, xog ogaal, deggan, run low ah

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว

      Haa laakiin hadee armuu kuwo kale ku kacsan yahay

  • @aadancadde7362
    @aadancadde7362 5 หลายเดือนก่อน

    Nin walba matkuu dantiisa waayo ayuu afka furtaa, muxuu isku casili waayey haduu run sheegayo.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    NO MORE QUDHIN KA QARSADO WA IN DADKA DACADA AH EE DAMIRKA LEH BANANKA KEENAN SI LOGA WANTOWO!!!!
    CAWAD WAYO ARGTINAMADISA NOO SOO BADI!
    SHACABKA SOMALIYED SI AY XAQIQADA U OGADAN O JUHALADA HOR BOODAYSA!!

  • @TheRedForks
    @TheRedForks ปีที่แล้ว

    waziirka mesha uu lehyahay muaadin masjid oo tuugsada arinkaa macqul maahn wayo san ogahay muadin siiba dal carbeed lacag Fcn aya la siyaa mrka ma arkin muaadin tuugsada mid tuulo jooga xitaa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Malinba meel lagaara sida basaborada iskulada dowlad lagudhigana nabarka bidaqada kudhajin jireen marki dharki carafad ladiday xajajka logushaqaleyo nabarki bidaqadi wey kala saren oo bidaqada goni basaborka gooni danbiya loradiyay guryo sigoni ineyuijartan

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 ปีที่แล้ว +2

    Nin walba ninkisa ha noleysto waye
    Si fiican ugu dharagsanahay
    Shaqoyinka ugu sareya inay jahilin ubdn yihin
    Alla no maqan

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 ปีที่แล้ว

    AYAANLOW RUNTI LACAGNA NOOMA BAAQAN OO SOMALIYA CANSHUURNA WEY QAADAAN
    ARIMAHA DIBADDA IYAGANA WAXDA SOCDAALKA OO LACAGTA SOMALI MA YARA HALKI PASSAPOR OO LACAGTA LAGU QAADO OO JOOGTA KU AH MUWAADINKA SOMALIYEED TAA WAXAABA KA SII DARAN MUWAADIN KASTA WAXA UU 15KII SANO QAADANA DHPWR PASSAPOR OO DHOWR SERIAL N.KALA DUWAN MAXA YEELAY MARKA UU DHACO HAKLI LO CUSBOONEYSIN LAHA KI HORE OO LABA SAFAR KALIYA UU KU GALAYO BAALASHISI BANAAN YIHIN AYA LA TURAYA KU KALE OO CUSUB LACAG DAABACAAD LAGU BIXIYA
    HADABA SIDAAS HADÀN U DHAQNAY KHARASHKAAS LA BAAJON LARAY MUWADIN IYO DOWLADBA AANAN U BAQAN WEY CADAHAY MAS,UULKANNWARKISA
    OK XOGTI HORE OO XAREYSA AYA HADANA XOG CUSUB MUWAADINKA LOGA DHIGA IYO KHARASHKIBA AQON LA,AANTANA KEYEYSA

  • @abdirashidmohamud6550
    @abdirashidmohamud6550 11 วันที่ผ่านมา

    MaaShaa Allah. Wasiir muxtarama ah, mutacakin ay Soomaalidu u baahantahay. Soomalida Alle ha tuso dadkooda wax tarka ah ee daacadda ah, ee u danqanaya.

  • @saifjama9690
    @saifjama9690 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir markaad wasiirka ahayd Suaal ayaan ku weydiiyay habeen aanu meel ku kulanay waad ka xanaaqday. Imikana nin wanaagsan oo soo maali ah ayaad u hadlaysaa

    • @xogbaar
      @xogbaar ปีที่แล้ว

      Waa shaqa aadmiga marka hawsha bannaanka ka joogaan ayay wax arkaan

  • @MohamedYare-zo7of
    @MohamedYare-zo7of ปีที่แล้ว

    Mesha siyaasada Somalia miya loogaa hadlaa ama tan English Ka taas yaa is weydiyay dad comments ku qoraya luuqad aan Somali aheen wa kuwo guul dareyste mesha waa Somali ee fadlan Somali so qora ama iska aamusa duf ku baxee

  • @Cadde1
    @Cadde1 ปีที่แล้ว

    Ninku waa safiirki dalka cumaan. Ninka watay ne waa muudeey. Aakhirkina waala soo eryay asigana shaqaalihi ayuu kala eryay baabuurti iyo dhaqaalihi safaarada na horey ayuu usii qaatay

  • @mohamedwagad9758
    @mohamedwagad9758 ปีที่แล้ว

    Ha noolaato dadkaa. Oo kale warayso ,
    Adiguna iska ilaali waxa dadka kala fogaynayo ama boogo baskoobayo aad dhib u gaysato,Aakhiradaada iyo taada Adduuna saamayn zmxun kuyeelato

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว

    Qabyalada add aye u dhib badantahy Nin tuugsanayo. Aye safir LAGA dhigaaya

  • @hassanfarahhusein2688
    @hassanfarahhusein2688 ปีที่แล้ว

    Aaad baan ooga xumahy markaan cawad dhagaysty comantigana akhriyay dadkeena waxa isoo baxday inay aad ufikir liitaan TaaS oo ah dad 4.5 ku imaaday seen wanaag ooga sugnaa oon ognahy sida mesha lugu yimaado oon ognahy inay dacad nimo kajirin oon ognahy waxbadan oon ognahy

  • @maxamuuddaad4549
    @maxamuuddaad4549 ปีที่แล้ว

    Axmed cawad waa qabiir siyaasi ah runtii dacadnimo ayaa ka muuqata wuxuu istaahilaa inuu madaxweyne dalkaan ka noqdo

  • @ahmedcaynte3974
    @ahmedcaynte3974 ปีที่แล้ว

    Odayaashii wax noo soo bartay waa tan ay eedaanka dhibsanaayaan, waxaa iga su’aal ah ninka dadka salaadda ugu yeeraya ma tuugsadaa?. Qurun!!!!!

  • @mohamedabbeyadan5434
    @mohamedabbeyadan5434 ปีที่แล้ว

    Beenta badanaa waa yaab safiirka uu beenta uu ka sheega
    Ninkaas hoowsha uu Safaaradda ka qabto sida uu u nadaamiyey in lagu abaal mariyo ayee aheed Ma ahan in la aflagaadeyo cajiib Ninka

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 ปีที่แล้ว

    Dawlada reer koonfurta dhisaya waa beenta iyo boobka hantera ummada wada leedahay waxay yaqaan uun waa boob.

  • @craxmanyusuf4621
    @craxmanyusuf4621 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan waziirka ahaa waraysigiisan qaybtan waan dhagaystay, runtii waa waraysi faa iido leh aqoontiisana muujinaya

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 ปีที่แล้ว

    Aniga abst axmed iise ayaan doortey inuu madaxweyne iinoqdo

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 ปีที่แล้ว

    Ilaa daqiiqadii hadalkaaga waa ok.. syria hadeer waa ok. mida labaad kenya maxaad ugu dariweysay

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 ปีที่แล้ว

    Dadka luuqadoodaa wax loogu sheegaa afqalaad ayuu nugu dhaafiyay nuxurkii warka

  • @livearts642
    @livearts642 ปีที่แล้ว

    Waraysi xanbasrasan xogo tolmaamo iyo tusaale lagu fahmi karo meesha wax inoo marayaan

  • @somalisomlia6720
    @somalisomlia6720 ปีที่แล้ว

    M farmaajo ilaaheey ha geeyo janatu fardoowsa waxaa haysta dad qabiil iyo qurun dilay wadani waa loo dhashaa

  • @cabdixasan9883
    @cabdixasan9883 ปีที่แล้ว

    Cawad waxa ii muuqdo inaad fikir qaldan aad ka heysato muadin oo aad ku tilmaamtey tuugsi. Waxaad iska dhige nin an qabiili aheyn laakiin aniga ka aqrisan ma shekadaan raqiiska

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op ปีที่แล้ว

    Xiligaa joogtay waxaa lagugu eedeyay in aa ka buuxisay shaqaalaha safaaradaha dhan qabiilkaaga

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaha I ayaanba aqoon luqada dibolomasi ah waakii ku lahaa farmaajo naagow furoow ilmo ka dhalowhaayaa

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 ปีที่แล้ว +2

    Wareysi qiime leh iyo wasiir cilmi leh. Waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan aad noogu gudbiseen

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    DAD SOMALIYED E XALASHA AH EE AQONLE OO WADANIYAD LE DALKINA BILASH UGU SHAQEEYA FADLAN SI DADKINA NOLOL FICAN UGU NOOLADAN WAD HELI DOONTAN ABALKINE!

  • @jacfaryare7388
    @jacfaryare7388 ปีที่แล้ว +1

    Qodobka sharci dajinta , ilaahay swtc baa iska leh sharci أم لهم شركاء شرعوا لهم من الدين مالم يأذن به الله ..
    Laakin wixii nidaamin ah oo aan shareecada kahor imaanayn aan ugu yeerno xeer dajin ..
    Waddamada qaar Dastuur xitaa ma dhahaan waxaa ladhahaa النظام الأساسي للحكم

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 ปีที่แล้ว

    Dadkii nocan ahaa ee waxbartay xiligii soomaalidu dawlada ahayd waa sidan oo. Kale aqoonta iyo akhlaaqda

  • @ahmedgarad2788
    @ahmedgarad2788 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah Ahmed Isse is well prepared to lead our nations out of the mess, dad aqoon been ah , jaamacadaha guyaha lagu soo dhigay ka soo baxay ayaa isku dayaya inay duraan, jaamacadaha somalia ciyaalka lacag ayey ka qaataan mooyee, wax ma baraan , markaas ayey juhalaa, isku heeysata inay aqoon leeyihiin , taasaana ugu daran.

  • @dsf9824
    @dsf9824 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalidu waa umad inkaari
    Kudhcday
    Marka ay xilka hayaan
    iyo marka xilka laga qaado
    Labu waji ayay kala
    Leeyihiin
    Maxaa udiiday in
    Waxa hada ay sheegayaan
    in ay sheegaan markay xilka hayaan
    Marka xilka ay joogaan

  • @daacadhaashi8792
    @daacadhaashi8792 ปีที่แล้ว

    waxaa an basabor u dontay safarada dalka ugada
    waxaa shaqale ka ah gabdho yaryar oo sxbnimo iyo Dano Gara lagu kenay an aqon sababta ay mesha ujogan

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 ปีที่แล้ว

    Ayanle nosobaddi Wareysiga Ambassadorka

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 ปีที่แล้ว

    Somalida beentooda waa kuwas ma diido markaas oo sheegtid umadda u shegto hada sheegaysa miya yab