DEG-DEG Sufyaan Taakeeye oo Calanka AS Difaacay Calanka Somalilandna ku sheegay Calaamada Shaydaanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 319

  • @MariAwaleh
    @MariAwaleh 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sufyan waa Geesi Islaam, ama ku qosla ama ka qaysha.
    Allahuma sali wa salim cala Muxamad

  • @MahbuubFaysal
    @MahbuubFaysal 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sufyaan always is the best

  • @MahbuubFaysal
    @MahbuubFaysal 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gaalada habaxaan dadka waa heshiinayaan automatically

  • @ماجدعبدالرحمن-ل6ت
    @ماجدعبدالرحمن-ل6ت ปีที่แล้ว +13

    Aad bey u adag tahay in la aamino mareykan baa gaalo la dagaalamaayo somalia gudaheeda…
    Good job sufiyan
    Ilahay gaalada iyo dhagartooda hanaga qabto

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 ปีที่แล้ว +11

    Great questions brother Noor❤

  • @abdisalamshabelleh148
    @abdisalamshabelleh148 ปีที่แล้ว +9

    Subxaana allah, ninkani Muslinimo wuu ka dheeryahay. Waa nin waalan

  • @cabdiqayredahir6889
    @cabdiqayredahir6889 ปีที่แล้ว +4

    Waxan nigacodsanena madam uu dinta oo ku wareganayo in lobalamiyo cumald somaliye mid kamid ah si dod wafuran nogu noqoto oo an waxa badan ka ogano wad mahadsanitihin ❤

  • @ridwaanhassan8790
    @ridwaanhassan8790 ปีที่แล้ว +1

    Calankaan alshabaab malahan ee waa calan muslimiintu leeyihiin kaliya alshabaab calan ayay ka dhigteen intaas fahma soomaaliyeed

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 ปีที่แล้ว

    XISBIGA TALA SHEEYDAAN EE AFAR NAAGOODLE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan isagaa .al shabaaba waa mujrim qaatil sheekh maaha waa beenaale hadii aan layska qaban waxa uu soo wado waa laga sheekayn doonaa talakunool ma shadaadiinbaa halkay joogaan maxay qabtaan somaliland illaw ka sheekee muriyaantaada

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      Sawta godka Goojacadde Dhulbahante ku uruuriyay. Maxaa barakaysan. Jufo hoose ayaa ciidankoodii jabisay. Waxay kasoo baacsadeen Tukaraq, Gambadhe, Taleex, Boocame iyo Laascaanood.
      Waxay ku uruuriyeen godka Goojacadde. Xataa waxaan baranay dhulkii Dhulbahante. Dholoos caadi maaha.
      Eeddo jamhuuriyaddi Dhuloos baa cunay. Arimihii dibedda Mjeerteen baa kasoo xiray. Kkkkkkk jamhuuriyaddii wa tacbaan

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 ปีที่แล้ว +6

    viva somaliland jamhuuriyadda barakaysan allah mahad leh halkaa gaadhsiiyay alxamdulilaah qayliya weligiin sheekh iyo shariifba mar haddaad qaaqda haysaan habeen iyo maalin maaweelada carruurta hhhhhh aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga jari guul iyo gobonimo reer somaliland mash allah

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      Sawta godka Goojacadde Dhulbahante ku uruuriyay. Maxaa barakaysan. Jufo hoose ayaa ciidankoodii jabisay. Waxay kasoo baacsadeen Tukaraq, Gambadhe, Taleex, Boocame iyo Laascaanood.
      Waxay ku uruuriyeen godka Goojacadde. Xataa waxaan baranay dhulkii Dhulbahante. Dholoos caadi maaha.
      Eeddo jamhuuriyaddi Dhuloos baa cunay. Arimihii dibedda Mjeerteen baa kasoo xiray. Kkkkkkk jamhuuriyaddii wa tacbaan .

  • @bilowhabiba1880
    @bilowhabiba1880 ปีที่แล้ว +6

    Taakeye waxan kaa rabnaa inaad kasojawabto 5 nin aad somali kulaysay ilahada kama hayno war sax ah calan maxad nogu mashquline wariye nuur ninkan waxan karabna dilkii uu ugestay ragii uu layey hadiikale hanaga dayo sheko calan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 ปีที่แล้ว +12

    Wariye you did good job!!!

  • @AhmedHaradigeed
    @AhmedHaradigeed ปีที่แล้ว +1

    Calanka Madoow asaga oo Maro madoow ah Towxiidka dhexda ugu qoran yahay Nabigeena csw ayaa sameeyey magaca CUQAAB isagaa u bixiyey waana Calankii Nabigeena csw uu yiri maalinkii Khaybar la furanaayey uu yiri, Berri Calanka waxan u dhiibayaa qof Allah iyo Rasuulkiisa ay jecel yihiin isaguna uu jecel yahay Allah iyo Rasuulkiisa scw
    Waa maalinkii Cumar bin Khadaab uu yiri weligeey madaxtinimo ma temenin maanlintaas mooyaan ee, yacnii Calabkaan ma xambaaro illaa qof Allah iyo Rasuulkiisa scw jecel Allah iyo Rasuulkiisana ay asagu jecel yihiin. Maalinkaas Calabka wuxu u dhiibay Cali bin Abii Daalib oo Khaybar lagu furay.
    Nabigeena csw wuxu leeyahay Calan kale oo maro cad ka samaysan oo la dhigo madaxtooyada Muslimiinta ama Amiirka halka uu joogo calankaasna wuxu Nabigeena csw u bixiyey Liwaa AMA Raayatu Liwaa.
    Taariikhda Islaamka haddii aadan baran adigoo Muslim sheeganaaya ayaad haddana ka mid noqonaysaa qof Islaamka duulaan ku ah laga yaabee in aad isla toosanaato AMA aad isla saxan tahay!

  • @Kaartomo
    @Kaartomo ปีที่แล้ว +6

    Acuudubillaah ninkaan waa As toos ah maba qarsanayo 😢😢

  • @ayaanshariif3885
    @ayaanshariif3885 ปีที่แล้ว

    Takeeye tiibishoole waa tuug aan muslimnimo waxbo ka ogeyn wariye alle hakaa xafido sharta sheydaankaan

  • @joofcftah8934
    @joofcftah8934 ปีที่แล้ว +6

    Ninka taakeeye layiraa wuu waalan yahay.haduu wax garanayo maantay wariye noor ayaa jarjaray qofkuna waa inuu miisaaman yahay marka uu waraysi dhiibaayo uma uusan qalmin hal second oo waqtigayga ka mid ah balse wariye noor ayaan ku raaxeysayay thx wariye

    • @wll__rapha
      @wll__rapha ปีที่แล้ว +1

      Exactly 💯✅✅✅

  • @abdelqanimohammed995
    @abdelqanimohammed995 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم.

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq ปีที่แล้ว

    Eynaasa leh

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +4

    Asalaamu alaikum wlalkey nuur illahay haku hiifdhiyo hana ku barakeyo dhamaan wlalaha an ku midowney dhintena subaan islamka ah mashaa Allah viva Somaliweyn illahay haku so hadeyo taaketoow shiirqool ayad wada kaa fadhiiso magaladda 💙❤️🤲🇸🇴🇸🇴🙏💪✊🤝

  • @sheekhxamse7736
    @sheekhxamse7736 ปีที่แล้ว

    Waa kuway gaaladu ciyaarsiiso sheekhna iska dhigaya

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra ปีที่แล้ว +4

    This guy needs to be apprehended.

  • @SakariyeCali-zk6pm
    @SakariyeCali-zk6pm ปีที่แล้ว +1

    Runtii aniga ninkan sufyaan layirahdo wan dhageystay in badan hadan qiimeyo hadaladiisa iyo afkaartisa inta badan wey ila saxsan yihiin waa beni aadam qaladad wu yelan karaa oo hada wuxu yiri xisbigena talo ku nool waxkasta si nabad ah rabnaa inan ku hagajino taas kuma raacsani dadkan gaalada ama gaalo raaceenka iyo shirki oo dhan gacan in loola tago ayey rabaan oo lagu jihaado somaliyey indhaha kala qaada dowlada ama waxan madaxda lagu sheego wlhi muslimiin maaha waa gaalo loo diray diinta alle inay burburiyaan

  • @DunjaHassan-g2s
    @DunjaHassan-g2s ปีที่แล้ว

    Sufiyan wa Alshab

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allah waad karbaashtay cawaankan wariye Nuur

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW ปีที่แล้ว +1

    Wallahi Nuqdadaa waan ku qoslay.😅

  • @abdallaali8054
    @abdallaali8054 ปีที่แล้ว +1

    Nin kaan war kiisa waa cadyahay Cabdi gaan fahmeyn aseey utaal!

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว +1

    Anigoo Somaliland jooga baa Saalax Nabhaan iyo Cumar Xamaam aqaana, Taakeeye oo Al-shabaab ah oo kuleh weliba Siyaasadda Soomaaliya ayaan ka hadlaa oo xisbi baan ahay, Saalax Al-Nabhaan iyo Cumar Al-Xamaamna ma aqaano, Munaafaqnimo ka weyn miyaad aragteen😂😂😂😂😂😂

  • @HamseAden-g1k
    @HamseAden-g1k ปีที่แล้ว +1

    Dee kani waa alshabaab

  • @BROKE-jb7lk
    @BROKE-jb7lk ปีที่แล้ว

    Sufiyaan waa nin wax aadan ogeen og somaliyeey

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 ปีที่แล้ว +1

    NISA shaqadeeda ha qabsato ?

  • @KhalidIsmacil-uy5tq
    @KhalidIsmacil-uy5tq ปีที่แล้ว

    Marhaduu sh canood taageerana warkiisu waa cadaaday

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +3

    Warninkaan mardanbe ha na horkeenin waan ku xanuunsanyahay way miyaadan damiir laheen. Naga wareeji ninka sheydan waxaas diin shaqo kuma lahan kuwaas. Waan ku xanuunsanayaa

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +8

    Qofkaan waalan ee aan kala aqoon calan iyo diin wa xoolo nool
    Somalida qofkaan oo kale ayaa aqoon yahan sheeganaayo
    Allow naga qabo sharta uu qofkaan wado

  • @barqodahabiya7483
    @barqodahabiya7483 ปีที่แล้ว

    Nin aragti dheer leh

  • @abusacad9404
    @abusacad9404 ปีที่แล้ว +4

    Profersarka ILAAHEEY hanoo xifdiyo isaga oo kale Allah noo badiyo

    • @AbbasAli-me4ez
      @AbbasAli-me4ez ปีที่แล้ว

      abusacad9404 hooyada was nacaladii ku dhashey As waa duli Islaamka dilo waa la og yahey

  • @drmursalhassan4346
    @drmursalhassan4346 ปีที่แล้ว +2

    Al shabab in gaalo la dhaho marekankana inuu dilo isma qabato good point takeye

    • @إلفهموم
      @إلفهموم ปีที่แล้ว

      Lkn dhiiga muslimka bee banaysteen, daacish baa laqaatay.

  • @KIDS-g3b
    @KIDS-g3b ปีที่แล้ว +1

    Good job wariye ❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +1

    Kan waa beenaale al shabab ayuu u shaqeeyaa
    Wa tuug , waa qaain wa munaafaq
    Kan oo kale wa la dilaaa si uusan dadka kake u fasahaadin
    Mahadsan wariye nuur waxaa tahay qof shaqadiisa yaqaan

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 11 หลายเดือนก่อน

    YAHUUDIGA MADOW TAAKEEYE DIL WAX KA WEYN HADAY JIRI LAHEYD WAA KU XUKUMI LAHAA.

  • @AaminoKooshin-gh7yg
    @AaminoKooshin-gh7yg ปีที่แล้ว

    Waaila aragtaane xaaku qoron calanka qawaarijta alaahu rasuulu muxamad ilamacneya maxaalolajeedaa ilaahey waarasuulka muxamad miyuusan aheen waxakuqoran maialaaheya rasuulah mise NbG asCw rasuulah ilaaheyaa rasuulah nabigaana sodiray caqiidadiisu waasidaas aqonmaakuyar hadusan aaminsaneen muxudifaacaa qofkaan wahaabi aheen inogaalyahayoo malaha aaminsanyahay hadosan aduunyo kuraadseen miyon kugaalobeen haduuaaminsanyahay islaamka magacislaamne kudumi waaye gaalka waaogyahay inaa caqiidada udhimeyno asine naarusugeyso anagu haba nalagucanaanyee jano weynodanbeeyn ilaahow janaan naarkahoreynaan kaatuugnay Aaaaaaaaaaa M iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @AaminoKooshin-gh7yg
    @AaminoKooshin-gh7yg ปีที่แล้ว

    Laailaaha ilalaahu folkajawaa laguwataa qebtadhaxe xaakuqoran alaahu rabi nabiimuxamad hadeyahaanlaheed haaaah ilaahey waa rabiga muxamad sCw LkN alaahu ilaahey rasuulun waa ale lasodiray rasuulkaaso muxamadin muxamad usuknaaday yacni o muxamadaa sodirsaday subxaana laaah ilahow haiiqaban intaan kudhawaaqaaba qalad ah afxishodaa makaroo waai iogtahayoo ina aaan dadka ogosiiyohaayo intaan ogeen erasuul nabi muxamad sCw osodiray kaamadhigiN

  • @MaxamadSerabtaGagaabka
    @MaxamadSerabtaGagaabka ปีที่แล้ว

    Haa sax Muslim lakin Somalia waa galo

  • @amiiragk5358
    @amiiragk5358 ปีที่แล้ว

    sheekhan waa sheekh shidanba waa kusalaamay sheekhow

  • @abdillahimoussamohamed4499
    @abdillahimoussamohamed4499 ปีที่แล้ว +8

    Ninkaas Sufyaan la baxay ha laga fiirsado, waa nin fogaaday runtii.

  • @Kzhdwwa
    @Kzhdwwa ปีที่แล้ว +1

    Shabab wa cadowga somalia 🇸🇴 wana ashahatan tawxidkana way watan wana la dagalamena ila inta u qof wadaniya nool yahay taasna kama dhigna in an ashahadka iyo tawxiidka la dagaala meno waxa an la dagalameno wa qawaarij dinta iyo dalkaba la so diray

  • @naciimacqadir8114
    @naciimacqadir8114 ปีที่แล้ว

    Calanka rasulka scw waxba yaan lagu gabanin wle malinta qiyaame isaga iska bariyeli dona khasare iyo hoogba usugnaday qof nabiga scw kaben shegy rasulka waqtigisi qof afkakaga dhawaqy ma usan dilin asaga o xata og iny munafiqin yihin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    takeeye duufle malintu somaliland faro geliyay ayu jabay haada wataas la soo qobtay waxa somaliland dabo galao mauuba ku dhacda

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 11 หลายเดือนก่อน

    WARIYE ADIGA NINKAN WAA KAA HADAN BADAN YAHAY BEENTA IYO WARARKA QIYANADA SI FIICAN AYAA UGU DHEER YAHAY

  • @SakariyeAxmad-m4s
    @SakariyeAxmad-m4s 4 หลายเดือนก่อน

    Xaqqa haloo hiiliyo
    Xizbi yaan loo hiiline

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 ปีที่แล้ว +1

    Kan dowladda uu ku dhex nool yahay ayaa mujrimiin ah!.

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 ปีที่แล้ว

    Ninkan wuxuu is qariyaba hada ayuu is cadeeyay. Waa Alshabaab.

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 ปีที่แล้ว +1

    GOOJA CADE KAALAYA ADIGA IYO NUUR YARE. ANAGAA QABYAALADA IDINKA TUMIYE.

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      Sawta godka Goojacadde Dhulbahante ku uruuriyay. Maxaa barakaysan. Jufo hoose ayaa ciidankoodii jabisay. Waxay kasoo baacsadeen Tukaraq, Gambadhe, Taleex, Boocame iyo Laascaanood.
      Waxay ku uruuriyeen godka Goojacadde. Xataa waxaan baranay dhulkii Dhulbahante. Dholoos caadi maaha.
      Eeddo jamhuuriyaddi Dhuloos baa cunay. Arimihii dibedda Mjeerteen baa kasoo xiray. Kkkkkkk jamhuuriyaddii wa tacbaan

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 ปีที่แล้ว +3

    Nuuroow Mahadsanid Ninkaan shakiyaa kujira

  • @abdihaashin1350
    @abdihaashin1350 ปีที่แล้ว

    Naagta uu qabay hooyadeed ayuu lacag ka dhacay

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 ปีที่แล้ว +2

    Warye nuur waad ku mahadsantahay sida aad uwareysato ninkaan geesiga ah ee run sheega ah sufyaan waa uu mahadsanyahy

    • @wll__rapha
      @wll__rapha ปีที่แล้ว

      Runbaa ba,day yaanyurta Ka aqli badan😮

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 ปีที่แล้ว

    ALXAMDU LILLAAH hadii sheekh caanood

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว

    Mareykan ma masaajidadeey kutukadaan? Mise islasmaha iyo caruurta suuqyada ka adeeganeeysaa mareeykan ah???😳 WAXAAN LAMA DHAGEEYSAN KARO IS TERRORIST 💯stop him 🛑🛑🛑

  • @EFURAAT
    @EFURAAT ปีที่แล้ว +2

    Sufyaan waa saxan Yahay❤❤

    • @SuleimanAden-up5lb
      @SuleimanAden-up5lb ปีที่แล้ว

      Hooyadhaa ayaa saxa

    • @EFURAAT
      @EFURAAT ปีที่แล้ว

      @@SuleimanAden-up5lb Haa hoyadayna wA saxan tahy

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh ปีที่แล้ว +2

    Kiisaka waal dhiig absame ayuu qabaa.
    Hala dilo

    • @khadijabile5274
      @khadijabile5274 ปีที่แล้ว +1

      Absame hada nahay wan tagersana takeye

  • @wll__rapha
    @wll__rapha ปีที่แล้ว

    Haduusan al shabaab difaacayn markii layiri alshabaab iyo wa labo gaalo muxuu udiiday qofkii aqli lahay wax fahan👈

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 ปีที่แล้ว +1

    As taqfurin Allah nin isa gaa Al shaab ah no question ❓ Absolutely

  • @kafally741
    @kafally741 ปีที่แล้ว +1

    Kenyan government amd minister of defense of Kenya must deal with man.

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 ปีที่แล้ว

    Ninkan hadalkisa wa cadyahay ee Nuurow wxba waqti haiskiga dhuminin

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 ปีที่แล้ว

    Ma xidigtii ahayd shanta somaliyeed ayaa noqotay shaydaan.
    Yaa jaahil

  • @madiinamuumin7249
    @madiinamuumin7249 ปีที่แล้ว

    Hawiye futo madoowe Hg yaa aaminayo diinta ay wadaan
    Diinta muslim ka waa diin naxariis oo saxan

  • @maryami2299
    @maryami2299 ปีที่แล้ว

    Waa daarood neceeb ninkii dadka laayay oo Calamba soomaaliya tirtirayay

  • @YaxyeCali-l2s
    @YaxyeCali-l2s ปีที่แล้ว

    Danaysiga idheergaradnimada hogaaminayso ayaa daryeelo danta guud

  • @OmarAhmed-wb9tn
    @OmarAhmed-wb9tn ปีที่แล้ว +2

    Fadlan la daya waxan in aad umada. Waa Takfiir. Fikir Takfiir in aad dad u gudbisan dambi baa idin ka soo gaara

    • @saynabhassan3398
      @saynabhassan3398 ปีที่แล้ว

      Waar maraykan waagal
      Al shabaabna waagaalo sidaa weeye

  • @maxamedyuusufxasan82
    @maxamedyuusufxasan82 9 หลายเดือนก่อน

    Arkan asigaa shawab ah😂😂 nacalaa dhalee😢😢😢

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 ปีที่แล้ว

    Wariyaha ayaa ka aqoon badan ninkan uu waraysanayo

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 ปีที่แล้ว

    Ajaanib maahan ee waa muhaajiriin dadka muslimiinta ah ee Soomaaliya u yimid inay jihaadaan. Dhulkuna muslimiinta wuu kawada dhaxeeyaa Nuurow, Dahare iyo Godeey wiilka Afghanistaaniga ah ee suniga ah kama xigtid ina adeer.

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 ปีที่แล้ว

    Wariye nuur nin waalan baad waraysanaysa

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 ปีที่แล้ว

    Qolada Daaroodka S/land aya futada ka gashay ninkaas wixuu ku qasbaya calanka S/land wax k sheeg,Ogaden baan Saxafad baran war orda geels raaca

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 ปีที่แล้ว +1

    Nacayb uu qabo ama u hayo somaliland ayuun baa ka soo yeedhay

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      Sawta godka Goojacadde Dhulbahante ku uruuriyay. Maxaa barakaysan. Jufo hoose ayaa ciidankoodii jabisay. Waxay kasoo baacsadeen Tukaraq, Gambadhe, Taleex, Boocame iyo Laascaanood.
      Waxay ku uruuriyeen godka Goojacadde. Xataa waxaan baranay dhulkii Dhulbahante. Dholoos caadi maaha.
      Eeddo jamhuuriyaddi Dhuloos baa cunay. Arimihii dibedda Mjeerteen baa kasoo xiray. Kkkkkkk jamhuuriyaddii wa tacbaan

  • @DaaloG
    @DaaloG ปีที่แล้ว

    NUUR WALALO dil buu ka gaystay xamar ka fagow please HARAN weeye

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 ปีที่แล้ว +1

    Kan ha la dilo, ka dib ha la yiraahdo DAGAAL ayaa ku dhimatay 😅.I have never seen a more hypocrite than him.

  • @esraabdimohamed
    @esraabdimohamed ปีที่แล้ว +1

    Wariye yaasha somaliyed islamka Halaso baro

  • @maryami2299
    @maryami2299 ปีที่แล้ว

    Calm uu ku waashay maalinkii xalane ka hadlay baa alla facsharay in uu dad dhameeyay 1991 asagoo baadiye ka yimid oo gasri dabakafuul ka ah Waa wuxuu u nixiwaayay

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa Allah, weriye aad u caqli badan weeye....meel ayuu saaray jaahilkan

  • @musdafaomar7565
    @musdafaomar7565 ปีที่แล้ว +4

    Shanta somaliyed miyaa shan diimood isu badashey

    • @AFI_SHH
      @AFI_SHH ปีที่แล้ว

      Shantee?💀 Xidigtana ma soomaali bay kulatahy ine ugu horreysey adeegsigeeda? wake up bro

  • @ahmedmahamed5829
    @ahmedmahamed5829 ปีที่แล้ว +3

    Xusbiga talo kunoo horta halkuu joogtaana maa la waydiiyo ninkan waalan

    • @ahmedweli3120
      @ahmedweli3120 ปีที่แล้ว

      Puntland KAAH ayaa looga yaqaanaa

    • @rivelino-mh9jd
      @rivelino-mh9jd ปีที่แล้ว

      ​@@ahmedweli3120 buntland haku wasto

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 ปีที่แล้ว +2

    Nur daayus

  • @asmahassan6917
    @asmahassan6917 ปีที่แล้ว

    Subxaan allah alle ka xishood umada isaamka haku xad gudbin

  • @SuhurCdey-oj9ru
    @SuhurCdey-oj9ru ปีที่แล้ว

    Ninkan waxbuu qarinaya Ani hakaysogudbiyo

  • @cabdiraxmaanmaxamed3024
    @cabdiraxmaanmaxamed3024 ปีที่แล้ว

    جهاد وحا كهريي لا الله الله خالسن من قلبه

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 ปีที่แล้ว

    Cadowga Somaliland ilaahayoow jebi
    CALANKA TAWXIIDKA lagu qoray ee Somaliland guuloow awood u yeel
    Cadowga Derbiyada ha Jiidho oo' ha baaba o , guul iyo Gobanimo Somaliland 😁

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 ปีที่แล้ว

    Soomaali run ma jecla

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 ปีที่แล้ว

    WAR NINKAAN DILAAGA AH OO WARIYAYAAL SOOMALIYEED OO AQOONYAHANO AHAA BUU DILEY OO AAKHIRO UDIREY MAR WAA DILAA MARNA CALANKA SOOMAALIYA SHAYDAANKU KU SALIDEY!
    BAL MUXUU WADDANKA KU SOO KOR DHIYEY OO AAN A HAYN WASAHAAD IYO DIL?

  • @bileahmedmohamed7805
    @bileahmedmohamed7805 ปีที่แล้ว

    Calan diin mahan waxa muslimiinta ka dhexeeya waa kalimada Tawxidka ninkaan waa Al shabab an qori haysan tan kale asi yaa xukuma soo dawlad dhan oo gaalo ah oo Keyna ah soo kuma hos nola markaw dadka somaliya joga leeyahy waa gaalo

  • @ahmedsiyad9345
    @ahmedsiyad9345 ปีที่แล้ว

    Waligay ma,arag ninkaan oo aayad quraan ah ama xadith saxix ah daliil kadhiganahaya “

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 ปีที่แล้ว +1

    Gaajaa kuugeysay saxaafada waxa kadhamaan la’ dihiin isaaq ninkii awood hayaa goojacade kaalay ama dee iska xinaysta

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      Sawta godka Goojacadde Dhulbahante ku uruuriyay. Maxaa barakaysan. Jufo hoose ayaa ciidankoodii jabisay. Waxay kasoo baacsadeen Tukaraq, Gambadhe, Taleex, Boocame iyo Laascaanood.
      Waxay ku uruuriyeen godka Goojacadde. Xataa waxaan baranay dhulkii Dhulbahante. Dholoos caadi maaha.
      Eeddo jamhuuriyaddi Dhuloos baa cunay. Arimihii dibedda Mjeerteen baa kasoo xiray. Kkkkkkk jamhuuriyaddii wa tacbaan

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 ปีที่แล้ว

    Laba nin oo ka tirsan golaha guurtida oo lagu caddeeyey iney is fuulfuulayeen ha cukunto maxkamad ku sheeggta somaliland

  • @madiinamuumin7249
    @madiinamuumin7249 ปีที่แล้ว

    Wxn codsan lahaa dowlada Kenya 🇰🇪
    Iney qabato ama musaafuriso waa tuug tuug dhaly hawiye futo madoowe hg

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile ปีที่แล้ว +1

      Qabyaalada meel inoo dhig iyo Cayda, Muxuu ka xaday oo tuuga ku noqday

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 ปีที่แล้ว

    Ninkan waallan ee Taakeeye lagu magacaabo ee argagixisada ah ee ku gabanaaya diinta islamka maxay dawladda Kenya u xiri weyday? U dambayn Nuurow ninkan waallan dib dambe u ha u waraysansina.

  • @ahmettnorade914
    @ahmettnorade914 ปีที่แล้ว

    Kan waa shabaab ncla dhalaye

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 ปีที่แล้ว

    Taakeeye waa dilaa saqajaan ah tuug wariyayaashii uu laayey buu isku qarinayaa

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 ปีที่แล้ว +1

    oo markii liyuugu ku tumanayeen xaguu ku maqnaa kani

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 ปีที่แล้ว

    Calaka wa lo so dhiibay