ความคิดเห็น •

  • @jebrilabdulazeez
    @jebrilabdulazeez 4 ปีที่แล้ว +28

    Aniga reer kaas balbalaara ayaan ahaay guryaha badanaa reer waqooyi ayaa daganaa ama lahaa. Qalinle xaaskiis iyo gabadhiisa ayaa xitaa daganaay inkastoo mar danbe eey u guureen waqooyi

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 ปีที่แล้ว +35

    Maxamad xaaji ingiriis maashaa Allah wax saxa oo qoran buu ku hadlay usheeg ilmaha hada sookoray

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 4 ปีที่แล้ว +34

    😭😭sidaas ayaa waalidkeen loosoo dhibateeyay alxmdulilaah gacantoodana ilahey wuuka badbaadiyay ilaahoow iixafid oo abaalkisana Jana kadhig🤲

    • @zakariamohamed3418
      @zakariamohamed3418 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan ha aaminin waa nin waalan laakin waalidka allaha u naxariisto

    • @sareedocabdi6129
      @sareedocabdi6129 ปีที่แล้ว

      AAMIIN MAAMO
      ALLAH AYAA MAALMIHII QADHAADHAA IJOOJIYAY MAANTA NIMCADAN ISOO GAADHSIIYAY
      ALLOOW NOO SIYAADI NIMCADA

    • @sareedocabdi6129
      @sareedocabdi6129 ปีที่แล้ว

      @@zakariamohamed3418 HABAWAALAADO LAAKIIN XAQIIQO AAN GOOBJOOG KAWADA AHAA AYUU SHEEGAYAA
      HAKA DAMQAN RUNTA LAAKIIN WAXAD TIDHAADAA WAANKAXUMAHAY WIXIIDHACAY
      LAAKIIN DEMBIKUMA LIHI

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 4 ปีที่แล้ว +46

    Walaalkay fuaad cabdilahi Suufi ibraahim ilaahay hawna xariisto isgay iyo intii dilkaa kuu dhintay gaar ahaan 5tii walalah ahaa ee ilana diriin oo inaabtiday dhashay

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +1

      Ameen. Yaarabi.

    • @sahraabdillahi7041
      @sahraabdillahi7041 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @samalemakadshah8801
      @samalemakadshah8801 4 ปีที่แล้ว +1

      Inta dhimatay Allah hau naxariisto lakiin millions kale ayaa dhimatay kuwaana waa ina aderadaa ogow.

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว +1

      Ina lilaahi waa ina ilaihi rajicun.
      Allaah unaxariisto. Anigu waxaan kasoo jeeda gobolk mudug family Baadiye iyo magalaba waa lagu laayey. Dowladddii Siyad Barre xasuuq xun bay geysatay Awowgey dagaalkii isaga oo kasoo laabtay oo gaajeysan baala dilay 1977 maskiin.

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin Alle haw naxaristo

  • @sheekeeye16
    @sheekeeye16 3 ปีที่แล้ว +65

    The best Somali historian and researcher i have ever seen... thanks a lot Dr.ingiris

    • @daadredmerseysidelfc2870
      @daadredmerseysidelfc2870 2 ปีที่แล้ว +3

      Isku qolo maa tihiin

    • @cajabfiqi
      @cajabfiqi 2 ปีที่แล้ว +2

      He knows nothing about history and searching he is author of lies

    • @Omarrmahad
      @Omarrmahad 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cajabfiqi sfup

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 ปีที่แล้ว

      No, comment!

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว +1

      @@daadredmerseysidelfc2870
      4.5 MA HILMAAMTAY

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 4 ปีที่แล้ว +33

    Wallee ninkan waa aqoonyahan
    prof Engiriis👏

  • @hashimxasan208
    @hashimxasan208 4 ปีที่แล้ว +26

    Bismillah ninkan professor ka ah intan u imika ka hadlay wa run somalida dhawan ahan iyo siyasad ahan dadkan cayayana ama wa kacanki mahadinaya kaso burbur moye an wax kale laga dhaxlin iyo qaar qabiil ahan ku hadlaya marka la yab maleh

  • @jamaciise9199
    @jamaciise9199 4 ปีที่แล้ว +29

    1988kii,waqooyi waxaa loo adeegsaday,duuliye yaal cadaan ah,
    South african (calooshooda u shaqaystayaal)

    • @user-oz1ki6pt1u
      @user-oz1ki6pt1u 3 ปีที่แล้ว +2

      Siyaad bare asaga ayaa soomaalida qoorta isku galiyey
      Duqeentii waqooyi meesha kale in la duqeeyo la rabay waxay eheed gobolada dhexe laakiin weey fashilantey

  • @happydunyaa3952
    @happydunyaa3952 4 ปีที่แล้ว +79

    Masha Allah ninkaan runta sheegi ogaa I was waiting this all this time someone to tell somali the truth masha Allah

  • @sultanmohamed1484
    @sultanmohamed1484 4 ปีที่แล้ว +112

    Noolaada raxmada ilaahay lagama quusto mar hadii ay jiraan dad sidan oo kale aan la gabanayn gabood faldo dalka ka dhacay. Gaar ahaan waqooyi . Hambalyo.

    • @meecadsoftware3761
      @meecadsoftware3761 4 ปีที่แล้ว +4

      Been Maaha Zxp Dad Aan ku Difaaceyn Qabiil
      Ina SiYaad Barre Isagaa Waddanka Hlkaa dhigay

    • @haredobsiye1188
      @haredobsiye1188 2 ปีที่แล้ว

      Waa yaab soomaliidi run baay shegeesa hadaa qaraan laheela
      Masha Allah

  • @maxmudxareed1345
    @maxmudxareed1345 3 ปีที่แล้ว +13

    Siyaad Barre wuxuu masiibo umadda soomaaliyeed oo dhan kuhabsatay .

  • @humbletruth69
    @humbletruth69 4 ปีที่แล้ว +53

    Very interesting analysis. God bless you Dr. Maxamed Xaaji Ingriis. Koonfuur ineey dad wanaagsan oo Ruun jecel joogaan adiga ayaa markhaati kacaya.
    Weligay maan arkin nin sidaan uu kala dhigaay taarikhda.

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 4 ปีที่แล้ว +16

    Wlh Ninkaan Xaqiiqda ayuu sheegay
    Systemka Cadaaladda ah ayaa Somalia ka lumay Ma haduu la iska wareeysa waayay Dadkii lagu laayay W/Galbeed iyo xasuuqii Jaziira 1989 kii

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 4 ปีที่แล้ว +21

    Waa mahadsantihiin Hanoolaato. Wixii dhacay oo idil noo soo gudbiya. Maxamed Xaaji Ingiriis wareeysiyadiisa noo soo badiya adinkoo mahadsan. Waa nin qaab cilmi ah wax usheegooya.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

      Sax. Aniga ayaa u bahan Oo. Abahey Siyaad bare u shaqeynayey.

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 4 ปีที่แล้ว

      Nuurre 10 shiikh mustafa adoo dhagaysta lagu qatay wallahi, asagaba cilmi nooc walba ka hadlayee!! Kan allah hanuniya o nacayb un ayu wadayeh

    • @nuurre1023
      @nuurre1023 4 ปีที่แล้ว

      @@salmaahmed2263 samir iyo iimaan walaal.

    • @nuurre1023
      @nuurre1023 4 ปีที่แล้ว

      @@shonazef7351 Waan dhageestaa Sh. Mustafa. Aad baan ujclahay.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@nuurre1023 walaal dadkale oo la laayey ma jiraan

  • @xuseenaadan3409
    @xuseenaadan3409 4 ปีที่แล้ว +50

    Masha allah
    Reer xamar haday sida ninkan
    Wada noqon lahaayeen
    Wlhi somali meel bay
    Gaadhi lahayd

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 ปีที่แล้ว

      He is telling you what LAND LAND want to hear.

    • @RealMadrid-gj7bk
      @RealMadrid-gj7bk ปีที่แล้ว

      Somalida dheh

  • @h.e.mohamedhajjiahmed
    @h.e.mohamedhajjiahmed 4 ปีที่แล้ว +62

    Tariikhda Way Qorantahy. Thanks A lot Mr INGIRIIS

    • @xogseeefxogseeef5292
      @xogseeefxogseeef5292 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb hanollaato iyo waxaan aad ka sheekeyneyso iska khuseeyaan

  • @coolkahil
    @coolkahil 4 ปีที่แล้ว +82

    Ninkaan hadalkiisa oo idil wuxuu usameeyay marjac loogu noqdo oo laga eego, waana war bixin uu waqti galiyay, odayaasha badankood taariikhdaas way hayaan. Waa uu ku mahadsan yahay

    • @addeka-adde5126
      @addeka-adde5126 4 ปีที่แล้ว +10

      ninkaan shahaado PHD ayu ka haystaa jaamaca oxford

    • @qaranbileproduction147
      @qaranbileproduction147 4 ปีที่แล้ว +10

      Waa runtaa lknse Somalidu wax kuma qiimeyso cadeyn meel loo raaci/marjac/reference ee hadii ay dantooda ka ka arkaan shaqsiga wuxuu ka hadlayana waa indho la’aan ayey taageeraan hadii ay dantooda ka waayaana waa beentiis ayey kusoo gabagabeeyaan.

    • @wrfhbg
      @wrfhbg 4 ปีที่แล้ว +2

      Fouzi Akhyaar waxaatahayna halyeey Soo baxay waxaan rabaa in aan hello meel lagaala xiriiro si la guy garab is taago waxaad wado was wax aan caadi ahayn.

    • @wrfhbg
      @wrfhbg 4 ปีที่แล้ว

      Fouzi Akhyaar aaway qoraalkaan qoray

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 4 ปีที่แล้ว

      @@qaranbileproduction147 you are absolutely right

  • @ahmedelmi2592
    @ahmedelmi2592 4 ปีที่แล้ว +31

    Maasha Allah walaahay kan xalaal ayaa lagu dhalay.
    Weli ma arag nin reer south ah oo sidan u runsheeg badan kan hadii madaxweyne looga dhigo southern ka
    Waa lala fadhiisan lahaa.
    Waayo qof damiir leh.
    Somliya na waxbuu u tarayaa. Waar ninkan ha laga dhigo madaxweyne.

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan waa run sheeg, run sheegne lama rabo ogoow

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +14

    Illahey cafimaadka iyo cimirgiba illahey ah kuu baraakeyo PROF.Maxamed Xaaji Ingriis. cida nacasaa cida jaclaysanysa tariikhada dhabta ah waxba soo kor dhinmayso lakiin taiirkh ha macaanto ama ha qadhaato kolka qastan kuwa ka naxayaa tariikhada ninkan ma sameyn waxii dhacey oo dhab ah buuu keeney waa in lagu waano qaataa oo hada Farmaaj wadadi Afweyen wadnak ku maamulaaa ee shacabka yidhaadan mayaa mayua mar danbe madamaa ciidmadii noqdeen qudhan u adeegaya madaxweyen een u adeegen wadnaka iyo shacabaka ha ugu xumaadaan ciidmada la yidhaa nabad sugid oo ah in magacyadoo inoo qornaadan oo kii wax kastaba eehal qof somali xidha bilaa sabab iyo siyaasad ma dilaa aan tiirka u taagno madaaama kuwii afweyen la layn waayey wax u qaateen in sidii ciiidnaka nabad sugid siyaad barre u dhaqmi karaan addunaka sidii ma aha mana dhuminkartid hadaad qurba tagtanaa waba lagu maxkamdeynynaaya

  • @addeka-adde5126
    @addeka-adde5126 4 ปีที่แล้ว +38

    Mahadsanid professor ingriis
    aad baan kugu tixanahay

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 4 ปีที่แล้ว +5

    Professor Maxamed xaaji ingiriis nin dhalinyaro ah oo wax bartey oo wax badan og wax badana noo iftiimiyey! Waxan Allah ka rajeynayaa inaad noqoto qofkii Soomaali isku keeni lahaa kana shaqeeya dibu dhiska wadankiisa iyo horumar. In Sha Allah.

  • @hassansharif5238
    @hassansharif5238 4 ปีที่แล้ว +38

    Ninkaas aqoon iyo dog dhab ah ayuu meesha la yimid lama caytamo sida kuwa qaaqla yaasha ah iyo kooxda laga biilo canshuurtii masaakiinta iyo dhiig ya cabka farmaajo

    • @abdiguled6587
      @abdiguled6587 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax kasto ninkani sheegay run maaha markad taarikh qoraysid ama sheegaysid hal facter ama haldhinac lamaqaato waxa si dhab ah lo baadhaan dhinac walba o arintaSi qusayso wiiilkan yar wuu dadaalaa lkn buun buunin caadifiyad ba ka muuqatay war bixinadiisa

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax veena kuma Darin ninkii diidiyo ninki doonaba

  • @cabdixafiid3428
    @cabdixafiid3428 4 ปีที่แล้ว +7

    Tariikh walle waa mid maguurta ah .....
    Thanks proff ingriis

  • @sabriyeali7602
    @sabriyeali7602 4 ปีที่แล้ว +18

    Mar labaad ayaa dad badan ay kufakarayaan in ay dhibkale geystaan soomaaligiyoow

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 4 ปีที่แล้ว +36

    Taariikhda madoobeed ay dowladdii meleteriga ka geysatay Somaaliya, Ti Rabbina waa dhimman tahay. Soomaaliyeey inta harsan hala badbaadiyo.

    • @jasanahmen2625
      @jasanahmen2625 3 ปีที่แล้ว

      Kkk may taariid you isiiybaa ok aheykklnacas calooshiis u shaqeyaa yaal baa ilaa had lga shaqeyaa la yahay

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jasanahmen2625 usc dowlad maaheen xisbi dowladii burburiyay ayuu ahaa magaca dowladnimo cadaalad ayaa laga rabaa kordhi aqoontaada

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +12

    Aqoon yahan dhab ah Allah xaasidkaaga ha jabsho aamiin.
    Dadka ka xun in taariikhda la xuso waxay faraha ku wataan dhiig, Dhagar qabayaal waaye ama aabahood baa ah.
    Guilty are afraid. Loo joojin maayo, la saamixi maayo laga hari maayo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +1

      Those who cannot learn from history are doomed to repeat it, ( George Santayana)
      Only good-for-nothing is not interested in his past.(Sigmund Freud.
      The value of history , then, is that it teaches us what man has done and thus what man is (R>G> Collingwood

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 3 ปีที่แล้ว +4

    aniga aabahay waxa xafada ka kaxaysatay cidamda militery dalka 28.05.1988 magalada hargeisa sacadu markay ahayd qiyastii 03.00 haben badhka waxa isla subaxnimadi xukun dila xukumay taliska dabar goynta in ladilo 04.06.1988 isaga iyo lixdan qof oo dhalinyaro u badna waan xasuusta marka waxan aha 5 jir lakin maan fahmi karayn dilka qabiilka ama ethnic genocide lakin waxan xasusta hooyaday iyo ayeyday oo aynaya waanu qaxnay mudo yar ka dib waxanu tagnay biyo doofaar oo ujirta qiyasti 30 km dhinaca waqooye ee magalada hargeisa waxanu bartas ku qalnay neefafvuu reer miigu nasiyay si aanu axan ka abahay ugu samayno muddu markay bartas diyaraduhu nagu duqaynayay ayanu dhinaca iyo xadudu ethiopia u dhaqaqnay ilaa 200km ayan lugeeyay anigo oo jira 5 jir kuma soo koobi karo dhibta aanu marnay lakin marki aanu xaduda kagudubnay waxa naga horyimid ama dabaylka tuulada la yidhaahdo general marxuum xasan yoonis habane lakin wuu aamusna waxa nala hadlay ama na toyday col aadan ruush oo imika nool marki uu na gartay ayuu wuxu noo sheegay in uu aabahay soo badbaaday jeelki maandheere laga soo jabiyay ragii fuliyay uu ku jiray muj adan ruush muj maxamed cali oo watay guutooyinki sayid cali iyo sayid xamse. ayeyday oo maanta jirta 82 sano ay fadhiisatay walahi waxay u oyday si aanay u aayinn malinti aabahay dilka lagu xukumay inyar kadib waxa nala saaray gaadhi tikniko oo saad qaadi laha aya na geeyay magalada xarshin oo aan ugu tagnay aabahay. ilahay ha u naxaristee aabahay wuxu xaqu u yimid 23 sano kadib isago xor ah. waxa nasoo maaray hadal kuma koobi karo.. lakin ilahay waa caadil faqashna way tagtay dalkaygiina waa xor maanta waa alxamdulillaah

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 3 ปีที่แล้ว +6

    Siyaad barre xayawaan buu ahaa Ilaahay wuxuu mudan yahay haku abaalmariyo

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e 4 ปีที่แล้ว +19

    Afkaaga Caano Lagu Qabay.

    • @hassandiriye1465
      @hassandiriye1465 3 ปีที่แล้ว

      Waa wareey ragbaa calamku ku nool runsheeg waa alle yaqaan

  • @fali4527
    @fali4527 4 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan masha Allah wax badan la ogen ayu noosaidiye waa runta ka jirta somalia iyo dadkeedi waxan dhihi lahay hori U soco assba ku ficsm madax weene.good for you

  • @farhaandhagacade9343
    @farhaandhagacade9343 4 ปีที่แล้ว +11

    ninkan waa aqoonyahan wax bartay oo wax badan baaray aqlina iyo dadaal badana alla ugu deeqay kuwa ku hadaaqaya qabiil ma waxay duugayan qurunkii siyaad raba in la dhaho waa sax

  • @BIGMOHAA
    @BIGMOHAA 4 ปีที่แล้ว +42

    You are the legend and you have a full information about what happened and when it happened and how it happened thanks alot my brother

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +1

      isagiibaa hab qabiil u hadlaya iska aamus xoolayahaw

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhh runtu waxay gubaysaa danbiilaha

  • @mohamedf8977
    @mohamedf8977 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah. I love listening to this professor. Thanks for finding him and taking the time to interview him. Keep up the the good work. May Allah bless you and protect you.

  • @coolkahil
    @coolkahil 4 ปีที่แล้ว +22

    Qabiilka lagu hubeeyay jubooyinka oo qabaailada kala laayay waa mareexaan oo laayay ogadenka iyo raxan waynta. Qaasatan baardheere, faafaxa dhuun ilaa kismaayo. Taariikhdaa aabayaashayada way ogyihiin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +2

      isaaqana waxa lagu hubeeyey Samroon dhulbahante warsangalei majeerteen iyo ogaadeen aad loo hubyeye iyado cidnaka soamli hubaysanyahey

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 3 ปีที่แล้ว +1

      Bashiir Bililiqo isagu faataxo muu akhrinaayey?

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahiomarali5241
      SNM iyadu maxay suubinaysay? Xer diinta raacata meey ahayd?

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 3 ปีที่แล้ว +1

      @@osmanb8446 dadkii sidaa loogalay ayay difaacen, maxaad ka filaysay? SNM dictator Afwayne ayay waqooyi ka xoreeyen, wixii uu watayna way dhirbaxeen

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mericanbadass5299 kkkkkk
      SNM markii Xamar dagaalku ka bilaabmay SNM waxay qarka u saarnayd inay is dhiibto sidii SSDF oo kale, nasiibkeeda Xamaraa dagaal ka qarxay, saasay ku nafistay oo waqooyi kusoo gashay. Caruuraha yar yar faanka Muuse Biixi iyo mujaahidiintiisa ha lagu maaweeliyo. By sxb

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +6

    Prof Ingiriis guuleysta

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 ปีที่แล้ว +16

    Hanoolaato waa barnaamijka aad buu ufiican yahay ayaan le mahadsanid

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 4 ปีที่แล้ว +17

    mnsha Allah bro runtaad ka hadashey

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah waa Wax aad loogu baahan yihiin. Dadka historian ka ah waxay hadaladooda dib u dhisi karaan Wadanka , haddii ay is uruursadaan. Dadka noocaas ah Rajada ay noo soo celin karaan. Horey u socoda. 👍👍👍❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @cabasaxmad8912
    @cabasaxmad8912 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha ALaah
    Aqoon yahan maxamed wlhi waa iftiin soomaali usoo baxay aLoow
    Cimrigiisa inoo dheereey aaamiin

  • @abdullahiahmed119
    @abdullahiahmed119 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadkii dhashay 90's ayay ufiicantahay,waa runtii ninkan Mr ingririis.anigu waxan ahaa dadkii wakhtigaa 20 jir ahaa kuna soo dhexkoray ama markhaati ka ahaa.kuwa soo fadhiista television ka ee taariikhda beenta sheega.Ee yidhaa kuwaasi waa soomali diid iyo dalkay kalajarayaan.aad ayaad umahadsantahay saxiib.Haddii taariikhda run laga sheego xalbaa lagaadhi karaa inshAllah.

  • @meecadsoftware3761
    @meecadsoftware3761 4 ปีที่แล้ว +10

    Dr aadbuu Ugu Mahadsan yahay warbixintaa

  • @furintafoore9368
    @furintafoore9368 4 ปีที่แล้ว +10

    Thanks dr. Haaji ingiriis

  • @sultansomalijr990
    @sultansomalijr990 3 ปีที่แล้ว +4

    Dadka maanta udoodaya maxamed siyaad bare mxaaan ku tilmamna ani ahaan wxaan ku tilmami ninkas waa (caailo) waxba ma qore waxba ma akhriye weeyi ka siyad bare ku tilmamaya geesi wadani ah

  • @idirisali5657
    @idirisali5657 4 ปีที่แล้ว +11

    aadbaan ujexlahay walaahi taariiqdeena wanaagsan ayuu noosheegay mahadsanid bro adigokale ayaa anfacayo somali qofwalbo qaladka galay waa in la ciqaabo

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiqada qadhaadh ee soomaaliya professlr thanks alot

  • @omarabdullahi409
    @omarabdullahi409 4 ปีที่แล้ว +8

    Alle haku barakeeyo aqoon yaan buuxaadtahay

  • @rexamin
    @rexamin 4 ปีที่แล้ว +20

    Ninkan waa aqoonyahan.

  • @hodan8250
    @hodan8250 4 ปีที่แล้ว +14

    waxaan ka helay siyaad bare waxa lagu sò dhaweeyey "wadadii cadeyd cagta saarnayey cimrigii jiryow caynaanka hay" waa 1969.waxalagu sagoo tiyey "war ninkow ninkow iyo gaari raaxa leh iyo lankurusargado".

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Hodon laakiin haduu mar kale ninkani maamulka hargaysa wax ka sheego waa nin xun saw maaha ama waa faqash markuuse kacaankii wax ka sheegay waa aqoonyahan

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 ปีที่แล้ว +1

      @@gedefletv6049 dee adigu yaad u xiiqsantahay ma tuke oo danbiile ah kuwuu sheegayay baad tahay.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@haweeyafanax9093 adaa xiiqsane xagee igasoo gashay bal iga daba gee walaal

  • @xariirohurre7635
    @xariirohurre7635 4 ปีที่แล้ว +7

    xamar baan joogay xabidihii xaafadayaday soo gaadheen wiil yar oon jaar ahaynbaa ku dhawaacmay

  • @farahdek4267
    @farahdek4267 4 ปีที่แล้ว +8

    Mxa Gabood fal dhacay
    Thanks pro Ingiriis
    I like ths guy
    From Kismayo Jubaland

  • @muqdishaawiofficial6271
    @muqdishaawiofficial6271 2 ปีที่แล้ว +3

    TAARIKH YAHAN SOMALIYEED MASHA ALLAH

  • @aliadam180
    @aliadam180 4 ปีที่แล้ว +7

    Well said

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 ปีที่แล้ว +4

    Weriyuhu ma gaadhsiisna halka uu ka hadlaayo iyo heerka uu ka waramaayo aqoonyahankan qiimaha lehi

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk.Beentaa maaha wlhi wuu ku Haftay hadallada professorka

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +3

    Siyaad bare xiligiisii iyo xiligiisi kadib yaa darnaa anigoo waliba ah reer muqdisho oon siyaad bare alaha unaxariistee aqoonin waxna iI galin ma xigligaanuu kaxasuuq badnaa mise xiligii siyaadaa xasuuq badnaa

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 4 ปีที่แล้ว +7

    waa sax taas saaxiib

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 4 ปีที่แล้ว +5

    Aqoonyahan Mohamed haji ingris 👏👏👏
    professor

  • @hodanislan2381
    @hodanislan2381 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc man shaa alah isha baxarka in ader hada un baad ruta shegtey ankuu taliyo soomali yeli mayso lakiin walal an wax wada wabsano madii daan ilahay haku dayo adi iyo ayanle wari an ad utageroweeye ilahay ha noo daayo aim from ogadenya

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว

    Thank u, m haaji ingaris for this fact information.also thanks hanolato team.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid si fiican baad u soo bandhigtay taariikhda iyo tacdigii kacaankii uhogaaminaayay maxamed siyaad bare ahn intii ka danbaysay isaga ayaan kaa sogaynaa

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 ปีที่แล้ว +11

    Aad iyo aad baa laguugu baahan yahay

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e 4 ปีที่แล้ว +22

    Aryaa kan run badanaa. Waa aqoonyahan soomaaliyeed.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax.

    • @Mf-ib3qo
      @Mf-ib3qo 4 ปีที่แล้ว +1

      Aryaa janaraal waaw dadkuu xasuuqey

    • @Mf-ib3qo
      @Mf-ib3qo 4 ปีที่แล้ว +1

      Mayuu ka hadlo

    • @user-li9jo5lg8e
      @user-li9jo5lg8e 4 ปีที่แล้ว

      Sofie Guleed kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 ปีที่แล้ว +2

    Best legend proff maxamed ingiriis

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaa mohamed xaaji ilaahay caqliga iyo caafimad kaba haku daayo bro thenks

  • @abdis70
    @abdis70 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah- Mr.Ingiriis Ilaahay caqli buu ku siiyey- haddey Somali wax kaa baran lahayd malaha waa la isku raaci lahaa, Burburkii Somalia, sida uu Dictatorkii u baabiiyey.

  • @saidayusuf2739
    @saidayusuf2739 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa wax iska sahlan in leyska raali galiyo wixi dhacay oo mar danbana eysan dib u dhicin taas ayaan qabaa aniga

  • @asadowmohamoud7586
    @asadowmohamoud7586 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha'alh,sasa laraba marki wax lashegayo cdeynta wa la socota

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 4 ปีที่แล้ว +5

    Anu qabiil cidna ku difaaci maayo lakiin waxa wacan in dhibta dhacdey dhax laga noqdoo sidey udhacdey iyo dhankasta wuxu gaystay lasheego

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha ku hafido Somali Allah xaqa ha garansiiyo

  • @ahmedsidoyusuf2845
    @ahmedsidoyusuf2845 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allaah Docta Ingriis, aad iyo ad ugu mahadsanid sida aan ogeyn oo aad si taariikh ahaan ah uga shekeysay wow qataraa tahay Prof'Ingriis markale mahadsanid.

  • @khaalidadam4374
    @khaalidadam4374 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu maan dhalan 1989, waxaan dhashay 1998, 10 sano ka dib laakiin dadkii joogay maxay hawl badan u qaban waayeen, weligiiba ha diido Siyaad Barre miyaan sidan maanta qabiiloyin iyo suldaano iyo ugaasyo aanay jirin. Thanks , hadda fahmay Somali waxa burburiyay inay ahayd dawlad xun. Hadda sidee la yeeli karaa? Gumaad dhacay yaa shakiga iyo cabsidi oo bixin . Hadaan bilaabi doona taariikhda Somalida iyo heerkan khariban waxa gaadhsiiyay

  • @farhanabdullahi4404
    @farhanabdullahi4404 ปีที่แล้ว +1

    Dr ingiriis Somali history expert ❤

  • @littlemanrichman
    @littlemanrichman 4 ปีที่แล้ว +24

    Walaahi runtiis
    Nin dhiig yacab ah ayaa qabiil lagu taagaayraa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Waxaan hubaa Kani inuu isagu gacan Ku dhiigle yahay

    • @xuseencabdi4355
      @xuseencabdi4355 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 Kee???.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@xuseencabdi4355 waakan ingiriis isku sheegaya

    • @craxiimmaxamed4014
      @craxiimmaxamed4014 3 ปีที่แล้ว +2

      @@gedefletv6049 hhhhhh niyaw adiga in badan baan ku arkay adoo difaacaya taliskii kacaanka ama maagaya ciddii wax ka sheegtaba.
      Bal se taasi cidna waxba yeeli mayso keliya waxay caddaynaysaa uun cidda aad tahay iyo sidoo kale inaad guul.darro taagantahay maanta

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@craxiimmaxamed4014 cidee ayaan ahay kacaankiise ma reer buu ahaa mise soomaali cid walba waa ku jirtay waxaa laga yaabaa in reerka aad tahay ugu madax badnaayeen

  • @SHUURIE
    @SHUURIE 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa in qaab casireysan aad isticmashid si warqadaha aad usoo saari laheyd.

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiiib Mashalahu Waa wiilyar oo caqlibaden

  • @khaalidcige5564
    @khaalidcige5564 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz Pro.Ingiriis🙏

  • @jamaalyare5268
    @jamaalyare5268 4 ปีที่แล้ว +4

    Proff mohamex haji ingiriis aqionyahan PHD waxaa tahay xidig somali iyo africaba wax ka badali kara 🙏

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah hadii dadku sidaas u hadlaan, dadku way kala bogsaan lahaayeen, hadaan Daalimiinta la soo qaban oo la maxakamadayn cudi ISU imanmayso.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Ninkan waxaas waxaa ka.keenaya safiirka kiinya halayga dhigo ayuu yidhi waxaana u diiday khayre haka moodina cadaalad ee waa cadho boos ka kacday haduu cadaalad u jeedo wixii usc gaysatay muu soo qaado

  • @abdii9407
    @abdii9407 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid. Ayaanle waxaan kaa codsanayaa in aad Barnaamij ka samayso Maxkamadii Badbaadada Qaranka Kacaankii. Wali Dr. Maxamed Xaaji Engiriis iyo ciddii kale aad heli karto la kaasho

  • @Quickchoise
    @Quickchoise ปีที่แล้ว

    Mahadsanid aqoon-yahan.

  • @abdikarinhassan9448
    @abdikarinhassan9448 4 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid HANOOLAATO 👍😍

  • @munahassan880
    @munahassan880 4 ปีที่แล้ว +6

    Maxaa laga faaidaya waxaan caloolxumo iyo cuqdad aheen kuwii xaqdarada lagu dilay iyo kuwii amrayba maanta ale ayay la kulmeen alaane ukala garqaadaya waxaa wanaagsan in taariikhda waxlaga barto ee horay loo socdo dibloonoqon dadkii dhibta gaartayna aan dhagahooda lagu soo celcelinin waxaan waxba laga faaidaynin

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 4 ปีที่แล้ว

      Munaay waa laga faaidayaa oo da"yartu inay ogaadaan wixii dhacay waa muhiim, Adiguse makuwii ku faaidi jiraa tahay ee raba in la qariyo.

    • @munahassan880
      @munahassan880 4 ปีที่แล้ว

      @@aqadiromer1392 ilaahaybaan kamagan galay in aan adoomada ale dhibo aniga ilaah baan magantiisa ahay in la idhibo

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 4 ปีที่แล้ว +1

    Professor ku wuxuu aad ugu soo dhawaaday in uu ka fahmo tariikhda iyo dhacdooyinkii dalka soo maray, waxa sababay burburkii Somalia, lkn weli arintu waxay uu baahantahay daraasad culus

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 ปีที่แล้ว +1

    Carurta rer Muqdisho aan aha waqtigas lkn cuqubo ween ba kadanbeysay ilaaIyo hada illahow umoda xaqatus aaamiiiiin

  • @kalifadam6164
    @kalifadam6164 4 ปีที่แล้ว +13

    Waa libaax runsheegay

  • @salmanyare2103
    @salmanyare2103 4 ปีที่แล้ว +14

    Allow afka kaama gooyo run badanaa war maan sidaan runta iskugu sheegno

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 ปีที่แล้ว +1

    Good job for your deep research instead of hearsay and just what you heard from ppl

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa niin Fariid ah

  • @abdihirsi6367
    @abdihirsi6367 4 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah Genius Somali

    • @SOMITON
      @SOMITON 4 ปีที่แล้ว

      phd ayuu historyga ka wataa oo oxford uu ka qaatey sahal ma aha odayga alx hduu somali yhy

  • @user-zr2ve2jj7v
    @user-zr2ve2jj7v 4 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhdaa iyo dhacdooyinkaasi oo idil ma u heeysaa wax cadeeyn ah. Mise warkii waxaad aamineysaa war xumatashiilkii reer galbeedkii naga bur buriyey dowladeeyni.

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 4 ปีที่แล้ว +1

      Cadanta ad donaysa wa maxay dhaman wa wada run daadki jogay ba nol hadi kale wararki bbc da ka baxay sanadka iyo bisha way duban yihin dawlada ad shegaysana waxa burburiyay dulmigi iyo dhibki afweyne daadka iyo daalka ku hayaye

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว +1

    Aqoontii oo Qof ah
    anigu Waraysi kasta oo youtube iyo facebook kujira oo ku saabsan Mohamed Haaji ingiriis waan fiirsaday
    aadbaan u taageeraa xaqiiqdii

  • @goletv523
    @goletv523 4 ปีที่แล้ว +5

    Ayanle xuseen sxb waxa jecelahay barnaamijyada maqaadan kara waxa raba in you tube kega aan soo galiyo iifasaxa

    • @goletv523
      @goletv523 4 ปีที่แล้ว

      Ayaanle thanks maadama aad ii fasaxada video yadada

  • @nuuraxmed7131
    @nuuraxmed7131 4 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan oo kale ayaa lo bahanyahay

  • @bowabdi2583
    @bowabdi2583 4 ปีที่แล้ว +7

    Hanoolaato.

  • @umucabaas3199
    @umucabaas3199 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxii dhacay sagaashan iyo kawdii kahadal qabyaalad ninkii waalaa ina inguriis oo kuwaashay siyaad iyo qabiilkiisa. Nacayb uu uqabo isaga iyo sufyaan afar xaasle iyo kuwa kaloo aanhada noolayn ayanle adigu waxadtahay aqoonyahan aan qabyaalad uhadlin sidaas darted yuu kawasakhayn hanoolaato Kan warfurtay baaladhahaa

  • @fahadali1912
    @fahadali1912 3 หลายเดือนก่อน

    I was only 6 years old but I remember that Black Friday in Mogadishu very very well. Playing outside within the gates of the house whilst family were visiting us in Kaasa Balbalaare after Friday prayers. It was till I saw huge stones coming over the walls of the house and hearing gunshots when I realised things were serious!

  • @cabdiaziizboqortooyo765
    @cabdiaziizboqortooyo765 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ninkaaan warkiisa run waaye

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad run sheegaysid maxaad uga hadli wayday gobaad faladii gobalada dhexe ka dhacay lacag lagu siinmaayo iska aamus ay

  • @Unknown6667
    @Unknown6667 2 ปีที่แล้ว +2

    22:37 wa in Cadaaalad lahelaaaa adi kan prof ingiriis sanad kahor Sheege hada ayee dhacde Farmajo neh ayaa diidan in cadaalad lahelo 🤦🏽‍♂️Thank you prof

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 ปีที่แล้ว +2

    Wanyara lkn umada dhibatada kudhac wan usojogay ayado dulmi lacabanayo ayan dunida kusobiray ilaa iyo hadey dadkena wali dhibato kujiran Allaha badbaado keno aamiiiiiin

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 4 ปีที่แล้ว +8

    taariiqda waa is qortaa ma duugoowdo