Waxaan Ku Riyooday Ilkaha Oo Iga Daatay Muxuu Yahay Macnahreda?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @shamsudinabdi5173
    @shamsudinabdi5173 3 หลายเดือนก่อน +2

    shekoow habeen walaba waxaa igu soo noq noqta ilkaha oo dhamaan tood iga daa dajaya oo inti gacama ku qaaado aan hoyadeey u dhibiyo walhin way igu soo noq noqtay fadlan iga so jawaaab😭

    • @Fartun76
      @Fartun76 3 หลายเดือนก่อน +1

      Walal.maficno Riyada ilkaha aniga bishan dexdeda ayan kuriyoday gowsaha igasodateen 28/4/24 ayan awowgey wayay alha unaxiste😢🤲

  • @NasraHaybe-d5v
    @NasraHaybe-d5v 13 วันที่ผ่านมา

    Waxan ku riyooday sheekhow anigoo wallakay ilkaha hoose ii xiray ilkahaygoo caadiya ooy igasoo daateen kadibna an oynayo waliba qaylinayo😢😮

  • @mohamedbashirgedi7344
    @mohamedbashirgedi7344 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahaw kheir iga dhig amiin

  • @CabduqaadirJaamac
    @CabduqaadirJaamac 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiiq anig waxa arkay anigoo ilka kore iga daateen gacanta waxa aha xaasle shiiq jawab iso sii fadlan

  • @user-jd5lp2cz2y
    @user-jd5lp2cz2y 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sh Musa Waha ku rayoday anako la joka. Sh cumada kamitah lajoka

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 3 หลายเดือนก่อน +1

    Labo hbeen ba ku riyooday ilkaha sare iga dadanayo so kleh hben klena kuwa hoose marka mnta so radiyay shekhow caloosha I hurtay allah khayr hka dhigo😢

    • @hamdamoha8153
      @hamdamoha8153 3 หลายเดือนก่อน

      Wli wx ma argty 😢

  • @drsmiina
    @drsmiina ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ii fasir riyada qof kle ku dhacey dhiiga caadada oo badan zaaa id ugu qulqulaayo 😢

  • @munashidibnucaamir3405
    @munashidibnucaamir3405 ปีที่แล้ว

    Khayir allaha kusiiyo aduuniyo aakhiiro kuwa liibanay ha kaadhigo

  • @falismohamed9413
    @falismohamed9413 หลายเดือนก่อน

    Asc Shekih . Inshaa Allah Khear Riyada iliga hoose ka dhacayan Lkn oo marka aan arkay iliga suscaaa/ Misa gudaha ka bolaley maxeey tahay inta iska tuurey oo anaa dhaayo marka hore ba umahnen

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gows sare Riyadeedu Mxay Noqonysaaa Ilkaha hore Iyo Mici Buu sheekhu sheegay Ani Gows sare Oo Carabka Kusoo qabtay kdibna Tufay isgooo Bilaaa dhiigaa Dhiig dhan Igma imaanyo , Kuriyooday Illahoow Khayr Ka dhig
    RIYDA kle Aaan Kuriyooday Ee I gusoo Noqnotayna In badan waa Anoo Meeel Ilmo Garacyo Ah Lagu Qaybinayo Ka Soo Qaadanya Oo Gabdha Dooranya
    Inana Waan Ahay Single ah She3khow I fasir REPLY ME😔👇

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 25 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxan kuriyoda labada hore iyo hal gows oo iga dhacay 😢

  • @Bilan3366o
    @Bilan3366o 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekh waxan ku riyooday xalay labada ilkood ee hore oo iga dhacay lkn ma xasuusto inaa gacanta ku hayay iyo in ay dhulka igaga dhaceen 😢 habeen horena waxan ku riyooday anoo duulaya oo dadka dhan cirta soo wada eegayan ana aan cirka duulayo plz iso jawaab jasakalaah

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs mashaa allah wll waxan filaaya rioyadda ad ku riiyotay adiigo dhulayo ineey kaa ahatey haga iyo jinka allahu aclam asc adiigo weyso qaabo sexo wlal adkarta dhucadda neh aqriso inshaa allah scw scw scw ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashallh Allha kuxfdo

  • @AbdishakurOmar013-sp6gm
    @AbdishakurOmar013-sp6gm 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan rabaa shiiqeygi inad ii fasirtid riyada ah qalinka ilha año gashanayo ayaan ku tiyoday

  • @yussraissaq9535
    @yussraissaq9535 ปีที่แล้ว

    Asc sheq Allh kuxifdiyo waxaa ifasirta oo yab igulaha aniga iyo xajigeey oo hal habeen iskuriyo kuriyonay oo riyadas oo ah qof asiga aqon kor uleh anigana aqon kora uleyahy lkn aniga askiis aya qon weyn iskulenahy

  • @Tasniim-c1
    @Tasniim-c1 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh wxaa ku riyooday anigoo lugtayda bidix ciribta cadkeeda isoo go ay isagoo bislaaday maxaa weeye please iisoo fasair😢

  • @DekaDaud-lh6mf
    @DekaDaud-lh6mf 2 หลายเดือนก่อน

    Waa la iqabaa waxanan ku riyoda kuwa hoose oo IGA daatay iso fasir plz😔

    • @Aasha543
      @Aasha543 2 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ahay
      Lkn wuxuu dhhy sheeekha safar aan so laabasho leheen iyo geeri uunba noqon karaa😢

  • @user-lu4rw7nj9g
    @user-lu4rw7nj9g 8 หลายเดือนก่อน

    Bisika bisika

  • @user-gj7gh8xu5v
    @user-gj7gh8xu5v 8 หลายเดือนก่อน

    Waxa ii fasirtan hoyaday ayaa waxay ku riyotay ilkaheda hoose mid kamida dhacday gosahedana Hal xaba kadhacay

  • @AminoAli-p2f
    @AminoAli-p2f 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan. Ahay marwo. Waxaan. Kuriyoday lutaigajabtay. Iyo. nin kale. lugtakajabtay. ninkana riyada. waniskuqanaa