MacalinMuse2
MacalinMuse2
  • 16
  • 37 686

วีดีโอ

Maxaa kula Gudboon Hadii Aad Tahay Mufassir Axlaam
มุมมอง 101ปีที่แล้ว
Maxaa kula Gudboon Hadii Aad Tahay Mufassir Axlaam
Mudo Gaaban Kadib MarKale Waa Kuwan Jawaabihiina Part(4)
มุมมอง 220ปีที่แล้ว
Mudo Gaaban Kadib MarKale Waa Kuwan Jawaabihiina Part(4)
Waa Mar Kale Iyo Jawaabaha SuAalihiina (Part 3)
มุมมอง 201ปีที่แล้ว
Waa Mar Kale Iyo Jawaabaha SuAalihiina (Part 3)
Waa Markale & Jawaabaha Su’aalihiina (part 2)
มุมมอง 221ปีที่แล้ว
Waa Markale & Jawaabaha Su’aalihiina (part 2)
Waxaan Ka jawaabayaa Su,aalaha commentiga Ee YouTube ka
มุมมอง 166ปีที่แล้ว
Waxaan Ka jawaabayaa Su,aalaha commentiga Ee TH-cam ka
Waxaan Ku riyooday Qof Nool Dhintay & Qof Dhintay Mar kale Dhimanaayo?
มุมมอง 237ปีที่แล้ว
Waxaan Ku riyooday Qof Nool Dhintay & Qof Dhintay Mar kale Dhimanaayo?
Maxaad ka ogtahay Riyooyinkaan Bishaarada Ah ? iska baro Hada .....
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
#Fasiraada_Riyooyinka
Qaar kamid Ah Jawaabaha Aan Ku bixiyay Tiktok Part One(1)
มุมมอง 147ปีที่แล้ว
Qaar kamid Ah Jawaabaha Aan Ku bixiyay Tiktok Part One(1)
Wax Ka Baro Khilaafka Kaala Dhaxeeyo Ninkaaga/Xaaskaafa..Muxuu Ku Saleesan Yahay?
มุมมอง 246ปีที่แล้ว
Wax Ka Baro Khilaafka Kaala Dhaxeeyo Ninkaaga/Xaaskaafa..Muxuu Ku Saleesan Yahay?
Madoonaysaa Inaad Ogaato Inaad sixrantahay Daawo Muuqaalkan……..
มุมมอง 294ปีที่แล้ว
Madoonaysaa Inaad Ogaato Inaad sixrantahay Daawo Muuqaalkan……..
Aragtida Cadowga Riyo Lagu Arko wax ka Baro || Macalin Muse
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Aragtida Cadowga Riyo Lagu Arko wax ka Baro || Macalin Muse
9 kaan Calaamad Hadii Aad Ku Aragto Qof Dhintay Wax Ka Baro Waxa Ay Yihiin
มุมมอง 2Kปีที่แล้ว
9 kaan Calaamad Hadii Aad Ku Aragto Qof Dhintay Wax Ka Baro Waxa Ay Yihiin
Wiilow Bishaaro Gabarey Bishaaro Hadaa Ku Riyooto Riyooyinkaan Mid Kamid Ah
มุมมอง 1.7Kปีที่แล้ว
Wiilow Bishaaro Gabarey Bishaaro Hadaa Ku Riyooto Riyooyinkaan Mid Kamid Ah
10 Kaan Riyo Mid Kamid Ah Hadaa Ku Riyooto Fadlan Cid Hala Wadaagin
มุมมอง 4.5Kปีที่แล้ว
10 Kaan Riyo Mid Kamid Ah Hadaa Ku Riyooto Fadlan Cid Hala Wadaagin
Dhiiga caadada oo lagu Riyoodo Gabar -Xaas - Garoob || Macalin muse
มุมมอง 18Kปีที่แล้ว
Dhiiga caadada oo lagu Riyoodo Gabar -Xaas - Garoob || Macalin muse

ความคิดเห็น

  • @MarhuusDiyab
    @MarhuusDiyab 8 วันที่ผ่านมา

    Sheeq below naglaqabo hadeykuriyoto ayado cado ujoogto ninkeda wuxuukuwada qyiyaano

  • @NasraHaybe-d5v
    @NasraHaybe-d5v 13 วันที่ผ่านมา

    Waxan ku riyooday sheekhow anigoo wallakay ilkaha hoose ii xiray ilkahaygoo caadiya ooy igasoo daateen kadibna an oynayo waliba qaylinayo😢😮

  • @user-ry3zd4lz1h
    @user-ry3zd4lz1h 21 วันที่ผ่านมา

    Asc shiikh aniga waxan ahay gabar aan xaas soo marin waxaan ku riyooday dhiiga xaydka iyadoo xinjir wayn iga soo dhacaday

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 25 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxan kuriyoda labada hore iyo hal gows oo iga dhacay 😢

  • @falismohamed9413
    @falismohamed9413 หลายเดือนก่อน

    Asc Shekih . Inshaa Allah Khear Riyada iliga hoose ka dhacayan Lkn oo marka aan arkay iliga suscaaa/ Misa gudaha ka bolaley maxeey tahay inta iska tuurey oo anaa dhaayo marka hore ba umahnen

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 2 หลายเดือนก่อน

    Riyada anigo nin IGA dhinte o asaay lesaarayo lkn leyma qabo Ii so fisir sheiq muuse

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 2 หลายเดือนก่อน

    Ii fisir singal baan ahay caruur u jogto

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 2 หลายเดือนก่อน

    Waxn arka dhiiga dharkeyga so dhaafe o ganbar Aan Ku fadhiye Ku halaawayo wale tusa Wana Ka dhaqa hadi riyada Laga yimado run bu ihaaya

  • @AminoAli-p2f
    @AminoAli-p2f 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan. Ahay marwo. Waxaan. Kuriyoday lutaigajabtay. Iyo. nin kale. lugtakajabtay. ninkana riyada. waniskuqanaa

  • @DekaDaud-lh6mf
    @DekaDaud-lh6mf 2 หลายเดือนก่อน

    Waa la iqabaa waxanan ku riyoda kuwa hoose oo IGA daatay iso fasir plz😔

    • @Aasha543
      @Aasha543 2 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ahay Lkn wuxuu dhhy sheeekha safar aan so laabasho leheen iyo geeri uunba noqon karaa😢

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 2 หลายเดือนก่อน

    Gows sare Riyadeedu Mxay Noqonysaaa Ilkaha hore Iyo Mici Buu sheekhu sheegay Ani Gows sare Oo Carabka Kusoo qabtay kdibna Tufay isgooo Bilaaa dhiigaa Dhiig dhan Igma imaanyo , Kuriyooday Illahoow Khayr Ka dhig RIYDA kle Aaan Kuriyooday Ee I gusoo Noqnotayna In badan waa Anoo Meeel Ilmo Garacyo Ah Lagu Qaybinayo Ka Soo Qaadanya Oo Gabdha Dooranya Inana Waan Ahay Single ah She3khow I fasir REPLY ME😔👇

  • @CabduqaadirJaamac
    @CabduqaadirJaamac 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq anig waxa arkay anigoo ilka kore iga daateen gacanta waxa aha xaasle shiiq jawab iso sii fadlan

  • @IstaahilCali-zi8xr
    @IstaahilCali-zi8xr 2 หลายเดือนก่อน

    Allow nolasha cusub noorumay 🤲🤲😓

  • @shamsudinabdi5173
    @shamsudinabdi5173 3 หลายเดือนก่อน

    shekoow habeen walaba waxaa igu soo noq noqta ilkaha oo dhamaan tood iga daa dajaya oo inti gacama ku qaaado aan hoyadeey u dhibiyo walhin way igu soo noq noqtay fadlan iga so jawaaab😭

    • @Fartun76
      @Fartun76 3 หลายเดือนก่อน

      Walal.maficno Riyada ilkaha aniga bishan dexdeda ayan kuriyoday gowsaha igasodateen 28/4/24 ayan awowgey wayay alha unaxiste😢🤲

  • @user-zk7oi3dh1d
    @user-zk7oi3dh1d 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran wallhi wcan dhoola adeeyay😂❤❤❤

  • @iqrasaciid-oz1pp
    @iqrasaciid-oz1pp 3 หลายเดือนก่อน

    Wan kuriyoday waxana ahy garob walibo anigoo dabaq Saran gedo qurux bdn Iyo bad korkadawanayo allow irumee

  • @user-jd5lp2cz2y
    @user-jd5lp2cz2y 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sh Musa Waha ku rayoday anako la joka. Sh cumada kamitah lajoka

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq 3 หลายเดือนก่อน

    Qeyr alle haku siyo shakh wa marki sadexad an riyonayo ani xasna ma ahi guur xalal ah o wangsan lagu xasilo ubad qeyr qaba alle ha iga dhigo insha allah

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 3 หลายเดือนก่อน

    Labo hbeen ba ku riyooday ilkaha sare iga dadanayo so kleh hben klena kuwa hoose marka mnta so radiyay shekhow caloosha I hurtay allah khayr hka dhigo😢

    • @hamdamoha8153
      @hamdamoha8153 3 หลายเดือนก่อน

      Wli wx ma argty 😢

  • @SumayaMohamed-sg6iw
    @SumayaMohamed-sg6iw 3 หลายเดือนก่อน

    Anoo mushkilad iyo xanuun ku dhex jiran ku riyoday rabiyow noo rumeey 😢

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 4 หลายเดือนก่อน

    wan farxy alxmduallh illhw irumey rabiyow❤🤲🤲🤲

  • @user-hf7rw8um9i
    @user-hf7rw8um9i 5 หลายเดือนก่อน

    Baragalaah sheikh Aniga marwo Ayaan ahaay m.a wlhi Mar walbo wan gu riyothaa Aniga dhik igu dhacaay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Tasniim-c1
    @Tasniim-c1 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh wxaa ku riyooday anigoo lugtayda bidix ciribta cadkeeda isoo go ay isagoo bislaaday maxaa weeye please iisoo fasair😢

  • @Bilan3366o
    @Bilan3366o 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh waxan ku riyooday xalay labada ilkood ee hore oo iga dhacay lkn ma xasuusto inaa gacanta ku hayay iyo in ay dhulka igaga dhaceen 😢 habeen horena waxan ku riyooday anoo duulaya oo dadka dhan cirta soo wada eegayan ana aan cirka duulayo plz iso jawaab jasakalaah

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 5 หลายเดือนก่อน

      Wcs mashaa allah wll waxan filaaya rioyadda ad ku riiyotay adiigo dhulayo ineey kaa ahatey haga iyo jinka allahu aclam asc adiigo weyso qaabo sexo wlal adkarta dhucadda neh aqriso inshaa allah scw scw scw ❤

  • @safiyasheikhmaxamud3600
    @safiyasheikhmaxamud3600 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh

  • @safiyasheikhmaxamud3600
    @safiyasheikhmaxamud3600 7 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @AbdishakurOmar013-sp6gm
    @AbdishakurOmar013-sp6gm 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan rabaa shiiqeygi inad ii fasirtid riyada ah qalinka ilha año gashanayo ayaan ku tiyoday

  • @user-yu4cp6mv2x
    @user-yu4cp6mv2x 7 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah. Aniga wankuyoda. Ayado. Iyiguimata.y. Iilahy riyinkena hanorumeyo❤

  • @user-gj7gh8xu5v
    @user-gj7gh8xu5v 8 หลายเดือนก่อน

    Waxa ii fasirtan hoyaday ayaa waxay ku riyotay ilkaheda hoose mid kamida dhacday gosahedana Hal xaba kadhacay

  • @user-lu4rw7nj9g
    @user-lu4rw7nj9g 8 หลายเดือนก่อน

    Bisika bisika

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq 8 หลายเดือนก่อน

    Labo mar ayan ku riyoday xalay an marki labad ku riyoday alhamdulilah shekho wa iga farxisay xasna ma ahi

  • @mohamedbashirgedi7344
    @mohamedbashirgedi7344 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahaw kheir iga dhig amiin

  • @anzalfaarax2376
    @anzalfaarax2376 8 หลายเดือนก่อน

    Mash allh wlhi waa iga farxise allow iirumey ani waaku riyoode 🤲

  • @user-mf2iv5jn8p
    @user-mf2iv5jn8p 8 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow maxaa iga dhexisay maantan kuriyooday wlho anigoo xeydka iyimid😢😢😢😢😢

  • @samiyamolid3559
    @samiyamolid3559 9 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaah ilahaw adiga ayaa mad iskale

  • @umalkhayrmahdi5550
    @umalkhayrmahdi5550 9 หลายเดือนก่อน

    ma ihii gabdh la qapo waxan ahy inan yaro oo imika noloshu bilow u tahy waxana ku riyooda dhiga cadada oo igu dhacay kaaso wlipa xanun ku daremay😮

  • @user-cl3yb6fl6q
    @user-cl3yb6fl6q 10 หลายเดือนก่อน

    Jawb nago dhig mataqayo hadi an ku riyodo maxa lagu fasra

  • @shuubilan9781
    @shuubilan9781 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikhow waxan ku riyode ano dhiig iga socda dhiig xinjiro waa weyn ah wali maxey noqon karta xaas ban ahay 3sano wax ciyal ahna ma dhalin

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv 10 หลายเดือนก่อน

    Mash allah

  • @user-bf6xh5xr7n
    @user-bf6xh5xr7n 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxaan rabaa riyadaan inaad ii fasirto waxaan ku riyooday nabi muxamed geeridiisii oo ah tabtay u dhacday ka Dibna waan ooyay oo waa naxsanaa markaan bararugay

  • @ubaxahmed5011
    @ubaxahmed5011 11 หลายเดือนก่อน

    Sheikh wxa ku riyode ano dhiga xeydka qabo oo salad tukanaya ifasir plz dag dag 😢

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 ปีที่แล้ว

    50lulahaa asagu odag isma dhahayo 50 ma caadaa kawada goda

  • @sodamustaf2860
    @sodamustaf2860 ปีที่แล้ว

    Sax waye

  • @intisaammohamed1976
    @intisaammohamed1976 ปีที่แล้ว

    AlhamdulilaH ❤ ilahow rajoyinka iyo Royoyinkena ino Rume

  • @cumar456maalow8
    @cumar456maalow8 ปีที่แล้ว

    Asc sh. Waxaa ku riyooday anigo Sanka Dulka Bidix Dhiig Farabadan iga Socdo Aabana Iga duubaayo Dhiiga wuuna kuu guuleestay kadib madaxoo iga afuuday waana ooyay dhiigana wuu istaagay isoo fasir sh. Qer allha ku siiyee

  • @user-mz7og5vu5g
    @user-mz7og5vu5g ปีที่แล้ว

    waxa kuriyotay tubonika dhiga Cadada ika dhacay 2 nin mel ey fadhiso udhow iso jawab bls

  • @drsmiina
    @drsmiina ปีที่แล้ว

    Ustaad ii fasir riyada qof kle ku dhacey dhiiga caadada oo badan zaaa id ugu qulqulaayo 😢

  • @munashidibnucaamir3405
    @munashidibnucaamir3405 ปีที่แล้ว

    Khayir allaha kusiiyo aduuniyo aakhiiro kuwa liibanay ha kaadhigo

  • @yussraissaq9535
    @yussraissaq9535 ปีที่แล้ว

    Asc sheq Allh kuxifdiyo waxaa ifasirta oo yab igulaha aniga iyo xajigeey oo hal habeen iskuriyo kuriyonay oo riyadas oo ah qof asiga aqon kor uleh anigana aqon kora uleyahy lkn aniga askiis aya qon weyn iskulenahy

  • @munashidibnucaamir3405
    @munashidibnucaamir3405 ปีที่แล้ว

    Wiil ayaa ku riyaaday wil ilaahaydartii ayku walaaloobeen isagoo qalbiga xanuunka dareemaya ayuu wiilkii kale quraanku akhriyey aadu codmacaan wilkii xanuun sanayey ayaa dhahay masha allaah waa sheekh cafaasi oo xagantaagan waana ku caafimaaday quraankii allaha kusharfo aakhiro iyo aduunba eenoofasir macalin cilmiga riyada alle waa kubaray masha allaah