Sh C|Rahman Bashir┇►Falaqaynta Awooda Masar & Itoobiya Ku Leeyihin Aduunka, Chine Afrika muxu karaba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    #shjabuuti , ᴴᴰ┇
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 TH-cam:- / daarulkheyr

ความคิดเห็น • 58

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali 9 วันที่ผ่านมา +8

    Ninkaan waa nin cilmi fiican

  • @abdulkadirali9024
    @abdulkadirali9024 2 วันที่ผ่านมา

    Sheikh abdirahman waa in loo dorta wasiirka ariimaha diiwada🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdiqaniAxmed-r5e
    @CabdiqaniAxmed-r5e 6 วันที่ผ่านมา +2

    MAANTA MASAR MA AH CIIDAN ISLAAM MA AH DHEXDIISA MUSLIIMINTA UMASHAQEYAAN EE ISKA JIRA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂🎉🎉🎉

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 9 วันที่ผ่านมา +8

    Sheekh cabdiraxmaan sodigii toosna ey sherkh wanaagsan ahaa ma qsfaadweyn amba ilmo afweyne yaa ku afduubtay

  • @bashirbudul1623
    @bashirbudul1623 4 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh abdirahman for presidency

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 วันที่ผ่านมา

    Maweladan caruurta

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 7 วันที่ผ่านมา

    Maa anigu ii ogahay ciilkaan u qabo etoobiya nijaasta wallhi oo bilaahi soomali wnkala midaysanahy midowga cadogeena wixii maangaba waa yeelkii from Hargaysa ❤

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 6 วันที่ผ่านมา

      Alle haku sharfo saxib caqli badan aya tahay walaysku kendiray cuqdad iyo colad aan jirin aya laysu keen galiyay kadibna waynaga burburnay e sida bahalada isu cunay

  • @musabbashir4591
    @musabbashir4591 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan odaygaa yaa ismaaciil noogu badalo ❤❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 6 วันที่ผ่านมา

    Sheekhan Muxu Isla soo sharrixi layahay

  • @Haghar2001-yd3hc
    @Haghar2001-yd3hc 10 วันที่ผ่านมา

    Madaxda somaliya dhibka heystaa waa ineysan lahayn wax cilmi baadhis ku dhisan 😢
    Qof kastaaba waxaa uu raba inuu keligisa wax dhiso 😢
    Somaliyey Aqoonyahnadeena wax ka qaadano ❤❤❤

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 9 วันที่ผ่านมา

      Wax cilmi leh ayaaba iska yar madaxda somalida meel walba oo ay joogaan

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan u naqaanaa qalalan QASHIN, qoyan WASAQ,

  • @adilshegowsagar5059
    @adilshegowsagar5059 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ku talinlahaa, muuqaalka inaa aad hajisaan oo aad ka deysaan backgroundka, inta badan wuu jajabayaa muuqaalka, Codkuna in lahubiyo. aad ayaan u soo dhoweynayaa Sheekh Soo jedintiisa, waa Macalin wanaagsan.

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 2 วันที่ผ่านมา +1

    DAGAALKII 1977 shirqoolkii ay soomaaliya ku dhacday, ayay mar kale reer galbeedka wadaan.

    • @FY-Editzz
      @FY-Editzz 2 วันที่ผ่านมา

      Abit Ahmed wuu wareersan yahay ee haloo dhakado

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 7 วันที่ผ่านมา +2

    Riyo haday dib leeyihiin dabadooda ayay ku qarsan lahaayeen.
    Markaa hiil ay uhiiliyaan xamaas daaye askartoodii ayay yahuudu hadh cad kulaysa iyagoon soo dhaafin xadkooda

  • @hamdiahmed6695
    @hamdiahmed6695 วันที่ผ่านมา

    Edit is very low quality next time bro make sure high quality videos

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 7 วันที่ผ่านมา

    Waa xaqiiq

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 8 วันที่ผ่านมา +1

    Xabashi Abid Soomaali qabsan mayo.

  • @maxamedcumar8588
    @maxamedcumar8588 7 วันที่ผ่านมา

    Gaza

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 9 วันที่ผ่านมา +2

    Mida 4aad wadaadka waaka hoosbaxday waana u cududaaraya maaha nin sidhaba ula socda wacyiga somalida dhexdeeda ,Dawladaan hadda jirt ayadaa ku hawlan inay isku dirty qabaailka somaliyeed halkay midayn lahayd bal eeg waxa ka socda maanta gobolada dhexe ee dalka ,

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 6 วันที่ผ่านมา

    ❤Sheeydaan ARamaan BASHIIR WAA CADOWGA 1 AAD EE SOMALILAND ❤❤❤🎉🎉😮😅😅

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ethiopia iney 100m Tahay shaki weyn ayaa iiga jira!!!!? Walaahi arinkaas hala baaro si ka fiirsasho leh😮😮😮

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 7 วันที่ผ่านมา

    Aljèria oo masar iyadaa kakormartay ayaa laleeyahay

  • @bashirali5022
    @bashirali5022 7 วันที่ผ่านมา

    Waa la illobay in saraakiishii ugu sarreryey ciidammada Masar tababbar loo geeyey USA
    Markii ay soonqdeen badda Mediterssnean lagu
    qarxiyey taasoo fursad sii say Siisi

  • @warss11
    @warss11 6 วันที่ผ่านมา +4

    Jealousy usually refers to thoughts or feelings of insecurity see of Somalia fear and concern over a relative lack of vision or security. Jealousy can consist of one or more emotions such as anger, resentment, inadequacy, helplessness or disgust.long life Somaliland❤

    • @kafiyafarah5429
      @kafiyafarah5429 3 วันที่ผ่านมา +2

      U mean Somalia 🇸🇴 😏 because there is no country called Somaliland😅😅

    • @warss11
      @warss11 3 วันที่ผ่านมา +1

      @@kafiyafarah5429 The protectorate gained independence as the state of Somaliland on 26 June 1960, but just a few days later it merged with Italian Somaliland to form a new Somali Republic (Somalia) on 1 July 1960.
      After Somalia's central government collapsed in 1991, the former territory of British Somaliland declared independence in May 1991, as the Republic of Somaliland.

    • @kafiyafarah5429
      @kafiyafarah5429 3 วันที่ผ่านมา

      @warss11 may Allah heal you bro cuz you and same mind people need it 🤲 and it's okay to dream keep dreaming ✨️ I will even say sweet dreams 😅😅 5 of Somalia 🇸🇴 4 ever 💪💪

    • @warss11
      @warss11 2 วันที่ผ่านมา

      @@kafiyafarah5429 I was born in 1991, I have only seen the Somaliland flag, system, vision. Still don't understand where you are going? That's why I said envy is a disease! So typically whenever the truth comes out you run to religion. We look forward we will never see Somali next board Ethiopia❤

    • @kafiyafarah5429
      @kafiyafarah5429 2 วันที่ผ่านมา

      @warss11 what's there to envy 🤣😆 as I said it's okay to dream. GOOD LUCK 👍

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 8 วันที่ผ่านมา +3

    Ethiopia tiradeedu waa been

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 4 วันที่ผ่านมา

    Muhiimada waxaa weeye masar yaa maamulla alsisi madhici karto because hadii ay soo baxaaan ciidanku way dilayaan sisi isna marabo

  • @Ikran-d7o
    @Ikran-d7o 7 วันที่ผ่านมา

    Side dumarka ha u sheekeyn

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkani siyaasad ayuu ka doortay arimihi wanaagsana ,nacaybka somaliland waa u dheer yahay

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 7 วันที่ผ่านมา

    Waa runtii 70 milyan

  • @abdillahimahabdillahi5952
    @abdillahimahabdillahi5952 6 วันที่ผ่านมา

    😅

  • @SuleymanAbiib
    @SuleymanAbiib 6 วันที่ผ่านมา

    Wacdigii ma sheeko manneeno kubadalatey

  • @user-nu6tm4yz6i
    @user-nu6tm4yz6i 9 วันที่ผ่านมา +2

    Laakiin ciidanka masar maaha ciidan dagaal ee waa ciidan dhoolatus

    • @zaki799
      @zaki799 9 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa sxb ciidan u tababaran maaha dagaal

    • @tewodrosnigussie9550
      @tewodrosnigussie9550 วันที่ผ่านมา

      Ethiopian army is well trained and they are fight many war.

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 7 วันที่ผ่านมา

    Sax

  • @Fahmofiican7
    @Fahmofiican7 4 วันที่ผ่านมา

    لاما كلمت بدوي المكلمات اجل حق جول اتسل رقم جديد جول صقير

  • @DanielAlemuBekele
    @DanielAlemuBekele 9 วันที่ผ่านมา

    Dhagax kariye

  • @guuleedfaracade8964
    @guuleedfaracade8964 6 วันที่ผ่านมา

    Lakin hadu dagaal bilamo midwaliba cawiinbu helaya

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 7 วันที่ผ่านมา

    Aragtida jabuuti somalia kusoo dar 😂

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 9 วันที่ผ่านมา

    Been buu kubilabay c/raxman b

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 7 วันที่ผ่านมา

    Faqash iyo jabuutiyan isu jiibinaya ,waxa idinka maqan uun afweyne 😂

  • @Warsamehashim
    @Warsamehashim 10 วันที่ผ่านมา +3

    😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 9 วันที่ผ่านมา +2

      😂😂😂😂😂😂oromo waa iska qosleysaa wax kale ma jiraan😅

    • @MaxamedSharmake-os6dz
      @MaxamedSharmake-os6dz 8 วันที่ผ่านมา +2

      BOOWE
      guudeheena waa lagu jiraa Itoobiyaan meel kastoo lagu arko Hala dilo waa cadawgeena dalkeena weerar ku ah

  • @user-nu6tm4yz6i
    @user-nu6tm4yz6i 9 วันที่ผ่านมา

    Iyo dagaalka lacagta

  • @AhmadAbdalla-f9t
    @AhmadAbdalla-f9t 8 วันที่ผ่านมา

    Benale adigu islam matihid adigu jannada ma arkessid

    • @AbdikaniHussein-qi7qe
      @AbdikaniHussein-qi7qe 7 วันที่ผ่านมา +1

      Janadu ma xaafad aad leedahy baa😂

    • @user-yi1fu7ml6f
      @user-yi1fu7ml6f 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ma adigaa janada ka xigo mise janada ayaad fureheeda haysaa ka xishoo culimada