3 Tafsiir Oo Ay Leeyihiin Riyada ilkaha 2 Aad Ayey U Fiicantahay Midna Waa Laga Fiicanyahay Daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 มี.ค. 2022
  • #sheekh#riimi#channel

ความคิดเห็น • 177

  • @user-rv1dc8pi1c
    @user-rv1dc8pi1c 27 วันที่ผ่านมา +1

    Walaalaha muslimiinta ahoow waxaan ubaahanahay awlaad iisooduceya

  • @fartunmohamed4669
    @fartunmohamed4669 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxman rabigayga raxmaankaa uga baryayaa in uu muraadkooda u shall adun iyo akhiro sadaqadana ka aqbalo kuwi xoodka nebi Muhammed ka caba u Allaah ku daro awlada illaahey u xifdiyo adun iyo akhiro aamiin

  • @xaliimoxasan995
    @xaliimoxasan995 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allaha ku xafido shiiq jasakumalahu qeyr wa ku faraxsanahay ina noqdo qofkii ugu horeyay masha Allah

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha Ubadbaadsho Owlaada iyada iyo dhaman qurba joogta

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashallah shukran Aamiin inshallah

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabataka laah illahey muradkeda ha u sahlo adun iyo aakhiro

  • @xaliimoxasan995
    @xaliimoxasan995 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allaha barakeyo walalahen wax waliba oo qeyra oo qalbigoda ku jiro allaha u yeelo Insha Allah

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah sheikh mar walba waa kugu xiranahay

  • @Ci___se
    @Ci___se 4 หลายเดือนก่อน +2

    11:14 alx riyada wan arkay ilko badan baa iga daa tay gacan tayda ayayna ku dhacen
    Ilahaw riyadaa irumee cimri dheer iyo cibado suban ban ku waydiistay🤲🤲🤲🤲
    Jasa kala khayr sheekh ala haku xifdiyo

  • @zeynababdullahiadanali1446
    @zeynababdullahiadanali1446 2 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خيرا يا شيخ وجعله الله في ميزان حسناتك

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhoow ILAAHAY kheyr badan ha siiyo labadaa hablood ALLAAHUMA amiin amiin amiin

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. ปีที่แล้ว

    Allaahuma sali wasalim wa baarik calaa nabiyana wa xabiibuna mohamed scw

  • @fadumoabdirahman849
    @fadumoabdirahman849 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah hasiiyo muraad kooda

  • @bisharaibrahim1464
    @bisharaibrahim1464 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ya Allah ya rahman ya razaq muradkotha usahal

  • @mariaahmedupdiqaadir9520
    @mariaahmedupdiqaadir9520 ปีที่แล้ว +6

    Alaha umuurahooda ha usahlo ♥️💯🤲😭🤲

  • @maxamedaadanmacalin8269
    @maxamedaadanmacalin8269 2 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa rabi muraadkooda Allha u sahalo

  • @123flower5
    @123flower5 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheekh ilahayi haka aqbaloo saqada ayi labaxeen dumar kaasi aniguu aad baan kaga fa idaa ruunti jazakalah khair walalo janada kuu kuulma ilahayi haynaga dhiiguu amiin amiin amiin ya rabil calamiin

  • @shaandheyaofficial9859
    @shaandheyaofficial9859 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah sheikh

  • @cabdirisaaqdaauud5049
    @cabdirisaaqdaauud5049 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay muraadkooda ha u sahlo muraadkooda oo khayra insha Allah

  • @leylacabdirizak1179
    @leylacabdirizak1179 2 ปีที่แล้ว +3

    Aduun iyo aqiro liban alaha siyo hoyoyinkas❤️🙏

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 2 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay waa wanaagsane amuurahooda ha u sahlo haweenkaas sadaqada la baxay illahay wx ka khayr badan ha ugu bedelo

  • @ubahali6003
    @ubahali6003 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq allaah ku xifdiyo amiin amiin amiin yarabi adigana iyo 2 hooyoyinka ah muradakooda allaah ha usahalo amiin amiin amiin yarabi

  • @ibraahimdeeqa
    @ibraahimdeeqa ปีที่แล้ว

    ilaahey xa xafido labada maamo aduun iyo aakiro aamiin

  • @zaytunaxmed9710
    @zaytunaxmed9710 2 ปีที่แล้ว

    Allah how sahalo wax walbo khayr ugu jiro aduun iyo akhiiro

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah muraadkooda allaaha u sahlo

  • @safiyaaxmed2405
    @safiyaaxmed2405 ปีที่แล้ว

    Rabi moraadkooda oo khayr ah ha u sahlo

  • @NiciimoAhmed-xm5xr
    @NiciimoAhmed-xm5xr 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Shiikh Ilaahey haku barakeeyo

  • @nadiraismaciil2367
    @nadiraismaciil2367 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha usahlo muraadkoodo san🤲anagana allah hano sahlo muraadkeno san aan macsi lahayn🤲

  • @sahuurarif1224
    @sahuurarif1224 2 ปีที่แล้ว

    Muraadkoda alle ha sahlo mamoyinka adne sheikh alle ajir iyo xasanaad haka siyo aamiin

  • @sacdiyazahal7430
    @sacdiyazahal7430 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha barkeeyo inshalah 2 mamo

  • @souheibmahdi5154
    @souheibmahdi5154 2 ปีที่แล้ว

    Inchallah Allah Muraat koda Allah a siyo aminn ya rabi

  • @nastehomohamud2943
    @nastehomohamud2943 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xafido shiikh riimi

  • @zahramoalim7594
    @zahramoalim7594 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha fududeyo waxa
    Ayjecel yihiin 💜

  • @deeqo4088
    @deeqo4088 ปีที่แล้ว

    Masha allh masha allh ala ilahay waxa ay jece shayah oo khayr ah ilahay ha u soodada jiyo mamada ceelka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️mamada kalena ilahay Muraad keda khayr qaba midigta haka sii yo. Laba damamo ilahay janada ha u gubu shareyo

  • @Haffyy
    @Haffyy ปีที่แล้ว +1

    Ilahow labadas mamo adun iyo aqaraba xafid ya Allah 🤲

  • @halimamahamud5840
    @halimamahamud5840 2 ปีที่แล้ว

    Allaa huma aamiin🤲🤲🤲

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa allaah

  • @naciimocigaal5060
    @naciimocigaal5060 2 ปีที่แล้ว +4

    Wakalhayow fataxadaa iisomara dar ilaahey muuraad adg baan leyahye🙏

    • @yaasirsiciidmuuse5811
      @yaasirsiciidmuuse5811 2 ปีที่แล้ว

      Wllyaal shiikha aadban ugubahanee intiina lanbarkiisa haysa isoosheega

  • @najmocabdisaalax6534
    @najmocabdisaalax6534 ปีที่แล้ว

    Shiqow docadada alle haku aqbalo.aniga iso docey xamiilan ahay inu alle ifududeyo.shugran shiqow ajir
    Iyo.xasanad.alle.haka.siyo.muradkoda.alle.ha.u sahlo.isha.allah.

  • @roodoali1746
    @roodoali1746 ปีที่แล้ว

    Amiin yaaa raabi 🤲

  • @mohamedyuunis5372
    @mohamedyuunis5372 2 ปีที่แล้ว +1

    gabadhaas illaahey haku aqbalo waa walaasheena

  • @saciidocismaan5109
    @saciidocismaan5109 8 หลายเดือนก่อน

    Illaha u sahlo muraadkooda inshaa allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmahamed6186
    @ahmedmahamed6186 2 ปีที่แล้ว +1

    Muraadkooda allh u sahlo

  • @hamidashequmar3772
    @hamidashequmar3772 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahe ajir iyo xasanad hasiyo ❤

  • @aragsanfaraxsan583
    @aragsanfaraxsan583 2 ปีที่แล้ว +1

    Labadas hooyo muraad kooda allaha usahlo wexey filayen wax ka badan oo kher ah allaha usahlo labada hooyo cimri dheer oo cibadaleh adunyo camal sanleh aakhiro janaleh allaha siiyo Awladudana baari allaha uga dhigo aduun iyo aakhiro allaha ku liibano wexey baxsaden wax ka kheyrbadan allaha ugu badalo labadan hooyo ee muxsininta ah

  • @XamdiAhmed-ps5br
    @XamdiAhmed-ps5br 9 หลายเดือนก่อน

    Allaha muraadkooda u sahlo insha Allah

  • @alimuhumed9688
    @alimuhumed9688 ปีที่แล้ว

    Arimaheeda oo khayr gacanta Allaha kagaliyo

  • @rahmadhaqane5658
    @rahmadhaqane5658 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayow faraj ugu fur mamooyinkaas ilahayna cafimaad sii

  • @barlindeqow6988
    @barlindeqow6988 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @luluhenna12official50
    @luluhenna12official50 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey waxee jecelyihiin hasiiyo oo qeer ah

  • @axmedcilmi6290
    @axmedcilmi6290 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @user-bp9qe1jv4p
    @user-bp9qe1jv4p 6 หลายเดือนก่อน

    Alle ha siiyo muradkooda dhamanteen

  • @sucaadinasahal6988
    @sucaadinasahal6988 9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay muraad kooda bilaa macsi ah ha usahlo insha allh

  • @nimcoxasan240
    @nimcoxasan240 ปีที่แล้ว

    Ilhay muradkoga ha fududeyo aamiin 😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadxiabdulahi8285
    @fadxiabdulahi8285 ปีที่แล้ว

    Ilahay muraad keeda oo macsiyalahayn allaha siiyo

  • @abdilhafidjimale5420
    @abdilhafidjimale5420 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shhikh riimi allah haku barakeeeyo
    Waxaaan ku riyooday anigooo qabriga ku jiro ooo jiiifka kasoo kacaya
    Malag yadana i hor joooogan lkn wajigooda ma aanan arag
    Markaan soo kacay ban korkayga fiirinaya qabri inaan ku jiran xaqiiiq saday
    Xogaa farxad ah baan daremayaa xiligaaa iyo nuur
    Su.aaalihi anoo lay weydiin paan kasoo kacayaa riyada
    Mahadsanid shiikhow iga soo jawab waan kusugaya insh.allh

  • @RiyaaqCali-mu1rp
    @RiyaaqCali-mu1rp 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha usah lo muradka dhamaan umada soomaaliyeed🎉❤❤

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +1

    Muraadkooda alllaha hau sahlo iyaguna sallaatul leylka haducaystaan

  • @user-bw4xe1ol3z
    @user-bw4xe1ol3z 5 หลายเดือนก่อน

    Alle ha usahlo muradkooda

  • @user-zr6bg5ng3j
    @user-zr6bg5ng3j ปีที่แล้ว

    allah u sahlo amurtoda

  • @user-rv1dc8pi1c
    @user-rv1dc8pi1c 27 วันที่ผ่านมา

    Asc wll awlaad iigusooduceeya inshaa alaah

  • @balqisodarling1122
    @balqisodarling1122 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi❤❤❤

  • @Nimconuurmohamed94Nimcuush
    @Nimconuurmohamed94Nimcuush 3 หลายเดือนก่อน

    Allx inta wax so dirsatay allah mel ja qer bdn allah ka siiyo allx riyada fasirkeda Wan ku farxay allx

  • @istareexhazenali6080
    @istareexhazenali6080 7 หลายเดือนก่อน

    Alllaha umuraha u sahlo amiiin

  • @aaminahussein3026
    @aaminahussein3026 ปีที่แล้ว +1

    Alle muraadkooda oo aan macsi lay hasiiyo hooyooyinka

  • @maxamedxasan-wg7ok
    @maxamedxasan-wg7ok 3 หลายเดือนก่อน

    Allh hau sahlo muradkoda

  • @caashocuud8425
    @caashocuud8425 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ha usahlo muradkoda

  • @UbahAhmed-uq4pk
    @UbahAhmed-uq4pk ปีที่แล้ว

    Alaha caafiyo

  • @rabiicasheekh2411
    @rabiicasheekh2411 ปีที่แล้ว

    Allah habarakeeyo maamooyinkaa maraad koodana midigta hakasiiyo rabbi

  • @MunaAbdihakim
    @MunaAbdihakim 4 หลายเดือนก่อน

    Mnshalah ❤ Ilahow muradkowda u fudude❤😊

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 2 ปีที่แล้ว

    Manshalaa tabarakalaaa yarabi anigana isii malan macsilahayn oon baxsano yaarabi

  • @mushtaqmaxamed3571
    @mushtaqmaxamed3571 ปีที่แล้ว

    Anaa kuriyooday ilig iga soo dhacay xalay mantan fasiraadaada maqalay shiikh

  • @JamaadMaxamed-bt2mf
    @JamaadMaxamed-bt2mf หลายเดือนก่อน

    Alaha u sahlo murad koda

  • @user-or9it7yu4i
    @user-or9it7yu4i 7 หลายเดือนก่อน

    Amin amin amin amin amin amin

  • @safiamoh4612
    @safiamoh4612 ปีที่แล้ว

    Alle muraadkooda how sahlo🥰🤲

  • @ikranabdulahi281
    @ikranabdulahi281 ปีที่แล้ว +1

    Alle hamigooda ha u rumeeyo

  • @hamdicadow9780
    @hamdicadow9780 ปีที่แล้ว

    Shek ifasir waxan kuriyody ilkaha hose labada dhexe oo IGA dhici Rabo lkn igamadhicin Allah kudanbidhafe ifasir shekh

  • @xabiibabayle978
    @xabiibabayle978 2 ปีที่แล้ว

    Maanshllh ilahy wuraad kooda midigta hakasiiyo hoyoyinka somaliyeed malkodana allh haubarakeeyo

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh

  • @xanaanqurux6758
    @xanaanqurux6758 2 ปีที่แล้ว

    Alle how sahlo muraadkooda aakhira iyo aduunba

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 ปีที่แล้ว

    M.a allow xafid musliminta dhan

  • @fardowsaegal5870
    @fardowsaegal5870 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh Rimi waankusalay kheyr allah kusiiyo lambarkaaga aan ubaahantahay meesha kama arko

  • @user-hh9yk3so6u
    @user-hh9yk3so6u 4 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @shukriabdillahi1121
    @shukriabdillahi1121 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh Riimi xageen kala soo xidhiidha

  • @shamsudinabdi5173
    @shamsudinabdi5173 ปีที่แล้ว

    cimiri dheerr lacag risaq jah❤️

  • @ifraaxabdilahi7539
    @ifraaxabdilahi7539 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafito dhamaantoot kheesh insha allaah

    • @IfraaxIfraax-ng9xp
      @IfraaxIfraax-ng9xp ปีที่แล้ว

      Alle ha cafiiyo dhamaantoot sheekh Insha Allah

  • @husseinmursalhussein3963
    @husseinmursalhussein3963 2 ปีที่แล้ว

    Inshallah Murat Koda Alah usahalo Amin 🤲🤲🤲

  • @husseinmursalhussein3963
    @husseinmursalhussein3963 2 ปีที่แล้ว

    Mashaclah

  • @hakeemhassan3800
    @hakeemhassan3800 5 หลายเดือนก่อน

    Amen ya rahman illahey'na haa kaa abal maariyo anakana illahey haa naa kuu arrassago inan muxsiniins nagoono amen y'a Allah

  • @user-mg3ez5co7k
    @user-mg3ez5co7k 2 หลายเดือนก่อน

    Alx sheekh wlhi markasta wnku riyooda ilahaygo daadanaya gacantyda ayayna kuso dhacda

  • @FaraxCali-bh1pr
    @FaraxCali-bh1pr 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xage lagalaso xidhiyaaa

  • @dr.apdirizackshine1228
    @dr.apdirizackshine1228 2 ปีที่แล้ว

    asc sheekh waxan ku riyooday ayeyday oo xanunsan oo dhabta hoyadey ku dhimanaysa😥iso fasir please sheekh

  • @maxamedxasan-wg7ok
    @maxamedxasan-wg7ok 3 หลายเดือนก่อน

    Allh hau sahlo

  • @ayanyassin2329
    @ayanyassin2329 ปีที่แล้ว

    Allow amiiin

  • @ubaxnimco7636
    @ubaxnimco7636 7 หลายเดือนก่อน

    Alle muradikoda ha udhibo

  • @SleepyDinosaurFossils-rm5iq
    @SleepyDinosaurFossils-rm5iq 2 หลายเดือนก่อน

    Alleh ha ushlo

  • @daadircali2433
    @daadircali2433 2 ปีที่แล้ว

    Labaduudaba waxay jeclyihiin allah usahlo i.a

  • @husseinmursalhussein3963
    @husseinmursalhussein3963 2 ปีที่แล้ว

    Sheq Maha suacleheyga kama jababtitmiya

  • @hoodomuse1137
    @hoodomuse1137 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh ilkaha oo diqsamay I fasir

  • @Happy-bs7pr
    @Happy-bs7pr 3 หลายเดือนก่อน

    Alle muradkoda haw fududeyo🤲🤲🤲