Cabdillaahi Cumar Xarrago Iyo Kinsi Xaaji Adam 🔥Iyo Heesta "GACAN GACAN"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • 🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Axmed Saleebaan Bide
    🌟Laxanka
    U/ Jiim Shiikh Muumin

ความคิดเห็น • 42

  • @abdifatahabdi5419
    @abdifatahabdi5419 2 ปีที่แล้ว +8

    Eeshqiyaasak hees. Xarago iyo kinsi Aun. Bal u fiirso laxanka uu saaray master oudkii jiim shiikh muumin alle ha caafiye. Aamin.
    Jiim sheikh cajiib❤

  • @abdiahmedyaasiin3373
    @abdiahmedyaasiin3373 2 ปีที่แล้ว +5

    Laba fanaan oo ay dadku jeclaayeen maasha allah
    Illaahay ha u naxariisto aaamin

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa dhegaysanaaya 2 October 2023 fadlan 👍 saar hadii aad dhegaysanayso allaw fanaaniin ma ahaayeen ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo labadaba xarago iyo kinsi iyo intii dhimatay oo dhan iyaga oo kale na soo mari maayaan laxan music codadka dahabiga ah maraawaxid fan waaa fankii hore

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +5

    Hees wacan, fannaaniin sare Allah how naxariisto, music + midho

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 2 ปีที่แล้ว +5

    Waah waah👏👏

  • @AbdullahiAbdi-r4e
    @AbdullahiAbdi-r4e 7 หลายเดือนก่อน +1

    erayadda abwan qaaqay musical iyo laxanka waa macalinkii waynaa jiim sh muumin muran ma gasho

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 2 ปีที่แล้ว +4

    Anaa u horeeyo

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha u naxariisto waa fan cajiiba

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 หลายเดือนก่อน

    Laba guur ku kulantiyo
    Laba gaar isugu wacan
    AUN labadaodaba aad ayaan u jeclahay heesaha Talantaaliga ah ay isla qaadaan Kinsi & Xarrago waliba hesaha kala ah👇
    Wajiyaal is xasuusta, & Barasho,🔥

  • @qadarahmed6859
    @qadarahmed6859 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees iyo bar AUN kinsi iyo xarago

  • @Cartan7
    @Cartan7 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waqooyiga Somalia aa heesaaya music

  • @AbdullahiAbdi-r4e
    @AbdullahiAbdi-r4e 8 หลายเดือนก่อน

    Caadi ma ahan labadan fanan iyo hada waxa fanan sheeganayo kaaf iyo kala dheeri musiga waa jiim woow

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 ปีที่แล้ว +2

    My Our Favourate Song❣️

  • @ayubahmed3151
    @ayubahmed3151 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadhiga ayaan kaaga kacay inna adeer. Alla maxey heestahay. Midda kale ma hubtaa in sawirkaa xarago yahay.
    Mahadsannid

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

    Xilligan Marxuumad/Legend..Kinsi X.Aden She Was Very young Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin...C/llahina Sidoo kale..scww.....

  • @maxamedfarcaano7454
    @maxamedfarcaano7454 2 ปีที่แล้ว +1

    Fankii oo dad ah!!!, Allaha qabriga u nuuriyo Xarrago iyo Kinsi

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii m.m.qaaqaay laxankii jiim sh muumin codka kinsi x.aadan iyo c/laahi xarago

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 ปีที่แล้ว

    Eraydii abaawan axmed saleeban bide

  • @bilansharaf779
    @bilansharaf779 2 ปีที่แล้ว

    Kinsiyoo yar codkeedii illaahay ha idiin naxaristo labadinaba

  • @adanjamakahin1671
    @adanjamakahin1671 ปีที่แล้ว

    Ya salam

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว

    Labadooba ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
    Kinsi xaaji aadan isku xaafad burco hablaha walaahay iga waynaa ayeey saaxiib ahaayeen gurigayaga inta badan joogi jirtay waa intaanay fanaanada noqon

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 2 ปีที่แล้ว +1

      Inta ay fanaanad noqon haddii aad aragtay must be early 70kii, waayo aniga waxaan ku daawaday Riwaayaddii " Jacayl Kala Waalan iyo Wajiyaal xasuusta" waxa ayn aheyd qiyaastii 1978kii baan filayaa. 79kii si fiican baan u arkay oo xaafadeenii bay muddo joogeen iyada iyo Kooxda Onkod. Waxaana waagaas u soo joogay oo ay soo saareen iyada iyo fanaankaan AUN heesta la yiraahdo " Balantii Labadeena Keebaa Awal beenshay..." waagaas qof buuran bay aheyd aun. Fanaankaan Xaragana nin ka xarago badnaa muusan jirin fanaaniintii waagaas waana uu qurxoonaa aun. inkastuu markii danbe xoogaa dhaanteeyey saanfilayana madaxa laga galay aun. dhamaantood. Amiin Allahuma Aamii.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Sheekh wll qoloma aheedna xilimay fanka gashay Goormay se dhimatay ale hau naxariistee

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare1917
      Waa isaaq habar yoonis
      Reer wayd waxaan u malaynayaa 2012 ama 2013 in mid dhimatay si saxa uma saxi karo wakhtiga geerideeda ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo aamin

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmansheekh5525 Sax waan garty iney isaaq ahed balse kinsi xaaji Ale ha unaxariisto wey uyareed waabariye dumarka uyar bey kujirtee ale ha naxariistee

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 หลายเดือนก่อน

    Dhamaantod allha unaxristo 😢

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 2 ปีที่แล้ว

    Xasuusa gara hargaysa kinsi iyo xarago

  • @abdiwelihassanjimale5193
    @abdiwelihassanjimale5193 8 หลายเดือนก่อน

    Curinta Heestan Been baad ka sheegteen Waxaa Sameeyay Abwaan Maxamed Maxamuud Qaaqaay.

    • @Abdinasirabdulle-to8of
      @Abdinasirabdulle-to8of 4 หลายเดือนก่อน

      Uuska bariiska halgu Kariya miyaa tidhiwax been qoral ah lame Shevlin.

  • @elmihajimohamed-somajeste5346
    @elmihajimohamed-somajeste5346 11 หลายเดือนก่อน

    Fadlan iska hubiya waxaad soo dhigaysaan. Heeskaan Gacan gacan, eryada. Mohamed mohamud (qaaqaa) ayaa allifay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 ปีที่แล้ว

    AUN MARXUUMIINTA

  • @heellolyricsqaraamyahan4174
    @heellolyricsqaraamyahan4174 2 ปีที่แล้ว +3

    Caqaartu waa Belaayo
    Xaqiiq Kuluc uun baa la dhigay laakiin kan cidlay kaga tagtay,diintaydaan ku dhaartee Haraggiisay ku tukatay soomanuu dhawaaninba, boodhkay ku liqday

    • @burhaan-ducoqabem.3863
      @burhaan-ducoqabem.3863 2 ปีที่แล้ว +1

      Wallee heesta maad dhegaysan uun ee waad dhuuxday libaax. Hahahah

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว +1

      @@burhaan-ducoqabem.3863 Xarsgo ma kaftalyo rsga ugu cod fiican ayuu ku jirey

    • @hassanabdi1040
      @hassanabdi1040 2 ปีที่แล้ว +2

      aduunyoy gabalkaa dhac ma maantaad tidhi xarago ayey kinsi ku tukatay ood ula jeedo way ka cod macaantahay sxb runta aan kuu sheege xarago nin halis ah ayuu ahaa weliba heeso badan aqaarta dhulka la dhacay wlhi fanaaninta kuwooda ugu cod macaan ayuu ku jiray waa labo mid un inaad nin yar tahay ciyaalkii dambe iyo inaadan fanka aqoon u lahayn

    • @hassanabdi1040
      @hassanabdi1040 2 ปีที่แล้ว

      aduunyoy gabalkaa dhac ma maantaad tidhi xarago ayey kinsi ku tukatay ood ula jeedo way ka cod macaantahay sxb runta aan kuu sheege xarago nin halis ah ayuu ahaa weliba heeso badan aqaarta dhulka la dhacay wlhi fanaaninta kuwooda ugu cod macaan ayuu ku jiray waa labo mid un inaad nin yar tahay ciyaalkii dambe iyo inaadan fanka aqoon u lahayn

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 11 หลายเดือนก่อน

      Cabdulaahi cumar xarago nin ka cod macaan ma jiro fanaaniita soomaaliyeed kinsina waa ninka kaliya ee ay isku soo baxaan markay wada heesayaan meesha dagaal ma socdo sxb fanka waxba kama taqaanid

  • @aarbaritogdheer3403
    @aarbaritogdheer3403 2 ปีที่แล้ว +1

    horta yaa abaal gala haduu jire se yaa gudi

  • @xalanebingo6160
    @xalanebingo6160 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanka fadlan yaa sheegi kara?!!

    • @Biotechsom
      @Biotechsom 3 หลายเดือนก่อน

      Abwaan Qaaqaay ayaa leh erayada