Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • 🌟Heestan waxa curinteeda laha
    Abwaan Maxamed Maxamud Qaaqa 1973
    🌟Laxanka iyo Garaacida
    U/ Jiim Shiikh Muumin
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

ความคิดเห็น • 190

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 4 ปีที่แล้ว +40

    Rabbul cuud Jiim Sh. Muumin❤ Hees yaab leh weeyi. Haddeer oo aan dhegaysanayo jabaqdu waa yartahay, roob shuux yar ahna ayaa ka da'aya hoygii xorriyadda/Hargeysa..

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +3

      Wah wah sxb waqti ka macaan waqtigaa cml lama helo🔥🔥

    • @djfadxi1467
      @djfadxi1467 2 ปีที่แล้ว

      @@Ehel_Caashaq1 said °4|

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Alla yas igeryo beertii xuriyads asn roobkas kuraxerystee .war maroobdon baad akhrisatern

  • @Abdikadirabdullahi-rh8tc
    @Abdikadirabdullahi-rh8tc 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wa habeen khamis ah trakhdu ay tahay 11 July 2024 sacadu ay tahay 3:30 am goobtu wa East africa anoo shaqadayda nightshiftiga kujira ayan heestan helay intaan dhagaysanayay runtii wanfoofay waaaw waaaaw. ❤

    • @Cawaale2024
      @Cawaale2024 2 หลายเดือนก่อน +1

      Barakada Fanka weeye Jaalle. Nabad Ahow.

  • @huud7497
    @huud7497 3 ปีที่แล้ว +10

    2021 xili galab ah oy goraxdu falareysay ayan ku dhageysanaya xebta macaneyd e kismayo cadey allaha u naxristo labada fananba

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +18

    Waw heestii heesaha iyo riwaayaddii wajiyaal isxasuusta many thanks #www

    • @ZakariyeAxmed-c7y
      @ZakariyeAxmed-c7y 6 หลายเดือนก่อน

      Aniguna markaad xeebtii kismaayo kudhageeysaneeyset aniguna waxaan kudhageeysansasyey dooxadii xordege.

  • @ayubahmed3151
    @ayubahmed3151 2 ปีที่แล้ว +5

    Macalin Jiim ilaahey jannadda fardowsa ha ka waraabsho

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 4 ปีที่แล้ว +8

    Jiim cimri dheer allh ku siiyo

    • @shafieahmedmohamed3920
      @shafieahmedmohamed3920 2 ปีที่แล้ว

      Ina sheik muumin sida uu wax ugaracayo maaalin ma moogaan karo adigana sanad baa kugu danbeysay

  • @alihersi5974
    @alihersi5974 2 ปีที่แล้ว +4

    heestaan kabankeeda markaan dhagaysto waxaan ogaadaa in wiil sida jiim cuudka u tuma uusan soo marin taariikhda soomaalida. bal eeg sida uu cajiibka u yahay laxankuna waa mucjiso kale Allow u naxariiso dhamaan abwaan qaaqaaa, jiim, xarago iyo kinsi

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 ปีที่แล้ว

      Goobe miyad ilawday

    • @alihersi5974
      @alihersi5974 2 ปีที่แล้ว

      @@SuperAbdul0000 goobe wuxuu ahaa nin aalado kala duwan tuma oo kabanka kaliya kuma ekayn wuxuu ahaa ninka ugu horeeya tumista aaladaha kala duwan ee musiga balse markay noqoto kabanka jiim iyo goobe laysma ag dhigi karo. jiim iska daaye goobe kabanka rag badan baa uga horeeya sida daa'uud, xudaydi, saalax qaasim ragaas oo dhan lama gaari karo

    • @cqanikhamiis2771
      @cqanikhamiis2771 7 หลายเดือนก่อน

      Xasan great isaguna waa top.

  • @mrfooljaan4853
    @mrfooljaan4853 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa ku dhageystey safar oo 12 saac ah o dhulka ah ceerigaabo ilaa hargeisa anigoo kaligey ah ax hees ❤

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 4 ปีที่แล้ว +5

    Waah waah waxaasaa heesa waa jawi dagan oo qurux badan oo rooban iyo Hargaysa, heesta iyo codadka iyo garaacistu isku haboonaa

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 7 หลายเดือนก่อน

      Iminnla mahhargeeysa a roobkada,ayaa.

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 4 ปีที่แล้ว +7

    Wax cusub keena ama dhagu ka ràageen sida kale sax

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +1

      Ustaad nuuradiin wanku salaamey

    • @muktarosman9706
      @muktarosman9706 3 ปีที่แล้ว

      weey macalinkaygii ustaad nuuradiin cali amaan lo'doon allah haku xafido

    • @moafku-xoogle8376
      @moafku-xoogle8376 3 ปีที่แล้ว

      Utsaadkayga waa kusalaamay

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 26 วันที่ผ่านมา +1

    25 bishii 8aad 2024 magalada boorama.❤

  • @foosiyacali2158
    @foosiyacali2158 4 ปีที่แล้ว +5

    Kinsi xaji xarago rabi naxariizte
    Jannad Ha idinku deeqo
    jiim adna samo ku noolw
    ale haku cafiya aamin

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

      Cod macaan😪😪😪😭😭😭

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 3 ปีที่แล้ว

      aamiin

    • @AaminaCabdiDahir
      @AaminaCabdiDahir 6 หลายเดือนก่อน

      Jiim Adna rabbi haku naxariisto isna waa raacay asxaabtiisa

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 ปีที่แล้ว +7

    Waaw heeskan waxu igu jooga qiiime aanan qiyaasikarayn wakhtiyo ahayd

  • @somtelkhayriyada9496
    @somtelkhayriyada9496 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ku dhegay sanayaa gantalaha har gaysa allah yar xamu fananiinta sida ookale roob ayaa da aya mash allah

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 ปีที่แล้ว +3

    18/7/2021 saacadu waa xili danbe 03:20AM subxigii baa dhow magaaladuna Mogadishu, D.wadajir, xaafada Buulo Xuubeey iyo hees aad u mcn Allah u naxariistee labada fanaanba.

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 8 หลายเดือนก่อน +1

      Oow buulo xuubeey xasuus xaafadii aan kusoo Korner by c.nasir c.lle kaahiye mahadsanid saaxiib marqaan wacan xaafadeeydii

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 8 หลายเดือนก่อน

      @@AadanMuxidin-s2o 13/01/2024 sxb walina isla wadajir baan jooga alle igu nabad yeelay in kastoo nin sxb kay ah oo habeenkii aan comment gaan qoraayay ila fadhiyay uu Holland joogo mid kalena Angola joogo, kaftan.

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว +5

    Heesaha abwaan qaaqaa jiim aya laxanada iyo kabanka inta badan saaray sidoo kale heesaha kinsi xaaji aadan qaado waxa laxanada inta badan iska leh al ustaad jiim

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 4 ปีที่แล้ว

      Bentaa ma ahan kinsi iyo jiim dad la hilikaro ma ahan

    • @umarabdi5814
      @umarabdi5814 4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad 🎶

    • @moafku-xoogle8376
      @moafku-xoogle8376 3 ปีที่แล้ว

      Luuqdii aan ugu jeclaa OO Kinsi ah+ Laxankii aan ugu jeclaa OO ah jiim+ gacantii macaanayd ee jiim

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 4 ปีที่แล้ว +9

    Wooow hees cajiib ah, waxaan ki dhegaysanayaa jawii macaan anoo ku sugan Xuduuda dalalka Kenya iyo Uganda oo aan gaariga meel cidlaa ku parking gareeyey heestaan iisoo dhacday. Thanks sxb

    • @nuurhassan4690
      @nuurhassan4690 3 ปีที่แล้ว +1

      Busia

    • @KayseKafaara-pl7cy
      @KayseKafaara-pl7cy ปีที่แล้ว

      @@nuurhassan4690 kiskafar
      . thanks again

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 8 หลายเดือนก่อน

      Thanks cawil gaashaan Ana muqdishaan marqaanka ugh jiraa deadline xamar hottest.
      By c.naasir

  • @xirsixuseen3072
    @xirsixuseen3072 26 วันที่ผ่านมา

    Waah waah saacadu wa 2:28am jawi dagan kinsi iyo xarago

  • @bulgerietv8482
    @bulgerietv8482 3 ปีที่แล้ว +7

    21 January
    2021
    Subaxnimo khamiis ah burco gaar ahaan October
    #10:30 😭😭

    • @abood4477
      @abood4477 3 ปีที่แล้ว

      Habar jaaclo waad salamantahiin dhamaantiin aasxabtii horee iyo dariis qaali ah o waayooho naakalafoogeeyaay

  • @mahadolad847
    @mahadolad847 หลายเดือนก่อน +1

    Erayada Abwan qaaqaay laxanka jiim sheekh muumin

  • @jamocumar5428
    @jamocumar5428 4 ปีที่แล้ว +3

    Waayo waayo iyo heesihii midhaha laha iyo codkii dahabiga ah

    • @jamocumar5428
      @jamocumar5428 4 ปีที่แล้ว

      💖💝💝💝💕💕💕💕

  • @sharmakekayse499
    @sharmakekayse499 2 ปีที่แล้ว +2

    Caawa ayuu geeriyoday Jiim sh. Mumin Allah ha u naxariisto.

    • @ayubahmed3151
      @ayubahmed3151 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahey jannadda fardowsa ha ka waraabsho

    • @djabirdoualeh9750
      @djabirdoualeh9750 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayubahmed3151 ALLAH ha u naxariisto Jiim Sheekh Muumin, haqqii baa u yimid, Jannatul firdaws. Amiin yaa ALLAH

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 ปีที่แล้ว +6

    Rabi haw naxariisto
    Kinsi iyo jiim sheekh muumin ❤🤍

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase หลายเดือนก่อน +1

    Hesta an marwalaba xasuusteda itabato kinsi vs xarago iyo barashadi labadena (uan) 11/08/2024

  • @abdirahmanhaaruun2354
    @abdirahmanhaaruun2354 3 ปีที่แล้ว +23

    Heestii ubax Waayo Basaasay
    Ruwayaddii Wajiyaal is Xasuusta
    Eraydii Axmed Saleban Maxamed(Axmed saleban bidde)
    Laxamka iyo muusigii ustaad Jiim sh.muumin.
    Codadka Kinsi x.Adam Xusein
    Iyo cabdilahi cumar xaraggo (AHN).

    • @armaan9990
      @armaan9990 2 ปีที่แล้ว

      Heesta waxa leh abwaan qaaqay

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 9 หลายเดือนก่อน

      Erayadii maxamuud maxamed qaaqaa.

    • @abucabaas277
      @abucabaas277 3 หลายเดือนก่อน

      Sax qaaqaay ayaa leh

    • @Biotechsom
      @Biotechsom 3 หลายเดือนก่อน

      Heesta waxaa iska leh Abwaan qaaqaa

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 4 ปีที่แล้ว +3

    Kinsi xaaji adan
    Allh kuu naxaristo😭😭😭🇸🇴

  • @abdirahmanabdulahi7372
    @abdirahmanabdulahi7372 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto jiim shekh muumin 😭😭😭

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +3

    Woow heesahii aan heclaa dhalin yarta Marka ahaan aniga iyo Sxb kay Ilaahay caafimaad ha siiyo Sxb Waa xanuunsadey hargeisa ayuu ku xidhan yahay asuum yooy caaryaaaley. Thank bahda channel

  • @HUSSEINMohamed-ck8dk
    @HUSSEINMohamed-ck8dk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waw soowtu raxma allaha unaxristo mama kinsi xaji adan

  • @mowliidhayir6507
    @mowliidhayir6507 2 ปีที่แล้ว +4

    Xiligu waa 30\1/2022 saacadu waaa 12:28 waxaan ku jiraa jawi Yar oo macaan Allah urahmado Kinsi iyo Xarago Macaan ma aysan yeelaneen hadii oowsan Jiim ku faro yareeesan Allaha urahmado asagana kuligeena Alla inoo wadana naxariisto🎶🎶🎶🎶🎻🎻🎻🎸🎸

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tan hes lama dhihi karo wlhi axsan sowt + laxan cajiib ah + Erayo mug iyo mizan leh Allah yarxam labadodaba😢 kinsi, marwo, baxsan, fananintas ayan ku samin dona gabdhahayga mustaqbalka insha Allah❤ Marwadaydana mustaqbalkana waxan leyahay👇
    Bidhaan teydiyo taada
    Bal mar yaa isu keena
    Jacaylkenan balaadhay
    Kol bogsiino kayeela
    Isu keen barakeeya😍
    5/5/2024 Once again ✍✍

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 4 ปีที่แล้ว +4

    walaal iyadoo si fiican u tuman ayaa jirta fadlan Soo raadi

  • @mohamedebrahim4908
    @mohamedebrahim4908 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan jawi ku qaadaneynaa gacmaha macaan ee jiimy sheekh muumin iyo codadka dhiiga dhex qul qulaaya ee kinsi xaaji aadan iyo cabdillahi cumar xarago goobtu waa ceel bardaale wxaan jabaq dooda dhagysanaynaa biyaha rabaaniga ah ee aan gu' iyo jiilaal go'ayn wxaan noo shidan dab saacadihii danbe xilyada wax saareenka

    • @Cawaale2024
      @Cawaale2024 2 หลายเดือนก่อน

      Mahadhada xusuusaha. Raggeedii. Nabad ahow saaxiib.

  • @mohamedabdiali9342
    @mohamedabdiali9342 4 ปีที่แล้ว

    Erayada oo qoral ah so raac siiya heesaha kale si dad badan ufahman thnks

  • @mkhadarmuhumed3452
    @mkhadarmuhumed3452 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waa hees Aad umacaan maanta IYO maalin xasuus mudan

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Sidaa iga dheh..oo iidheh kabankii kinsi iyo berrtii xuriya yasn isla soo xasuustoo alloowyas masnta kusoo fuliyo camar kusoo gastsiiya sxb halkaa kswad marqaanka abaadiroow ayaa nagu sow

  • @Mohajabaanyare
    @Mohajabaanyare 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid kaabe waline waxan kaa sugaya codsigeygi heesti huudheey cali magaalo juba iyo nadiifo cali kulane qoraal eh

  • @jamaac273
    @jamaac273 ปีที่แล้ว +2

    Kinsi xaaji Aadan iyo Cabdillaahi cumar xarrago Allah u naxariisto labadoodaba

  • @kaarsheofficial4339
    @kaarsheofficial4339 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maalin jimcaa Taariikh 12/7/2024😢😢

  • @CabdishakuurCabdulaahi-r8r
    @CabdishakuurCabdulaahi-r8r หลายเดือนก่อน

    M.a aalah axsan hees

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 4 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah yaa amiiral cuud jiim 🥰🥰😭😭

  • @AbdirahmanToni-mi1dp
    @AbdirahmanToni-mi1dp หลายเดือนก่อน +1

    Sun, 18 August marka aan dhagaysanayo xaqiiq xaladi jiro awgood u dhagaysan madaxdagsi lee

  • @gblaadhheeso5672
    @gblaadhheeso5672 2 หลายเดือนก่อน

    Uk Saturday night ❤ allah kuu naxariisto my dad used love kinsi isna allah hownariisto

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow kinsi waa cajiib 😍

  • @cabdirashiidaxmed3241
    @cabdirashiidaxmed3241 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestani Waa Hees Aad Umacaan Oo Waliba Jacayl Uu kugalayo Jawagu Wuu Dagan yahay Jabaqduna Way yartahay Roob Shuuxa Na Wuu Da ayaa Aniga iyo Asxaabtayda Qaaliga Ayaa Wada fadhina Xaafada Sh Nuur Aga Gaarka Sariibada Agteeda Anigoo Ah Rashka Emerol iyo Badal Iyo Aqoonyahanka iyo Waliba Caarocaaro Jawidagan iyo Neecoow Macaan Dhagaysi Wacan oo Wngsan Azcpty Qaaliga Ahow

    • @AliHussein-vf6ru
      @AliHussein-vf6ru 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdirashiidaxmed3241 Woow Amazing, Isla goobgaas aad 2 sanno ka hor aad ku dhagaysanaysid caawa anoo ka fogayn, noloshana badankeedii ku soo qaatay iskuulkaas ka soo baxay ayaa ku salaamaya sxb.

    • @AliHussein-vf6ru
      @AliHussein-vf6ru 2 หลายเดือนก่อน

      G

  • @jamalsaleban2499
    @jamalsaleban2499 ปีที่แล้ว +2

    Saaacadu waaa 🕑 2:00
    Taariikhda 28;3:2023❤😢
    Bidhaaan laaaan u ruxmaysa AUN LABADA FANAAAN
    ILAAAHAY INUU INA SIIYO FADLIGA BISHA RAMADAAN 😢❤

  • @qadarahmed6859
    @qadarahmed6859 3 ปีที่แล้ว

    AUN Kinsi iyo AUN xarago jiim sheikh muumin amiirul cuud caafimaad taama alaha siyo kamadalo hestaan dhageysigeeda jiim laxanka iyo kabanka wuu kuraaxeyste jiim laxankiisa cadi maha wa marla.arag

  • @Aadanaadancadde-hz3xr
    @Aadanaadancadde-hz3xr หลายเดือนก่อน

    Yaa salaan
    Erayadii aabaha fanka axmed saleeban bidde
    Luuqdii kinsi x aadan iyo cumar c/laahi xarago
    Kamanka waxaa ku nuuxnuuxsaday jiiim sh.muumin
    Alle ha u naxariisto inta dhimay

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 4 ปีที่แล้ว +5

    Ereyada abwaan axmed saleebaan bide shinbir baa buul ka samaysa barka geedka kaga yaal bidha laan u ruxmaysa abwanku wuxu arkay shinbiir dhisanaysa aqal qurux badan

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

      Qaaqaa ayaa iska leh wll

    • @xaaxaale100
      @xaaxaale100 ปีที่แล้ว

      Abwaan Maxamuud Maxamed Qaaqaa ayaa leh heesta

  • @dheereyshaafi8454
    @dheereyshaafi8454 5 หลายเดือนก่อน +1

    2024 maama kunsi iyo xarago 😮 jano insha alllh

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 หลายเดือนก่อน

    Allha unaxaristo Jiim qaaqaay iyo maamo kinsi😢

  • @yusufkk7372
    @yusufkk7372 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    20/9/2024 goorshegtuna tahay 01.42.habeenimo axya yaa hees

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan Waan jeclaa woow

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Musdhafe ksbogo hadiiba beertii xuriyada uu roob kuday waqtigaan .iyo adoo kujia daar jaadkiina kuhoryaslo abalyo kuraaxeeyso muqdishan waa jaasoo salasmey daruraha roobjuna weey iful meeraysm qaboow degan iyo narqaan dhameeystirn dheh mahadsanid jawi nabada

  • @ayubahmed3151
    @ayubahmed3151 3 ปีที่แล้ว +2

    Bal eega. Kinisi iyo xarago labbo hobol oo ka cod macaan arki meysaan. Naxariisto jannadda Eebe ha ka waraabsho

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 ปีที่แล้ว +12

    #KINSI AHN
    Wixii aad beri tuurtay
    Badan baad hibataaye
    Baadi doon maku raagay
    Bidhaantayda Eeba
    Iisoo bidh bidhiyoo
    Iisoo bad baadshee
    Baadka diinku ma waayo
    Bal abaar kama daaqo
    Bogu gaajo ma dhuubto
    Ana maanta La baa'ba'o
    Baaxadiisii Ahaaday
    Bogayoow kuma tuuro
    Barasho eey kuma dhaafo
    Baadidoonka Jacaylka
    Ubax waayo basaasay
    Baasha yaa kaga Heesa
    Wixii buurta banaanka
    Wixii dooxa barwaaqoo
    Balantii Labadeena KEE baa
    Awal beeshay KEE baa
    Aakhir beeshay KEE baa.
    #XARAGO AHN
    Shinbir baa buul ka samaysa
    Baarka geedka kaga Yaal
    Bidhaan Laan U ruxmaysa
    Libaa aaax caga baruuroo
    Bohoshii Qarsooniyo
    Bartu cuudka Geliyee
    Bartu cuudka Geliyee
    Bahal beedkii ma tuuro
    Abeeso beed ma Halayso
    Bini aadmina caashaqa
    Waan ku beeninayaayoo
    Wayska BayLihiyaaaaaye
    Bogayoow kuma tuuro oo
    Barasho eey kuma dhaafo
    Baadi doonka Jacaylkaa
    Ubax waayo basaasay
    Baasha yaa kaga heesaay?
    Wixii buurta banaanka
    Wixii dooxa barwaaqoo
    Balantii Labadeenaa KEE baa
    Awal beeshay KEE baa
    Aakhir Beeshay KEE baa?
    #KINSI AHN
    Biyo beeri ma dayso
    Hadii ay ku bataana
    Bixideed dhib u geyste
    Inaa aa aaa aaa aaa
    Bedd ma daayo
    Mawjadaha kama baydhee
    Beddana ALLAYSA Leh
    Bidhaantaydiyo taada
    Bal mar yaa isku keenoo
    Jacaylkeenan Balaadhay
    Kol bogsiina ka yeeloo
    Isu keen barakeeya
    Bogayoow kuma tuuro oo
    Barasho eey kuma dhaafo
    Baadi doonka Jacaylkaa
    Ubax waayo basaasay
    Dusha yaa kaga heesaa
    Wixii buurta banaanka
    Wixii dooxa barwaaqoo
    Balantii Labadeena KEE baa
    Awal beeshay KEE baa
    Aakhir beeshay KEE baa?
    XARAGO AHN
    Shinbir baa buul ka samaysa
    Baarka geedka kaga yaal
    Bidhaan Laan u ruxmaysa
    Libaax caga baruuroo
    Bohoshii qarsooniyo
    Barka cuudka geliyee
    Bahal beedkii ma tuuro
    Abeeso beed ma halayso
    Bini aadmina caashaqa
    Waan ku beeninayaayoo
    Wuu iska baylihiyaa
    Bogayoow kuma tuuro oo
    Barasho eey kuma dhaafo
    Barasho eey kuma dhaafo
    Baadi doonka Jacaylkaaa
    Ubax waayo basaasay
    Baasha yaa kaga heesa
    Balantii Labadeena KEE baa
    Awal beeshay KEE baa
    Aakhir Beeshay KEE baa?
    "𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝘅𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝘀𝘄 𝗛𝗮𝘄 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱"
    𝗔𝗛𝗡 𝗞𝗶𝗻𝘀𝗶 𝗛𝗮𝗷𝗷𝗶 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻
    𝗔𝗛𝗡 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗢𝗺𝗲𝗿 𝗫𝗮𝗿𝗮𝗴𝗼
    𝗞𝗮𝗯𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗺𝗰𝗻 𝗨𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱 𝗔𝗛𝗡 𝗝𝗶𝗶𝗺 𝗦𝗵𝗶𝗶𝗸𝗵 𝗠𝘂𝘂𝗺𝗶𝗻.

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 ปีที่แล้ว +2

    Bidhaanteyda iyo taada
    Bal mar yaa isku keena
    Jaceylkeena balaadhay
    Kol bogseeno ka yeelo
    Isu keen barakeeyo
    Cajiib erayo ka turjumaa jaceylkii dhabta ahaay

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee jiim kaban waa canaantay cajiib

  • @mohamedebrahim4908
    @mohamedebrahim4908 2 ปีที่แล้ว +1

    Eesh qiyaasak akhyaarta halkan fariimaha ka diraysa waan is dareen sanahay eesh calaa mar kale 01 01 2022

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Abihii cuudka jiim shekh mumin iyo mar la arag kinsi iyo xarago oo aan ka dhicin 🧡🧡🤍🤍🖤💗💗💞💞

  • @IsroMiski-bw7ss
    @IsroMiski-bw7ss 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan dhagaysanaya 7:00pm fiidnimo 20/11/2023 haben jawi leh goobta mraysane Garowe ❤️💯

  • @qurusjr
    @qurusjr 2 หลายเดือนก่อน +3

    𝗢𝗹𝗱 𝗶𝘀 𝗚𝗼𝗹𝗱😇

  • @cumargacayte8072
    @cumargacayte8072 2 ปีที่แล้ว

    halahala axya hees xiligu waa 12:00 Am goobta garowe
    bisha 06/25/2022 iyo jawi macan 🥰

  • @Cawaale2024
    @Cawaale2024 2 หลายเดือนก่อน

    Muxiyadiin Sheikh Muumin "Jiim Yaa Jiim". Mucjisadii xadhkaha.

  • @alihaji9416
    @alihaji9416 6 หลายเดือนก่อน

    Ereyadda: Abwaan qaaq
    Laxanka : Jim sheikh mumin
    Cuudka : jim sheikh mumin
    Codadka: kinsi iyo xarago
    Sanadka :1978
    Riwayadii: Wajiyaal
    Xasusin ahmed suleiman bide ayaa riwaayada qaybta ugu badan leh lknse heesta waa abwaan qaaq

  • @drabdirizakburaale2360
    @drabdirizakburaale2360 7 หลายเดือนก่อน

    ❤heestan waxaan dhagaysanayaa baraa 2.00 pm maalin isniina 12/2/2024. Magaalada Burco

  • @Sheydhan
    @Sheydhan 8 หลายเดือนก่อน

    Alah akbar ala hau naxariista Kinsi Xaaji Aadan

  • @abdullahiaraaye5857
    @abdullahiaraaye5857 ปีที่แล้ว

    Macalim jiim waxba kama reeban heeskaan, ee fadhiga waxaan ka baqayaa inuu ku jiro faysal mushteeg

  • @cqadiribrahinmaxamad9387
    @cqadiribrahinmaxamad9387 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw igadaa cayaarta wey iga gadan tahay

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 2 ปีที่แล้ว +1

    Axya kinsi inbti r.i.p we miss you surely

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 3 หลายเดือนก่อน +1

    HEESTA AAN UGU JECELAHAY HEESA SOMALIDA

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla yarxma Amin Amin Amin

  • @WAXGARAD577
    @WAXGARAD577 21 วันที่ผ่านมา

    Yaa Salaam jawi roob qaboojiyay Hargaysa iyo habeen jimcaad 29/08/2024 8:01

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 หลายเดือนก่อน

    Saacadu waa 10:59 habeenimo 13 8 2024 waxaan joogaa hargeisa waxan ku dhegaysanayaa air phones

  • @abdullahmed3867
    @abdullahmed3867 2 หลายเดือนก่อน

    Yasalaaaam

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +1

    Kinsi iyo cabdulaahi xarago😭😭

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 4 ปีที่แล้ว +6

    Sharad baan ku helay heestan

  • @garaadkaumadda
    @garaadkaumadda 3 ปีที่แล้ว

    Axmed saleb iyo qaaqa ayaa wada leh heesta midna inta gabadha midna inta wiilka ayuu leeyahay

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 9 หลายเดือนก่อน

      Heestaan qaaqaa ayaa leh, heesta ay wada leeyihiin waa heesta wajiyaal is xasuusta

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed saleebaan naag uu jeclaa ayaa heesaha iska leh oo guursaday

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 2 ปีที่แล้ว

    Heestan markaan maqlo waan iska murqaaamaa.

  • @DaganXirsi
    @DaganXirsi 3 หลายเดือนก่อน

    28may 5- 2024 waxan ku dhagaysanaya Lascanod ❤

  • @ApdulahiMukhtar
    @ApdulahiMukhtar 7 หลายเดือนก่อน

    23 /2/ 2024
    Sacaduna 3.04
    Magalada garawe
    Waa hee qiima leh ❤

  • @dualeabdiwarsame9911
    @dualeabdiwarsame9911 4 ปีที่แล้ว +2

    Xarago iyo kinsi

    • @dualeabdiwarsame9911
      @dualeabdiwarsame9911 4 ปีที่แล้ว +1

      Volunteer community mobilization covid 19 pandemic awerness Asia and Africa

    • @dualeabdiwarsame9911
      @dualeabdiwarsame9911 4 ปีที่แล้ว

      From fayadhowre jubba landstate Somalia

  • @suldaanka7
    @suldaanka7 25 วันที่ผ่านมา

    Heestan waa cajiiB 😊😅 anoo geel mirayaa dhagaysanayaa waxyar kabacdiina waa maalayaa

  • @aiys11
    @aiys11 2 ปีที่แล้ว

    Alle yaa Raxma Rahim 2badaba

  • @abdirizackmuhumed8742
    @abdirizackmuhumed8742 8 หลายเดือนก่อน

    Yalaalm jiim kinsi xaraago
    Damaantod Aun

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 7 หลายเดือนก่อน

      Ddubayahoow Kuma tuuro macnee bal kiiwsxjgaranayoo.

  • @calisied8212
    @calisied8212 3 ปีที่แล้ว

    Hees top ah

  • @AxmedCabdi-t1g
    @AxmedCabdi-t1g 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan habeendhan baan kucelcelinayey hargeysa ilaa harta sheekha rakaabkuna hanaga badalin lahaayen wakhtiguna 2008

  • @Sheydhan
    @Sheydhan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jana kula gelu kinsi

  • @hagadherianofficial6567
    @hagadherianofficial6567 ปีที่แล้ว

    Qaaqay❤

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 7 หลายเดือนก่อน

    Indr furde buttonka downloadka aan offline ku dhagysanee ❤

  • @fadumomohamed2968
    @fadumomohamed2968 ปีที่แล้ว

    Heeestan wa marki 5naad aan dhagesanayo, jawi kale aynba gala marka dhagesanayo

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 ปีที่แล้ว

    Geneve Switzerland iyo jewi Degan AHN kinzi iyo xarago

  • @mohamednacnac972
    @mohamednacnac972 2 ปีที่แล้ว

    24 9 2022 sacadu waa 12 45 am jawi macaan

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 4 หลายเดือนก่อน

    Kaban, laxan iyo cod macaanbaa ishelay. Ereyada heestan yaa leh?

  • @Nayruus10
    @Nayruus10 2 ปีที่แล้ว

    Hees tan waxaa curiyey Abwaan Qaaqaay Reer Balatweyne ah

    • @abdallamoha7793
      @abdallamoha7793 2 ปีที่แล้ว

      Ma hubo inuu Qaaqaay leeyahay heestan oo waxaan ku maqlay Axmed Saleebaan Biddr balse waa reer Galgaduud/Dhuusamareeb/HG/Cayr.
      Hadda waxa uu ku noolyahay degmada Xamar Jajab

  • @bashirclaahi8210
    @bashirclaahi8210 4 ปีที่แล้ว

    Waayo waayi wacna

  • @xaaxaale100
    @xaaxaale100 ปีที่แล้ว

    Abwaan Maxamed Maxamuud Qaaqaa

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 2 ปีที่แล้ว

    Ubax waayo basaasay baasha yaa kaga heesa waaow

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 3 ปีที่แล้ว +8

    Old is gold 💪

  • @mohamedebrahim4908
    @mohamedebrahim4908 3 ปีที่แล้ว +1

    Eesh qiyaasak jacaylkeena balaadhay hala waasho

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

    Allayarxama labadaba