Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • 🌟Heestan waxa curinteeda laha
    Abwaan Xasan C/llahi Xasan (Ganey) 1979
    🌟Laxanka
    U/ Cabdiqaadir Muusa Lugey AHN
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

ความคิดเห็น • 123

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heesta aan ugu jeclahay guud ahaan fanka iyo fanaaniinta
    Si weyn oo aan la maleysan karin ayaan u dhageystaa
    Boqolaal jeer kamana xiiso dhaco

  • @ragemadoobe4628
    @ragemadoobe4628 3 หลายเดือนก่อน +1

    LAXANKII C/QADIR MUSE LUGEY
    Raximuhu LAAH

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +11

    Waa hees macaan . Magaca Xaydara maahan ee waa Haydara. Heestani waa heesaha aan la yaabo oo aan jeclahay Muyuusigooda, iyo sida fiican ee loo duubay oo muyuusiga marba qayb sare loo qaadayo. Muyuushinadii wakhtigaasi ragg si aan la qiyaasi karin uga dhawaajin jiray ahaayeen. Intii dhimatay Alle hawnaxaristo iyo intii Muslima. Aamiin ya Alah. Thanks WWW

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว +8

    Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Niba tima xamar waxa wada Alif labadii Majajilleyste AHUN meecad miigane iyo Boone xirsi waxan ku dawadey National theater hargeysa hestan waxa wada Qadayey xasan Aadan samater iyo AHUN shamsa cumar Axmed wan Riwayadi igu horeysay ee An dawaday 1981kii waxan dhigan dusiga dhaxe

    • @AbdisalamHusain
      @AbdisalamHusain 11 วันที่ผ่านมา

      Waxan maqlay xasan ganey inuu lahaa

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 9 หลายเดือนก่อน +1

    Laba is-qabta ayay ahaayeen , Shamsana ALLE ha u naxariisto, Xasan Aadan Samatar oo aan dhihi karo ASTAAN QARAN ayuu ahaa waan ugu hambalyeynayaa in uu ka baxay FANKII, Waxaan ku soo koray Xasan oo fanka Soomaalida ka maraya HAWADA SARE, Waxaana Xasan ku jeclahay sida uu kaga badbaaday qabiilkii Soomaali saameeyay. labada JANO ayaan ALLE uga baryayayaa. AAMIIN.

  • @wax-soosaarkabeeraha4576
    @wax-soosaarkabeeraha4576 3 ปีที่แล้ว +6

    Hees qaali igu ah waxay Ku jirtey ruwaayadii Ninba Timo xamar waxa Ku farayareystay xasan Haney laxanka xasan aadan samatar thanks

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 3 ปีที่แล้ว +11

    Qayood= roob
    Qaydar= geed
    Qudhac= geed
    Qod= wax isku taxan sida gacan muus ah
    Madheehd=geed dhirta kamid ah

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว +1

      Weliba "qayood" waa marka intuu da'o uu qaado. Macnuhu waa roob markaa qaaday/qayooday oo foore/dabeyl qafiif ahi ka dambeysay. "Qod" waa laanta geedka.

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 2 ปีที่แล้ว +4

    Habaryartey shamso cumar ilahow kuu naxariiso

    • @raagebadar6904
      @raagebadar6904 ปีที่แล้ว

      Nin ay dhaleen reer sheekh ayaan badanaa alla haku naxariisto

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 หลายเดือนก่อน +3

    Xusuus in Soomaalia

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

      Simalia dee ma iyagaaba fahmaya

  • @AbdisalamHusain
    @AbdisalamHusain 11 วันที่ผ่านมา

    Qormaduna waa qayb waxaase igala qurux badan xareed qubanoo qoorta meeshaa qulqulaysiyo iyo siday ugu muuqato dareenka xiisaha

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 ปีที่แล้ว +9

    Walaahay waayo waayo isoo xasuuusiyeen. Waa wixii danbe quba, ereyada, laxanka, miyuusiga waa heer sare inaba caadi maaha. Bal qolyahan danbe ilmaaderayaaloow naga fadhiista waxba ma haysaane. Aad u mahadsan tahay waan kuu raaciyey SUBSCRIBER

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 4 ปีที่แล้ว +10

    Waa af soomaali aad u culus, u maleyn maayo dadka maanta jooga wax yar mooyee iney fahmayaan miraha heestan......

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      Anagaa fahmayna

    • @AbdisalamHusain
      @AbdisalamHusain 11 วันที่ผ่านมา

      Af somali qurux iyo macnaba culus iyo music يا الله❤❤❤❤

  • @mohamedsaraaxa3821
    @mohamedsaraaxa3821 4 ปีที่แล้ว +5

    Laxanka Xasan A Samatar baa leh sidaa ayaa ku diiwangalan heeska

  • @smiledon77
    @smiledon77 ปีที่แล้ว +2

    alla yarxam shamso was musician love legend xasan aadan samatar

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa hees aad xasuus ii gelisay waxaan dhageysani jiray anigoo aad u da yar 20 sano kahore, ale yaraxma abaayo shamso.

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin yaa allah janatul fardowso allaha ka waraabiyo 😢😢😢

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ismailalihasan9519
      Goormay dhimatay ma somaliyadii hore waligayo maan maqal heestan ilaahay ha u naxariisto dhamaan dadkii dhintay iyo kuwa nooleba aynu ku jiro

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 10 หลายเดือนก่อน

      Amin

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 10 หลายเดือนก่อน

      @@ismailalihasan9519amin, Mahadsanid.

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 10 หลายเดือนก่อน

      @@HindaAbdulle-fl2jjamin

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 4 ปีที่แล้ว +4

    Waad qaboobiye qunyar soo soco
    Xusuustii
    Bari samaadkii alle ha u naxariiso shamso
    Cimridheer xasan baashe
    5.8.2020 👍👍

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 ปีที่แล้ว +3

    Ever Green Song & Music 2 Big Legends,Waaberi1,Long Live Samatar,,Shamso Cumar Axmedna Allaha,unaxariisto,Aamiin,Aamiin.thanks.

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 ปีที่แล้ว +3

    In badan bay igula murmeen meecaad miigane ayaa sameeyay
    Iyo laxanka xasan aadan baa leh
    Allaylehe caawa bagaad na kala saartay

    • @abdalaa.aligreen6251
      @abdalaa.aligreen6251 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxa riwaayada ugu darey heesta xassan xaaji cabdillahi ganey, Laxankii xassan aadan samatar, muran ma leh, waan soo taagna

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub 4 ปีที่แล้ว

      @@waayowaayihiiwacnaa sxb keydka radio muqdisho xasan aadan baa ku qorann laxanka iyo ereyadii xasan ganeey

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 ปีที่แล้ว

      @@bulshadacusub waasidaa Codkana Shamsa Cumar Aun iyo Xasan Aadan

  • @mnour3970
    @mnour3970 4 ปีที่แล้ว +9

    Woow heestan maxaan raadiyay sxb thanks subscribe -na waan kuu raaciyay woooooow

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 3 ปีที่แล้ว

      Sxb waa hees aan inaba caadi aheyn, muusigeeda habkuu u dhacaayo ayaaba cajiib ah

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allow U Naxiiso shamsa

  • @hani8826
    @hani8826 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta xasan adan shamso cumar
    Alle ha u naxariis yaa rabbi shamso

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayo sxb laxanka xasan aadan samatar baa leh thanks

  • @wax-soosaarkabeeraha4576
    @wax-soosaarkabeeraha4576 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees qiimo badan oo aan nasiib hellay waqti kaftanku badnaa oo heeso la dooranayey waxay noqotey heestii ugu qiimaha badneyd waad Ku mahadsantihiin sidaad iskugu hawshaan ururinta suugaanta soomaaliyeed

  • @AbdisalamHusain
    @AbdisalamHusain 11 วันที่ผ่านมา

    Qul uu bixiyiyo (waa sidaa) qulkuna waa gunta manka ama unaxa)

  • @cabdirahmanmaxamed7064
    @cabdirahmanmaxamed7064 6 หลายเดือนก่อน

    Qaydar waa meel biyo fadhiisin ah

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 ปีที่แล้ว

    Heestan laxankeeda ayaa ah mid aad u macaan oo degan oo hirar ku gaynaya kuna soo dejinaya

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 4 ปีที่แล้ว +3

    cod halaaasi ah fankii hore fan qrux bdan buuu ahaa

  • @cunayemohamed9092
    @cunayemohamed9092 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi ❤ macan waaye hestaan kaqar kar iyo

  • @AbdisalamHusain
    @AbdisalamHusain 11 วันที่ผ่านมา

    Waxaam hubaa xasan iyo shamso in loo fasiro mooyaane inaanay garanayn midhahan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +1

    Axsan caleeg hees xusid mudan

  • @ismacilcabdi8801
    @ismacilcabdi8801 3 หลายเดือนก่อน

    maanku kuu raacaw

  • @suldaanxadiid2464
    @suldaanxadiid2464 4 ปีที่แล้ว +1

    Kaabaha Fanka Somaliyed Ayaad Tahay Wll

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari 4 ปีที่แล้ว +4

    Saxid Iyo Bogaadin.
    Waad ku mahadsan tahay sida hagar la'aanta eed noogu soo gudbisey sxb.
    Ereyga uu ku bilaabayaa waa *Quud* magac geed ka baxa dhulka gubanka ee bada-cas, midhihiisana waxa loo yaqaan *kulan* .

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 4 ปีที่แล้ว +6

      @suugaan safari sxb waa lagaa saxan yahay. "Quud" ma aha ee waa "qod". Waxaa kuu caddaynaya kelmadda raacsan ee "madheedh" ama "mareer". Marku macnuhu wuxuu noqonayaa "laan madheedh ah". "Qod" ku waa "tiir" ama laan dhumuc leh oo usha dhebiga ah laga goosto. Waa kii Xasan Aadan ku lahaa heestii Qooraansi "Qod ku yaal Hargeysoo, qooraansiga ku beermiyo".
      Haddaan khaldanahay raggii Af Soomaaliga daadshey ayaa isixi doona.
      FG: Dhebiga laftiisu waa geed ulaha laga goosto. Markaa ul kasta oo dhumuc leh waxaa loogu yeedhaa "dhebi".

    • @abdilahimohamoud1806
      @abdilahimohamoud1806 2 ปีที่แล้ว +2

      Qod madheedhoo
      Midho qurux badan
      Qun u bixiyoo
      Weeyaan qod waa laan
      Qun waa toos
      Wuu qalday qoraalka quluub bixiyoo buu qorey.

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว

      @@abdilahimohamoud1806 haa wuu khaday, waa QUN oo la macna ah sidaad sheegtay "toos, saani ama si buuxda".

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r หลายเดือนก่อน

    W AA MAANSADA LAGU DHIDIB XOOJIYO(LOO CIYAARO)QOYSKA DHISMAYA AMA DHISMAY SI CAASHAQA UNKAMAY KALGACALKIISA LOO WAARIYO!!

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว +2

    Mirihii x.ganey laxankii c.m.lugeey codka samatar iyo shamso cumar axmed

    • @abdikarinadan7063
      @abdikarinadan7063 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa alifay. Meecaad Miigane iyo Boon Xirsi Boowdiyo Gaab(aun). Waxayna ku jirtay Riwaayaddii ninba Timo Xamar oo haddana xiir.

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 ปีที่แล้ว

      Saxiix Laxankii C/qaadir Muuse Lugey aun

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 ปีที่แล้ว

    hobalada wabari waxay ahayen fanan mar la arag ah abwanoh ficanah haystah

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว

    Halkaas inaga sax, ma aha "quluub u bixiyoow" waa "qun u bixiyoow". QUN = toos, saani ama si buuxda

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 4 ปีที่แล้ว +2

    Very good

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 3 ปีที่แล้ว

    Ma maqal waqti dhow-mahadsanid

  • @Mohajabaanyare
    @Mohajabaanyare 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid kaabe

  • @cunayemohamed9092
    @cunayemohamed9092 4 หลายเดือนก่อน

  • @aadamhoodaale8287
    @aadamhoodaale8287 4 ปีที่แล้ว +5

    Heeskan laxan keeda meesha laga keenay baan garan waaye
    Laxan isku laba rogan waaye oo lamoodo inow kala nuuc yahay haddana meel qora ayoow kusoo biya shubanayaa waa qaab suudaani ah. Anoo yar baan maqli jiray waxaan moodi jiray hees iska qosol iyo shactro ah, ereyda qulquleysiyo ku qoofalatiyo iyo qul ubixiyo ban layabi jiray

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว +2

      Muusig sida loo saaray baa caddaynaya in heestu leedahay laxan adag. Boongaha iyo batarigu way qeybsanayaan wadista heesta. Aun Shamso.

    • @MohamedAliGaashaan
      @MohamedAliGaashaan 3 ปีที่แล้ว

      Waa mucjiso faneed🇸🇴✌

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAliGaashaan soomaha

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 ปีที่แล้ว

      @@roblemaer4834 may. Dhimatayna sxb Shamsa Cumar Adisababa ku Arkay anigu 1994kii iyadoo hoyadeed oo xanuusanaysa haysa

  • @Nour_abdulahi
    @Nour_abdulahi ปีที่แล้ว

    Woow heestani

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheer

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว +3

    Shaqo guri (home work)
    Erayadan ciddii macnaysaa waa Af Soomaali ruug:
    -Qayd
    -Ku qoofalatay
    -Mayay
    -Qadaw
    -Qayro
    -Qaalmo
    -Dihin

    • @jabaqsheegmedia9948
      @jabaqsheegmedia9948 ปีที่แล้ว

      Qayd = cabir
      Qoofalan= tusaale awarka geela marka la dabro oo kale aya lo istcmalaa
      Mayey = nooc roobka ka mida
      Qadaw geed ku yaal iyo
      Waa dhir ku dul Korta geedaha wa wayn
      Qaydar= waa geed qodxeed wayn
      Qaalmo= neefka xoolaha am weli curan
      Dihin= waa dhul daaqsin balse aysan xolo daaqin

    • @mahadmaxamedcumar8573
      @mahadmaxamedcumar8573 ปีที่แล้ว +1

      Qayd= leed ama qayb
      Ku qoofalatay=gashatay
      Mayay=roobka subixii curta
      Qadow=caleen dhirta ka baxda
      Qaalmo=geelaa dhadig ee aan wax dhalin
      Dihin=xoolaha marka aan la lisin ee xaanuhu ku jiraan
      Qayro=magacayda geela loo bixiyo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 10 หลายเดือนก่อน +1

      Qayro waa hal qoor dheer oo aad utoostoosan qurux badan ama shushuban markaysocoto ninka iska lihi sii daawado

  • @xsky7915
    @xsky7915 3 ปีที่แล้ว +1

    HEESTA WAXA TIRIYEY AUN MIICAAD MIIGANE RIWAAYADII AYKU JIRTAY BARO MARKA HORE

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +2

      Xasan ganey ayaa leh heestan, ruwaayada waxa lahaa lix heesood iyo sheekada meecaad miigane iyo boon xirsi heestan axasan ganey, dheesha dheesha-na maxamuud soofe kaneeco ruwaayadii ninba tima xamar

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 2 ปีที่แล้ว +1

    Quluub bixiyo qawl udgooneey

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 22 วันที่ผ่านมา

    29.8.2024.

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 3 ปีที่แล้ว

    Wow🎻🎻

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 ปีที่แล้ว

    Naftii ashahaado.diiidaa..iyadaa.og.halkey.qaban

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว

    Hees xusuus mudan

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan codsi xasan adan uu uu sameye xaaskiisa shamso cumar kuma jirto ruwayad. Jacelki xasan adan iyo shamaso ayuu ku imaaday

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxay ku jirtay ruwaayadii ninba time xamar ee ay wada sameeyeen boon xirsi iyo meecaad miigane heestan xasan ganey baa sameeyay heesta dheesha dheeshana aun maxamuud kaneeco lixda heesood ee kalena boon iyo meecaad miigane ayaa lahaa dadka ha Marin habaabinin intii dhimatay Allah ha u naxariisto

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxba Ma Ogid!!!.

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว

      War miicaad baa alifay heestaan raga lama. Kala jecleysto Waxu waa Fan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Aun wife xasan adan aheyd mom shaamso cumar

  • @cabdullahiaxmedxasan5310
    @cabdullahiaxmedxasan5310 3 ปีที่แล้ว

    Qoda marere qurubiyo

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 4 ปีที่แล้ว +2

    Riwaayadii ay ku jirtay sxb sheeg

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +4

      Ninba tima xamar

    • @mrkingv7994
      @mrkingv7994 3 ปีที่แล้ว +2

      @@maogtahay4999 Waxaan u malaynayaa heestan oo keliya ayuu Xasan Ganey ku lahaa riwaayada inteeda Kale waxaa lahaa Meecaad Miigane iyo Boon Xirsi , Toloow sow sidaas ma ahayn?

    • @museaxmed5537
      @museaxmed5537 3 ปีที่แล้ว

      @@maogtahay4999 aun

    • @osmanabdulle3166
      @osmanabdulle3166 2 ปีที่แล้ว +1

      Riwaayada waxaa la oran jiray Ninba Tima-xamar oo haddana xiir. Waxaana waxa sameeyey Meecaad Miigane iyo Boon Hirsi. Waxayna soo baxay aakhirkii 1979.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@osmanabdulle3166
      Dadkii riwasdaas ku riray sow may Wada dhiman xasan ganay wuu noolyahay ilaahay ha uwada naxariisto

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 ปีที่แล้ว

    Amba qayrkay taan qaatay , hees iyo badh 24.01.2023❤

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 ปีที่แล้ว

      Adnan Karim Shamsa Cumar Waxay dhimatay 1998kii ale hau naxariisto

  • @aadamhoodaale8287
    @aadamhoodaale8287 4 ปีที่แล้ว +3

    Heeskan laxan keeda meesha laga keenay baan garan waaye
    Laxan isku laba rogan waaye oo lamoodo inow kala nuuc yahay haddana meel qora ayoow kusoo biya shubanayaa waa qaab suudaani ah

  • @xsky7915
    @xsky7915 3 ปีที่แล้ว

    Beenaale heesta waxa tiriyey alaha unaxariusto miucaad miugane

  • @Cartan7
    @Cartan7 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqoyi suganta somali laaciib hal-ku dhiga

  • @omarmampirm9982
    @omarmampirm9982 2 ปีที่แล้ว

    Omarmam

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 ปีที่แล้ว

    Qooobas.subaga.qey.uheley.&-iyo.eeebaaa.qeybshey.risiqa.wadamada.laakiiin.waa kala.xadaa.nuugaa..laliyaa siyaabo.badadan.daeeen.tuuugo.cidhibdheeeer.balsar.wax.badan.baaan.ka.fahaney..TO..raadyow.hargeysa

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    ?👉🤯🌤🌤🌥🌥🌥🌠🌠🌨🌨🌨🚢🚢🚢🚢🚢🚢qiimo 🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍tiiiii 💃🌍🌍🌍🌍

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 11 หลายเดือนก่อน

    Suugaan.🦅🦅somali🦅🦅🦅🦅🦅power🐾🐾🐾.kkk🦋🦋🦋🦋qadhadh🦋🦋yiiiyooiw.🦋🦋🦋man👉🥀💐udug💐🌻llikwidh🌻llove🌻barader🌻🌻qod.madheedh.(midab👉📊tulmaamus.📊cyritataal.sarbeeb📊fog♨️♨️♨️♨️♨️qiiiiq.=ka.baxey.alfid...sgey.ja.yimid.love.n🔺️🔺️🔻🔻🔻🔻🔻🔶️🔶️🔷️🔷️🔷️ral

  • @ragemadoobe4628
    @ragemadoobe4628 3 หลายเดือนก่อน +1

    LAXANKII C/QADIR MUSE LUGEY
    Raximuhu LAAH

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 หลายเดือนก่อน

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @ragemadoobe4628
    @ragemadoobe4628 3 หลายเดือนก่อน

    LAXANKII C/QADIR MUSE LUGEY
    Raximuhu LAAH

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer