KINSI XAAJI AADAN (NAFBA WAA AYAANKEED)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • HEESO ISKUMA JIRAANE WAA HEES AAD U MACAAN OO KAMIDA HEESAHA LOOGU JECEL YAHAY EE KINSI XAAJI AADAN QAADO
    NAFBA WAA AYAANKEED WAA CODSIGII SHAAFI CISHQI
    WAXAANAN LEEYAHAY WAA TAAS HEESTII AAD IGA COSATAY SXB
    ENJOY YOURSELF
    DHAMAANTIINA DHAGAYSI HABOON
    #CODSIGII_SHAAFI_CISHQI

ความคิดเห็น • 29

  • @nasiibali7090
    @nasiibali7090 หลายเดือนก่อน

    Muddo waxa' aan raadiyeyba caawa waxa aan helay fanka somaliyed heestaan ugu jeclaa. Caweyska ayey noo qurxisey aniga iyo mar-la aragtaan majeertay caawa kinsi "AHUN".

  • @xirsininwayn7245
    @xirsininwayn7245 2 หลายเดือนก่อน

    Ugub lagu curtoo aan lahayn awood sidaan oohin ugu go'ay adna maygu olashaa 😢😊

  • @abood4477
    @abood4477 4 ปีที่แล้ว +1

    (AUN) kisi... ceemrii deer iyo cafiimad Allah ha kusiiyo muguraan

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  4 ปีที่แล้ว

      Aameen Aameen Wllo Hakiim Mohamed
      Sidoo kale ayaan kuu rajaynayaa Insha'allah
      Aad baad u mahad san tahay

  • @hamse4119
    @hamse4119 4 ปีที่แล้ว

    Erayadii abwaan aadan tarabi alle cimriga iyo caafimadka haw barakeeye

  • @shaaficecishqi8739
    @shaaficecishqi8739 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah yakrimak Allah yacisak wll inaad codsigaygii ii fulisay mahadsanid inbadan madaxeey👂👂👂👂👂👂❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  4 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan sxb
      Million jeer

    • @falagameera5577
      @falagameera5577 4 ปีที่แล้ว

      Shaafi cishqi sxb ado mahdsn Hestan ereyadeda maso qori karta tan kale Fcbkga ma iishego karta ado mahdsn

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 4 ปีที่แล้ว

      @@falagameera5577 haa sxb dhibmale kaaga halkan iigu dhaaf markaan is helno kadib waynu masixiye thnks wll

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 4 ปีที่แล้ว +1

    Ugub lagu curtoo aan lahayn awood sidaan oohin ugu go'ay Adna maygu oloshaa aheey ah walhi wadnaha cadi ii garacma markan dhagysto Heesaha kinsi xaji Alla show qaan gadhsana bahlkan igu abaaday

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk Ilaahay hakuu dhib yareeyo bahalkaa kugu abaaday Abdikariin Ibrahinoow
      Sxb aad baad walaahi iiga qoslisay
      Waan ku salaamayaa

    • @falagameera5577
      @falagameera5577 4 ปีที่แล้ว

      @@MaGuuraanChannel Aad ban kaga qaday sxb sare Mahdanid ilahyna ha u naxristo kinsi Xaji hesehedu dhiiga cad bay kordhiyane ino so badi hees aan youtubka ka wayayna wan haya oo aan inbadn radinayaye maku so dira wa hestii kinsi ee ahyd
      Jacylkana faraska waalan ma saaren hadan fayoobahye
      Ma fayden haka aan ka furay ma faydeen

    • @apdalamohazshuuti1840
      @apdalamohazshuuti1840 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Yusuf mahad sanid sxb Aayaan ugu farax runtii codsiga aad usamesay sxbkay ila dookh ah

  • @zakismith6363
    @zakismith6363 4 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa hees mcn Imbadan ayaan doonayay aadbaa u mahadsan tihiin sidaan maqlay waa erayadii Adan tarabi

  • @ahmedfareey4040
    @ahmedfareey4040 4 ปีที่แล้ว

    Allaa Yaraxma Cod Laxam Miro Qiimo Gal ah,
    Heestii Nafba Waa Ayaankeed

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  4 ปีที่แล้ว

      Aameen yaa allaah
      Heeso waa heesihii hore
      Midho laxan iyo luuq wada jira
      U malayn maayo in dib loo heli doono suugaantaa hore
      Thanks sxb

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariiso

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว

    Ax thanks maguuraan

  • @abdillahiosmanosoble7786
    @abdillahiosmanosoble7786 4 ปีที่แล้ว

    Waa midhihi a waan adan Tarabi

  • @khalidcarap54
    @khalidcarap54 4 ปีที่แล้ว

    Nafba Waa ayaankeed
    Ifka waxay la kulanto ... Aun Maamo Kinsi x aadan

  • @abdirisaakabdi6633
    @abdirisaakabdi6633 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto kinsi xaji adan
    Axsan hees weyaan inbadan wan daydayey oo wan la mantan helay runtii taaruikhgooniya ayay ileedahay barismadna wuu badnaa 🦘🦘

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 4 ปีที่แล้ว +1

      Anigaa wll inooga codsaday youtuberka waana hees aad uqiimo badan waanu ku mahadsanyahay millions jeer youtuberku adna aadbaan kuu salaamayaa wllo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @apdalamohazshuuti1840
      @apdalamohazshuuti1840 4 ปีที่แล้ว

      Maguuraan chenal Aad ahad umahadsantihii sxbka xulka waa maguuraan waxan codsan heestii allaha unaxariisto kinsi xaaji oo ahayd wabiyada cishqiga

    • @abdillahiosmanosoble7786
      @abdillahiosmanosoble7786 4 ปีที่แล้ว

      Aad baan u jeceley heestan waana midhihi adan Tarabi jamac / Mr tuugtarabi

    • @saciidali2914
      @saciidali2914 4 ปีที่แล้ว

      Maguuran sxb aaad iigu qaliya sxb allaha inaxariisto kinsi xaaji heestii wabiyada cishqigaa no raadi

  • @ahmedfareey4040
    @ahmedfareey4040 4 ปีที่แล้ว

    Maguuraan Channel Aad iyo Aad Mahadsanid Sxb

    • @MaGuuraanChannel
      @MaGuuraanChannel  4 ปีที่แล้ว

      #Ahmedfareey
      Adigaa mudan sxb
      Million times
      Soo dhawoow mar walba
      Gacma furan kusoo dhawoow
      Many thanks