Cabdilaahi Cumar Xarago Iyo Kinsi Xaaji Adam 🔥Iyo Heesta "BALANTI LABADEENA"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • ⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Maxamud Qaaqaa 1979
    ⭐Laxanka iyo Kabanka
    U/ Jiim shekh muumin AHN
    Durbaan : U/ Shamukh

ความคิดเห็น • 25

  • @somalijecelsomalilover4141
    @somalijecelsomalilover4141 ปีที่แล้ว +7

    Waxaa isku helay 3 kala daran, Jiim, Xarago iyo Kinsi Alle hawnaxariisto.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +2

    Hees xusid mudan waa mid ka mid ah xulka heesaha ugu macn ee kinsi AHUN iyo xarago AHUN.

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan maxamuud qaqaa waxan jaar ka ahayn magalada b.weyne ee gobolka hiiraan waxa igu dambeysay 2009 eebbe cimri iyo cafimad ha siiyee

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 ปีที่แล้ว +1

      Ma reer baladwaynuu ahaa abwaanku

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedcabdirisaaq2402 haa walaal maalin ayu no shekeynayey waxa uu no sheegay saaxibkii uu dunida ugu jecelyahay inu yahay abwaan sangub marka wuxu saaxib la ahaa abwaan sangub

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 ปีที่แล้ว +1

      @@amirsheikh691 haa abwaanadii hore iyo fanaaniinuba dad isku xidhan oo is jecel bay ahaayeen

    • @abdallamoha7793
      @abdallamoha7793 ปีที่แล้ว

      Heestaan waxaa leh Axmed Saleebaan Bidde

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 ปีที่แล้ว

      @@abdallamoha7793 ruwayadda waxa isla lahaa abwaan axmed suleymain bide iyo abwaan maxamuud qaqaa

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +4

    WAAYO WAAYIHII WACNAA MAHADSANID

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 ปีที่แล้ว +3

    Bidhanteyda iyo taada
    Bal Yaa mar isku keena
    Jaceylkeenan balaadhay
    Kol bogsiina ka yeelo
    Isku keen barakeeye.
    Cajiib wallahi ereyo miisaankoodu sareeye weeye Allow aniga iyo inta Ila midka ah kayee jaceylkooda

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 หลายเดือนก่อน

    Kinsi, xarago iyo jiim isu tagay waa haar sare ha ka shakiyin.

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว

    Allow kuu Naxariiso kinsi iyo Abwaankuwa Abwaan Qaaqaa

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 ปีที่แล้ว +1

    Waa riwaayaddii "gar jacayl hala qaado 1978"

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wixii aad beri tuurto
    Baad dambaa hibaataaye
    Baadi doon ma ku raagay
    Bindhaanteyda eeba iisoo birbiriyoo iisoo badbaashee
    Baadka diinka ma waayo
    Bal abaarta ma daaqo
    Bogu gaajo ma dhuubto
    Anaa maanta la baaboo
    Baxadiisa ahaade
    Bogeyow ku tuuro
    Barashoy kuma dhaafo
    Baadi doonka jacaylka
    Ubax waaye basaase baasha yaa kaga heesa
    Wixi buurta banaanka
    Waxa dooxa banaanka
    Balantii labandeena
    Keeba awal beenshay
    Keeba aakhir beenshay

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 ปีที่แล้ว

    yaaa jiiim shiikh muumin

  • @Madadaal
    @Madadaal ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haw naxariisto dhamaantood

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 8 หลายเดือนก่อน +1

    Toban jeer kabadan habenki saqdhexe wan dhageystaa

  • @AxmedBadhaa-nu9pk
    @AxmedBadhaa-nu9pk 6 หลายเดือนก่อน

    Axyaa fanaaniin

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 ปีที่แล้ว +2

    “Ballantii labadeenna
    Keebaa awal beenshey?”
    Hees cajiib ah iyo codad ashqaraar ah iga dheh!
    Heblaay, ballanteennii adna kamaad bixin, anna ma beerdarayn ee maqaadiirta ayaa sidaa innoo qorshaysay.😢 Ladnaan weligaa ku noolow billowgii aan dhamaadka aqoonney, BL.

    • @alibare573
      @alibare573 ปีที่แล้ว

      Axmed Mooge Liibaan: th-cam.com/play/PL0H8rla2hwUJWkzY8xTTtKy6CHSvi9doa.html

  • @shafieahmedmohamed3920
    @shafieahmedmohamed3920 ปีที่แล้ว

    Ahun dhammaan

  • @aliosman8418
    @aliosman8418 ปีที่แล้ว

    Markan waa qaaci original kii maaha

  • @g.hdjama8922
    @g.hdjama8922 ปีที่แล้ว +1

    Wixii Aad bari tuurtay
    Badan baad hibataaye
    Boodi doon ma ku raagay
    Waa xaqiiq

  • @HousseinDjama-c1d
    @HousseinDjama-c1d 6 หลายเดือนก่อน

    143