ALLA NAXDIN WEYNAA HOOYADED IYO AABEHED AYAA SILCIYAY QISADI IGU NAXDINTA BADNED AN MAQLO 1/2 Part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 759

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 หลายเดือนก่อน +90

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw

    • @RumnMoha
      @RumnMoha 3 หลายเดือนก่อน +2

      Sorry abyo familly xuun dhib waye😢😢😢😢

    • @nimcohodan3746
      @nimcohodan3746 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw NNKH

    • @MaymuunMaxmed-g2k
      @MaymuunMaxmed-g2k 3 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @BishaaroMaxamed-s4r
      @BishaaroMaxamed-s4r 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw❤❤❤

    • @NimcoNuur-t7i
      @NimcoNuur-t7i 3 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasaapam

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 หลายเดือนก่อน +27

    Ma umalay nayo in qof il mihiisa sidas udayacayo waxaa dhici karta in ay ka qarinayan gabadha inaysan dhalin oo ay ben ushegayan ayna raban inay adon ka dhigtan. Walee nin waliba wuxuu galabsado ayuu Rabbi ka helaya cuqubo idin ku dhac dhay. Aamiin yaa Rabbi.

    • @IfrahinaCadey
      @IfrahinaCadey 3 หลายเดือนก่อน +3

      Wlhi isku aragti bn nahay sas isdhahay😢

    • @RuqiyoDaahir-b3u
      @RuqiyoDaahir-b3u 3 หลายเดือนก่อน +3

      Walhi wan kug racay firads

    • @NaimoShuriye
      @NaimoShuriye 3 หลายเดือนก่อน +2

      Qofkii ilmo caruur dhibateeya ilahayow calaami dad dad kamuuji

    • @Sugrayusuf-i8j
      @Sugrayusuf-i8j 3 หลายเดือนก่อน

      Sorry apaayo😢😢

    • @laaaramadrid8930
      @laaaramadrid8930 3 หลายเดือนก่อน

      Inay dhashay u malaynmaayo xitaaa haday dhalin xaq uma laha in saa loogalo,

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 3 หลายเดือนก่อน +40

    Waa oye xanuun badan walidka saas ah in la xiro fican tolow hada xage dagan tahay 😢😢😢hooyo aan ahay waa dareemi kara tolow dad xanuunsan waye wallidkas subxanallah 😢😢

    • @AbdishakuurXassanAxmed
      @AbdishakuurXassanAxmed 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyo ma ahan qof saas udhaqmaa

    • @NajmoXaashiabdi
      @NajmoXaashiabdi 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga xaladan ku jiro 😢😢Wana hoooyoo😢waxas 😢😢

    • @cumaryacquub3790
      @cumaryacquub3790 3 หลายเดือนก่อน +1

      😢

    • @IfrahinaCadey
      @IfrahinaCadey 3 หลายเดือนก่อน

      Ax sorry abayo iska sabar😢​@@NajmoXaashiabdi

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@NajmoXaashiabdi
      Waxaa laga yaabaa ineysan ku dhalin DNA weydiiso.
      Hooyo saan yeelaysa waa mid aanku dhalin ama xanuunsan.
      Sidaan islaamka iyo bini,aadanimada midna ma,ogola.
      Xasbunallah wanicmal wakiil.

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 3 หลายเดือนก่อน +17

    Waligey qof la dhalay saas In lo gala ma dareemi Jirin qof dagal kala dhaxeya subxanallah wlh waa arin aad u xanuun badan yaa alaah allow sabir sii qofkan waxuu la nool ana cuqdad aan dhamaan ila tii alle uga imado xanuunka nolosha ma tirmo😭😭😭😢😢😢😢cawa Murug aad u weyn I haysa gabadhan aan cawiye tellkeda yaaa I siiya plz

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 3 หลายเดือนก่อน +24

    Xanuun badan yaa alaah cawa Murug aad u badan I qabatay 😢😢😢😢Ilahow u gargar😢😢

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 3 หลายเดือนก่อน +2

      💔💔😢😢😢😢😢😢

  • @ShukriAbu
    @ShukriAbu 3 หลายเดือนก่อน +19

    dadka saan yeelay gabadaan yarta maskiinta ah masan dhalin ee mamulka budlaand haso qabteen hala waydiiyo miise waa dad xanuunsan alaah ha ugargaro ax ax😢😢xanuun badana

  • @RashkaBwoy-v5l
    @RashkaBwoy-v5l 3 หลายเดือนก่อน +9

    Walal Ahmed kalaa Hal Talo ayan kusinaaaaa Qofka Markuu Murugeysanyahay inad La mirugoto waye Markuu faraxsanyahayna inad La Faraxdo Qofkii oo murugeysan hadad udola Hadeyso Maficno wll 😢😢 iga Talo waye intas Si kalana Ha ifahmiin Walalkaaa Ahaye Sharaf iyo karamo korkada ha Ahato Wll❤

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 3 หลายเดือนก่อน +31

    Gabdhaas reer muqdisho hala caawiyo plz😢😢😢😢😢😢😢

    • @SydbdrhmMhmd
      @SydbdrhmMhmd 3 หลายเดือนก่อน

      Xal fcn waaye Wll

  • @YasmiinMohamed-p6f
    @YasmiinMohamed-p6f 3 หลายเดือนก่อน +16

    Qisa kaxnun badan wallhi ma arkin gaber walidkoda rafdiyeen wallhhi waa xanun😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @SacdiaTaani
    @SacdiaTaani 3 หลายเดือนก่อน +11

    Waxaan waalid lama.dhihi karo waaba yahuud caadiya subxaanallah

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xanuun badanaa waxa lagu sameeyey gabadhan Khayr allah u dambeeysiiyo
    Samirkeeda iyo dulqaadkeesii
    Sad Allah ha ku siiyo

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 3 หลายเดือนก่อน +17

    Scw scw scw scw scw

  • @nastexoabdi5674
    @nastexoabdi5674 3 หลายเดือนก่อน +14

    waalid caasi ah weye walidkas qlbi adkaa yaa Rabi 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay ha ku caafiyo qalabigaaga waa murigo aad iyo aad u xun sidaas waalida iyo walaal Ku sameeyaan ilamahood ma fiicana waa ciqaab noocee ah

  • @MohamedAbbas-e4p
    @MohamedAbbas-e4p 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waligey ma arag qiso ka xanuun iyo uur-kutaalo badan ooyintada runtii ooyin ayeey iga keentay mana aqaano siduu isku badalay dareenkeyga😢 waalidkaga ma aheyn iney sidaas kuula dhaqmaan waa ka xumahay abayo dhibka kusoo gaaray waalidkagana cafi ilaheyna u dhawaaw nolosha aduun wey iska kooban tahaye.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 หลายเดือนก่อน +5

    Samir bacanto Rabbi ayaa kaga jaseynaya adigana irdo khayir kufuridona Rabbi kuwas bahidanbe kuma geliyo Aamiin yaa Rabbi.

  • @CaaishaKhalif
    @CaaishaKhalif 3 หลายเดือนก่อน +11

    Whl waa ooyey Ax Alla xanuun badanaa qisadu😢😢😢😢

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 3 หลายเดือนก่อน +8

    Allaah ha u gargaaro miskiinta alle

  • @FeysalCade-f5s
    @FeysalCade-f5s 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waa callool xumo sabirka walaal kaasho insha allaah baryada rabi badso wadguuleysan insha allaah 19:52 19:52

  • @seed3966
    @seed3966 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wallaahi waa qiso xanuun badan Waalidoow caruurtiina axmaqnimada kadaaya waa dulmiye 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 3 หลายเดือนก่อน +2

      inay dhalin ba laga yaaba ama ilmaha soo dhex geshay oo dheerad kutahay yacni inu aabuhu dhalin ba laga yaaba ee waalidki halaso qabto

    • @FatumaHarshi
      @FatumaHarshi 3 หลายเดือนก่อน

      In ay dhalin ayaa Laga yabaaaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalaah ilaahow kuwaas waalid hanooga dhigin waalid caasi ah baa jira

  • @nastexoabdi5674
    @nastexoabdi5674 3 หลายเดือนก่อน +9

    😢😢😢😢😢😢😢 sorry abayo wanku dareemi karaa markad laso korin walidka ilmaha kula dhashe

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 หลายเดือนก่อน

    (وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ) سورة البقرة
    ( ILAAHAY KA CABSADA , OGAADA INUU
    ILAAHAY ARKO WAXAA SAMAY NAYSAAN )
    Surat Al-Baqara
    ADEER XUSEEN

  • @سعديه-ر9ش
    @سعديه-ر9ش 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa wareeey allaa gabadha maxaa ku dhacay subxanallaah dabcan kuwaas maba dhalin hooyo iyo aabbe gadhooda sidaa uma galayaane aad ugu xumahay runtii😢

  • @nimcomacalinmuxumed
    @nimcomacalinmuxumed 3 หลายเดือนก่อน

    Ax. Arintan waxay u egtahay ineyna dhalin o ay ka qarinayan ma dhicikarto aabe io hooyo. Sida ilmahoda u ladhqma wa ind badhitan samayso si ad u ogato xaqiqada😭😭🤲🤲

  • @SalmoIsaaq
    @SalmoIsaaq 3 หลายเดือนก่อน +10

    Dadku naxariis darana 😭🥹

  • @KowsarXuseen-m3w
    @KowsarXuseen-m3w 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allaah hakugargaaro abaayo ax ax waa xanuùn

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 3 หลายเดือนก่อน +5

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @RashkaBwoy-v5l
    @RashkaBwoy-v5l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry 😢 Baayo ilahay Ayan kaga Baryeynaaaa inad Cafimad Taam Ah Aad hesho iyo Walidkagiii uu ilahay kujecleysiyo 😢😢

  • @FartuunMohammednour
    @FartuunMohammednour 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah Walidow ilaahey ugu cabsada Curuurtiina 💔😭

  • @MuniiroyasiinMuniiro
    @MuniiroyasiinMuniiro 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @Shamsamahamed-k6q
    @Shamsamahamed-k6q 3 หลายเดือนก่อน +4

    Alla rabiyow maskintan marka dawade inlinta ceshan waye wlh qofki damir damqado le wu ilmenaya xita wilki waresanaye sidu isku badaley kuwas walid mahan wa yahuud lkn ala og sidan hadey kusameyen kuwa ay dhalen ka gonayo

  • @SmilingFireflies-lq3qe
    @SmilingFireflies-lq3qe 3 หลายเดือนก่อน +5

    Subxan allah walid oo cdaw ah yumal qyamo cdab aya ku sugya xasbun allah

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 3 หลายเดือนก่อน

    Halmaalin haddii lagaraacay . Kolay qalad aykafahmeen. Waalidkeeda in ay ka halaanbin ay rabeen ilaahey ha u hadeeyo.

  • @NimaAden-l8e
    @NimaAden-l8e 3 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢😢😢😢😢 walhi inta qiso maqlayeye waligaye man maqlin tu ka xanun badan Allah badla ka Khayer badan

  • @Shamsamahamed-k6q
    @Shamsamahamed-k6q 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ax sorry wa somalida wilasha jecel like arabta gbdhaha saas yelan

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah. Sis Illaahey kurbada ha kaa qaado cusrankana yusran ha kuugu badelo aduunkan wiil caasi iyo waalid caasiba wey jiraan. Kuwa ilmahoda silciya iyo kuwa dariiqyada iyo musqulaha iyo qashika ku tuuro, kuwa ilmaha inkiro. waa waalic caasiyaal. ILLAAHEY baa ayagana ka jaasinaya insha Allaah

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inaad dhimatey raben miyaa subxaanallah

  • @ayanwarsame5695
    @ayanwarsame5695 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhan reerku ma dhallin qofkii yaqana haso baro fadlan

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walahi I'm crying😢😢😢😢 most of the parents are evils 😈

    • @LeilaMaxmed
      @LeilaMaxmed 3 หลายเดือนก่อน

      We don’t speak about it but SOME Somali parents are horrible.A lot of Somali girls are suffering.So sad 😔

  • @abdalahjama7389
    @abdalahjama7389 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walashay Allah cawil qab ha ku siiyo

  • @ibadahajiahmedsaymay2005
    @ibadahajiahmedsaymay2005 3 หลายเดือนก่อน +7

    Kuwas aakhiro wara uyalo ilmaha dhashy inad adiga kaliya xaq kuledaha modan lkn iyaga masuliyad weyn baa idinka saaran 2ba jaahila dhashy gabdhan allana an ka cabsaneyn balo idin dagty bal 2shey eku ciido ma wax weyn kadhigten dhawaca korkaa waxa ka xanun bdn dhaawaca qalbiyan uso gary ilma yaro hortiisa lagu ciidayo kwrn bismillah illahow kuwas wax hanogu darin amxaarsana😢

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 3 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭 subxaan allah reerkan iyo gabadhan waa qisa cajiiba cidaas in lahelo baa fiicnyd

  • @Xubiluul
    @Xubiluul 3 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajacuun see ogu quureen gabadhooda dhibkaas intaas la.eg waaridka qaar way jiranyihiin dadka dhahaayo waaridkaga haka sheekeynin cunugta yar jecel waalidnimo maysan arag walahi waa qiso xanuun badan ilmo waan ceshan waayey xasbunalah 😭😭😭😭

  • @JelleAhamedabdi
    @JelleAhamedabdi 3 หลายเดือนก่อน +7

    Hda ya umaqan waladili Dona shekthan kaadib

    • @HibaaqAli-q7x
      @HibaaqAli-q7x 3 หลายเดือนก่อน

      Waraa uyaala

    • @SugraCraxman
      @SugraCraxman 29 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂 waa yaab

  • @NaciimoQaasim-k6o
    @NaciimoQaasim-k6o 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waalid xun waa jiraan lkn hooyo iyo aabo wada xun manan arag laga yaaabo ineysan dhalin iyagu sey aataba baayo alllah haku booga dhayo inaga dhan wada bukaan socod ah

  • @NasteexoAbdulaahi-wi5xc
    @NasteexoAbdulaahi-wi5xc 3 หลายเดือนก่อน +4

    Xanuun badanaaaa😢😢😢😢

  • @RumnMoha
    @RumnMoha 3 หลายเดือนก่อน +4

    Familly xuun dhib waye😢😢😢😢

  • @FartuunAbdullahi-o4h
    @FartuunAbdullahi-o4h 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc waa qiso xanuun badan Allah Xaq ha tuso walidiinta

  • @AminaSaciid-d7b
    @AminaSaciid-d7b 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walhi ilinta waan ceshanlahay runtii 😭😭😭😭

  • @NajmoXaashiabdi
    @NajmoXaashiabdi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi gabadhan waa runted 😢sababto ah aniga xaladan ku suugan😢😢meel aan Adana ma aqaaano😢😢😢😢😢

    • @safiyajama5223
      @safiyajama5223 3 หลายเดือนก่อน

      doolada udacwow maxaa kudhigay kuri aanlaguuturayn

    • @NajmoXaashiabdi
      @NajmoXaashiabdi 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@safiyajama5223 qalbi 😭 mesha waa Africo waxa lagu dhihi uun Walid sas ah majiro adiga unba Eed lagu sari

    • @samiraabdullah4891
      @samiraabdullah4891 3 หลายเดือนก่อน

      Kabaxao wllo

    • @NajaxAbdixakiin
      @NajaxAbdixakiin 3 หลายเดือนก่อน

      Aing imahay

    • @NajmoXaashiabdi
      @NajmoXaashiabdi 3 หลายเดือนก่อน

      Mxa dhahty abayo

  • @Learn-z3r
    @Learn-z3r 3 หลายเดือนก่อน +2

    I’m sorry sister your. story made me cry 😢 be patient

  • @Sacdiyoabdinasir-t9b
    @Sacdiyoabdinasir-t9b 3 หลายเดือนก่อน +5

    Alllh kuu dhib dhaamo byo murug badan waa soo argtye labadaaas inaysan ku dhalin baan uu malaynyaaa waaalid saaasa ma jiro subxanllh xaaasidsanaaa wuxu😢😢😢

    • @laylaxuseen-i7s
      @laylaxuseen-i7s 3 หลายเดือนก่อน

      May dhalun waayo waaludku u7 naxaa waar wax dhalay saldhiftada tag oo dawlada isu dhiib huun0

  • @ShukriAbkow-qi3gx
    @ShukriAbkow-qi3gx 3 หลายเดือนก่อน +1

    Macquul maaha maba aaaminaayi in kuwaas gabadhaan dhaleen
    Waalid maba dhihi kareeeee

  • @AbdimajidBilal-j8c
    @AbdimajidBilal-j8c 3 หลายเดือนก่อน +6

    Zxb giibidas isoradhi an kuur sadhe🌹

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 3 หลายเดือนก่อน +1

      Farax aqligaga guur unba ku jira war inanta yar nolosha ay ku jirto howga faidaysan guur layne

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@dumarkaabachannel161
      I like your comments
      Kkkkkk
      Funny 🤣😂🎉

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 3 หลายเดือนก่อน

      @@SkyStar592 miyanay runtay ahayn farax nolosha dhan xalkeda guur ayu moda bari imu ilmo ku raro uu cidlo uga tago kaligedba sidan u silicdaye ma ilmo ayay korin karta

  • @awiljama4916
    @awiljama4916 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaaas ilaahay ha u gargaaro ma umalaynayo inay dhaleen waaridkaas

  • @BabyChoice-l9o
    @BabyChoice-l9o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi wan ilmeyey may dhalin inantan yar ax ya yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi anigu wax arkay akhiro aan makhrati ka ahay reer aan jaar nahay inaantooda way dili jireen 2 wiil oo ka waweyn hooyadeed iyo walasheed oo ka yar ayaa dili jiray weliba dili daaye wlhi wiilsha ay saxiibka yihiin dharka intay ka soo qadan ayey umay dhihi jireen 2ama 3habeenimo ayey xadhig intay ku xidhan ayey daldali jireen way jiraan walid caruurtoda ku tacadiya cidanka soomaliland waxan kula talinaya inay walidka caruurtooda ku tacadiya ogadaan reerkasi way dulmiyen inaantooda subxaan Allah yarabi yarabi

    • @safiyayusuf4279
      @safiyayusuf4279 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢

    • @walalwlll6815
      @walalwlll6815 3 หลายเดือนก่อน

      SubhanaAllah 😢

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 3 หลายเดือนก่อน +5

    Axmadoow Gabadha biyo sii Oo daji plz

  • @FaadumacqaalibmohamedNafiis
    @FaadumacqaalibmohamedNafiis 3 หลายเดือนก่อน

    subxanallaah allaahu akbar yaarbi

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 หลายเดือนก่อน +2

    الحياء خلق الإسلام
    أخرج ابن ماجة عَنْ أَنَسٍ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ - ﷺ - « إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا وَخُلُقُ الإِسْلاَمِ الْحَيَاءُ ». حديث حسن
    XISHOODKU WAA DABEECADDA ISLAAMKA
    IBNU MAJAH WAXU KA WARIYEY ANAS
    NABIGU (SCW) WAXUU YIDHI:
    ( DIIN WALBA WAXAY LEEDAHAY DABEECAD
    DABEECADDA ISLAAM KUNA WA XISHOODKA)
    WAA XADIIS WANAAGSAN.
    ADEER XUSEEN

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Niza-j
    @Niza-j 3 หลายเดือนก่อน +3

    Party 2 pls😢😢😢

  • @BidanQurux
    @BidanQurux 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hada iney kuarkan adigo ka dacwona tas haku jijibiyena😢😂iska amus wa walidkga yad ugu dacwonaa

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa xanuun hadey run sheegayso waaridkana halasoo waraysto

    • @NajmoXaashiabdi
      @NajmoXaashiabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abayooy waa run 😢sababto ah 😢aniga ku jira xaladan oo kle 😢oo Malin walbo isga oooyaaa 😢marmar waxan isdhaha hooyada Maha 😭 ee waaa edadaa😢wlhi

    • @laylomaxamed1279
      @laylomaxamed1279 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@NajmoXaashiabdi 😭😭😭 sorry abyo ilaahay hakaasaaro faraj hakuufuro

    • @canabmaxamed8076
      @canabmaxamed8076 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@NajmoXaashiabdisorry

    • @falisa576
      @falisa576 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hadaad aragtaan hooyo ilmaheeda
      Dilayso markasta ninka xagiisa' ayey ka
      Ciil qabtaa wa hooyo an farax sanayn

    • @NajmoXaashiabdi
      @NajmoXaashiabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@falisa576 haa 😭 qalbi sas waye

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waalidkaas ilashsy idiima naxariisto aduun iyo aaqiro cadaab ku muta

    • @umucabdirixmaanxawaa4899
      @umucabdirixmaanxawaa4899 3 หลายเดือนก่อน +2

      Gabaryahay waa ayaan daro waxa kugu dhacay
      Nabsigaa ka doo bixi ha u noqonin waligaa meel ay joogan ha istaagin Cuqubo alaha ku rido
      Ma laylkasad ahayd ayagaa 😣😣😣

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 3 หลายเดือนก่อน +4

    Adna wuu ijecla dadka waxey idhihi jireen lacag ayaba ledihiine maxaa ulugeysa uma jawabi jirin lkn waxbarashada xooga saaray waan dhamey alx waana shaqeeya ayeyana waxkastaa usameya hada wayo waa hoyo

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah subxaanallah subxanallah

  • @Asmaciise-z2y
    @Asmaciise-z2y 3 หลายเดือนก่อน

    Allah Allah 6:42 😭😭😭😭😭

  • @HodanHashi-i3i
    @HodanHashi-i3i 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalaah miskiin

  • @SafiyoAxmed-gn7eq
    @SafiyoAxmed-gn7eq 3 หลายเดือนก่อน +2

    In waxan isdhahay may dhaline😢😢😢

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 3 หลายเดือนก่อน +2

    aad ban iga naxay gbdhan sorry abyo Walidi nocasa jira oo ilmha silciya oo saxaririaya nabsigaga alaha kaso saro gbdhan yarta dhibka logeystay ilahay haka sobxiyo kuwa kale ay dhalen 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @QueenSmile-u6l
    @QueenSmile-u6l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ani camal gabadhan😢😭💔

    • @xamdixaaji3134
      @xamdixaaji3134 3 หลายเดือนก่อน

      O mala Joogtaa mise waa Nolol hore

  • @zaharaaden1108
    @zaharaaden1108 3 หลายเดือนก่อน +5

    Nolashu adka maskintan xaqeda allha hakaso bixiyo rerkasa walahi 😢😢😢

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa raxman

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 3 หลายเดือนก่อน

    Ilama.aha inwaadlid ilmihisa o caadiya dhibatadaas intaan
    Le.eg kusamayn karo.
    Horana loyiri ilmahagà makala jeclide iyaga iskaka jeclaysiya.
    Xurmo waalidba mudan.
    Maxa hooyadi
    Aabihi iyo
    Wiilki wllka.aha iskumeel mariyey wax ciyaara ma.aha✅

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naaa walal tahriib iska daaaa😢😢😢

  • @sahalcumer6520
    @sahalcumer6520 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow cafi wllshy asma❤

  • @subayrcabdi8054
    @subayrcabdi8054 3 หลายเดือนก่อน +1

    لا حول ولا قوة إلا بالله
    Waalid caaqnimada waxa la marayaa heer labadii waalid like iyo share lagu raadsado
    OO midiaha laga dhaleeceeyo
    Naa labada waalid dee haday ku garaaceen dee way ku edbinayeen hadday xattaa si kasta kaaga qaldanyihiina xuqquuqda ay kugu leeyihiin
    baa ka wayn khalad kasta OO ay kuu gaysteen
    Bal waxaad umada la hor imanaysaan eed qisso ka dhigaysaan eeg

    • @faadumoaxmed-sr5dz
      @faadumoaxmed-sr5dz 3 หลายเดือนก่อน

      Ilmaha alle ayaa siyay wanu kal xisab tamya e ilmaha sida halga dayo wana jirta walid xuni

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 2 หลายเดือนก่อน

    Ruuxa markay dibanta hoose casaato maxaa
    U sabba ah :
    1. Inuu khamriya cab weyn
    Uu hahah .
    2. In cunton bakteeriya
    Cunay ooy caloosha
    Bakteeriyadii wali jiifto.
    Tusaale af urka oo kale
    Lakin dad badan ogeeyn
    Waxaa loo tagaa dhakhtay caloosha
    Qaabilsan ,kadibna
    Daawo qaato
    Tusaale Nin caana
    Shiikh Sariif faruurtisa
    Waa casan lakin yaa
    Usheegi karo oo dhihi
    Karo caloosha bakteriya
    Kaga jirto iyo Somalidu
    Way madax adagtahay
    Laga yaabee lacagta
    Baarista in dhilin yaradu
    Ku cusultay ,Laakin
    Waa muhiim waxii
    Caafimaadkada ah
    Inaad xooga saartid
    Somaliyeey caafimaadka
    Waa Nr.1

  • @safiyayusuf4279
    @safiyayusuf4279 3 หลายเดือนก่อน +5

    Inaalilaahi wainaa ilayhi raajocuun abaayo ilahay qalbiga hakuu dhayo nolosha inta kuu dhiman dhibkaas waxaad ku ilawdo alaha ku siiyo

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu bilaah kuway kolkolinayan bay ka heli xumanta ay kuu gaysteen😢😢😢😢

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah u dhibyareyo

  • @CaaishaKhalif
    @CaaishaKhalif 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ax Ax Ax soori wll 😭😭😭😭😭😭

  • @NasroMohamuud
    @NasroMohamuud 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw❤❤

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan haddii ayrun sheegeyso qowskaas waxaan kula talinayaa iney toobadkeenaan gabadhoodana cafis kadalbadaan.
    Haddana aysoo dhaweeyan oo u naxariistaan.

  • @hamdihasan9927
    @hamdihasan9927 3 หลายเดือนก่อน

    Qisadayda. Io. Qisada gabadhan. Waa. Iskumid. Wallhi. Waa lidka qaar waalid la aanta dhaanta wallhi😭😭😭😭😭

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 3 หลายเดือนก่อน

      Allah mcny sas ha dhihin astaqfirullah dheh adunka wa imtixan Allah bari allah qalbigoda naxaris haku galiyo

    • @SaaraMustafa-y7o
      @SaaraMustafa-y7o 3 หลายเดือนก่อน

      Haa wlidka qaar wa sida cadabtii jahanama cml waan hubaa

  • @XamdaJamacCali
    @XamdaJamacCali 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ax ax ax walaahi waan ooyay

  • @AnisoFaarax-zx7qt
    @AnisoFaarax-zx7qt 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hakuu gargaaro abaayo iyagana Ilahay calaamo haka muujiyo wlhy oohin aanan weligay ooyin baan maantay ooyay hadana video ma dhamaysan intaas kabadan masii oynkaraayo😢

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXANALAH NINKU DHAQAN XUMAA MA NAAGUU LA KORAY MAXEY TAHAY NINKA BASBAAS U QAADANAYA GABAR YAR GABDHAHAA MAXEY DAGAALSAN YIHIIN BASBAAS ISU SOO QAADAN JIREENE

  • @SamsamNuur-x7c
    @SamsamNuur-x7c 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢waan kaxumahy hooyo weeye naxarstarn abaayo qalbigaa i xanuunay

  • @MohamedAdanSaid
    @MohamedAdanSaid 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa ilmaha kontaro lagaga dhigay waxad ahey mucjiso Nina kuwada wa iska race walid wuxuw dhalay sas uma silciyo

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 3 หลายเดือนก่อน +2

    Yarabbi...walal gabadhaan allah dartiii ucaawiya oo isbitaal ugeeya oo neerfaha kadaaweeya.... ninka barafka xiitaa naxariisbay karaadinaysay ileen cid unaxariisata may arage

  • @Idmaan.
    @Idmaan. 3 หลายเดือนก่อน +4

    😭😭😭

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxey Ila thy Somalida wadanka ku nool maskaxda loga jira😳 there is no way cunug ad dhib ku dhashey kuso bar barisey inad san u gali kartid. Aniga waxaba is dhaha naxaristi aya ka guurtey show😔 i don’t think this young woman mind will be stable since she’s been through trauma in a young age😢 Illahow nolasheda nuur iyo nasteexo sii🤲 Illahow wax kalo dhibo ha tusin🤲😢 i wish i could help her out but don’t know how😢💔

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 3 หลายเดือนก่อน +3

    hooyadas halasooxiro masiibada 😂😂😂sorry abaayo

  • @SalmMuhudin
    @SalmMuhudin 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallh subxanallh 😭😭

  • @Kekeyy.Channell
    @Kekeyy.Channell 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas igu dar ahmed kallow sxp igu soo xir anaa guursanayee😂

    • @hodonabdullahi6382
      @hodonabdullahi6382 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 bisinka wll ado cawinkara maxa cunugtan yarista karabta ? Laga yaaba in ad dhalikarto.

  • @karaynbarrekaraynmaxamedbarre
    @karaynbarrekaraynmaxamedbarre 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka dhan walidka ayee attack ranayaan lkn walidka waxa iikalayab badan wiilka qayanay wiilasha maxa kaqaldan anxar daranaa walayaba nahay wllhi naxariis malahan😢

  • @Sharmaskyclips
    @Sharmaskyclips 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi qisadaan said ayaa uu 0yay 😢😢😢😢😢😢