GACANTIISA IN LAGA JARO AYE SABAB U EHED 13SANO KAHOR MANTAY AYE CAFIS KA DALBATAY CAFI WALALKA 5AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 674

  • @drsdekatahliil3217
    @drsdekatahliil3217 ปีที่แล้ว +35

    Ilhy Naga dhig kuwi adoomahaga ka nabad galo 🤲🙏

  • @xaawomahamedsaalim9122
    @xaawomahamedsaalim9122 ปีที่แล้ว +41

    Wlhi waa arin xanun badan tolow yaa og inay jiraan dad badan oo la dulmiyey xabsi gala dhigo ama gacan halaga jaro wxa dhici karta dambi ayan gelin in loo dilay allow dulmahana ducadiisa iyo dacwadiisa u aqbal una cadaalad same yaa rabbi 🤲🤲🤲

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 ปีที่แล้ว +1

      Wadankeena waxa sidaa ugalayba ee 40 sano ilacunayaan waa dulmiga

    • @Kyahya
      @Kyahya ปีที่แล้ว

      @@khadijac9841 may good bless Somalia and help everyone in newd

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 ปีที่แล้ว +64

    subxanalah illahay haku xafido walaalkay wan iska oyey illahayo ku naxriiso umadada hadii heli karo talefonka inan caawiyo diyaar u ahay insha allah

    • @alapabashi7081
      @alapabashi7081 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤ love you sister ❤ for your qalbi quruxbsdan qlili❤

    • @Ilwaadwarsa1111
      @Ilwaadwarsa1111 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abyo barnaamijka kale bu ku sheegay nambarka

    • @ibrahimhajibare4308
      @ibrahimhajibare4308 ปีที่แล้ว

      Amin ya rabi

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 ปีที่แล้ว

      Wllo caawi please hadad awoodo si aad number kisa ku heshaba😢

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g ปีที่แล้ว +11

    Aniga waxan qaba dadkii xukunka ridey iyo naagtan xun sharciga Hala hor keeno ciiqabta ugu mudan hala marsiiyo 😢

    • @Aliabdi-yh4pw
      @Aliabdi-yh4pw ปีที่แล้ว +1

      Cafiska wax ka fiican malaha wlhi

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

      @@Aliabdi-yh4pw waxan ka hadlaya Gabi ahaanba dad aan khibrad ulahyn ayaa xukunka ridey boqolal kale ayaa sidan oo kale loo dulmiyey diinta waxay faraysa hal qof inuusan marqati noqon karin waliba laba qof oo is haysta marqati naftooda Kama noqon karan mesha waxba ka khaldan

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 ปีที่แล้ว

      Walaal sheekadan wa riwayad laisku adiyay oo laisla oogyahay

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +17

    Waa nasiib daro in markhaati la aan qof gacanta loogu jaro lakiin hadii ay is keentay waxaan dal ban lahaa 3 shay:
    1- Inaan guursado oo nafteeda ii hibayso
    2-In gacanta laga jaro ayadana
    3-In mag dhow fiican ay bixiso
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Ramadiye123
      @Ramadiye123 ปีที่แล้ว +3

      Talo xumidaa mag dhaw muxuu taraa niyow sethy sxb

    • @ibrahimabdalle2088
      @ibrahimabdalle2088 ปีที่แล้ว +1

      Saddex qodob oo muhiima weeye

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 ปีที่แล้ว

      @@Ramadiye123 Adiga maxaad samayn lahayd❤️

    • @buuqmarabo2778
      @buuqmarabo2778 ปีที่แล้ว

      ​@@Ramadiye123 maal fiican hadduu ka helo gacan uu ka gooyo waxba tari mayso, lkn maalku noloshiisa iyo tan reer kiisa ayeey anfici. guurkeeda in uu baahi u qabo u malayn maayo.

    • @abdullahiali8771
      @abdullahiali8771 ปีที่แล้ว

      Ninkii xukunkan fuliyay ayaa ilaahay kula xisaabtami doonaa asga iyo gabartan beenta sheegtay

  • @fuaadcaabijimcaale8253
    @fuaadcaabijimcaale8253 ปีที่แล้ว +19

    Bal cadaalad xumadaas fiiri
    Cara alle ha idinku dhacdo
    Qof qof soo eedaystay cadeyn
    Aan heysan ama marqaati ayaa loo naafeeyay qof dhan😢😢😢😢
    Aduunka qofkii cadaalad ku waayaa aakhiro ayuu ku helayaa
    Lkn kuwa Dadka u garsoora qofna waa raali galiyaan qofna xaqiisa ayay ku tuntaan

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    Diyada haku guursado

  • @umalkhyrmohamed6089
    @umalkhyrmohamed6089 ปีที่แล้ว +12

    Subxanallh illahyow dadka qar dulmigoda ha noo cadabin😢😢😢😢😢

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว +5

    Waa inan qalbi wanagsan naafo ayay ka dhigtay wan iska cafin wuu yidhi ilaahay agtiisa ayuu ka helidoonaa khayrbadan 😢

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 ปีที่แล้ว +36

    Dadka cawaanta ah oo qof gacantiisa ciyaar ciyaar lagu jaray somalida waxay hormar u gaari waysay waa waxaan oo kale subxaana laah😭😭😭😭

  • @belecade9540
    @belecade9540 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi aduunka waxa u nacbahay wax aan samenin in leygu nabo ama been abuur 😪😢😢😢

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 ปีที่แล้ว +16

    Dadka wax xukumaya ee wax aanay aad u hubin ku degdega xukunkeeda waxa wanaagsan in aanay ku degdegin dilka qof bini aadam ah waa in qofkaa ugu yaraan sadex sano lahayaa bal imika gabadhaasi sadex maalmood ka dib bay heshay wixii ay wayday may odhan shaki baa jira balse waxay tidhi wuu iga xaday teedii baanay aamineen waa qalad wayn oo ay ilaahay iyo umadiisa ka galeen

    • @ahmeddayah1956
      @ahmeddayah1956 ปีที่แล้ว

      Qofku marqaatiyaal iyo cadeeymo mala weydiinayo miyaa?

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

      @@ahmeddayah1956 WAA MIDAAN LA YAABANAHAY ANIGA SOW.MAAHAN WAX BU IGA XADAY IYO GAF GACANTII WAXAAS DIIN MIYAA CADAABTA ALLAH IDIN GALI

    • @siyaadsaneey4222
      @siyaadsaneey4222 ปีที่แล้ว +1

      Calamada ayaa gacanta looga jaray kadib qof danbe mesha gacan loogama jarin waalaga soo qaxay xamara lasoo galay 2011kii

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      Waxaa xukunka fullsay maxkamadii khawaarijta wahaapiyada mujassimada alshabaab

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 ปีที่แล้ว +14

    That is very Pain you can not just say forgive him that easy way because you’re not the one who has lived those years “

  • @naciimomahamed6011
    @naciimomahamed6011 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi waan qiroday naagtaas in loo dili weyaan willkas miskinka ahaa😭😭

  • @om1735
    @om1735 ปีที่แล้ว +12

    Kuwa xukumay ayaa qaldanaa waxay iheed in marqaati keenan😢

  • @SundusDhuux-ci3cv
    @SundusDhuux-ci3cv ปีที่แล้ว +4

    Ugu horeen wll qali adig hadii gabdhan gacanta laga gooyo ayadan kuuma soo noqoneesa wll is ka cabi dacwadadan diib u dhiigo waa walsha oo cafiis ku weydiisaniso plz wll is ka cafii 😢😢😢😢😢❤❤

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 ปีที่แล้ว +26

    Subxanallh nagtan wa qof xun 15grm mee qof dhan gacanta ugu jare balayada 😢😢😢

  • @FaaraxbaaneMalaawi-tc2uz
    @FaaraxbaaneMalaawi-tc2uz ปีที่แล้ว +1

    War gabadha maxkamamda halageeyo shareecada islaamka halahorgeeyo

  • @farhanmose1270
    @farhanmose1270 ปีที่แล้ว +21

    Ninkan 100 geela ama gacanta halaga jaro ama iyada haguursado😭

    • @KhadarG
      @KhadarG ปีที่แล้ว +1

      Sorry 🙏 wllo

    • @AnfacDaahir-nm4iy
      @AnfacDaahir-nm4iy ปีที่แล้ว

      Sax weye wllh

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash ปีที่แล้ว

      Aar siil Gacan Ma Soo celiyo😢😅😂😂😂

    • @caashoxuseen1856
      @caashoxuseen1856 ปีที่แล้ว +1

      Guurka see ufahantay ma wax diyo ahaan la isku siiyo teda kale qofkii ku xumeeyo ma asagaa la guursadaa qofkii ku wanaajiyo aa la guursadaa

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      @@caashoxuseen1856waa runtaa qof kuxumeeyey lagama agdhawaado

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 ปีที่แล้ว +10

    Imaanka allah ka qaado ma dahab baad ninka miskiinka ah xubintiisa ka galaafatay 😭😭😭

    • @saidmohamed745
      @saidmohamed745 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 dadkii wey waasheen

  • @HamdiMuuse-t4m
    @HamdiMuuse-t4m ปีที่แล้ว +1

    Dulmi kale waa qarsoon kan waa aragnaye

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 ปีที่แล้ว +1

    Maca fiyeeen
    Mag dhowna
    Ma weydiisteen

  • @Barack736
    @Barack736 ปีที่แล้ว +1

    Alshabaab inkar ayaga gacanta ka jaray subaxannalah

  • @duceysane3322
    @duceysane3322 ปีที่แล้ว

    Maasha, allah gabarta waa geesiyad qof walba wuu qaldamah Lkn qofka in uu soo laabto intuu nool yahay walalkiisna cafis weydiisto hadana diyadii ayadu bixineyo waa cajiib somali soo labtey ayaan ujeedah. Barnaamijka so badi Allaah garab kaago galo maasha,allh

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +11

    Subxanallaah maxaa dulmi la iska galaa aduunkan ninkaas waa ku raacaa ahay in gacanta laga gooyo gabdhaa ama inay diyadiisa miskiinkaas bixiso😭😭😭😭😭😭

  • @AmiirahasanHasan
    @AmiirahasanHasan ปีที่แล้ว +2

    Masiibo kaweyne major to oo kadaran in qof diintiisa lgu imtixaano shabaab nacald hku nacdo beentii aay dadka ku dili jireen ilaahy sida cali jeeyti hdeysan kuwa hada huursanaayo uladiririn walaan guul ugaaray shabaab diinduu been kasheegaa shisheeye ayeey ushaqeeyaan

  • @nimomohamud5497
    @nimomohamud5497 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah meshan maxkamad majirto mey wax cubsadan cadeymo iyo marqatiyo baa loo bahnaa iyada naftirkeda mexey bal u hubsan weydey amaba iskaga cafin weydey axx 15 garan bas iyo gacan dhan axasan lacag ahaan ayagoo u qabsado am soo gud dhahaa roned

  • @anabalimohamed4307
    @anabalimohamed4307 ปีที่แล้ว +5

    Wadaaddada ayay been kan sheegtay marqaati la'aan ama cadeyn la'aan waxba lama fuliyo ee mooryaan wadaado iska soo dhigay iney udirtay ayaa laga yaabaa Subxaanallaah

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 ปีที่แล้ว

      Anaga iyo aduga isku meel ka aragney wlahi

    • @yastayonis4007
      @yastayonis4007 ปีที่แล้ว

      Alshabaab miyaa wadaada ah oo wax hubsata waa mooryaan Diinta iyo dhiiga muslimka shaydaan usoo diraye.

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 ปีที่แล้ว

      @@yastayonis4007 wagey wadanka heysteen kitabka iyo sunada nabiga SCW lagu dhaqi jirey galana wadanka waa laga sifeye xududa ale ofin jireen kii sineysto xad baa laga ofin jirey kii waxado sido kale gabdhaha waa wada xijab nayeeen halaka manta kitabkii rabigey dastuur lagu badale xadkiii loafin jirey xarig lagu badale ale dowlad islami ah hanasiyo oo kitabkisa nagu xakunto

    • @yastayonis4007
      @yastayonis4007 ปีที่แล้ว

      @@hibohassan3817 Diintu aqoon bay rabtaa hibo. Hadaad dadka qori uqaadato oo gacmaha iyo qoorta ka gurto ood dhehdo xad baan oofinayaa adoon aqoonteedii lahayn waxaad samaynaysaa dulmi iyo dambi ka wayn kaad lahayd waan xalinayaa muuqaalkan baana kaaga filan waxay budhcadaasi faleen. Qof Soomaali ah oon maanta ogayn budhcadnimadoodana majiro waana taas kusoo ururisay inay kaymaha galaan oo reermiyiga ku baadhaan.

    • @ummuabdullahi1125
      @ummuabdullahi1125 ปีที่แล้ว

      ​@@hibohassan3817aaaamiiiin ya rabbi❤❤❤🎉🎉

  • @CABDIRASHIIDMAXAMED-jr9dm
    @CABDIRASHIIDMAXAMED-jr9dm ปีที่แล้ว +1

    Xaqa ilaahey laga galo waxaa kaweeyn Kan adamaha laga galo

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 ปีที่แล้ว +18

    Subhanallah 😭 ilaahey ha kuu gargaar walalkey 🥺wlhi wa xalol xumo iyo murugo inteeda la eg 😭😭 wax kastoo iga qaato qof bini aadam eh nafdiisa wax dhib eh uma geys teen wlhi aduun wala helaa 😭😭😭😭

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 ปีที่แล้ว

      😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤔🤔😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🌷😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😗😗😂

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    Culumadda gacanta gooyeen maxee soo daliishadeen? Afar arin Waa in la helaa kuwaasoo ah: Ninka danbiga ma qirtay? Marqaati maloo haayaa? Asagoo wax xadaayo mala qabtay? Dahabka la xaday malagu qabtay? Taas aa rabnaa inaa ogaano marka hore

  • @FadhiyaOsman
    @FadhiyaOsman ปีที่แล้ว

    Alla naagtuu dhaqan xumaydaa oo naxariis xumaydaa illahy Ku cadaab doqon xun waa inuu dhahaa naagtan waxan cafiss kayga waxan Ka dhigayaa in naaska kayga jaro

  • @dibrahimcharko9228
    @dibrahimcharko9228 ปีที่แล้ว

    Barnaamij dadka isku diraaaya
    Dil iyo sixir iyo argudasho barnaamij waaye
    Mahaa barnaamij cafis
    Hala joojiyo fadlan

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 ปีที่แล้ว +5

    2010-2023 now where are you for all those years it’s been one decade and above…

  • @hafzaahmet1879
    @hafzaahmet1879 ปีที่แล้ว +3

    Alla naxdin badna abwe cadalada la tiigso nagtas dulmi wayn bay kagashy ha cafin😢😢

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 ปีที่แล้ว

    Waa marki sadax aan qoraayo fariin adiga dadka haku qasbin

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 ปีที่แล้ว +3

    Allah kuma cafinayo
    Allah adoomada
    Ma dulmiyo

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว +4

    Subxaallaah wey ku degdegtay iyadaa ba'day 😢

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว

    Faadumo.ibraahim ha loo meheriyo ninka diyadiisana haku maal geliso waa hadaanay guri lahayn mida kale maxamed ibraahim marhaday khaladkii qiratay ooy hortaada timid ooy kuu sheegtay inay heshay dahabkii

  • @nafisomacalindahir1169
    @nafisomacalindahir1169 ปีที่แล้ว +11

    Haduu iga xado xitaa gacantiisa wax ka qaalisan majiraan dahab waxba ma ahan

    • @abdallaabdirahmaan9091
      @abdallaabdirahmaan9091 ปีที่แล้ว +1

      Nafiso waa ka hele naxariistaada m.a lambarkaga isii please quruxey ❤

    • @khal1012
      @khal1012 ปีที่แล้ว

      ​@@abdallaabdirahmaan9091hhhjj wah stuts miyaa TH-cam waye meeshaane😂😂😂

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 ปีที่แล้ว +12

    Subxaan Alla Allahu Akbar ilaaw Gonfur hay keyn😭😭😭😭😭😭😭

    • @sabrudiin2770
      @sabrudiin2770 ปีที่แล้ว

      Wax walbo waa qadar ilaaheey

    • @fahima6666
      @fahima6666 ปีที่แล้ว +1

      Waan Ka xumahay somali fuded boos sis dadka u dilaan boo siis ayaa gacanta loo hana naag aha qaar xaa sidiin waaye gabarta an wa Qumayo Musi a ilaah haku rido inkaar qabto dahab muxuu Tara’s wey hawa tan tahay kusoo a kugu dhacday hawar qabto

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว +1

      Haa wllhi balayada wan kayaabay

  • @khadroabdulle7662
    @khadroabdulle7662 ปีที่แล้ว +3

    Ax xanuun😢waaye wllhi

  • @zeytuun9896
    @zeytuun9896 ปีที่แล้ว

    Nabsigii waa asoobey gabartii subxaanalaah

  • @seidmustafe6320
    @seidmustafe6320 ปีที่แล้ว

    Waa in ay gursato.
    Hadi kalee gacanti ay goysay wa in la jara halka lajaray iyo wixii lagu jaray ba
    Lagu jarin

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa xanuun aad u wayn Subxanallah 15g iska dhaafe 500g hadii layga qadan lahaa xataa waan cafin lahaa gacan dhan aya la jaray marka Ciyaar ma ahan waliba dulmi aya looga jaray

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭 Subxanllah wey dulmisay alle baa kajaasinaya qiyaamaha maskiin waye wallhi ay naafeyen ax qiso xanuun badan

  • @AminaDacar
    @AminaDacar ปีที่แล้ว

    Dulmi badan oo lageysteey baa wadankeena ku xasili layeey runti dhiig xaqdaro loogu shubey buu soo butayaa markasto Yaa allaah

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 ปีที่แล้ว +1

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Jumcah Mubarak Akhi Kala mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤

  • @FartuunMohamed-ql7lj
    @FartuunMohamed-ql7lj ปีที่แล้ว +3

    Masha masha masha allah walahi barnaamijkaan aadbaan ujclhy waxaan dawan jiry marmar asoo carabi ah almusaamax kariimqisooyin murugo ah hadaad dalka noo keenty waa masha allh lkn waxn kugula talinaa almusaamax kariim cml kadhig oo mecnaha dadka cafiska isweydiinayo in qofka qofka kale aad ugu cersan yahy oo uu meesha kudilo ayaa halis ah hadhow baxar ayad ku galesa ee meel kala fog ama wax udhaxeeyo usamey pleac waayo wax walbo filo aduun xun ayn joognaa

    • @mawliid9949
      @mawliid9949 ปีที่แล้ว +1

      Sax walaashay waa sidaasi hala kala qariyo sida Barnaamijka carabta ee Almusaamix kariim oo kale hadii kale qofku markuu arko qofkii kale wuu is badalaa

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 ปีที่แล้ว

    Subxanallah hubsiino hal baa la siistaa gacanta halaga jaro ayadana hadii aw leeyahay

  • @khal1012
    @khal1012 ปีที่แล้ว +2

    Imaanka ala kaa qaad 15kg oo dahab ah ayaaad gof gacantiisa u jartay aduunkana caar caar aakhirana cadaaligii ina aburtaa jooga oo kugu filan icafi kulahaaaa naa tag imanka laga qadye cafiskaad manta rabto
    13sano maad cafisid waxa kaa maqna adun aan badnayn buu ahaaaye qod bad curyaamisay ee ilaahy intan la gaadhina yaanu ku cafin

  • @hodanahmed4530
    @hodanahmed4530 ปีที่แล้ว +6

    Allaah beer adaga nagta anuu kamajareen haduu xita run iga xado

    • @leiladagane
      @leiladagane ปีที่แล้ว

      Wlhi warun....dadku kalanaxaris bathana

  • @QueenSara-m8b
    @QueenSara-m8b 3 วันที่ผ่านมา

    Ala ilaahow ugar gaar maskinka wlhi arin xun ba kudhacday😢😢😢

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Allah. Waxaan lahubsan oo uusan wiilkaasi qaadan ayaa gacantiisii midig looga jaray. Ha cafin ama diyo habixiso ama gacanta halaga jaro iyadana.

  • @AbdihakiimAbdullahi-mh5di
    @AbdihakiimAbdullahi-mh5di ปีที่แล้ว +8

    SORRY RUNTII HORAY LOYIRI HUBSIIMO HALBAA LASIISTAA 🙌

  • @حبيبهحبيبه-ص8ص
    @حبيبهحبيبه-ص8ص ปีที่แล้ว +1

    Soomaali dd maaha 1qof dumar kaligeeda wrkeeda in gcn logujaro iyd wxaa kadr rgg amrkeeda yeely rggaas ayaa qldn

  • @diriehirsi2883
    @diriehirsi2883 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wax aad iyo aad looga murugoodo😢. Kuwii gacanta gajarayna qaladka weeyleeyihii. Somali maxamadeey ninkaan walaalkeena ah aan ugurmano.

  • @zaksharhaye3613
    @zaksharhaye3613 ปีที่แล้ว

    DEGDEG BADANAA SHAG SHUUKOOYINKA IYO SOMALIDABA

  • @IkiiQurux01
    @IkiiQurux01 ปีที่แล้ว +8

    😢😢subxanallah dahab xuun dartiis miya wil muslim oo walalka aah gacantisa kuwayay subxanallah wlh wa arin layaab aah Illahow diig muslim aah hanagalinin dadkana kalabadbadi Amin ya Allah🤲😭😭😭😭😭

  • @CaliMaxamud-k5v
    @CaliMaxamud-k5v 2 หลายเดือนก่อน

    Guursoninka kadib abaalkii waa gudey ❤❤❤❤

  • @Abdullahikooya
    @Abdullahikooya ปีที่แล้ว +2

    Waxaa jeclaan lahaa ninkaa aad mustaqblkiisa ku ciyaartay inaa magtiisa siisay ama si kala uga gar baxdid

  • @muqbulmuqbul7589
    @muqbulmuqbul7589 ปีที่แล้ว

    Gabarta wax khalad ah malaha, waxaa dhulmi geeystay waa maxkamadaha kuoofiyeey xadka kacan kooynta ayaga oon wax cadeeyn ah aan haaysanin ooy layiri/mala ayy kugoaamiyaan. Waxaay tusi khibrad laanta meesha yeeshay. SubxaanaALLAH

  • @XaliimoWarsame-d8y
    @XaliimoWarsame-d8y ปีที่แล้ว

    Alaa waan necbahay inwax Layga nabto abaayo waan ku cafin kahaa😢😢😢 nafba naf😢😢😢 taada kama tal

  • @food4422
    @food4422 ปีที่แล้ว +1

    🎉iyana halaga jaro eyad weeyi masakiinta kabaha la dulmaraysa

  • @deeqsane1439
    @deeqsane1439 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaas miyaa laga jaraa qof wax xaday waxaa rabtiin maa sheegeysiin wllylow

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 7 หลายเดือนก่อน

    Zhp Video-gan qaybtii ay gabadhu lahayd guurkiisa diyaar baan u ahay aaway miyaad ka saartay

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 ปีที่แล้ว +1

    Adigu ma aya daad looyar utahay maxaad ninka la filmauteur u dirqinysaa bilaash bay ooh inta yaxaaska iskaga keenay daaye ha dirqin dulmanaha dhibanaha ah 1000 jeer baad qaldantahaye

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 ปีที่แล้ว +1

    M sh allah wye hdd qldkaga ksilbtey is cfiya adunkani walagategi qer allaha kudhmeyo wll

  • @najmamohamed2329
    @najmamohamed2329 ปีที่แล้ว +6

    Walaga yaba inay runtahay walashay 2010 ba Dahab Badan wil ka xaday walalken garigisa bu kirishboy ka aha muqdisho la aday dahabki wa laso helay wuna qirtay shabab ba qabtay o xiray ka dibna waxay dhen gacan ban ka jarayna igadina waay iska cafisay sidi ba lagu fasaxay

    • @leiladagane
      @leiladagane ปีที่แล้ว

      Mashalah tabarakalah

  • @Deeqo031
    @Deeqo031 18 วันที่ผ่านมา

    Maxamed ibraahim hacafin aboowe

  • @AbdirahmanHussein-bv5nt
    @AbdirahmanHussein-bv5nt ปีที่แล้ว

    wa good barnamijkaan horay u soco ugaas

  • @saciidahmeddauud8376
    @saciidahmeddauud8376 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u kaal meeyo

  • @hassanmohamuudmohamed1007
    @hassanmohamuudmohamed1007 ปีที่แล้ว +2

    qalad qofgalayi lagamadabagalo

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 ปีที่แล้ว +5

    Hadal jileeceeda ku teh cafis ban rabaa wan ka xumahay waxadba umaleesaa naag sariirteeda saaran oo rooti iyo ismaris ku cuneyso naa nin baa gacantiisa kow iyo kaduud u keentay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว +11

    Ax sorry Sorry 🙏 Walaalkey Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah dhibatada somali haysata ayaaba tan ah bilaa hubsimo ayaa gacantisii loo jaray she still needed for givens yaab 😢

  • @ahmedadenu7952
    @ahmedadenu7952 ปีที่แล้ว +2

    Sada gacan maslawaso is kacafi gacta malwso😭🤲

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah tanoo kale waligey ma maqlin nin kaan cadaalad. maskiin

  • @mumtiiahmed
    @mumtiiahmed ปีที่แล้ว +7

    bismilaah alle iguma sababo qof bini aadem ah inaan jirkiisa xubin ka jaro alle iguma oga 😢 wl adna iska cafi alle ayaa kaaga jarayee😢

  • @AmiraaAbdullahi-hl9um
    @AmiraaAbdullahi-hl9um ปีที่แล้ว +2

    Qisadii igu xanunka badnayd een Abidkay dawaday SubxanaLLAH SubxanaLLAH SubxanaLLAH SubxanaLLAH SubxanaLLAH SubxanaLLAH SubxanaLLAH

  • @ELSALVADOR-q4q
    @ELSALVADOR-q4q ปีที่แล้ว

    Shekadaan Ma fahmin ani Wa Vlog diyarsi ,hadaladoda aya laga darema ninkan Gacanta siga loga jaraay ninkan chanelka leh na HadaL so baro sxb wan cafiye ,diyaa isii hadana ma cafinin Anaka doqon man.a modaa

  • @mohamedcabdishuriye.c
    @mohamedcabdishuriye.c ปีที่แล้ว

    Xaafada anigaaba degneyn dhinacee ka degneeyd ii sheeg abaayo❤❤❤❤❤❤

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 4 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 ปีที่แล้ว

    80 garaan iney aheyd iyo amaba kabadneed ayaan umaleynayaa fooriyihi dahab intaas ah oo anagoo dhowr afar gabdhood ah nagala qaatay waan kasamirnay xitaa nin aan tuhunsanahaa jiro manaweydiisano waan kanool nahay gabadhaan wey fududaatay xaquuna uleeyhy lkn haiska cafiyo ayaan dhihi lahaa hadii ey madax banaan thyna iyada haguursado bilaa shuruud

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallah!!!!!this is the kind of awful act that is happening in our society today.Ilahow dhulmiga naga dhul qad

  • @CabduqadirXuseen-ue1sk
    @CabduqadirXuseen-ue1sk ปีที่แล้ว

    Subxaanalah allow nabadbadi aamiin

  • @yacquubibraahimkhamiis4619
    @yacquubibraahimkhamiis4619 ปีที่แล้ว +5

    Fikirkeyga waxan rabilahaa inuu iska cafiyo alle dartii badal kaqeyrbada ayuu illahey siindoonaa

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +2

      Maba shaqaysan kare waaba curiyamisay in loo guriyey ahad shurut la aan

    • @caashoxuseen1856
      @caashoxuseen1856 ปีที่แล้ว

      ​@@somalihanolato741 guurka see ufahantaa qof saas uxun muu guursanaa

    • @xamsexuute1131
      @xamsexuute1131 ปีที่แล้ว

      ​@@somalihanolato741sax wlhi

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah waxeysan hubsan ayey uqabsatay ku wa xukumeyna marqaatila aan ayka jareen koley waa waagii inagodane uu dadka gacmaha iyo lugaha kajaraayey

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว

    Ahmed kallaa walaal adigu haku bush gareyn cafi. Isagga ayaa xaq uleh inuu cafiyo’ inuu diyo qaato’ iyo inuu qisaasto. Mahadsanid.

  • @MohamedAfyare-h8j
    @MohamedAfyare-h8j ปีที่แล้ว

    Cafis hadad karabto wiilkaas haku guursado

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 ปีที่แล้ว +2

    Gacanta waa in iyada laga gooya lacag haa qadan wllo

  • @sadam1318
    @sadam1318 ปีที่แล้ว +4

    i cafi it’s not easy, someone who destroyed your life to forgive

  • @qnus6858
    @qnus6858 11 หลายเดือนก่อน

    Suubxaanalaah wa mid ale aqoon

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 ปีที่แล้ว +1

    Waa samays saan isleeyahay waayo gacanta kafka hore ( jalaqleyda) ayaa la jaraa laakiin isaga dhudhunka badhtamahiisa ayay ka go'ntahay

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 ปีที่แล้ว

      Waa iska sheeko samees ah wll
      Dhageyso marka hore wxu dhahayaa nin baan isdagaalnay oo sas baa gacanta dhaawac igaso gaaray kadipna waa layga jaray

    • @cayduruus11
      @cayduruus11 ปีที่แล้ว

      Waan ujeednaa waa sheeko sheeko oo cad

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 ปีที่แล้ว

    Xaasidsanaa xaasidsanaa gacan tiisa marki la goy haayay waa ku qanacsanaa ku teh kuwa wexyba lee yihiin waa gabar fiican fanada waa waxaas oo kale

  • @omarshariif6925
    @omarshariif6925 ปีที่แล้ว

    kaftan kaftan iyaa gacan la iskaga jaraa waa yaab somalia cadayn iyo wakhti la aan idee loo fuliyay go aan ilahaw No naxariiso umadaa somali yeed MARCI

  • @hamseyusuf3833
    @hamseyusuf3833 ปีที่แล้ว

    Kaalay Somalia waa riwaayad cadiya mabilaa markhatiba gacanta loga jaray ninkan iyo15grm oodahaba yaab wllhi

  • @fatuushassan8380
    @fatuushassan8380 ปีที่แล้ว +1

    Waa ka murugooday wllhi lkn umada soomaaliyeed ninkaas ha caawiyaan xubintiisii ku waayay qaladka gabadhuna waxey awood ha siiso

  • @asmamhd1421
    @asmamhd1421 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah

  • @hassannor105
    @hassannor105 ปีที่แล้ว +2

    Ani ma aminsani in gabadhani 13 kahor dukan lahed wayo wa gabar Hadi ay ugubadato wa 25 jir Marka 12 sano miyey ganacsato ku eheed

    • @anisamohamed9514
      @anisamohamed9514 ปีที่แล้ว

      Caqliga didaayo runti wax leysku kee kenay waye