Dad waxaa jiraan nolosha waxyaabo badan usoo joogay oo u baahan in xog badan laga reebo sida Xanan shidane oo kale waadku mahad santhy ayaanloow sidaa jiilka soo socda ugu aruurisid documentary yda quruxda badan 👏👏👏
Xaqiiq wlhi aniga Marka hoyaday iyo haboyarahay uga sheekeyo wayahygi an da’das jiray bay ad ula yaban o dhahan side ku xasuusata wadba yareede ? Ila hada wax wlba wan xasuusta halka wayihi dhexe an ilaway
Ummadda somaliyeed dhib ayaa soo wada gaadhay Aabahay waa la dilay wallalkay Iyo 2 ilma adeeraday isku meel ayaa lagu dilay allaah waxan waydiisanaynaa inuu dhibka inaga dhameeyo wallalo is jecel inaga dhigo beerkena burcad isu mariyo waxii ina soo maray alle ha inoga boga dhayo waan Ka qiroday xanaan qisada inoga shekaysy😢 Waan Ka xumahay illaa hadda in lagu jiro dhibtii dad guryahoda madhafiic lagu garacayo caruur Iyo wayeel la duminayo😢 Ayaanle mahadsanid
Ka mayro wixiii ku soo maray ina shidane abaayo macaanto noloshuba waaa qaraaar iyo macaaan mid uunbaaad ku qabsaan maanta alhamdulilaah waaad ka bogsatay waanaa kula dareemoonaaa xanuunkaaaheart ❤❤❤❤❤❤❤
@@ilsanasde7918 haa wll sorry haddaa. Se qaangaadh waxay ujeeda qof mudakara oo wax garanaya iyadu, 13qiyaasti aya lagu siiyey way qaangaadhey biologically oo wata ilmo qaadey se qof wayn may ahayn adu ereyga ma qaangaadhin waxay ka wada un wax ma Kala fahamsaneyn waana runteedo 13jir aduun la saarey ayay ahayd Allah haw sakhiroe
Asc wll ayaan Marka hore big respect Marka labaad hanaan shidane oon salamayo sln kadib aabe alle ha u naxariisto tan kale hadaan Somali nahay maskixiyan ayaan u xanunsanhy hadii nala baaro 3 dii ruux Somali ah Hal ayaa fayow aniga waxaan kula talin lahaa somalida dhan in nala geeyo isbitaal si aan dawo u qaadano xanunkane ceeb ma ahan waxaa tahay marwo caqli badan mashalah qaybyaaldne salgeeda waa ku nacay ilahay hanaka koriyo ilahay ne Hana cafiyo si aan isku fahano ayaan jeclahay thank you wllo adine wcs ayaan wllo adine big respect tageerane waan kuu ahay
Very painful memories you can remember as if was yesterday. I can sense there is permanent scar in her. Oh poor Hanan.May Allah heal you. Seeing dead body at tender age is easy, especially your friends and the people you know.
Caruuuro badan oo sidaas ku dhntaa jiira oo walidkodna ka war heynin somalia umada badanba ku Halagsameen alle Somalia nabad Haka dhigi insha alh 🤲🏻😭😭😭😭
I feel sorry for u sister.😢 Weli waxaa jira wlhi gabdho badan oo sidaas foosha xun iyo waxuushnimada ah gabadhan lala dhaqmay oo kale iyo si kasii daran lala dhaqmay ama weli ku nool. Gabdhaha inta dhibkooda sheegta bil xaqiiq waxaa ka badan inta qarsata. Guurku waa barwaaqo iyo indho-qabowsi, degnaan iyo nasteexo balse dumarka qaar weliba in badan guurku waa u god madow oo mid rag isku sheeg ah oo mas xun ah uu ka qaniino, nolol dambe oo raad madow lehna kaga taga. Gabar walba riyadeeda allaha u rumeeyo aduun akhiraba nolosheda alle haka dhigo mid Qurux badan oo farxad leh 🤲❤
Sister,xanan,, your always so happy.i never thought u went through sadness once in your life.after watching this.its true to say am speech less.i can only image after those days and adult hood your life change completely emotional and physiological which something our pp don't know how to care for.Alaxduallah today you are model beautiful sister mom and daughter and friend to many pp.Your so strong and stronger than many pp.❤
Ayaanle Mahadsanid programkan Xanaan sidokale mahadsanid storygaya nala wagadtay. Arimahan waa loo baahanyahay in laga hadlo kumanan ayaa qisooyinkan iyo dhibaatoyin badan kala soo kulmay dagaaladii ilaa hadana waxyaalaha kasocdo wadankeena ay dad badan dhibaateynaayaan. 33+ yrs So sad walahi
Kulahaa qoraxdi way dhacday anagoo xaafada habaryar joogta hadana kulahaa markaan baxay laydhkaa la shid dhidaayo markaan sii socdaybaya markhib bay ahyd bal is qabad sii Like flim India aha
@@awatifhassan9365 she’s talking about the war and seeing people being killed. May Allah protect our brothers Sudan. If anything, they should learn from Somalia. Fighting will make everyone lose everything and regret everything.
@@abudarda00 Amen amen 🙏 May Allah bless and protect all Muslims countries from all evil doing inshallah Thank you for answering my question. May Allah bless
bisinkow waxaas day bal maxaa waye soomaali waligeed sidaan mee aheyd inaa ilaali wa inaa ileyhinraajicuun 😢 Soomaalinimo haddaan ka bixi kari hal habeen soomaali masii ahaadeen wlh
This kind of interview is sad but healing at the same time. Good on you Mrs Hannan for sharing your story. As a nation, we need to hear this kind of stories. It’s human nature to share so we learn from our mistakes. It’s more than 40 years since we have been engaged in a forgotten senseless civil war. Silence won’t heal our nation. We need hear about sad savagery and destructive civil war that dehumanised us for so long. Good on you Hannan for your bravery. I understand that some people will not be happy for you to share this kind of story.
Scw dhamaan somali weyn hal waano aaku darsanaa dhibaato markii soomaali ku dhacdo ha isku dayaan in goobaha caafimaad tagaan si ay u helaan waxii noloshooda badbaadi karo .
Hargesia hadad joogto ka waran maanta dhulbahantee reerkina Hargesia ayaaaa dulmigaaa ku sameynee caruurta laascaanood hadii la wareysan lahaaaa warkaan mid ka badan bey sheegi lahaayeeen
Acw Mishkilada ugu weyn waa in dowladii umada ka dhexeysey Ay qabiil noqoto somali goor Ay ka bixi doonto arintaas lama qiyaasi karo hadeyba wadaan oo wasiirkii meel loo dhiibo cidiisa la raadsanayo illaahey umadaan somali xaqa ha tuso cadaaladana ha baro
Ayaale aniga fikradayda waxaa un dib u danqinaysaa balayadii ay somalida iskudhigeen adigow dowlda io qabiil isku qasayo taas wax magaajinayso shaqa wariyana ma ahan
9 jirka hada iyo 5 jirka waqtiyadi hore soo ma ogid 5 jirka xiliyadi hore inuu caqli badnay 9 jir xiligaas xoola dhanoo mas uul ka ahay marka qof anan kala garanaynin dhimasho iyo nolol misane dadki laga ordayay iskaga dhex jirto sidee 9 jir ku ledahay
Maxa kalifa kara in qof inta lacg la siyo u kadib yirahdo abo iyo hoyo wey iga dhiten hadi adigaa ad bad history lahen fadlen umada xanunkoda ciyar haka dhigan
😢😢😢😢😢 ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار 😢😢😢😢
Dad waxaa jiraan nolosha waxyaabo badan usoo joogay oo u baahan in xog badan laga reebo sida Xanan shidane oo kale waadku mahad santhy ayaanloow sidaa jiilka soo socda ugu aruurisid documentary yda quruxda badan 👏👏👏
Wll xanaan xiligaa waxay ahayd nunuune waxbadan oo taariikh ah mahayso lkn waxa lahelayaa dad waawayn oo xiligaa waxbadan ogaa waa in laraadiyo😢😢😢😢😢😢😢😢
@@hiddowacan811 intee ogtahay xitaa waxbaa ka baro karnaa, tan kale wey jiraan dad kaloo waxbadan haya iyaga xitaa wuu wareystaa ataanle tnks wll
Absolutely wlhy
@@aminajafar1987 🙏🙏🙏🙏 waa qiso i xanuujisay wlh
Wllka Tarikhdaan Camal wax ay tarayso malahan ilaa inay qabaa'ilo walalo ah inay cuqadad ku abuurta mooye
Xanan wax badan wan sugaayey wan ku faraxsanhy Adeer ayaanle inaa inoo keentay mahadsanid 🙏
4jir ilaa 5jir caruurtu waa markay wax walba duubaan maskaxdodu way ufududahay inay wax kastoy arkan qabato marka kuwa leh waxba laguma xasuusto 5jir xasuusta idinku yare maansha alaah udhaha inanta😢
Gaar ahaan markay tahay ..murug ..cabsi ..cid aad gadaal ka martona aadan hayso . Waa trauma.
Waa run anixitaa waa xasuustaa 4jirkeyka waxkasto oo dhibaado ah
@@najmoahmed8994 haa lamaba ilaawo dhibta caruurnimo kuso Marta
Xaqiiq wlhi aniga Marka hoyaday iyo haboyarahay uga sheekeyo wayahygi an da’das jiray bay ad ula yaban o dhahan side ku xasuusata wadba yareede ? Ila hada wax wlba wan xasuusta halka wayihi dhexe an ilaway
Sax anigaba afar jirkaygi waxa dhacay waa xasuustaa
Every politician has question in the day of judgement everyone infort of Allah
Ummadda somaliyeed dhib ayaa soo wada gaadhay
Aabahay waa la dilay wallalkay Iyo 2 ilma adeeraday isku meel ayaa lagu dilay
allaah waxan waydiisanaynaa inuu dhibka inaga dhameeyo wallalo is jecel inaga dhigo beerkena burcad isu mariyo waxii ina soo maray alle ha inoga boga dhayo waan Ka qiroday xanaan qisada inoga shekaysy😢
Waan Ka xumahay illaa hadda in lagu jiro dhibtii dad guryahoda madhafiic lagu garacayo caruur Iyo wayeel la duminayo😢
Ayaanle mahadsanid
Sorry wll ilaahey ha u wada naxariiso .
Allah walal ha uwada naxariisto. Dhamaan umada somaliyeed iyo muslimiintana Allah dhibaatada haka dulqaado.
@@mohamedahmed4511 amiin dhaman umada islamka
@@sowhat580 amiin wall dhamaan inti inaga dhimatay alle hau naxariisto
Allah u naxariisto.
Ka mayro wixiii ku soo maray ina shidane abaayo macaanto noloshuba waaa qaraaar iyo macaaan mid uunbaaad ku qabsaan maanta alhamdulilaah waaad ka bogsatay waanaa kula dareemoonaaa xanuunkaaaheart ❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah She has a good memory even though its a sad story 😢
😢
@@abdiadennoor7413 inshallah she will be ok 😢🙏
❤
@@abdiadennoor7413 pkkkkp
What happened
Inta 5 jir wax ku xasusato like sara
3 jir ku xasuusta hoyaday Ila yabtay
Sifiican ayaan u xasuustaa 4
@@rahmokadar4190 hhh
2 jir Ayan xasustaa
4jir ku xasuusta anu malinkay gabdha iga yar dhalans😢
Nolosha qaar inaa so marto ma fiicna lkn hada waxa dhihi karanaa xanaan qof nolasha waxbadan kaso arkay😥😓😭
1990 miyey ka sheekayn 😢 xanaan ileen show waa gabadh wayn masha allah hadana naga dhaban yar
No one stay young forever. Wayn ma ceeb ah
Hadey 1990 5 jir aheyd markas waxay dhalatey 1985 imika waxay jirta 38 sano
Sax miya wayo 1990 waxay jirtay 5 sano
Sawta ku tidhi bilawgii 30 jir dhaafay, waynidu ma wax xunbaa? Saw lama wada korayo wll
@@Theweirdo23-w4e weynidu ceeb maha lakin wax tidhi wali maa qankadhiin marki ninka lahiku daraay ee weyni lakama haadlayo wll
@@ilsanasde7918 haa wll sorry haddaa. Se qaangaadh waxay ujeeda qof mudakara oo wax garanaya iyadu, 13qiyaasti aya lagu siiyey way qaangaadhey biologically oo wata ilmo qaadey se qof wayn may ahayn adu ereyga ma qaangaadhin waxay ka wada un wax ma Kala fahamsaneyn waana runteedo 13jir aduun la saarey ayay ahayd Allah haw sakhiroe
Asc wll ayaan Marka hore big respect
Marka labaad hanaan shidane oon salamayo sln kadib aabe alle ha u naxariisto tan kale hadaan Somali nahay maskixiyan ayaan u xanunsanhy hadii nala baaro 3 dii ruux Somali ah Hal ayaa fayow aniga waxaan kula talin lahaa somalida dhan in nala geeyo isbitaal si aan dawo u qaadano xanunkane ceeb ma ahan waxaa tahay marwo caqli badan mashalah qaybyaaldne salgeeda waa ku nacay ilahay hanaka koriyo ilahay ne Hana cafiyo si aan isku fahano ayaan jeclahay thank you wllo adine wcs ayaan wllo adine big respect tageerane waan kuu ahay
Aamiin yarabi
Masha Allah aad baan ugu faraxsanahay xanaan soo dhawow walaashey adiga iyo ayaanle mahadsanid
Walaahi waa Taariikh xanuun badan😢Xanaan kaligeed maahan Somali oo dhan dhibaato weyn maxkaxiyan ah ayaa dagaalki kasoo gaarnay,Maxaan dhibaato badan usoo joognay😢😢
Absolutely 💯, dadka wax hagaagsan waa yaryahay wada trauma
🥹🥹🥹
Allaha unaxariisto aabe adigana Allaha ka samarsiiyo xanaan shidane ❤❤
Qof walbo oo Somali ah waxa gaaray qeeb ka mid ah dhibaatadiu dalka ka dhacday
Allow Somalia oo nabad ah waad na tusi kartaa 🙏 👏 👌❤❤❤
Hanunbadanaa 😭😭 Ilahayow nonabadey Wadankena 🇸🇴🤲
Masha Allah, mahadsanid Ayaanle in hablaheenana noo keento, hanoolaato, shidanaha ma aabaa mise ayada aaba loogu magac daray, shidane.
Abaheed waya
Masha Allah, Shidane walee wuu is dhalaa.
@@kiindhaladabdulla444 , 😂😂 walee wuu is dhalay, odayga
25:25
Very painful memories you can remember as if was yesterday. I can sense there is permanent scar in her. Oh poor Hanan.May Allah heal you. Seeing dead body at tender age is easy, especially your friends and the people you know.
Hhhhhh very funny somalida raadi ma leedahay. Horta waxaan xumaan ka ahayn
that was very trumatising for all generation of that period, done by its own gavnment
😮 14:09 😢
afsomali makuhadashid nef yahow ajanibta manatuse wah
@@machariaali9187
Lpp0p
P0pp
P0😊
P0p0lp😊l0l0lp
Pp
😊
😊L0😊
0
😊L0p😊
L0
00
Lp
Haddaan Soomaali nahay maskaxiyan mafayoobin oo dagaalladii baa raad nagu reebaye, dowlad baaris guud oo maskaxda ah nagu sameyso Allaha noo sahlo.😢
Amiin wllhi aad iyo aad
Allaah haynogu bedelo amni Iyo barwaaqo kalgacayl
Wlhi been ma aha sxb allaha naga so gaaro quraaan aqriska aan badino iyo digriga alle dowlada waxba inooguma maqna e 😢
Sax waye😢😢😢
Aamiin Aamiin bi'idnillaah
Waa ka xumahay waxadhacay walaashey alle ha u naxariisto aabe iyo hooyaba allena ha kuu qaboojiyo qalbiga mcnt ❤
Aniga waligay gabadhan maan maqal ✅ hadan arkay
Ilahay ugargaar dumarka somaliyed 😭
Ayaan. Fariid.❤. Taariikhada aad noga sheekeysey. Dowlada hore. Ani Wali waa joogey.
Waa Qiso Xanuun Badan Allow Soomaalida Qalbiyadooda Ka Tirtir Oo Cashar Ay Colaadaha Dhexdooda Ah Dhamme Ugana Bedal Heshiiis & Is Jacayl Dhexdooda Ah.
xanaan shidane waa qiso cajiib ah 😢
Caruuuro badan oo sidaas ku dhntaa jiira oo walidkodna ka war heynin somalia umada badanba ku Halagsameen alle Somalia nabad Haka dhigi insha alh 🤲🏻😭😭😭😭
Aad iyo aad aya umahadsantahY wariye Ayanle wxa tahay TH-cam kaliya aa kuxiranahay❤
I feel sorry for u sister.😢 Weli waxaa jira wlhi gabdho badan oo sidaas foosha xun iyo waxuushnimada ah gabadhan lala dhaqmay oo kale iyo si kasii daran lala dhaqmay ama weli ku nool. Gabdhaha inta dhibkooda sheegta bil xaqiiq waxaa ka badan inta qarsata. Guurku waa barwaaqo iyo indho-qabowsi, degnaan iyo nasteexo balse dumarka qaar weliba in badan guurku waa u god madow oo mid rag isku sheeg ah oo mas xun ah uu ka qaniino, nolol dambe oo raad madow lehna kaga taga. Gabar walba riyadeeda allaha u rumeeyo aduun akhiraba nolosheda alle haka dhigo mid Qurux badan oo farxad leh 🤲❤
3
aamin
Asc amiin yaa allaah
Aamin yaa rbi
Mhdsamid apowe aamiin ilalheyna adiga qerka haku waafajiyo wax kaafarxiyo oo badan.
Sister,xanan,, your always so happy.i never thought u went through sadness once in your life.after watching this.its true to say am speech less.i can only image after those days and adult hood your life change completely emotional and physiological which something our pp don't know how to care for.Alaxduallah today you are model beautiful sister mom and daughter and friend to many pp.Your so strong and stronger than many pp.❤
ALXAMDULILLAH……
Dhoocilo badan oo ku qafiifay gabadha ayaan arkaa naayaada idinku hadii xiliga wax aysan xasuusan iyada caqligeed baa u gaaray markey weynaatay indhaheedi waxey arkeen bee fasiratay qofku haduu xiliga waxuu garaneynin arkoo uu xili kale uu caqli yeeshto waxii dib u xasuusto wuu ka sheekeyn garaa ee ka leexda ha cawrinee waa inanta yar anigu ismaba laheen 90kahor bey dhaltay anoo 99kii dhashay beeyba ika yartahay masha allah abayo ilahey intii dhimatay ha u naxariisto anigu waqtiga aabahey iyo hayadey xita isma ay aqoon
💔 ilaahow u qabooji qalbiga gabdh kastoo nin qalbigeeda dhawaacay. Qiso xanuun badan💔
Maskiin somali wey is dhameeyen Walaahi♥️♥️🤲🏻💕💕💕🤲🏻😁
Ayaanle Mahadsanid programkan Xanaan sidokale mahadsanid storygaya nala wagadtay. Arimahan waa loo baahanyahay in laga hadlo kumanan ayaa qisooyinkan iyo dhibaatoyin badan kala soo kulmay dagaaladii ilaa hadana waxyaalaha kasocdo wadankeena ay dad badan dhibaateynaayaan. 33+ yrs So sad walahi
حم
Ax ilhy ha unaxariisto inta dhimatay 😭😭
Hablaheenna wax ka qurxoon majidho, Ilaahay ha sharfo laakiin raggoodii ayaa gabay....!!!!.
M.a aad ayay u qurux badantaha alle hadaystee❤
Wll ayaanle anigawaxaa isomartay qiso xanuunbadan xiligii burburka waan rajeynaa maalin in aaan kamiradaada kunafiso mhdsanid
Fecbook live kasoo noqono ee noosoo boobsi afka na cun cunaayo hhhh
Kulahaa qoraxdi way dhacday anagoo xaafada habaryar joogta hadana kulahaa markaan baxay laydhkaa la shid dhidaayo markaan sii socdaybaya markhib bay ahyd bal is qabad sii
Like flim India aha
Waan soo taaganay maalintaas 6 jir ayan ahaa alaha Kareem. Wixii dhacay maalintaas waadka aamusya 😭😭😭😭😭
😢😢😢 xalada umusha wa waqti xanuun badan aad u ilmeeye
Haa umusha waa xanun 😢💔
May Allah protect our people. How sad. 30+yrs and we are still dealing with the same thing.
Sorry I’m Sudanese so I don’t understand what she’s saying. I’m just wondering what happened to her??
@@awatifhassan9365 she’s talking about the war and seeing people being killed. May Allah protect our brothers Sudan. If anything, they should learn from Somalia. Fighting will make everyone lose everything and regret everything.
@@abudarda00
Amen amen 🙏
May Allah bless and protect all Muslims countries from all evil doing inshallah
Thank you for answering my question. May Allah bless
@@awatifhassan9365 Amiin
Maskin wlh inan ujedo oo kale ayan daremay alx haduu allé kaa bad badshay wll xanan ❤
Wlhi anaa kula dareemey😢
❤❤❤
Xanun badanaa 5jir markaad tahy qisada ku qabsato ilaawi meysid😢umada soomaaliyeed waa wada qiso socoto xaqiiqdii wax na wareysta la.nahay 😭🥺😢
Aniga ku waraysan kalay qurxy igu dhur warka 😂❤
Xannaan MashaAllah TabaraAllah. Qurux badan ❤.
saleebaaniyowagaRDHAC AYAAISDAGAALIJIRAY WAGARDHCWAALALAYJIRAY WALAALKAYWAXAADILAY SALEEBAAN
bisinkow waxaas day bal maxaa waye soomaali waligeed sidaan mee aheyd inaa ilaali wa inaa ileyhinraajicuun 😢 Soomaalinimo haddaan ka bixi kari hal habeen soomaali masii ahaadeen wlh
Wlhi wa runta
This kind of interview is sad but healing at the same time. Good on you Mrs Hannan for sharing your story. As a nation, we need to hear this kind of stories. It’s human nature to share so we learn from our mistakes. It’s more than 40 years since we have been engaged in a forgotten senseless civil war. Silence won’t heal our nation. We need hear about sad savagery and destructive civil war that dehumanised us for so long. Good on you Hannan for your bravery. I understand that some people will not be happy for you to share this kind of story.
Wallee hooyadaa haday dhay qofka kudilayaa waa cadaw soomaaliduna waxay isu dishaa sida shisheeyaha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asc. Waa ka xumahey in dad walaalo oo is dhaley oon is hureyn. Aniga waxaan arkey hadaan sheego waala yaabayaa qof kasta Somali ah waa sidaa oo soo arkey wixii dhacayey.
Somalia wixi kadhacay bug hadi ladhoho halaga qoro 10kuun o books ka badana laga qorii karaa
Ila iyo Hada yey is dilaayan 😢
Ala walaaley aniga waligay waxaas ma arkin xataa qof dhiigaayo ma arkin alx laakiin dhagta lee ka maqlay
Sidoo kale waaye...!!!!.
Eid mubarak Ayaanle iyo Tv hanoolato ba ❤👍
Asc dhib wa lagesty intay legtahay shati dowlad wax lagu dilo mid qabiil waxs rag sameyay no dumar caruuta 1991 tii dhacday kashekeya labada tan daran soshega
@@nasro7666 xilagas waxan u so tagna dad nol o laleyay kawanka lowada xamar dabcan magaloyinka kale marka lagu daro wa malyumad
Dhaqanka aargudashada soomalida goormey iska daynaayaan😢😢😢😢
Markii wacayi galin laga siiyo bay iska deen doontaa
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🥺🥺🥺🥺😭
Kan laga aargudanaayo markuu dadka nabad galiyo ayay aargudashadu joogsaneysaa qofta inta la dilo ama la dhibaateeyo sidee nabad loo rabaa?
Dawlad ayaa xasuuqday maahan qabiilo kaliya
@@haveaniceday365. ilaa iyo hada is xasuuqida ma dhamaanin dowlad haday aheyd sooma joogsan laheyn balaayaa ku habsateye ee ayaga isku geysteen ilahay nabad ha noosoo dejiyo😢😢😢😢😢😢
Xanan 100% waa runteed, Waxaan kamid ah dadkii cadaado ku isoo xiligas gaas, waxay ahayd nolol aad iyo xanun badan, waxanse codsanaa in Somalia iscafiso
Yaa dadka laayay ma dowladii baa 😢
Yaaa lalney tolow❤️
@@asiim dad qabiil ah Owoodii dowlada haysta. Haddana wax ay ka xinoonayeen majirin,
@@asiim dowladi siyaad bare waye oo saleeban qabiil ahaan ku dilaaye
@@waayelkajaqafsada7214 bisinka war dawladii gabadhan yar majogine malaha wa xiligii qabtii kadib o magaloyinka laiska qabqbsanayey
Waa khiyaali jilitaan ubadan, inkastoo aan la yaabay sheekadan ujeedada laga leeyahay.
Somali people have matured in the problem of God's absence😢
Go to school and learn some basic English. What the hell? These fobs and google translate
..what do u mean "God's absence " ?
Brother , waxas maxaas ka wadaa. Allaha ka baq. God can never absent , Allah sw is present with everybody .
Huh what you talking about 😂😂😂😂 absolute donkey
@@ismailali-nd5dpillahay u dintay waxba kama jiraan
Scw dhamaan somali weyn hal waano aaku darsanaa dhibaato markii soomaali ku dhacdo ha isku dayaan in goobaha caafimaad tagaan si ay u helaan waxii noloshooda badbaadi karo .
Verry pain full wllhi waa qiso xanuun badan 😢😢
Verry painfull😪
Markaasaa mid kalab ah ku dhahaya dib baa loo noqonaya 😢 ilaahow umada kala qabooji😢
Somaali qabyaalada ayaa cudur ku noqday. Wadankii iyo dadkii dhibka soo gaaray waxaa masuul ka ahaa jabhadihii.
Xanan masha allah waa gabar dhalinyaro ah oo caqli badan
Shan jir xasuus wacan Maasha Allah
8 ila 9 jirkigi waxkasta xasusta ❤️❤️❤️
1998 diii buu dhin tay aabehed mcn allaha una xariistee
waa sheeko cajiib ah oo naxdin leh, aniga laftayda sheeko noocaas ah ayan la kulmay 1991kii iyo qixii na qabsaday. Hadii la i waraysan lahaa walaahi waa la yaabi lahaa
Waa in qofka oo dhibana ah la wareystaa
Aana waxka barano, is aysan markale u dhicin
Ya ku warasanaya he aniga tiradas markan arko ma jecli
@MOHAMED ALI HASHI I agree, so it never happens again and we learn from it. Thanks
Qaar baa dhihi gabdhaha Soomaaliyeed ma qurux badnaa- arka gabadhan quruxdeeda
Maxxad ka hadleysaaaaa are okay 😮
@@Jan-i3f9j 😂😂
Qof Aan u bahnay inaan wax ka ogado ayaa Ino kentahay mahadsanid Wariye ayaanle
Ya allh allow somali ugar gar ilaa xiligas ayeey isdilayan ila manta lajogo aqli uma kordho somali 🕋☝️😥😥🤲
Ayaanle xusen sxb hargaysa ayaan kaaso salaamaya ciid mubaarik sxb
Hargesia hadad joogto ka waran maanta dhulbahantee reerkina Hargesia ayaaaa dulmigaaa ku sameynee caruurta laascaanood hadii la wareysan lahaaaa warkaan mid ka badan bey sheegi lahaayeeen
@@Jan-i3f9j xabibty garla waa inlala hadlo intuu ilmihiisa yurub geystey ayayu haben iyomaalin dagaalku baaqaya
@@Jan-i3f9j 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️
@@Jan-i3f9j Ciid Mubarak walaalo. Garaad gala dadagaalka waa in lagala xisaabtamaa, cauur iyo ciroolaba isagaa galaaftey!
@@fatmasugule9969 somali waxay tiri ben sheg o mid run u eg sheg xata calamad islam mahan benta
Walahi waa qiso xanun badan waye xana qisadeda 😢😢😢
wlhi waa xanuun xusuusaha aan la kornay walina aan ku dhex jirno hadaan soomaali nahay🥺🥺 5jirkeygi waan xasuustaa waxyabihii xanuunka badnaa iyo dagaaladii💔
5 jirkaagii wixii kugu dhacay miya xasusan karta soo ta la tidhahdo 7 ilaa 8 jir uun bu kofku ka sheekeyn karaa wixii ku dhacay yarantisi
@@mudanhassan6339 aniga 4 jirkeyga xita wan xasusta dadku wagi hore maskax fiicn bey lahayenn
@@amalboojo3222 Ani xitaa MashaAllah dad ayaa waxbe xasuusan ilaa 6.jir.
@@mudanhassan6339 wll waala xasuustaa markaas ayayba xasuustu ugu cadahy xataa lama kala ilaawo
@@mudanhassan6339 3 jir aya xasusta hoysdey iga yabtay
Allaha ku caafiyo hanoolaatow usc waxey sameeyeen maaka sheekeysid hadaa run sheegeysid
21sano wxii dhacay 2bilood ku sameeyey wax kabad
Alla Maxa Somali gacantod isku kharijiyeen inta agoon ahaa xanunkan daremi karta😭😭😭😭😭
Alhamdulilaah hadda yada wey kasoo baxdey noloshaa laakiin warama kuwa hadda ku jira ee xata codkooda kor uqaadi karin ee hoos u oo yaya😢😢😢
Xanuun badanaaa ilahow hanagu socelinin dhibatadaas iyo baba aas 🤲🤲🤲🤲
Hada oo bil rabadan aheed dadka lagu waday gumadka iyo hubka culus oo calamiga ah somali weli ma wana qaadan wayo mamul hub culus haysta ayaa gumaday
Maamul iyo dowlad waa isku mid, sida aad hada qiil ugu samaynayso baa dowladana qiil ugu samaynayeen
Subhanallah illahow wadankena nabad kadik😢😢
😭😭😭💯💯 Labo yaanu iskaga mid nahy agonmo iyo guur ciyaalinmo😢
Saamiya, waan ka xumahay addiga iyo Xanaan Shidanne, waxa aad soo marteen. I hope, on farxad iyo guul idiin soonsocota Insha'Allah
Wllhi gabdhaan waa beenteed sababtoo ah 5 jir miyaa intaa xasuusanaa
Hooyaday Allaha i naxiirstee 2003dii ayadoo ku nool Dalka igu tiri Hooyo Dalka haduu nbd noqdo waxaan u wada baahanahay Dhaqaatiirta Madaxa xaga Argagaxii soo gaaaray umadan.
Qisada lay tilmaamey qofki i tilmamey u mhd cilinaa😍
❤❤❤❤❤❤❤❤ asc waanu ka gudbi soomliya ilaahoow dhibaatada ka dulqaad
Acw Mishkilada ugu weyn waa in dowladii umada ka dhexeysey Ay qabiil noqoto somali goor Ay ka bixi doonto arintaas lama qiyaasi karo hadeyba wadaan oo wasiirkii meel loo dhiibo cidiisa la raadsanayo illaahey umadaan somali xaqa ha tuso cadaaladana ha baro
Masha Allah xanan waa gabadh asturan o edeb leh
Ayaale aniga fikradayda waxaa un dib u danqinaysaa balayadii ay somalida iskudhigeen adigow dowlda io qabiil isku qasayo taas wax magaajinayso shaqa wariyana ma ahan
8jirkii somalidu ee berigi hore 1000maylbu lugoyn jiray keligi anu 5 jirkygi waxkasta wan xasusta haku mashqulina
Masha Allah ❤
Wllashey eedaday mcn ii dhashay aad bn uga xunahay dhibka kuso gaaray taasna mid leysaga harayo maaha
Never forgotten............
Xanan wanka xumahaye huno waxii kuso garaye 😢😢😢😢😢
Reer cadaado dhibkaas way ka samreen horey ayey uga socdeen lkn dhibaa dhacay waa taariikh yaan dib loogu noqon somaliyey🇸🇴🇸🇴😥😥😥
Intaariikh laqoraahi. Waxey. Kamidtahay. Waxyabaha. Looga hortago. In aan dhibkale bari dhicin. Qaladkii shalay. Dowladu qabiil ahaanta kugeysatay. Inlasheego. Waanuhiim
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟💟💟💟😢😢😢😢
Anigu ree cadaado ban ahy haddana ayada jooga alxm nabad io barwaaqo cadado hadda kaalimaha hore ayay oga jidhaa magalooyinka amniga leh alxm
Kay ayaga ka sameeyen xamar balnoo sheeg Saleeban Somali nuskeed ayaad disheen oo idinku maqan
Hadey soctaaa marexan maanta buuu farmjo hub siiyey marexan dagaalkiii waaa wadaaa
5 jir kitab sita xage joga ilmaha intay yaryihin lox ba lagu dhigi jiray quranka
Sorry xanaan🥺🥺 Allah qalbiga kuu qaboojiyo🥺😭😭
Walaahi waa wax aad iyo aad uqaraar badan ahna wax mudan in ladiiwaan galsho boogaagna in laga khoro
About 9 yrs ayn jiray deh....shan jir waa maya maya maya
Waa runtaa shanjir ilama Aha inuu wax xasuusan karo
10 jiir dheh 5 jiir waxba ma xasuuste
9 jirka hada iyo 5 jirka waqtiyadi hore soo ma ogid 5 jirka xiliyadi hore inuu caqli badnay 9 jir xiligaas xoola dhanoo mas uul ka ahay marka qof anan kala garanaynin dhimasho iyo nolol misane dadki laga ordayay iskaga dhex jirto sidee 9 jir ku ledahay
Inanta da,da ay shegayso iyo sidee wax u shegtau way isleyihiin calaa kulli xaal
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜🤍🤍😢😢😢😢😢😢😢😢
Mansha Alah! Alah ha ku xafido adiga iyo inantaada
😢😢😢😢😢wagii itopiya ayaa soo xadustay😢😢dowladi kacaanka ayaba ka darnes😢😢
HABOON NUURA IYO XANNAN SHIDANE Maxay isu yiihiin ?
Ilmaha 5 jir waa markay wax walba xasustan 😢
Xabad dhacayso iyo Canjeero iyo shaax laisu cuni rabo maan fahmin anuu?
Walahi waa runteed markad yartahay wixii dhac lama ilooba 😢😢
Subhanaallah 😢
War waxan waa ben teda wana qof lacga lasiyay hadu ale ku idmayo.😂😂😂😂
Maxa kalifa kara in qof inta lacg la siyo u kadib yirahdo abo iyo hoyo wey iga dhiten hadi adigaa ad bad history lahen fadlen umada xanunkoda ciyar haka dhigan
Subxanallah wa qiso xanuun badan 😭😭😭😭 wariyahan cuqdad bu qaba
Somali ilahay haw naxariisto tasay raban inay hada dadka kuceliyan😢
Xanaan hala weeydiiyo meeqo rag Oo Mareexaan ayuu Saleban Shiirkoole officale ku dileen