😢😢😢😢 hooyaday aya waxay dhihi jirtay runtii odhaah aaan aad ola tacajabo hada markan xasuusto ee aan macnaheda fahmay taas oo ah nin waliba jidhkiibu dhalaa jadka uu yahay wlhi waa xaqiiqa hooyo allah hayka xafido 😢😢
Subxanalah sorry abayo wan ka xumahay dhibka ku garay balse walidas ma istaahilo walidnimo in ad marki laku dhahay ninkan aderka ah laku siina in ad fakato oo dadka ku dhahdo agoon ayan ahay aye ahed balse ma dhicin gabar kasto nin ku siina la dhaho ha fakato hana dhahdo agoon ayan ahay walidkas ma istahilo walidnimo 😢😭😢😭
Abaha nin Kuma siin ee bahal ayuu kusiiyy alow hygala tashan curadeena nin lagu qasbay markay kaso carrtyna aabe wuu garacay alx inan ka kornay silacii 😢😢😢😢
Waligey kuma fekerin in ay somali wali ay saan cml ka jirto ilaahey xaqqa gabdhaha iyo hooyoyinka ha u guddo, waa waxa aan nabadda u heli la,nahay ilaahey ha kaa samirsooyo abaayo mcnto hooyooyinkeena waa daciif alx hadaad ka soo baxdey noloshaas abaayo quruxey waligaa ha niyad kabin sii wado noloshaada waxaad thy gabar qurux badan
ASC AXMED KALA WAA KU SALAMEY GABADHA QALBIGA ALAHA U QABOOYO KAAS AABE MAAHA EE WAA CAWAAN AAN DAMIIR LAHEYN INKAAR QABA ASAGOO KALA BUU SIIYEY 2 BO IIMAAN LAAWE INKAAR IDINKU DHACDEY DOQONSANA
Somali 🇸🇴 government need to create civil laws to punish people who abuse their families. prays are great but Justice is also important , May Allah swt make it easy for this mum and her baby.
Wlhi dadka somalidaa badankod uma qalmaan in aay waliid noqodan Lkinse gabdhaha bartaaa xaqiinaaa aay diintu idiin sisay marka laydiin ku xadgudbo allah swt u tag ooo xaqagaa Allah u donoo 😢
Xalmar an kusalin nabikeen muxamed scw
Ku salino Xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰❤️😘😘
Scw
Abaayoo samirr sadkaga waad heliyee😢😢😢😢
Illaah qalbiga hakuu qaboojiyo habo haduu aduunka khiran waa yay danbigiisa maalinbuu qiran doonaa afkiisoo xiran samir inshallah.
Cuqubo haku dhacdo kuwa caruurta dhibateya Aamiin yaa rabbi.
aamiin
Qadro qiyaas yaranteenii darisbaan eheen aydoo yar ayay nuunahaysanjirtay lkn nolosheeda gudaha ma ogayn wllshay alahakushaffo waxaa soodhaftay dib ha ufiirin horay usoc
Xagee ayay daganayd wllo
Abayo Alle subaxanahu watacaalaa haku ilowsiiyo Waa xanun walid iyo qofka noloshu kala dhaxayso in sidaas kula dhaqmaan 😭😭
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Subhanallah walid kaba ugu daran dhurwa bey u xareeyen gabarta. Cuqub ayaa idinku dhaceysa. Cunug yar oo miskiin ah. Ax wlh caloosha I hurtey.
Walhi Wan oyay 😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢
Ax Kaaa sujuda ku habar abyo inu ilhay adunka ku cadabo aqirna igu daro😭😭😭😭
mama jilicsan ba dhashay haday hooyo adag ahan lahayd may dayacmaten
Haa wlhi
Waa runtaaaa
Hablaha qaar waa miskin wllhi anigu wllhi abbahay waxas Ila imaado duco iyo habar midna kuma yeeline gabdho meeshadan gali karin Haa galin 😮😮😮😮😮
Axax abyo iska samir qof walba waa maalintiis allaha qalbiga hakuu qaboojiyo😢😢😢😢🥺🥺🥺
Nimanka ula dhaqmo gabdhaha aguursadaan sida foosha xun dila oo umaleyo xoolo asoo iibsadeen oo kale waa waxuush aanan garaneyn macnaha gabadha leedahay gabari waa boqorad gabari waa gob gabari lama heli karo waalidiinta gabdhahooda siinayo nin aysan gabadha ku qanacsaneen yaan lagu qasbin gabadha rabitaankeeda utixgaliya hadii waalidnimo jirto nimanka gabdhaha dilayo oo sida xun uladhaqmayana kaqabta oo halmeel halooga soowada jeesto
Abyo waxan waa adunyo adunyadan waxey kusaabsanthy waa dhipato ookaliya lkn sabar alle ayaa ku garab istagayo❤😢
Arxandaranaa jaxiimo.ala.hakufogeye arxan daranaa
aabe yaashu iskumid maahin yaa alaah aabaheey iishawr😢🤲
Naagahan sabar ku haya maxay ahaayeen sabar waa waxa adduun rogay
War naga amus maxan dhahnaa marka wixii hada way ku dhecen maxay sameyn miyay is dilee marka
Sabar waa lagu faaiida
Maskin😢 ilahey niinkas gabadha sas uu galay uqubo Allaha ku rido
Aniga qisadeyda hadaan itaahdo wan kashekeyo aminimeysaan run ahaantii😢amini myesaan lkn iduceeya ilahay inuu ii dhayo qalbiga
MASKIIN RABI HA UGARGAARO WLLHI😢
Nin kaawey ku dhaqi kro dadkii lahaayow kajooga
Rabi xaqaada ha soo daahiriyo
Soriri abooyo
😢😢😢😢 hooyaday aya waxay dhihi jirtay runtii odhaah aaan aad ola tacajabo hada markan xasuusto ee aan macnaheda fahmay taas oo ah nin waliba jidhkiibu dhalaa jadka uu yahay wlhi waa xaqiiqa hooyo allah hayka xafido 😢😢
Inta aan qiso daawanayay wllhi tanoo kale madaawan ilin ayaa iga imaatay😢😢😢😢
Qofka meyro ale haku siyo wlhy abyo qalbiga ihurisey bili adamka aya sidas iska ah ado mcn dabawada ayu qarar kusina 😢😢😢😢😢😊
Runtii aad bay xanuunbadanthy qisadan😢😢
from karye 😢 4:20
Subxanalah sorry abayo wan ka xumahay dhibka ku garay balse walidas ma istaahilo walidnimo in ad marki laku dhahay ninkan aderka ah laku siina in ad fakato oo dadka ku dhahdo agoon ayan ahay aye ahed balse ma dhicin gabar kasto nin ku siina la dhaho ha fakato hana dhahdo agoon ayan ahay walidkas ma istahilo walidnimo 😢😭😢😭
Sax waaye abaayo waalidka qaarkiis illaahay kama baqaayaan gabdhahooda ayey cuqubo kagalaayaan
Sori abayo wll laanmatihid❤ musliminta❤odhan❤wll lahawaye❤
Sorry abyo qisadad o kale aney igu dhacday😢ila her asay lesariyay 😢😢😢
Wlhi wa arin ad loga naxo arintan
Gabarta gobalka kula dhacday 😢😢
Waxay kula dhacday galgaduud
Sorr qadar qiyaas😢
Ilahay samir ha kasiyo
Abaayo samir😢😢😢
Hn hadan jogilaha waxass kuguma dhaceen wlhi bilahi
😢😢
Abaha nin Kuma siin ee bahal ayuu kusiiyy alow hygala tashan curadeena nin lagu qasbay markay kaso carrtyna aabe wuu garacay alx inan ka kornay silacii 😢😢😢😢
Waan oooyay😢😢😢
Ilahay khayr ha kugu badalo xanuunka dareemysi😢
Waligey kuma fekerin in ay somali wali ay saan cml ka jirto ilaahey xaqqa gabdhaha iyo hooyoyinka ha u guddo, waa waxa aan nabadda u heli la,nahay ilaahey ha kaa samirsooyo abaayo mcnto hooyooyinkeena waa daciif alx hadaad ka soo baxdey noloshaas abaayo quruxey waligaa ha niyad kabin sii wado noloshaada waxaad thy gabar qurux badan
Scw
Alah ku cafiyo wll 😭😭
Gabdh walpo wilaal la dhaltay waa gabr adine illhy qalpigaga hakaga reebo😢😢😢😢
Ascww samir Allah haku irsaaqay
Ah walshay mcn Wan ka xumhay hn inshalh wad ka bixi doonta walshay qali 😭😭😭😭💔💔💔
sorry wll mcn❤😭😭😭😭😭😭
Ax sorry abaayo wlhy ilaahay waxba kama qarsoono xaqagan waanhelYsaaa sorry abaayo iska samir😢😢
ilaahy wax khayr qaba haku seyo wll waa so rafade
Sorry wlhi wlshy qadro😢😢😢😢
Cajib😢😊
Walhi waa oyay maskin qof walbo faraxsan guduhu ka murag San yahay allah gabdhehena ha udhib dhamo
😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry abaayo
💔💔😭😭😭😭💔
Intasad ku qaldanty inader maad qalisid
Ilaahay qalbiga hakuu qabojiyo wll
❤❤❤❤
Isha dhaawacii maa ka yareeyay?allaha kuu saqiro
Raali noqo abaayo mcn😢
Waariyu dooqosanaa😢😢😢😢😢😢😢😢
Ax wllhi qalpiyan baan u ooyay😢😢😢😢😢
Ax 😭😭
Abayo iska samir xaqaga Alle aya ku so bandhigaye
Kadib mxaa dhacy mxuu kwdaa dhaqan xumaa wariyuhu 🙄
😂😂😂
Sorry abayo ⚀ 😭😭😭😭😭😭
Sorry abyo mcn illhy qalbiga hakuu qabojiyo wllhi wan ilmeeyaya ax waa markaan dhoho illhy baa abhy iga dilay
abayo asi iyo rabigiis waye xaqagii rabiba Kaga Aaraya ee sorii macanay
Aabahaas yaa ka cafinaayo danbigaas
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢sorry
Warkan halahubiyo waxaytiri maqeylin mana rabin ninka see macquul kutahay
Naa ka arso ita niman tuugo ah lacag siiso lug iyo gacan isdhafa halaga jabiyo wacalka😢
Ah sorry xbbti alle qalbiga
haa ku qaboojiyo 😢😢
iskaamu waadun😭
Sorry walhi 😢😢😢qalbi
Soory abayo qali😢😢
Maamu wllo axaxa😢😢😢😢😢
😢😢😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Gabadhan 😢samir abyo😊
Ninka gabadha wareysanaya maxa kasiya iyadoo ooynayo haye lee sii wadaa
ASC AXMED KALA WAA KU SALAMEY GABADHA QALBIGA ALAHA U QABOOYO KAAS AABE MAAHA EE WAA CAWAAN AAN DAMIIR LAHEYN INKAAR QABA ASAGOO KALA BUU SIIYEY 2 BO IIMAAN LAAWE INKAAR IDINKU DHACDEY DOQONSANA
❤❤🎉🎉
Walaha kugaargaro
Sorry abyo nin ka fcn baa heli insha allah
Somali 🇸🇴 government need to create civil laws to punish people who abuse their families. prays are great but Justice is also important , May Allah swt make it easy for this mum and her baby.
Gabdhaha 13 12 beyba kuqaan gaadhaan waayadaan
Waakaxu mahay wllo iska samir 😢😢
Walashey macn iska Samir alle qalbiga hakuu qaboojiyo abaayo qalbi sorry😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😭😭
Wlhi ilinta ceshan wye sorry abyo qalbiga allaha ku qabojiyo
Sorry abaayo walhi ilmadaan ceshan waaye😭
😭😭😭😭😭😭😭😭 aby qalbiga allha kuqabojiyo
That man is very stupid why are they doing this to this innocent girl 😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭illhey qalbiga hakuu qaboojiyo abaayo wallhi waa kaxumahay waa ilmeeyay illhey wiilka hakaaga yaalo Asi illhey caabud hakaaga dhigo adigane iska sabar abaayo😢😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭 ya allah🤲🏻😭
Wlhi dadka somalidaa badankod uma qalmaan in aay waliid noqodan Lkinse gabdhaha bartaaa xaqiinaaa aay diintu idiin sisay marka laydiin ku xadgudbo allah swt u tag ooo xaqagaa Allah u donoo 😢
Sorry abayo wankula daremaynaa ilahay haku dhib dhamo 😢😢😢😢😢
Abaayo alaha kuuqabuujiyo qalbiga
Ax ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sorry abaayo waan kaxumahay walahi 😢😢😢