Ilaahey arsaaq waasac haku siiyo owlaadane Allaah kula koriye IA maal aa ku futnoowin Allaah ku siiyo oo danahaaga iyo tan Ilmahaaga ku sameestid oo xitaa shaqaalo ku caawiyo ku qabsatid qof walbane waxa uh awoodo ha u diro walaal wilibo si joogto ah aan uga warheeno inta awoodo
Ahmed wall waad mahadsantahy sida aad noogu soo gudbisay qisada walaashen xawo. Walaasheena waxaan allah uga baryaa in allah ugu badalo nolo wanaagsan sabarkeeda
Ilhaayow u gargaar maskintan iyo caruurtan yar ilhaayow nolal quruxn raali aad ka tahy ku noleysi yaa rabi calaam ilhaayow arsaaq wasc si mila aye ka filanynin🤲🤲🤲😭😭
Abaayo iska samir alle ayaa garab kaga taagan waxa uu kuu soo adeejin dad qalbi wanaag san qof kii xun isaga ayee dhibee rabi ha kula koriyo caruur taada culees walbo fudeed baa ka dam beeyo malin waa ka bexee in sha allh qof kas too illaheey wax siiyay ha ka faa ii deesto caa win ta dad ka mudan duco ayaan kuu awooda abaayo allaha ku caawiyo abaayo
😢😢Allahu Akbar, miskintan o Qadar Alle ku dhacdey ayey ka faideysten xumaa bisinka o naxaris daranaa, illahay aga baqa dheh weysilciyeen subxana Allah 😢, miskin illahey ha ku kalmeyo wallashey
Sory xabiibti wlhi qisadada waan la ooyey abayo ilahay baa kuu hiilinaya ku samir abayo wixii ilahay keeno ahmed kallaa waa wiil aad u naxariis bdn ilahay ajar ha kaa siiyo aboowe gabdhaha somaliyeed ee aad u danqato ❤❤
Wllhi waa xanuun anoo oynayo😢 video firsanaye ilahay haudhibyareeyo ilmahedana Alle baari hauga dhigo i.a maalin rajadaada way Ku rumoowaysaa abyo mcn aaamus nimankaas xunkaa ilahay maalin un kaaga arayo Adna sabar qaali 😭🥹
youtube.com/@xaawomuxudiin-v1o?si=0rUQOwjgV3ux9glN TH-cam ka walashen waa kanaa Subscribe aan ku caawino
Asn
🎉
Chaneel Kan adi maa samestay dad asxaan uma sameyside hadu asxaankas kgu jiro cunugaaga oo uurka lagu sido Nairobi ugama aadan dhaqaaqdene gooryanow
Illaahay Ha kaaga dhigo kuwi kuwaadi lahaa oo baari kuu noqdo insha alaah
Abowe gabadha cafis ka dadka uwidinesid jooji ragas we ogyahin ine aqiro jirto Lkn isla wennan aya jira xaqbe uuledahay inan cafiinwaligeed
indhahan quruxda badanoow wall aan ku xasuusiyo xbbikena mohamed ﷺ N.N.K.H 💙
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤
Wadnihi meel ma soo dhigatay
Scw scw scw
Naftaada ii ilaali Salaadana ilaali Waxa Nasugeyso Meel kaqurxoon Aduunka Salaada Waa Furaha Guusha ✅️🥰💕كلام صحيح
Thank you wll❤❤
Dadka marka warysanyso tiish iyo biyo soodiyarso walo ileen dad dhawaca warysnysaaye alha ugargro intii qalbiyada lagadhwacy 😢😢😢😭
Kusale xabiibkena Muhammad Scw scw scw ❤❤
Ilaahey arsaaq waasac haku siiyo owlaadane Allaah kula koriye IA maal aa ku futnoowin Allaah ku siiyo oo danahaaga iyo tan Ilmahaaga ku sameestid oo xitaa shaqaalo ku caawiyo ku qabsatid qof walbane waxa uh awoodo ha u diro walaal wilibo si joogto ah aan uga warheeno inta awoodo
Amiin yaa rabi aniga maanta aa ifu horeeyso wallaahi insha allaah waa suurtagal
Qisadan wax ka xanuun badan waligey ma aqal sida u oynayey wn fuuray 😢😢😢Alow u gar gaar maskiintan iyo caruurteyda 😢
Me too💔🥲🥲🥲
Waaa run waayaabay😢
Sorry wlhi xageey aadya naxristii alha ilmhada kuwaa ku anfaco ha ka dhigo aamin yaa alhaa 🤲 😢
Gawadha mad biyo iyo tiish mad siisid of Somali wareesigooda waa bahdil abaayo gacmaha kor utaago alle ayaa kuu gargaaraayo 😢😢
Nin xun ayuu ahaaa abaayo alle hakuu gargaaro kaas yuhuud ayuu ahaa hadaan arkilahaa waan dililahaa
Allahu akbar Allah haku cafiyo niyada allah haku qabojiyo 😢😢😢😢😢😢 niyada qeyr lee ujecl naxriista Allah lagana quusto😢😢😢😢
Subannallah Dadkayga Somali dad saas ah majiran. Hooyo iyo aabe nin sodoh sodag, awoowe. Waa dad xaasida bisinka. 34 year waxay udagi weeday dulmiga. Bal maxay galabsatay saas logu galaya. Abaayo Insha allah nolol feecan kudanbeene, illahay ku caawinaya abaayo, dulmiga illahay majecela. Dadkaas dhan illahay kaga araaya. Insha Allah nolol qurux badan ku danbeene. Illahay dad kayga Somaliyeed oo dadka dulmiya haso hadeeyo.
Fidnada Hooyaded waaye
Abaayo hooyada waca laga Yaaba inay, ninkeeda kabaqayso ama dadka maxay ku dhahayan hadaad guriga dhisan dumiso. Dadkayga illahay xaqa hatuso.
Somalida cuqubo ay dumarka ka galaan baa haysata wllhi 😢😢
Iyo caruur ta
Walidka qaar walid laan aya danto😭😭 bal hooyo gawadetha lixda laxaad qawin sidha layelayo raali ka Ah 😢😢
Allow doqon gabdhaha gacanta ha,ugilin 😢😢😢😢😢
Ahmed wall waad mahadsantahy sida aad noogu soo gudbisay qisada walaashen xawo.
Walaasheena waxaan allah uga baryaa in allah ugu badalo nolo wanaagsan sabarkeeda
Waa qiso xanun badan wlhi wllkyga man maqlin mana mana dhagysn wlhi aad iyo aad ayn uga xumhay wlhi wllshydi mcn ilhaayi haku caafiyow cafimd taam Ah ilhaayi haku siyoo wllshydi dada kuwado ilaahyi haku sahlo wllshydi Aamuuse ilhayi wuu ku ogyahy wllshydi mcn wad ka baxi doonta insha Allha dhiwatdan ilhayi aya kga baxi doona insha Allha samarka lee badi wllshydii mcn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Illahey ilmahaga naxariis haku geliyo😢 illahey haku cawiyo biniadan illahey hakaa kafiyo imtiaxka aduunka biniadanka waa leysku firinnaa😢
Ilhaayow u gargaar maskintan iyo caruurtan yar ilhaayow nolal quruxn raali aad ka tahy ku noleysi yaa rabi calaam ilhaayow arsaaq wasc si mila aye ka filanynin🤲🤲🤲😭😭
Ninka gbdh Somaliyed ilinka keena Alle naarta hku fogeeyo🤲🤲🤲😭
Amiin
Amin yaarabi 😢
Aamiin
Amiin 😢
Abaayo iska samir alle ayaa garab kaga taagan waxa uu kuu soo adeejin dad qalbi wanaag san qof kii xun isaga ayee dhibee rabi ha kula koriyo caruur taada culees walbo fudeed baa ka dam beeyo malin waa ka bexee in sha allh qof kas too illaheey wax siiyay ha ka faa ii deesto caa win ta dad ka mudan duco ayaan kuu awooda abaayo allaha ku caawiyo abaayo
Ubadku waa aamaano ilaah ummadiisa u dhibto markalena waa hadiyaad iyo qurux iyo macaanka nolosha haddaba qofkii ilahaay hadiyada iyo aamanada siiyow xafido oo ilaali oo iska ilaawi inaad dulmiso
Yaarabi gabdhaan qisadeeda wlhi waanaxdin allow awlaadeeda baari uga dhig ameen yarabi
Amiin
Amiin amiin
😢ilmha saa ugu rafaday ilmo.qer qawo hakaga dhigo😢
Walahi waa qurux badan taha Manshalah xaawo dagan abayo gulayso
Allaahuma Caawi
Adigaa Waxba Waayinee Yaa Rabbi 🤲
Abayay Samirka Badi
Allaah aakhira Boos janaad hakaga diyaariya Inshaa Allaah
Yaa Rabbi 🤲
Hawa ilahay ha Ku xafiida ilahay Grabakaaga ha jiro inshallah
Allow qof wanaagsan o udamqada o ilaaliya waxaan urijeynayaa hor mar wanaagsan
Allaah baa adoomiyiisa kalaxisaabinaya subxaanallaah ragasoomaaliyeed qaarkood waa yeey aan naxariis lahayn😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ax sorri wll wllhay waan ilameeyey wll ilaahay ubadkaaga hakaaga dhigu ubad ku anfaca qaara iyo aduun😢
Sax waaye jiis jana magalo waxaad janada galeysaa Adigoo quruxdii nabi Aadam leh insha Allah
Allah qalbi xanun badanaa war ragow dumarka unaxariisa
Xawo qurux badan nolosho way ku ahagayasa abyo mcn wlhi wan kula oyaya 😢😢😢😢😢
Sorry abayo walhi uma qalntid dulmiga iyo silica intaas Leeg abaayo ilahy ubadkana naxariis hakuu galiyo rabi SWT hakuu gar gaaro adiga iyo intii kula midka ahba faraj khyr qaba allah hakuu furo awlaadana allah hakuu koriyo😢😢😢 Sorry
Nin danbe ha guuursan ilmahaaga allah kugu anfaco inaad hormar sameyso isku day soomali ku cawineyso insha allah
Asc wllo qali faraxba inay dhafto weeyan
Wllh 3 xitaa hadey fureen mey ilmaha ugu biili waayeen ax ax wllh hadaan caawin karo. Waan ilaali lahaa 😢😢😢😢😢
Hooyo ilahay How naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sorry wlashey mcn Allah aya guu abaal guthi doona😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Yaa rabi Allahow gabadhan nolosha farxad ka badan murugti ay soo martey sii yaa Allaah
😢😢Allahu Akbar, miskintan o Qadar Alle ku dhacdey ayey ka faideysten xumaa bisinka o naxaris daranaa, illahay aga baqa dheh weysilciyeen subxana Allah 😢, miskin illahey ha ku kalmeyo wallashey
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam wasalam calayhi wasalam ❤❤❤❤
Abayo macaan may Allah make things easy for you Ameen, sorry what happened
Maanta waxba mahayo lkn isha alah maalin wl garabkaga wan ahaandoona adiguna waa ka bixi dhibaatada laguma waaro
Maskin abyo inshalah 😢😢 manta fuul ba jogta Alx dheh inshalah waa gylaysan ❤
SUBXAANALLAAH. ILLAAHEY HA KUU GARGAARO HABO MACAAN. ADUUN WAA IMTIXAAN. RABBI HA KULA JIRO INSHA ALLAAH. AAMIIN
😢😢😢😢😢
Allah haa gaa abaal mariyi hoyo axmed ❤❤❤❤❤❤
Waa qiso xanuun ah wlhi ilahey haku dhib yareyo wlshey❤
Axmed kallaa walal fadlan gabadha Xaawo muxudiin. Hala caawiyo ALAAH dartiis Telefon keeda noo soo sheeg please walal ❤
Wlhi ilinta iga dhamatay 😢ilahay haku gar garo wllshy 😢
Video lacagta aad ka sameynayso walaal gabadha wax ka siiyo insha allah
War ragow ilmihiina canahoda la baxa iyo dharkoda weliba waa hooyo lugaheda wayday hoyaded wayday wåladeda wayday lugaha idkuna way idinka go,i karaan allaha mahdiya
😭😭😭😭😭
Raaaga galiyah mahan ee somalida oo dhan ayaa aha dad naxariista ku yartahay inta badaan oo anan dadka dabarta yar uu naxariisan.
dadka wariyasha ah markaad qofka waraysanaysaan plz tiish iyo biyo diyaariya wayo qofku dhawacyadiisha iyo dhibkiisa ka waramaya xaladuna galayaa plz dadka daryela 🙏🥹
Sory xabiibti wlhi qisadada waan la ooyey abayo ilahay baa kuu hiilinaya ku samir abayo wixii ilahay keeno ahmed kallaa waa wiil aad u naxariis bdn ilahay ajar ha kaa siiyo aboowe gabdhaha somaliyeed ee aad u danqato ❤❤
Ilaahay arsaaqad iyo nicmad hasiiyo❤❤
Ax sry 😞 wa xanun Alle ha kula garab galo abyo nimanka qar waa cadow 😢
Wlh Wan ilmeyay abayo allaha ku garab istago alle ku xernaw wad qeyrey insha allaah
Ax ax wlhi qalbigaa iga xanunay qisdeed maskintan ilhy waxan uga baryeyaa badal khyr qaba in ilhy siiyo 😢
abaayo dhibkaan iyo imtixaankaan aad marty dinbi dhaaf allaha kaaga dhigo ilaahi ku abuurty luga wuu kuu awoody lkn anaka nala imtixamaayaa wllh😢😢😢😢😢😢😢
Ilahey hakaga aaro ayaga kuso hoos fadhisa dono iska sabar Allah kuma moogee dhefaa kaga danben donto wlshey
Asc walaalkey fariin iga gee gabadhaa waxwalba uga qaalisan
Meel dheer joogaa gaarsii please
Ka: wlal somaliyed. Istiqfaarka laasim
Ku: wlaashey dhiban laasim wlaashey istiqfaarka adaa yaabi doona cajaaibkeeda lagayaaba inaa horey umaqashey lkn aadan joogteyn please hada biloow malinwalba tiro samayso 1000 ama 2000 xitaa adoo bilkayar wada ayey noloshaadu qarxi doontaan xaqaagana adoo fadhiyaa kuimaana
Intaa samee ilahay hakuusahlo hana kuwaafajiyo
Abyo samirkada alle hakugu naxariisto😢
Wllhi qiso aan saa ula ooyo weligay madhagaysan ilaahoow ugargaar abaayadeen
😢😢😢alla ilaahayow qalbigeeda uwanaaji
Kaaas wlhi ma liibanayo aqiro io aduun ax💔 illahay wx kasta wuu arka wana xaq soore abayo illahay ku daa adna illahay nolol mida ugu quruxda badan illahay haku siiyo 🤲🏻😢
Ala xanuun badanaa qisadu😢😢😢
Abayo ialhey haku kargaro😢
Walhi waxa laga xumado waye iney raga somalida ey dulmiyan gabdha walala Hoda oo dhafada ah 😢 ayga wey raban in lagu qato nafa nimada 😮
يا رب يا رب يا رب يا رب العالمين الحمد لله على كل حال يا رب يا رب يا رب يا رب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
Axxxx
Addunkaba waxaa iigu daran family geeda
Subxanallaah
Waa maxay reerkas
Caku io nin😢
Ilahow adoomahaaga dhipka kasaar yarabi 🤲
Sorry qali Allah ha ku gargar amin yaa Allah
Waxa ficnan lahed in la cawiyo abyo xawo oo luga artificial loo sameeyo😢
Miskiin😢😢 ilaaahow qalbiga uqabooji
Gabadhaan waa imtixaamantahay . Weyna dhib badantahay ayadana danteeda ma taqaano. Allaha weyn caruurteeda baariyaal ha uga dhigo
Danteeda mataqaano maxa kawada hadal wanagsan hada awoodin naga aamus acudubilah
Ax ax sorry Xawo sharaf. Rabi haku cafiyo🤲🤲🤲
Axmed wll Dadka hadda kedib biyo iyo tiiish u soo Diyaari 😢😢😢😢😢😢😢😢
Allahu akbar Allow u gar gaar gabadhas wlshen ah yaa rabi 😢😢😢😢
Alle gabadha Farah khay qabo ha ufuro laga yabaa il inay tahy ama ay tahy qof shaydaaan ku dhexjiro
Inantan maxkamada geeya ninka ha dacweyso meel baa laga saarayaa weliba wuxuu shaqeeyo waa looga qaadayaa intaas ku caawiya soomaaliyeey anigu meel lama joogee
Muqdisho cadalad ma talo😢😊
odayaaal baa maxkamada ka shaqeeya ba
ax ax ala caloshay i huriysay walahi ale ayaa kaga gudi cadalad ale ayaa joogta ee wll rabi dhibka aad somartay ale hakugu badalo farxad
Alla mxay gabadhan silac addun martay 😢 allow mid qayr qabo usahal yaaa rabbi unaxariiiisto
Xaawo wan kuusaaray abayo horay usoco ubadkaadane allah kukoriyo❤
😭😭😭😭😭illahay swt haku gargaaro gargaar degdeg ah. Illahay swt haku koriyo. Inna macal cusri yusra❤❤❤
Wllhi waa xanuun anoo oynayo😢 video firsanaye ilahay haudhibyareeyo ilmahedana Alle baari hauga dhigo i.a maalin rajadaada way Ku rumoowaysaa abyo mcn aaamus nimankaas xunkaa ilahay maalin un kaaga arayo Adna sabar qaali 😭🥹
Ax walaashay alle iskuxidha oo tasbiixso kuwa kudhibayna alle udhaaf wll
Masha Allah mahad sanid walal
Asc Allaha u gargaro Nimaka Allah xaq tuso Ilmaheed u koriyo Bariyal Allah ooga dhigo
Illahay ha ku naxariisto
Ilaahay baa kugarabtagan😢
Walahi wey rafaaday lakin waa qoraal allah hakuu dhibdhaamo wll
Ilaahow ilmahaaga Lugo hakaaga dhigo aad ku nasato abaayooy
Yaarabi
yaarabi
yarabi
yaarabi
yaarabi
waxaa ku weydestay
inaa ugargaarto
dhibanaha
wa Ragoow illaahey kabaqo
masaakiinta xaqeeda
Miskiinta Allah u garaago arin xanuun badan runtii
Abayo ciyalkaga korso nin dambe hagursan please
Maskin waye wallah😢😢😢😢😢😢
Walashey ilahay Ha ku caafiyo 🤲🤲🤲
Allah Ku cafiyo😢
Allah hakucaafiyo abaayo ❤❤
Ilaahay hakuu hiiliyo aadun iyo akhiroba
plz mar danbe ha gursan sorry alaha kula koriyo ilmaha abe shaydan waxba ma taro alow cawi 😢😢😢😢
AXMED KALLAA PLZZZ MARTIDAADA TSHU U DIYAARI' WAAYO BARNAMIJKU WAA MID QOFKA QALBIGIISA TAABANAYA' MARKA XAGA NADAAFADDA KA CAAWI'🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Wadaad kale waxba ha raadsan
Umadii hoobiyo iyo madfac ayey kunafeyeen ayagoo kursi u ordaayo walaahi qayaamo qabaar weyn aayaal (ALLAHA KUU DHAYO QALBIGA CARUURTANA ALLAHA KUU KORIYO )nimanka somaliyed badigooda naxariisdaranaa waa hooyada caruurtooda waa qaf ubaahan caawimaad iyo garab istaagbuuxa markaas ayuu ugudaray inuu xerxero uu garaaco
Ragoow dumarkaa u naxariisto Aakhiro waa laa idiin weydiin donaaa mxaad sidaan gabdhahaa ugu galleysaan miyeey naxariis mudneen
AALLAHU HA U NAXARIISTO HOOYO AAMIIN