- 45
- 1 900 986
Ahmed Kallaa
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 1 ม.ค. 2020
Fadlan Subscribe dhaho channelkayga Ahmed Kallaa Oo aad ka heli doontaan Barnaamijku idin xiiso galin doona.
//Barnaamijka Cafi walaalkaa
//Ahmed Kallaa Podcast
//Qisooyinka
// Layaabka Dunida
//Barnaamijka Cafi walaalkaa
//Ahmed Kallaa Podcast
//Qisooyinka
// Layaabka Dunida
QISO XANUUN BADAN 7 SANO XARIR AH KADIB AYU GABAR KA RACAY WAANA DHIMATAY TII UU RAACAY CAFI WALALKA
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
FOLLOW
FOLLOW
มุมมอง: 3 727
วีดีโอ
AX NAIROBI HABEEN SAQDHEXE AYEE GURIGA KA CERISAY WALASHED O MEEL E AADO AYE AQON WEYDAY CAFI WALALK
มุมมอง 13K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
ODAY AHMED O FASHILIYAY XOG LA QARINAYAY SAGAL IYO SUCDI & SACDIYO QOFKA QALDAN YAWAYO
มุมมอง 63Kวันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
AK IYO SAKADHA O SIR WEYN FASHILAY YAA QALDAN SUCDI IYO SAGAL MARQAATIYAAL & SIDUU DAGAALKU KU BILOW
มุมมอง 34K14 วันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
SIRCULUS SAFIYO O CADEYSAY QOFKA QALDAN SAGAL IYO SUCDI & QAABKA LOOLA DHAQMI JIRAY MARKI SHAQENAYAN
มุมมอง 49K14 วันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
SACDIYO KASHIFTAY SIR WEYN SAGAL SOMALI QABKA E ULA DHAQMI JIRTAY TEAM 22 & MUQALKA LAGA DUUBI RABAY
มุมมอง 114K14 วันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
SUCDI QAABKII E SAGAL UGU SHIRQOOSHA 5TA NIN EE KUFSAN RABTAY MUUQAALKANA KA DUUBI RABTAY SIDE WAX U
มุมมอง 49K14 วันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
QISO CAJIB AH HOOYADED AYE KASO DHUMATAY O NINKA RAACDAY ASAGOO QABANA NIMAN KALE AYEE GURIGA KEE...
มุมมอง 6K21 วันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
CAFI WALALKA LACAG LA AAN DARTED AYEE U QIYAANTAY ASAGO JECEL HADA MARKU LACAG YESHAY AYE SO LABATAY
มุมมอง 7K21 วันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
AROOSKA WAA SHEEKO KALE IYO XAYAAT SIRTA KA DAMBESAY MAXA WAYE XOG LA QARINAYAY
มุมมอง 28K28 วันที่ผ่านมา
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
SIRTA EE QARINAYEEN MAXA WAAYE MSS UUNSI IYO ABDIFITAH AROOSKOODII KADIB MAXA DHACAY?
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
EP 2 MSS UUNSI & ABDIFITAX AROSKOODI KADIB DHIB MALA KULMEN MARKALE MIYAA JACAYLKODA LASO DHEX GALAY
มุมมอง 11Kหลายเดือนก่อน
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
"DR RODA" DHIBAATADA E LEEDAHAY DAAWOYINKA LA ISKU CADEYO E GABDHUHU ISTICMAALAAN PODCAST EP1
มุมมอง 1.3Kหลายเดือนก่อน
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
CAFI WALALKA LACAG 40KUN SHILIN AYUU KALA DHUUNTAY ASAGO DAMIIN KA AHA KADIB SHAQADISI AYU KU WAYAY
มุมมอง 3.1Kหลายเดือนก่อน
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
CAFI WALALKA GABAR AROOSKEDI LA DIYARISAYAY AYU DHAHAY ISKA DHAF ANA KU AROSAYO KADIBNA WA U QIYAMAY
มุมมอง 12Kหลายเดือนก่อน
#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID FOLLOW
CAFI WALAALKA GABAR EE ISLA SHAQEYN JIREY AYU JACAYL BEEN AH LA JILAY SI U LACAGTEYDA ULA QEYB SADO🤔
มุมมอง 16K5 หลายเดือนก่อน
CAFI WALAALKA GABAR EE ISLA SHAQEYN JIREY AYU JACAYL BEEN AH LA JILAY SI U LACAGTEYDA ULA QEYB SADO🤔
AX GABADHI U JECLAA OO AROOS AH MARKU ARKAY AYU GO'ANSADAY INU ISDILO QISO MURUGO AH SOYALKA NOLOSHA
มุมมอง 16K6 หลายเดือนก่อน
AX GABADHI U JECLAA OO AROOS AH MARKU ARKAY AYU GO'ANSADAY INU ISDILO QISO MURUGO AH SOYALKA NOLOSHA
CAFI WALALKA NIMAN KALE LACAG EE KASO QAADO AYEE SIN JIRTAY BALSE JACAYL BEN AH AYU UGA QAADAN JIRAY
มุมมอง 17K7 หลายเดือนก่อน
CAFI WALALKA NIMAN KALE LACAG EE KASO QAADO AYEE SIN JIRTAY BALSE JACAYL BEN AH AYU UGA QAADAN JIRAY
LACAGTIISA MARKE KA DHAMEYSAY AYE U SHEEGTAY NIN KALE INUU AROOSI RABO ASAGANA E SAN JECLEEN MURUGO😭
มุมมอง 22K9 หลายเดือนก่อน
LACAGTIISA MARKE KA DHAMEYSAY AYE U SHEEGTAY NIN KALE INUU AROOSI RABO ASAGANA E SAN JECLEEN MURUGO😭
JACAYL BEEN AH AYEE LACAG UGA QAADAN JIRTAY BALSE MAANTAY NIN KALE AYEE AROOSEYSA CAFISNA WAKA RABTA
มุมมอง 11K9 หลายเดือนก่อน
JACAYL BEEN AH AYEE LACAG UGA QAADAN JIRTAY BALSE MAANTAY NIN KALE AYEE AROOSEYSA CAFISNA WAKA RABTA
OOHIN AYE IS CELIN WEYSAY MARKI E KA DIIDAY INE CAFISO IYADO MARKI HORE QIYANTAY LACAGNA KA DOORATAY
มุมมอง 39K9 หลายเดือนก่อน
OOHIN AYE IS CELIN WEYSAY MARKI E KA DIIDAY INE CAFISO IYADO MARKI HORE QIYANTAY LACAGNA KA DOORATAY
SAXIBTEYDA AYE QIYAANO XUN U GEESATAY SI EE UGA DHACDO JACAYLKEEDA O LACAG SIIN JIRAY CAFI WALALKA
มุมมอง 10K9 หลายเดือนก่อน
SAXIBTEYDA AYE QIYAANO XUN U GEESATAY SI EE UGA DHACDO JACAYLKEEDA O LACAG SIIN JIRAY CAFI WALALKA
CABITAANKA AYUU UGU DARAY WAX YAABAHA MAANKA DOORIYA SII U MUQALO QAAWAN UGA DUUBO BALSE MAXA DHACAY
มุมมอง 11K10 หลายเดือนก่อน
CABITAANKA AYUU UGU DARAY WAX YAABAHA MAANKA DOORIYA SII U MUQALO QAAWAN UGA DUUBO BALSE MAXA DHACAY
GABADHII UU AROOSI RABAY AYU U DABA MAREYAY SAXIBKIS ISAGO 10KUN DOLLAR USO DIYARSADAY INU KU AROOSO
มุมมอง 25K10 หลายเดือนก่อน
GABADHII UU AROOSI RABAY AYU U DABA MAREYAY SAXIBKIS ISAGO 10KUN DOLLAR USO DIYARSADAY INU KU AROOSO
SAXIBKIIS AYUU GABADHII UU JECLAA KA QUDBO SIREESTAY ASAGO OGEEN, AROOSKAADANA WAXBUU KA DIYARINAYAY
มุมมอง 15K10 หลายเดือนก่อน
SAXIBKIIS AYUU GABADHII UU JECLAA KA QUDBO SIREESTAY ASAGO OGEEN, AROOSKAADANA WAXBUU KA DIYARINAYAY
MARKII UU XAASKIISA KA AROOSAY AYUU MAANTAY DHAHAY NOLOSHIISA AYAA DHISAYAA EE HA ICAFIYO BALSE MAXA
มุมมอง 17K10 หลายเดือนก่อน
MARKII UU XAASKIISA KA AROOSAY AYUU MAANTAY DHAHAY NOLOSHIISA AYAA DHISAYAA EE HA ICAFIYO BALSE MAXA
AYADOO LA QABO AYEE WALI JECESHAHAY WEXENA KA CODSATAY INUU CAFIYO MAADAMA AABEHED U SABAB U AHAA IN
มุมมอง 28K10 หลายเดือนก่อน
AYADOO LA QABO AYEE WALI JECESHAHAY WEXENA KA CODSATAY INUU CAFIYO MAADAMA AABEHED U SABAB U AHAA IN
QOF KU SIXRAY MA CAFIN LEHEED WALIBA 3SABO AAD XABSI UGU JIRTAY MAXE SAMESAY GABADHAN CAFI WALAAKAA
มุมมอง 26K10 หลายเดือนก่อน
QOF KU SIXRAY MA CAFIN LEHEED WALIBA 3SABO AAD XABSI UGU JIRTAY MAXE SAMESAY GABADHAN CAFI WALAAKAA
3SANO AYU SIXIR KU HESTAY HAL CUNUG AYUNA KA DHALAY AYADO SIXRAN HADA AYU CAFIS WEYDISTAY CAFI WALAL
มุมมอง 42K11 หลายเดือนก่อน
3SANO AYU SIXIR KU HESTAY HAL CUNUG AYUNA KA DHALAY AYADO SIXRAN HADA AYU CAFIS WEYDISTAY CAFI WALAL
WALAALKIIS AYUU XAASKIISA KA FURTAY KADIBNA WUU GUURSADAY LACAG AYUU U ADEEGSADAY CAFI WALALKA (12)
มุมมอง 53K11 หลายเดือนก่อน
WALAALKIIS AYUU XAASKIISA KA FURTAY KADIBNA WUU GUURSADAY LACAG AYUU U ADEEGSADAY CAFI WALALKA (12)
Waryaa barnaamijadaan ayaad ku qurux badhantahay inoo soo badhi walaalow
Alaw gabareey yaa kuyiraahda sharaftsda illasho ninkana,adiga iyo gabarkaloo islamed idinma qalmee iska fogee hadijale baribad kshaleyn doontaa
Waxaaba qalad ah 7 Sano xidhiidh ka ah nin aan ku Rabin lama daba rooro
Sxb kay jaamacaddee kabaxday farsamada hubka miyaa?
gabarey ninkaas iska ilaali hakunoqonon
qofkaan wixiisu waa melo awaal Like Reaction kiisa eeg dacad kama ahan Reer mudug cml iska dhigooyaa😅😅😅
hadey waxan ruun tahay kan haku laban gabar
😂😂😂😂😂
Aniga waxan ku leyahay abayo please ha ku labanin ninkas ad waqtiga kaso lumiye 7 horay u soco wax ka qer badan Ilah ha ku siyo ❤
Aniga 2010 cid aan ushaqayn jiray gabdho labo ah io wilal bey ayaayen hooyadoodna waxay adii jirta somali markay timaadone waxay idhihijirtay qolku namadeeqo EE fadhiga seexo habeen habeenada kamida waxa iskudayay inuu ikufsado wiil eeydhashay waan ladagaalamay waana ooyay ciil dartiis kadibne jinbey qabtaa cunugtan iga bixiya beytiri mana cafinaayi weligay insha Allah 😢
Asc chanel axmed kalla wax wanaagsan ayad samaysay horay u sii soco
Jilid macquul ah😮
Yaab wlhi nagta kale mxd u raacdey mrka
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗢𝗴 𝗜𝗻𝗮 𝗘𝗘𝗬 𝗞𝘂 𝗪𝗮𝗻 𝗠𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗞𝘂 𝗦𝘂𝘂𝗿𝗼𝗻𝗼𝗬𝗮𝗻 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂😂
Nag laqabo side niman kale zxb ogadhigankartaa
Masha allaah❤
Masha Allah wale waa dad kii hore Axmad waxan ka dhigi Lahaa madax weynaha Somaliya guuul ban idiin Rajeynayaa ku ligiin
Abowe air Allah kaasiiyo
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤xaaji axmed
Sacdiyo alla ha xafido❤waa dulqaad badantahay maashaa allah
Masha Allah tabarakallah
Shekadhaan waaxay u egtahay Jillan.ruun ma ahaa baan fili
Cafi lakiin dib dame haysugu halayn walaal
Masha alah ilahay haku xifdiyo abayo waxa jiro dad itay dabi kagalan walalkod hadana an icafi dhahen ❤🎉❤❤
Bisinka na nagtu indho adaga yahu kol Haday lacag laʼan kaga tagtay ma marku lacag yeshay ayey donaysa inay ku so noqoto caqligeda maxay ka sugayasa inu Haye dhaho akhas wad Is bahdishay orod dhumo oo wajigaga nagala hortag
Tell her to open the face
Masha allah walahi waa qof islaamka ah gartay inuu qof walal ah ka gashay qalad hadane cafis ka raadsanaayo lama helo inta badan walahi alaha isku xafido walashay adigane Allah ku xafido tvga waxaan leeyahay ku soco walal raadi Kuwa badan oo nool cafiska aan aqoon ku Waana qadanayo Alx ❤❤❤
Qof fiican ayaatahay, haddii cafis iyo wanaag aad utimid. Soomaalida oodhan ha iscafiyaan, aduunkaan waa labadiisa gelin ogaada, geer ookeliya kuxigta, no matter what. ……Samee barnaamijkii Iscafin, ileen Soomaalibadan isuciilqabaan, 😖😥☹️😖😓😡😰laakiin dad isuciilqabaan waa lakala fogeeya waxbadan, oo darbi 🚫🔰❎🚷dhexdooda ladhiga ama qof/dad wax kalaceliya😊 ……Ayaan, Cafiska qaad😊😅 Waa barnaamij aad ufiican, hore usiiwad walaal Axmed Kallaa 👍
Waar umada beenta kadaa waxani wax jira maahee views baa halkaa kugaadhsiiyee labada dumariba waa jilaa zamzam sifiican ayaan ugaranayaa
❤
Waa qof fiican gabadha cafiswaydisanesu dadka qaar qaladkuuda kamasuu noqdaan
❤❤❤Machaallah tabarakaallah amaan waad dhamesey Allaha u fudediyo heshiskoga
Walashey miyan bananka usari kara Gabar mid unba ila dhalati oy hooyodey mcn dhashe Allow idaaa wey iga xanunsante igu so duceye Allow ii cafiii amiiiin yaaa Rabiii 🤲
Ilaah kuu caafiyo sister 🤲
Allaha kucaafiyo wll
Ilaahay WALAAHA ha huu Caafiyo denbi dhaafna ha uga dhigo Walaasheed Maaha waa Qaraabo
Cafisku waa fiicanhayhay
Islaaxa halaga shaqeyo
Islaaxa halaga shaqeyo
Ader ahmedow sucdi iyo sagal naga heshisii aan filinkkina nosoo celiyaa wn idiin xiisne
Hora lo yidhi wadar iyo waxid yaa walan
Mashaa Allah Axmed rasta is not isey
Allah gabadhaan waa qof qalbi wanaagsan kallaayow lacagteeda uga qaad qofkasto oo qof dulmiyana allah haka aaro
Asc. Qofka wuxuu kuu shaqeeyo lacagtii asagaa iska leh xataa xumaan walba idinka dhaxeeyo Allaahu Aclam.
This dude his dream good luck bro 😢😢
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗼𝗴 𝗜𝗻𝗮 𝗘𝗲𝗬 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝘂 𝗞𝘂 𝗔𝗱𝗸𝗮𝘁𝗮𝗬 𝗞𝗮𝗱𝗶𝗯𝗻𝗮 𝗘𝗲𝗬 𝗦𝗼 𝗫𝗮𝘀𝘂𝘀𝗮𝘁𝗮𝗬 𝗡𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗶 𝗘𝗲𝗬 𝗞𝗮 𝗚𝗮𝘀𝗵𝗮𝗬 𝗪𝗮𝗹𝗹𝗮𝘀𝗵𝗲𝗱 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗰 𝗞𝘂𝘀𝗶𝗶.😂😂
Iskacafi abaayo
Labada gabdhood isku lahjad maba ahan see walalo kuyihiin
Wll ma'ahanee shaqaale ay u aheyd.
naa xaalado isku soo aaday garan mayside imikadaas aanu ku aragno cafis ma rabtid marka hore lacagteeda miiska saar ina cafi dheh
❤❤❤❤❤❤❤
Iskacafi abyo 😢ilahay haku cafiyo adna
Oo ilmaxa Adhiga dhali xadii disho hata😂nagaxa somaliyed ilmixi ayaka dhalen loo xayo raban na ilmaxa haysto idinka dhali dhabada isku xira xadi Hadi ilmaha hayni karin😢
Walalnimo adunka lagu yahay😢walashed miyaa bananka usarti axxxxxx
Walashed mahan balse qarabo waye