Waxaan Ahay Xaas Waxaan Ku Riyooday Ninkayga Oo Gabar Kale Ila Guursaday 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulilahi sas igadeh shikh

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 4 หลายเดือนก่อน +3

    Shiiqow walhi riyo daan aad ayan ugu xumaaday ninkeyga ayaa gabar kale jeclaaday ayada majeclo asigaaa jecel markaasow dhahaa wan ku girsanaa ayadana maya aniga kumaribi maya sas ha idhihin ayuu dhahaa dhormar ayuu wey diinaya gurka ayadana weydi deysaaah ka wey ogolaney saah haye wan ku gursana ayey leedahay asigaa saaid u jecel ayada markasow jiif qurxoon iyo hal joogoo sahap u keenayaa markasow wacaa ayuu dhahaa dahapkan adaa iskaleh iyo jiifkaaan markaasey leedahay aniga kuuma baahni markasow aad iyo aad u xanaaqa waxuu dhahaa waa ku baryaa sas ha i dhihin hada maxaa ka dhiman maya aniga kumarabo anigana aaad ayan u ooynooyaaa waxan dhahaa anigaa kujecel waxaan anaa xaq u leh anaa kusabray isheyda kasoo bqxday caml asba maba ii jababaayo naagtas suu ku qan cin lahaay ayu la yaban yahay cayayixal asaga in uuw ayada u ooyo ayaaka so dhao ana asaan u ooynooyaa lkn waa xanaaqay markey diiday 😢wanka xumaday riyadan

  • @user-id2qp4zs9f
    @user-id2qp4zs9f 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shikh ani wxn ku riyody ninkygo ila gursady aroskisa xafladisana gurigyga ka dhcyso

  • @faadumobashir5263
    @faadumobashir5263 หลายเดือนก่อน +1

    Sh waxan kuriyoday aniga odaygayga Wiil udhalay la iikeny oona reerkale an lahayn isoo fasir sh allaha kubarakeeye

  • @user-hy6eh2iq1r
    @user-hy6eh2iq1r 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheekh waxaan ku riyoody anoo guur sady nin cuur yaan ah gabadhna waan ahy alleh ha ku barakeyo sheekh

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waa xanuunsanahay iisoo duceeya in allaah caafiyo

  • @mynameisamal
    @mynameisamal ปีที่แล้ว +2

    Asc macalin ale haku sharfo si wanagsan bad no sharftaye
    Shikhow waxn ku riyodey Ano gurigayaga Dibadisa aan ku layay masas an tiro lahyn midba midka kale ka weynyahy midba midb gara leyhay riyada markan ku riyonayina magaldi an degeneyn safar ban uga maqnahy oo ma jogo

  • @hudacabdi1139
    @hudacabdi1139 3 หลายเดือนก่อน

    Asc jazaakala khayar shiikh alle haku xifdiyo aduun iyo aakhiroba

  • @cabdiraxman2094
    @cabdiraxman2094 ปีที่แล้ว +3

    Asc macalin waxan ku riyooday anigoo la ixidhayo soo fasir insha'Allah

  • @MaxamedCabdale-dw3jw
    @MaxamedCabdale-dw3jw 11 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin muso alle haku xifdiyo ani waxan kuriyodey ninkeyga o ileh wangursan rawa misha carafo e iso fasir aay sheq

  • @abdiisse7882
    @abdiisse7882 ปีที่แล้ว +2

    Xaaskayga oo igu kalsoon aya i shegatay inay ku riiyotay anoo guursaday gabadh ay taqaano oo garooba taso leh 2 caruura ?

  • @user-uw1mw7ip2u
    @user-uw1mw7ip2u ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh aiga waxn ku riyodey ninkeyga oo hada isla jogno oo ifurey hadne igu noqdey oo aroos idhigyo baris hilb la cunyo iyo xalwad ee ifasir bal

  • @hirowrona5350
    @hirowrona5350 ปีที่แล้ว +4

    Macalim Asc macalimow mar walbo waxan kuriyotha 1 mar walbo ani safar ah ona borsad watoo 2 : hadana Aniko lacak lisinayo oo hadana dithayoo 3: macalimow 2022 ayan school dameyay hda mar walbo wankuriyotha aniko iskula jogaa oo hdana anika iyo asxabtaytha imtaxan sugeyno asxpta dad kamid ah isku school manihin yacni schoolkala ayeykujuran , markala school an kabadashay hdana jogaa oo imtixan isudiyarinayo macalimow wey idibtay arinta wankubarya isojabab muhim ayey itahy hata titok ikasojabab😪😭😥

  • @ayaanayni845
    @ayaanayni845 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh fadlan waa ii muhiim inaad iifasirto riyadeyda (waxan ku riyooday dhayax dhameystiran 🌝 oo xawli usocdo iyo dayax haaf ah 🌙 oo daba socdo qofkan dhaho fiiri dayaxa caawa aad usocdaa ma arki karo kadib waxaan dhahy aaqirosamaan wye qoraxda oo kaliya dhiman iney dhanka kle kasoo baxday samaadana waxaa kusoo noqnoqonaaye labadii dayax) fadlan hadey xun thy iiga cudur daaro fasirkeeda ❤❤

    • @sacdiyo655
      @sacdiyo655 ปีที่แล้ว +1

      abayo waxan culimo mufasirin ah ka maqlay qofka haduu wax yalo uu qiyamahi umalyey uu ku riyodo uuna naxsan yahay waa inu cibadadka badsada waalogu digayaaye lkn gortu waxas dhacayan hadii uu qofka xalad cadiya ku jiro iyada ma xumo

    • @barooaflax
      @barooaflax ปีที่แล้ว

      riyadaas hadaadan lagu qabin guur ayay sheegeysaa ee ma lagu qabaa? hadii lagu qabana macna kala ayay sheegeysaa ee malagu qabaa?

    • @barooaflax
      @barooaflax ปีที่แล้ว

      marka riyadan waa riyo fiican ee su aasha ka soo jawaab?

    • @ayaanayni845
      @ayaanayni845 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax xaas ma ahi wll

    • @barooaflax
      @barooaflax ปีที่แล้ว

      @@ayaanayni845 in nin wanagsan ku guursan doono ayay sheegee
      wlahu aclam.

  • @AniisaIsmail-f2r
    @AniisaIsmail-f2r 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallh sheekh wan ka faidnay alle haku barkeeyo❤

  • @shugrideela6429
    @shugrideela6429 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh muuse waan ku riyoday ano xaas ah ninkega oo naag kale ila guursayo oo lega qaraayo oo labo wiil oo mataano ah u dhashay naagtaas ka dib walshiis aa ii shegeeyso riyada dhaxdeeda ase oynaa ase dalbaa in leey furo sheekh ii fasir Allah ayaan kugu dharshee

  • @FutoXar
    @FutoXar 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh please iisoo fasir riyaadan waa ka Seexan waayey😊xooga bisaaradina waa ihaysaayow anigoo taa ka fakarayaan seexday xooga

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 ปีที่แล้ว +2

    baarakallaahu fiik Macalin

  • @muunamaxamuud5837
    @muunamaxamuud5837 ปีที่แล้ว +1

    Shekh macalin muuse marka hore wan kusalamy waxan rabaa inaad iifasirto habeen walba waxan ku riyoda anoo caruur haysta aan dhalay waxanan ahy inan aan wali la gursan
    Riyada kale waxay tahay anoo lasocda hooyaday iyo walashy ayaan so marnay meel biyo ku jiraan dhulka kadib intaan saa ukala jeexay ayaan dhahay halkaa igu aasa markaan dhinto macalin muuse bles iso fasir labadaa riyo

  • @DiidiiLove-cx5gm
    @DiidiiLove-cx5gm 2 หลายเดือนก่อน

    M a shikh jazaka allah Wan ka faidey

  • @mkk3234
    @mkk3234 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aslmu clykum maclim muse waxan kuriyody inankyga o an ugutinyo

  • @user-cr1db4gf8w
    @user-cr1db4gf8w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc zhiikh ninkan Kala tagney een caruurta uu hayo oo igu dayacay ayan ku riiyoodey isago guursadey oo gabdhi gumeysanyan ila rerkoodi oon gabdhi Ana ka naxay oo la taliinyo 😢an leyey wll dadkani ma fiicney ka gonso

  • @user-oh4dm2oz2t
    @user-oh4dm2oz2t 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkyga o maqan hadan ku riyodo wa maxay ifasil sheekh

  • @sahroibraahim4198
    @sahroibraahim4198 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh hadan ku riyodo annoo uur leh ninkeygana ila guursanayo gabar an qurux laheyn lkn iga yar ka waran uurkuna waa riyada dhexdeda e ma lihi hada

  • @NimaHoussein
    @NimaHoussein 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc cheikh waxan kuu riyodaay aniga oo guur laysoo badhigayoo bls aan didaan yahay?

  • @khadiradagan
    @khadiradagan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sh Alle hka farxiyo

  • @yaasmiinppe3557
    @yaasmiinppe3557 หลายเดือนก่อน

    Ma Shalah waku fa iday shiq

  • @jijjaibrahim5349
    @jijjaibrahim5349 ปีที่แล้ว +2

    Asc Waraxmstulaahi wabarakatu

  • @FutoXar
    @FutoXar 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceelka hool hool ee shidaalku kujiro anigoo afkiisa ku fadhiyaan ku riyooday oo qori aka dabolaaba hayste sheikh ii fasir ma shidaalkii baa tolow somaliya laga helayaa

  • @sundussaafi4127
    @sundussaafi4127 ปีที่แล้ว +2

    Asc waxan rajayna inaad iso fasirto reyadhan oo ah aniga oo xaasa ah hada waxan gursanaya nin kali waxana talo igu senayo ninkayga iyo hoyo oo lih ninkan wanin fcn gurso ana aan ku faraxsanahy plz iso jwb

    • @barooaflax
      @barooaflax ปีที่แล้ว

      ninka mataqaan aad guursaneysid?

  • @abdiazismaxamed7665
    @abdiazismaxamed7665 ปีที่แล้ว +2

    Riyo ayaan rbaa inaan kula wadaago xagee kla so xariira isheeg

  • @jijjaibrahim5349
    @jijjaibrahim5349 ปีที่แล้ว +3

    Sheqow su aal aan rabaa inaa ku ku weydiiyo whatsap maleedahay

  • @sacdiyoabdi8581
    @sacdiyoabdi8581 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh waxan ku riyoday isha baalka hoso oo iga go ay dhiig leeh maxaa weyo

  • @user-pu1js6pj6x
    @user-pu1js6pj6x 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ku riyoday ninkega oo qabo walshey shikh mxaa u dhikintaa

  • @sacdiyo655
    @sacdiyo655 ปีที่แล้ว +2

    sheekh ani ninkayga oo ila guursaday ayaan ku riyoday lkn aan is idhi illahay baa u baneyee samir oo gabadh diinle? noqo anoo aad u murugaysan lkn marki danbe is hayn wayay oo waan oyay isago i arkaya

    • @nafiisaabdirahid3973
      @nafiisaabdirahid3973 10 หลายเดือนก่อน

      Walahy saas baan ku riyooday oo waliba aan Aad u ooyayo 😢

  • @Boqorada952
    @Boqorada952 ปีที่แล้ว +1

    Wxn kuriyoday ayado ishekynysa nag uninkeyga qaba u iga qariyey ayadon I aqon oleh ninkasa iqaba nanbar 2 ah ulahay mid siyey o ayadu isticmasho

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashallah Allha kuxfdo

    • @MohamoudRoblehMouna-hh5pn
      @MohamoudRoblehMouna-hh5pn ปีที่แล้ว

      Asc macalin moussa allah kheir kusiyo bal waxan ku riyodey xaley wah sida zombie wuhec oo dadca cunaya.iso jawaab cheik waxa ahey hooyo djiboutienne.

  • @sundusmaxamudaadan
    @sundusmaxamudaadan 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikh walashey ilma habred nahay nin keda oo nag kale guursanayo ku riyooday
    Riyada naagta uu guursaday ma ku aqoon nagta u qabo e walashey ahna ma aqon asaga bes ka aqany

  • @jijjaibrahim5349
    @jijjaibrahim5349 ปีที่แล้ว +2

    iiso jawaab

  • @asiyasiyad1607
    @asiyasiyad1607 ปีที่แล้ว +2

    Ka waran hady naagta la qabo ku riyooto iyado nin kale aroos la ah

  • @user-du2ij3fu4c
    @user-du2ij3fu4c 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh plz igaa jawab riyadan aad ayeey qalbigeyga ugubeysa waxan kuu riyoda markaste ninkeyga oo gabadh ilaa dhalatey iguu khiyamayo gabadh aan qarabo nahey

  • @najmaahmed2931
    @najmaahmed2931 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekh wxn ahay hooyo uurleh wxn ku riyoday aniga iyo ninkayga kala tagnay

  • @InaCabdisalax
    @InaCabdisalax 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyoday ninkeyga nag ila gursady hadeyba qer thy m.a macklin wad mahadsanthy

  • @ummumaahir99ayan21
    @ummumaahir99ayan21 ปีที่แล้ว +1

    asc macalin muuse allah haku barakeeyo waxaan kaa codsanayaa inaad ii fasirto riyadaan
    waxaan ku riyoday aniga iyo sowjkayga oo dumaashigay xabad laabta nagaga furaayo balse naguma aysan dhacayn xabada aadna waan unaxsanayn
    ples iiga soo jawaab shekh

  • @Fowsiyomaxamed-t3x
    @Fowsiyomaxamed-t3x 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wanka faiday

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 4 หลายเดือนก่อน

    War shiiqoow iga nixisay waxa ku riyoday naag foolxun oo wayn oo leh ninkagaga iqabah 😢 uurbana leeyahay ilahow ha igu dhibin oo ii fududeeh

  • @bedragelle2541
    @bedragelle2541 10 หลายเดือนก่อน +2

    cawa ayaan ku riyooday ano xanaqsan ayaan so kacay

    • @user-pz1ty4pm1o
      @user-pz1ty4pm1o 6 หลายเดือนก่อน

      Alle anaa kula mid😂😂

  • @fartaabdirahman9465
    @fartaabdirahman9465 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xaley ku riyooday ani ilaa iyo hada run u maleyaa😂

    • @nimcoali3788
      @nimcoali3788 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂Ala ani xalaa ku riyooday asaa ka kiciyy waa qaniinay

    • @fartaabdirahman9465
      @fartaabdirahman9465 3 หลายเดือนก่อน

      @@nimcoali3788 hhhhhh wllhi waa yaab😂🤣

  • @user-tw9yz6mi7w
    @user-tw9yz6mi7w 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq adan ku bahanaa seen kuheli karaa lamberkada

  • @dalmarisxaaq1998
    @dalmarisxaaq1998 หลายเดือนก่อน +1

    Asc😊

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 3 หลายเดือนก่อน

    Salallahu caleyhi wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 9 หลายเดือนก่อน +4

    Alhamdulilahi jazakalah

  • @sagalarooryad-fd9cc
    @sagalarooryad-fd9cc ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin waxan ku riyoday o mar walba igu soo noqnoqta ango xasa ninkale ayaan ku riyoda

  • @shaadiacadey2425
    @shaadiacadey2425 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkeyga oo walaasheey ila guursaday Aan ku riyooday

  • @MuqtaarSalad-fv9by
    @MuqtaarSalad-fv9by ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kuriyoo daa angoo qawan

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa ปีที่แล้ว +3

    Mashallah shiqow

  • @bashirabdulahiomar4127
    @bashirabdulahiomar4127 11 หลายเดือนก่อน +1

    M...aa❤❤❤

  • @bashirabdulahiomar4127
    @bashirabdulahiomar4127 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-hz5kr3vj6c
    @user-hz5kr3vj6c 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ugbaadxuseen7970
    @ugbaadxuseen7970 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤Manshaaallh nolow wllky

  • @CanabQween
    @CanabQween หลายเดือนก่อน

    Sheqow waxan kuriyoday Gabar jarkeyga ah ilmaheda ooy uisqusha dudireyso marke saxara qabtaa ilmihina wey yaryihin kadibna wey galayan afka Masha lagu saxnodo ayey galayan horny ayey uugalayan hadana ilmihi oo dhaqaska udhegan ya sobaxaya anigana wan lamurgonayaya ilmihi