SAAFI OMAR OO LAGU CASUMMAY GURIGA DEGMADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Hanoolaato media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions, Hanoolaato is media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. Hanoolaato will cover some aspects of social media with it's positive effect on particular fields like business, education, society and youth.

ความคิดเห็น • 856

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +141

    Somaliyey ceeb iyo ciil. Oohin looma baahna sidii ragga loo soo qaban lahaa weeye taladu.
    Wixii ka nool

    • @sharifbinshariif2306
      @sharifbinshariif2306 3 ปีที่แล้ว +8

      Waa sidaad tiri waa in lasso qabtaa

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +8

      Wlhi calaacal Nooma yaalo, Ninkaa waa in la soo qabto oo la dilo

    • @mcqalimow6789
      @mcqalimow6789 3 ปีที่แล้ว +5

      Maamadaan maskiinta ah waa iney heshaa cadaalad oo ragii kufsaday lasoo qabto

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax waan ooyey

    • @NatashasarbiNatashasarbi
      @NatashasarbiNatashasarbi 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa sx hala so qabto

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 ปีที่แล้ว +127

    Wlh waan ilmeeyay hooyo , abaayo , xaaskeyga , iyo gabadheydiiyeey raali ahaada 100% wax magaceyga iyo muuqaalkeyga leh lkn dugaaga kaliita ayaa idiin gafaayee xumaati idiinma quurno

    • @aaminaqueen9164
      @aaminaqueen9164 3 ปีที่แล้ว +4

      Thanks walaalkye we accepted your apologize towards our sister's mother's and daughter's as we'll 👌👌💕

    • @ijabosahal194
      @ijabosahal194 3 ปีที่แล้ว +4

      Thanks walaalo allah hakuxifdiyo

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว

      @Mohamed Hussein. OOYINTA YAXAASKAA

    • @aaminaqueen9164
      @aaminaqueen9164 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nasibuundomedia6957 what you mean ohinta yaxaska DAMM

    • @aziztualhubiderie730
      @aziztualhubiderie730 3 ปีที่แล้ว +2

      Thanks walalo wan ka aqbalnay raali galintaas rag ma wada xuma adoo kalaa ku jira oo danbi aanu galin raali galin ka bixinaya.hooyo.habaryar.walal.and edo. Mahdsanid indadn

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +147

    Saafi waa in lacag loo uruuriyo oo xajka loo diro seey u qaboowdo

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว +5

      Fikrad fican khayr allaha ku siyo

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +5

      @@fatima-sx2ff saax fatima gabadha la kufsadey maxey ku nooshahay wa in kan kufsada aduunkaba la dhaafiya waayo dumarka sharaftodu waa gabarnimada

    • @mohamoudjama7652
      @mohamoudjama7652 3 ปีที่แล้ว +2

      Fikrad fcn wllhi

    • @amalali6668
      @amalali6668 3 ปีที่แล้ว +4

      Sx weye wllo lkn qofka UK joga waa heli kara lacagta cimrada lkn waa in aay heshaa cadalad

    • @yasminismacil8467
      @yasminismacil8467 3 ปีที่แล้ว +2

      Haaa wlhi

  • @ambshukricogedi6473
    @ambshukricogedi6473 3 ปีที่แล้ว +62

    The story of Mama Safia is HEART wretching indeed it's a painful topic!! This story should be shared all over the world so that this criminals in the society will be taken a prudent action against them #Justice Must be prevail Soon

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว +1

      Inshaa allah

    • @ruqiyohusseinhayle1262
      @ruqiyohusseinhayle1262 3 ปีที่แล้ว +2

      Insha Allah, soon

    • @mysticbeast8243
      @mysticbeast8243 3 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah illahay hasoo ifiyo ameen yarabi

    • @abdirashid4318
      @abdirashid4318 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah Allah youn are talking good points wadankeena qarisku dhaqan ayuu.aha ka dibna Daalimki xumaha sameeyey waaba la qariyey oo bulshada qarusay ayagoo ka cararya ceeb.Daalimkas imisun kufsday.Fiira gaara waxan la yaabi jiray gabdhaha safka .laga galo oo .gabdhahas qaar waxay .u noqon jirtay ayan.caadi waayo njn uunba xerada ka bixiyey falkasna baray.waana ta maam.marwa ay dalka uga carartay walina u tiiranyootay waxan dareemaya in aysan waxan ka dhigan maamada ooyba isaga carartay wadankeedi hooyo.iyo gobalkeda ay ku barbaartay. I feel.she is good personalty.waana wax ay ku badbaaday haddana hhoya tahay wanaagsan axsibuhu wallahu slxasiibu.. Horaan idiinku shergay qofka la dulmiyey wuu la jahrinkara xumaha ama dulmiga nooca loo.geeystay.Allah aya quraankisa ku yiri.jalla jallaalu
      ALLAHl...ma jecla in xumaga lala jahra waxase lah ka reebay qofka la dulmiyo inu la jahri karo. Laakin ma xaqba in ninki mama Saafi..sidan. ugu beeray uur ku taalada uu hersayo niikinyo wali waa nin faasid. Fiira gaara kuwa la heesaya ama la niikinaya njn kas cabdullahi goof yuusan.caruurta idunka kufsan waz iga talo.wa billahi towfiq

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 3 ปีที่แล้ว

      Hablaha iyo ilmaha Somaliyeed dhibaato xoogan baa heesato, gaar ahaan EUROPE iyo AMERICA, ilmaha Somaliyeed Gaalada ayaa Qaatan maalinkasto iyadane waa in laga hadlaa. wabilaahi towfiq.!!

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 ปีที่แล้ว +32

    Ninka ma la soo qabanayaa, ileen wuu noolyahey, we want to see justice for saafi

  • @nazagaza5001
    @nazagaza5001 3 ปีที่แล้ว +92

    Dumarka somaliyed meel walbo weyku dhiban yihin ilaahow adaa caadil ah xaqeena noo soo dhici yaa rabi 🤲

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +40

    Warhooy Somaaliyey ilmahiina ilaashada gabar iyo wiil waa la kufsada gabdhaha kaliya lama kufsado

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo waa runtaa

    • @khadroqaali5965
      @khadroqaali5965 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa ilah hainoo xafido dadalkana waa muhiim

  • @munira005
    @munira005 3 ปีที่แล้ว +101

    Saafi Intey Aduunka Joogto XAQEEDII Ha Loo Soo dhiciyo 😭😭😭

    • @ayshamehamed9289
      @ayshamehamed9289 3 ปีที่แล้ว +3

      aad iyo aad

    • @maida9959
      @maida9959 3 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah waye heli doontaa

    • @neimadeka6073
      @neimadeka6073 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax TAAGERO LAMBERR1

    • @deeqaabdirahmaanaaden8463
      @deeqaabdirahmaanaaden8463 3 ปีที่แล้ว +1

      sax waye lkn kaligedmanah gabdhahalakufsa day ee an cadalad helin odha cadaladoda halosodhiciyo

    • @neimadeka6073
      @neimadeka6073 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqaabdirahmaanaaden8463 Asc bravo ma soeur deka

  • @sal8017
    @sal8017 3 ปีที่แล้ว +32

    Saafi waxa cimrigeeda dedejiyey waa murugo
    Allah waxan u waydiiyey in uu xaqeeda u soo celiyo
    Mar hadii ay hadashay waa in hororadii hareeraha ka galay ee habeenka madow boobay horteeda la keenaa
    Hibashadu ha ka ba'dee ??????????

    • @fardowsocabdullahi9175
      @fardowsocabdullahi9175 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlhy tas an ben ahayn

    • @kaltumahmed3156
      @kaltumahmed3156 3 ปีที่แล้ว

      Gabdho iyo wilaal Somali daacad ke eh inaay u kacdoomaan xaqdaro hadaad tahay ila soo xirir, waxaan ahay qof ku takhsustay family issues oona qibrad u leh. Waxaa iga goan inan waqtigeyga “charity”, u bixiyo si arimahaan aan xal ugu helno mustaqbalka

  • @stopchanging6753
    @stopchanging6753 3 ปีที่แล้ว +22

    “Our lives begin to end the day we become silent about things that matter” Martin Luther King Jr. “The moment we begin to fear the opinions of others and hesitate to tell the truth that is in us, and from motives of policy are silent when we should speak, the divine floods of light and life no longer flow into our souls.” Elizabeth Cady

  • @sadaabdi671
    @sadaabdi671 3 ปีที่แล้ว +13

    Habo saafi your survivor stay classic I am soo happy you make life for your self

  • @shukriabdirizak6368
    @shukriabdirizak6368 3 ปีที่แล้ว +38

    Dhulka korkiisa cadaalad mataalo xaqiiqatan waan arkay 😢

    • @naanii1878
      @naanii1878 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax sis lkn malin ey cadalad talo ayaan garena

    • @shukriabdirizak6368
      @shukriabdirizak6368 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlh allah agtiisa ayaan kasugaynaa

  • @khadroabdi674
    @khadroabdi674 3 ปีที่แล้ว +14

    Maxaa mama malyun. Loo caayay waa in mama malyun cafas laga dalbaa😭

  • @safiaabdullahi8765
    @safiaabdullahi8765 3 ปีที่แล้ว +17

    Walaal duulaan waan ku nahay ragga culumadooda iyo caamadoodaba intay arinta ka aamusan yihiin ama ay ugu hiilinaayaan nin dhib gaystay ehelnimo, illaa aan ka arkayno culumadii oo ka wacyi gelinaaya dhalinta oo garab iyo hiilna u ah hablaha.

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว +17

    Saafi MashaAllah waa qurux badan.tahay. Hore u soco.

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +31

    Waa in kufsiga la dabar gooyo hala toogto kii gabar kufsada

    • @safiaabdullahi8765
      @safiaabdullahi8765 3 ปีที่แล้ว +6

      Walaal Farhiyah dabar gooynta kufsiga waxaa ka horeeya dabargooynta qabyaalada iyo ina adeersiga.

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 3 ปีที่แล้ว +2

      @@safiaabdullahi8765 waa saas walaalo

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +2

      @@safiaabdullahi8765 ISHA KA RIDAY.
      WAXAAN HUBAA SABABTA KIISKAN U SII XOOGEYSANAYO MARKII LA SOO OGAADAY QABIILKA EEDAYSANAHA.

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 3 ปีที่แล้ว +2

      Farxiya happy tube
      Abaayo dawlad adag oo qabyaalad ka fog weeye ta sharci adag u samay karta kufsiga dumrkii soomaaliyeedna maanta waxaa ku shaqaysta siyaasi qabyaalad isticmaalaya

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว

      Wadnaha iyo calosha Aya I xanunta magaca kufsiga sax ha LA toogto

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +13

    Somali waxey rabtaaa in leader islaam ah hesho ilaahey cumar bin khabab ooo kale allaha uuu keeno

    • @meyranwarsame697
      @meyranwarsame697 3 ปีที่แล้ว

      Islaam maxaad ka taqaanaa mooryaanyahay dhiigu u xalaal yahay.

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal soomaalidu Cumar bin khadhaab markay helayaan waa in iyagoo dhan noqdaan Cumar bin khidhaab kuligeen cadaalad ayaan rabnaa soomaali oo dhana waxay ubadan yihiin daalimiin marka xagee joogaa Cumar bin khidhaab. Walaasha kale waxaan leeyahay cayda iyo charge-mental ku waa waxa soomaali halkaa dhigay sister

    • @fadumaali5361
      @fadumaali5361 3 ปีที่แล้ว

      Aamii

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 ปีที่แล้ว

      @@fardosa1238 mashaa Allaah Allaah yacizak.
      Allaha nagu wada dhigo Cumar RC oo kale

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +21

    Asc walaalayaalow ninkii xumeeyey saafi Wadan ka mid ah wadamada horumaray ayuu ku nool yahay Waa Canada 🇨🇦 waa in la dacweeyo oo jeelka lagu rido ,ama wa in raga somaaliyeed ee Canada joogaa raadiyaan oo ninkaa labada lugood ka jabiyaan.

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 ปีที่แล้ว +2

      Canada hadow joga wa ina laa dhacweya ninkas hadi laga haro kufisa jogsan mayo lkn hadi laso qabto oo maxkamada laaso tago kuwa kufsiga ku fakir wa cabsan laa hayen

    • @fatumahassan1441
      @fatumahassan1441 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa joogna Canada 🇨🇦 ninkas mana aqano wajiga iyo mesha u ka jooga wada ka haa no imado abayo garab an sinaynaa insh allah

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 ปีที่แล้ว

      @@fatumahassan1441 ninka magaciis wa iney shegta mama saafi omar sii dhanbiilah loo aqoon Sado rer Canada mamada uu kaca qasatan dumarka rer Canada

    • @dekamohamed5801
      @dekamohamed5801 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fnw8688 ninka waa fanaan layaqaani Abdullah Goof

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dekamohamed5801 hadi laa yaqano ma maxkamada laso saro Canada wa daal sharci ka jiro dumarka Somali ee rer Canada haa uu kacan mama saafi omar ninkas laa yiirah Abdullahi Goof wa inow shega ragii kufsiga laa gestay waxi nool

  • @roodaosman6399
    @roodaosman6399 3 ปีที่แล้ว +7

    😭😭😭dumarka soomalidu waa iney iyagu isu codeyan isasoosaran wiilsha ay dhaleen iney baran naxariista iney gabdhaha dhowran

  • @CryMeARiver13
    @CryMeARiver13 3 ปีที่แล้ว +9

    When I was 12 an old man asked me to marry him🤮at that time he was married had 7 children and 4 of them were older than me. He used to follow me around basically stalked me to the point I couldn’t take it anymore and runaway 4 times to different cities. The rest of the story is LONG💔💔

    • @breakingthesilencetv7750
      @breakingthesilencetv7750 3 ปีที่แล้ว +7

      I’m so sorry that happened to you. Get in touch I’m happy to support you and listen to you if you want to share your story. My name is Roda Hussein I’m a survivor and social activist 💙

    • @CryMeARiver13
      @CryMeARiver13 3 ปีที่แล้ว +3

      @@breakingthesilencetv7750 thanks dear I will definitely get in touch with you.

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      Attention seeker

    • @dekamohamed5801
      @dekamohamed5801 3 ปีที่แล้ว +1

      @@breakingthesilencetv7750 You guys we should support Mms by buying hei book, I CANNOT BE SILENSED. it tells a lot.

  • @MrPrince1970
    @MrPrince1970 3 ปีที่แล้ว +6

    Excellent, Fantastic, marvelous, as usual, you are the best I feel happy every time when I watch your amazing channel god bless keep smiling happy weekend love from Egypt 🌷💗♥🌹🌼🍇🌻💚🌲🌳🌲

    • @MrPrince1970
      @MrPrince1970 3 ปีที่แล้ว

      thanks for the reply which language is it and country please how to contact you if u have WhatsApp or IMO

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle iyo Hanoolaato mahadsaniidiin wax bulshada Somalia uu so bandigtan wax badan oo ka qarson So badiya barmashida nocan camal ah, qofkaste oo Somalia ah oo dhiba garaya hadow rali ka yahay so gudbiya, wa loo bahan yahay ina leeska wacayi galiyo Viva Hanoolaato

  • @Waano23
    @Waano23 3 ปีที่แล้ว +2

    Mama Saafi ilaahay cazawajalla hakuu boogadhayo dhibkii kusoo gaaray Qalbigada Allaha kamasoxo niyadane hakuu xasiliyo InshaAllah waad caafimaaday marba dareenkii muddo aad qarineysay hadii lagula qeyb saday we love ❤️ you mamo..

  • @amish6567
    @amish6567 3 ปีที่แล้ว +16

    ilaahey Cadalad uhayo Dumarka 😍😥

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 3 ปีที่แล้ว +7

    nimanka cay ma qabato haday wax kufsadan iyo haday wax dilaan naaguhuna iyagaa isu xaasid ah gabdhii la kufsadaa cay iyo xumaan waxa uga dhiga number one waa dumarka kale marka Ilaahay ha inoo gargaaro hadaan somali nahay it's heartbreaking💔

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 3 ปีที่แล้ว +11

    War shiikha muu ku wacdiyo ku waan cowraatka ee allah ku caasiyey
    Idinkii baaba xaq iyo baaadhil isku qasayo tankale waxaad wax u sheeganeysaan waa makhluuq see gargaar u haleysaan Allah yahdiikum

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhibka soomaali oo dhan haysto waa tanoo kale dad dhiban dhibkoodiina nin uu ugaystay hadana nin rabo inuu xaq iyo badil kala baro waa yaa be u dacwoo kii eelka dhigay marka wacdiga waxaa kahoreeyo hagaajinta umada wabillaahi towfiiq

    • @shamsomuhumad1078
      @shamsomuhumad1078 3 ปีที่แล้ว +3

      Biskin maxa waaye kuwa mesha iskugu yimid wa dad cabsidi Allah ka fogaday

    • @sahraosman4613
      @sahraosman4613 3 ปีที่แล้ว +1

      Yaab yaab yaab

    • @mohammedaliabdulrahman106
      @mohammedaliabdulrahman106 3 ปีที่แล้ว +2

      Wixiii dhacay wax fiiican ma eheeen maaama saafi qalbiga allaha u qabooojiyo ☝️☝️☝️☝️
      Teeeeeda kale gabdhah leh xuquuuqda kufsiga Ayaan ka hadleenaaa waaa wax fiiican kusfi iyo xumaanta in meeel loooga soo wada jeeesto🙏
      Lkn waxaaan arkaaa gabdho aaan indhaha u rooneen muuqaal koooda oo meeesha Fadhiyo ilhy ha tuso iyagana xaqa 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @abdirizakmunye8764
      @abdirizakmunye8764 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedaliabdulrahman106 waa runtaa walaalow laakiinse sida loo marayo ayaa xun arintaan oo kale dad akhyaar ayey u baahan tahey iney ka hadlaan markii horeba
      Ku waan waxba ma hagaajin karaan

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว +3

    Sax weeye raga soomaaliyied mawada Xuma lkn doqon badan ay kujirta oo wax magarada ilaahay ha ugargaaro🤲 hoyada soomaaliyed ee dhibta badan soogaaday😭😭

  • @ayanahennaofficial9216
    @ayanahennaofficial9216 3 ปีที่แล้ว +12

    Ax ax wlhi waa Naxdin in gabadhan somaliyeed meel ay ku badbaadaan ay jirin

  • @faizaboos7933
    @faizaboos7933 3 ปีที่แล้ว +2

    Angus waxaan oran lahaa in dadka dhibta gaystay la soo qabto oon laga harin waqtiga ay doonta ha qaadato. Waa mida kaliya ee lagu nabad galayo ama yaraynayo dhibatada. Keep going.

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 3 ปีที่แล้ว +6

    Kufsiga naga daa ragoow
    Kufsiga naga daa ragoow😪😪😭😭

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 3 ปีที่แล้ว +4

    Mama malyun sodoweya please. 🙏iyada First wadada ufuurtey gaabdaha shekada kufsiga 🙏boogeda halo hayeysiyo ❤💖💖🙏🙏.

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 3 ปีที่แล้ว +16

    Gabdhaha ajanibta guursado ayaan layabnaa balse wa wax labaday dulmika raga somaliyed nogestan🤦🤦🤦🤦🤦

    • @umalkhayrahmed1388
      @umalkhayrahmed1388 3 ปีที่แล้ว +2

      Naxariis ayey ka raadinayan

    • @marwo2756
      @marwo2756 3 ปีที่แล้ว +3

      Wanaag aan ka waayey wiil soomaaliyeed kama raadinaayo wiil anan garaneeyen meel uu ka yimid iyo waxa uu yahay laganaba yaabo inaan labo qaradood ka soo kala jeedno anyway ilaahay gabdhaha noogama daro nin aan soomaali aheeyen wiilasheenu waa gob aduunkana ma jiro dad aan shaqsiyaad xuni ku jirin hadana micnaheedu ma aha in rageenu kuli xun yahay

    • @shernm5551
      @shernm5551 3 ปีที่แล้ว

      @@marwo2756
      Raga ugu liito aduunka
      Soomaaliy ayee kadhasheen
      Nin muslina oo ilmahiisa naagi
      Ushaqeeyso aduunka majiro
      Soomaali lee laga helaa qeermasuul

    • @azizaali6113
      @azizaali6113 3 ปีที่แล้ว +1

      ajnabiga wainlagursada ragi somaliyed faido malahan.

    • @deqaahmed654
      @deqaahmed654 3 ปีที่แล้ว +1

      @@marwo2756 abayo walahi wa runtaa wanag anka weynay wiil somaliyad kama heleno ajanib balse waxan sidas u so qoray ayaa ahed dhibga eykestan o an wax laka qaban e laku difaco

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 3 ปีที่แล้ว +11

    Mamo saafi Allah swt ha xifdiyo waa geesiyad waxan ka codsanaaya ragas hadey qaladkas ey qiran waayan in ey sheegto si'markas ama ey isu difaacan ama qaladkooda logu qaado

  • @qandajama5097
    @qandajama5097 3 ปีที่แล้ว +7

    Xanuunkii la gaarsiiyay maxay u qarinee danbi may galin waa laga galay allah ha caafiyo maskiinta

  • @خليفه-د4ح
    @خليفه-د4ح 3 ปีที่แล้ว +12

    Ninka la kufsaday waa inuu xukunkiisa ka helaa diinta Islaamka, siduu nebigu ku yidhi dardaarankiisa: "Waxaan kugula talinayaa inaad dumarka u naxariisato" Tani waa amar.

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 3 ปีที่แล้ว +5

    Mamo Malyun is the first person to break this silence, you guys should have put her photo in the entrance

    • @sanashan9093
      @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

      She is not, balse hooyadaan book Ayey ku hadashey, malyun waa dhiiqo, media uga raadsataa lacag

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +7

    Maba Saafi♥️♥️♥️💪💪we love you

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 3 ปีที่แล้ว +2

    Might Allah subhanallahu Watalah give this mother strength to keep going her life masha Allah. They must speak up NOW all the good MEN AND WOMEN support each others.

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 3 ปีที่แล้ว +4

    gabar walaasheeye 1989 waxa kufsi 4 askri oo kumandoosa baabuur kula carareen .duurka kedib ah.ragga soomaalida qaarkood illaa iyo hadda gabadhi raggoo dhan wey amini la,dahay

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 3 ปีที่แล้ว +13

    Allahayow wa nalaxaqirey xubnaheenii waa lajarey xududkey naga baxsheen xasad baa wax noo galee 😭😭😭😭😭😭😭

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +24

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💞💞💞💞💞💞💞💞💞

    • @farhiyamohamed7875
      @farhiyamohamed7875 3 ปีที่แล้ว

      Waan kuso boqde walashey

    • @MBmubaarig
      @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว

      @@farhiyamohamed7875 walashaye allah ku sharfo waanku sare ana

    • @farhiyamohamed7875
      @farhiyamohamed7875 3 ปีที่แล้ว

      @@MBmubaarig 🥰🥰🥰

  • @mohammedomar1048
    @mohammedomar1048 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo saafi wan la xunahay waana run waxyaynu qarsano wuu na qarsadaa aramahan and ka hadasheyn waa wax dhoc awlaadan allah ha no xifdiyo.waadna mahadsan tihiin dhamaantii.

  • @sadiyohassanmohamed6444
    @sadiyohassanmohamed6444 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxana allah sida u ooyay hanenki lawaresanayay mamo safi waxan leyayay mamo safi isbir samir aqira hele hada ayaga dhiban

  • @sahra4091
    @sahra4091 3 ปีที่แล้ว +3

    Somali waa qabil baas. Stand for this beautiful mother.

  • @azizaali6113
    @azizaali6113 3 ปีที่แล้ว +3

    This is beautiful Program we need more support for somali Women, Rape is the major Crisis in Somalia. More Outreach is needed Globally than locally.

  • @abdiabdullah2643
    @abdiabdullah2643 3 ปีที่แล้ว +10

    Qof somaali ah aan af Somalie lu hadli matin Somalie ma aha qofka dhibka geestau oo Canada jooga waa in la Soo gabtaa oo maxkamad la Soo saaraa

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 ปีที่แล้ว +8

    Amazing programme 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 3 ปีที่แล้ว +3

    Saafi abaayo shalay waxaan joogay xaafad malmo ehelu khayr ah quraanka dhigin say nikaas u habaartay say kugu ducaysay xaqaaga waa soo dhow yahay inshaa Allah ilaahay waxaan kaaga baryay waxaad ku faraxdo aduunyada aakhirana janatul fardows xisaab la,aan

  • @madinoaliafrah3174
    @madinoaliafrah3174 3 ปีที่แล้ว +4

    Saafi waxan kacodsaneynaa in eysheegto ninkii kufsatay magaciisa oo 3 daxan iyo qabilkkiisa silogarto waa inlacebeyaa xaqeedina logaqaado

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +6

    Lawyer ha loo qabto ninkaan fannanka sheegto Canada jooga Cabdullahi Dhoof shir iyo calaacal waxba tari maayo hana sheego 4ta nin oo kale. Wll sheen ha qanacdo intey nooshahay murugo yey qabri la gelin hadey Soomaalino jirto. Denbiile waa denbiile Gaaladii ayaa xukunto wixii waxaas sameeya muslina wuu qariyaa dhibanihii victim psychology anxiety ayuu ku nool yahay

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 3 ปีที่แล้ว +7

    Horta maahmaahda ah ‘’gacmo geeljire hoos aa loodhaqaa!’’ Kii soo alifay ama isticmaalo ha xiro oo ha la daldalo!

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว

      Well said!!

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 ปีที่แล้ว

      haa walaahi, waa tan Soomaali la hadhay. SunxaanaLLAAH.

  • @خليفه-د4ح
    @خليفه-د4ح 3 ปีที่แล้ว +21

    السلام عليكم ورحمة
    صافي أختي الله يحفظك ويعينك على مبتلاكي
    كلنا مع صافي ويجب بأخذ حقها من الحيوان
    الذي تعرض لها والسلام عليكم ورحمة الله

  • @MrGudgude
    @MrGudgude 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwadaas walaahi waan ka damqaday are Keeda waana in loo hiiliyo oo Danbilahaa la keeno geedkii Dhaka dhaqanka somalida, Waxaan la jiraa mamadaas ifkii lagu cadibay ee maskaxdeeda iyo jidhkeediba la dhawaacay. Hadda Ninkii waxan geystey he is in Canada 🇨🇦 bashaal ayuu jiraa nacdal ayaa ku taal eh. We have to support dadka dulman.

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wax fican aya u heysin lkn walalayal gabdhaha qawan is astura plz manta wa adun birina wa akhiro

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa hooyo la dulmiyey u baqaneysa ubudka Soomaaliyeed, waa ku garab taaganahey saafi

  • @fartunsaid2333
    @fartunsaid2333 3 ปีที่แล้ว +9

    Mama malyun 5 Sano lagu cayey manta in runta la wada shego waa ilahay mahadi

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 3 ปีที่แล้ว +2

      Taasaan been ahayn geesiyad weeyaan mama malyun runta wey ku dhimataa somali oo runta neceb bey lasoo hor fariisatay in lasoo kufsaday tii ka raacaynay waa la ogaa maantana saafi baa soo fariisatay kulli good caafimaad Allaha siiyo qalbigana Allaha u qaboojiyo

    • @mariza101_
      @mariza101_ 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimaabdirizak2117 mms sidagan waxba uma eysan sheegin Waary fududahay.

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 3 ปีที่แล้ว

      @@mariza101_ ayado xijaabn ay so faristay bay si cad u shegtay dhibka kuso dhacay wixi karacay bay ka dhaxashay dhibka ay samysay

    • @mariza101_
      @mariza101_ 3 ปีที่แล้ว

      @@zahrahussein2703 koley waaa laga horeyey rooda ayaa ka horeysay hadii ey wax tareyso ku hormar , mmms she was greedy she just wanted money

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 3 ปีที่แล้ว

      @@mariza101_ horeyn kama hadlin abayo e inay ayado cabnaysa so gashay o dhib ka dhaxasha ku shegy

  • @dalkanuurisohiindeey8969
    @dalkanuurisohiindeey8969 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah saas aa loo baahanyahay in aan iska celino dhibaatooyinkaas xanuunka badan , waa mahadsantihiin walaalaha soo abaabulay oo dhan

  • @hoodanismacil6393
    @hoodanismacil6393 3 ปีที่แล้ว +6

    Sorry saafi nimanka sidaas kuu galay Aduunka hadaan sharciga Lagu Marin Aakhiro iyo maxkamadii Ilaahay Ayaa ka danbaysa

  • @khadroahmed7873
    @khadroahmed7873 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah HA NOOLAATO KHAYR BADAN ALLAHA KU SIIYO

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 3 ปีที่แล้ว +11

    😭😭😭😭😭 waa sad walahi dulmigaas. Waa In dil toogashaa lagu xakumaa

  • @queenyasrah1234
    @queenyasrah1234 3 ปีที่แล้ว +17

    Mamo insha allah xaqa ilaahay agtiisa ka helay saa insha allah 😭😭😭😭😭😭

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 3 ปีที่แล้ว +5

    ASA, please magaceyga waxaa la dhahaa Kaltum Ahmed, degan Columbus USA, walaasheey Saafi haila soo xariirto

    • @engmohamedyusuf9222
      @engmohamedyusuf9222 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo waxaan filayaa adiguna dhib miyA ku soo gargaaray

    • @kaltumahmed3156
      @kaltumahmed3156 3 ปีที่แล้ว

      Abowe, maya. Gabdhaha ugu nasiibka badan ayaan ku jiraa. Waxaan u raadinayet waxa waaye inan u istaago, campaign to stop horrific crime. waxaan ahay gabadh wax baratay dhinaca social and family problems

    • @engmohamedyusuf9222
      @engmohamedyusuf9222 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah abaayo waan soo dhaweyneynaa arinkaas hadaan nahay dhalinta soomaliyeed , suaal hadaan ku weydiiyo sharciyan dalka canada malaga dadweyn karaa ninkaas hadii loo kaco si ninkaas waqtigiisa inta ka dhiman xabsi ugu qaato madaama aad law and social wax ka baratay

  • @user-tk4fx9uv1k
    @user-tk4fx9uv1k 3 ปีที่แล้ว +2

    wlhi walashy saafi allah ayaa ugu baryaa inuu allah cadaalad siiyo

  • @idilomar80
    @idilomar80 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa in laradiyo dadki waxa ka ogaya weliba wiilki yiri waxa kama rabo waan kudareema oo hadan soo qaday ama in laqado usabab ah 😩 😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🥲

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 3 ปีที่แล้ว +18

    Walaalayaaloow nimankii bahalka amuu jin ka galay bal ha la quraan saaro ileen waxani waali waa dhaaftay

    • @safiaabdullahi8765
      @safiaabdullahi8765 3 ปีที่แล้ว +6

      Halima jin kagama dhicine iimaankii ayeey beeleen oo waxaadba arkaysaa mid reer xalaal ah u joogta oo caruurta ku soo noqonaaya.

  • @drsram8539
    @drsram8539 3 ปีที่แล้ว +1

    mamo safi dhibkada wa kula daremaa uma qalantid murug iyo cimri dag dag ee ilaah haku sahlo sida ugu dhaqsiyaha badan xaqada

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa in lasoo xidhaa nimankaa sharciga lamariyaa,waa inaay iskeenaan intanay imanin maalin aanay isqarinkaray (yawmal qiyaama) cafiskadalbadaan qofkaas ay nolasha ku xabaaleen. Hadiikalah suga jahanaba halkaasbaa Abalkiina ah,
    ilaahay xaqiisa wuu kaasamaxaa xaq qofka aadkagashay isagaa kaagoosanaya. Waana lagaaga goynayaa.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 ปีที่แล้ว +5

    Balaayo ayay korsadaan oo koolkooliyaan Allah waxan kabaryayaa ninka gabadha kufisikulakaca xubinta inuu meesha kawaayo gacanta uukusoofidiyay ushaqaynweso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 3 ปีที่แล้ว

      Amiiin

    • @ifrahahmed8847
      @ifrahahmed8847 3 ปีที่แล้ว

      Amiin gabdhaha kuma eko ee wiilasha xidaa lama deen soomaali mogdi ayee ku sugantahay.

  • @CEEBLASTORIES
    @CEEBLASTORIES 3 ปีที่แล้ว +2

    May Allah bless you sis. You are brave.

  • @hamdilast1223
    @hamdilast1223 3 ปีที่แล้ว +2

    Viva Mama Malyuun ayaa bilaawday waa kufarax sanahay in ey mamo badan runta sheegaan

    • @mariza101_
      @mariza101_ 3 ปีที่แล้ว

      Lakin waa ey fudutahay Marka si fiican uma eysan sheegin marka ey nabiga caayso iyo mar ey gaalnimo
      Sheegayo she bipolar

  • @fartuunabdirahman9129
    @fartuunabdirahman9129 3 ปีที่แล้ว +1

    Sad iyo sad ayaan u hambalyeeynayaaa. Shirkaan Ayanle walaal maxaad jazakallaaah wada waana ka soo qeybgaleynaaa insha allaah

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimanka xun xaqa iyo diinta alaha tuso aamiin

  • @maryanaxmed8616
    @maryanaxmed8616 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxanaallah waa ruun Somalida waxa ka qaldan

  • @garaaddheere350
    @garaaddheere350 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalida waxan dhihi lahaa si gabadha la kufsado aysan u dareemin murugo waa in wiil kale oo somali ihi gabadha guursada si aysan u niya jabin kii kufsadayna u niya jabo oo uga shalayo qaladka uu galay thanks

  • @FAO24383
    @FAO24383 3 ปีที่แล้ว +2

    Thks evryone appreciated Waliga i qabobay

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah guulaysta waliguin allow noo dhowr somali wayn ax ax ax ax 😭😭😭😭

  • @abdullahijama5349
    @abdullahijama5349 3 ปีที่แล้ว +5

    Hada arinta kufsigu wuxuu marayaa Halkii ugu xumayd oo inta haweenkii la kufsado yar iyo weynba Ayaa si foolxun loo dilayaa marka u danbaysana.

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allha waa barnamisha fiican allha soo ifiyo kuwii xumeyey

  • @abdullahiahmedmohamed3925
    @abdullahiahmedmohamed3925 3 ปีที่แล้ว +1

    Haha, wlhi aduunkan korkiisa intaad dulmi sameeso oo adoon ilaah oo aan iska ka dhicin karin dulmiso inadan aduun ku raxesaneen aakharo warkeda daay bo, mam safa manta adaa guuleestay wlhi, ❤️❤️

  • @suubanyarey4130
    @suubanyarey4130 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow quwadaada ku soo qabo ragii saafi iyo gabdhaha kaleba xoogay Aamin.

  • @mx112e6
    @mx112e6 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheekadan waxay u mooqan rabta mashruuc, Fadlan ninka xumaanta geestay wa layaqaan sharciga sidi loola tiigsan lahaa falankeeda hala galo, haddi kale wax maalmo la sheegsheego ururane dhaqaalo ka sameeyan ayay isku badali karta, dadkuna ka xiiso dhaco

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 ปีที่แล้ว +2

    kolay 1986 ma dhaweynti lkn madama ragii mid uu meelaha joogo wain cadalad lakeenaa cuqubo alaha ku rideeeeee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhacdadaan morhore ayaan maqalay gabadhana halmalin ayaan lakulmay waxana ii sheegay ciyalka xafata markay ii sheegeen waxii kudhacay 4 nin kufadeen si jeejeesa sidee in ay limin gareen oo kale habeenkaa dagaal ayaan lagaly oo gacanta ayaan is kula taganay sifiican ayaan ugaracay wiilashaa hadal xumadooda waana ka guulastay caradii aan ka qaaday dhibatada gabadhaa logastay ninba ma aaminin waxana baratay karaday sidaan naftayda iyo gabdhaha igu xeeraba in aan tifaco waxaan ahaa ree holwadaag safina waan salaamay qalbigeeda alaha u dhayo

  • @NaciimoUgbaadChannel
    @NaciimoUgbaadChannel 3 ปีที่แล้ว

    Youtubka ayuu ku jira waa fanaan

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +3

    Saafi illaahay xaqeeda how soo dhiciyo aamiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭🙏

  • @naimamohamud2354
    @naimamohamud2354 3 ปีที่แล้ว +1

    MAXAA LOO XAQARIYAAY MAMMA MALYUUN CALI GABADHII U HOREEYSAY EE GEESIYAD AH OO KA HADASHAY WIXII QABSADAY AYEEY AHAY SOCIAL MEDIAHANA WAA LAGU AFLAGAADEEYAY XAQ MIYAA?

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +1

    soomaalinimo hadey jirto nimankaas lasoo qabto alaha ciqaabo kuwaas aduun iyo aakhiro walaahi xanun ayan ka qaaday waxa maamadaas gaaray ilaahey ayan ku baryaa maamo inaad ka so kabato aamiin

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 3 ปีที่แล้ว +2

    Plz dumarow qofna haku aaminina caruurtiina

  • @dahaboali8452
    @dahaboali8452 3 ปีที่แล้ว +2

    Alxmlh haddii asd nooshahay waayo gabdho bsa la kufsadey oo webi la raaciyey aqiro ilaahey ha ks jaro

  • @drzellaqueen9541
    @drzellaqueen9541 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo sharaf leh weyan safi cumar Alleh (swt) dulmiga ma dhafo ilaahy baa isna ka shifay

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 3 ปีที่แล้ว +3

    Maamadan dadkii ciilay waa inla cambaareeyaa soo dhig dhiga wajiyaalkooda xun xun inkaari haku dhcdee

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 3 ปีที่แล้ว +1

    Maama saafi ilaahey xaqaaga hasoo saaro ilaahey hakuu hiiliyo alle aya Wooda nimankaas aduunka dushiisa allaha kuceebeeyo 😭😭😭

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 3 ปีที่แล้ว +7

    Kufsiga waa wax xun, waana in la dabar goyaa. Program ka waxaad modaa inuu hal dhinac u badanyahay. Waxan ku talin lahaay in lagu soo daro rag iyo dumar ahlu diin ah . Siiba gabdho diinta ku fiican, si ay uga hadlaan kufsiga iyo diinta. Sida, waxa ay ka qabto iyo waxa looga hortagi karo WBTF.

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 3 ปีที่แล้ว

      Hadii dumarka loo helo xaqoda wiilashanaway nabad galayan ee gabdhihi aya la faraxymaynaya see loo dayni wiil

    • @marwonur5325
      @marwonur5325 3 ปีที่แล้ว

      Qumayooyin wada nooc kale ah baa ka buuxa meesha...

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan idin salaamay dhamaan barmaamijkaad ka hadleysan waa mi aad u fiican loona baahnaa laakiin gabdhaha muujiya aasaartii islaanimada oo timihiina iyo luqiintiina qarsada barito ilaahey ayaad hortageysaana

  • @ayanabdulahi4618
    @ayanabdulahi4618 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow uga aar kuwa kufsaday oo aduunka calaamo kutus Yaa Rabi u gargaar qof kasto oo Saafi cml loo dulmiyay

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa run aamusku waa qayb kamid ah hiilka

  • @user-jq8cz6dw1x
    @user-jq8cz6dw1x 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah gabadha qaawan ma soomaali ba allow soo hadeey yaa rabi gabdhaheena xijabkoda allow jeclesii odintoda ku sug yaa rabi

  • @amalali6668
    @amalali6668 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ilmo ayaa iga timi wna daremoyaa hoyadan dhipka aay smarty ama lanooled muda aad u badani wxn ahy hoyo hysata 2 hablod wxn jira 28 years halka aan so guursaday 2 nin oo midkastaba aan kala kul may dhip iyo tacadii ani ma layso Kaufman lkn dhip went ayan Kelso kulmay halka maanta mid kamida gabdhahyga anan hysan oo Somalia aay iga jirto Aad na uga fikiro rag dhib kay no geesten dhip yar mahn alle sharkoda hanaga qabto

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah guul iyo gowanimo 👏👏👏👏💐💐💐🎉

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 3 ปีที่แล้ว

    Waa run warkiinnu.
    Balse is astura,haweenka muslimku saas baa ALLAAH amray.
    Mahadsanidiin