Jiijo Hoyaded ilaso Hadashay Qabkii ay u Luntay 30 Sano Kahor Farxad😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +659

    Hadii aad Murugta la wadaagtay Waatan Farxadii😍😍😍😍😍👌🙏

    • @juujuuquruxu2689
      @juujuuquruxu2689 3 ปีที่แล้ว +11

      ABDiziz REAly waa la helaa ma islaheen sabatoo ah tilmaam badan mey sheegin

    • @habibiabdirizack8797
      @habibiabdirizack8797 3 ปีที่แล้ว +18

      Walal mcn meqa jiir kula hadlaya iso jawab plz waxan ahay gabar abahed 20sano ka maqan plz walal mcn iso jawab inte kala so xariira ado rali aah

    • @shafanaraaj3211
      @shafanaraaj3211 3 ปีที่แล้ว +5

      Masha allah malin dhaxdasa murug la ilmeyay hada neh farxad indhaheyga ilin ku so istagtay illah inti murugeysan murugada haka dulqado

    • @اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن
      @اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن 3 ปีที่แล้ว +2

      @@habibiabdirizack8797 wll kala xriir labrka shaashada ugu qoran

    • @habibiabdirizack8797
      @habibiabdirizack8797 3 ปีที่แล้ว +1

      @@اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن intu ku qoranyahay walal

  • @xuseencabdi2791
    @xuseencabdi2791 3 ปีที่แล้ว +113

    C/casiisow habeenkii ay gabadhaas hadleysay waan ilmeeyay comentigii hore ayaan ugu duceyay cawana farxad ayan la ilmeyay really ilaah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo aamiin

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xita wa xanuun adoon waalidka dadka ka aqoon 😓😓😓

    • @yasminmohamud5188
      @yasminmohamud5188 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga xitaa walahi indhaheeyga ilinta waa ka istaagi wayeen

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว +2

      ALXAMDULILAAHI

    • @edebsanhassan2465
      @edebsanhassan2465 3 ปีที่แล้ว +1

      Gadhan arkeeda wuxu arkiin xanunbada

    • @maryamabdulkadir6277
      @maryamabdulkadir6277 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle ayaa Mahad usugnaatey farxad

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed954 3 ปีที่แล้ว +177

    Soomaaliyeey hadaad damiir leedihiin CABDICASIIS ku taageera howshan uu wado ama uu hayo

    • @amalyamani3384
      @amalyamani3384 3 ปีที่แล้ว +4

      Wallhi waa dhab halasiiyo garab wiilkan wan jeclhy

    • @hodanabdi3430
      @hodanabdi3430 3 ปีที่แล้ว

      Maxa lagutagera gabar maskin aya hoyaded dhowr iyo labatansano kalamaqanyihin aya dhahay warysikaqad telkaba wanagudhahaysanaya istuska

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 ปีที่แล้ว +7

    Soomaaliyeey kuwa waxa faxshiga keena waad siisaan taageero. Siiya walaalkiin taageero. InshaAllaah aniga iyo Qoyskeyga iyo walaalaheey iyo ilmaheenoo dhan oo qurbaha ku dhashey ineey kuu saaraan. Saaxiibadoodana ay u diraan walaalkiis. Wallaahi you deserve. You did amazing jop. MaashaAllaah tabaarakalaah..

  • @barlinhassan92
    @barlinhassan92 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah eedo saad u aqli badan tahey qabiil iyo siyaasad ka fogee ilaahey qeyr badan allah ku siiyo saad hooyadan iyo gabadha aad u caawisay

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 3 ปีที่แล้ว +115

    Wallahi Wilkan Waa duco Qabee Runti Murug walbo Farxad ba ka dambeyso🥰

    • @hodo624
      @hodo624 3 ปีที่แล้ว

      Yeah wallo inanta malinki dhawen waa la oyey

    • @khadra40
      @khadra40 3 ปีที่แล้ว

      Ha walahi

    • @falastiincabdirashiid8922
      @falastiincabdirashiid8922 3 ปีที่แล้ว +2

      Subxaanalaah aad bay hooyadee ugu egtahay

    • @falastiincabdirashiid8922
      @falastiincabdirashiid8922 3 ปีที่แล้ว

      WLaahi dad badan baa isweyday qaxiisiyaadbare oo iswaayey insha alaah haday kulasooxiriiraan

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +97

    NIN DUCAYSAN BAA TAHEE ALLAHA KU BARAKEEYO CABDICASIISOOW

    • @xamdayusuf5699
      @xamdayusuf5699 3 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi,casiis,duco,ayaa,kugu,dhacday,guulayso

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 ปีที่แล้ว +45

    Mashaa allaah wiilkaan ilaahay ha hafido shaqo aad u fiican buu hayaa ilaahay ha ku barakeeyo

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 3 ปีที่แล้ว +1

    Walale shaqadaad hayso waa shaqo ay ahayd in Hay’ad qaran ay Maamusho, waxaa tahay Hay’ad muhiim ah. Wax aad jeceshahy Alle haku siiyo

  • @deeqamahamud4805
    @deeqamahamud4805 3 ปีที่แล้ว +12

    Allaah ayaa mahad leh gabadhaas kasaaray murugadii waqti dheer ay ku jirtay hooyadaasna qalbigeeda dajiyay walaalo c.casiis adna jasaaka allaahu khayr

  • @abdixuud9978
    @abdixuud9978 3 ปีที่แล้ว +18

    Wallahi anigoo dhagesan ayaa halmar dhahay الحمد. Waad mahad san tahay wll, waxaan kugu dhiirigalinaa inaadan kadaalin dadkaaga hoosha aad u heesid waayo aduun iyo aakhiro waad ku liibanesaa .جزاك الله خيرا كريم

  • @thecatonacouch9371
    @thecatonacouch9371 3 ปีที่แล้ว +22

    This is wonderful news I’m happy she found her mother this is amazing story Abdirazik really continue this story and this program is really good he’ll be people thank you so much🙏🙏🙏🌸🌺🌸🌺

    • @sgvxggddd979
      @sgvxggddd979 3 ปีที่แล้ว +1

      Mshalah walal wadmahadsantay

  • @iibaneeya
    @iibaneeya 3 ปีที่แล้ว +20

    ahlu janne ayaa tahey kheyr alle haku siiyo really waan farxad weyn

    • @deeqobishar9848
      @deeqobishar9848 3 ปีที่แล้ว +1

      alxamdulllah alllah aya mahadsan alxamdulllah hiibo mabaruuk abaayo guuleeso marwalbo farxad ku nooloow

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah abdiaziz.allaha kula garab galo arimaha aad somaalida u hayso

  • @dooskadiamond9016
    @dooskadiamond9016 3 ปีที่แล้ว +6

    Alla ma is heleen 😥😥😥😥😥😥
    Illaahow wiilkan khyr ha siiyo.
    Mashallah shaqa fcn u heesa bulshada somaliyeed.

  • @rinaadahmed290
    @rinaadahmed290 3 ปีที่แล้ว +20

    Alxmdulilaah allow adiga mahad iskaleh 🤲😭jiijo hooyadeed wey isku eg yihiin

    • @ubahabdi8725
      @ubahabdi8725 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaahi. Amba Marian sawirka arkay waa hoyaded

  • @aniishaamaansan7876
    @aniishaamaansan7876 3 ปีที่แล้ว +20

    Mash allah wlh farxad la ooyey Hamplyo wlshey 😰❤️ Cabdi caziz adna ajar allah ka siiyo wllky

  • @munomohamed7269
    @munomohamed7269 3 ปีที่แล้ว +27

    Illahow nuilali dadkena iyo dalkena Somalia hamidowdo guuul insha Allah Somali 🇸🇴 🇸🇴

  • @fahmoqoriyow1836
    @fahmoqoriyow1836 3 ปีที่แล้ว +1

    walhi wan lasocdy arintas ilaah haku xafido wllo👍👍👍👍👍

  • @xusenyakub3907
    @xusenyakub3907 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi billahi waan ku taageeri bro shaqo la qabto shaqadii ugu fiicaneyd ayaad qabati Allaha walasheene Allaha xafido

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +12

    MaashaAllah waa ku faraxsan nahay walaahi walashey Jiijo , alaha qeeyr ha ku siiyo Aamiin. Waa kugu faraxsanah shaqada aad u heeyso dadka somaliyed good job brother👍👍👍👍

  • @aishaali5995
    @aishaali5995 3 ปีที่แล้ว +18

    Inta video aad soo dhigty oo ilin iga imaan malaha alle ajar haka siiyo mar walb waan farxaa marka an arko dad aad is helay oo aad adiga ka danbeysay 😥🤲

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 3 ปีที่แล้ว +15

    Abdiaziz realy you are doing such a good work May Allah blessed you

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallaah wlhi jano dadla way hadan heeso fawaaxisho fuqsi so dhiigo channel kaga mar hore malaayin dadaa dawan lahaa lakin quraan xadiis cid rabta majidho wayo dumar,qaawan hadan so wato waa lidawan lahaa subhanallaah ilahey yusan xumaha na jeclesin wanagana hidhaafin 🙏thank you so much

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 ปีที่แล้ว +7

    Jiiju Congregation
    A.casiis nin colos waa farxad weyn in aad ku guuleysatay arinaka jiiju

  • @bintuabdirahman
    @bintuabdirahman 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha alleh tabarakallah wlhi wan ilmeeyay San ugu farxay reerka is helay Alhamdullah ❤️❤️❤️❤️

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 3 ปีที่แล้ว +15

    Ooh my God this is the only channel that does something reasonable for the somali community

    • @fardowsoxasan1085
      @fardowsoxasan1085 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan ku salamsy walal aniga xstaa walalkey baaa iga maqan ee xagee kala soo xariira

    • @calisheikh238
      @calisheikh238 3 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @keyses9681
    @keyses9681 3 ปีที่แล้ว +15

    Bismilaah maansha allah walaal waxa wanaag san ayaad sameeysay sidaan u farxay mamaleeyn kartid good job

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 ปีที่แล้ว

    Abdiaziz really waa ducaysan yahay allah ha xifdiyo ifka nolal farxad leh aakhirona jana fardowsa insha allah

  • @abdirashidduale8945
    @abdirashidduale8945 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdicaziz janada fardowsa allaah haku geeyo wall ilmaa iga timi wall

  • @saciidamao6627
    @saciidamao6627 3 ปีที่แล้ว +27

    Maasha allah Abdiaziz well done 👍🏻 my brother qaali

    • @cashachamac2568
      @cashachamac2568 3 ปีที่แล้ว

      Cabdi cass ale hakubakeyo Nimco iyo barwaqo fiduya wala akhira noleyo ehel kaga ale kubarkeyo

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 3 ปีที่แล้ว +51

    mashallah I'm happy for her , now she get her 6 kids back soon n i hope i welcome her in USA soon inshallah

  • @rahodahir9886
    @rahodahir9886 3 ปีที่แล้ว +65

    36 dislike saray wlhi wa dad xanun san Alle ha ni cafiyo

    • @luulaaka1804
      @luulaaka1804 3 ปีที่แล้ว +6

      Walal waxaalaga yaabaa inayna kala garanaynin like iyo dislike ta

    • @hanicabdulahi9184
      @hanicabdulahi9184 3 ปีที่แล้ว

      Walaal.xayaaka.allah💘💝💝💝💝💖💖❤🧡💛💛💚💙💯

    • @hodandaahir6899
      @hodandaahir6899 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax

    • @xanaanaragsan2223
      @xanaanaragsan2223 3 ปีที่แล้ว +2

      Suul kor utaagan iyo mid hoos utaagan ciid aanan fahmayn majirto EE alaah ha caafiyo inta xanuunsan

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 3 ปีที่แล้ว

      @@luulaaka1804 saas ayaan u wada makala yaqanaan

  • @suleekhamoha9060
    @suleekhamoha9060 3 ปีที่แล้ว

    Wa qasab hadadn kula murugoonay inan hadana kula faraxno wayo dad islaam banu lahay damir leh مشاءالله تبارك

  • @iqraabdi3180
    @iqraabdi3180 3 ปีที่แล้ว +7

    MashaaAllah great news am happy for them. The resemblance is uncanny

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 ปีที่แล้ว +19

    Maansha allah waan ku farxey maalintii waanigii ilaahey u baryeyney oon qalbiga kala ooyey maansha allah

    • @xamdaismaaciil6220
      @xamdaismaaciil6220 3 ปีที่แล้ว +1

      Manshalaah wllo c/caziis wllo khayrbadan allehakusiiyo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Broskmanbruh
    @Broskmanbruh 3 ปีที่แล้ว +40

    Masha Allah I'm glad she found her mom 👏🎉🎉👏 congratulations sister

    • @sahradheman6878
      @sahradheman6878 3 ปีที่แล้ว +1

      Manshala waallo wad madahasatay cabdi xafid oo tkiv

    • @qaliqalanjo1997
      @qaliqalanjo1997 3 ปีที่แล้ว

      Mansalah 😍😙

  • @abdinasirdaud17
    @abdinasirdaud17 3 ปีที่แล้ว +14

    Alxamdu lillaah,,, allahii noo fududeeyey aalada media ah,,,, ioo ku hadeeyey A/casiis inuu nooga faa’ iideeyo dhinaca fiican ee ixsaanka ah,,, guulayso adeet

    • @sadiaqueencimaan6024
      @sadiaqueencimaan6024 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha alh alle waxan kaga baryaa in alle ku barakeyo wan ilmeyay walhi damirka aya ikacay masha alh

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha tabarakallah 100% wey isku egyihiin hooyadeed iyo jiija Alxamdulillah hadeey is heleen muragadii jiija wey nadeeysay Jizakallah qeyr Abdukaziiz

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Abdiaziz Realy Good job shaqo wanaagsan ayaad haysaa I am so happy in ay is Heleen. Way isu egyahiin.

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah masha Allah xafidu Allah walalkey maxan kugu amalmarina mase awoodne Allah hakugeyo janatul fardowsatul aclaa

  • @maryanmumin7950
    @maryanmumin7950 3 ปีที่แล้ว +14

    Wlh aad ayaa u farxay hadiiba heshay hooyadeed waxey heshay waxa dunida ugu muhiimsan masha allaah hambalyo abaayo walaalkeena ku caawiyayne illh h caawiyo

  • @ahmedlibanahmed7063
    @ahmedlibanahmed7063 3 ปีที่แล้ว +20

    Mash allh abdiaziz wan kugu tagera sxp sidad wanaga ugu shaqyso from jabuti keep going

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay khayr haku siiyo Abdullaziz really aad baan gabadhan qisadeeda ii qiiraysay

  • @istel3283
    @istel3283 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha. Hooyo iyo jiijo waaba isku egyahiin. Ilaaheegii isku keenay ayaa mahad leh. Waa wax lagu farxo walahi

  • @shadiaosman3412
    @shadiaosman3412 3 ปีที่แล้ว +28

    Dadka dislike saraya maxaa kaqaldan mise wey kalagaran la ayihiin wanaga iyo xumaanta

    • @sahrocismaan5536
      @sahrocismaan5536 3 ปีที่แล้ว

      Walahi anba isga uuy walahi rabi haku dayo hoyo adiga iyo ilmahad baa

    • @drslaylacali1911
      @drslaylacali1911 3 ปีที่แล้ว +1

      Like iyo dislike baysan kala aqoon bn umaleyn halayaabin

  • @safiyamaxmed2122
    @safiyamaxmed2122 3 ปีที่แล้ว +8

    الحمد الله جزاك الله خيرا وخير جزا walaalo Anaaba oyay iyaduna halkey joogtaa الله يعزك cabdulcaziz

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah tabaraka Allah that is so amazing inay heshay hooyeed mcn gabadhaasi adigana wllo jazaka Allahu khayr

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll alle haku dhowro sida markasta ad ugarab tagan tahay bulshada somaliyed

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle khayr ha ku siiyo sxb cabdicasiis ilaahay aya umadiisa kala fadiley wanaga aad unada sonaliyeed u hayso halka qaar wax maalayacni ah ku mashqulsan yihiin
    Hassan mohamed from hargeisa somaliland

  • @ummuabdulrahman2251
    @ummuabdulrahman2251 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha alaah walaalkey wiil fiican ayaa tahay oo umada saacida ilaahay haku sacido

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +28

    Cabdicasiis realy guuleyso walaalow

  • @iskufilanmariama8101
    @iskufilanmariama8101 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashalllah ilaheey baa mahad leeh 🙏🏾🙏🏾 you did a good job Abowe May Allah give you everything you like on this earth Allahu Ameen

  • @hooriducaale6542
    @hooriducaale6542 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi casiis waxan ku nolahay sanaag degmada ceel afweyn cabdi casiis ilahay jantul farduusa ilahay hoygaaga ha kadhigo

  • @hothaniitadheman4772
    @hothaniitadheman4772 3 ปีที่แล้ว

    Dhalinyaro badan yuotupe wxy u furten inay wx isku diraan balse adiga wdka duwan thy ilahay haku sharfo wllo qali ajar badan ayadka helaysa shaqo wcn😍😍😍

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 ปีที่แล้ว +37

    MashaAllah runti indhahayga ilin ayaa katimid farxad darteed mahadsanid Cabdicasiis wll

    • @abdulkadirhussein6224
      @abdulkadirhussein6224 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa aqanaa gawadhaan dhibka iyo rafaadka ay ku so kortay allah baa og masha allah

    • @anhar860
      @anhar860 3 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allah

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulkadirhussein6224 Allihii kasaaraa mahadaleh Aduunku waa harka labadiisa galin

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 3 ปีที่แล้ว +1

      @@anhar860 thanks abayo

    • @nasro7666
      @nasro7666 3 ปีที่แล้ว +1

      Jiijo ada unasib badantahay

  • @nimcoyusuf7402
    @nimcoyusuf7402 3 ปีที่แล้ว +21

    Aboowe mcn wallh waan ku jeclaaha 🥰 ♥ 😍 ❤ walke yaa tahay

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Waa farxad Abdi Aziiz shaqo fiican ayaa umada Somaliyeed uheysaa 😍😍😍happy Independence Day 1 July 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️😊

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah kuwii jiijo caruurta kawatay o layacay hadey saf usogalayan grattis abyo jiija 🌷👏💙🇸🇴💙🇸🇴💙❤❤❤

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 3 ปีที่แล้ว +8

    masha allah wn ku farxay adna aad baad umahadssntahay c.casiis really

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 3 ปีที่แล้ว +11

    Wlhii videogii hore la oyay lkn cawana la farxy alhmdulillah🥰
    Hdad ku faraxzn like dhac ku zii☺
    👇🏽

  • @nasraabdullahi4966
    @nasraabdullahi4966 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah May Allah guide them the right path🌹🌹🌹

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 3 ปีที่แล้ว +8

    الحمد لله
    Hadii hooyaded macan ay jiijo heshey alxamdu lillah 🤲

  • @maryanmohamed8565
    @maryanmohamed8565 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah walaahi aad baan ugufarxay gabadhaa inti ay ooyeesay ana waan ooyayay waa Ilaahay mahadii mar hadii ay waalidkeeda heshay alx 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nimoabdihassan2508
    @nimoabdihassan2508 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allah tabaraka allaah Video hore waan la ilmeeyay wlshy caawana waan kula faraxsanahaya abdiaziiz realy alle haku barakeeyo Wll

  • @abdiwelisayid9441
    @abdiwelisayid9441 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah jazakallahu Allah ku barakeyo walalky aaqiro iyo aduun Allah kugu amansato Wlhi sxp shaaqo aad iyo aad u fcn ayad hysa Allah kula garab galo walal we love you keep going

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa 3 ปีที่แล้ว +7

    Allahu Akbar Allah ajar hakaa siiyo wanaaga aad u hayso walaalahaaga soommaliyeed ,

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah masha Allah wll dhalin yarada somali yeed oon ku arkay yuutub ka nin ka u gufee can huray u sucu wll Rabi ha ku xafido

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wallahi waa ariin farxaad leh❤❤❤
    Wlkey Cabdilcaziiz hol wanagsan ayaad haysa horay uu soco wll qaali👍👍👍

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 3 ปีที่แล้ว

    Allaa mahada leh maashaallaah Abdi Aziiz jazaakallaahu kheyra

  • @halimoadan5983
    @halimoadan5983 3 ปีที่แล้ว +20

    Omg thank you bro You did a good job God bless you mnsha allha 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️

    • @roodomohamud5453
      @roodomohamud5453 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah alle ba mahad dhamanted iskale

    • @axmedmaxamed7770
      @axmedmaxamed7770 3 ปีที่แล้ว

      Maa shaa alaahu.

    • @axmedmaxamed7770
      @axmedmaxamed7770 3 ปีที่แล้ว

      Waaba.isku.egyihiin wixii lagaqatayna.hadda.ayey.u.imaanayan

  • @aaminomohamed3389
    @aaminomohamed3389 3 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allah run ahaaanti waxaa they qof bulshada howl mahiim ah ayead u haysaaa. Horay u soco . Ajir Allah kaa siiyo arun iyo aaqiro.

  • @iqracardoof6975
    @iqracardoof6975 3 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi waana la ooyey alxm saaid ayaan ugu farxay wlhi waan sugaayey farxadaan mar uuuna alxm

  • @deeqocilmishardi2226
    @deeqocilmishardi2226 3 ปีที่แล้ว

    maashaa Allaah wallahi oohinta qiireysan ee jiijo waan la xanuunsaday mahadi Alle ayey usugnaatay kasokowna Abdi aziiz qeyr Allaha kusiiyo

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaa walalow xawaad tahay wiil u soo baxay somaliya oo u gargara dadkii lala lumay ee ajar iyo xasanad allah kaa siiyo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 3 ปีที่แล้ว +17

    I’m so happy for you girl❤️

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 3 ปีที่แล้ว +30

    She look gorgeous even hadee wacal ahaan leheed maxaa loo ciqaabaa subxaanallaah ma dambi bey kuleeyihii I daddka ayaga sidaas oo kale ku dhasha?

    • @mowliidhusein6094
      @mowliidhusein6094 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax weeye

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

      Bella xataa dadkeena hadii abaayo curyaan ku dhalo ama dhagloola waay ku cayaaayn waa dad diinta aay aminsanyahiin aan aad u darsin

    • @bellashariif4214
      @bellashariif4214 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahiomarali5241 xaqa allaha na tuso waa ka xumahay doqonimo noo qaas ah waaye

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin Yaaaaaaa Allaah Masha Allaah wll Qali Thank you so much 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ambioali8271
    @ambioali8271 3 ปีที่แล้ว +14

    Jiiji gratis mashallah Alle ayaa ku mahadsan inaad hesho waalidka.

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah gabadha waa la murgoday mar hadi ale uu sahlay walidked Alxamdulillaah.
    Cabdicaziz realy hormar wacan ale haku xafido.

    • @fadumoomarmaxamed6798
      @fadumoomarmaxamed6798 3 ปีที่แล้ว

      masha Alaah jiijo farxad ayaan la oo yay ilaahow kuu siyaadi farxada

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going brother. Your blessing person.keep your uniting our community

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว +14

    Ala ducaad qabtaa Naagta ku guursata iyo ilmaha aad aabbo u noqoto wey nasiib badan yihiin.

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 3 ปีที่แล้ว +4

    Murugadedana waa la oyay farxadedana Alxamdulilah waa ku farxay Mashallah ❤️❤️❤️❤️

  • @hassanabubakar3001
    @hassanabubakar3001 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abdiaziz really. Ilaheey ajar Ito xasanaad haka siyoo 😥😥😥😥😥

  • @fatmoibrohim6068
    @fatmoibrohim6068 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah masha Allah waalhi adban ufaraxsanahy gabadha wanla mugood malintii adwaray sanaysay c/casiis ilaahey kheyr haku siiyo wallo ajir alleh hakasiiyo

  • @mrsahmed6148
    @mrsahmed6148 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallaha that good news jazakallah kheir💯💯💯💯💯

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 3 ปีที่แล้ว +8

    Manshlaah Abdi casis dadka ayaad u shaqysaa manshlaah walalkay

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah walaakey Abdiaziz realy guleyso iyo marwalba farxad kunoolow 😍😍😢💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐

  • @zahraahmad3686
    @zahraahmad3686 3 ปีที่แล้ว

    Masha.alla.shaqo.wacan.baad.u.haysaa.mushtamaca.soomaliyeed.allaha.ku.dhowro

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed659 2 ปีที่แล้ว

    Nin yaab lah baad tahay sxb walaahi[positively]
    Khayr Allah haku siiyo 💙💙

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaah hambalyo hambalyo Abayo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you so much wll Qali Abdiaziz Realy Masha Allaah Thank you 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah baraka Allah, wa xafidaka Allah. You're one in a million brother. One of the best u tubers. You deserve an award 👏 ✨ 💜 🙌 💖. God bless you 🙏

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว

    Alhamdullilah Rabil Caalameen un ey Jiijo hoyadeeda heshay In'sha waa kula soconeyna adigana JizzakAllah Kheyr.

  • @جوريعلي-ج4د
    @جوريعلي-ج4د 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah c caziiz habo alla kuxafido aduun iyoo aaqiraba habo. Maamooyin caruurtoodi sucuudiga lagu haysto oo layiri wuu saqiiray ma baafin kartaa

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa Allah , waan kufaraxsanahay inay hooyadeed heshay

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Walal Allah ha ku barakeeyo ❤💙

  • @fatimahassan5210
    @fatimahassan5210 3 ปีที่แล้ว +4

    Waw walahi wa wax lagu farxaa wayo wa firsaday marki hory Masha alaah good job❤🧡💛💚💙💜

  • @abwaanyariisow6242
    @abwaanyariisow6242 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey haku xafido sxb sidaad isugu keentay adiga iyo intaad jeceshahay maalinta qiyaamo jannada ha niigu kulmiyo dhammaanteenba

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alxmdulillah hadi waalidked heshay gabadha muuqalkedi hore aad Ban uga murugoday wlhi dhibkey ku jirtay hadu alle ka saaray oo waalidked heshay waa illahay mahadi adigane illahay ajar iyo xasanad haka siiyo sida u caawisay illahay haku caawiyo sida gabadha iyo hooyadas uga farxisay alle hakaaga farxiyo waxa mudantahay kudayasho horay u soco wll❤️👏👏👏