Abdisalan Hereri iyo Safiyo Tusmo maxaa kala qabsaday Qosol iyo Kaftan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 474

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  5 ปีที่แล้ว +15

    Subscribe Saaxiibayaal oo kala soco wararka caalamka
    th-cam.com/channels/5nzQ1yaaOvcc1X7edmkYCg.htmlvideos

    • @hasancashuur9472
      @hasancashuur9472 3 ปีที่แล้ว +3

      Wwww

    • @abdielmi1287
      @abdielmi1287 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hasancashuur9472 aaaaaaaaa111¹¹

    • @fowziaabdi6097
      @fowziaabdi6097 3 ปีที่แล้ว

      Maashalah maashalah maashalah safiyo hada ka hor ma dhagesan oraahda walahi waa wada xigmad

  • @mmtzmohamed1441
    @mmtzmohamed1441 5 ปีที่แล้ว +68

    Markay tiri rajan ku so koray meelba i xanintay😢😢😢😢

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 5 ปีที่แล้ว +51

    safiyo tusmo waa gabadh qiimo iyo qayo leh isma naqano lkn qofka wanagiisa halmar ood aragto ku garan karta inay tahay dumarkii boqolka geela ah laga bixin jiray dumarkuna iskuma jire safiyo tusmo alla ha xafido waa gabadh somaliyeed

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali 5 ปีที่แล้ว +110

    Masha alaa she is hilarious 😂 😂😂
    Hooyo soomaaliyeed oo sharaf badan

    • @kingsaaqey3237
      @kingsaaqey3237 5 ปีที่แล้ว +3

      Abdirahman Somali aad io aad maama ku daysha mudan waye saxiib

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 5 ปีที่แล้ว +40

    Aad bey u #XARAGO BADAN tahay gabadhani yaa igu Raacsan,,

    • @nastexocadey6322
      @nastexocadey6322 5 ปีที่แล้ว

      Aniga m.a waye

    • @xadiyocise6769
      @xadiyocise6769 5 ปีที่แล้ว +2

      Waxay. U. Egtahay
      Fananada.reer
      Suudaan. Ee. Nada. Yaa. Igu. Raacsan

    • @abdirahmangc449
      @abdirahmangc449 5 ปีที่แล้ว

      Wllhy wa dhac

    • @nazmahassan3428
      @nazmahassan3428 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah dhaha wall

    • @abdirahman6614
      @abdirahman6614 3 ปีที่แล้ว

      @@xadiyocise6769 asc wll mcn qali hadad sudan khartoum jogto inaga isku meel jogna ayan umaleynaya wll mcn qali gacmo furan kuso dhawoow wll qali

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 5 ปีที่แล้ว +17

    "Horay uma aqoon lakin wllhi waa inteligence hadalkeedaan layaabay iyo ilbaxnimada kujirta SAFIYA TUSMO hooyo macaan waan kujeclahay"

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 5 ปีที่แล้ว +61

    Abtiyaal reer somaliland ta la yidhi ayaad la yaabantihiine
    Safiyo tusmo waa gabadh samaroon siciiid ah 😍😍😍😍😍

  • @sagalsandheere5758
    @sagalsandheere5758 5 ปีที่แล้ว +21

    Mcn badan safiyo siman tusmaad tahay lagu tanaaday wlh hoyo somaliyeed allaha ku dhowro wan kugu fanaa inaad igu dhiig tahay ood dhalad soomali ilatahay hoyo nabad iigu nolow

  • @riduofficialchannel5122
    @riduofficialchannel5122 5 ปีที่แล้ว +45

    Masha Allah Queen of mother Safiyo tusmo

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 5 ปีที่แล้ว +44

    Huuno hees caruureedka manoo Soo duubtit caruurta ugu heesi laheene alle ciil badanaa markaadan wadankaaga dhaqankiisa waxba ka aqoon

    • @Ahmed-gx8hz
      @Ahmed-gx8hz 5 ปีที่แล้ว

      Ha ooyine aamu 😁😁

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 5 ปีที่แล้ว

      TH-cam ka heli walalo somalia kids qor hees carured meshas bad ka helee

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkk war tan waxba ma taqan iyadaba u baahan af somali
      wa reerka ugu af somali liita

    • @anisomaxamed9348
      @anisomaxamed9348 3 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 nacas baad thye aamus akhas ma adiga gaadhi Kara dadka nacasow

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 5 ปีที่แล้ว +9

    Dadka reer Waqooyigu waa ilbax bi kula macna kalima , Djibouti-na dadkoodu kama yaraystaan

  • @xidigtahargaysa4995
    @xidigtahargaysa4995 5 ปีที่แล้ว +23

    Allow dhowr Somaliland 😍😍

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 ปีที่แล้ว

      Amiiin

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 4 ปีที่แล้ว +1

      Who Somaliland war Somali weyn soo raaca meesha wax kuma heysanee!

    • @abdishakuurahmed1923
      @abdishakuurahmed1923 4 ปีที่แล้ว

      @@wdwscommittee1915 siilkii hooyadaa kuma haysaan cawri dee wakaase

    • @indomie7
      @indomie7 3 ปีที่แล้ว

      @@abdishakuurahmed1923 safiyaa waa wadani reer somalia

    • @wuhwbeahshgs6457
      @wuhwbeahshgs6457 3 ปีที่แล้ว +1

      wanderlust 00 safiya waa gabadh somalilander ah, djibouti baa uga dhaw somalia, ka carar meesha

  • @thegalabs
    @thegalabs 5 ปีที่แล้ว +92

    Haddii gabadhayda oo caruur ii dhashay sidan safiya tusmo tahay, adduunka ayaan ugu jeclaan lahaa. Dumarku markay heerkaa taagan yihiin waa marka aaminaada iyo kalgacalka iyo kalsooniduba aad u dhisanto. Waxaan rajaynayaa ninka safiya qaba inuu ogaado inuu rag ugu nasiib badan yahay. Gabadhan sida ubad aan dhalay ayaan u sidan lahaa.

    • @layladhalashoy820
      @layladhalashoy820 5 ปีที่แล้ว +4

      wey buuxan gabdho iyada iyo ka fiican bro

    • @zakidalnurshe5311
      @zakidalnurshe5311 5 ปีที่แล้ว +4

      @@layladhalashoy820 hh lamida dheh wey jirn lkn tartnka kda

    • @layladhalashoy820
      @layladhalashoy820 5 ปีที่แล้ว +1

      @@zakidalnurshe5311 haye walal

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +9

      @@layladhalashoy820 run maad sheegin walaal ma buuxaan qaar isku darsadey sideeda qurux, sharaf hibo iyo karti iyo xishood . Waa faro ku tiris kuwa la midkii laakiin mid wax dheer safiya lama helayo. Aynu u quudhno walaasheen waxa Allah siiyey, ku dayashey mudan tahay.

    • @layladhalashoy820
      @layladhalashoy820 5 ปีที่แล้ว +4

      @@faizamohomed3271 horta beenta marka kaliya ey banantahay waa markii aad naftada ku furaneysi ama ku badbadineysid tankale walashey Qaali safiyo tusmo waa hooyadey oo kale madama ay i dhali karto aniga inan u gafo ma jecli lkn dumarka somaliyed sidey u badanyihin waa dumar sharaf iyo aqli iyo karti illah ku galaday marka ma dhihi karno iyada oo kale Lama heli karo dumar iyada oo kale wey buuxan

  • @nawaadmoha8071
    @nawaadmoha8071 5 ปีที่แล้ว +45

    Gobtii reer somaliland
    Dad xula weeyi simaliland dadkeedu

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +1

      Qofka dumarka ah ee soomaaliyeed soomaali oo dhan ayay meteshaa ee maxaad qol yar ugu xidhaysaa?

  • @medoumalkhaire8008
    @medoumalkhaire8008 5 ปีที่แล้ว +21

    Tusmo Allah jano kawarabiyo hooyo mcn walahi waan oyay Allah kuxafitay huno

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว +6

    She is typical somali women, beautiful, clean, immaculate, go sister go,

  • @ahmedyarezuber882
    @ahmedyarezuber882 5 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan hubaa gurigobeed baad kusookortay gabadh soomaali oo dhalad ah tahay ilaahay haku xifdiyo tusmooy

  • @nastainashuqul6577
    @nastainashuqul6577 5 ปีที่แล้ว +87

    Ana uhoreyo somaliyay nag etopiyana tartamyna waa inan 1000like gara

    • @najmaabi6791
      @najmaabi6791 5 ปีที่แล้ว +1

      Shori yako maxanaga galey

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 5 ปีที่แล้ว +1

      Nasta ina shuqul
      Tartanka yaa inii qabtay
      Kkkkkk naga baandhee
      Bahasha mise qayriin ayaa la
      Isugu dhiibi

    • @najmaabi6791
      @najmaabi6791 5 ปีที่แล้ว +1

      yeylagali dadka dhambaban kunacay waxan yahu

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 5 ปีที่แล้ว

      @@najmaabi6791
      Kkk
      Kk
      K

    • @nastainashuqul6577
      @nastainashuqul6577 5 ปีที่แล้ว

      @@ninbanaandegay7132 dhibka inka bade isara kata de😁😁

  • @ifraxsanifraxsan9543
    @ifraxsanifraxsan9543 5 ปีที่แล้ว +18

    Safiyo tusmo waa gabdha cajaab ah❤❤❤❤

  • @luulahussein649
    @luulahussein649 5 ปีที่แล้ว +11

    Safiyo tusmo my indertay masha allaha huuno ilaahay ha ku xafiido amiin amiin tusmo waa gabadh ka soo jeeda gabolka awdal boorama👍❤️❤️💕🌷🌺❤️🌹🇸🇴🇹🇯🇸🇴🇹🇯

    • @kayseali8070
      @kayseali8070 4 ปีที่แล้ว +1

      Awdal waa Somaliland

    • @saha6929
      @saha6929 3 ปีที่แล้ว

      waa reer araabi BIYO KULUL gobolka Siti Ee dds ethopia
      reerka hasoo koobin borama layne ilahaybaaa balaadhiyee tolkee

    • @hadiyaaragsan1433
      @hadiyaaragsan1433 3 ปีที่แล้ว

      Ha awdal wa Somaliland Somaliland a wa somaliya that is all

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 5 ปีที่แล้ว +14

    Soo booqda fadlan channel kayga waad ka maqsuudi doontaan WELCOME ALL 💕❤️💋😍🙏🌹

    • @saboolkoriye6542
      @saboolkoriye6542 5 ปีที่แล้ว +1

      Haye Adiguna subscribe Nasii dee ku siinayee gacma isdhafaa galadi ku jidhaaye

    • @saeedajama5608
      @saeedajama5608 5 ปีที่แล้ว +1

      NimcoTotalG

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 5 ปีที่แล้ว

      Saeeda Jama haa abaayo soo dhawoow macaanta

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 5 ปีที่แล้ว

      SABOOL koriye jazakalaahu kheyr haye waayahay soo dhawoow ana waan dhawahay 👍

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 5 ปีที่แล้ว +15

    Mashallah I love the way she's explaining our culture 😍

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllaah Dad Waa Dadkii hore, Hadalna Waa Intuu yiri..👍😍💝😅

  • @hadiyajamac2506
    @hadiyajamac2506 5 ปีที่แล้ว +24

    Hooyo sharaafle u ku daaysho muudan nolaaw eddo mcn walhi aniga wxaad I thy tusaal aan iska dheex aarko ❤️❤️😍 safiya tusmo ❤️👸🏼

  • @abdirahmanmumin5926
    @abdirahmanmumin5926 5 ปีที่แล้ว +16

    Gabdhihii soomaaliyeed ee layaqaanay tan kaliyaa ka nool dumar ma amaanee tani se way iga keensatay

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 5 ปีที่แล้ว +5

    Safiya qosolkeeda jeclahay wey ku qurxoontahay wlhi maasha Allah

  • @zahraahmed6977
    @zahraahmed6977 5 ปีที่แล้ว +7

    She beautifful woman, I like you.

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 ปีที่แล้ว +15

    S.Tusmo qof wax badan og maasha allah💖💖

    • @abdullosman866
      @abdullosman866 5 ปีที่แล้ว

      Zizu kaabaha Falaq Falaq Team hi

  • @mms7038
    @mms7038 5 ปีที่แล้ว +6

    xata waa gari sida markasta ka muuqata labiskeeda iyo xilaha ay marsan thy allaya barik

  • @umusuheyb7820
    @umusuheyb7820 5 ปีที่แล้ว +13

    Alle ha u naxariisto Aamiin 😢😿

    • @ahassan1205
      @ahassan1205 5 ปีที่แล้ว

      Hani Hassan ani adi heestaasaan ku qaadayaa😂😂

  • @snailarmy6416
    @snailarmy6416 5 ปีที่แล้ว +5

    maamul goboleedka waqooyi samroonkan u jeclahay

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 5 ปีที่แล้ว +5

    ragii Xadii Guri jogaana waa Mabaxe ,,,,, Hadu shaqo aadana waalaga shakina oo Naag ayuu aaday war Balo la arag hhhhh

  • @mms7038
    @mms7038 5 ปีที่แล้ว +4

    walahi waa marwo sharafle sharafina ka muqato aad baan u tageera safiya mataladeeda sheekadeeda waraysiyaday bixiso woow kalsoonideeda codkeeda xata jilideedu waa jilid really ah sidi wabari oo kale shashada anka arkay ayuun banan ku bartay aqoon umalihi runti hore usoco wll ln heesaha iska da jilida iyo sheekoyinka ku ekow

  • @aswanmohamed5549
    @aswanmohamed5549 5 ปีที่แล้ว +14

    Mansha Allah safiya waa qof ilahy haybad siiyay

  • @luckynur7538
    @luckynur7538 5 ปีที่แล้ว +11

    Mshlhh safiyo qli horay usoco qof lagu daydo ayaad tahay

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashallaah Safiyo Tusmo walaahi waa Gabadh Waayo Arag ah allaha Sharfo oo Cimri Dheer, Caafimaad iyo Civaado Suuban allaha Siyo Mashallaah🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +16

    Waan ku salaamayaa safiyo tusmo waa abwaan cabdi xayi

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdihaye Hansshi
      Waa abwaan cismaan

    • @sundus7553
      @sundus7553 5 ปีที่แล้ว

      Walaal abwaan Cismaan waa Abwaanad Sundus 😁

    • @zaarasaidelmi4251
      @zaarasaidelmi4251 5 ปีที่แล้ว

      Sundus huuno aadbn kuu salamaya waa abwaan Ugaaso 😍😍

    • @haldoorkanolosha791
      @haldoorkanolosha791 5 ปีที่แล้ว

      hhhhh walaahi waad iga qosliseen

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 3 ปีที่แล้ว +2

    Runti waa Gabar dhameestiran dhan walba 😍😍😍😍

  • @macoeahmed1923
    @macoeahmed1923 3 ปีที่แล้ว +3

    😭😭Hooyo All ha u naxariisto,Gabar Caqli badan

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 5 ปีที่แล้ว +5

    Woow safiya tusmo maama la odhan kara masraxa wayka daahday lkn maansha si aan caadi ahayn baad ujishaa waana ku taageeraa si niyad ah baad umuujisaa dareenkaaga

  • @dayaxcade1564
    @dayaxcade1564 5 ปีที่แล้ว +17

    "Xashiish Beey Hortaa Korinayeene Xariiri Hortaa Ma Dhalan." Safiyo Tusmo Oraahdaas Waa Iga Gadantahay

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +8

    Safiyo tusmo xataa gabayda laxan bay u samaysaa luuqad fiican bay gabayga ku qaadaa

  • @alimeranehomar1327
    @alimeranehomar1327 5 ปีที่แล้ว +6

    run ahaantii aad baan u jecel ahay habka ay u jisho ruwayadaha sasiyo tusmo noolow

  • @starsomali7276
    @starsomali7276 5 ปีที่แล้ว +3

    Safiyo tusmo inaba caadi maaha waxaa ku jiro xigmad aad u dheer waan jeclahay reer miyiga waxaa kujiro xigmad gaar ah oo ey caruurta ugu luuqeeyaan waaw caruurta hada jirta waa mobile waa runteed

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 5 ปีที่แล้ว +4

    Walahy waa xasuusta
    Heesahii
    Hooyoyinka
    Ku heesi jiren caruurta
    Yaa dilay oo dagaley aryaa duur kulul ku jeexey

  • @deeqacabdilahi7364
    @deeqacabdilahi7364 3 ปีที่แล้ว +1

    Mxn kugu qiyaasaaa waad qli dhaaftee maam😍

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 5 ปีที่แล้ว +5

    Tusmo dar illaahaybaan u taaageeraa! Horre usoco.

  • @qalbitajir9867
    @qalbitajir9867 5 ปีที่แล้ว +5

    Tusmo dawashadeeda kama daalo yaaqey

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +3

    Agaah truck layaalkii miyaad usoo dhigatay walasheey qaali waanba ku taageersana lol 😝 maya meel saar

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashlh mamada somaliyed alow kubarakeyo ameen yarabi

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 ปีที่แล้ว +53

    Ma Sha Allah Hereri iyo Tusmaa is heley reer Somaliland

    • @daldhisdaljir641
      @daldhisdaljir641 5 ปีที่แล้ว +2

      Cunsuri cuqdadaysan oo aan guulaysan baa tahay ciishanow.

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว +3

      Mandeeq Ali mnsha aalh mnha alh

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว +4

      Daldhis Daljir Oo ma somalilandbaad diidanthy waa tuntiiyoo waa reer somalilnd mandeeq ali👏👏❤️❤️❤️

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว +5

      Mandeeq Ali reer somalilnd😍❤️❤️

    • @ibadodumar7967
      @ibadodumar7967 5 ปีที่แล้ว +7

      Stop Somaliland Somaliland safiya waa abwaanad soomaaliyeed Somaliland waa xaafad soomaaliya ka mida oodegaankeeda ah nabadna samaysatay oo hada ismaamusha that's

  • @nuraismail9127
    @nuraismail9127 5 ปีที่แล้ว +5

    Safiyo Tusmo maansha Allah waa gabadh qurux badan walaaley is astur yaan lagu cawryine

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 ปีที่แล้ว

      Halkee ka qaawan ee ay iska asturtaa?
      Waxaa tahay naagaha xanuusanaysa,
      Naa Gabadhani way asturan tahee bal adigu ha cawryin

  • @zeinabaliomar3964
    @zeinabaliomar3964 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah cawa aya igu horeysay waligay ma maqal mana arag hadan daqiqadaha yar aan fiirsano aadban u jeclestay alla walaley inten ka barta waxan quruxda badan

  • @ahmedmali913
    @ahmedmali913 5 ปีที่แล้ว +28

    Safiya Tusmo waa gabar Somaliyeed oo howl kar ah.

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 5 ปีที่แล้ว +1

    Xariiri hortaa ma dhalan inader safiya tusmo

  • @moha66moha78
    @moha66moha78 5 ปีที่แล้ว +5

    mashlh gabadhan waaa qaali wlhy

  • @zamiraziman4214
    @zamiraziman4214 5 ปีที่แล้ว +17

    Dadka like isar maxey ka helaan?
    Amazing

  • @umutyu694
    @umutyu694 5 ปีที่แล้ว +15

    Tusmo heesaha caruur ta no so duub wllo

  • @abdiliqee6926
    @abdiliqee6926 5 ปีที่แล้ว +3

    Tusmo waxay tidhi xashiish bay korinayeene xariirba hortaa ma dhalan hhhhhhh

  • @warsanchannel7031
    @warsanchannel7031 5 ปีที่แล้ว +3

    mashallah huno gabadh an aad u jecelahay Ayad tahay horey u sco quruxna hido Ayad u ledahay mashallah

  • @kadera2507
    @kadera2507 5 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkk. “ Alaskan qabtay "

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 5 ปีที่แล้ว +3

    Tusmo.taladaada.waa.tilmaam.rumeed..waxaad.tirisaba.waaba.waa.tabashaba.run.ah

  • @ilovetheboss8987
    @ilovetheboss8987 5 ปีที่แล้ว +3

    Kudirandoonaba mooyi 😭
    Hooyo macaan ale ha xafido

  • @Ikraamabdullahi143
    @Ikraamabdullahi143 5 ปีที่แล้ว +3

    Safiyo tusmo wa hooyo Qurux badan oo wanag SAN ilaahay ha ku xifdiyo

  • @xawaabdirahim1279
    @xawaabdirahim1279 5 ปีที่แล้ว +3

    mnchallh edo MCN murti kugu dhan

  • @sacdiyoalihusen1605
    @sacdiyoalihusen1605 5 ปีที่แล้ว +2

    safiya xaqiiqdii waa gabdh aan jeclhy xigmed leh hory usoco

  • @samawadechannel7590
    @samawadechannel7590 5 ปีที่แล้ว +3

    Wllahi way ikala barty hees caruured ka iyo ujeedoyinki loogu heesi jiray qaar badan oo an maqlay ba kujira

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

  • @abdirizakhussein294
    @abdirizakhussein294 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiyo Tusmo esh calaa hees liketa isii reeba nio

  • @cwali.507
    @cwali.507 5 ปีที่แล้ว +10

    msha allh safiya eshcalaa abwaanad qaaliya

  • @amintube1056
    @amintube1056 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva samaroon am proud of you inaader keep going

  • @triplesss7029
    @triplesss7029 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wlhi waa barnaamij cajiib ah Waa qof Hodon ah Safiyo Tusmo Run-ahaanti Sida cajaaibka ah ee u heli ogtahay hdlka Allah ku barakeeyo Adi Hereeri

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 ปีที่แล้ว +2

    *heesta ugu horaysa midhaheeda aad baan ula dhacay waa midhihii abwaaninta waa wayn ka soo maaxan jiray*

  • @abdirahmanahmed3923
    @abdirahmanahmed3923 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Safiyo tusmo waa
    Geesiyad waana gabadh talent ah

  • @ifraahhajji6317
    @ifraahhajji6317 5 ปีที่แล้ว +3

    Mama Safiya Tusmo Mamo Aan Jilinkeda Aad Aan ujeclahay Boqorada Jilinka Ayaan u Doortay Anigu hore usoco 😍

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah safiyo tusmo👸💝💝🌹🌹👍👍🤝🤝👏👏💗💗💜💜

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah, alah haku daayo waanu kugu faanaa hadaanu haweenka Soomaaliyeed nahay, nasab kaamila Safia Tusmo, qurux haween oo original ah, waliba karti, hibo iyo kalsooni ku darsatey. Allah haku barakeeyo.😍💜🌷

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 5 ปีที่แล้ว +1

      Wallahi sharaf3y waa qof ayadoo yar oo 9 jira ..kalintii hooyo soo qadatay...marka waa Marwo kaamil ah...la shaka...sideedo kale taliw ma noqon

  • @HADLIYEH
    @HADLIYEH 5 ปีที่แล้ว +1

    Kuwan imika siday badeecad iyo shiishada u qudhqudhinayeen ayey codkii raga jeesheen caruurtu weyba ka sastaa luuqdooda.

  • @umuikhlasmohamed2202
    @umuikhlasmohamed2202 5 ปีที่แล้ว +2

    safiyo tusmo Mel ankala xiriiro yaa ishegi karo

  • @growingupsupportedmanchest7109
    @growingupsupportedmanchest7109 5 ปีที่แล้ว +3

    Safiyo tusmo + paracetamol ❤️❤️

  • @fatimbisle5369
    @fatimbisle5369 5 ปีที่แล้ว +2

    ma aqan xili uu wareysigu dhamady kama dalo shekadeda maamo aan jeclhy safiyo tusmo allh ku xafido

  • @ahmedosman2549
    @ahmedosman2549 5 ปีที่แล้ว +2

    I love safio tusmo wlh
    She is intelligent

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 5 ปีที่แล้ว +3

    Tusmo DaGaN😘😘

  • @hamdiabdi2098
    @hamdiabdi2098 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaw safiyo tusmo wlh wan jeclahy gabadhan allah ku dhowro abayo farxad kunolow

  • @sahrayar2525
    @sahrayar2525 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllahay gabadhan waan jecelay waanan daawadaa markasta aadbay iiga qoslisaa😂🙏❤️

  • @indhauroonmahad6850
    @indhauroonmahad6850 5 ปีที่แล้ว +2

    Ku jecliyaa tusmoy ilaah ha ku xafido

  • @yazminomer4533
    @yazminomer4533 5 ปีที่แล้ว +1

    Hoyoyinku waa hawharad an cidina heli karin nolow safiya tusmo habo macan sonna productiknka dhan drtdabn ula socda channelka 😍😍

  • @marwocumaryusuf7487
    @marwocumaryusuf7487 5 ปีที่แล้ว +1

    islaantay jcliya amarka ilaahy waaa vip wlhi wey sii yaraaneysa uun

  • @hassangeylan3409
    @hassangeylan3409 5 ปีที่แล้ว +9

    Ilma aderayalow qoftan malaqaba wlhi waa kuwi layiri yan lagatagin

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxy Ka Mid Tahy Hablihii Somaliyed Ee Xulka Ahaaa
    Queen Tusmo 👑❤🙏

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 ปีที่แล้ว +2

    Safiya tusmo maasha allaah waa inaan maalin kugu casumaa calmadow iyo marsadi xeebta laasqorey hhh 😄 naa bal abwaan luqmaan ha iishigin maansada aan ka baadh baadhe 😂👍

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว

      Good abowe waa in lageeya xebaha sanaag bari safiya waa qof wangsan

  • @mohamudmohamed4071
    @mohamudmohamed4071 5 ปีที่แล้ว +3

    cali hareeri iyo safiyo tusmo alle hanii dhowro

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 ปีที่แล้ว

      Waar malaa waad indha la’dahaye wariyuhu maaha cali xaraare kkkk waa Abdizalaan hereri

  • @nimconitaindhauroon8672
    @nimconitaindhauroon8672 5 ปีที่แล้ว +1

    Sida kinaalka 4aad kulaha na kilalkA 5aad dheeh safiya tusmo my queen 🤣🤣

  • @xayaatulqalbi8758
    @xayaatulqalbi8758 5 ปีที่แล้ว +2

    hoogta hooyo doonta😭😭😭😭😭

  • @Aliali-cr2id
    @Aliali-cr2id 5 ปีที่แล้ว +3

    Love her beautiful voice ❤️

  • @madarcj2519
    @madarcj2519 5 ปีที่แล้ว +1

    Safiya tusmo wlhi wa gabdhaha sharafta iyo akhlaaqdo ka muuqato, aad ban u jeclahay riwayadaha aya metesho

  • @qardhocunye2841
    @qardhocunye2841 5 ปีที่แล้ว +2

    W lhi gabdhaan wanba Iska jeclahye

  • @sihamsugal4635
    @sihamsugal4635 5 ปีที่แล้ว +2

    Baabuurkii baa Labo u kala go.ay😂😂😂

  • @khadaraxmed9713
    @khadaraxmed9713 5 ปีที่แล้ว +2

    mncha Allah gabadh wax badan og
    mncha Allah hala dhaho 😍😍

  • @husseinsitiin4942
    @husseinsitiin4942 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah yaa safiya tusmo