SIYAAD BARE IYO FARMAAJO YA CAQLI BADAN SH XASSAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2021
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Asc dhaman asxabta fadlan lasoco waxad kaheleysa buga CARABIGA channelka telegram channel imam shafici media
    t.me/Abdullahiwerar ee kusobiir hadad daneyneyso

ความคิดเห็น • 395

  • @ronaldoyare1483
    @ronaldoyare1483 2 ปีที่แล้ว +12

    Sheikhnimada Garad Baa Kudher M.a🥰✌💯

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +5

    Baaraka Allahu fiyk Sh Xasaan,
    Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco,
    Ilaahy hanaga yeelo kuwii diinta fahma, kuna dhaqma,
    Aameen

  • @balqisaali4241
    @balqisaali4241 3 ปีที่แล้ว +7

    Inaalillaahi wainaa ilayhi raajicuun Rasuulkeena Sharafta lihi muu banayn dhiig Islam adigase adigase nacayb iyo xanuun baa ku hayee umada muslimka ah eed aafaynayso allaah hakaa qabto

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i 2 หลายเดือนก่อน

      Lkn midka kala qeeybiya islaamka waa la cunaaya

  • @farfaallefilms441
    @farfaallefilms441 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazzaakallahu kheyr sheikh

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 3 ปีที่แล้ว +22

    ليس غبي ولكن الكثرة تغلب الشجاعة ونحن في عصر تجمع علينا العدو من بني جلدتنا

    • @fuadomar5358
      @fuadomar5358 2 ปีที่แล้ว

      صدقت والله فالعدو من أبناء جلدتنا وهده هي الطامة الكبرى ولكن ضعف الإيمان وإتباع خطوات الشياطين هي مصيبتنا الكبرى فإذا ضعف الإيمان فعلى الدنيا السلام

    • @mohammeddoule8825
      @mohammeddoule8825 2 ปีที่แล้ว

      صح لسانك ايها الموفق

    • @mohammeddoule8825
      @mohammeddoule8825 2 ปีที่แล้ว

      اتخذو القبلية الها يعبد من دون الله

    • @mohammeddoule8825
      @mohammeddoule8825 2 ปีที่แล้ว +1

      اللهم بارك في شيخنا نحن بحاجة الى امثاله فينا

  • @kimjongun2458
    @kimjongun2458 3 ปีที่แล้ว +13

    You said it well and perfect yaa sheikh, United we stand, devided we fall

    • @saedsara
      @saedsara 3 ปีที่แล้ว +1

      Perfect terrorist match

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 2 ปีที่แล้ว

      @@saedsara today isn’t 1965 exactly everyone knows the real terrorist prais to Allah and tnx technology

    • @Blackhair-gk3tr
      @Blackhair-gk3tr ปีที่แล้ว

      😂

  • @saidaali412
    @saidaali412 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAHA SHEIKH WAA RUNTAA DIINTA WAA MUHIIM

  • @ilyassaid9770
    @ilyassaid9770 3 ปีที่แล้ว +3

    Baarakalaahu fiika sheikhaygii

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว +10

    Siyaad bare allaha unaxariisto caqli qoto wayna alle ku manaystay Somali meel sare buu geeyay ayadaase hoos is dhigty

    • @akh8501
      @akh8501 3 ปีที่แล้ว

      Siyaad Barre waddanka waa dhisay, waana burburiyey. Haddii uu xukunka wareejinlahaa 1990 sanab baa loo dhisilahaa, mase dhicin. Waa diiday

    • @ANomad1
      @ANomad1 หลายเดือนก่อน

      ​@@akh8501 sanab ayaa loo dhisi lahaa kulahaa

  • @abdinooran67
    @abdinooran67 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, masha Allah.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah yajziik

  • @abuucabdirashiid6076
    @abuucabdirashiid6076 3 ปีที่แล้ว +5

    jazaa kalaahu kheyran

  • @se1059
    @se1059 2 ปีที่แล้ว +7

    Sheekhow anigu waan kaa yaabay dil uun baad ka sheekaysa hala dilo ma dilba inagu yar waar dadka maslaxad ka dhex abuur oo ilaahay ka baq ilaahayba waxna dila waxna nooleeya subxaanalaah alshabaab maxaad dhaanta bal noo sheeg

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      diinta wadaad farmaajaysan ka dhigtay maxay ahayd waa yaabe,, maxayse tahay sababta uu ilaa maanta farmaajo iyo daalimiinta villa somalia dhiigga dadka ku xalaalaystay ku taageersan yahay ee ilaa maanta xaqiiqada indhaha ka qabatay?? wadaadnimada iyo diinta iyo soomaalinimada iyo walaalnimada uu ku rafanayaa haday ka run tahay muxuu wali dhiig la qubo iyo dad la laayo ugu xiisa qabaa???? Eesh calaa wadaad dheh,,

    • @abdiazizdaahir3909
      @abdiazizdaahir3909 2 ปีที่แล้ว

      Wixii ay diinta shegte ayuu ka hadlaya

    • @se1059
      @se1059 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdiazizdaahir3909 diintu waa nasteexo waxba yaan diinta lagu gaban alshabaaba diin bay ku qadhaabtaan ilaahay halaga baqdo

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +1

      @@se1059 dadkani waa dad shaydaan u wada heeryaysan, waa dad uu naxli iyo nacayb qabiil ka sayid caleeyay oo dantooda meel walba indha adayg dartii u maraya, waa dad mar walba markhaati beenaale cawaana oon dunuubta ka xishoonin helaya iyo damiir laawayaal sacabada u tuma,,, sidaa daraadeed thanks

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiazizdaahir3909 please Isla yaab oo diinta beenta ka daaa,,

  • @ldyldy3251
    @ldyldy3251 3 ปีที่แล้ว +2

    Goorma aksum xukun nooso magacowdey sheekh. Xabashi waligeed nama xukumin ee taarkhada ku laabo sheekh

    • @filmhindicusub8708
      @filmhindicusub8708 3 ปีที่แล้ว

      Taas muran kama jiro sxb adaan war ka hayne baadh taariikhdu wixii xornimada ka danbeeyay uun maahan

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว

      Angagyow qalbi dhagaxa ah waryaa Taariikhda waligaaba ma aqrinin
      Waxan ku dhihi lahaa maan gaabyada ciyoow wax ma fahmaan

  • @YaasiinMaxmed-pi1bk
    @YaasiinMaxmed-pi1bk ปีที่แล้ว

    Macha Allah sheekh

  • @youdontneedmyname730
    @youdontneedmyname730 ปีที่แล้ว

    Jaza kumullah qeyr

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 2 ปีที่แล้ว +7

    يحفظك ربي يا فضيلة الشيخ والله اني احبك في الله ودام الله صحتك ونفع بك الأمة وكفاك الله شر كل ذي شر الهي آخذ بناصيته

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว +2

    Adigu sheekh ma ogaadeen baa u badan cidaad u muxaadaraynaysid waxaan u malaynaysaa inaan marr hore maqlay reer macalin

  • @barawaani
    @barawaani 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Illaahaay ha ka jaza siiyo

  • @khaliifgadhwayne
    @khaliifgadhwayne 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh fikradan waa kugu raacay. Waa in ladilaa dowlad mamul goboleedyada iyo wixii xukumayaba

  • @CimranFaruuq-nq1nu
    @CimranFaruuq-nq1nu 11 หลายเดือนก่อน

    Waa diyaar sheekhow

  • @sahrasheikh6344
    @sahrasheikh6344 3 ปีที่แล้ว +7

    Wuxuu yiri indha la aantii dad cunimuu ku darsaday hadda tagfiirnimadii ma qabyaalad baad ku darsatay ilaahay baan kaa magan galay diina kaama soo doonane i dhaaf ciddaa dhaaftaa dhur leh

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว +1

      Faajirad wax ogayn oo diintaada waxba ka yaqaanin baat tahy.
      Diintaada si sax ah u fahan kadib hadal waxyay xunta ah.
      Waryaa gaalada way idin mashquulisay waxyaabo xun xun, sheekhii runta ka hadlana wad ku jeejesaysaa miyaa
      Libaaxa wax maka sheegi kartid oo afkaagi ur badan ha ku taagin.
      Waxa soomaali nabada u diidan waa gaalo iyo gaala raac ama diinta diide,
      Sheekh xasaan dadka raacsana waydiidanyiin arintaas
      Oo waxay rabaab in soomali ay naqato midnimo iyo diinta lagu maamulo
      Lkn reer maan gaab wax ma fahmaan si qaldan ayay diinta u qaateen.

  • @XiddiggaXiddigga
    @XiddiggaXiddigga ปีที่แล้ว

    alla ha ku xafido waa runtii

  • @mahamedsalah4940
    @mahamedsalah4940 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh gaalada raacyada inuu kala diro ayey aheyd

  • @alifarah6254
    @alifarah6254 3 ปีที่แล้ว +3

    Asw nin dhintay lagama hadlo . Ilaahay ayaa xisaabinaya...

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo iyo maxamed siyaad mid waliba asaagii iyo xiligiisii wuu ugu fiicnaa

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah sheekh, Ilaah ha ku dhowro!

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalia wey dhamatey wexey dhamatey malinti u yimid baqtigii afweyne aso qawan la aminey bilabey dad dil dhiig cab moryaano ka keney garba harey watey kabahodii. Ka carareen wexey dugi jireen dad nol hargeysa rusheyeen

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 3 ปีที่แล้ว

      Waa ruunta maxay kaa heelan waa kuwa afka kuu lugeye ee wakhtiga
      Xeeryo qaxonti Kanye dhexe faadye
      Sheakh naa maa leeh shaarifna maa leeh daalimintu

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo muxuu kala tuuraa waxaad u aamin san tahay gaal inuu yahay ee sidee xukun ugu baraarujinee sheekhoow...

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      Walaal sheekhnimadu maanta ma sidaad doontaba yeelbaa????? mise sidani waa sheekhnimo dhagaraysan oo dano qabiil lagu dhamaysan rabo?? Alloow sahal amuuraha

  • @hashiabdi1197
    @hashiabdi1197 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakumu laah

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa inaabtigaa weeye siyaad bare sheerkh ha ha

  • @AliAli-jy7kb
    @AliAli-jy7kb 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar

  • @musekanaan628
    @musekanaan628 2 ปีที่แล้ว +1

    WALAAHEY WAXAAN KAA MARQAATII KACAYAA KALMADDAA INEY SAX TAHEEY HALA DILLO SHEY DAMAHA

  • @xuseenmaadeyibraahim3544
    @xuseenmaadeyibraahim3544 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah sh xasaan

  • @iconicon123-ld8gl
    @iconicon123-ld8gl ปีที่แล้ว +1

    So badi

  • @tiimafaras7904
    @tiimafaras7904 ปีที่แล้ว +1

    Qadar oo dgan anga ree macalin ataa ka badan 😁😁😁😁😁

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi been ma ahan waxa shekha ka haley illah ha isku keeno soomalida

    • @faisalmohamed6
      @faisalmohamed6 3 ปีที่แล้ว

      Warya somalia is dead day dreaming about project shanta somali wouldn't wake just try to build so called failed State before preaching about unity should start from your own family members in order to unify Somalia

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad Barre Allaha unaxariisto isagaa caqlibadnaa

  • @faisalmohamed6
    @faisalmohamed6 3 ปีที่แล้ว +2

    Islamic teaching is to obey the master but not the dictater

  • @kaltumaali8470
    @kaltumaali8470 3 ปีที่แล้ว +5

    كلام سلييييم 100% الله يحفظك و يبارك

  • @farxaanamiin6249
    @farxaanamiin6249 3 ปีที่แล้ว +1

    Galgaduudland 💪🏿🇸🇴

  • @fadumodeeq4144
    @fadumodeeq4144 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh
    Xasaanoow
    Adoon
    Cidkale
    Fiirin
    Bal
    Adigu
    Kitaabka
    Alaah
    iska
    dhexfiirih
    Maxaaad
    Ku
    Xukumilahayd
    Naftaaada
    Wlllll
    Aad
    Ayaan
    Kuugu
    Baqayaaa
    Alaaah
    Markaad
    Hor
    istaagtoh
    Hadaaadan
    Alah
    Utoobad
    Celin
    islaamkanah
    Adan
    Cafis
    Waydiisan
    Fadlan
    dib
    isu
    Fiirih
    Shiikhooow

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 2 ปีที่แล้ว

      isla weyni ba ku jirta
      dilka agtisa wa ka fudeed
      diintisa istustus ba ku jira

  • @MaxamudDiriye-qo1xj
    @MaxamudDiriye-qo1xj ปีที่แล้ว

    ان فرعون علا في الارض وجعل اهلها شيعا aqoon yahanadeena xalka halkaanbuu kujuraa aayadaan anakoo ujeedno wadaadada kamamarneen صلى الله عليه وسلم

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 2 ปีที่แล้ว +11

    Maamul goboleedada waa in laburburi yaa. Inshaallah

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 2 ปีที่แล้ว +4

    Kana wax dil mooyee caqli kalaba maleh allah ayaan kaa magan galay

  • @mdiinshmuse2870
    @mdiinshmuse2870 3 ปีที่แล้ว +2

    Takfiika la sheego ba waa kan ballaayo kugugu dhacday dhamaan wixiisu waa ha ladilo ha ladilo haladilo

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว

      Angagyow qalbi dhagaxa ah waryaa
      Sheekha inaad afkaagi ku taagto mahayn adigoo saas u liidan, Commentiga ku laabo hadii qof wax yaqaano ad thay sababtoo hadalaa waa hadala maan gaabyada fahanka kaagi aad buu u hooseeyaa.
      Maanta gaaladu dadka ay u baahan tahay waa adinka oo غزو الفكر
      Idinku soo weerartay danaha ay rabatay natiijadedu way muuqataa adiga maangabnimdaadi aqliga lagaa xaday.
      Waxaan ku dhihi lahaa hadad muslim tahay oo diinya islaamka jeceshahy marna raali haka naqani in diintada lagu diido inaad ku dhaqanto, Dastuur aygaalo soo dajisayna lagugu xukumo, sbabtoo ah dunidan Alle ayaa bauuay wax ku nool, Kitaabkii lagu dhaqi Lahaana waa u so dajiyay.
      Fadlan aduunyada gaalada maanta waydiidan tahya inay muslimiinta midowdo iyo in diinta islaamka isku maamulaan.
      Fadlan diintaada baro oo ku dhaqan ogown in diinta lagu soo duulay, shuyuukhda runta ka hadashana ha u arkin anay qaldan yihiin,
      Ogowna shuyuukha waxy dadtooda waxay tahay inay in diinta lagu dhaqmo.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha'Allaah Waa Sax sh Xasan🇸🇴💟👍

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 ปีที่แล้ว +1

    Waasax in aan lakaltegin

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa hadal sax ah

  • @nurisse6354
    @nurisse6354 3 ปีที่แล้ว +4

    Walhi kan in la dilo isaga waye waba dadka umadu ka degi ladahy

  • @username5747
    @username5747 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa nss Wayee. Fahad yassin ayuu ushaqeya

  • @badmaceywaye233
    @badmaceywaye233 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa runtiisa waxaad kahashay waa xaqiiqo ah

  • @abdulkadirgelle9369
    @abdulkadirgelle9369 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad bare

  • @abdirisackamin3827
    @abdirisackamin3827 3 ปีที่แล้ว +1

    rer macalin waa kuwee

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa hadal saxiix ah

  • @amenahmed3320
    @amenahmed3320 ปีที่แล้ว

    Ilaahaey Kuma barakeeyo daalim ayaad tahay ilaahay iyo aakhiro miyaad ilooday dhiiga Islamaka Ayaad baneesay

  • @abdiladifaadan2536
    @abdiladifaadan2536 ปีที่แล้ว +1

    Kusali nabigeena

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @saedsara
    @saedsara 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma anagaa waalan mise cadan baa laga heesayaa

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 ปีที่แล้ว +1

    Maamulgoboleed waxba lagaa weydiin maayee meeshaada soo ilkadheroow

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +4

    Siyaad bare sow ma aha kii Aayada Alle beeniyay? Waaxay Caqliga aad ku sheegaysaan?

    • @jacfarcali9691
      @jacfarcali9691 3 ปีที่แล้ว

      Caqligu waa kan uu 20 sano kugu maamulayay.

    • @dhagadeabdirahmanbare1925
      @dhagadeabdirahmanbare1925 2 ปีที่แล้ว

      @@jacfarcali9691 Hadaan susaale kusiiyo, galagadaan aqliga lagu sheego aduunkan wax kasta sameeyay SAXARADA in iska dhaqaan wuu tusi wayay siyaad bare haduu aqli jiro asagoo diin ku dhashay Islam ah diinka ma fara gashteen. Hadaa lee dahay runta yaan la sheegin waa Arin kale

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 3 ปีที่แล้ว

    Asc sh xasaani waa waxa aynu isku haysta Somalia vs saudi imaraat iyo masar li'anahu waxa ka taliya mbs mbz CC

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh ninja uu nabi maxamad scw ninkuu yiri hala dilo asoo Dugan muxuu sameeyay

    • @kadardirie6905
      @kadardirie6905 3 ปีที่แล้ว

      Waan fahmi waayey 3 jeer baan ku ceshaday walal qof Muslim ah oo Alle caabudaya ayuu ahaa Lkn sheekhu inooma faah'faahin sababta!!

    • @maryanhassan7386
      @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว

      @@kadardirie6905 ilaahey hana asturo.

    • @kadardirie6905
      @kadardirie6905 3 ปีที่แล้ว

      @@maryanhassan7386 aamiin

    • @khadraawiaxmed7471
      @khadraawiaxmed7471 2 ปีที่แล้ว

      Nabiga waa loowaxyooday inladilo ninkaas waxaana markii ladili waayana nabiga wuxuudhahay hadaa dili laheedeen waligiin ismaad qilaafteen

    • @khadraawiaxmed7471
      @khadraawiaxmed7471 2 ปีที่แล้ว

      @@maryanhassan7386aqriso jawaabtaas hooso

  • @samiyusuf9440
    @samiyusuf9440 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah. Sheekh xasaan jecliyaa. reer macalin 🤣🤣🤣

  • @emmavlogs8710
    @emmavlogs8710 3 ปีที่แล้ว +1

    Balayo Shiekh kadhiigataye noo dhaf Siyad Bare iyi Farmajo.Farmajo iyo Siyad bare waliiga magrtiid.

  • @yuusufmaxamed8952
    @yuusufmaxamed8952 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @runnbobo6147
    @runnbobo6147 3 ปีที่แล้ว

    Maxamed siyad bare alaha u naxariisto janatul fardowsa alaha gasho

  • @mukhtarmaxamud9362
    @mukhtarmaxamud9362 2 ปีที่แล้ว

    Allow Columbia a an baraney aafo hagaga dhigin.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +1

    Onlf USC snm ssdf iyo rra kuli bartamahii 1980 baa gumeysiga DHISAY burbur somali iyo burbur wslf xulafadeefa boran caruusa guji Bali harari iyo jabhadi Oromo islamita oo siyaad Barre ahn ku magacaavey somali abbo bal caqligaa eega. Onlf xataa somali bey

  • @saedsara
    @saedsara 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha soo hadeeyo qof dad aan waxba geysan dhiigooda ku baaqaya😔
    Yaa Allah 🤲🏾

    • @abdi8301
      @abdi8301 3 ปีที่แล้ว

      hooyadaa iyo hadeeyn bawas

    • @saedsara
      @saedsara 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdi8301 ceeb caleek, anagu diinta islaamka ayaan haysanaa hooyo iyo ayeeyo nooma banaana inaan *****, adiga hadii ay kuu banaan tahay, adigay ku jirtaa.
      Allah ha ku soo hadeeyo

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 3 ปีที่แล้ว

      Shacabka waxa shuqul Kuma leh. Ee marka dowlad diinta daneen la helo la samen kara

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 ปีที่แล้ว +3

      Marka hore cayda
      Mabanaano tan kale
      Hooyo hadaa caydey hooyadaa
      Ayaad caydey

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 2 ปีที่แล้ว

    Midkaan Kheikh isku sheega
    Ah waxaan wey diin lahaa
    Ogaadeen iyo Amxaaro keebaa
    Caqli badan?

    • @jamalmohamed8766
      @jamalmohamed8766 2 ปีที่แล้ว

      Siilkaga caqli badan culumada afkaga huurada leh kadaa

  • @cabdiqaadirmaxamuud1905
    @cabdiqaadirmaxamuud1905 ปีที่แล้ว

    SIYAABARE SINNE IYO SHIICO IYO ISLAAMKA SOOGALABA MUU OGOLAYN ADIGU NA HADAAD KU HAMIYEYSO SOMALILAND INLALAAYO CID UUN KUBIIR OO SOODAGAALTAG

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว

    Onlf wAa nr 1 dadka UMMADA QAYBIYEY.

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +2

    HADAAN MADAXWEYNE NOQDO. MAAMUL GOBOLEEDYADA LAMA MAQLEN. KII QABYAALAD AAN KA MAQLANA WAAN DILAYA. ILLAHOW HANKEYGA II RUMEE.

  • @saedsara
    @saedsara 3 ปีที่แล้ว +4

    Hada markuu comments kayga aqriyo ayuu odhan ha la soo dilo🤣

    • @WADAAG-MEDIA
      @WADAAG-MEDIA 3 ปีที่แล้ว +2

      War Axmaqnimada intaad deysid si xikmad leh u dhagyso wadaadka.

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 3 ปีที่แล้ว +1

      @@WADAAG-MEDIA ma ila aragtay waa mid careysan kan😂

    • @shaqalecabdikariin1565
      @shaqalecabdikariin1565 3 ปีที่แล้ว +1

      @@WADAAG-MEDIA hhhhhhh

  • @deeqmaxamedcaliqorey5778
    @deeqmaxamedcaliqorey5778 3 ปีที่แล้ว

    siyaad ayaa aqli badan mana isku dhowo

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 2 ปีที่แล้ว

    Haile Sillase wuxuu na soo gaaray oktoobar 1971.

  • @caydaroos
    @caydaroos 3 ปีที่แล้ว +1

    Chibsa maxaa waaye ?

  • @ahmedyusuf7674
    @ahmedyusuf7674 2 ปีที่แล้ว

    Maxaad careen u heysaa in uu Nabigeen Suuban asxaabi tukanaaya yidhi luqunta kajara.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว +2

    5 wadan ayaa lo kala baxa dad carur xadey bililoqo wada iyo qabiil ma rabno nin walba rejenkiisa ha dhisto ciao ciao somalia nacala ku yaal marexaan nogama sokeyaan itopia

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      Soomaali rajaddedii sidanay ku danbeeysay kamana soo raynayso, bal u fiirso nin farmaajaysan-baa dadkii u wacdiyaya oo hadana danta iyo wanaagga umadda soomaaliyeed baan wadaa!!!!!

  • @bedwaaqcawsgurow6401
    @bedwaaqcawsgurow6401 3 ปีที่แล้ว

    Caammannimada shiikh!

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 ปีที่แล้ว

    Waa cadawga somaliland kan foosha xun saqajaan

  • @saedsara
    @saedsara 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhiiga muslimku inuu xaaraan yahayna waad sheegaysaa, dad islaam ahna waxaad leedahay ha la soo dilo!!!!!!

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 2 ปีที่แล้ว +1

      Qof muslim ah oo shirk iyo xuman faafiya in la is dhafiyo wey banana tahy

  • @prosl11
    @prosl11 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh kaa hadal waxaa umadda somaliyeed kale qaybiyeey

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 ปีที่แล้ว

    Dadka waxaan kusoqoroooo waaa jahill. 1970. Iyo 2017. Iskumid miyaah. Waqtiga. Baaa iskumid ka digeen

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 2 หลายเดือนก่อน

    Xayawaan Farmaajo iyo siyaad bare waa kaa caqli badanyihiin

    • @user-lo7mv4ki1c
      @user-lo7mv4ki1c 12 วันที่ผ่านมา

      Hhh masidaas ayay ugu caqlli badanyihiin iyagoo 100k oo qof oo ah farmaajo iyo siyad barre ah gaari maayaan sxb 😅😅😅 qabiilka yuusan kula waynan anaga ayay adeeradeey yihiin lkn Wado xun ayay hayeennnn

  • @filmhindicusub8708
    @filmhindicusub8708 3 ปีที่แล้ว +1

    In la dhameeyo oo umada laga qabto weeye lkn dadka qabiil qabiilka ka dhigay iyo cida taageersan midna ma ogola

  • @alixashi2503
    @alixashi2503 3 ปีที่แล้ว +2

    Kani wuu khafiifay

  • @saidaali412
    @saidaali412 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa waa inlajoojiyo wixii calan xun la ordo

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 ปีที่แล้ว +1

    قبيااالت

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +2

    sheekh aqliga allaha kuu daayo waa in lagu jano taaga mucaaradka oo dhan

    • @abuuyaasir1663
      @abuuyaasir1663 3 ปีที่แล้ว +1

      Maamul gobaleedyada dheh hadii kale waa laguugu jana tagaa

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 ปีที่แล้ว +7

    Ciirtaa dhamaa Caydaayaqaan
    Siyaad Barre ayaa ku xoreeyay
    oo soomaaliyana kugu Beeray Adigoo qoxootiga ah, oo Amxaaro ku
    Gumeysato. Hana Waxaad ku noqondoontaa Gumeysigii

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว

      Habaryar soomaalidu asxaan ma leh siyaad barre dabadii soomaaliyi haadkaa cunay iyagana waa la og yahay wuxuu u qabtay waa calool xumo inuu nimankan isu adeerka compare gareeyo ama dhaho kanaa kan ka fiican wallaahi inaan xitaa bilaabin inaan dhegaysto markaan arkay wuxuu cinwaan uga dhigtay ayaaban hal comment la soo boodey

    • @abdimalikyussuf5972
      @abdimalikyussuf5972 3 ปีที่แล้ว

      @@ummuisra6721 siyaad bare munafaq buu ahaa ee diinta qabiil haka racin siyaad bare wuxuu dhahay raga iyo dumarka wey siman yihiin

    • @KABAX21
      @KABAX21 3 ปีที่แล้ว

      @@abdimalikyussuf5972 waxaas waa ku soo cel celisaan lakin saas muu dhihin ee taariqda soo baro , qofkii ilaahay tartiis usoo amaano Siyaad Barre maxaa uga gubataan oo hadana qabiil ugu orodaan. Siyaad Barre cadaanki ugu quwad wenaa uu didiyay kuwa hada joogo maxay hayaan

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi been maadan sheegin.. siyaad Ethiopia ayaga dartood buu ula dagaalay. Ethiopia kakeenay somaliyuu keenay. Kenya ayuu uga hiiliyay garisa gubay. Maantana way caayaan. Kaagasii darane somalidii xorta ahayd ayay Kenya keeneen

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 ปีที่แล้ว

      Ku aflagaadeeyay.

  • @zamzamcali2293
    @zamzamcali2293 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin tukanaya iska daaye ninkii gaalka ahaa ee iyadoo dagaal lagu jiro ashahaatey asxaabigi dilay markuu nabiga scw usheegay . Nabigu wuxuu yidhi gaalkaa ashahaatey kalmadaa uu yidhi xagaad ka gali qiyaamaha waayo waxaa loo dagaalamayaa kalmada laa ilaaha ilalaah markaa nin tukanaya in nabigu amro in la dilo xadiiskaa xagaad ka keentay

  • @hamzaabdirahmanmahamud4175
    @hamzaabdirahmanmahamud4175 2 ปีที่แล้ว

    waa arin aad uqiimo badan markaa inlalakala diraa madaxwaynayaashan faraha badan waana kasugaynaa farmaajo haduu soolaabto

  • @mohamedaxmedmiregacanbarwa388
    @mohamedaxmedmiregacanbarwa388 ปีที่แล้ว +1

    War shiikh marhadaad farmaajo wax kashegyay kitaabka been hakashegii waxaa kugujira
    Afaara qabiil

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqaal seeflabood waaye kk bisinka

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh maxay diintu u shaqayn weydey somaliya muxuu qabiilku u shaqeeyey oo wax walba uga hormaray

    • @abdirahmanhassan9602
      @abdirahmanhassan9602 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabiil mashaqeeeyo wll waxaan kaqaadnay burbur iyo diin laaan
      Waad aragtaa 30 kii sano oogu dambeyay dhibkan kujirnay waxaan kaqaadnay qabyaaladii iyo diintii oo laga tagay quraankii labeeniyay culimadii lalaayay .Ilaahey intuu noo nimceeyay ayuu wax kasta noo fududeeyay oo naga dhigay libaaxyada afrika lkn waxaan kubadalnay caasinimo iyo hadalkii Eebe oon labeeniyay.markii intii Ilaahey lagucaasinaayay oo culimadiisa lalaaynaya maxaan kasugeynay inuu noogu jawaabo.
      Marka haumaleynin inuu qabiil shaqeeyay ee Ilaahey ayaa wax waliba nasiiyay oo nagu imtixanayay lkn waan kuguuldareysanay
      Marka xslku waa in Ilaahey loolaabto oo gacmaha loo hoorsado diintana lagu dhaqmo Quraankana dastuur laga dhigto
      والسلام عليكم ورحمه الله وبركاته

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 3 ปีที่แล้ว

      MA allaah figrad fiican ayaad kahadashey cabdiraxmaan xasanow horusoco walaalkayow

    • @abdirahmanhassan9602
      @abdirahmanhassan9602 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aliderie4978
      Mahadsanid wll
      Ilahey hanaga dhigo wixii fikradahaas iyo kuwa kale wanaagsanba dhaqangaliyo

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin walaalkayow

  • @maxamuudaxmed6481
    @maxamuudaxmed6481 3 ปีที่แล้ว +1

    Damar iyo labadisadan weyaan wadir isdhalay caqligodu wuxu kafikirayay wax dumi waxkale maya

  • @yuusufali
    @yuusufali ปีที่แล้ว

    Farmaja aqli badan io Hawiye laa dagaalamin Aabaha umada aniga 30 jiraa xabadaana ocoto wali

  • @sh.khalid1186
    @sh.khalid1186 ปีที่แล้ว

    Libaax