Digtoorkii Bajaajta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มี.ค. 2021
  • Qof aad si kedis ah ula kulantay oo aad ka heshay, sidaasna aad ku kala lunteen, sideed ku heli lahayd? Dareenka noocan ahi waxa uu ku kooban yahay qof keli ah, mana sahlana sida dareenkaas loo la noolaadaa. Sheekadan waxa ila wadaagtay inan ka mid ah dhegaystayaasha Codka Ubax. Dhegaysi wacan!

ความคิดเห็น • 51

  • @maandeeq2851
    @maandeeq2851 3 ปีที่แล้ว +28

    Sheeko kasta jcylban kasii qaada anan ogayn 🥰❤

  • @bedramaxameefarax6588
    @bedramaxameefarax6588 ปีที่แล้ว +6

    Waxan Habeen xili dambe soo racay bajaj waxa soo koray bajaajta xaga hore wiil dhexdhexaad ah oo midabkiisu yahy mariin jidh ahaana dhisan wuxu xidhnaa garan gacmo gaap ah oo BUNI ah 🤎 wuxuu isoo eegey dhowr jeer si dareen oo aan ka fahmaayo inuu iga heley soo kle ani lafteyda waxan daremayaa dhaqdhaqaq dhinaca wadnahaa wuxuu si degan u yidhi wlll waxan rapaa in aad I geyso dhakhtarka Mahlan si aan ka daremaayo sidi qof magalada ku cusub waxan si eegnoba waxa la garay meeshi aan ku dagilahaa wan ka degey waxan qomameyey in aan ka dego oo aan ilaa dhakhtrka aan raaco balse wakhtiga ayaan samaxeeyn habeenkii waxa I bilowmay fikir hurdo la,Aan subaxii abaaro 7:30 suxbanimo ayaan go,aansadey in aan dhakhtarkii tago markii aan sidaa bajajti uga degey waxaba arkey wiilkii aan xalay la seexan wayey wn farxay lkn wiilku u degdegayey hadana Waxa iga badan aragaa Aan arkey wn ka daba tegey lkn wn wayey wn badhey lkn wan ka quustey wn ka yimi dhakhrkii markii aan gurigii yimi wn is qomameyey 😢 waxan go,aan ku gadhey in aan waxa tago dhakhtarkii wn tegey abaaro 8:30 PM sidii aan dhakhtarkii uga badhayey waxay gadhey ku dhawaad 11:00 wan ka soo baxay waxana ka rajo dhigey in aan Helyn qofkii aan jeclaadey waxan galay wakhti murugo io xanuun aan cidi ila daremeyn waxan nacay cunto io taleefon aan isticmaalo waxay ahyd 2023 ilaa bishii 1aad waxan wehel ka dhigtaa (odhahdii ahyd xiliyada dhararha waxan dheefsada murug ebow rapow qofkii aan jeclaa degdeg igu keen 🤲😢 idiiga arlo I keeni karayee😢

  • @saidaali4231
    @saidaali4231 2 ปีที่แล้ว +10

    waxan si fudud iskubaranay inan doctor isbarasho kadiba waxa u jeceladay si waaliya waxan daremay inaan cagta saray wado aan dhamad laheen oo aan ku kali ahay isagu waxa oo isheega inuu ijecel yahay lkn darenka gudahayag ku jira waxa uu shegayey inaya been tahay waxa gonaan saday si kama danbeysa inaan naftayad runta usheego waa jerey siga xiriirkiisa aniga oo jecel isaga waa qabilay runta oo ahaa waaan waliga la iladaranan doono jecelkiisa waxa isugu kaayo danbeysa mudo 3sano laga joogo wali waa u ilmeeya jecelkiisa lkn waxan ku faraxsan haya manta qofka aan ahaya waayo waxa noqoday qofa adaga oo waxa aan ka naxo malaha sidkale ma jiran waxa aan ka baqayo inaan waayo isaga dabdii alx inaan waayo oo kali qofkaa jecelaa ee aaan waayin qiimaha naftayada

  • @najmayuusuf3825
    @najmayuusuf3825 ปีที่แล้ว +6

    Really aniba sheeko sidan ka duwan ayaan igu dhacdey lknze alx waan heystaa🤴🏼🔐

  • @ismahaanmohamed2266
    @ismahaanmohamed2266 3 ปีที่แล้ว +21

    Gabdhoo is adkeeya xitaa xuural cayn haduu u eegyahy gabadhi ninkay radsato qiimo uma yeelato badana 🤐😏

  • @fariidoinafaarax3544
    @fariidoinafaarax3544 2 ปีที่แล้ว +13

    Codka ubax podcast adigoo dhageysanaya waliba jawi dagan cajiib weye 😴❤

    • @laylofaysal7579
      @laylofaysal7579 8 หลายเดือนก่อน

      Qof kaliya ila tageera thy byo🥰😊

    • @maidomalabo
      @maidomalabo 7 หลายเดือนก่อน

      Anu xilida danbe ee habnka la eegtaa😂😢

  • @libaaxeryade1799
    @libaaxeryade1799 3 ปีที่แล้ว +19

    Commentka hablo keliya ayaa dhex boodaya kuwii rag ahaa meeye🤔🤔
    yaa quluubul axjaar aynakum😅

    • @NajmaNajma-zz6fe
      @NajmaNajma-zz6fe ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 qalbi malaha malaaa kuwaasi

  • @cabdicasiis7122
    @cabdicasiis7122 3 ปีที่แล้ว +12

    Aad ayaan Kugu Xidhanahay Balse Waxan Jecelahay Inan Mar Un waqti Kuwada Hadalno

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 3 ปีที่แล้ว +9

    Wa ku far sanahy inay ugu dnabeyn is helen sahra iyo axmad
    Wxn rajeynaya 2 kata o is raba xita haday hadaiswayen inay dib ka kulmaan🤲💕

    • @x-tttabdi50cent62
      @x-tttabdi50cent62 2 ปีที่แล้ว

      Sheekadiiba haday qabyo igu noqotay aniga!!
      ma Dr kii iyo inantii jeclaydbaa is helay markaa noo dhamaystir 😂😂

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 2 ปีที่แล้ว

      @@x-tttabdi50cent62 😂😂😂 bal sug wallalo aan dib uso dhagystee😂 ma anaa garabayaba wxn dhagysty 🤪

    • @x-tttabdi50cent62
      @x-tttabdi50cent62 2 ปีที่แล้ว

      @@monamandeeq3059 😂😂😂😂

  • @ikraanoontira1220
    @ikraanoontira1220 2 ปีที่แล้ว +7

    Inan qisadayda kula wadaago ayan rabaa wll

  • @taakoshow563
    @taakoshow563 8 หลายเดือนก่อน

    Farxadadu waa farxadayada wllo mahamet ❤❤

  • @UsameAhmed-oh9du
    @UsameAhmed-oh9du 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay amarkii kamana dhargo kamana caajiso Codka ubax podcast ❤

  • @mafisawardi2565
    @mafisawardi2565 3 ปีที่แล้ว

    Caadimaaha mr ubaxle Anigii baaba guuxay

  • @sucadaxmed4610
    @sucadaxmed4610 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheko tano kale ah ayaa igu dhacday xumaa qofkad donayso oo qofkale is calmadena

  • @samatar4444
    @samatar4444 3 ปีที่แล้ว +12

    Halkan waxaan ka salaamayaa xaajiyadayda comentigaygan akhriyi doontaa
    Habloow iisaara ✋

    • @TouristTide3080
      @TouristTide3080 2 ปีที่แล้ว +2

      Wn kaa qaaday kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk

    • @TouristTide3080
      @TouristTide3080 2 ปีที่แล้ว +3

      @@samatar4444 kkkkkkk

    • @samatar4444
      @samatar4444 2 ปีที่แล้ว +3

      @@TouristTide3080 qosolkaa yaryari waa waxaad nagu qaldaysaane kkk

    • @TouristTide3080
      @TouristTide3080 2 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkk maya khalad ma jiro imika Kkkkkkk

    • @samatar4444
      @samatar4444 2 ปีที่แล้ว +2

      @@TouristTide3080 horta waxani maanu luuq lahayn kkk

  • @idilhaaji7270
    @idilhaaji7270 ปีที่แล้ว +2

    Codka ubaxa🤚cod degan halasiya dhaguhu dhibsanyn aya nooguso degsisa Ismail mhdsanid

  • @zadomohamedabdi9077
    @zadomohamedabdi9077 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi jab weynaa.🥺💔

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 2 ปีที่แล้ว +1

    It's painful wlhi

  • @radwayusuf9658
    @radwayusuf9658 3 ปีที่แล้ว

    💔💔miskiin

  • @user-ny4lr2to8b
    @user-ny4lr2to8b 11 หลายเดือนก่อน

    azc waxen raba inaad wareaysi aad iga qaadid codka upax

  • @user-ze6nn2wm3h
    @user-ze6nn2wm3h ปีที่แล้ว +1

    Sorry.
    Jacaylku wuxuu leeyahay 41 albaab oo laga galo,iyo hal albaab oo laga baxo.

  • @calixasan9183
    @calixasan9183 ปีที่แล้ว

    💕

  • @Giftgiver511
    @Giftgiver511 ปีที่แล้ว

    Qisadaaa Waxaan Umalaynayaa iny Borama Ka Dhacday zax

  • @nimcocali6649
    @nimcocali6649 10 หลายเดือนก่อน

    It's to be difficult 😢

  • @mizkizhood6985
    @mizkizhood6985 2 ปีที่แล้ว

    Oh 😥

  • @marwogopaadmg1272
    @marwogopaadmg1272 2 ปีที่แล้ว

    Kama xiizo dhaco

  • @apdipazidmohamed4093
    @apdipazidmohamed4093 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta jaceylkoodi aaan kasban ayaaaan kow ka ahy runtiiii jaceylku ha waaarooo

  • @riimamuuse2548
    @riimamuuse2548 ปีที่แล้ว +1

    HalkA kala wadaga waxn hayo😞

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan u jeclahay dareenkaa xilligaa yaree aad saxiibadahaaga aad ku kalsoontahay aydun kawada shaxaysaan hebel😂waa dumar oo wax ka xadhko badan siday u xallinayaan miyaa arrin adiga ahaan kugu weyn😂

  • @hafsamohamud8283
    @hafsamohamud8283 3 ปีที่แล้ว

    😰😰🙈😰🙈🙈😰😰😰💔

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir8363 2 ปีที่แล้ว

    Ma halkaas ayey kaga hadhy

  • @aragsanbashirsaid1235
    @aragsanbashirsaid1235 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan haya sheko aanan umlynayn inay cid ku dhcdy aniga hortyda😌