CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 10

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2022
  • Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan!

ความคิดเห็น • 318

  • @xamda5485
    @xamda5485 ปีที่แล้ว +110

    😭😭codka ubaxa qisa kastonka dhagaysto hadana man arag mid ka xanun badan taydaa waxanan huba hadi aan dadka lawadagilaha inano qofkale ku dhiraden in oo soo tabiyo qisadisa si kastay tahay ba waxan rajaynaya in aan malin un noqdo qofka aan ahay😭

    • @amiishanalka998
      @amiishanalka998 ปีที่แล้ว +4

      Abyo qlbiga alle haku qabo jiyo koley adunkan baa imtixana 🥲

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 ปีที่แล้ว +3

      Nala soo wadaag huno🥺

    • @farahjama2184
      @farahjama2184 ปีที่แล้ว +3

      Huno ilasoo xidhiidh adoo mhdazan hdaad diyaarthy wxan rabaa inaan xnunka kula dareemo

    • @galaydh-tube22
      @galaydh-tube22 ปีที่แล้ว +2

      Allah qalbiga hakuu qabojiyo
      Lkn qisada nala wadag an cashar kabaranee walal❤

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 ปีที่แล้ว +2

      xamda acs wll jecelka waa naxriis balse murgtiis bdn adiga kaliya waxa ma jeceled dadka dhn xanunukaga said uma fhamyan wll is dhrgali markst waan sada aad shegtay qofkstaa qiso u gaar haysta .. ano yar ayuu aabahy igu yiri nolosh marn waa iftin marn waa mugdii . horay usoc haa niyad jabin wll allah haku cawiyo sided jeceshy u nolow .. firintan hadan kgu gaafya iga rali noq wll

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 ปีที่แล้ว +27

    Jacayl qof soo maray baa garanaya laakiin ninkaasi inuu go aan qaato ayay ahayd Oo salatu Laysha ukaco wllhi waad dagaysa qof waLba Oo qof jecel haysta alle ha isku daayo ilaa alle kala jeclaado hawaaro jacylku ❤🥰

  • @cabdibasid4827
    @cabdibasid4827 ปีที่แล้ว +6

    Gabadha qalad kuma laha Wyo qof ka garaad ka leh qof noloshiisa kaafin kara ayuu damcaa hadii yarku u sheegan lahaa jcylkiisa waa laga yaapay in ay ku qaadato maadaama naxariis badan ay ka heshay dhankiisa.
    Allha qaboojio quluupTa mucaashiqiibTa.🥲

  • @rahmamahdi8170
    @rahmamahdi8170 5 หลายเดือนก่อน +4

    Sababta mooyi qisakastoon kadhgaysto codka ubax waxaan dareemaya jcyl 😢

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 3 หลายเดือนก่อน

      Jacaylkaa kula mcn 😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +8

    Jacayl ka wuu jiraa, calafna wuu jiraa, ilaahayow isku nuuri intii is jecel ❤️Inta aan ku guulaysan jacaylkan ilaahayow barakee 🙏🏼❤️oo si badal khayr qaba

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 ปีที่แล้ว +18

    Kaaba Ahmed Caydiid noo casuum mar kale ❤️👍🏾

    • @user-cv6fv1wj5e
      @user-cv6fv1wj5e 3 หลายเดือนก่อน

      Mar 4aad ayan ka sugayna codka ubax🎉

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 ปีที่แล้ว +19

    Waliga Dareenkaaga Ha Qarsan😭 Naftana Cidhiidhiga Ha Gelin

  • @asmacumar2346
    @asmacumar2346 ปีที่แล้ว

    Hore ismail waa baranaamujayada wax badan xiiso galaya barnaamujyadaadu waxan jecelahay xiliyada jawigu daganyahay inaan dhageysato hada waa duhur🥰 so badi bro

  • @sumayamaxamed7938
    @sumayamaxamed7938 ปีที่แล้ว +2

    Wallhi waa qiso xanuun badan ay adg tahay inaa imka qofsaaso dhan kuu jecel aad heshid walow aan haysto qof aan isku qabno mid xad dhaafa waxan rejynaya inu ilhy isku kaaya daayo qof walba oo wax jeclaadana qofkiisa uu ilahy ugu hagaajio wax ka xunuun kulul ma jirto qofkaaga oo aad waydid

  • @zawzanhappy5892
    @zawzanhappy5892 ปีที่แล้ว +1

    Salaamat kuli aafad qisba qisay kaxanun badantay runti Allah waxan karajaynaya qofkasta oo xanunkas daremaya in uu Allah qalbiga udaweeyo wax khayr leh ugu badalo amiin Amiin,
    Inanka xanunkasi kudhacayna Allah Haka caafiyo wax khayr leh Allah ha ugu badalo gabadhiisana Allah ha ubarakeeyo awlad khayr leh Allah hakalasiyo amiin Amiin
    Waxan Kaloo odhan lahaa inanka wll khayr ka halku kujiro Allah ayaa og marka qalbigaaga Allah kuxidh oo bahidaada uso ban dhigo isaga uun ayaa qalbiga dawayn kara oo og mar walba xalada aad ku sugan tay ,
    Wad kumahad santay in aad nalawadag tay qisadada,,,Inanka qisada soo tabinayana wax leeyay shukrn wll.

  • @nuurasantooni1742
    @nuurasantooni1742 ปีที่แล้ว +5

    Jecel qurixdiisa Cid kashekeysono oona dhib somarin wan wayey 🤕🤕😭😭😭😭

  • @ahmedsomali1588
    @ahmedsomali1588 ปีที่แล้ว +4

    Waaan ku faraxsanahay in aaan maantana daawanayo 10 maalin walba qayb soo daaah wll coddsi

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi Wa Qiso Xanuun io Murugo Xambaarsan Aad igu Dhow teyda 😥🥺 Magaranyo sababTa aan u ilmeeye lkn Qlabigeyga Sualhas dhaN wuu garnya JawabahooDa 💔 💔

  • @cabdisamedmaxamed6950
    @cabdisamedmaxamed6950 ปีที่แล้ว +8

    Jacaylka Hadad qarsatid sida Oo kLe kugu dhacysa wlhiY Darenkaga dhiibo Qofkaad jeceshay jacaylkaga u sheego 😢😢❤❤

  • @xavinho8
    @xavinho8 ปีที่แล้ว +12

    Jaceelkaga sheego Intey Ay wx kasto Ay Dhowyhn oo wax Laqu Qapan karo ❤️😭 Allow Intiii Isku Frxsn Farxad U Zaidyo Intee Murugsan Allah Murugta Ka Qaado😭🤲❤️

    • @kaifabdikafi7596
      @kaifabdikafi7596 ปีที่แล้ว

      Lkn wax walba mar bay munaasib ku yihiiin

  • @anabhassan9801
    @anabhassan9801 ปีที่แล้ว +1

    I don't stop crying wllhi ilaahy farxad waarta hakusiiyo wll qli😭🤲🥺💔

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 ปีที่แล้ว +16

    My favourite barnaamij🥰👏🏻

  • @fruitburst8324
    @fruitburst8324 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan thy wll qaliya marar badan ayaan soo galaa chanelkaga si aan u hibiyo inaa soo dhigtay barnamijka waa laiga guursaday ugu manta ayaan dhageestay adoo mahadsan hadee macquul tahay inoo soo badi thanks abwan😍

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 ปีที่แล้ว +13

    Nasiib wanag mesha ninka iska helnay waa meel madow,marka iyadu ma garan karto cida latumayo😩

  • @captainmiizo9126
    @captainmiizo9126 ปีที่แล้ว +5

    Motivational speaker 😮❤

  • @Dhayane4858
    @Dhayane4858 ปีที่แล้ว +8

    Ax waqtigu waxuu ahaaa 2009 😢😢

  • @xudayfixudaysi-px1ke
    @xudayfixudaysi-px1ke ปีที่แล้ว

    Barnaamijkan aad ban uga helY anigoo soman xitaa waan dawadaa horey usoco💯♥️✨️

  • @Nabaad-podcast
    @Nabaad-podcast ปีที่แล้ว +41

    Alla ismaaciiloow, habeen dhan baan ooynaya.😢 illaahay qalbiyadeena ha noo dhawro.

  • @Princess-Bela9
    @Princess-Bela9 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylow xumidaa oo ya lagaga dacwooda. Ilahay qlbiyada ha u qaboojiyo inta wax jcl oo dhan😭😭😭💔

  • @allowiirumeeriyadayda3710
    @allowiirumeeriyadayda3710 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylku waa xanuun iminka waan ka raystay alx

  • @shaficiismaelahmed7640
    @shaficiismaelahmed7640 ปีที่แล้ว +7

    Codka ubax
    Waa barmaamujyada ugu xiisaa badan

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 ปีที่แล้ว +9

    😭😭💔💔💔ilahw Qalpiyada u adkee qof walpa oo qofkiisu cidleeyyy

  • @JaamacAbyan1
    @JaamacAbyan1 ปีที่แล้ว +17

    Nio waxaan kugu sheego garan maayo, habeen walba suuqa ilaa xaafada waxaan sii dhagaystaa waxyaabaha aad halkan soo galiso haba ugu macaanaadeen sheegada WAA LAYGA GUURSADAYE. ee salaama saaxib.

  • @dr.abdinasirhasan4912
    @dr.abdinasirhasan4912 ปีที่แล้ว +1

    Qisadaba waxaan nacay markaad tidhi hooyaday iyo iyada iyadaan raaci lahaa aduunka hooyo cidna kuma doorateen wllahi❤

  • @mawroraxma7614
    @mawroraxma7614 ปีที่แล้ว +6

    Kaasi kolay waa ciidagale cid kale maaha ku waas baa ehelu jacayla 😂😂😂

    • @mabsudabdi8888
      @mabsudabdi8888 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wll sidad noogu xil qarisay jacylka reerkayaga walaga dayriya😂

  • @CamanKiish2
    @CamanKiish2 ปีที่แล้ว +5

    Sheekadani Murugaba maaha, waa xaRaabe dhaaf 😂😂😂.. qof dhagaystunbaa igu raaci kara 🔥

    • @mushtaaqomar9657
      @mushtaaqomar9657 6 หลายเดือนก่อน

      Walhi waa runtaa intii hore waan qoslayayba 😂😂lkn intii dambe qiiro isoo haysa

  • @samrahmohamed2332
    @samrahmohamed2332 7 หลายเดือนก่อน +1

    What a sad story
    The moral of it is: don't hide your feelings and express them before it's too late
    Haduu goor hore u sheegi laha laga yaaba in aanu rafaadka intaa leeg mareenba... inkasto wx qoran ay ahayd😢
    I feel sorry for his wife😢

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi ปีที่แล้ว

    Ax waa qiso xanuun bdan runtii💔😢Waa wiiL fariid ah lkn nasiibka ka hiiliyay😢ilhay nolol qurux bdan ha siiyo❤

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk ปีที่แล้ว +2

    Alla xanuun weyna illahow waxaan ka magan galay jaceyl aan la i ogeyn😢😭

  • @amaalibraahimaxmed6818
    @amaalibraahimaxmed6818 16 วันที่ผ่านมา

    Allà yaa qisadayda ku dhiba aad yaabtidee😢❤

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว +5

    Jacaylka dhabta ahi cajiibsana xitaa iyadoo la guursaday ayuu ka quusan waayey illaahayoow qof si dhab ah noo jecel hanoo wayin..inankaasna reerkisa allaha haw barakeeyo iyadana haw barakeeyo ❤❤❤❤

  • @xamdanuurfanax5415
    @xamdanuurfanax5415 ปีที่แล้ว +2

    Qalbiyada an hadlin ee la dhiban jaceelka ayaa imuuqda 😢😢

  • @feyruuzmahad5941
    @feyruuzmahad5941 ปีที่แล้ว +2

    Can't wait 11 fadlan laso dhaqso wll

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 ปีที่แล้ว +1

    😮😮😮😮 qisooyinma wada cajiibka ah
    Waxaba la mooda jacylka dadka gaar ah inu ku dhico o ilahey u qoray inta kalena noloshoda cadi tahy😊

  • @calimahamadabdi7442
    @calimahamadabdi7442 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi jacelka dhabta ah lamashegan Karo🥺🥺😭

  • @dalxasofe4083
    @dalxasofe4083 ปีที่แล้ว +12

    "Nin gabadhii uu jeclaa, nin kale u kaxaynaya" dunida sidaa u taallaa kamay xishoon ninkaas.

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 10 หลายเดือนก่อน +2

    Marka dadku Lee yihiin aduunka cadaaladii wa dhamatay waa sidan oo kale

  • @hudamaxamed5370
    @hudamaxamed5370 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ismailaw wllo

  • @somali-nowgamer3424
    @somali-nowgamer3424 ปีที่แล้ว +11

    Caruurnimada iyo caashaqa xidhiidh gooniya ayaa ka dhexeya waxan xasusta wakhtigii aan dugsiga dhexe ku jiray waa galaaski 6aaad gabadh aanu galaska wada dhigan jirnay ayaa jirtay bari waraaqo ayaa laysku qori jiray ninkii wadno u haya inkasto aan gabadha jeclaa hadana kumaan dhiiran inaan u qoro warqad iyo inaan la hadlo waxa jirtay wakhtiyada qaar in bugaagta aaan u dhiiban jiray si ay igu sii qaado awood aan wax ugu sheegana maan lahayn dhibata i haysata waxay ahayd inaan ka cabsi qabay hadii aan warqad u qoro in mamulaha ay u gayso halkaan ceeb iyo faamilka oo ogaada arinta ayaan ka cabsi qabay hadii aan la hor istaagana inay i yaraysato ayaan ka baqayay madama aan ka gaabna inaan daawado ayaaa farxad igu filnayd ilaa wax waliba dhamaaden oo la guursaday cawa waxan u rajaynayaa inay farxad ku nolaato
    Caruurtu waa culimada caashaqa

    • @user-iv1qk2wz5p
      @user-iv1qk2wz5p 17 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂shp legend ahyd

  • @mawlidmohamed8873
    @mawlidmohamed8873 ปีที่แล้ว +2

    Waa Qiyso Xanuun Badan dhankastoo an ka eegay
    qofkii wax jecladay ama jacayl so maray un baa
    dareemi kara xanuunkaasi

  • @shaaruuaqaa2857
    @shaaruuaqaa2857 ปีที่แล้ว +2

    Zhb shaaruu aqaa ayaa magacayga la dhahaa ani qisadayda makula wadaagi karaa

  • @caskawaaga
    @caskawaaga ปีที่แล้ว +1

    Intaan dunida nooliyo daluunka iyo iilka hadii lagu duugana dacalkaan ku heysataa.....

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 ปีที่แล้ว +4

    Waa sheeko nuxur badan xabaarsan
    Wax yaabo badan ayaa uga dhex muuqanayaa qofki dhuuxaa
    Ismaaciil respect full my brother 💯👏

  • @Abdirahman3_
    @Abdirahman3_ ปีที่แล้ว +4

    Soo badi❤❤❤

  • @xaqiiqomedia1610
    @xaqiiqomedia1610 ปีที่แล้ว +1

    Noo so badi macalin 🙏

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 7 หลายเดือนก่อน +1

    Runahanti arinkan dad badan kudacday 😢jacelka an lgula wadin wa dibato ku gar ah

  • @muniha8560
    @muniha8560 ปีที่แล้ว +6

    AlaH nolashaada iyo teyda ma moodaa ineey meeL iska soo galan lkn aduu ninbaad aheed💯❤

    • @galaydh-tube22
      @galaydh-tube22 ปีที่แล้ว

      Walal nala wadag
      Allah hawlaha haynoo fudeediyo Amiin

  • @abdi-qnimohamet1016
    @abdi-qnimohamet1016 ปีที่แล้ว +1

    Dareenka caashaq ee dahsoon xanuunkiisa kaliya qof soo maray uunbaa fahmj kara

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 ปีที่แล้ว +4

    Alla jacaylku dhib badan waan sugi jiray kulahaa habaynkiii😂😂😂😂❤

    • @Indho1250
      @Indho1250 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid ba nahay 😂😂😂

  • @najahawilhayaab4052
    @najahawilhayaab4052 ปีที่แล้ว +1

    Ax am crying wlhi😭
    Qlpiyda is jecel illhy ha mideYo

  • @xaliimocabdilahi5893
    @xaliimocabdilahi5893 ปีที่แล้ว +2

    Allah huno wn ku wayny bah xaged ka dhcdy 🦁hdda kdip apdate is ka dhig dee

  • @inahooyo879
    @inahooyo879 ปีที่แล้ว +2

    Shaw inamadan aan Hablaha walaalkood nidhaa Shaw Waa Rag la ildaran Arami Jaceyl

  • @Cayuush444
    @Cayuush444 7 หลายเดือนก่อน

    Ax allow qalbiyadeen xafid 😢 jacayl qof soomaray uun baa daremi kara

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว

    Walalo qali ilaahy haku barkeeyo

  • @nimcoafardhaan873
    @nimcoafardhaan873 ปีที่แล้ว +3

    Waa layga guursaday part 11 kusoo dar tan horaan fbook uga dhagaystay

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan ugu farxay markaan arkAy vidoega

  • @amiinahmed3607
    @amiinahmed3607 ปีที่แล้ว +3

    Codka ubax 🙌❤️

  • @nimcocarab-cn6fb
    @nimcocarab-cn6fb ปีที่แล้ว +2

    Codkagaba jacayLa😩❤️😹

  • @usaameaxmed8493
    @usaameaxmed8493 ปีที่แล้ว +31

    '"Waxyaabaha uu jacaylkeedu ii baray waxaa ka mida in qofka aad dhab u jeceshahay aanad far saari karin una dhawaan karin"
    Aad iyo aad jacaylka dhabta ahi wuu ka fogyahay taataabashada gabdhaha.

    • @fardowsomahamed1578
      @fardowsomahamed1578 ปีที่แล้ว +2

      xaqiiq ninka ku jecel majecla in uu jirkaaga taabto xitaa marwalaba kuma sheegaayo in uu ku jeclyahy ee waa uu kudareensiiya🥰

    • @ayushabdul3335
      @ayushabdul3335 ปีที่แล้ว +1

      M.a saxix wall caqliga rabi kuu barakeeyo

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 ปีที่แล้ว +2

      The silence love ❤️ it’s powerful

  • @abdikaniibrahin6301
    @abdikaniibrahin6301 ปีที่แล้ว +2

    emotional damage legend kaasi wuxu mudnaa ma helin

  • @xikameditz3144
    @xikameditz3144 ปีที่แล้ว +1

    Fiiro gaar ah tabiyaha barnaamijka waa professional hadaldiisa yeyna saameyn kugu yeelan dhageystoow

  • @muna2935
    @muna2935 ปีที่แล้ว +7

    Qof saas i jecel hdan heli laha wey i dhacan lahayd 😢

    • @sofiadagam1794
      @sofiadagam1794 ปีที่แล้ว

      I.a wad heli inkasto hda an la helen qof dacd wx u jeclady

    • @inahooyo879
      @inahooyo879 ปีที่แล้ว +2

      Aduunyaduba waa mar aad gaadhi la,dahay iyo maraad garan la,dahay. Koley wuu kusoo marayaaye Ha dayicin

  • @sabirinomer3127
    @sabirinomer3127 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey ha mideyo qalpiyada is jecel 🤲
    Hadad riyo yahey rumobi laheyd🥺

  • @haweyosirad4347
    @haweyosirad4347 ปีที่แล้ว

    bismilaah illahay xalkoda haqurxiyo imaankodana hasugo

  • @mahamedabdi1340
    @mahamedabdi1340 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamjka sidaano kale wn xiseeya please soo dadajiya

  • @kaltuunmawliid4473
    @kaltuunmawliid4473 ปีที่แล้ว +1

    Fav🥰

  • @faadumomohamud7900
    @faadumomohamud7900 ปีที่แล้ว

    Qiso jceyl mlihi lkn wn xiseya hdana💖🍂

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri ปีที่แล้ว +51

    Ismael Ubah, one of the rare and unique Somali talented fellows. A noble and admirable individual. You are my role model friend.
    A huge respect and infraternal love to you sir Ubah. 🙏

  • @najmoxuseen6711
    @najmoxuseen6711 5 หลายเดือนก่อน

    Allah jacelka dhib badanaa walhi aniga ayuuba wadnaha ixanuunayaa ilahey qalbiga ha u qaboojiyo 😭😭😭

  • @abwaanducaysane7182
    @abwaanducaysane7182 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan rabaa inaan qisadayda kaga waramo ee ilaso xiriir codka ubax

  • @shugriadan4760
    @shugriadan4760 ปีที่แล้ว +3

    Alla maxaa qalbi jaban oon cidna ogayn

  • @naasirabdi913
    @naasirabdi913 10 หลายเดือนก่อน +1

    allow sahal amuuraha

  • @hajihamze4814
    @hajihamze4814 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylka runta ahi ma dhinto🥲🥲

  • @zubeirkassim8660
    @zubeirkassim8660 7 หลายเดือนก่อน

    Qisso dhab ah oo igu dhacdey ayaan hayaa

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 ปีที่แล้ว

    Xly an ka dhagestay linkiga facebooka

  • @ilyaascartan4689
    @ilyaascartan4689 ปีที่แล้ว +3

    Jclka wuu xanuun badanyahay wlhi😭😭😭😭

  • @suhurosman7290
    @suhurosman7290 ปีที่แล้ว +1

    Ax waa qiso xanuun kulul 😢😢😢😢

  • @sacdiyoahmed2618
    @sacdiyoahmed2618 ปีที่แล้ว +1

    Inow usheegto bey aheyd wiilkaa 😥😥

  • @igaraalinoqo9273
    @igaraalinoqo9273 ปีที่แล้ว +1

    Barnamij qurxon🥰

  • @najmoabdirahman4133
    @najmoabdirahman4133 ปีที่แล้ว +2

    Codka ubax 🥰

  • @maryuumfarahsamatar4056
    @maryuumfarahsamatar4056 ปีที่แล้ว +1

    Jcylow xumida😭😭😭yaa Allah labo ruux ksta oo is jecel isku beeg oo u rume riyadooda😭😭🥹

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadani rag aan ku jiro ayay jar ka tuuri rabtaa Allow sahal umuuraha

    • @Bfm-Hajji123
      @Bfm-Hajji123 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamin alle ha kuu sahlo

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +4

    Jaceylka An Lagula Ogayn Wax Ka Xanun Badan Ma Jiro Kaliya Aya Dalaya Ordaya Wax Waliba Sameynya Fikiraya

  • @idmanmowlid3278
    @idmanmowlid3278 ปีที่แล้ว +1

    Naf wax jeceli dhiigmale🥲🥲🥲🥲🥲

  • @ayaanismaaciil7404
    @ayaanismaaciil7404 ปีที่แล้ว +1

    Waa xanuun

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 ปีที่แล้ว +2

    Ax wlhi wn ilmeeyey😭😭

  • @munanura3450
    @munanura3450 ปีที่แล้ว +1

    Wanka xumay Alle qalbiga haku dajiyo

  • @umuahmedumuahmed2249
    @umuahmedumuahmed2249 ปีที่แล้ว +2

    Qalbiyda taydha ka dayA

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 ปีที่แล้ว

    Ax wlhi waa qisda igu jirta ka hadshy nin Ayan sidaso kale u celaadey dedtan qalbiga ka jaby man helin jeclkisih🙏🤭🤦‍♀️

  • @sharmaakecabdi4804
    @sharmaakecabdi4804 ปีที่แล้ว

    Zxb noosobadi qisooyinkaan plz 🙏

  • @fadxacarabnuur4892
    @fadxacarabnuur4892 ปีที่แล้ว +1

    Ala Qalbiga.

  • @asiaqaran7689
    @asiaqaran7689 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi tan qiso waa dhaaftay 😭

  • @pricess1772
    @pricess1772 ปีที่แล้ว +1

    Ax😢 ax😢😢😢 wlhi waa xanun

  • @ruwaydakassim5507
    @ruwaydakassim5507 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiyada is dorto alha isku dubo😭😭

  • @apdulmalikmohamed6824
    @apdulmalikmohamed6824 ปีที่แล้ว +2

    Qaybtan facebooka ka daawane part 11 kaa sugayna