Ano jacelka amisanayen ayaan wiil calmaday jacel dhinac ahna ii galey mudo 4 sano ah ayaan is naqanay isku dayeey in aan ilabo marar badan lkn muqaalkiisa iyo farrimihisa kaftan ka leh ayaa ii samaxayn in aan ilabo isku dayey bal in aan nacno oo wax aan ku naaco aan radiyo haddana sawirkiisa markan ka arko shashada Facebook kayga wixiba wey iga maydh man galcaceyl iyo jacel uun ban dhex gala oo ii muqda isku dayeey in aan dareen kayga uu sheegto in badan lkn wuxu uu qatay kaftan iyo in aan raabin bilowgii is barashadeena kadib ayuu dareen jacel kaftan wada ila so galay ana jacelba maan amisanayn oo waan uu qoslay laga yaba in uu mid kayaba ka kale ka qarinayo dareen haddan mid walba uu dhankiisa isku adkay nayo . Marku isaso rixo ee uu idha bal wax dareen si ana dhan ka boodsan markan iis idha isaga wax dareen siina isaga dhan ka boodsan . Muddo tas aan is naqanay ila hadda farrinaha iyo call ka waan iskala socona wakhti wakhti haddan midna uu ku dhici wayey in uu wax uu sheegto ka kale . Habben aan wada hadlleyney ayuu hadalka ii raciyey isago wax kale ka hadlaya ayuu ii sheegay in uu xidhidh hadda anu diyar uu ahayn laga yaaba in uu aniga ii jeday xita . Laga yaba in anan calaf isgu lahayn . Nasib wanagsan ayaan uu rajeynaya aniguna calaaf kayga waan sugi rabbi mid khayr qaba haga dhige .
Ani iyo qofkan jeclahy inaa is Helno iigu so duceeya wllalhey plz yaa Rab 🤲🥺
Allah calaf khyr qaba ha isku kin darro adiga iyo inta inala midaba
Ameeen
Allow ku sahlo riyo walbo aad rabto
Aaaamiin....anagana nosoo ducee.
Hamigiina ilhay ha idin rumeeyo
Who’s there in 2024😭
Ano dhamaysta caawa dib ugu soo labtay walayga guursaday
Just
😮2024
Wlhy jcylku waa waxa jirah nasiibkunah dadka isumadayoh hooyoh aabo
Hooyaday markay dhimatay aaba hay daawo ayuu ugu maqnah kadip marku magldi iyimih wxa losheegay inay hooyaday dhimatay ayadoo Xabashi laqodayoh ayuu Xabashi iskutuuray wuxu dhahay halayla aaso Ilaah manta aabay wax baah kaqaldan wuu qalbi jabay igarali hada marabin in qisadan idinla wadaago lkn wxnku keenay jclku wx jira yhy ilahy hoday ha unaxariisto igusoduceeya duco lagama dhargeeh
Alle Ha U Naxariisto HooYo, Abbena Alle Ha Cagiyo Walaal
Alh haw naxriisto 😢😢😢
Ilahay hau naxristo walal janada kuwii ku kulma ilahay haka dhigo🤲
😭😭😭😭
ilahy naxariistii jano haka warabiyo wll
😢qofki jecl so maray ba daremi kara 💔😭😭😢alx hada wan heysta jclkeyga ilhey calaf ha ikudaro 😢
Maantaan dhegeysanayaa tebintan taabaneysa dadka dhaawacan alla ilaahayow aniga io kuwa ila midka ah oo dhanba qalbiga uga masax kuwii nabadey dhibtaa 🤲🏼😔
23/4/2024💔 dadka laga dhegsandona shekadanaw like ha ila dhafina 😢
Jah jaceelka Ha isoo xasuusin 😭😭😭 dadka Qaar ina la jaceelato ma mudan 2017 ilaa 2021 ma iloobo hadda alxamdulilaaha waa bogsade
Like you 2017_2022 i can't forget wlhi broken💔😭
Sidokleh 2017kii ilaa 2021 lkn alxm mudo 3yaer ah waxn hely qof I jcl lkn khilafkagaya aya badan plz isoo duceya 😢
6:18___________6:26
Anabaa is moodey wlhi inad iga shekynyso😂👍
😭Ala Hooyo laaaantu Waa Xnuun ilaahaYoow Ha NaGa QaadiN🤲🏻
Aamiin Aamiin walaal 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc wll .
Aad baad u mahadsanthy , sheekooyinka iyo barnaamijkaaba waa muhiim cjiib ah, hadaad muuqaalada danbe ee aad soo samaynayso heesaha ka reebi kartid weliba kuwa music ga leh , aad baan ugu farxi lahayn.
Mhdsnid
Allahow hooyo unaxriiso wlhi geesnimo malihi la-aanta 😢
Janada rabi hanagu kalmiyo qisadan qayabta hooyo ayaa itaabatay😢
Marksta wan jecelahy inan dhagysto marky sanqadhu go e lakla seexdo crash ban ku ahy 💓💓💓
Jaceylka xanuun badanaaa allow u sahal labad wuf isjaceyl ❤❤💖💖💖
Ano jacelka amisanayen ayaan wiil calmaday jacel dhinac ahna ii galey mudo 4 sano ah ayaan is naqanay isku dayeey in aan ilabo marar badan lkn muqaalkiisa iyo farrimihisa kaftan ka leh ayaa ii samaxayn in aan ilabo isku dayey bal in aan nacno oo wax aan ku naaco aan radiyo haddana sawirkiisa markan ka arko shashada Facebook kayga wixiba wey iga maydh man galcaceyl iyo jacel uun ban dhex gala oo ii muqda isku dayeey in aan dareen kayga uu sheegto in badan lkn wuxu uu qatay kaftan iyo in aan raabin bilowgii is barashadeena kadib ayuu dareen jacel kaftan wada ila so galay ana jacelba maan amisanayn oo waan uu qoslay laga yaba in uu mid kayaba ka kale ka qarinayo dareen haddan mid walba uu dhankiisa isku adkay nayo . Marku isaso rixo ee uu idha bal wax dareen si ana dhan ka boodsan markan iis idha isaga wax dareen siina isaga dhan ka boodsan . Muddo tas aan is naqanay ila hadda farrinaha iyo call ka waan iskala socona wakhti wakhti haddan midna uu ku dhici wayey in uu wax uu sheegto ka kale . Habben aan wada hadlleyney ayuu hadalka ii raciyey isago wax kale ka hadlaya ayuu ii sheegay in uu xidhidh hadda anu diyar uu ahayn laga yaaba in uu aniga ii jeday xita . Laga yaba in anan calaf isgu lahayn . Nasib wanagsan ayaan uu rajeynaya aniguna calaaf kayga waan sugi rabbi mid khayr qaba haga dhige .
😢😢
Ala maxan sugayay qebtaan❤
Jacaylku waa mesha lagu kaydiyo murugta iyo farxada labaduba ma aqaano jacayl dhibkii maso arag hadana aad ayay qisoyinkan isamaynayaan sidi woxooy igu dheceen 🥺😢
Alla jcl muxu nin raga duqon kadhigay Waqtigaan Aan fariinta soqorayo Waxaan la ilmenaya Jcl Allow Qalbiga igaqabooji
Amiin
Qalbiga Allah kuqabojiyo😢
Wllo ma heshay amah maka samirtay 😢
Ala mxan love ku ahy barnamjka codka ubax❤
Maxaan sugayay qaybtan❤
Imaginary stories and heeso farshaxana OO khiyaaLi dhaafa😀😂, waa sidanoo kaLe markaynnu caruurnimada fiLimaan badan daawanno!! 🥰
After 1yr jacayl maku galay 😅
Anaa boraanta hadimada😢
ani hadi an kula Watago Waxaan ka Baqay iny Waxaa yaabo Badan iGu dhacan😢💔😭
Wallo halkee Kaala so xidhiidha shekan jeclaystay inan kula wadaagee
Masha Allah soo tabinta wanngsan waan u bogay codka ubax
Balse talow muxuu wadnuhu ii garcaya 😥
Wll wan ku slmy again wxn rabaa qiso jcyla inaan kula wadgo sidn kula soo xidhiidhaa xgense kaga soo tabiya qasadyda
Instagram kisa wall
wll barnamijka heesaha dhex galinaysa kadaa plz
The first one🥰
Qisaadanii in anigaa Iga hadlaysoo mooodayaaa walhie😭😭😭😭
Subxanallaah sheekada kobaad 😭😭😭
Wan ka bogsaday 😢❤
Wlhi wan la murugoday o la owey😢😭😭
2024 december 12 / Thursday 😢
😢😢😢2009dhamadkedi ilaa 2012 la ima tiriyo hadana melo ku danneyay ma ogi
Qisada dambe xnun badna qofa jeceshay inu nolyhy iyo inu dhintay aadan aqon ax😭
jacaylow maxad dhibkeentay🙂
Codka ubax wlhi waxaa tihiin dad cajiib ah Allah idin xafido
Jeceliya barnamijkan♥️👑codka Ubax
Qofka qudha ee sidayda ula socda ayaa tahay 👏
Lkin fb ayaan ka daawaday bishii 3aad sheekooyinkan ee manta ayuu youtube soo geliyay
Qiso waan hayaa lkn waan ilmeeyaa hadaan xasuusto
Sheekada jeclkaa waan isku maaweeliyaa
Mararka qaar waxaan arkaa qaar iga daran markaa ayaan qalbiga ku dhistaa
barnaamijyadaadu way qurux badanyihiin lkn heesaha
kadaa ayaan ku odhan lahaa tali ahaan
Kan dambe xaas iyo caruur babu leyahe mxaa qaaday dareenkeda kama fikirn miyaa🥺💔
Xaqiiq halkan waxaan kahelay shekoyin iyo qisooyin aad qalbiga iitabtay runtii maanfilayn inaydunida kunoolyin dad sidaydokle qalbiyadodu dhaawacan yihiin xanuunka aandareemy ooklena daremay runtii mararbadan ayaan dhagysta qisooyinkan waxkle iimatran kliya waxay iihorsedan qalbigayga holac inaykusii kiciyan balse waxan ogaday sidaydo kle inay dunida kunolyin qalbiyo iswaayay waligay kuma fikirin inaan sobandhigo qisadayda balse waxn go.ansaday inaankuso diro
Xnun bdn 😥 jcl yhw macida una daranida dadka kla fog xumen ogida dadka is dhawaca💔
Waxa aan bishii sadexaad ka dhegaystay sheekooyinkan bogaaga fb lkin maantana waan ku ceshtay si aan jawi degen ugu dhegaysto💯
Codkaubax❤
Qibtii xiigtaay
Codka ubax aad ban uga helaa walhi 🤍
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Heesta magaceeda hadii ay cidi igu dhaanto
Hibaaq mohamed heestii nafteyda Ana ubaas baxay aya ladhaha
❤❤❤❤❤❤😢
Wali jcyl dhaba iguma dhicin lkin hdu jcylkuba sidaas yhy layguma oga hyska maqnaado 😂
walee waba xanun io rafaad iska maqnow ku dheH 😂
isku mid nahne 😭😂
Qaan gaadh maad noqon hadaadba wax jeclaan😂
🥺😪
Xanuun waaye
😭😭😭
Ax!xanuun badanaa😭🥲
Ala maxaan qaybtan sugay😀
Qiso cajaaib ah
Jah 😢
Ilhy ha idin kulmiyo💔
Qisadan cml aa igu dhacday
Noga shekey
😢😢 sorry
Wll Xgee kaala sooxiriirah
Wll xgee kaala sooxiriirah😢😢😢😢😢
bilaa asal baad ahayd dhuni raaca naga tag duco beele
🤧🤧
Wll qof aadan aqoon inaad wax ka sheegta waa danbi
😭😭😭😭 sorry xnunka jcly aad ayuu dhibadayye
Sheekooyinkan markaan maqlo waxaa i qabata furriin ma dalbataa oo ciyaarahan dib ma u bilawdaaa
Sabab 😮
somaliyey Jacylki wad ku fashilantene Faraha kala Baxa mxy taha umadn wada niyad jabsan ilhw jacyl dhamdkisu Guur io frxd ku dnbeya ku weydistey😢
Qof waliba qiso aya qalbigiisa kudogan wlhi
Ta danbe🙏😢
sorry😢
Miskiin l.a wllo kulmaysaan
🤕🤕
😂😂😂 amazing story
👍👍👍👍
Ismail wall waxn ku xiranahy bartada TH-cam kaa ee hana cajisin hana na illawin
TH-cam kaso wada gali wlal wali qaar ayanad so galime
Alla Trump😂😢
Jacayl dhab ah wali ima helin lkn hadu sidaan u xanun badan yahay ha iska maqnaado😩
Jclka hal mar bu kuso maraa marna adaa sidhaba wax u jeclanayo marna adiga si dhaba wax u jclanayo marka ka faideso marka lagu jclyahy 😢❤️🩹
W0w c0dkgah😊😢
Ax
😭😭😭😭😭😭
Wll waxan raba inan kula wadgao qiso xaga lagala xidhidha
😭😭
😢😢😢😢😢😢
😭😭
😭😭😭