Cabdillaahi X. Ganey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya suugaanta Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey iyo waxbarashadiisa, sidee ayay se isu la fal galaan? Heesihiisa oo 70 kor u dhaafay, kuwee ayaad ka taqaannaa, sidoo kale suugaanta Soomaalida iyo aayaheeda dambe muxuu ka yidhi? Waxa aad ku maqli doontaa hees cusub oo uu abwaanku hadda soo saaray. Dhegaysi wacan!

ความคิดเห็น • 27

  • @abdifataahgiriyaad
    @abdifataahgiriyaad 3 ปีที่แล้ว +3

    One of the Best Podcasting program Hore usoc Wll Ismaaciil Cabdilaahi Ubax

  • @muniiraomer7797
    @muniiraomer7797 3 ปีที่แล้ว +5

    Sibuuuu abwaanku isku adkaynayaaa😄

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 3 ปีที่แล้ว +3

    Wooow my department social work

  • @deeqa12ibrahim95
    @deeqa12ibrahim95 2 ปีที่แล้ว +2

    cabdilaahi xassan ganay ku jecliya
    Wlahy aad ayan uu qoslay

  • @khaledothman321
    @khaledothman321 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismaaaciil adna Wxn Aaad U jeclaysty Barnaamijyadaad Keep going zhp 😇🙏💪💪💪

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy hidin barkeeyo ❤❤❤

  • @najaaxbaashe4247
    @najaaxbaashe4247 3 ปีที่แล้ว +4

    Commentiga iskuma ficnin qoristiisa 😜
    Laakiin codka ubax ❤lama dhaafi karo

  • @ishwaqmohamed631
    @ishwaqmohamed631 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalllaha

    • @monacilmi7354
      @monacilmi7354 3 ปีที่แล้ว

      Mansha alh c/lahi xasn ganey

  • @Kenni77
    @Kenni77 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalimiintaydii salamulahi

  • @idiljama5107
    @idiljama5107 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah laba qof oon dar Allah u jeclahy🥺

  • @khaledothman321
    @khaledothman321 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdulahi Xassan(ganay) abwaan Qli Ah Hido & Dhaxal Buu u ahystaa allh Haku barakeeyo abwaan

  • @mushtaqkhalid161
    @mushtaqkhalid161 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadal miisaman su aalo caJiba 💖

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 3 ปีที่แล้ว +1

    Two Legend❤️🙏🏾

  • @moomar4185
    @moomar4185 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah! Cisi iyo karamo

  • @nastexoahmed2023
    @nastexoahmed2023 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @nimcoibraahim3716
    @nimcoibraahim3716 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaankayagga.

  • @siikaawicumar3635
    @siikaawicumar3635 ปีที่แล้ว

    Dhal Abwaan🎉❤

  • @aishahajji2592
    @aishahajji2592 3 ปีที่แล้ว

    First one🥰🥰

  • @muhyadinosman9012
    @muhyadinosman9012 2 ปีที่แล้ว

    Heesta iskalaaji udhiibay magaceed @codka ubax

  • @a.rashiidmaxamet8826
    @a.rashiidmaxamet8826 3 ปีที่แล้ว +2

    Susha kale isku ilaaali 🤣🤣🤣🤣

  • @ayaandheeg-mb8kl
    @ayaandheeg-mb8kl ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @UsaameMaxamed-ts1cg
    @UsaameMaxamed-ts1cg ปีที่แล้ว

    Aabihii dhaqanka miyiga ayuu aad u aqaanay wuxuuna ahaa abwaanadi waa weyna kuwii ugu da,da yaraaa

  • @deeqa12ibrahim95
    @deeqa12ibrahim95 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @yazerarafat605
    @yazerarafat605 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan buuxa dheh...

  • @naimaegeh7288
    @naimaegeh7288 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 10 หลายเดือนก่อน

    Heesta u danbaysa yaa qaadaya